Ani waxaa isoo martay maalin ayaa meel nalagu casuumay maarkii cuntadii naloo keenay ayaa wiil mobile iskala so baxay in yar isuga kulaha sawiro ka qaadane. yaab!
@hamsemuhumed16805 ай бұрын
Legendary ayd thy zxp hore u soco
@sheybaaniboy31515 ай бұрын
Wow waa mowduuc xasaasi ah oo aan sugaayey
@MohamedabdiGuhaad5 ай бұрын
Yes bro❤❤❤❤
@dahabomaxamedibrahimmomdah5075 ай бұрын
Thanks teacher ❤❤❤
@MaxamadCarb3 ай бұрын
Walhi wax sax ✅ ah ka hdashay ustad😂
@Kumbaofficial-j9p5 ай бұрын
Thanks ustaad❤
@b.00.005 ай бұрын
Tiktok waxan ku soo biiray 8 bil ka hor dhabtii wa meel ay ka buuxan dad dhimirka ka xanuunsanaya,caruur iyo Dhalinyaro fasaahdsan, mahadsanid Wan ka helay mowduucan❤😊
Ust Abdirashiid Sh. Ahmed Ayantn mlin walba Vedio cusb so gelinoysa Waxan ka Codsanaya haddaaii aad awoodo inaad Maalin walba Vedio cudub no so upload-gareyso Waxan ka mid ah dadka Aad ugu yiraaqsan Vedio-yadada Mahadsanid
@ClaahiMoha-sm6jk5 ай бұрын
Appka magaciisa isheega
@jalaalmedia5 ай бұрын
Tiktok Account Waan Lahaa Markaan In Badan Dhex Muquurshay Oo Aan Ku Daalay Waan Iska Daayey الحمد لله
Dadka baraha bulshada isticmala maha dad wax baran kara ama nolosha wax ku so kordhin kara
@YourFreedom15 ай бұрын
Sax waa siida maadoriyo oo kale
@ahmedhussein7605 ай бұрын
SOO BADI MUQAALADDA NOOCAN AAH PLEASE 🙏
@khalidoday89435 ай бұрын
anu meesha kaliye aan dhax quuso waa twitter iyo yiutube tiktok na waaban iska saaray
@AbdiShakur-f1s5 ай бұрын
Isku mid aya nahay sido kale wikipedia
@mohammedbashiir81865 ай бұрын
Ust Su'aal ??!! channelkaaga kle ee Sheeko show Qof kle ka so hadlaayo Maxaa qaldan ???!!
@Inasuldan12355 ай бұрын
Tiktok iyo snapchat waa meel lagu ba,ay aadna uma isticmaalo youtube baan uga badanahay
@suhaibismail78895 ай бұрын
Kwrn ka 2 plattform anan isticmalin😊
@Cabdilaahicumar-y3b5 ай бұрын
Fecepooka dhinaca kale waxaa ku jiro dad mar marka boostiyada qosol un iska saaraa xitaa kuwa murugo ah kuwa xanaaqa dadkaas waala yaawey wax aan laku qosli karin ay qosol iska saaraan😮
@saabiriinaxmadmaxamad79475 ай бұрын
toos AA iigu dhaga hadashe😂😢
@yaxiaosmanahmed74205 ай бұрын
@@saabiriinaxmadmaxamad7947 😂😂😂
@SaidBinYusuf5 ай бұрын
😂😂
@MaankaCade58885 ай бұрын
Wow me
@Kheerjecel5 ай бұрын
😂😂😂😂 waad asiibtey
@AdeshToti5 ай бұрын
❤
@FardosaDiamond5 ай бұрын
Beenta maheeen 4sano ka hor waxaan ahaaa qof wax aqriyo comment badan lkn hada waaaba dhibsanaa inaaan wax qoro 🙈
@Cabdilaahicumar-y3b5 ай бұрын
Ani waxaan rawaa inaan fecepook muqal soo gudbiyo kanoqdo laakin shibta aan ka cabsanayo waxey tahey muuqaal waqti kasoo bixiyey aan diyaaryey in marka pegeka soo dhigo aan la daaawan😢😢😢😢
@Abucadnaan5 ай бұрын
Waxaas wa caadi adi bilow cid daawata lawaayi maayo
@Ninweyn-5 ай бұрын
Dadaala Wuu Gaara
@AbdiShakur-f1s5 ай бұрын
Qof walba bilowgi lama daawan jirin lkn si tartariib ah ayaa lagu bartaa teda kale qofka waa inuu hal mowluuc xooga saaraa sida siyasada dagaalda ama arimha bulshada shactirada
@AyoubOmat5 ай бұрын
2 maisticmaali😊😂
@user-josephinho5 ай бұрын
Waa sida ashraf la ueelay oo kle😂
@COLOW-HAGI5 ай бұрын
Waa Muuwduuc heersare ah , mahad sanid
@Beesjeel5 ай бұрын
Si wacan ayaad u fiirsatay dadka Tiktoka isticmaala iyo dadka FB isticmaala isku wacyi maahan runtii taasna marhoraa arkay!
@rakbah.c5 ай бұрын
Yotoubka isaga maa ka qalaysay ?
@SaciidAbdiqadir-zg5ke5 ай бұрын
zhp youtube wax ayaa laga faaida wanagna waa ubadn yahy
@rakbah.c5 ай бұрын
Wacyiga dadka isticmaala ayaan kahadalayaa sxb
@xasanxusen67705 ай бұрын
Mahad sanid macalin
@MrMassalo-045 ай бұрын
Libaax
@omar911-if3du5 ай бұрын
war liikta usaara
@HappykidsWithLarry5 ай бұрын
If you know English you can reply to me only if you know English the authors no😂😂😂😂 if I come back to the topic that this KZbinr talking about if I guess it is your favorite cute and interesting and also important and I never watch a video like this and I think I will not but I'm hoping
@saidabdiugaas97135 ай бұрын
😊
@AbdiShakur-f1s5 ай бұрын
Are you English language student
@Karama.editor5 ай бұрын
Muqalkan oo dhax marayo ayaa Facebook geyga aaday wax fican ima soo baxayo wax dhaqan xumo lee iso baxaya🤮
@mustafeabdi67525 ай бұрын
Alaba waxad ka hadasha wax xaqiiqda ku salaysan.
@Marshalwarso5 ай бұрын
jaahilkan wa iga qosliyay waayo waxan u sheegaayo wa qurafaad wax ka jira ma jirto wa been iska caad wa nin jaahila ah waliba wa oromo afsomali bartay ama wa haf -somali wuxu beenta u sheegaayo wa si u lacag u heeelo wa qof xun oo lacag jecel xiita kuntadiisa ibinaaya shit