WASIR CALI BALCAD OO KA HADLAY KULANKII GOLAHA AMAANKA EE CIIDAMADA ETHIOPIA MOU-GII IYO ARIMO KALE

  Рет қаралды 4,258

Hamze Hariir

Hamze Hariir

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@MubYus
@MubYus 16 сағат бұрын
Xamar, Muuqdisho.. ma xukumo.. Haiti ayaan xukumaa ayuu ku leeyahay.. Yaaab
@abdihaashin1350
@abdihaashin1350 10 сағат бұрын
Waa doqonkii NC JOOGI JIRAY. WAA NINKII SHIGSHIGI JIRAY.
@AbiibColaad
@AbiibColaad 15 сағат бұрын
Ethiopia badacas ayey doonaysaa badcsana Somaliland ayaa maamusha somalia halkee Ethiopia kasinayaaa waayeebee Cali badiye wxba magaranyo
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 12 сағат бұрын
Somaliland wadan ma aha. Soomaaliya ayaa wax laga weydiinayaa
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 19 сағат бұрын
No government soomalia Italian
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 12 сағат бұрын
Imisa jeer baad comment qortay???.
@jamanour2880
@jamanour2880 14 сағат бұрын
Waxaa shiki dhailnayaya kalmada marin baded muxuyahay madada somaliyed xabashi maa sogali war hoy waankudhimanayinaa dhulkayaga
@abdirashidmohammed2920
@abdirashidmohammed2920 19 сағат бұрын
DOQON CALI WAA JAAHIL WEYN
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 19 сағат бұрын
Somalia ma aha wadan madax banan waayo waxa lagu maamulaa chapter 7
@MubYus
@MubYus 19 сағат бұрын
Ethiopia badiii waa saxiixatay.
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 19 сағат бұрын
Failed soomalia italiya only 3km soomaliland maaha somaliya between borders afrika
@HassanBulale
@HassanBulale 19 сағат бұрын
Somaliya halis bay daaqaysaa iyo caalwaa ilaahow gurmo
@MubYus
@MubYus 19 сағат бұрын
Etheiopa,, bada cas ayay kaa rabtaa 4 b ilood ka bacdi
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 12 сағат бұрын
Dhibka jiraa waa markaad hubin ka tahay Golaha amaanka oo laga hadlayo arimo muhoim ah, marka codadka waa la kala iibsadaa. Nasiib darose iibsadaasi waa dano wadaneed ee ma aha mid shakhsiyeed. Soomaaliduse laga soo bilaabo madaxweynaha waxay dalban doonaan lacag shaqsiyeed. Waana fadeexo. Allow ha na ceebeyn. Waa arki doonaa.
@HassanBulale
@HassanBulale 19 сағат бұрын
Ruug cadaa iyo aqoon bay siyaasadu u baahantahay
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 19 сағат бұрын
SOOMALIA ITALIYA DESTROYED NO GEVERMENT
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 16 сағат бұрын
Almighty may help Somalia, Somalia seems a weak point. Ethiopia already colonised party of Somalia. nobody knows why Somalia allows Ethiopia to seek a maritime military bases.
@_22260
@_22260 19 сағат бұрын
Waxaan weey diilahaaa wariyaha baa iii weeydiiyey waad mahadsantahay wariye sida aad wixii shaki kajirey baad nooweeydiisey
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 13 сағат бұрын
Wasiirka arimaha dibaddu waa. Fiqi wariye kaasaa haboonaa inaad keento
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 12 сағат бұрын
Waxay u egtahay in Fiqi yahay magac u yaal oo ninkaan boobay jagadaas isagoo gacan ka helay Madaxweynaha. Marka waa loo baahan yahay in ninkaan la wareysto.
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 16 сағат бұрын
Ku qabso Ku qabso Ku qadimeysid
@MubYus
@MubYus 19 сағат бұрын
Ciidank Ethiopia ka bixxi mayo Zoomalia
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 12 сағат бұрын
Waa laga reebey. Maanteey UN ka dhacday. They are out.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН