ASHARAAF AYAAN MARTI BAADIYE UGU AHAY WAA GURI BARWAAQO

  Рет қаралды 27,714

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

5 ай бұрын

BAADIYAAN DAGAYAA OO NABAD IYO BARWAAQO TAAL NAFTAADA KAALAY U NASO
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS

Пікірлер: 86
@Mohamed-mk4kt
@Mohamed-mk4kt 5 ай бұрын
Mashallah Waa Naag naag dhaaftay Lkn Isha Dadka ayaa ku dhacday maamadan Iyadoo xanuunsan ayay Sidaan nadiif u tahay Wallahi Billahi Tallahi Iyadoo cafimaad qabta Haldoor ayay noqon lahayd.
@ziao.1359
@ziao.1359 5 ай бұрын
Isha? Quraafaad
@habonsudi3399
@habonsudi3399 5 ай бұрын
Maansha Allah, Allow nabad waarta sii Umadda Soomaaliyeed, Aamiin 🤲🏽
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 5 ай бұрын
Amiin 🤲🏼
@hooyoaabo5968
@hooyoaabo5968 5 ай бұрын
MashAllah mum malyun, enjoy yourself, you have a clean heart ❤️ don't listen to Somalis they have nothing to do with their lives. Trust Allah, do your prayer
@Anzal222
@Anzal222 5 ай бұрын
Masha alah habo qaali goaan ficn ayaa qatatay qofka xun naftiisa ayuu u xunyahay cid aan ilaahay eheen waxba kama qaadi karto ilaahay kuu naxariisto
@ahashi7828
@ahashi7828 5 ай бұрын
Maasha Allah ina abtiday Mama malyan Somaali waa wada walaalo Daarood,Hawiye,ISAAQ,Dir,Raxanwayn wayn ,Gabooye,Jareer iyo Carab iyo intii af Soomaali ku hadasha.
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 5 ай бұрын
Mashaa Allaah MMS ku jecliyaa ayaan taane gabar yar oo shan iyo toban jir ah baa noqotay nuur calaa nuur😘💕
@aluul6875
@aluul6875 5 ай бұрын
Mama malyun video yaalkaga anigoon dawanin number 1 like ta saaraa kadib fiirsadaa allah haku xafido
@rejaaden2418
@rejaaden2418 5 ай бұрын
Gabar shaqaale soomaaliyeed aheey mama malyuun ushaqee waa iga dhab waayo waa qof nolasha wax ka taqaan oo xad gudubka neceb❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ziao.1359
@ziao.1359 5 ай бұрын
Ma adiga mamo malyun u shaqeeya?
@shukridini7667
@shukridini7667 4 ай бұрын
Maasha Allah Tabaaraka Raxmaan waxaad la joogta reerkanaga Ehlubayt Allah haku xafido mama malyuun❤❤
@ARwa_Salih
@ARwa_Salih 5 ай бұрын
Asc mamamalyun Qaali Qalajo Madaxdii haweenkaay Alle hanoo kaa Xifdiyo II Raaxayso masha Allah Tabarakallaah Mamamalyun ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💐🌺💐🌺💐🌺💐🌺🤗🤗🤗🤗🤗😘😘😘😘😘😘😘💞💞💞💞
@massmass8300
@massmass8300 5 ай бұрын
wll malyuuny farxad bdn ayaankuu rajaynayaa insh alaah markaynu kulano ayaan casumadkuu samayn 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝👍👍👍👍👍👍
@user-iq6vw4vw2d
@user-iq6vw4vw2d 5 ай бұрын
Malyuun cali waad salaamantahay ,kadib Umadaada dhrxdeeda waad ku quruxeysatay., Saas iyo si kawanaagsan ,Umada islaamka oo dhan waa walaalo.
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub 5 ай бұрын
Whi banan laga xugsan karin qof somli ah aniga waxaan ahy gbr hwiye ah hadaan janis isku heli laheyn waa ku casumi lahaa waliba malmo bdn baad ii casuna laheyd marka kow so baxday baan ku aminay kuna riyaqay maamiii❤❤ ila hada m.a codkar uuuumc xbti😊
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 ай бұрын
MashaAllah Tabaraka ❤❤❤. Abaayo qaali.
@user-hv7bh2mh2z
@user-hv7bh2mh2z 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@sarahdumarland3672
@sarahdumarland3672 5 ай бұрын
❤❤❤ 🎉🎉🎉 Living the life our Queen 🔥🔥🔥🔥❤️❤️👑👑👑👑👑👑
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 ай бұрын
Mama Malyuun qurux badan. MashaAllah Tabaraka
@Fahmoxasan-ml9ho
@Fahmoxasan-ml9ho 2 ай бұрын
Aal maamada meshay joogto yaa igeeya masha allaah
@abdihaliim7796
@abdihaliim7796 5 ай бұрын
masha allh mum malyuun ❤❤❤❤❤ ilove you
@intisarm6014
@intisarm6014 5 ай бұрын
We love you too💚🤍♥️
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 5 ай бұрын
olaahey ha ku siidiyo❤️❤️🇸🇴🇸🇴👍☝️
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 5 ай бұрын
Masha allh malyuny hbo badiyaha nolol baa taal
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 ай бұрын
Asxabta. Mama Malyuun like siiya ❤❤❤.
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 5 ай бұрын
Mashallah welcome back
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 5 ай бұрын
Mansha Allah waa runtaa guuleyso wllo malyuun ❤❤❤
@rejaaden2418
@rejaaden2418 5 ай бұрын
Malyuuun allaah hakuu siyaadiyo anaga na noo soo ducee insha allaah❤❤❤❤❤❤❤
@yurub5288
@yurub5288 5 ай бұрын
Mashalla Allah hore u soco
@faayawil6530
@faayawil6530 5 ай бұрын
Mansha allah malyuun hadaad kuu dhawahay waan ku raci lahaa ❤️
@user-zd8ej3mn3i
@user-zd8ej3mn3i 5 ай бұрын
Masha Allah mamo ilahay haku sharfo ❤
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 5 ай бұрын
Maamo ilaahay ha ku ilaaliyo cimri dheer iyo caafimaad waaara alle haku siiyo from dhulbahante hooyo waan ka xumahay ninkii naalaye aad tidhi lacag buu iga dhacay wlhy waan ku siin lahaa hadaan hayo sorry maamo❤
@munasarrah4116
@munasarrah4116 5 ай бұрын
Maamo malyuuneey sharaf baad leedahay kuwa kucaayaya afku ha go'eee waa afka goostayaal maamo hawjoojin qiimo badaneey❤❤❤
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 5 ай бұрын
Maasha Allah Alle haku xafido Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 5 ай бұрын
Masha Allah ❤️love you mama malyuun love you mama
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 ай бұрын
Mama Malyuun waan kuwadanaa.
@nuraegal4395
@nuraegal4395 5 ай бұрын
Nolosha ayad wax ka taqaan aad baan ugu faraxsanahay inaad ka gudubtey wax sheegio ama dad iska celiskii ilaahay dartiis Mansha alaah Kitaabkaagan wado intaas waaye nolosha
@hindasaleeban4288
@hindasaleeban4288 5 ай бұрын
Maamo qali ❤❤❤❤❤❤
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 5 ай бұрын
Mamo malyuun guuleyso umadas islamka ayaa ilahay tol kaga dhigay tolku wa kuwa u daran weye
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 5 ай бұрын
Waaw waa sheqat illahow ku hanuuni😊
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 5 ай бұрын
Mama markaad hargaysa joogtay baad quruxbadnayd
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 5 ай бұрын
Mansha Allah
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 5 ай бұрын
Somali waa hal family Allah isku keeno
@ifraaxjamac6772
@ifraaxjamac6772 5 ай бұрын
Waaarun alle hayna hagaajiyo cibaadada aad ayay ugu fiicantahay meesha cidlada ah
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 5 ай бұрын
We love u maamo malyuun.
@habonsudi3399
@habonsudi3399 5 ай бұрын
Alxamdullilaah🤲🏽
@user-ki8yd8ht7h
@user-ki8yd8ht7h 5 ай бұрын
We love u mama
@hamdiegal889
@hamdiegal889 5 ай бұрын
Masha Allah
@ARwa_Salih
@ARwa_Salih 5 ай бұрын
Ameeeeeeen ❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑👑
@user-zi9ql2is2r
@user-zi9ql2is2r 2 ай бұрын
Asharaaf ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 5 ай бұрын
Mashallah
@user-sx1bm1jw2x
@user-sx1bm1jw2x 5 ай бұрын
Mashala we love you
@roadahmed766
@roadahmed766 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-or9pe7ib6r
@user-or9pe7ib6r 5 ай бұрын
Queen mms Dhamystiran ❤❤❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 ай бұрын
Ma dha alla 🎉🎉❤❤👍
@mohamedsuleiman4153
@mohamedsuleiman4153 5 ай бұрын
Maama malyuun ❤❤❤❤
@anabali5298
@anabali5298 5 ай бұрын
❤Walaahi cid kaa aqli badan ma laha masha alaah waa ka hela xabibti waxan ahay gabar pudlan waxa kugu xun waa cidaad ❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahmamahamed7420
@rahmamahamed7420 5 ай бұрын
Mashallah❤❤❤❤
@user-le9du5tc7c
@user-le9du5tc7c 5 ай бұрын
❤️❤️🌹🌹
@user-rk9fs4hn8l
@user-rk9fs4hn8l 5 ай бұрын
Waa bulbuuulo❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahrasabriye9733
@sahrasabriye9733 5 ай бұрын
Jeer aan habar weeyn harraatiyo, Oo aan hugufkiyo hangarlaha kaga guro , Miyaan hurdiyo lacagba helayaa iyo gaari heeynaa?
@siciidmohamed2370
@siciidmohamed2370 5 ай бұрын
Asc m.malyuun timihii madax gourmand xiiraysaa
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 ай бұрын
Marka ay. USA tagto. Meeshaas ay ku jirtaa. Waa meesha lagu sixrey. Maskinta.
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 4 ай бұрын
Ma Reerow Xassan baa
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 5 ай бұрын
Intee joogta
@yusraismacil6249
@yusraismacil6249 5 ай бұрын
Welcome mm
@yusraismacil6249
@yusraismacil6249 5 ай бұрын
❤❤❤
@abdurahmanHussein-zo3kj
@abdurahmanHussein-zo3kj 5 ай бұрын
mama malyuun nin lee kaa maqan oo baari ah sidada camal
@naseebgade8885
@naseebgade8885 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@umuzaynab4749
@umuzaynab4749 5 ай бұрын
Mms❤❤❤❤maashallaa
@mahmudhassan1103
@mahmudhassan1103 5 ай бұрын
Manshallah malyuney anagu na wankucheelnahay dumaashia
@user-td4rk5ik3l
@user-td4rk5ik3l 5 ай бұрын
Nayaya hadana ma reer GOOX Cali GERDI sheegatay mise Candi Cali GERDI REERKII CAMBARO BAYR CALI GERDI BAY BAAD KA QADAYSA WALE NAAGTAN WAA MASIIBO
@wafanaji9255
@wafanaji9255 5 ай бұрын
Malyuuneey daarood yaad ka thy
@nadabd2221
@nadabd2221 5 ай бұрын
Asc waa runtaa qabiil waa been marìro
@xamralive
@xamralive 5 ай бұрын
Allaa Malyuun baa Mas kama baqdo miyaa??
@abdishakuradam6631
@abdishakuradam6631 5 ай бұрын
Eedo buushka ha gubin please 😂
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 5 ай бұрын
Asharaafeey dhiilihii ma caag aa loo badalay
@IbrahimMohamed-kw7vi
@IbrahimMohamed-kw7vi 5 ай бұрын
Mashallah reer abtiyaashay ashraaf
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 5 ай бұрын
Asharaf dagaladi kahor maba maqlin salad ma aqonin dabila kasay salad loo ukumo kuwadaa mana ladilo asharafa ahay uuna dhahan marki lugeynayay dagalada nagaha lasodaa salad ukunkabuxda makaganacsana meel duuraa mey ugujiran yaba weydinay ukun lasafriyo maba la aqoon cidwalbo doraa kujirtay guriged aba xlo iyo doro
@user-vl3dz1mu8d
@user-vl3dz1mu8d 5 ай бұрын
Why you down finish milkis is mol kab you dringis mani tamie down finish whay you diringie laying
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 5 ай бұрын
Maansha Allaah Malyuney dadku waa ku Fahan san yihiin waxaad Hargeysa u Tagtey Ku xumeyn aad ku xumeyneyso Dadka aad ku Abtisato Somali Land iyo waxaad ku luuqeyneyso iyo maradaan yare aad la carareyso cidna wax ku yeeli meysid Lkn xaqiiqada Hargeysa waad so argtey sida laguu galey waa la og yahey hadaad 9 ku noqoto Xaqiiqada waa lala socdaa
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 ай бұрын
Mama Malyuun waa hooyo. Soomaali. Soomaaliland wiil ayey u dhashey. Meesha rabteyna tagi karta. USA wey ku jirataa. African ayaa u furan. ❤. Please mamada. Daa
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 5 ай бұрын
Queen mms I love you
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 5 ай бұрын
Mashallah welcome back
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
WIILKAAN DHAGAYSTA WAXA UU LEEYAHAY DADKA MARXALADAHA ADAG GALA QAAR BAA
8:53
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Todabadlihi iyo Waji kale Guri barwaaqo
11:56
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 23 М.
MACKINNON ROAD NOLOSHEEDA WAA MID AAN KU FARAXSANAHAY
8:08
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 11 М.
Waa dabad fiicantah
10:04
Ayyan 1
Рет қаралды 725
Wafdiga Itobiya e Lowya-cado & Bulaxar Tagay & ciidanka Xadka Gudbay
18:24
Daawo Riwaayadii Guri Barwaaqo Iyo Sil siladii Guurka Part 1
30:18
Horn Cable Tv
Рет қаралды 206 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН