Operation walba muj Haragwaafi baa wata. Ilaahay ha u naxariisto halgamaa buu ahaa.
@mohamouddguuleed13593 жыл бұрын
Halgamaa qaran oo run ah, Alle mahadii haddii halgankii aad qeybta ka ahayd midhihiisii la hayo.
@omarmohamed67013 жыл бұрын
Mujaahid sare. Mujaajidii dalka u shahiidayna Naxariis Alla ayaanu u Barinay. Wallee nin danbaan dalkan soo hunguriyeyn.
@nouhmire95463 жыл бұрын
suldaan muj maxuud waa raga aan ka bixin jiidaha hore ilaahayna dib u reebay oo maalmo badan oo qadhaah ka badbaday. taxanahani wax badan buu iftiiminaya raga maxamud oo kale ah soo badi
@abdiidba4312 жыл бұрын
Wiil dheh
@cawilayaanle24403 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah S N M... Guul Somaliland.
@nouhmire95463 жыл бұрын
si wanaagaan buu mujaahidku u wada taxana taarikh dhaxal gal ah baad ka reebteen shaqo wanaagsan
@nellyglittery3563 жыл бұрын
Maasha Allahu tacaalaa Eesh calaa mujaahidiin, Allah yarxamu intii dhimatay Ragaasi waxay ahaayeen walaalo is jecel oo nafta isu bixiya Dadka imika qabyaalada ku waashay ha ogaadaan in Somaliland midnimo iyo walaalnimo lagu xoreeyey
@sumahwaagullweyn1962 жыл бұрын
Illahayaw u naxariiso dhamaantood Ragga shahiiday ee halgankii ku dhintay 😠
@hako50053 жыл бұрын
Cimri dhereer iyo caafimaad abti
@FatimaAli-cu7yd Жыл бұрын
Fatima
@AbdulAbdul-zc2or3 жыл бұрын
Suldan mujahiid abti salaam geesi
@abdullahiyusuf45433 жыл бұрын
Mucjisooyinka Illahay Inagu Caawiyay Ayaay ka Mid tahay Taasina Oo Illahay ba 2Labadii Nin Ee Geesiyaasha Ahaa ee Baaburka Ka Dulbooday Idinka Daraadiin Idinka Hor Keenay. Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar wa fataxa Nasar
Xiligii ragaasi dadkooda u dagaalamayen qaar imika inala reer ah ayaa iyaga basaasayey oo siyaad barre u shaqaynaayey kuwaa baasasinta ahaa xiligaas kuwii ay dhaleen waa kuwa hada ina basaasa ee farmaajo u tegey wayo shaqadii aabayashood ayay hayaan marka waxqn cid kasta u sheegaya walahi hadaad xamar soo kaxaysan anagaa diyaar u ah inaanu sida ragaas u difaacno sharaftayada waxaanan leeyahay SNM intii dhimatay ilaahay ha u naxariisto intq noolna caafimad waxannan leeyahay waxad u dagaalanteen waanaga ku raaxaysaneyna alxamdulilaah
Waxan ka donayaa suldanka in la weydiiyo Oo lga wraysto (opertionkii booyadaha ee lamida)
@calibashiirwarsame33353 жыл бұрын
Qaabka iyo qoraalka u soogalinaysid si habaysan uso gali
@abiibabiib41083 жыл бұрын
Yes. Somaliland army must annex Somalia. I think we will be much better than foreigners for the Somali people. Very good idea. Somalia is a very low-hanging fruit right now. Somaliland must grasp the opportunity and occupy the whole of Somalia or parts of Somalia and call a region of Somaliland.
@hanaaden99016 ай бұрын
subhanallah ilahay ba la jiray snm❤❤❤❤❤
@abdullahiyusuf45433 жыл бұрын
Waxa Loo Bahan yahay In Illahay Loo Mahad Naqo Habeen Iyo Maalin.
@MukhtaarWaji-rj7gg Жыл бұрын
0:16 0:17 0:17 0:18 0:18 2:15
@hamdakayse557110 ай бұрын
Allh hawnaxristo dhmnto
@cabdiadancabdi50583 жыл бұрын
Halgamaa sare hanbalyo aad baan kuu salamayaa suldàn
@zupeeercade4853 жыл бұрын
Halyay ummadiisa waxtarey
@samadoonmediaproduction3003 жыл бұрын
✅✅✅✅✅✅✅
@Ahmad170563 жыл бұрын
👍
@hereaftergolory91142 жыл бұрын
Hhhh mujaahid xabashi rasaas u doonanaya JIHAADOW BA'
@Shin-wu4mi3 жыл бұрын
Mujahid ma aha labada ruux ee iska hor imaanaya waa gaalo ❓❓❓❓❓❓✋
@abucubayr85173 жыл бұрын
Mee qaybtii 4 raad aad baad u raadinayee
@thebittertruth53813 жыл бұрын
Qaybta 4aad way ku jirtaaye
@abucubayr85173 жыл бұрын
@@thebittertruth5381 wll link iisoodir aan daawadee
Ina faqash alla maxaan wax ku soo baday ood ciil ku kortey Geesigayaga markaad aragtaan ayaad ciil u dhimataan idinkaa naaraha galaya oo xaq aydaan lahayn iyo dhul aydaan lahayn ku dhimanaayey Ragasaa liqey yamyam iyo ragii badhyaha dumarka lahaa ee caloosha kibirka uga xoqonaayey Ina faqash doofaarad