Ciidanka Booliska oo qabtay nin xaday hanti aad u badan.

  Рет қаралды 8,586

MM Somali TV

MM Somali TV

7 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 32
@alinuromer5876
@alinuromer5876 7 ай бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤ Somaliland Police 🚔 ❤
@amiinfaysal-rq3di
@amiinfaysal-rq3di 7 ай бұрын
runtii waa kiis ay adagtahy baadhistiisu lkn waxay kutusinaysaa daacadnimada poliska somalind iyo isku duubnida shacabka mnsha alha hanbalyo hanbalyo horay u socda ❤❤❤❤😊😊😊
@iqroali7019
@iqroali7019 7 ай бұрын
Guuuuuuuuuuul somaliland❤
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 7 ай бұрын
ilahy ceeb ha asturo ninkaasna reer kiisa ha la hawl galan oo ha soo daayan wax kasta way dhacan aduunka
@axmedcabdi8649
@axmedcabdi8649 7 ай бұрын
Qof walan oo xanunsanaya ayu inaga warmaya qof cafiimad qada wx ma sameyinkara
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 7 ай бұрын
Waa in abaal Marin la siiyaa Madaxa Baadhista ee Saldhigan
@albaaniali7387
@albaaniali7387 7 ай бұрын
Insha alla walaahi waan qirayaa aniga aad ayaan udabagalay isla baadhaha waana daacad bilaa dirays ayuu ahaa wana nin adag guulayso taliya
@boonxasan4002
@boonxasan4002 7 ай бұрын
Waa kii na heloo kale
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 7 ай бұрын
Jhhhhhhhh deee wuu xanunsanayaaa ma ninbaaa is xada.waar.ninka dhakhatirka dhimirka geeeya waa iga talo😂😂😂
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 7 ай бұрын
Dadka meheradaha leh lacagta maxay la dhex dhigtaan iyaga og in business lacag ku dhex gubteen
@CiristinaoRonaldo
@CiristinaoRonaldo 7 ай бұрын
Meeshu marhadii ay goob ganacsi tahay lacag la dhigto laga waayi maayo xitaa hadii ay akoonada lacagta ku shubaan waxbaa ksoo hadhaya kaash ahaan loogu bahanyahy
@Daacad-wayn
@Daacad-wayn 7 ай бұрын
Xayaysiiskan,ayaanlayaabay sacuudigu inaga ayaa ka iibina hilibka oo mahaystaan .hadana caanaha ayay inookeenaan ,aaway .caaneheenii?
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 7 ай бұрын
Kķkkkkk sacuudi iyo caanaa waa caqli foorara
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 7 ай бұрын
Dhalin yaro aduunka waxa ugu qaalisan maaha lacag ee waa sharafta .ilaahow sharafta hanaga qaadin .
@user-tc6bm7ep4p
@user-tc6bm7ep4p 7 ай бұрын
Police isku cajiip seen ufurna bay idhahden isagiba hor cararay oo kuleh ana furya waabay cade mxa ogaysiiyay halka uu kaso furayo hdanu isagu hore u marin
@albaaniali7387
@albaaniali7387 7 ай бұрын
Lkn lacag badan ayaa maqan
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 7 ай бұрын
Oo suuqu waardiye guud malaheyn miyaa
@albaaniali7387
@albaaniali7387 7 ай бұрын
Walaahi baanu midhkaa qabin ee habeenkiiba waan xaqiijiyay in uutuug yahay waanan ugu dhaartay hadana sii ay dhiida iyo boolisku way iraadinaayeen oo warkaygii ayay ku hawl galeen
@CiristinaoRonaldo
@CiristinaoRonaldo 7 ай бұрын
😂😂
@maxamedcaabi9429
@maxamedcaabi9429 7 ай бұрын
Waligay wx ka imanla oo ka liita ma maqal
@albaaniali7387
@albaaniali7387 7 ай бұрын
Annaa maqaska lahaa waalaxidhay????
@albaaniali7387
@albaaniali7387 7 ай бұрын
MARLABAAD GURI CIDLO AH AYUU LACAGTA GEEYAY OO ALLAA XAFIDAY EE CAQLI MALAHA CILMI MALAHA OO DHUL BAABUUR MEHERAD NIN ALLA WAX SIIYAY KKKKKK XAAJI TUUGO
@albaaniali7387
@albaaniali7387 7 ай бұрын
Wuxuu yidhi shan moobil ayuu iska xaday
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 7 ай бұрын
*TALIYE SHACABKU WAY IDINLA SHAQEEYAAN WAA SAX LKN BOOLISKU SHACABKA SI WANAAGSAN ULAMA DHAQMO GAAR AHAAN MARKA LOOGU TAGO SALDHIGYADOODA, AFLAGAADADANA WAA DHAQANKOODA, INTA BADANNA MAAHA TALIYAYAASHA SARE EE WAA DHALJIN YARTA EE INAMADAAA BARA EDEBTA BOOLISNIMO MAHADSANIDIIN
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 7 ай бұрын
Aabihii buu ku W maaha🤣
@ismailmahamed
@ismailmahamed 7 ай бұрын
Xalaal buu xaday Allah ha sooo hadeeye
@albaaniali7387
@albaaniali7387 7 ай бұрын
Xashiishada ayuu isticmaalaa
@IbaadoAli
@IbaadoAli 7 ай бұрын
​@@albaaniali7387alah ceebtiisa ha asturo inaanu caafimaad qabain way iska muuqataaa qof xashiisad cabaaya caqligiisaa qaybi mawab thye
@albaaniali7387
@albaaniali7387 7 ай бұрын
WAXAA kahoreeyay xagani way jeexantahay oo xagiisa ah iyo xaga bakhaarka oo isagu dhacay furay Haa lkn inankii Cali ee lala xidhay furahana lahaystay naftuunbaan kabixin markii tuuga lala xidhay waliba dilaac baranbaro marin waxaananu aragnay inta police ka iman markaa markay wax dhacaan police la aan yaan lafurin sicadaymaha loo tirtirin
@Drnajaaha1
@Drnajaaha1 7 ай бұрын
Wadanki bank dawladeed oo dadka ganacsatadu dhigtaan baa loo baahanyay
@iqroali7019
@iqroali7019 7 ай бұрын
Yaab iyo ceeeb
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 76 МЛН
Xudunta Colaadda Soomaalida iyo Canfarta , Xog kaa qarsoon?
45:34
MM Somali TV
Рет қаралды 12 М.
Jawiga Golaha wakiillada ee saaka.
2:13
MM Somali TV
Рет қаралды 2,4 М.