Waaqici nimanyohow wajaha dalkaan somaliya la dhahaa Hasan sh maxamud baana md ka ah caalamkuna aqoonsan yahay...iska joojiya miqaankan faraha badan
@Labwa31314 сағат бұрын
SNM in gacan biir ah lagu qabto ayaan rajayn haya oo lagala xisabtamo qaxootigi aya ku laayen waqooyi.alla dulmi ku dhafimayo waa laga yaba in lagu yare dheereyo dulmiga ku siisocoto lakin mar baykulagui.
@nadiraosman67264 сағат бұрын
Dhilo faqash kaa ahaw somaliland uuf
@Labwa3134 сағат бұрын
@nadiraosman6726 horta qof caytama waa qofka adunka ogu lita .waana fuulay aan asagon caytamin cadgosan karu .mida kale eraygan aad soo qortay waxa weeye hadad naagtahayna aadiga ayaa ah oo yaqano oo qofku wuxu yahay ayuu kumooda hadad nin tahayna eraygas aad ku hadashay ayaa cadayn haya inaadan nin rag ah ahayn.
@ahmedabdisalad70566 сағат бұрын
Walaalayaal wiilasha isaaq ee mediyaha ka hadlayow haddaad cid walba la dirirtaan sidaad u Noolaanaysaan ?
@AbdiAbdilahi-n4n15 сағат бұрын
Oromada ina dhexjoga laaya
@abdiismaciil391018 сағат бұрын
Reer yar oo isaaq la dhaho ayaad wax u haystaan soomali oo dhan ayuun baa wax iska celin kara somali la,aanted wax ma samayn kartid
@nadiraosman67264 сағат бұрын
Faqash kaa ahaw somaliland
@momindekk116 сағат бұрын
Oromada xabishda waa isku fikrad
@SaedDahir-v6d14 сағат бұрын
Dagaalkii laascaanood iyo kan labadaba waa isku mid kii laascaanood waxaa lagusoo abaabulay jigjiga daaroodkan aynu haysano waa lasoo isticmaalay xaqiiq waliba lascanood waxay soo isticmaaleen wakhtigii heshiiska berbera ay diideen 19ka ahaa waxay inagu Bush gareeyeen inaynu Mooga lasaxiisay dagaalkan Labaad waa in ciro lagu riixo heshiiska
@kiranpath703316 сағат бұрын
War joojiya hadalka iyo colaada dadku waa dad wada dhashey nabadna waa la qaadanayaaye. Hadii aad rabtaan in aad tashataan why in public? Siyaasada ayaa idinka qariban