Dabinka jiirka | Shaqada & Adoonsiga | Mowduuc muhiim ah |

  Рет қаралды 70,272

OGAANSHO

OGAANSHO

5 жыл бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 616
@dhaqankeenasuuban6311
@dhaqankeenasuuban6311 5 жыл бұрын
Cumat inshaar waa ruux alle uso dirtau dhalinta somaliyeed waqti aanay haysan dawalad dhiirgalisa thankz wllo cumar inshaar
@abdiazishmuhumed6728
@abdiazishmuhumed6728 5 жыл бұрын
Masha allah omar inshaar allah hakaa jazaa'i siiyo sida fiican ee aad wax noogu soo gudbiso ♥️➡️♥️💫🤗
@ilyaascabdi5226
@ilyaascabdi5226 5 жыл бұрын
mssha aalh
@dahirmohamedadan1415
@dahirmohamedadan1415 5 жыл бұрын
Waxan barta Business administration Waxa Jeclahy Mustaqbalka Ina Yesho Ganacsi Igar ah Ana Garo Hormar I.a ❤
@Mo_Am_Mo
@Mo_Am_Mo 5 жыл бұрын
Sidoo kale sxb guul wacan 👍👌
@mustafeabdi1756
@mustafeabdi1756 4 жыл бұрын
Dahir mohamed Adan waad gaadhi waalo
@cabdiyasirmuuse
@cabdiyasirmuuse 22 күн бұрын
2024 ganacsigii ma bilowday
@maxamadcumar9620
@maxamadcumar9620 5 жыл бұрын
Ilahay dartis waa malin jam ca ah ee like ii sara
@amirmovevo
@amirmovevo 5 жыл бұрын
Kusarey like adhne isaar channel keyga
@mustafemaxamuud6961
@mustafemaxamuud6961 5 жыл бұрын
Masha alla alle haku xafido
@abdalaaamir5901
@abdalaaamir5901 4 жыл бұрын
ilhy drtis kugu saray
@liinmacaantv5018
@liinmacaantv5018 4 жыл бұрын
Waxaan ahay Nin dhalin yaro ah muddo 4 sano ah ayan ahay shaqaale Sanadka Cusub 2020 waxan jeclahay gabi ahaanba inan ka baxo Shaqaalnimo oo an ku biiro ganacsi i xor ah insha allah Isoo Ducee wall In uu alle i fududeeyo Arintaan aan hiigsanayo adna uu ku fududeeyo waxad jeceshahay Omar inshaar mahadsnid 👏
@adammohamed1514
@adammohamed1514 5 жыл бұрын
Sxb waxan joogaa south africa wlh hadalkaagana somaali badan ayaa xaaldas ku sugan wan qiiroday wlh sxb...we love you hadaa nahay bahda south africa jogta
@ibrahinyare1830
@ibrahinyare1830 5 жыл бұрын
kelvan joe sxp meshas ninki lagu qasbayo misna shaqa talo la dhahayo aad kwrn🤔
@kingabdimalikali3706
@kingabdimalikali3706 5 жыл бұрын
ibrahin yare kuwaasa dhib qawaan wllhi
@adammohamed1514
@adammohamed1514 5 жыл бұрын
Sxb halkan soomalida ayaa is gumeysato hadii aad shaqaalo tahay hadana aad xanuun sato 2 bari iyo wax ka badan ama fasaxaaga bishii uu hal mar ka bato shaqada waa lagaa burin mrka dhib weyn aya heesto wlh markan arkay muqalkan waxan ogaday inuu ka hadlsayo south africa😭
@ibrahinyare1830
@ibrahinyare1830 5 жыл бұрын
kelvan joe sxp mcn wlhi wa wx laga xumado sxp dunidan qanecada naftada ka fiiri yaa sxp markad lcg fcn ka hesho kaso gooy
@adammohamed1514
@adammohamed1514 5 жыл бұрын
@@ibrahinyare1830 igu haleey bro💪👍
@abdikadarmohamed86
@abdikadarmohamed86 5 жыл бұрын
Runtii waxad ka hadashay mowduuc ay dhalinta somaliyed u bahnayen in laga hadlo, Waana kaga mahadnaqaya ka shaqsi ahanteyda markan ka hadlo wll cumar inshaar, lkn waxad ogaata qofka asagon shaqaale so noqon oo aan qibrad badan so baran iyo xirfado aad ayey u adkaneysaa inuu sameysto ganacsi ugaar ah, qofka shaqale marku yahay ayuu u bahan yahay in uu qorsheysto, lacagana uu isku aad-aadisto si uu ganacsi ugaar ah u sameysto, mahadsanid omar inshar mar kale ❤❤❤
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 жыл бұрын
200k.. wax yar ayaa uga hadhay walalkeen cumar hore usoco wll ❤️
@joman4148
@joman4148 5 жыл бұрын
Ku: OMER Omer Inshar waad No shegtay inay Xun Thy arinkaas Lkn Noomad shegin sida Looga baxo Talaapoyin muhim Ah 🤔🤔
@hamsemohamed6664
@hamsemohamed6664 5 жыл бұрын
Wuu kuusheegey all Waxanu Ku idhi ganacsi abuuro si aad uga baxdo adoonsiga maanta
@joman4148
@joman4148 5 жыл бұрын
@@hamsemohamed6664 sidii Lagaga pixi Lahaa Oo lOo Apuuri LaHaa ganacsi waa mid U bahan Cashar iyo xirfad✋ MazuL
@abrahammo497
@abrahammo497 5 жыл бұрын
@@joman4148 inshaĺlah next video
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Only Foot Ball waa suaal wanaagsan waxaan ku xiranahay wiil soomali ah oo KZbin ka soogala oo kasheekeeya SIDII AAD U SUUBSANLAHEYD BUSINESS ADIGA KUU KHAASA wuxuu joogaa Britain 🇬🇧 aad ayaan u fiirsadaa ninkaas waa nin dhalinyaro ah magaciisii waa iloobey ma XAMSE ayuu ahaa magaranayo hada waase heleysaa waa nin caana
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 5 жыл бұрын
@@alahayowarligeygukiiisraac4225 waxaa la dhahaa ninkaa arimaha ganacsiga Ka hadla magaciisa zakaria abdulahi sxb
@ashkirmohamad3734
@ashkirmohamad3734 5 жыл бұрын
Aniga oo arday london joogo ah waxa aad sheegeyso fal ahaan ayaan ugu jedaaaa.
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
Muwdcn waaa mid aaad ugu muhiima dhlnyrdda fursd aburka leh ee imika raadinaya iny iskood wx u billpn OGAANSHO I NEVER forget you brother Omar❤💙💚☝☝
@salmaali6135
@salmaali6135 5 жыл бұрын
جزاك الله خبر نبهتونا
@abdallaabdirahman4064
@abdallaabdirahman4064 5 жыл бұрын
haddi aan nahay daawadyaasha ogaansho imaalmo yar gudohooda aan buuxino 200k subscribers
@y4ska37
@y4ska37 5 жыл бұрын
Masha Allah Omar inshar💙 Dhiiri-galin aadna siiso io talooyinka ✌ Bravo=beelo hore u soco❤Lpx
@Hamseabib
@Hamseabib 5 жыл бұрын
Omar Inshar alle cimriga iyo cilmigapa hakuu badiyo aamin
@HoodieYT
@HoodieYT 4 жыл бұрын
Omar ishaar ma is weydiisay hadii hal mar shaqaalaha laga waayo dunida waxa dhici kara bal mowduucaas isku day in aad soo ogaato Shaqaale iyo milkiile waa wax uu allah iskugu tala galay Qof walbana waa uu jecel yahay in uu noqdo qof leh ganacsi u madax banaan fikir gooni ah marka is weydii dunida maka maarantaa shaqaale
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 5 жыл бұрын
Zxp horta...xikmadahan xgee ka soo guurizaa mazha Allahiye
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 жыл бұрын
Barnamishkan waxaa uu ka jiraa USA qof jooga ayuunbana garan kara Ogaansho Barnamishyadada 100%100 Waa xaqiiq From USA 🤗
@intisammohamed4816
@intisammohamed4816 5 жыл бұрын
abdiwasa abdi ilahy hakuu fududeeyo
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 жыл бұрын
Intisam Mohamed Amin hno
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 5 жыл бұрын
Video yada noocan ah somalidu maysan aqoon jirin awal hore. Waa muhiim.thank you wll.
@11stars26
@11stars26 5 жыл бұрын
Allowo noo naxariso anaga iyo walidiintenba qalbigna allowo noo qabooji aduunyo waa dhalanteed iyo wxn qurux badneyne 🌻💐⚘
@daudhussein6779
@daudhussein6779 5 жыл бұрын
Aniga cml waye ......shaqaale Qofka aan ushaqeyo aan ifasaxin Meel uma bixi karo ilaa uu Asga iga fasaxa maAhee
@ahmedhajjiyuosuf86
@ahmedhajjiyuosuf86 5 жыл бұрын
Chanel Unada soonalitet Wax Tar UleH Ogaansho ❤
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
af somaaliga sax ha Qoor
@salahhassen3694
@salahhassen3694 5 жыл бұрын
@@faysayusuf3427 adigaaba khalad usoo qoray bro si fiican ufiiri waxaad soo qortay ....thanks
@aakhiradaadaushaqayso9114
@aakhiradaadaushaqayso9114 5 жыл бұрын
Keep it up my brother we appreciate your time
@apdirahiimdahir2612
@apdirahiimdahir2612 5 жыл бұрын
Wll Cumar inshaar Wad Ku Mahad Santahay Mow Duuca Qiimaha Badan ee Ad Noo soo Gudbisay
@khalidosman5708
@khalidosman5708 5 жыл бұрын
Sxb macalin cumar iinshaar hore u soco
@yoonismohamoud6749
@yoonismohamoud6749 5 жыл бұрын
Ilaahow noo fududey hawsheena😰
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 3 жыл бұрын
I will change may life insha llah Friday 27 November 2020 Unforgettable day Plze ii ducee haddad qoraalkan aragto
@user-id6nt7ec7d
@user-id6nt7ec7d 5 жыл бұрын
اللهم اكثر اخي عمر ومثله
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 5 жыл бұрын
جزاك لله خير اخي
@abdallasaciiid3538
@abdallasaciiid3538 5 жыл бұрын
kanaalkeeni wakaas manshalaah wauxuu marayaa 190k subscribers aynu sii faafino muuqaalada kanaalka si aynu bisha september ugaadhno 200k oo subscriber inshalaah aynu dadaalno
@yanyreyes9201
@yanyreyes9201 3 жыл бұрын
Sxp anigu Dallka marakaynka ayaan jooga waa run
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
@@yanyreyes9201 so maxa qabata he
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
AniguH ciDnaH adoon uma ihi ilahay mooyane lkn wlhi arinkaasi waa arin manta tagan..
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 5 жыл бұрын
Maanta mawduuc aad muhiim inoogu ah ayaadka hadashy walalkay waa Muhiim. Dadkeenu inay Dareeman micnaha Gacansiga iskaa Ah
@waayeelmedia8325
@waayeelmedia8325 5 жыл бұрын
Allah khayr ha ku siiyo walaalo waxaad ka mid tahay dadka soomaalida dadka wax badan uu tarayaa
@mohamedeid8658
@mohamedeid8658 4 жыл бұрын
Ustaad waad mahadsantahay , arinkaas aad nala wadaagtay waxa ay ka jirtaa mid lamida hargeisa , waxa aanan shaqaale ahaa muddo dhawr bilood oo kaliya , meel some China lagu magacaabo oo aad barnamij kuso qaadatay , meshaas waxa ka jira wax lamida waxa aaad mawduucan kaga hadlayso , sidoo kle madaxa kor uma qaadi kartid marka aad la hadlayso ninka Chinese ah ee mesha iska leh , mushaharkuna maha mid Ku filan dhamman noloshada .
@dambarsamemedia
@dambarsamemedia 5 жыл бұрын
Alahakaa abaaliyo wll
@maxamedqanciye7320
@maxamedqanciye7320 5 жыл бұрын
Congratulations for 190k subscriptions
@khalidosman5708
@khalidosman5708 5 жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo maanta
@amirmovevo
@amirmovevo 5 жыл бұрын
@UCOLQNrF07209cXOD-ZbgGPQ sxb subscribe isaar channel keyga
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 5 жыл бұрын
Ustaadku idin Maleh"Ka Taga Shaqooyinkiina"Ee Wuxuu idin Leeyahay: 'Noqda Kuwo Ka fikira Siday iyaga Wax U Abuuran Lahaayeen intii Aad Hoos Fadhiisan Lahayd Wax Nin Kale Abuurtay'. MHD.
@omermohamud2493
@omermohamud2493 5 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar inshar
@filsanqurux6899
@filsanqurux6899 5 жыл бұрын
Masha Allah wad mahadsantahay wll Omar ishar wan Ku salaamay 🧕🙋👍
@Engbaadiyow
@Engbaadiyow 5 жыл бұрын
Mashaa allah jazaaka kalaah kheyr waa muuqaalkii igu saameynta badnaa inta aan daawan jirey muuladaada aad janalkaada soo geliso waayo waxa uu taabanaayo qaqiiqo aan daah kasto lagu daboolo aan qarin karin sxb waa runtaa waa dhab macluumaadkan shukran mar kale iyo markale.
@hamidmuhammadali104
@hamidmuhammadali104 5 жыл бұрын
Tan Dadko dhan baa donaya lkn dadko dhan uma surto byso ma 7 billion ba lo shqeen Marka ya shaqaale noqn Qofki alle u qoray le lo shqeen uun 🙌
@amiirmustafaamiir9920
@amiirmustafaamiir9920 5 жыл бұрын
Fikiir saliimka ahi waa ka lakiin nin kan Barnaamijka soo Galiyeey wuxuu ka Hadalaya waa waxa khaldan iyo fikirad ka timi carabta dhargtay
@abdallehassan2227
@abdallehassan2227 5 жыл бұрын
Shaqada xune waa mida aan ku dhisneyn Xirfadda "Skill" Mida kale waxuu qofku asagoo ku shaqeysta xirfadiisa ayuu misana Furan karaa Mashaariic u gooni ah. Mida kale shaqada waxeey ku dhisantahay laba tiir oo waaweyn oo aan kala maarmi karin: 1.Loo Shaqeeye 2.Shaqaale Gunaanad: Fikradeyda ayaan ka hadlay oo kuguma raacsani ustaad
@mukhtaarciise7438
@mukhtaarciise7438 5 жыл бұрын
Runbaad Ka hadashay Hadaynu wada diidno in aynu shaqaale noqono yaa inaga inoo shaqaynaya hadii aynu ubaahano shaqaale Badanaa soomaalidu waa caadifiyiin caqli yar
@daneheena5087
@daneheena5087 4 жыл бұрын
Hhhhj waa laguu shaqayaa ba u gartay
@arahmanmohudmashllahlkakga7506
@arahmanmohudmashllahlkakga7506 5 жыл бұрын
Alla haku dayo Omar ionshar
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 5 жыл бұрын
Codkaagu wa dahap brother Alle haku xafido
@deeqaomar8650
@deeqaomar8650 2 жыл бұрын
Wan shaqeya markay bishu ma dhato ee an qato mushaharka 5 bisha anigi ayaa waya ku hadlka mobelka si kasta oo aan is dheho kabax shaqale oo iska u shaqayso ima suro gasho waxn daal ahayin ima korodho ilahy ayaan ka baryayaa inan marun kaboxo oo riyadaydu i rumowdo😭😭 amiin
@azhaariluataro6099
@azhaariluataro6099 5 жыл бұрын
Aniga kahor muqalkan ayaa amin sana in shaqalaha ee adoon yihin waxan horay iso dawaday guushi Jack ma iyo qabki uu kugaray waxa kujirtay hadl aha ilaa aan ahay shaqala manoqon kari qof hanti leh xorna ah.
@shakourskofficial7932
@shakourskofficial7932 5 жыл бұрын
masha allh wll cumar allh hakaa abaal mariyo waad taabatay runta wlhy aniga inuu iga hadlayo baa moodaa sadex meeelood mahysto midna wlhy😣😣😣
@muhanaddeeq7167
@muhanaddeeq7167 5 жыл бұрын
Inshaarow sxb aniga markasta like ayaan ku saara waxa shegto ha I cajabiyan ama yesan I cajabin ....... Thanks sxb hore u soco ku aminsanahay
@zakariyecade4997
@zakariyecade4997 5 жыл бұрын
cumar inshaar sxb qofku muxuu ganacsi uu leeyahay ku furanayaa hadii uusan marka horaba gacantiisa aysan waxba ku jirin soo qasab maaha inuu marka hore qof usoo shaqeeyo
@abdullahiabdi3118
@abdullahiabdi3118 5 жыл бұрын
Aad baan kuu taageeraa. maasha'allaah barnaamijyadaadu waa kuwo markii qofku daawanayo ama dhagaysanayo uu ku raaxaysayo, waayo waakuwo lagu tabacay juhdi badanna lasoo galiye oo haddana tayo lyo qiimo ku fadhiya, illaahay hakula garab galo salaama. 😊😊👍🏿.
@zaidtuuryare9463
@zaidtuuryare9463 5 жыл бұрын
Jazakallahu kheer wall omar inshaar runtii wa inan fikirnaa oo aan fadhiga kakacnaaa dhaliyarooooy..
@hafsaabdullahiduale2641
@hafsaabdullahiduale2641 2 жыл бұрын
Shaqaalnimo waadhib waana kaducystaa majecli lkn dantaa ayaa kuu kalifyso ilhy ayaan kabaryaa inuu iga koriyo shaqaalanimada 🤲رب اشرح لي صدري
@husseinhudi4064
@husseinhudi4064 5 жыл бұрын
Video-gaan Aniga ayaa iigu talagashay baan umaleenaa ❤❤ Thankz macalin
@yahyenouh4713
@yahyenouh4713 5 жыл бұрын
mahadsanid wll cumar inshar
@bilecode8114
@bilecode8114 4 жыл бұрын
Soomaali hadaanahay shaqadaas adoonsiga ah inaan helno ayaaba nagu adag!!!!!!!!!
@abdow4104
@abdow4104 5 жыл бұрын
Mahadsanid wlkey 🇸🇴☝️😁👍👍400 sano guuradii billowga adoonsiga African-ka Mareykanka Dhamaadkii Bishii August ee sanadkii 1619-kii, muddo laga joogo 400 oo sanadood ayay aheyd markii ugu horreysay oo dalka Mareykanka la keenay dadka African-ka ah ee la adoonsan jiray. Markab burcad badeed ay wadatay oo lagu magacaabi jiray White Lion, oo ka soo talaabay Badda Atlantigga, sidayna 20 African ah ayaa xilligaas ku soo xirtay tuulo yar oo la oranjiray Point Comfort oo ku taalla gobolka Virginia. Dadkaasi African ah oo laga keenay dalka Angola, ayaa noqday African-kii ugu horreeyay ee cagta soo dhiga Virginia oo berigaas uu Ingiriisku heystay. Imaanshiyahooda waxa uu bilow u ahaa dhaqankii iyo ganacsigii adoonsiga ee muddo 200 sanadood ah ka jiray America.
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 жыл бұрын
Wlaahi bilaahi taasi waa run wlky illahay haku baro keeyo allah keep you
@cilmicismaan4448
@cilmicismaan4448 5 жыл бұрын
Mahadsanid Cumar Inshaar maskaxdeeda wixii ka dhex guuxaayay ayaad ka hadashay maanta dhalinyarooy waqtigiina iyo xooggiina yeesan qasaarin dad idiin la mid ah
@supersixone6311
@supersixone6311 5 жыл бұрын
Wllky inshar Aniga Ayaad iga hadlaysaa Aniga Ayaa ah adoon dhaba 15 saac oo xiriira ayaan shaqeyaa fasax hadalkii daa isaga xitaa jumcada Lkn Waxa aan dadaal dheer ugu jiraa sidii aan uga bixi lahaa
@abdallasaciiid3538
@abdallasaciiid3538 5 жыл бұрын
mnashalaah run walal omar inshar
@ridwanmohamedjamal8936
@ridwanmohamedjamal8936 2 жыл бұрын
Runtii waa adoonsi shaqaalinimo ilaahayow naga bixi
@bolodab8871
@bolodab8871 5 жыл бұрын
Mahadsanid omar
@axmedgahayr3075
@axmedgahayr3075 5 жыл бұрын
Masha alaah Omar inshar wanksuoo duceeya wll wlhi Waxaa tahay qofka an kLiya KZbin aad ugu xidhanahy channalka ogaansho Oqoonta aan ka faaiday kama faaidin jaamacada aan dhigto wlhi markan is barbar dhigay wll wankuu duceeya Ilaahay dambigagaga ka dhaafo horayna u soco wll
@mohamdduni1426
@mohamdduni1426 4 ай бұрын
Thank you teacher
@amiinhaibe
@amiinhaibe 5 жыл бұрын
Thnkz Halyeey
@yuusufliibaankuube7781
@yuusufliibaankuube7781 5 жыл бұрын
Shukran bro Allah Ku xafido Omar
@sahroadan2012
@sahroadan2012 5 жыл бұрын
Masha allah wll fikirkena ayaad noo xojisay horey u soco gadaal ha so fiirin horumar wacan
@fahimaahmed7713
@fahimaahmed7713 4 жыл бұрын
Waa mawduuc faa ido badan leh shukrn akhi omar
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 5 жыл бұрын
JAZAKALLAAH ustaad OMAR
@alhaaji5912
@alhaaji5912 5 жыл бұрын
Mowduu caan waan ka helay waxaannisku dayaa mashruuc aan lee yhy inaan sameesto thanks omar ishar
@ismaanabuukar257
@ismaanabuukar257 5 жыл бұрын
Thanks ustaad omar inshar
@yahyezaciid760
@yahyezaciid760 5 жыл бұрын
Shukran wll omar inshaar taladaadaa wax ku oolka ah. Waanu qaadan insha allaH.
@cabdicali2155
@cabdicali2155 5 жыл бұрын
The best KZbiner award baan kuu qiray Omar inshar halkaaga ka sii wad barnamijyada nuucan oo kale
@mohamedsunnemynameisislam9025
@mohamedsunnemynameisislam9025 5 жыл бұрын
Mahadsanid omar waruntaaa !!!!
@cabdiaamin2914
@cabdiaamin2914 5 жыл бұрын
Walal cumar inshar Alle caza wajala haka abaal mariyo talooyinka iyo wanaga innago dhex faafineyso
@Waalakasaa
@Waalakasaa 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll omar
@hapoonjama2763
@hapoonjama2763 5 жыл бұрын
Mnsha allah jasakalalh khyr mclin Omar inshar 👏👏👏👏👏
@umalqueen8752
@umalqueen8752 4 жыл бұрын
Wll maanta xadaarad ayaa la marayah oolama qadhaabto lamana ugaadhsado sidaa darteed waa inlakala shqystaa si lookala duwanaado (kala duwanaanshuhu waa xawaashka nolosha) qofwalba haduu meherad furto yaa wax kala iibsan oo side lacag loookala heli Waa muhiim inla kala shqysto lkn waxa muhiima inla badalo qaabka ay shqadu udhacdo Oowa inu qabto shaqo uqalanta waqti awjoogyo meesha iyo lacagta awqaadanayo Mida kale looma baahna inaad daa'imsato ushqynta dadka kale waa inaad ka heshaa woxooga aduun ah ooo ku aasasan karto nolol cusub
@xaajikuwayt7445
@xaajikuwayt7445 4 жыл бұрын
maashaa alah cumar inshar allaah hakugu abaal mariyo khayr dhiiri galintaadaasi way i anfacday waxaanan ku jiray mareegtaa adoonsiga (shaqaale) hada waan kabaxay wallaahi waan liibaanay xorbaan noqday alx
@marwaandaahirguhaad6438
@marwaandaahirguhaad6438 4 жыл бұрын
Runtii Waxaad Mooda Omar Inshar Iyo Dhalinta Somaliyeed inuu Farqiwayn Udhaxeeyo Maanta Wiilka Kasta ama Gabar Kasta Waxay Uxusuduub ugujiaan Siday Shaqaale Unoqon Lahaayeen Xataa Ani Waxaan Arkay Kuwo Lahaa Goobo Ganacsi Oo Burburiyay Xoolohodiina Xaraashay Kadib Markay Heleen Meel Ay Mushahar Bile Ah Kaqaatan.
@abdallahhassan6006
@abdallahhassan6006 5 жыл бұрын
Masha allah walalkey cumar allah haka awal mariyo video kasta ad so galiso ima dhafo ad ayan ku tageraa wax badana wan ka faidey walalkey allah haku dhowro wa walalka ibnu waliid kaso salamaya masar
@mahadabdullahi8265
@mahadabdullahi8265 5 жыл бұрын
Mahadssnid, Ustaad Qof Walbo Hadafkiisa Allaha u Fududeeyo Walaalaha Qaaliga , iso Booqda Chanalkeyga walalyaal
@Abshirjama5
@Abshirjama5 5 жыл бұрын
Mnshlh wll inshaar mahadsanid
@bashiirabdirahman4976
@bashiirabdirahman4976 5 жыл бұрын
Alhamdulillah🤲 I'm freelancer
@hassanibrahim8596
@hassanibrahim8596 5 жыл бұрын
Asc cumar Salan kadib wad ku mahadsan tahaY soojedinta mawduuc ka hadlaaya ushaqaynta qof kale inaY tahaY qaab ADOONSI ah Lkn sawta alle swc uu leeYahay وجعلنا بعضهم بعضا سخريا ورحمة ربك خير مما يجمعون
@fatximahmed6192
@fatximahmed6192 5 жыл бұрын
Mawduuc yadani waxay badaleen Qaab fikirkayga iyo jadwalkii ii daganaa Alle haku karaameeyo Omar ishaar
@Kamilmsnr
@Kamilmsnr 5 жыл бұрын
Asc Shukran Ustadi fakirkan ama aragtidaan waa mod jirta lkn sida looga baxayo ama loola tacaamulaayo ayaa muhiimsan Hadii uu qofka qaadanyo mushaha fican ( wax ugu haraayo oo uu meel dhigto) waxaa fican inuu maal gashi sameeyo yacnii meelo kale oo wax kasoo galo. Hal cil oo kaliya hadii aad wax ka sugeysid (Mushar) taas ayaa dhibaata ah. Waxaan ku talinayaa in ilaha wa kaa soo galaan aad badisid shaqee adiga meelo kale oo aad adigu leedahay haba yaraatee sameeyso. Kadib adiga ayaa gaari doono xili laguu shaqeeyo.
@mbe77
@mbe77 5 жыл бұрын
Barnaamijyasa noo so gudbisa WAN jeclahay.aniga.ayey.badana.iquseeya wax badan waan ka kordhista👍👍🙏
@muunaomarabdirahmanshacni6466
@muunaomarabdirahmanshacni6466 5 жыл бұрын
Jazaaka alle hu khyran mr Omar Shugran akhi
@nasiibproduction7083
@nasiibproduction7083 5 жыл бұрын
Geesi Weliba Aqoonyahan Masha allah Hormar Wacan👏🏻😍
@ahmedsiyaar8262
@ahmedsiyaar8262 5 жыл бұрын
Masha allah walaal omar inshar allah kaa abaal mariyo sida quruxda bdn aad nolosha nooga iftiimisay hadeynu nahay dhalinyaro❤
@honest24channal66
@honest24channal66 5 жыл бұрын
Masha wll qaali ah aad iyo ayaad mahad San tahy sida fiican barnaanish qiima leh inoo soo good binayso
@washingtonwalli7512
@washingtonwalli7512 4 жыл бұрын
Kacaankii weynaa ee taariikhda aadanaha, kii hore, kan hada iyo mustaqbalkaba waa kacaanka kuwa go'aansaday inay xor ahaadaan Marwalbo iyo goor walbo.
@jibrilabdi8145
@jibrilabdi8145 5 жыл бұрын
mazha allh wllkeen omar inshar allaha kubarakeeyo we love you brother
@gureyfoodball
@gureyfoodball 5 жыл бұрын
Waxaan balan ka qaadaya naftayda in aanan waligay qof u shaqayn doonin
@abubakarabdullahi215
@abubakarabdullahi215 5 жыл бұрын
Shukran wllkey aan wax badan ka faaidnay kuna xirnahay channel kaada keep going ku oran lahaa
@sunduselmi5047
@sunduselmi5047 5 жыл бұрын
Saa shaqo u radinayay dalay adina shaqalihiba adon ku magacwday ilaahow shaqo ii shahal🤲
@KingHamada1
@KingHamada1 5 жыл бұрын
Hahahah Anigaba yaban dheh🤔 Hadihii hiya dunyaah....
@yoonisjuba9073
@yoonisjuba9073 5 жыл бұрын
Omar inshar tnx
@abdulqanimoha187
@abdulqanimoha187 5 жыл бұрын
mahadsanid omar
@hajarabm2400
@hajarabm2400 5 жыл бұрын
Ogaansho kanalka. Kanalka ugu fiican aduunka guuleyso ♥️👏👏👏.
1884 - قصة وحش داخل إمرأة!!
42:07
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 344 М.
Sabab ? Dowlado Faqri ah iyo Dowlado Qani | mowduuc muhiim ah |
15:49
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 8 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 8 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 20 МЛН
Maalinkii ay Cilmiga u adeegsadeen Gumaysiga | Dhinaca kale |
12:22
DOCTOR-KII OOMAAR GACANTA KU HAYAY I NATIIJADA HORUDHACA AH?
14:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
Che Guivara | Aabaha Kacdoonada | Geesi Mise Shuuci Kaliye .
15:12
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН