Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q4

  Рет қаралды 418,673

Xasan Gacaliye

Xasan Gacaliye

Күн бұрын

Пікірлер: 60
@nimcosabriye6938
@nimcosabriye6938 10 ай бұрын
Ilaahay Aun Aabahey & intii dhimatey ee hobaladi waberi j Janatul faradowasa ka warabi dawalad nimo idinkama danbeyan inta nolana cafimaad cimriga udayo amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@gedefletv6049
@gedefletv6049 9 ай бұрын
Kee aabahaaya
@NaasirGuure
@NaasirGuure 3 ай бұрын
0😊000😊p000p😊p​@@gedefletv6049
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 2 жыл бұрын
Riwaayadan waxay ka mid ahayd riwaayadii ugu xikmada badnaa Waa halabuurkii abwaan alla ha u naxariiste mohamed abdilahi singub Waxaa lasoo saaray 1984
@rukiyahashi1375
@rukiyahashi1375 11 ай бұрын
Dad iyo dalba idinkama danban iyo murti inkasto dawladii aad uqaden oo aad dhalilaysen wax dhamalawa intiidhimatay allaah ha unaxariisto
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 7 жыл бұрын
Yusyf said jamacow,wax hubso,xaqiiqada dhabta ah,ee lawada ogyahay,hadaadanogayn,waydii dadka ka warqaba ,abawaanka alifay,riwaayadanwaa Maxamed cabdillahi singub,wax hubso inta aadan,wa qorin.
@cabdinaasiryuusufciise5901
@cabdinaasiryuusufciise5901 2 жыл бұрын
Ruwaayadaan markii xamar laga dhigaayay waqti waan uwaayay waxaanse waqti ugu helay afgooye
@haniwarsame7944
@haniwarsame7944 12 жыл бұрын
dadkii noocaan ahaa oo murtidaan samayn jira oo cdkaan quruxdaan qiimahaan xagay ka baxeen maanta tv la daawan karo ma jiro barnaamij fiican ma leh murti ma leh alla dawlad wanaagsanaa waa dhalan gadoonay oo waa dhaqan gadoonay oo waa dhafoor gadoonay yaa rabi noo gargaar
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 5 ай бұрын
Gumaysigu wa konfurta iLeen mayfamane❤😊😊😊
@odeysoomaaliyeed
@odeysoomaaliyeed 12 жыл бұрын
Abwaan sangub caadi ma aha isaga ayaa alifey ruwaayadaan. Waa af soomaali aad u adag dad yar ayaana fahmi kara.
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 10 ай бұрын
Maxamad.siyaad.bare.wuu.sheegay.in.aanay.dawladi.ka.danbeyn.doonin.
@passionandmore5305
@passionandmore5305 9 жыл бұрын
waa alifaadii maxamud cabdulahi singub wana ruwayadii kobaad ee singub lagu qabsado ee ladhaho waa siyasad talabadna waxay ahayd xoriyo
@nageeyepanya7913
@nageeyepanya7913 8 жыл бұрын
waxa is kaleh huryo
@passionandmore5305
@passionandmore5305 7 жыл бұрын
who is this
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 6 жыл бұрын
nageeye panya Zxp waxaa sameeyy Sangub waa riwaayadii uhoreysey aan kadaawado golihii murtida
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 2 жыл бұрын
Asc taariikhda yaan been lzga sheegin riwaayan no question about it Waxaa iska lahamohamoud ciise singub
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 2 жыл бұрын
Asc weyse jiraan riwaayado badan oo u lahaa aun huryo
@cabdisamedcaliclaahi3158
@cabdisamedcaliclaahi3158 5 жыл бұрын
Masha ALLAH dadkii hore waxay ahayen dad saxa
@adanbile4237
@adanbile4237 8 ай бұрын
Raggii turuqyada adkaa, Tunkiisu libaax ahaa, Tis ood ah ka boodi jirey, Tallaaba xumaa beddeley.
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Xasuus waayo waayo hargaysa howgii fanka iyo riwaayadaha
@kulaanenabadon9091
@kulaanenabadon9091 4 жыл бұрын
Waa madeys aduunyadu Dadkuna matalayna , tiyaatarka ku dawadaya Eryadi singub
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Riwayad waxa ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxan Alifey AHUN maxud c/llahi ciise sangub waxa dhigay hoboladii waberi intii dhimatey AHUN
@MohaCaaqil-n4t
@MohaCaaqil-n4t 2 ай бұрын
Meeshan waa dhuusamareb
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Waa run
@samewadasamewada
@samewadasamewada 2 ай бұрын
Fananitan waa kuwama
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 6 жыл бұрын
Waa Maadays Aduunyadu Dadkuna Way Matalayaan Waayo Waayo 2018 Daawanayaa
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Khadiijo hiraan 5:55 marka heesta laqaadayo maxay la bodnodaysa la ordaysaa waa yabe
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc Жыл бұрын
Ibrahin. Indho
@xayaatulqalbi8758
@xayaatulqalbi8758 5 жыл бұрын
aug 2019 yaa ila dawanaya riwayada waa la dhigay hotaday 10sano jir ah
@aminaali6892
@aminaali6892 4 жыл бұрын
Murtiyi waa tii hore dada waa kii hore
@alideeq3293
@alideeq3293 11 жыл бұрын
sangub ilaahay ajar hakaasiiyo wax badan ayaa muujisay balse ma kuu fahmayaan dadkaagu waa maya ayagaa isku mashquulsan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Yaawaaye
@hudurowahmed6035
@hudurowahmed6035 12 жыл бұрын
kkk ladan qataar aya tahay heesahani waa af somali aad u adag!
@abdulmohamud4673
@abdulmohamud4673 6 жыл бұрын
2018 jumca Mubarak 2:09 pm Fri/July/20
@mohamedali-fq4sd
@mohamedali-fq4sd 6 жыл бұрын
Mida maanta aan joogno eyey hori. Ugu hadashay
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 12 жыл бұрын
Aduunyadan Layliga ahee Gantalaha Lagu La Labay, Baan anigu Lo Iyo Adhi raacaya , DiiyoY Hiddii,, Waa cajiib Aduunyada Libidhayee Shiigii Lugta Saartay,,,, Waa Maxay , Shii, Yaa macnayn kara Shiiii lool, Waa eraydii Abwaan sangub,,, hadal kama danbayn walaahi
@faataxyare3712
@faataxyare3712 6 жыл бұрын
Shii = Aakhiru sabaan🙄
@axmedxasan9744
@axmedxasan9744 5 жыл бұрын
Shiigu waa eray carabiyoo ah taariikhdu markay ahayd 1400 ee hijriyada (1980)
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 12 жыл бұрын
Soo Dhamaystir Ladaneey eraydaas bal plzz sister
@yusufsaidjama8007
@yusufsaidjama8007 11 жыл бұрын
u gar qada ma ragaa wax gabay mise dumarka haday joogtaa bal eeg xiliga ay ahayd iyo hada sida hablihii yihiin iyo ragii ,
@flowerfm472
@flowerfm472 6 жыл бұрын
Riwaayadaan maxamad siyaad iyo dowladi bey ula jeedeen waxaa isugu tegey hobolo badan si loo xirin midba erey buu oran markaasu tegayaa mid qudhi ama labo hadey akhrido gerarka wa la xidhayaa kuligoodse cidi wada.xidhi meyso jartassey degen beladey no saadinayena wataas timi weli galgalaneysa intoda noli manteey wadh hayaan
@cabdiismaciil7502
@cabdiismaciil7502 4 жыл бұрын
libax
@adanbile4237
@adanbile4237 8 ай бұрын
Waa sheeka soomaali, Sangub isagaa ka sheekeeyey, Itoobiya iyo dhulkay haysato Ayuu ka hadlayey.
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 2 жыл бұрын
Madays
@libancumar8412
@libancumar8412 11 жыл бұрын
RUWAAYADANI WAXAY UMMADA FARTA UGU FIIQEYSEY GUMEYSTAHA RUUSHKU WAAGA HORMUUDKA(KABA WEYNE) KA AHAA,, MAANTANA WAA KOOFIYADWEYNE CARUUREY! SHII'=AAKHIRU SAMAAN. GEYIGII SOMAL GUMEYSTUU GACANTA UGU JIRAAYE, REER WALBA MEESHUU HALGANKA TAARIIKHDA KA GALO LA ARKI DOONE. WAA LA DOOGI EE YAAN LA DACAROON.
@bashiirahmed5140
@bashiirahmed5140 2 жыл бұрын
Masoo. Mari. Doonaan. Mar. Labaad. Iyagoo. Kale. Soomaaliya
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 5 жыл бұрын
waxaa lahaa abwaan kaariye ale ha unaxariistee
@adanbile4237
@adanbile4237 8 ай бұрын
Sangub ayaa lahaa ilaahay ha u naxariisto.
@Isdaahil-x4x
@Isdaahil-x4x Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 жыл бұрын
Kkkkkk
@yusufsaidjama8007
@yusufsaidjama8007 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkk,talabo xume surwaalku ka dhacayo oo is qalqalocinaya kkkkkkkkkkk walee waa yaab waayo waayo si fiican u dhuuuuuuuuuuuuux
@tiisheaxmed382
@tiisheaxmed382 10 жыл бұрын
Bal kuwan ku,le eega sangubaa,sameeyaya riwaayada waxa alifay maxamed cumar huryo saa,ula.socda ,
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 6 жыл бұрын
Tiishe Axmed Zxp maadeys waxaa sameeyy maxamud abdulahi cise sangub
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 2 жыл бұрын
Qofka naadinayaa baa sheegayaba inui sangub sameyey markay laba abwaan wada sameyaan midbaa magaca qata dadkaas dad wax iskubogol bay ahayeen 4.5 maysan aqoon
@adanbile4237
@adanbile4237 8 ай бұрын
Ma shalay ayaad dhalatay kkkk Sangub ayaa iska leh riwaayaddan,
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow Ай бұрын
Riwaayadan waxaa curiyey maxamuud cabdillaahi sangub
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 7 ай бұрын
king (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q5
9:20
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 288 М.
Qaybta shanaad ee masiibada ok
19:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 137 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 1 МЛН
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q2
9:44
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 74 М.
hiddaha & dhaqanka battle
9:19
Bartamaha
Рет қаралды 731 М.
hassan aadan samatar & xaliimo khaliif magool Dalsan lyrisc 2023
13:45
faahiye lyrics
Рет қаралды 140 М.
Riwayadii Dab Jacayl Kari Waa | oo Dhan |
1:36:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 200 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 874 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2,1 МЛН
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q8
9:54
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 111 М.
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q3
9:54
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 195 М.
Qalanjo iyo Samatar   YouTube
9:48
Abdi wahab
Рет қаралды 775 М.
SHAMI & Jah Khalib - Снег  | ПРЕМЬЕРА ТРЕКА
3:06
18 yoshimda edi REMIX 2024 | Trending Music 2024 | Remix By Xon-Saroy Record's
5:04
Almaty
3:09
Shiraz Nuratdinov - Topic
Рет қаралды 384 М.
RUBI, Ramil’ - «Обнимаю-таю» (Official Audio)
2:47
DOSEKESH x QOZZY | BASQA KIM?
2:27
Dosekesh
Рет қаралды 126 М.