WaayoJoog Q3aad: Halgamaa Faysal Dheere

  Рет қаралды 80,952

CBA TV

CBA TV

2 жыл бұрын

Barnaamijka #WaayoJoog
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 83
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Mujaahid Maxamed xaaji muuse ilaahay haw naxariisto weli Maan maqal sarkaal snm ah oo askartiisa tababaray una diyaariyey saraakiil musaqbalka hawlgalada fulisa geesi madaale ah ayuu ahaa,waana Mujaahidka ugu hawlgal badnaa snm
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Maxamed-Cali baa jiray oo Guuto dhan tababaray! Ciidankii 4-aad la odhan jiray.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
@@bosszaki9861 waa run taasina waa labada sarkaal ee ugu khatarsanaa snm ilaahay haw naxariisto dhamantoode
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 2 жыл бұрын
wariyahan laftiisu waa nin aad u dagan dal aqoon ah waxuu mudan yay abaal marin
@hanaaden9901
@hanaaden9901 2 ай бұрын
Mash Allah ragi dhiigoda uhuray dadkoda ilahayow inta dhimatay u naxariisto inta nolna cafimad iyo cimri suban sii yaaaaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zaakdhayal2827
@zaakdhayal2827 2 жыл бұрын
Muj Faysal dheere taarikhda u ka sheekaynayo waxa dhadhanka macaan u yeelayaa wa habka degen ee aftahanimadu ku dheehan tahay.
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 8 ай бұрын
Mujaahid Faisal waa waa ninka mujaahidiintii la waraystay ugu sheekada wanaagsan
@abdihakimabdillahi8255
@abdihakimabdillahi8255 2 жыл бұрын
faysal xabaal mariwaa waraysta nio waa nin wax badan usoo joogaye
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 2 жыл бұрын
RIP . Allah hayow ku naxariso. Maxay akhiro ragg haysa halyay iyo guessi midhan oo nacas iyo dabadhilif iyo fulay nool oo madax sheeganaya!!!
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Bergii Ad waalaray kA ashelkee
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Faqash waanu ka adkaanay
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 2 жыл бұрын
Ina lilah waa inahi ilahi rajicun. Allah haa uu naxaristo.
@mohamedupdiqanih5939
@mohamedupdiqanih5939 2 жыл бұрын
SNM Alleh ha idiin naxariisto inti dhimtay inta noolna cimri dharara ayaan u rajeenya ameen
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah S N M Guuuul
@somnews6954
@somnews6954 2 жыл бұрын
Reer Awdal dagaaladii snm qayb ayay ka ahaayeen shaw hadalka faysal sheegay sargaalka cabdicabdilaahi ee maalintaa dhintay reer awdal ayuu ahaa ayuu yidhi 😢
@yasinosman1864
@yasinosman1864 2 жыл бұрын
Gubaa abaal guda waanu ku haynaa abaal kaa camii
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 7 ай бұрын
Mujaahid Faysal iyo Mujaahidiintii oodhan abaal ayaanu uhaynaa. Wariyaha waa professional. Sida ducaale iskama dhatac leeyo. Halaga barto sida wax loo dhageysto
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Hayaii malin kasto waan xusuusta geesiyo intii geeriyootay ala ha u naxariisto adan shiine dhagax Yusuf Cali sh madsr maxamed cali I was with them iyo captain Ethiopian oo ahaa sirdoonka xabashida I was in xarshin
@user-dp4wc4hf5p
@user-dp4wc4hf5p 8 ай бұрын
libaaxo kaptan ayuu ahaa ee ciidankii soomaaliya
@maxamedsucuudi8114
@maxamedsucuudi8114 Жыл бұрын
Axmed Takhal Axmed Adeero Alle Ha Ku NaxariiTo
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 2 жыл бұрын
wali maan arag mujaahid sidan uwaramaya hadii laga tagi waayo ahamed mire ayaa sidan oo kale uwaramay warkiisu wuu cadyay mana ah qof beenale ah ama qabyalad ku waramayaa
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 жыл бұрын
Dee ninkani Dagaal Noloshiisa Kamuu Bixin ..waxuu ka mid ahaa Kooxda Nukhbada ee Dagaalka u yahay Joogto... Muu Ogolayn inuu hadlo Mudo dheer ........6 Jeer buu Dhaawacmay....Dhanka hargeisa ..C,Darawal ayaa Xoreeyay...oo aad u dagaalamay.. Laakiin 500 oo wiil oo Burco iyo Bari ahaa ....Dhawr baa ka nool....Danbar keeda Maandeeq Ragaan Doonin ba dhama..
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 жыл бұрын
Muj. Faisal Dheere Waxuu ka soo Hadhay Goosan Nukhbada SNM .Reer Xaaxi ah oo Debed meer ahaa ..oo Kolba Sarkaalka Is Miidaaminaya Sida Dhegowayne .Mire. M.Ali ..Arag..Wafi iyo Qaar badan oo uu Caawa Tirinayo ....Sara Joojin Jirey ..6 Jeer buu Dhaawacmay .... Alla yarxama intoodii badnayn..... Q.3aad,,
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Dalka waxaas loo soo maray baa rag ku ciyaarayaan maanta, dhaqannadii laga dagaalamay weli dadka qaar ba ku dhaqmaya.
@SabaaxAhmed-lz4dh
@SabaaxAhmed-lz4dh 7 ай бұрын
Muxuu dad iyo dal yaqaanaa mujaahidku
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Halgankii xalaasha ahaa
@cabdirisaaqcabdilaahi68
@cabdirisaaqcabdilaahi68 Жыл бұрын
Faisal waxbadan ayu iloobayina cusmaan wanaagsane dhagoole faysal gadh kumu soo dariin coomiye
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 7 ай бұрын
Geesi runta sheega oon faan qabiil ku jirin
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 2 ай бұрын
Dalka sidaa ragg ugu soo jabay ayaa ay maanta rabaan dib u celiyaan iyagoo berigaa dulcad dumarka iyo carruurta la cuni jiray qamandiga noocaa waa in iyaga hada dagaal lala galaa faqash iyagaa ka xune
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 2 жыл бұрын
dadka qaar sheekadooda waad dhegeysan kartaa sida ninkan oo kale qaarna hadalkoodu waa bala bala
@sadiyoyusuf4066
@sadiyoyusuf4066 5 ай бұрын
Sadiyo is a hashi year old man
@hasanmohamed1968
@hasanmohamed1968 2 жыл бұрын
Ragaa uu tiriyay waan wada garanayaa waawada habaryoonis laba nin baa habarjecelo ah 1.libaaxo sacadyooni 2 golos waa badhulbate 3 yusuf ganaje ugaadh cumar4 cabdi fayr isaxaaq 5 kabawayne rer sugule 6 siciid waleecaad badhulbahante 7 muuse nur fadhe rer caynàashe 8 abgaal ninka la odhanjuray waa ugaadh cumar 9
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 жыл бұрын
yes Ninkan waa buug ....6 jeer buu dhaawacmay Laakiin maskax ahaan wuu Caafimaad qabaa
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Muj Faysal qudhiisu sow Ugaadh Cumar ma aha, waa nin geesiya runtii oo deggan weliba sidu u warramayo waxad mooddaa nin aan jabhad ba ahayn.
@hasanmohamed1968
@hasanmohamed1968 2 жыл бұрын
@@bosszaki9861 waa nin rer cilmi adan oo rer xaaxiyaada
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
@@hasanmohamed1968 Mansha Allah, mahadsanid sxb.
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 жыл бұрын
@@bosszaki9861 ind isagu ma Ugaadh Cumar ba MISE Badhul Baahante??
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Sheekooyinkan murqaanka waan iska fiirsadaa ilaahay amarkii.
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Жыл бұрын
Ma ogaaden bad tahay
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 22 күн бұрын
dee armad isku xarta hadawan
@zackhassan244
@zackhassan244 14 күн бұрын
Taliye C.casiis yuu ahaa tlaw se xgu ku dnbeyy
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
maxaa xiga
@nasar0626
@nasar0626 2 жыл бұрын
Waxaa fiican in aad ka hadasho intii aad u soo taagneyd inta kalena waa inaad sheegtaa cidii kugu tidhi, sababtoo ah khalafaad baa ku jira sheekadaada.
@salebanwali3349
@salebanwali3349 2 жыл бұрын
Afar taba qaad na wuu noolyay waxana uu joga xerada melitryga burco
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Afartaba qaad xil ma ka hayaa ciidanka? Xerada Burco sow ma haysto Kayd?
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Shee .aaminntaq
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 жыл бұрын
OGI OGI TALO ODEY DIIDAA TAGOOGA JABBAY LEEDAHAY
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Aazwwr naa b sgala intaa aad Sgwwgeray nai ka beebi it
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Halyeeyadii naftooda noo huray illaahw u nxriiso inta nool iyo intii shahiidayba , niyow horta wn ka xumahay ma hysno dad hibo u le ama bartay qaabka iyo siyabaha loo wareysto shakhsiydka loo baahanyhy hdba iny umada uga shekeyaan ugana waramaan maalmihii qadhaadhaa iyo taariikhdii halgankii adkaa ee umadeenu usoo mareen dib ula soo noqoshda jmhryda Somaliland ,
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 Жыл бұрын
Waa ilaahay mahadii mar hadii midhihii mujaahidiintii SNM aynu manta hayno wayo nabada iyo xoriyada manta qarankeenan somaliland kajirta ilaahay ayaa inasiiyey laakiin waxa usobob ahaa SNM
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
Halgamaa??? Aakhiro zeman Arimaha Dhibta Somalida dhex martay waa arrin ilaa hadda iska ilaaliyey in aan faraha la galo waayo siba ugama gar niqi karo. Allah ayaa dadkisa u gar niqi doona if iyo aakhiroba. Sheikhyada waa ka dhegeystay in zamen ama waqti aanu iman ilaa u midka ka dambaya ka sii fitno badan yahay. هرَج القومُ : وقعوا في فتنة وتقاتل واختلاط. Waxaynu kale oo maqalaa ، أصبحوا في هَرْج ومَرْج : في فتنة واختلاط. الكتب، والرسل، والأَديان قاطبة ً …................. وكم باتوا على هَرْج ومَرْجِ (شعر الشاعر: أحمد شوقي ) Rasuulka Csw ayaa sheegay in Yoomul qiyaamaha hortis xaalka dadku noqonayo هرجي Harji oo uu ku fasiray Rcsw DIL iyo ISLAYN dhexdooda ah. Mana aha dilkasi inaad Gaalo la dagaaamaysaan bal waa in ummadan iyadu qaarkeed qaarka kale laynayso ama dileyso. Midaas ayaa qiyaamada ka so horaysa. Rcsw wuxu yiri dilkaas waa soconaya ilaa ruuxa inta walaalkii la kulmo u dilo. Midaas oo keenaysa in deriskii aanay kala nabad gelin, ehalkii aanu is nabad gelin oo qofna qof aaminin karin. و قال تعالي في محكم تحكيمه: إِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَفْصِلُ بَيْنَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ (25) السجدة الشرح: Sharaxaad: إن ربك هو يفصل بينهم يوم القيامة أي يقضي ويحكم بين المؤمنين والكفار ، فيجازي كلا بما يستحق . وقيل : يقضي بين الأنبياء وبين قومهم ; حكاه النقاش . Nebbi Muammedow csw Eebahaana ama Ilaah wayne oo waaxid wuu kala bixin maalinta qiyaame, waana uu kala xukmin oo u gar qaadin mu‘miniinta iyo gaalada dhexdooda. Mid walbana wuxuu ka abaal marin doonaa mudnaantiisa iyo wixi u soo shaqaystay. Waxaana la yidhi: Sidaas si la mid ah ayaa Eebbe ukala xukumin wixii dhib ah oo dhulkeena ka dhacday, ciddii geysstsy iyo ciddii loo geystayba shacab iyo dawlad ama qof kasta oo dhib loo geystayba cadaaladisa Allah ayuu kala kulmin.
@kamaalhussainahmed365
@kamaalhussainahmed365 2 жыл бұрын
I have have a good day at
@anabmuhammad4801
@anabmuhammad4801 Жыл бұрын
١1
@abwaansugul6231
@abwaansugul6231 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto dhamaantood mujaahidiintii waawayna ragan uu tirinaayo oo dhan iyo qaar kale oo ka maqaniba garxajis weeye siiba habaryoonis
@khadarahmed9586
@khadarahmed9586 2 жыл бұрын
Waad siyasadaysay yeelko snm isku midbay ahaayd
@muqtaar5322
@muqtaar5322 Жыл бұрын
Munafaq 6A miyanay iman
@muqtaar5322
@muqtaar5322 Жыл бұрын
Munafaq
@cabdirisaaqcabdilaahi68
@cabdirisaaqcabdilaahi68 Жыл бұрын
Halkee ay snm isku uriursatay marks also galayey gudaha
@user-zt6pt8wx8o
@user-zt6pt8wx8o 11 ай бұрын
Geesihii weynaa ee Deeq ayaa faysal soo hadal qaadey waa Deeq afcad sarkaal sare oo ka soo goostey ciidankii Siyaad Barre madaxdii saldhigii 8aad allaah ya raxma, berigii ciidanka somaliland laascaano qabsadey ayaa iigu danbaysay araggiisa.
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Ku rud ageef dataaloow
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
No he never get baligubadle he was kick his arse
@abeullahisalah3868
@abeullahisalah3868 Жыл бұрын
Y
@samsamm5996
@samsamm5996 2 жыл бұрын
Kan weriye ahi ma carab ducaale ayuu Garan waayey
@HELLO7546
@HELLO7546 2 жыл бұрын
Carab Ducaale waa geesiyadii dalka xoreeyey abaal iyo xusba wuu mudan yahay,
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 2 жыл бұрын
Indr Waa gadaal dhaladkii
@abdihussein8917
@abdihussein8917 Жыл бұрын
Waar niyow mujaahidkastoo lawaraysto waxa uu sheegaa ama sheekadiisa ku jira mujaahid layidhaa xasan kafaaro. Bal weriye haduu ninkaasi noolyahay wareyso oona tus siduu u ekaa.please....
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Xasan sh maxamuud cilmi xasan kafaaro miinayste dugaag ah ayuu ahaa geesi
@ibnamir6718
@ibnamir6718 3 ай бұрын
Just wondering how much money you guys pay to glorified the dark days of SNM and SSDF.
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 2 жыл бұрын
Kkkkkk faysal dheere adeer maxd taariikhda beent uga sheegayasa sonagi kugu taag heli kariweyney orda odweyne gala dagaalkii gubad xariir xusee n dhere aya watey ma waxasanu ka dhageysana maytida afka ha no galin
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
WaayoJoog Q 5aad: Halgamaa Faysal Dheere
26:18
CBA TV
Рет қаралды 38 М.
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 6 М.
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 100 М.
WaayoJoog  Qaybta 1aad Halgamaa Yuusuf Ganaje
36:21
CBA TV
Рет қаралды 32 М.
Waraysigii Muj Maxamuud Wadaad Ee Gudagalkii Burco.  Q: 4-aad
30:01
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4 МЛН