DAG DAG IGU FARAX AMA IGA NAX WAYDHACDAA CALOOSHAAN XIRTAY

  Рет қаралды 68,642

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

Күн бұрын

DHIBATADU CIDNA LAMA DHALAN EE WAA WAREEGTO II OY AMA IGU QOSOL WAXAAN AQAN WAYDHACDAA
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS

Пікірлер: 837
@ayanabdullahi1811
@ayanabdullahi1811 2 ай бұрын
Alaa waa filter dhamadka Markey jedsato firi waa dareeme😂 hoyoy Maxad inugu dhele
@Abshirohaji
@Abshirohaji 2 ай бұрын
😅😅😅😅
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 2 ай бұрын
Hoogaaay iga taag wlhi wan naxaay😢
@Mbappagood
@Mbappagood 2 ай бұрын
❤❤❤sorry mamama
@deka0494
@deka0494 2 ай бұрын
Somali people are rude wallah. This is not a filter. Fear Allah
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 ай бұрын
@@luulabdulahi7617waa run Walahi
@user-er7zk3ed8u
@user-er7zk3ed8u 2 ай бұрын
Islantaan saan ma lacaag jaceyl lee. Miyaa waar ilaahey ka cabso beenta daa
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 2 ай бұрын
Waligaa ha la tagin xaqiiqadav ayaad nala wadaagtaa❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 walal nabar xaqdaro Allah xaqaga kusiyo sister forward with your life and good luck with everything you choose in your life I will support you youar sister from Nederlands 💯💐
@habonsudi3399
@habonsudi3399 2 ай бұрын
Bisinka Allow kaa yasir Aamiin 🤲🏼. Malyun take care of yourself Abaayo
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 ай бұрын
Ax ax ax Mama Malyuun cadawga sidan ku dilay Allah ha soo qabto wa xasiid wa jiga ka badalay , keep going ❤❤❤❤
@user-sr1ul7tx6q
@user-sr1ul7tx6q 2 ай бұрын
Mom ilhy ha ku cfiyo cimri dheerna ilhy ha Ku siiyo Cadowgane ilhy ha Ka qabto Wy dhacdaa marka yaabo aan ayaa iscmaala ilhy ha inoka daaya
@fatushaanajamac8888
@fatushaanajamac8888 2 ай бұрын
in aanan weliga kelmad xun ku oran ayaa igu filan alle haku caafiyo mamo xaqaaga Allah ha kusoo dhoweeyo keep going
@maxamedcqaadir8787
@maxamedcqaadir8787 2 ай бұрын
Ax ax ax wanka xumahay mamo malyuun waxkudhacay Ankara idinku dhacay maxaysameyeen alle hakuusahlo waydhacdaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulxno7469
@abdulxno7469 2 ай бұрын
Be strong beautiful ❤
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 ай бұрын
Hooyo guulayso ✅ lkiin belo hasaadsan waan ku baryayaa ee ✅💯
@HawaHasan-ef9ld
@HawaHasan-ef9ld 2 ай бұрын
Branka miyaa mise mamo dhibato lama saadsado
@nuragure2954
@nuragure2954 2 ай бұрын
bisinka wallal yaakudiy Abaayo ilaahay hd akucaawiyo ❤❤❤❤
@nawalismail3360
@nawalismail3360 2 ай бұрын
Raali. Ahow habo waad ka boodaysah inshaaallha
@QURAAN88
@QURAAN88 2 ай бұрын
Ilahay ha ku caawiyo Waa ayo wax gabdha sidaa yeelay Waa geesiyad mama malyuun Ilahay cadowga ha jebiyo walaal sharf Guulayso goorwalba Habiibtie❤❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 2 ай бұрын
Allaah ha ku cafiyo insha Allah 🤲 🤲
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 2 ай бұрын
Subxanalah malikiqudus ilaahay haku gargaro
@Ugbaad_Araweelo
@Ugbaad_Araweelo 2 ай бұрын
Horta yaa ku diley bal warka kale iska daaye yaa ku diley
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 2 ай бұрын
ma aragtay adi ya dilay wey dhacda mxa waye
@Ayaan344
@Ayaan344 2 ай бұрын
Mamo malyuun quruxeey ❤❤❤❤waanka naxaye yaa saas kuu galay subxanallaah. Wadna xanaqsantahay wuxuna filtar baad mooda run baan kugu baranaye
@jawahirjiijo545
@jawahirjiijo545 2 ай бұрын
Subxanallaah yaa saas yeelay gabadha
@barlinmohammed3129
@barlinmohammed3129 2 ай бұрын
Alaha kuboga dhayo mamo alahana kucafiyo
@hibahassan781
@hibahassan781 2 ай бұрын
Wlhi wa filtar
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 2 ай бұрын
Sheekadan weligeed bay tiqiin sheekooyinka beenta ah waagay cusbayd intay isasoo oohisay ayey tidhi wiilkaygi baa idilay dhawr cisho kadib ayey soo gashay markaasay tidhi been baad idiin sheegay wiilkaygii ima idilin yaa dilay may sheegto cidda dishay
@halimoaden3264
@halimoaden3264 2 ай бұрын
Ina ilaahi wa inga ileyhi raajicuun,qofwalba wuxuu gayso Ilaahay baa ka abaal marin,subxaana allah,Ilaahay ha ku caadiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@baladomar7798
@baladomar7798 2 ай бұрын
Walaalo qof wanaagsan oo Sharaf leh baayahay hora usoco guuleyso walaal malyuun
@Adsc1000
@Adsc1000 2 ай бұрын
Allah ku bogodhayi inshaallah cadow gagu uu jabii wa laqaban Mayuun wad cafimadi ❤
@MsryanCali-vs9mk
@MsryanCali-vs9mk 2 ай бұрын
Waa kaxumahay waxa kugu dhacay walaahi Wejiga waa paspor Ala xaasid sanaa qofka wejiga kadhaawacay Quruxdaada waa laquuri waaye Waxa ku farxay waa xaasid subxaana laah
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 2 ай бұрын
Waa filtar
@user-cw2rg3qh3i
@user-cw2rg3qh3i 2 ай бұрын
Bismillah maamo maxaa kugu dhacay yaa ku dilay aniga neirobi baan jooga garabkaaga ayaan taganahay maxaa ku helay see wax kuu gareen yaa ku dilay 😢😢😢😢
@hafsomedia3638
@hafsomedia3638 2 ай бұрын
It looks really to me i hope you’re ok ❤❤❤
@ifka-nuuraabdi4345
@ifka-nuuraabdi4345 2 ай бұрын
Walaal ilaahey ka baq oo waxaanad helin alah haka baryin
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 2 ай бұрын
Mamo maxaa dhacay yaa sidaan kuu dhibaateeyay xageese sidaan lagugu yeelay Allaha ku caafiyo Mamo
@nafisahaji8501
@nafisahaji8501 2 ай бұрын
Subxaanalaah. Ilaahay gacmaha idinka jar
@mahadali1698
@mahadali1698 2 ай бұрын
Walahi aad baan kaaga naxay allaha kuu booga dhayo
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i 2 ай бұрын
Ilaahay ha kaa yasiro qofkii ku wax yeeleeyey ilaahay ha la xisaabtamo insha'allaah
@cisecise425
@cisecise425 2 ай бұрын
Gacmaha allaha ka goyo kuwa dilay
@saidaabdulle5819
@saidaabdulle5819 2 ай бұрын
Habo maadsheegtid dadka sidaan kuugaley?
@animocade6498
@animocade6498 2 ай бұрын
Alaha kuu dhibdhaafo mama
@miskifarah4859
@miskifarah4859 2 ай бұрын
Maamo malyuuneey suubaneey Walaahi waan murugoodey ee amaad na dhahdaa waa prank hadeysan aheyna waa qalad wixii saankuu galey ALLAAH hakaa qabto adna ALLAAH HAKUU BOOGA DHAYO AAMIIN YAARABI 🤲🤲
@abdirahmanmohamed7621
@abdirahmanmohamed7621 2 ай бұрын
Mama malyun qofkii kudilay nooshek tilaaba an kaqaano
@annaahmed2564
@annaahmed2564 2 ай бұрын
Filter weeye malyun weeye ciyaareysaa waxa oo kale laguma ciyaaro malyun ma laaik baa garbahaaga saaran istaqfuru laah dheh mar badan baan ku aragney adoo nooc kasta iska dhigaya no surprise thanks for sharing.
@sacdiyo172
@sacdiyo172 2 ай бұрын
asc mam ilhya haku cafiyo wan ka xunhay dhawaca ku sogaraya ilhya hak kaabqto cadwagad
@asmaabdiazizhassanfarah1434
@asmaabdiazizhassanfarah1434 2 ай бұрын
Rabi haku caafiyo habo
@faaeem4805
@faaeem4805 2 ай бұрын
Allah yacfiiki
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 2 ай бұрын
Be strong , be nice Allah caabud
@abdilkadirfaarax2436
@abdilkadirfaarax2436 2 ай бұрын
Reerbicidyahanka Toronto waa Ku xumahey ❤❤
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 2 ай бұрын
Mamo yaa ku dilay ka hadala?
@user-wm9hd4sm7b
@user-wm9hd4sm7b 2 ай бұрын
Ax ax maaamo wankaxumahay maamo rabihakaaceliyo cadawga yaa allh🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭💔💔🤲🤲
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 2 ай бұрын
Wllkey ayaa filtar igu siray ayaan dhaweed yaakudilay aadhahay🤣🤣🤣🤣🤣🤣 fiiltar in uuyahay lama fahmaayo laakiin waa fiiltar
@user-gd1gr7xw8s
@user-gd1gr7xw8s 2 ай бұрын
Asc mama malyuun illaahay wixii shar ah ha kaa qabto
@hafsomedia3638
@hafsomedia3638 2 ай бұрын
Malyun 8 years ayay runta ka hadlaysay qof badana ma ahan waa Qofta kaliya ee runta ku joogta baraha bulshada wax kasta oo aad samaysaan you can stop her Malyun Allah kuu boogo dhayo Aamin 😢😢❤❤❤❤
@abdiqaniaden8551
@abdiqaniaden8551 2 ай бұрын
Allaha Ku Caafiyo Aamiin
@joker83764
@joker83764 2 ай бұрын
Mashallah
@hothaali648
@hothaali648 2 ай бұрын
Walhi an ka xumahay cidi kugu xadgudubtay alle ha ku tayasiro mamo❤ ❤❤❤❤❤
@JojoMohan
@JojoMohan 2 ай бұрын
Sore hoyo mcnto ilah ha ku xafido wlhi waa Ka xumahy sore
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 2 ай бұрын
Acuudubilaahi alloow na caafi oo na hanuuni wa baranki aya ku amina
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 2 ай бұрын
Alaah haku cafiyo mama
@faizamohamed1
@faizamohamed1 2 ай бұрын
Kuwii sidaan ku yeelay ilahy gacmaha haka gooyo sharciga la tiigso ilaahay haku cafiyo mms
@user-pz1mp6gj6n
@user-pz1mp6gj6n 2 ай бұрын
Malyuun Cali waan kaxumahay,
@burhandahir-gj9ec
@burhandahir-gj9ec 2 ай бұрын
Walale side wax u dhecen ya Ku diley no sheg
@woderfullwoman1099
@woderfullwoman1099 2 ай бұрын
Ilaahay haku caafiyo qaali ❤
@shamsohashi9113
@shamsohashi9113 2 ай бұрын
Asc abaayo malyuun aad baan uga xumahay waxa kugu dhacay ilaahay cadaw kuuma jabiyo
@rukiyamohammed2025
@rukiyamohammed2025 2 ай бұрын
ilahey ha ku cafiyo inshallah
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 2 ай бұрын
Kkkk haabweey dhacdaa adigu ha niyad jabin mamo
@Fotballmo
@Fotballmo 2 ай бұрын
Maxad belayo ugu yedhanysa maanta
@sahra8422
@sahra8422 2 ай бұрын
Mamo ilahay hakuxafido mamo meesha kakalay mamo sorry macanto
@ayubabdalla4031
@ayubabdalla4031 2 ай бұрын
Waaba naxaye mamo malyun maxaa kugudhacay lkn indhaha way cad cad yahiin ilahay hakaa qabto cadawga
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 2 ай бұрын
.walaahi.waan.kanaxay..maama.malyuun.alle.haku.caafiyo
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 ай бұрын
Hooyo guulayso ✅ ✅💯💯🤲🤲
@jassiryt5111
@jassiryt5111 2 ай бұрын
Horo usoco heegin qokaa hadhay oo danbeeya cadowgaagu hajabo
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 ай бұрын
MOM0 Malyuun, Cidkuneceb Majirtee, Yaa kudilay???
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 ай бұрын
Maxa ku dhacayii mama malyun
@RB-up7dt
@RB-up7dt 2 ай бұрын
Walaashey ilaaheÿ ha kaa qabtu cawga
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 2 ай бұрын
Insha Allah guul
@KhadraHasan-xe2me
@KhadraHasan-xe2me 2 ай бұрын
All edo mcn wanukujecelhy ilhy nabar xaqdaro hagaga dhigo❤❤
@sakariye4279
@sakariye4279 2 ай бұрын
Warya maamada sida u dilay 😢 inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun war dadkan xumaa
@user-tr3on2xe3w
@user-tr3on2xe3w 2 ай бұрын
Mamo ya sidan ku galy insha Allah wd ka cafimadi
@faizaibrahim4850
@faizaibrahim4850 2 ай бұрын
May God bless you and keep you save mama malyon♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲 you are a strong woman keep going and keep being always strong ❤❤❤❤❤❤
@millgoheff3577
@millgoheff3577 2 ай бұрын
That is a filter she's a trickster 😅😂😂
@munafatule8420
@munafatule8420 2 ай бұрын
So sorry mama Malyun and quick recovery ❤❤❤❤❤
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 2 ай бұрын
Bismilaah Mam malyuun maxa ku dhacay
@StarlightMoon-xq1br
@StarlightMoon-xq1br 2 ай бұрын
ilaahey hakudayo mama❤❤❤❤❤❤
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 ай бұрын
waan ka xumahahy yaa saan ku dilay subxanalaah ale cfmaad taam haku siiyo😢😢😢
@canabsheikhaxmed9873
@canabsheikhaxmed9873 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 subxaanallaah illahay hakucaafiyo hooyo
@najmaAbdi-fr9fz
@najmaAbdi-fr9fz 2 ай бұрын
Walagu gaarsiina hooyo mcn I love you❤
@faadumocabdi503
@faadumocabdi503 2 ай бұрын
Nagada ciyaar ta mamo wafahansanahy e
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 2 ай бұрын
Subxaana laah.sorry abaayo ilaahay dadka ku dhibaataynayo.allah ka qabto.aamin yaa rabbi
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 2 ай бұрын
Walee queen kor dhahab cid korkeeda saas u gali kara ma jiraan dunidana kuma noola. Mamalyuun baa jirteeda kale oo jug kutaalo qarsan lahayd maya maya macquul ilama aha. Sorry ma soo qorayo! Geesinimadu waa waxyar oo cagaha dhulka lagu hayo. Waxaan soo xasuustay gobaygii Abshir bacadle. Waa gabar harti ah oo kun bey gaado dheertahaye
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 2 ай бұрын
Sorry mamo allaah haku caaafiyo aaamiin yaa allaah yaa rabbbi
@Saafi974
@Saafi974 2 ай бұрын
Mama malyuun indhaha hoostooda ka bararsan lama arkin waxbaa jiro lkn wey dhacdaa
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 ай бұрын
SEE WAX. 😮JIRAAN HASAD SAN. MAMO
@joharonurr5611
@joharonurr5611 2 ай бұрын
Allah ku cafiyo caduga Allah kaqabato Aad Iyo Aad uga xumahay in sasa ku dhacado😢😢😢
@laylalabdi4683
@laylalabdi4683 2 ай бұрын
Abaayo yaa saan ku yeelay Balaayo idin dishay Waan ka xumahay abaayo
@yasminadan9519
@yasminadan9519 2 ай бұрын
Abaayo qofka kudilay mad noshegin Allah ku boga dhayo
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i 2 ай бұрын
Wall kii ku nacaa ma naar buu ku geyn karaa?
@fatimahussein8185
@fatimahussein8185 2 ай бұрын
mama Asc
@ayeeyocambaro1671
@ayeeyocambaro1671 2 ай бұрын
Qofkii dadka caaya waa jabkii buu Hilayaa aduuniyo akhiro hadii aad dadka nabad galiso adna waxaa hiysaa nabadgalyo😭😭😭
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 2 ай бұрын
Walaaleey ilaahay ulaabo cimri baad ku jirtaa cibaadeyso iskana daa beenta iyo calool hurka umada somaliyeed aadku wado waxan aad isisoo marmarisay waalagula yaqaana maangaab hana moodin
@user-sf5gk6df5f
@user-sf5gk6df5f 2 ай бұрын
Allah ku caafiyo Ayeeyo😢😢😢😢
@siradbarre6788
@siradbarre6788 2 ай бұрын
Asc yaa ku dilay maamo malyuun
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 ай бұрын
Bisinka Maamo Malyuuney yaa xalay kugusoo dheelmaday oo saan kuu galay cajab mise waa filter runta noo sheeg hanaga nixini😢😢
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 ай бұрын
Sroy sister malyuun yaa ku dilay Allaah idin soo qabay😢❤️
@maryanahmed2226
@maryanahmed2226 2 ай бұрын
Subxanalah fuyuski mai halkas kugarsiye
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 16 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
MAXKAMAD DAAHIR OO  KIISKAN LAWADAGI DONTA DOWLADA HOLAN🤯😱
20:10
DAG DAG MAMA MALYUN OO DHUL KA GADATAY MACKINNON ROAD
9:14
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 9 М.
ASHARAAF AYAAN MARTI BAADIYE UGU AHAY WAA GURI BARWAAQO
10:19
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 27 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН