Ader Jubaland Rabi iyo rag bey ledahay uman baqayo kalsoni an ku qabo owged ader in ehel damerad ah jubaladn kuma gor gor tameyno hadi an nahay og 🇬🇲 Guul iyo gobonimo Boqortoyada birjex viv jubaland🇬🇲💪
Cidaanka dowlada ma ahan weerarka kuwa so qaaday, waa cidan ka duwan oo wata madaxda isku sheegyada oo soo abaabulay in dagaal lagu qaado maamulka jubbland