Daawo: Waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Fanaanada weyn ee Hibo Maxamed Hibo nuura

  Рет қаралды 144,287

Gobanimo News

Gobanimo News

10 жыл бұрын

Пікірлер: 92
@MohammedQashabir
@MohammedQashabir 7 ай бұрын
Masha hibo cimridher Allaha ku siyo amin Edo
@osmanb8446
@osmanb8446 Жыл бұрын
Dhamaan fanaaniinta gudaha ee ay sheegeen waa geeriyoodeen, Alle ha u naxariisto.
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 9 ай бұрын
❤❤❤hiba nura fananad wadani somalino ixtiram sharaf waku dhantahay illah haku xafido
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Very amazing interview Mansha allah Hibo Nuura Akhlaaq ayey caan ku tahey
@Ahmed-hp8ov
@Ahmed-hp8ov 2 жыл бұрын
Heestii, Kaax baan ahayee ma ogtahay, kaligeey Sariirtaan kuududaaye Ma Og'tahay!!! Hibo Hudoon, Cimri dheer iyo Caafimaad Illahay ha 💕 ku Siiyo!!!!!
@bayaanjama629
@bayaanjama629 2 жыл бұрын
Waxan heeso weye
@bayaanjama629
@bayaanjama629 2 жыл бұрын
Masha allah Hibo nura waa qof aad u shiqsiyad wanagsan wallahi waxan xasuusta malin aad u qabobed oo baraf badan oo aygaladu u yaqanan White day Malintas qofbaa ride mawada siyay way iska ooyasay wallhi wadankeni sida hawadisa ay ahay iyo nolosha aan dhexnimid ana wan cusbaa oo bil unban jogay adban ujeclahay darisna wan aheyn markas
@abuukarweynka7550
@abuukarweynka7550 7 ай бұрын
Hibow gugii walaba cafimaad iyo cimri dheeri iyo cibaado suuban rabi ha ku siiyo
@nasar1020
@nasar1020 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah, Hibo Moxamed (Nuura). Cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban. Allaha ku xafido.
@boqran101
@boqran101 Жыл бұрын
Cimiri iyo caafimaad dheer ku rayn hibo❤️
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 5 жыл бұрын
Hibo nuura long life and better health 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💙💙💙💙💙💙💙
@engabdinaasirmahamed7660
@engabdinaasirmahamed7660 4 жыл бұрын
Masha allah mamo hibo nuura ale ha hakubarqkeyo
@hajiali1120
@hajiali1120 4 жыл бұрын
Nasiibkaan inuu helo Cumar seerbiya bay ahayd kani wariye maaha waa mooryaanta microfonka boobtay
@hawayassin7172
@hawayassin7172 2 жыл бұрын
Kkk jeles jooji xasid nimada aad wareysiga wariyaha liici (edo hibo sharaf badan iyo wariye sare )wareysi qiimo badan wbt
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Mama hibo maxamed hudoon hibo nuura waxaad tahay qof mug iyo misaanba kudhex leh ummada somaliyed illahay caafimadka iyo cemrigaba hakuu siyaadiyo balse waxaan ka xumaxay kan wariye isku sheega ah ee kuwaraysanaya
@f.j.amakaag1140
@f.j.amakaag1140 4 жыл бұрын
Mamo hibo nuura cimri dheer iyo cibado suban ayaan kuu rajenaa
@abdikarimharedkoiooo8573
@abdikarimharedkoiooo8573 5 жыл бұрын
Mashalah Mashalah Mashalah Fananad Somaliyed Eeeedo Nolaw Sharafta Iyo qiimaha Nasabka Waad Udhalatay Ilahay ha Kuxifdiyo
@hibosiyaad8821
@hibosiyaad8821 2 жыл бұрын
Allha cimriga ha ku darakeeyo hoyo macan
@jermyyousef5116
@jermyyousef5116 4 жыл бұрын
Habadey macan hibo maxamed hudon nolow habarayare❤🤚👸😘
@Roobleh
@Roobleh 2 жыл бұрын
Hibo nuura waa sharaftii fanka oo qof ah
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Masha allah hibo nura alle ha ku xiftiyo
@nuuracumar5837
@nuuracumar5837 5 жыл бұрын
Hibo waan jeclhy alle ha jeclqado qalbiyeey
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 5 жыл бұрын
Nuura Cumar m2 walaal. Waa qof qaali ah
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 2 жыл бұрын
Aadba qalbigayga iyo qalbiyada dhallinta somaliyed ugadhertahay
@abdifataaxmaxamuud7902
@abdifataaxmaxamuud7902 3 жыл бұрын
dulyar WARIIYSIGA SI FIICAN ALOO BARO 1 YEAR AGO
@osmanmohamedabdullahi3190
@osmanmohamedabdullahi3190 6 жыл бұрын
Eeddo hibo ilaah ha i noo daayo.
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Hiba Nuura. Faanad weyn Clasic ah.
@abshircarab18
@abshircarab18 5 жыл бұрын
Dul yar waa dag dageysaa sxb qofka markaa wareysaneyso hdlka ka sug
@thelegend-zp4iz
@thelegend-zp4iz 3 жыл бұрын
Haa sxb waad aragtay qofka ayaa waqti la siyaasad.
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 2 жыл бұрын
Hiba nura we love u inbadan runti illah danbigaga hadhafo shekhid ficana hakadhigo
@cabdicaliibnushabeell5475
@cabdicaliibnushabeell5475 3 жыл бұрын
Laalays dusheediyo laan iyo xareed dheer❤
@dr.abdikanitahlil2780
@dr.abdikanitahlil2780 2 жыл бұрын
Laan iyo xarardheer weeye sxb.
@cabdiqaalip473
@cabdiqaalip473 2 жыл бұрын
Masha allah ilahey haku dayo
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Heeesta ugu wanaagsan , Hiba Nuura , waxay la qaada Xasan diiriye faarax..
@mahadali4564
@mahadali4564 3 жыл бұрын
Hibo xitaa ma jeclaysan wariyaha deg-degiisa xasilku waa muhiim
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Wareysi suugaaneed hadaan cumar seerbiya qaadeynin fashil waaye
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 4 жыл бұрын
Tijaabada laga wada qaaday hibo iyo AHUN sahra hibo qiimaynta lagu siiyay boorama inan ka timi ayaan ka heesi jirin radio hargeisa lkn cod ahaan sahra axmed jaamac iyo magool ayaa ku heesi jiray codka ugu khatarsan xaga dumarka
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Sahro axmed jaamac maha waa sahro axmed kale
@calioumar2967
@calioumar2967 2 жыл бұрын
fannadii qaranka wey reer Toronto wey xadeen ceeb
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 5 жыл бұрын
Waa wariye iska qasbanaya
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Wariyihu degdeg badana oo hadal bobsis badana
@warsameahmedamalle6284
@warsameahmedamalle6284 5 жыл бұрын
Dulyar waa in la baro sida dadka su'aalaha loo weydiiyo.
@binhassan2148
@binhassan2148 5 жыл бұрын
Noolow hooyo
@sakariyeaxmed7513
@sakariyeaxmed7513 4 жыл бұрын
Maasha allah
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 9 ай бұрын
Kuwi dalkena dumiyey illah hacadabo dulli ayey nabadeen
@axmedeyxuseen2103
@axmedeyxuseen2103 2 жыл бұрын
Masha alah ♥️🌹🌹♥️
@ayanabdiomar2822
@ayanabdiomar2822 Жыл бұрын
Masha allha masha allha
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
hibo waa fanaanad qaali u ah umada soomaliyeed talo hibooy galdadliqa ul baalagu dayaa
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Kkkk markaan ita nuxurka a h cuno.waa barigiii ciyaalku isu dhiibi jireen.
@cumarxaashicumarxaashi5713
@cumarxaashicumarxaashi5713 2 жыл бұрын
MAAMO HIBA NUURA KU ILLAAWI MEYSO SOOMAALI WEYN MAAMO KUGABRAARATADA GUMEYSTUHU KUGUURE GALABSADA XUMAANTAA GEEDKOOD HABA O
@warsameahmedamalle6284
@warsameahmedamalle6284 5 жыл бұрын
Hibo waa in Wasiiradda fanka iyo Isboortiga laga dhigaa.
@user-sc7ho9ik9y
@user-sc7ho9ik9y 10 ай бұрын
Hiba maxamed hudoon hiba. Nuura heesta uhoreysay naf jaceyl haleelay oo ayqaado waxaa udhiibay abwan maxamed cumar horyo
@mohammedmowliid8459
@mohammedmowliid8459 5 жыл бұрын
Hibo nuura allaha ku deysto
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Alla haku daayo miyaad ka wadaa walaal
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 7 жыл бұрын
hibo maxamed hudoon nooloow maama
@siciidocabdiraxmaanmacalin8493
@siciidocabdiraxmaanmacalin8493 Жыл бұрын
Diidan iyo Diidane. Hiba Maxamed Axmed
@cumarislaw
@cumarislaw Жыл бұрын
Wariye xog ogaal faneed ah ayaa ku fiicnaan lahaa wareysiga hibo
@idilsalahgenyo-cad7731
@idilsalahgenyo-cad7731 Жыл бұрын
Buurtaad rakadeede fuushe Aaron so rogaal celin raarkana ka so degan soo hees ma AHEYN ulajeedi.
@cumarxaashicumarxaashi5713
@cumarxaashicumarxaashi5713 2 жыл бұрын
WELIGAA SHARAF IYO QADARIN AYAAD LAHEYD MAAMO HIBO
@Kahiyemacqul
@Kahiyemacqul 5 жыл бұрын
Hiba wax gaaraya malahan kuwo hada dhiman iyo kuwo haray dhammaan
@cabeysaney7689
@cabeysaney7689 3 жыл бұрын
Wariyoow mala dhihi karaa dulyar waxaa laguugu bixiyey fudeydkaaga. War wareysiga xasili qoftaad wareysaneysid waa qof culuse aan ka faaideysano waayeheedee.
@warsameahmedamalle6284
@warsameahmedamalle6284 5 жыл бұрын
erayo wanaagsan, Hibo mahad sanid!
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Hibo maxamad.. Fanaad weyn Clasic heesaheeda.
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
hadba waxaan dareemaa dib u xusuusanasyaa dareenkaygu leeyahay. bulsjhadii duloowdaye dib haloo abssbulo
@hassanhussein4269
@hassanhussein4269 2 жыл бұрын
Ninku waraysi xumaa
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
waqooyiga somalia u dhalatay hibo maxamed hibo nuura
@abdikarimharedkoiooo8573
@abdikarimharedkoiooo8573 5 жыл бұрын
Adeer Wa Abwanad Dhaladka Somali Ahh Udhalatay Nasabka Godorbirse Ee Somalilandh Dadka lamasino wa hilib macan dhalkeda
@hdmovies6911
@hdmovies6911 3 жыл бұрын
Hibo nuuro
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 жыл бұрын
We want to know how many somalis died in broks?
@cabdiqanimustafe6805
@cabdiqanimustafe6805 3 жыл бұрын
Dulyar ha degdegi heesti ugu horaysay yaa u dhiibay fananada
@mohammedhassan6933
@mohammedhassan6933 2 жыл бұрын
Abaal Mariin baad leedahay
@deeqaali9899
@deeqaali9899 6 жыл бұрын
Weriye wejiya xun wuu degdegayaa
@Imraan53
@Imraan53 Жыл бұрын
Dulyar ma uqalmin inuu wareysato qof sida Hibo Nura oo kale ah sorry😐😐😐
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Yaa kuudhibay heesti u horaysa? Fanka mawaxad kusoo gashay hesihi hirgalay? Markii aad fanka soo gashay wax samayna makaga timiday familyga Waa suaalihi loobahna inuu waydiyo wariye isku sheegani
@xasansubagle3586
@xasansubagle3586 21 күн бұрын
AU waxa sameeyey Huryo
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 жыл бұрын
Dulyar baro sida wax loo suaallo
@abdifitahaweissheikh4457
@abdifitahaweissheikh4457 6 жыл бұрын
Wariyaha wareysiga aad uma yaqaano hadalkane kama sugaayo fanaanada. Waxaad moodaa fanaanada iyo wariyaha iskuma qalmaan. Fanaanada waxaa loo baahnaa wariyaalka waa weyn iney wareystaan waxna laga soo qaato heesaheeda qaar wariye taqsus ahna inuu wareysto wariyiihii waaweynaa aawey marka ninkaan loo dhiibey...
@Taagsade123
@Taagsade123 5 жыл бұрын
Dulyare nin maanta fan ka yaqaan waa dhif iyo naadir.
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Fankii oo Qof ah
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Dulyar uuku xiiso bururay waraysigan
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Bacdiga iiii dhiibtiii.iskiriinka
@aasiyabeautynatural7731
@aasiyabeautynatural7731 4 жыл бұрын
Dulyarantu way ka muqata
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 2 жыл бұрын
Marke ruwayadaha gobolada uadaan ooy ugudban xaafadaha aykucusubyihin xafadina boos aba laba buus oo waregsan halalbab leh lesladago koda xun koodasan naglaqabo hadane nin safarey qubasiro guqabo mid nimownagash iskadhigo oday harganti waa carab jarer faradher oogadal kabartay faradher beey yimadan daarada bananka isasotuban qamri aalkolo ninac kulel joos calen lokariyo ninmonageshka qaar nago ladaganyihin oday harganti carabna uimadan soodhaweyo intakale caailoyin iskabulo askar ubadan cabsi jidka inlamarsiyo nagusin jiren lacago cidcid kumashqulijirin shaki cabsi melaqon hadilasocoto kahar cidkudhaheso male aadna loyaryahay cunugokale beygacanta kaga cabsanayan hawenka raga masoracan iyagana cabsibadna kumana galinayan orod tag gurigin markey albabked udhawato malesofirina meshey kashakiyan firi intas bes jidkas haduu cidloyahay hadilabuxo ineyaqonin dadkana kaqurux badnayen waxan kalo layabi jiray jadecada ciyalka qaba inlokaboshin jiray
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Dul yar,, waa waraysi qabiil waxa uu wado,, Xasan aad samatar ayuu u doodayaa.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Dulyar maanta Waa wariye aflaxay.
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Kir
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 66 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 78 МЛН
XAQIIQDA FIRDHIYE IYO GEELLE  24 July 2024
16:24
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 1,7 М.
Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis
25:20
Waraysi Xiiso badan Oo La La Yeeshay Fanaanada Sahra Axmed Jamac
15:47
XAFLADA SOO DHOWEYNTA HIBO NUURA LONDON UK 2018
30:09
SomaliSwiss
Рет қаралды 137 М.
Qamar harawo waraysiga qeybtii 2aad oo xiiso gaara ah leh....
24:26
Somali skytv 24
Рет қаралды 32 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН