No video

dad wadaaje qurbaw maxaad duul isu

  Рет қаралды 107,966

Aar Mahamoud

Aar Mahamoud

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@aminanurani6601
@aminanurani6601 4 жыл бұрын
My Allah bring somali people together we are one sisters and brother 😢😢😢💖💖💖my allah bless protect my people
@truthseekeralways7050
@truthseekeralways7050 4 жыл бұрын
I AGREE With You Sister Amina AMEN AMEN AMEN 💯 🙌🏼🙏🏼 🤲🏼 GOD Bless You 😇 GOD Bless ALL Somali People Everywhere AMEN AMEN AMEN 💯 🙌🏼🙏🏼 🤲🏼 ALL The Time AMEN 💯 🙌🏼🙏🏼 🤲🏼
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
qaar baa nool
@mohamedawale9325
@mohamedawale9325 2 жыл бұрын
Aad baad u mahad santana sxb.. Taariikh baad igu celisay.. Live baan u joogay ruwaayadan birgi ay somalidu magac iyo sharaf ku lahayd abudabay iyo khaliijkaba
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Жыл бұрын
Maansha ALLAAH cimriga ALLAAH ha kuu barakeeyo mar labaadna ALLAAH cisigeenii ha soo celiyo
@umimanmahmed8265
@umimanmahmed8265 8 күн бұрын
Waa run
@rahmarahiima6468
@rahmarahiima6468 7 жыл бұрын
😗😙😘😚😍Alle ha kuu naxariisto magool big fanaan
@ereysame8167
@ereysame8167 4 жыл бұрын
Axmed saleebaan bide alecim riga hawdheereeyo waayo waxaalagu xasuustàa riwaayado taasikamidtahay
@ereysame8167
@ereysame8167 4 жыл бұрын
Wooow waagaa xikmadu nuxur baylahayd lakin imaka waydhamaa tay qarnig 2019
@mohamedawale9325
@mohamedawale9325 4 жыл бұрын
Nasiib wacan baan u lahaa in aan live u joogo ruwaayadan
@libanjama7075
@libanjama7075 4 жыл бұрын
Naaadi suudani weye wan fadhiyaaya aad ba u nasiib badana inan Somali quruxbadan arkey
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@libanjama7075 inaadeer sawta lagu ciyaaray oo soomaalidii walaalaha ahayd layskaga dhigay wan iyo waraabe siyaasi kursi doonaya loo baab iyey dantii iyo qaranimadii soomaaliya
@zenabxaaji6847
@zenabxaaji6847 5 жыл бұрын
Somli marakan ayaya magac iyo muq lahed lama kal her in jabuti hargeso muqtisho galbed iyo bari male kasto aya jogto wey is walal Sa nayen alow sharafti no so celi
@mohamudabdulahi8631
@mohamudabdulahi8631 6 жыл бұрын
1986 gurmad ayaan ahaa (guul_wadayaal
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
wa abu dhabi wa xaasos
@halbowle0187
@halbowle0187 Жыл бұрын
2 sano bad iga horeysay dufcadii 4aad ban ahaa saan filayo hadana ciyaal Facebook ban bartanka uga jiraa
@saidduale5102
@saidduale5102 8 жыл бұрын
I like that legend ,Asha Jama Ilkacase I am Said Cirro.
@muhalieban1547
@muhalieban1547 7 жыл бұрын
said duale
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
xaaqe jokta said
@zenabxaaji6847
@zenabxaaji6847 5 жыл бұрын
Mash Allah inti dhimatey Allah u naxaristo inti nol Allah xifdiyo
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Жыл бұрын
Guuryo nuurle galbiskana ku wacan raaxo aan gaboobayn guur iyo xalaal ma gudoomanaysa waxan cajeelad ku dhagaysan jirey 2007
@saeedfarah2093
@saeedfarah2093 9 ай бұрын
Masarxi Abu dhabi Tourist Club xafadaan degan maxan waqati fican ku qaatay waayo waayo
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto dhamaantood intiii dhimatayana allaha caafiyo
@fadumoali7402
@fadumoali7402 4 жыл бұрын
Waagaas soomaalidu abu dabay. Iyo yemen Bay aadi jireen.. iminka shanta qaradood bay u yaaceen🤭🤭..
@shakur6368
@shakur6368 4 жыл бұрын
Waxad kale ood iloowday sucuudiga iyo qadar Aoowe yaashey baa kamid ahaa dadkii wadamada carabta joogay wakhtiga dheer Awooowgey hooyo ayaa 40 sano sucuudiga ku noolaa alle ha unaxariisto e. Awoowgey aabena 11 sano buu joogay sucuudiga 88kii isagoo markaa soo degay baa dagalkii ka bilowday burco kadibna diba umuu noqon.
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
hasaan bayle xaaqo joka
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
Curintii Alifadii Abwaanka Weyn Ahmed Saleebaan Bide Oo Hargeisawi Weynaaday Ah Alow daa inta dhimatayna AHUN
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
amiin
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
AHUN itoodii dhimatay inta noolna caafimaad
@muhalieban1547
@muhalieban1547 7 жыл бұрын
Been ma Sheege
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 7 ай бұрын
WALAAHI AMERICA AYAA AH DAD WADAAJE QURBE EMIRATES WAA BURCO AGTEEDA DAD WADAAJE QURBE WAA AMERICA THE UNITED STATES OF AMERICA AYAA AH DAD WADAAJE QURBE MAXAAD DUUL ISU KEENTAY
@jamaalabdilahi6096
@jamaalabdilahi6096 2 жыл бұрын
Axmed s bide casha ilka cas Magool iyo xasan waayo waayo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Cabdijabaar iyo cabdilaahi giriin
@saidduale5102
@saidduale5102 8 жыл бұрын
ok
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 10 ай бұрын
Halkee lagu qabtay riwaayadan dalka mise dibada Iga caawiya
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 2 жыл бұрын
Mogool waxay ahayd qof cajiib ah fanaanku markuu la heesayo weyku qosli jirtey AHU
@Cartan7
@Cartan7 7 жыл бұрын
waqooyi suugaanta somaliyeed laacib taariikh ah
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
Cartan Libaax Libaax dhalay ✋✋
@truthseekeralways7050
@truthseekeralways7050 4 жыл бұрын
Disgusting Behavior by both of You 😠 Bring People Together Not Divided them
@truthseekeralways7050
@truthseekeralways7050 4 жыл бұрын
@@abdishakourshakti7364 More like coward Good For Nothing and his son Ew Shame on You Gross Repent For Your Sins Go back to GOD Almighty and Get A Life and Bring ALL Somali People Together in Peace Love and Reconciliation ALL Our Brothers and Sisters Need ALL Of Us Whole and Well Please Be Better
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
@@truthseekeralways7050 caashoo jamac wadad xaaqe be jokta
@maxamed.h7438
@maxamed.h7438 2 жыл бұрын
Xaadir baan ahaa ruwaayaddan a oo 9 jir ah
@saidduale5102
@saidduale5102 8 жыл бұрын
I am Abdi Du'alle too.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Hassan bayle iyo aun magool
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Gabadhaan magaceed
@seidabdi751
@seidabdi751 2 жыл бұрын
Ri'waayah Cusub
@seidabdi751
@seidabdi751 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/pWHbnmxvg9hsqqc
@user-ue4vr1oh5l
@user-ue4vr1oh5l 10 ай бұрын
Magool baan garanayaa kaliya
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
dadad duni iyo dan qurbaad
@user-hm5rr9jz2x
@user-hm5rr9jz2x 11 ай бұрын
Riwaayadi ayaa sameyi
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 6 жыл бұрын
Yaa weye gabdha ma gool la joogto oo caatada ah ?
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
j
@maxamedcalibulaybulay8292
@maxamedcalibulaybulay8292 3 жыл бұрын
cajiib
@towradafdheerendalabey2759
@towradafdheerendalabey2759 6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto mogool
@towradafdheerendalabey2759
@towradafdheerendalabey2759 6 жыл бұрын
Rawaayadan yaagaranaya
@qeysmaxamud937
@qeysmaxamud937 5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@towradafdheerendalabey2759 dad wanaaje qurbaw maxaad duul.isu keentay figradii iyo iyo curintii abwaan axmed saleebaan bide abu dabay 1986.
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 7 жыл бұрын
axmed saleban bidde ayaa riwaayadan lahaa
@amalnor
@amalnor 6 жыл бұрын
cabdirisaaq maxamed heesaha qaar baanu lahayn
@zenabxaaji6847
@zenabxaaji6847 5 жыл бұрын
Gebdhan magaced
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Magool waaye
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Tan kale ne khadiijo hiiraan in ey thy filaa
@aminamohmoud1274
@aminamohmoud1274 5 жыл бұрын
Actorku ma ahmed cali cigaal ba
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Aamina maya axmed cali cigaal kuma jiro
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Aamina axmed cali cigaal.kuma jiro waxaa ku jia cabdi jabaar iyo cabdilaahi giriin
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 5 ай бұрын
Actorku waa Xasan Bayle ama xaaji cabeeb
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Waxbaa kadhacay
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
meshee
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
xaaqee
@abdixaji600
@abdixaji600 2 жыл бұрын
dibadvyaale
RIWAAYAD .DAD WADAAJE QURBAW  MAXAAD DUUL ISU KEENTAY
42:11
Aar Mahamoud
Рет қаралды 120 М.
Dadwadaaje qurboow maxaad duul isukentay
42:10
mahad md Nour
Рет қаралды 38 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 39 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Faayo (Hassan Beyle)
4:47
HassanBeyle
Рет қаралды 26 М.
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo DabaalDegii October Ee Dawladii Kacaanka
28:12
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 54 М.
xasuus xamar part 5 1989
7:40
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 10 М.
Wali inaan ku jecelahay weydii dadkaba
6:41
Abwaanka
Рет қаралды 593 М.
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
RIWAAYADII BEENEY WAA RUN PART TWO
33:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 364 М.
Maqool iyo sulfa  heestii ilwaad qurux
10:37
7Selel
Рет қаралды 1,8 МЛН
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q4
9:02
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 396 М.
Qaybta Lixaad ee masiibada ok 01
20:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 340 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 39 МЛН