Dadkii Laynka Booliska laga raray oo fariin u diray Xukuumadda iyo Ganacstadda.

  Рет қаралды 3,864

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 27
@iqroali7019
@iqroali7019 9 ай бұрын
Viiva viiva somaliland❤❤
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 9 ай бұрын
Muuse ilahay umada ha dhaafiyo waa manaxe walahay
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 9 ай бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah ilaahay ayaa idin xisaabin maalinta aanu qofna awoodlahayn maatida jilicsan eed kutumanaysan
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 9 ай бұрын
Cunsuriyad looma baahna somali iyo oramo waa dad isku mid ah oo Walaalo ah inta islaamka ahina waa iska xignaan
@SNAcomando
@SNAcomando 9 ай бұрын
Hoyada silked bey walalo yihin doqonta ku dhashay wase orome xage walalo ku noqoney dhilada ky dhashay wase oo sinjigiisa inkiray nacladi rabi hakugu dhacdo adiga iyo inta sinjigoda ibsatay Oromo melna nagama soo galan Somalia waa somalia Oromo waa Ethopian ethopia waxba nagama dhaxeyo anaga iyo Ethopia dagaal bes baan ku kala baxeyna somalia is the somalia Ciid aan walalo nahay ma jirto somalia bes baan walalo isku ah Adiga waxad tahay ethopian maxad isku qarine hadu sinjigaga somali ahan lahay oromo walalo nahay ma dhihi laheyn xeywanta ku dhashay wase ha is qarin waxa dagaal ehen nama.dhax marayo hada mash ruuc dadkeyga kuso qadaten dadkeyga waxba kama badali kartan cidan nahay waad taqano somalia dagaal loma shego adigo taagero hesta baan ku xasuuqay oromada ku dhashay wase dhulka aad hestan baan usoo socone ee difaaco jigjiga ino balan ah
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 9 ай бұрын
Muse Ilaahay ina kaar kugu rid Amen
@nimonimco3063
@nimonimco3063 9 ай бұрын
Dadku waa walaleheen aynu u naxariisano. Iyagana waxaan leeyahay wax walba Somalaay Dawlad lagama sugee wax qabsada. Masajid hadi aanu jiri dee Mawlac samaysta.
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 9 ай бұрын
wlhi ilmo igusooo istaagtey wr dadkaaa dawladu wax ha uqaabato oo iskuul masjid madaaris iyo basas waaa cabasho asaaasiga ahaaaa. Dawladu dadka wax hauqabato sida ugu dhkhsaha badan weliba dadka halkaa lageeyey ciidanka Poliska ubadan yihiin. Somaliland/Sanaag/Yufle
@suldanhamzehazzan4675
@suldanhamzehazzan4675 9 ай бұрын
😢😢😢 Bal maxaan ku macneeyaa waxan dhacaya? Waar Dumarkan ooyaya Dawladoodii meeday ? 😢😢😢😢😢😢😢😢
@a.m.9096
@a.m.9096 9 ай бұрын
Dawlad Ma jirto, Laakiin Muuse "Kaligii Taliye" baa jiraa, taa ha la ogaado. Ama ninkan iyo kooxdiisa (Calan Cas - Salebaan Nuur, Ina Kaahin, iyo nin iyo naag kastaba Xukuumadan Kulmiye uu shaqeeyo) ha laga saaro dalka, ama uu daa si ay waxa inoo hadhay inoo burburiyaan. Shacabka maxay uu hadli waayeen, odayaashan baa mustaqbalkiina ku ciyaarayaa afar iyo labaatanka saacadood. Wadahadaladan qarsoon ay markasta samaynayaan ma wax suurto-gal baa? Waar suaalahan ha la is waydiiyo dadkayow. Muuse iyo Xukuumadan Kulmiye dalkan way iibanayaan, iyo shacabkaa way iska daawanayaan. Ilaa aan bedelno oday kastaba ku raagay Golaha Guurtida, iyo Madaxweynaha iyo xukuumadiisa, wanaag ma arko. Ka bilow 2012 ilaa maanta, dalkii ayaa la iibinayay, ka bilow Wasiirkeenii hore ee hawada (Maxamuud Cabdi Xaashi - KAAH) waxa uu saxiix ku duugay in xuduudka sare ee hawada Somaliland lagu wereejiyo Somalia. Waa fal khiyaano qaran ah, ilaa maanta oo Berbera la doonaya in gacanta Somalia la geliyo.
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 9 ай бұрын
😢Dulmiga ilaahay baa naftiisa ka reepay
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 9 ай бұрын
Madaxdii ilaalin lahaydana dadka jilicdasana ee kuwa damaca xun ka qaban lahaydana ayaaba hormuud u ahna barokicinta,boobka danyarta ahna alle dulmiga kuwa xooga isbidiyana alle deg deg ha uga qabto .waar hooy illahay wuu ukaadiyaye يمهلا ولا يهمل idinama hilmaamsanan.
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 9 ай бұрын
Ilaaahay halaga baqo oo dulmiga ka daaya dadka.. Sidani waa ceeeb walahi.
@hyusuf2207
@hyusuf2207 9 ай бұрын
Askartu way ku dulmanyihiin somaliland wasiiraduna waydergeen caloolwaaweynyihiin
@faysalmire7624
@faysalmire7624 9 ай бұрын
Tuug
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 9 ай бұрын
Dawladu wax lasts qaban maysee shaqo taga
@SMAILXAYDER
@SMAILXAYDER 9 ай бұрын
Dowladi ma jirto wax iska celiya
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 9 ай бұрын
Ina aw siciid cuqubo Alle kugu rid.
@faysalmire7624
@faysalmire7624 9 ай бұрын
Kulmiye anyax
@nacimamohamed7244
@nacimamohamed7244 9 ай бұрын
SIYAAD BARE DADKA GURYUHUU UDHISAT ASKARTA MARKAAD KAQDATEEN. MSRKAA MIDINKAA DHAMA ISGAA IDINKA FIICANAA
@aminafgh2127
@aminafgh2127 9 ай бұрын
afwaYne wax uunaga dumiya mooyaane waxnooma dhsin laynka bilayskana ingiriis baa dhisay iminkan itaanu dadka ku dumin ayaa laga raray
@sacdamaxamed5937
@sacdamaxamed5937 9 ай бұрын
Wlo ingiriska dhisay tarikhna mataqanid siyadna illahayba laxisabtami anigu macaya maytida tana madafici karo dulmiga alla majecla alla hawgargaro
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 9 ай бұрын
Cuqubadii baa kasoi dhalaashay Dawlad kulahaa hh riyaad ku jirtaa
@nacimamohamed7244
@nacimamohamed7244 9 ай бұрын
IDINKAA UGU QOOTI BADAN SOOMALI MAXAAD LAQEYSIIN DAROODKA HABLIHINII QABAA SAGAL MUSTFE INA HAAJI OKTOBAR INTAASBA. DAROOD AYEY MINYARO UNOQDEEN
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 9 ай бұрын
Marka muusow markale madaxwayne sii joog. Dalkeena nimcaa fadhida
Goob akhris oo haweenka u gaar ah oo Hargeysa laga furay
8:56
MM Somali TV
Рет қаралды 2,3 М.
Gungaarka Argagixisadii Ninka Meydka ku fariisiyey.Xukunka Maaxi & Khaalid.
36:29
Somali National Television
Рет қаралды 10 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 31 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 80 МЛН
Qoysaskii Line-ka Booliska laga raray oo hadlay.
12:01
MM Somali TV
Рет қаралды 2,3 М.
Ciidanka Booliska oo qabtay nin xaday hanti aad u badan.
11:24
MM Somali TV
Рет қаралды 9 М.
SAFARKII KOKO BULLE EE MUQDISHU
13:49
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 189 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН