Dadka kale maan ka fiicanahay ?! | Fandhaal Podcast 101 |

  Рет қаралды 61,651

Omar Inshar

Omar Inshar

Күн бұрын

Пікірлер: 323
@hamsemohamedomer1502
@hamsemohamedomer1502 6 ай бұрын
Waxan joga malaysia Dugsiyada wadankan Kaalinta 1,2,3,4,5. Waxa Gala somali xagga xifdiga quraanka ayaan ka hadlaayaa ❤
@user-ye6rn9mp9j
@user-ye6rn9mp9j 6 ай бұрын
mansha alah wlaal adina jasaaka lah wlaaal.
@kawakawa4726
@kawakawa4726 6 ай бұрын
Maa Shaa Allah
@NASIRJIIM2807
@NASIRJIIM2807 6 ай бұрын
Anaga oo ah 2 wiil oo samali ah ayaan safar aan galnay waxan lasoconay 40 qof oo somali aan ahayn dadkaas 2 dayada somalida ah ayaa hogaan u ahayn maamulka dhanba anaga haysanay 😂 markaa dad firfircoon baanahay
@maryammohamed973
@maryammohamed973 6 ай бұрын
😂😂 Masha Allah waa ishaafiseen 😊
@kingmo6738
@kingmo6738 6 ай бұрын
Ina kabatole wuxuu la baxay chunks 😂😂😂😂 ka kale na waa isaaq 😂😂😂😂 isna abufala ayuu la baxay kkkkkkkkk they are smart people lkn gaalo ayay iska dhaadhiciyaaan
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 6 ай бұрын
Masha allah
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 6 ай бұрын
Wakukaas my akhy proud of you ❤😂❤😂
@dalaiblob5073
@dalaiblob5073 6 ай бұрын
Somali da indho adayg class halka qofee kujira kaftamay macalinku eryanay ciyaalku daba ordayan madow iyo cadaanba watan kayabay
@xaatifpoi748
@xaatifpoi748 6 ай бұрын
Omar inshar waxaan ka codsanaya inaad aqriso buuga la dagaalanka nuurka waa buug wax yaabo badan ka buuxan inaad Somalida ku wacyi galiso ayaan ka codsanaya ❤
@SaynabXasan-zh4iw
@SaynabXasan-zh4iw 6 ай бұрын
Waxaz wa buug been ah wllo yan lagu khladin
@maajid33443
@maajid33443 6 ай бұрын
M.a ciwaankaaba isoo jiitay markaas baan ku dhuftay muqalka mala dhihi karaa in aan ahay wadani qarsoon😂 anyway muqaaladada editkooda xogtooda thumbnailskooda iyo titlekooda wuu sareyaa Hambalyo ustaad omar from ogaansho fan
@mohamedAlnuur33
@mohamedAlnuur33 6 ай бұрын
Soomaalida shaki kuma jiro waa dad aad u firfircoom bulsho ahaan waana ku faanaynaa dhallintaan, inkastoo Abuu fallah uusan sheegan soomaalinnimada oo uu ka faano laakiin ninka kale ee ingiriiska dhalashadiisa haysta wuu ku faanaa waliba dadka caanka ah buu luuqadda wax ka baraa sida ciyaartoyda iyo aktaradda caalamka, halka kan kale uu kuweyti yahay kana xishoodo inuu dhoho soomaali kuweyti baan ahayd.
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 6 ай бұрын
Abu falah haduu somali yahay somalinimado ka xishoodo wax jira maaha waa doqon miskiin ah. Dadka carabahaa khaliijka ku dhasha oo dhan waa dad masaakiin oo carabtu sidey u yasayeen iyagii yasidii qaatay oo somalinimadoodii yasaya
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 6 ай бұрын
Nimankani waa Somalilanders
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 6 ай бұрын
@@Ahmed-tl5rg waa been somalialnd ayuu yimiba ma yimaadeen dhulkaas haduu ka faano
@mohamedAlnuur33
@mohamedAlnuur33 6 ай бұрын
@@cabdalacawilyoohiye3 Soomaali ma tihiin miyaa miyaad ka baxdeen? illeen anigu waxaan sheegay labada nin in midna ku faano soomalimimada midna uu qarsadee
@user-ou9dw5sj5u
@user-ou9dw5sj5u 6 ай бұрын
Abuu fallah Somali ma ahan asalkiisa waa suudaani laakiin heesta jinsiyada kuweyt ninkaas reerkiisa oo DHAN ayaa la yaqaanaa Somali ma ahan
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 6 ай бұрын
Muqdishaan joogaa iyadaana kudhashay wllhibmarkaan arko gawaadhida gaashaaman ee ciidamada shisheeye wadada marayaan wallhi waan ciishoodaa😢
@user-sg3ei3sb4z
@user-sg3ei3sb4z 6 ай бұрын
Dhagax ku tuur
@Naagishubta
@Naagishubta 6 ай бұрын
​@@user-sg3ei3sb4zInta dhashiike laguugu shaqshaqo baa hadhowna lagu leeyahay shabaab buu ahaa saa adaa weerarka bilaabaye cid wax dhihi kartaana maleh sbbtoo shabaab iyo amisom dadku shabaabkaaba u daran.
@MahadHussein-zs9ie
@MahadHussein-zs9ie 6 ай бұрын
Qira iska daratay
@user-th6cb9wc3r
@user-th6cb9wc3r 6 ай бұрын
May bro ha ciishoon ayagaa lagaa ilaalinaa xabba ha ciishoon marka
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 6 ай бұрын
Ciidamada Amison ❌️ Tuugada calooshooda u shaqaystayaasha ee boobka iyo dhaca khayradka iyo dhulka umadda soomaaliyeed ✅️✔️✔️
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 6 ай бұрын
Ok
@Midnimada_umada
@Midnimada_umada 6 ай бұрын
SOOMAALI WAA DAD CAQLI BADAN, WAXAAD KU GARAN KARTA SIDA AY UGU DULQAATEEN DOWLAD LA,AAN 30 SANO KA BADAN DALKA KA JIRTAY.
@zaki2518761
@zaki2518761 6 ай бұрын
Hada oo dowlad noqone ayaa kasi daranahy 😂😂🎉🎉
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 6 ай бұрын
Muraad baan leeyahey isoo duceeya walaal yaal❤
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv 6 ай бұрын
Wllo Allaha kuu sahlo muraadkaaga khayrka ah
@samirr546
@samirr546 6 ай бұрын
Mid khayr kuu ah Allah ha kaaga dhigo hana kuu aqbalo Aamiin yaa Rabbi.
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 6 ай бұрын
Allah muraadkaaga oo san hakuu sahlo Bro
@Cumaan1
@Cumaan1 6 ай бұрын
Wlhi waa sax ana ku dhashay Muqdisho Ila hada wan layabanhy cidamada yuwandheska 😢
@maxamedcali9846
@maxamedcali9846 6 ай бұрын
Cumarow 18jira ahy daawasha waxa bilaawe anoo 16 jir nio Burundi iyo ugaan dees wexee Ii ahaayen nawad ilaalin lkn maanta lajoogo igama dhaadhaceeso waxa la yiraahdo nawad ilaalin wax la dhahho wr xataa maalinta xuriyda Hadaan maqlo lab labaa iqawp walhi ❤❤ 22:00 22:00 22:00 tanks so much wlll
@Supr93
@Supr93 5 ай бұрын
I the😂never had long to live in with and lived in my own 😅
@Aafraax
@Aafraax 6 ай бұрын
Inshallah waxn rajayaa Mar uun inaad ku so labtiid hargeisa inshallh walgu so dhawyn donaa inshllh 😊
@ashamohamed689
@ashamohamed689 6 ай бұрын
Waa Sababta naloo kala qaybiyay Somaali hadii aan nahay Somaali waa dad muuqda Waa dad dhiig leh Waa dad calool jecelsan
@zakirboss143
@zakirboss143 6 ай бұрын
Caaalamul Soomaaal waa dhulka labaad ee ugu hodansan xaga diinta iyo dadnimada waana midka labeeya Maka iyo Madiina ❤
@shankaraaj
@shankaraaj 6 ай бұрын
Hhhhhhhhhhh😂😂 been badnidaa Soomali waa yahuude
@MuscabAbdullahi-hw6dd
@MuscabAbdullahi-hw6dd 6 ай бұрын
​@@shankaraajsubxana allh Madan Muslim aheeyn wll
@HustleModeShorts
@HustleModeShorts 6 ай бұрын
dinta wa un barata kuma dhaqantid, been ha isku shegin aduunka wadan kaa liita majiro in every aspect😅
@zakirboss143
@zakirboss143 6 ай бұрын
@@shankaraaj subaxaanalaaah wllo alleh ha ku gafin
@zakirboss143
@zakirboss143 6 ай бұрын
@@HustleModeShorts hno diinta waa la bartaaa waana lagu dhaqmaaa hadaanad ku dhaqmin aduuu. Mida kleh aduuun bay kaa dhaadhacsan tahy inaan wadan liita ahay eee ani waxan isku aqaanaa wadanka ugu sharafta badan caalamka
@User7654suy
@User7654suy 6 ай бұрын
Somalidu Waa Dad Firfircoon ,Aragti Dheer.🦁💪💯✅🙏
@abumohamed7027
@abumohamed7027 6 ай бұрын
Podcast Cajiib ah. Mahadsanid Walaal Cumar. Alle ha inala jiro, Fahamkeenana ha inoo waasiciyo.
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 6 ай бұрын
Allah is one 🙏 ❤️ 💖
@mahamudh6983
@mahamudh6983 6 ай бұрын
Cumaroow halkaa haan kaa saxo annagaa la nool xabashida waa sax taarikh way leeyihiin, itobiyaanka kale marka loo eegana iyagaa ugu nidaamsan dhanka hab dhaqanka oo waa lala dhaqmi karaa lkn geesinimo agtooda ka dheer waa fulayo booto badan
@marianruun1157
@marianruun1157 6 ай бұрын
Fuley haduu yahay miyey dhul iyo.dad naga heeysan lahayeen😂😂
@mahamudh6983
@mahamudh6983 6 ай бұрын
@@marianruun1157 dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku hafiyaan itoobiya waa mayd ree galbeed aya nagu dul haya, ku darsoo itoobiya marka la dhaho xabashi kaliya maaha somali marka laga reebo hal dhag ah ayay wax ka wada maqlaan muslimkooda iyo kiristaankooduba waana 100m annaguna 15m ayaanu nahay, mrka aad ha u yaabin wll
@FarxiyoFarxiyo-ix9vm
@FarxiyoFarxiyo-ix9vm 6 ай бұрын
​al@@marianruun1157abaayo waasii jeednaa mooyee hadaan sojeesano waa noola yaabaa😂
@Lowk3y19
@Lowk3y19 6 ай бұрын
Itoobiyanka dagaal hadii lagu qaado so fudud lagu qabsan karaa lkn sidii 77 gaaladoo dhanba baa isoo hilin marka wey adagtahay
@deqaabukar7761
@deqaabukar7761 6 ай бұрын
Asc, soomaaliya waa caaqil maskax furan codkar ah lakiin musiibada waa inay ficil ama dhaqaaq wanaagsan isu diideen noloshooda iyo dalkooda. Illaahay ha noo soo celiyo kartideena Aamiin
@ibnulqayim5022
@ibnulqayim5022 6 ай бұрын
Waqooyi sidaad moodo maaha ,sababtoo ah maba jiro qof unknown ah oo bilaa tixraac oo hargaysa ama meelaha la midka jooga qofwalbana waa la yaqaan. Waa ta labaade booliska waqooyi ka jira waa mid nidamsan ha ugafin walaal hadaanad wax kle u jeedin
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 6 ай бұрын
Ninkaan soomaali oo dhan ayuu ugafaayaa kuyiri somali baa af hindi kabuuxo
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 6 ай бұрын
Somaliland dheh wll aan ku saxo, way saxanyihiin in la ogaado qofkii uyimaada in tixraac laga hayo😊
@shankaraaj
@shankaraaj 6 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar guuleso
@umusafa9915
@umusafa9915 6 ай бұрын
Wa sax adee u xanun badantahay in ciidan ajnabi ah oo gaalo u badan in ay dalkena nabad ilaalin ahaan u imaadan lkn cumar ishaar waxa sababe waa ognahay dhamanten nimankaas argagixisada aha ayaa u sabab ah oo shacabka dhigoda si arxan dara ah u daadinaayan mana ka hadashid kuwaas ma garanayo sababta
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 6 ай бұрын
Somalida Waa dad fir-fircoon macnaha waa dad xadaariyiin ah lkn dhibta haysata lamana xukumi karo ayagana isma xukumi karaan waxaa kuyar dulqaadka
@aliaothman5564
@aliaothman5564 6 ай бұрын
Waa sida shacabka ciraaq oo kale Somalidu Digtaatoor mooyee cid kale oo wax ka qaban karto malahan Somalia markii keliya ee eey isku duubneyd oo dal horumaray eey noqotay waa xilligii Gen Maxamed Ziyaad Barre isaga waxuu ahaa digtaatoor sida lasheego allahu aclam Sidoo kale Somalia marka keliya ee hadane ifafaalo fiican laheyd waa xilligii Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo uu xilka haye isagana Digtaatoor baa lagu tilmaamaye Hana is dhihin wllo gabadhaani labadaan nin beey qaraabo yihiin waxa eey labadooduba usoo qaadatay Lkn xaqiiqdaa ah in qaraabo iskaba dhaafe isku reer xitaa eeynaan aheyn Calaa kulli xaal Somalidu Digtaatoor unbaa wax ka qaban karo Sidoo kale dalka Ciraaq isna xilligii uu ugu horumarka badnaa waa xilligii Saddaam Xuseyn uu xilka haye isagana Digtaatoor buu ahaa sida aan maqlay Macallin-keyga Jaamacadda Ayaa Mar inoo sheegay in Somalidu iyo ciraaqiyiintu isku dhaqan yihiin oo Digtaatoor mooyee midkale uusan shaqo ka qaban Karin waxaa iyana xusid mudan sidoo kalane kuu cadeyneyso in Ciraaqiyiintu Digtaatoor mooyee Cid kale eeysan ka baqeyn oo uusan mideyn Karin Xilligii Khilaafadii Umawiyyiinta uu Khaliifka ka ahaa Cabdil-Malik Ibnu Marwaan ayaa khaliifkii wuxuu ciraaq udiray oo Waali uga dhigay Xajjaaj Ibnu Yuusuf Ciraaq waxay ahayd meel aad looga neceb yahay Umawiyyiinta mar walbana kacsanaan ayaa ka jirtay, CabdiMalik wuxuu arkay Xajjaaj inuu yahay qofkii ku haboonaa maamulideeda sanadkii 75H ayuuna u magacaabay, Xajjaaj wuxuu galay Ciraaq asiga oo afka u duuban yahay minbarka ayuu fuulay, cabaar ayuu aamusay mar dambe ayuu wajigiis feyday oo soo jeediyay khudbad goodis xambaarsan cidkasta oo amarada khaliifka ka hor timaado uu ugu goodinaye, waxaana hadaladiisa ka mid ahaa Reer Ciraaqow walaahi waxaan arkaa madaxyo bislaadeyn oo soo dhawaatay gurashadood anigaana sameynaayo, walaahi waaba anigoo dhiiga uga jeeda cimaamadaha iyo gararka
@kingmo6738
@kingmo6738 6 ай бұрын
Ina kabatole iyo abufala labaduba waa isaaq 😂😂😂😂 chunks iyo abufala ayay la baxeen
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 6 ай бұрын
Sababtu waa rer badiyanimada lama xukumi Karo qalafsanan
@seidhassan1053
@seidhassan1053 6 ай бұрын
Wll waan kugu idhanahay waana dhagaytaa podcasting balse hal nasteexo iga hoo, markaad qodabada sharaxayso fadlan aad ha isku sii dultaagi macnihiisa iyo maciin kiisa ayuu waayayaaye
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 6 ай бұрын
Wllhy waa markii u horaysay aan maqlayo in wllhen magacoda loo bixiyey kooxahas cataarta lkn waa maqlayo wow am surprised😊
@user-tf7wm5zz1g
@user-tf7wm5zz1g 6 ай бұрын
Aniga ayaa uga soo horeeyay daawashada muuqaalkan ee cashada ii diyaari
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv 6 ай бұрын
Cafimad Ma qbtaa😂
@Abubakr-md6kz
@Abubakr-md6kz 6 ай бұрын
ماشاء الله عليك يا برو اول مرة اشوف قناتك واتفاجئت انه عندنا شباب صوماليين ينشرون الوعي ويسلطون الضوء على مواضيع هامة. انا متأكد انه الشباب الصوماليين اللي ولدو في الخليج هم قادة المستقبل وهم اللي بإذن الله راح يرجعو امجاد الصومال استمر وحاول لو ممكن تناقش المواضيع السياسية والتاريخية والاجتماعية وتركز عليها.
@risafeboy3499
@risafeboy3499 6 ай бұрын
thanks Omar inshaaar
@abdirihmanmohamudyusuf
@abdirihmanmohamudyusuf 6 ай бұрын
Omar soonka program cusub keen
@ilhanadenilhan6122
@ilhanadenilhan6122 6 ай бұрын
Allah aqoonta hakuu barakeeyo wll omar ❤❤ jaza uu kala kheyran wll
@user-lh7dx7cf4p
@user-lh7dx7cf4p 6 ай бұрын
Waaa bababta loo gubay suuqayada somalia Ma la odhan karaa madama la ogaday in somaliada ka nooshay xaga gacancsiga
@aliaothman5564
@aliaothman5564 6 ай бұрын
Anigaba waa hore Ayaan sidaa is dhahay
@Mohmed-kw4iz
@Mohmed-kw4iz 6 ай бұрын
Cumarow aan wax kugu darsadee Channel ka magaca ka dhig Ishaar podcast 🎉🎉❤❤
@KHARHERMOHOMUT11ABOKOR
@KHARHERMOHOMUT11ABOKOR 6 ай бұрын
Isaaq is not easy 😂❤❤❤
@m.galool
@m.galool 6 ай бұрын
جزاك اللهُ‎
@user-bx6mk6th9d
@user-bx6mk6th9d 6 ай бұрын
Waxaan ahay dhalin yarada dhaaltay 2004 dawayaaqadeedee lkn waxaan ka mid ahay dadka aad u necban shisheeyaha nuucwalbo ha ahaadee waxaan kalsooni ku qabaa inaa ahay ruux dabci ahaan u dhisan qadiyadu waa wax xoog badan ee Da da oo kaliya looma fiiriyo shisheeye kalkaal rabi nagama dhigo
@Qoslaaye26
@Qoslaaye26 6 ай бұрын
Alhamdulilah 2024 dhamaadkeda wey baxaayan😮
@user-or4xl4dj7z
@user-or4xl4dj7z 6 ай бұрын
Masha allah ❤ soomaalida allha mideeyo waa dad wanaagsan ❤
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv Ай бұрын
Wallhi cumarow sida aan shisheye u necbhy ma qiyaasi karo Hawen iyo malina waan isoo Jedi doona si aan wadankeyga wax ugu qabto 🥹🥹🥹
@Haruuse-xigmaawi
@Haruuse-xigmaawi 6 ай бұрын
Mahadsanid ugaas
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 6 ай бұрын
22:50 askarika somaliga 100 dollar an ugandheeska 1400 dollars
@user-ur9zq4ce7p
@user-ur9zq4ce7p 5 ай бұрын
Omar inshaaar❤❤❤❤❤❤
@updishakurhassan846
@updishakurhassan846 6 ай бұрын
Ciidamada waxaa ka sii xun “Heyadahaan tirada badan jooga dalkeena”😢😢
@sowdocudoon7910
@sowdocudoon7910 6 ай бұрын
Somalia wa ded caqli badan wa ded mayl adag wa ded cadaw markow so dhex gala midowa wa ded qurbaha markey jogan qofka kale e somalia dhahan wa walalkey waye cilada ay leyihin wa xaasid iyo caloshoda u shaqeesta yal aya ka dhex faa ideysanayo
@samirr546
@samirr546 6 ай бұрын
Somaligu marka aanu wax arin ah oo ka dhexeyaa jirin waa walaalo qaraabo ah Laakiin marka arin dhex marto ayuu khilaafku bilaamaa isku dirku bilaamaa xasadku bilaamaa qabyaaladu soo baxdaa dagaalkuna bilaamaa!!!!!
@khalidoday8943
@khalidoday8943 6 ай бұрын
umadna umad kama caqli badna ee caqlivu in la xoreeyuunbu rabaa carab oo aduunka dad aan latirsado ahayn islaamka caqligooda ka xireeyay qabaliyadi iyo qudhun caabudkii markaasay dunidaba hogaamiyeen se inaga waxa ina haysti wa inaynaan islaamka sidiisi uwada qaadan oo intii dhaqankeena ogolna qaadano intii aynaan dhaqan ulahayn katagno hadii aan sidiisa uqaadano dunida maraykanbaan ka noqon karnaa oo caraba roman iyo persian ayaa faraha kulaaqayay ee mabda eena inaan wada qaadano uun weeyi
@mordinh
@mordinh 6 ай бұрын
I agree with you
@ashamohamed689
@ashamohamed689 6 ай бұрын
Cumer waxaa la idinka baahan yahay in aad arinkaa ka shaqaysaan oo aad Dhalinyaradaa Wacyi galisaan idinkaa codkiina Meel dheer gaarayaa U sameeya program ilmahaa In shaa Allah qayr alla ha idin siiyo
@user-kw3wo9mg7f
@user-kw3wo9mg7f 6 ай бұрын
My Omar inshaar😊
@SakaiFaarax
@SakaiFaarax 6 ай бұрын
Ustaad
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 6 ай бұрын
mawduuc murug iyo rajo ah waana xaqiiq
@user-fl4sp8yp8d
@user-fl4sp8yp8d 6 ай бұрын
Boss game Kan Ina vlog kaso sameyso ayey ahayd. It was super awesome
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 6 ай бұрын
Faraaciinta dhulka ee imaani jireen waa soomaali yemen ma eheen teedi kle waqtiyadii hore yemen somali ayaa qeeyb ka xukumi jirtay
@SUHEYB.
@SUHEYB. 6 ай бұрын
Alle haku bara keeyo
@Smaxto
@Smaxto 6 ай бұрын
ku saliya nabiga scw
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 6 ай бұрын
Omar inshar ❤
@Kbrallh
@Kbrallh 6 ай бұрын
Barafka kurdiduna waytidhaahdaa
@akram80112
@akram80112 6 ай бұрын
Somalida waxay ubaahanyihiin inay iyagu ay is aaminaan dhexdooda kaliya waxay qabsankaran waxkasta waxayna dhisi karan wax kasta
@iman1527
@iman1527 5 ай бұрын
Ogansho Wellcome back 😂
@user-fl4sp8yp8d
@user-fl4sp8yp8d 6 ай бұрын
I was in that match Wlh mashllah it was nice
@Hamze_Ali
@Hamze_Ali 6 ай бұрын
Somali waa dad nasasab ah adukaa ayaa u jeclahay xitaa waxan ka jeclahay inan u dalxisoo kurbaxa wakhtii uun baa tagii inchallah I from jabuti
@abdirahmanmukhtarchanel5084
@abdirahmanmukhtarchanel5084 6 ай бұрын
Asc Qofkasta Oo Muslima
@user-tf7wm5zz1g
@user-tf7wm5zz1g 6 ай бұрын
Wcs
@Smaxto
@Smaxto 6 ай бұрын
wcs
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 6 ай бұрын
Wcs
@raxiimacabdiwali8273
@raxiimacabdiwali8273 6 ай бұрын
Wcs wllo
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 6 ай бұрын
Wcs
@user-tf7wm5zz1g
@user-tf7wm5zz1g 6 ай бұрын
Like saar🎉
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 6 ай бұрын
كمية من المعلومة ❤
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 6 ай бұрын
Golden voice❤😊
@ahmedabdi6538
@ahmedabdi6538 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad omar inshar
@kawakawa4726
@kawakawa4726 6 ай бұрын
Faarax Allah Caafiyo
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 6 ай бұрын
Apke mera naam kiyahe Meri naam Fadumo 😂😂😂
@Saadaqcabdimaxamed-ik3er
@Saadaqcabdimaxamed-ik3er 6 ай бұрын
Luqadaada ayaa kamuhiimsan😢
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 6 ай бұрын
@@Saadaqcabdimaxamed-ik3er waan ogsoonahay
@amanaadam9123
@amanaadam9123 6 ай бұрын
Aman name mera 😅
@Faarax1234
@Faarax1234 6 ай бұрын
.
@hodododysh5682
@hodododysh5682 5 ай бұрын
Waa mere mahin meri
@Xanafixaaji1257
@Xanafixaaji1257 6 ай бұрын
Wlh hada i aminayso shaqsiga Aan ugu jeclahay baraha bulshada tahay bro waligey ma Arag waxa Aad so gudbiso shaqsi somali so gudbiyo...& rag kaloo fican lkn this zaman dadka inta xumanta kahadasha Ayay jacel'yihiin
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire 6 ай бұрын
Al ilaah raagan nagaasar
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 6 ай бұрын
Omar inshar waa reer isaq way ninkan aniga asaga iskul baan ahan jirnay ❤
@Siciid22
@Siciid22 6 ай бұрын
Suunaah ma amiinstahy😂
@NuurAlhuuda
@NuurAlhuuda 6 ай бұрын
Somalida waa qomiyad wadan mah waan dadyo kala diwan qabiilo badan kakooban kal fikar diwan
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 5 ай бұрын
😂😂😂uuuuu aaaaa uuuuu aaaaaa😂😂😂
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 23 күн бұрын
Maxaa dhacay 😅​@@Aliinaliiban1780
@mustafemaxamed1475
@mustafemaxamed1475 6 ай бұрын
Saaxiib su aal baan ku waydiinayaa? Fadlan iga soo jawab Wiilkaagi bowdada kajabey xaldiiisa halkay maraysaa wiilku masoo raysan rabaa ❤❤❤❤❤ mahadsanid
@Asma-abdalla75
@Asma-abdalla75 5 ай бұрын
Ramadaan mubaarak omar i love you 😍 😊😅😅
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 5 ай бұрын
Soomaalidii waa shisheeya kalkaal
@waliidbarre417
@waliidbarre417 6 ай бұрын
police somaliland wuu ka jiraa wll midha hano dhexracin lakin dadku amnigooda iyaga ilashada.
@kingahmed8839
@kingahmed8839 6 ай бұрын
Lkn ethopia amiin rabto taas ayaa ceeb noqon rabto
@user-ez5rz6fk5z
@user-ez5rz6fk5z 6 ай бұрын
Thanks omaar
@maryamamohammed9566
@maryamamohammed9566 6 ай бұрын
Waxan aaminsanhy carab ,Africa iyo cadaanba in aan kaduwanhy alx dabecad ahaan furfurnaan
@MohamedIbrahimow
@MohamedIbrahimow 6 ай бұрын
Dhibaatada wadankeena haysato waaa....shisheeyaha Maamulgoboleedyada Madaxdeena oon fahansaneen danta dalkeena
@AbdicasiisAli-md6fe
@AbdicasiisAli-md6fe 6 ай бұрын
thanks wllo
@munaomer8597
@munaomer8597 5 ай бұрын
Dad Kama fiicnin masa yeelay had an caqli wean nahay Aidan madani skull baabiin lahaa? Dad fudud ayaanu nahay oo dhiiran
@mohamedomar2343
@mohamedomar2343 6 ай бұрын
Dadka soomaalida waxa saan uburburiyey waa faragalinta shisheeye😢
@MrMazwena
@MrMazwena 6 ай бұрын
Aboflah waa kuwayti cumarow asalhan waa sudani
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 6 ай бұрын
Wa somali wllo
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 6 ай бұрын
Ku koray Kuwait
@MrMazwena
@MrMazwena 6 ай бұрын
@@gabarwcn1267 Mya sxb waa kuwayti baar hadduu somali yhy waa hore ayuu sheegi lhaa
@user-ye6rn9mp9j
@user-ye6rn9mp9j 6 ай бұрын
waaxa jira dadkeena kuwo aanay wacyigu gaadhin oo ihaanooyinka qaar ama calool-dooxa inoo horseeda ,subxanalah.
@zaki2518761
@zaki2518761 6 ай бұрын
Ruun marabtiin mise been somalida waxa marwalbo hoos udhigo waa jaadka ama khaadka lacunooya. We need bararujiin and action regarding that evil plant. Our two most enemy for us is Kenya and Ethiopia because they are the main distributors through out Somalia its way to keep the nation far behind mentally physically and emotionally because Khaat effect in all mentioned aspects please if you chew quit as soon as possible war waxankan Iskadaaya aniga bilaawaaye ee haleku so Daba xirto inshaAllah guul somaliweyn
@cabdi.maxamedcumar
@cabdi.maxamedcumar 6 ай бұрын
Anaga hadan somali nahay hadan fikradeyda kahadlo sidena kale wan ficanahay lakiin manihin dad muwadinin ah iyo waxaa nagu badan qabyaalada oo aan ka jecelnahay diinta islamka wuxuu nagu noqday cudurka layirahdo kansarka alow naga madowey
@user-fo9wk2nc1q
@user-fo9wk2nc1q 6 ай бұрын
Fandhaal podcast muqaalki 101... 101.Buuga halxidhaalaha barbaroosa
@user-ux4de6jp7o
@user-ux4de6jp7o 6 ай бұрын
Mar kale Omar inshar ❤
@user-pl6mg5yz2o
@user-pl6mg5yz2o 6 ай бұрын
Haddaad ku dheeshay markaad police Somalia wax ka sheegtay
@MubaarakAbdi
@MubaarakAbdi 6 ай бұрын
Wad mahadsantahy akhii omar wan tagera muqaladada lkin arimaha somaliland ama federal haku so darin muqaladada
@ANTAAY_GEMAR
@ANTAAY_GEMAR 6 ай бұрын
India Shaah xitaa waay dhahaan 6 months aan joogay.wax badan oo ereyda ayan arkay an same ka nahay
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 6 ай бұрын
Ari ❌ Adhi ✅ from slland
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 6 ай бұрын
Waa isku mid wll kaliya R iyo Dh ayaan ku kala duwanahay
@user-bs8zm3ud2d
@user-bs8zm3ud2d 5 ай бұрын
Wlhj just now baladweyne waxaa kasocdo digaal wayn oo udhaxeya HIRSHABELLE IO HIRAAN STATE 😢
@LiibaanYoung
@LiibaanYoung 6 ай бұрын
Anigoo amxaaro lajoogo Ayan dhageysanayaan podcastigaan😂😂😂
@user-ss9zd5km2w
@user-ss9zd5km2w 6 ай бұрын
Hhhhhhh😂
@hoodo9260
@hoodo9260 6 ай бұрын
Firfircoonida zaa'idka ahi waa waxa naloogu soo duuley Allah kartideena hana tuso
@user-rt1ip5jz3g
@user-rt1ip5jz3g 6 ай бұрын
M.a wad aqli badante Melfogna wad kafikiri
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 5 ай бұрын
Dhalinyaro m’a jirto waxaa loo kala qey biyeey indhaha looga rido qabyaalad hawiye doorood waa aqoonyahan ayaa lagu leeyahay😢😢😢😢
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv Ай бұрын
Anika waxaan dhashay 208lkin ma aaminsani ciidamo nabad ilaalin wana nicbhy waliba naceyb daran ciidamada shisheye oo dhan wecelada😢
@user-iz1ju1nb8g
@user-iz1ju1nb8g 6 ай бұрын
Gaangiistaray uegyihiin hortooda hadii laguugu dilaayo way kaacelinaayan ma aaminsani
@zakariaguedi9261
@zakariaguedi9261 6 ай бұрын
Shakhsi shakhsi , shirkad waynu u fiicanhy lkn bulsho ahaan iskugu ma xidhanin ( dowladii isku dubaridii lahyd OO siyaasigu hormoodka uhaa lahaa baa inaga maqan) , nasiib xumo tuug weeye siyaasiyiintu , soodhaha qabiilka ku ciya umada si ay dano gaara ugu fus shadaan
@kaamildaahir3956
@kaamildaahir3956 6 ай бұрын
Yaa ila aaminsan ineysan waxba nugu soo kordhin ciidamadan dhibaato mooyaane wxn isweydiiyaa mxy qabtaan horta
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 6 ай бұрын
I'm proud to be Somalilander 💚🤍❤️👍 Reer somaliland weeye labadan nin
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 6 ай бұрын
hhh abu fala wa abgaal 😂
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 6 ай бұрын
@@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu subxanallah waar wiilka ha ceebayn ilaahay baa Somalilander ka dhaliyaye 😀😀
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 6 ай бұрын
@@mawiidcali6786 yaa nio hurdad ka kac wax soomaliland ladha majirtee mida labad nibku wanin abgaal murana male
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 6 ай бұрын
@@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu waar riyoonaysa wax Somalia layidhaahdo ma jirto beri hore ay burburtay jamhuriyada somaliland habaarkiinu waxba ka tari maayo, labadan Nina waa somalilander idinka caqli ma lihidin heer ma gaadhan
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 6 ай бұрын
@@mawiidcali6786 waxba balaha iga yaacay miyad wali riyoonaysa nin ku wa abgal
6 Shay oo khatar ku ah raganimadaada | Fandhaal Podcast 82 |
23:27
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 42 МЛН
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 37 М.
Shaxda noqoshada Laba xaniyood !
17:55
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 81 М.
Rootiinkaan Wuxuu Kaa Dhigi Laacibka Taariikhda ugu Fiican :
14:57
Al Imaam Ashaafici | دع الأيام تفعل ما تشاء |
14:09
Saamaynta Xiriirka Guurka ka horeeyo | Fandhaal Podcast 90 |
26:10
Maxaan Uga soo Horjeedaa Tabliiq Jamaacaat?
11:22
Omar Pod
Рет қаралды 84
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 75 М.
Xaqiiqada ugu Sugan Noloshaan | Fandhaal Podcast 102 |
27:11
Omar Inshar
Рет қаралды 32 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН