Miskiin adoo arkayaa la siidaynayaa kaliya 100 dolar baa u daran askarteena iyo madaxda xataa 10 kun oo dolar ma qaataan waxa maxaabiista laga siistaa 45 dolar ila 50 kaliya indr waxba ma ogid
hadaad ogtihiin soomaalida halkan nala chooga USA waxay ku cabaadayaan! waxay yiraahdaan: meelihii nabadu ka chirtay ee 34 amaanka ku faanayay baa dagaalo ka socdaan ee ilaahow naga qaboochy!!! walaalo baanu nahay oo ma kala maaranee! hada waa marka iyaga birta laga aslay bay iska dhigayaan kuwo ka xun dagaalka bariga dalkeena ka dhacaya oy iyagu u sabab yihiin.