Dagaalkii somalida iyo Ethiopia 1977 iyo saraakiishii hogaaminaysay

  Рет қаралды 96,928

Faysal Awga YouTube

Faysal Awga YouTube

Күн бұрын

Пікірлер: 61
@AbdulaahiMohamed-kw8dl
@AbdulaahiMohamed-kw8dl 2 ай бұрын
AF WAYNE IYO FAQASH IYO DAAROODKI DHAN KA dambeeyay Xasuuqa Umada Reer Koonfureed iyo waqooyi
@rayaanmohammed8129
@rayaanmohammed8129 5 ай бұрын
dagaalkan ciidanka somalia ayaa lagu baabinayay sababto ciidanka somali lama siin amar ah dhulka somalida ku ekada ee caasimada itobiya ayay ku siisocoden oo wax yar u jirsaden markas tasa cabsi adunkii iyo itobiya ku abuurtay tala xuma ciidanku ku burburay
@nathra7351
@nathra7351 Жыл бұрын
Ilaahay godka haku cadaabo afweyne ISHALAH
@Raysar_578
@Raysar_578 Жыл бұрын
Alle haku caafiyo argagaxisadii snmeey dalka maanta idinkaa halkaas dhigay muuse iyo wuxuu wato Alle ha cadaabo daalimiinta
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Жыл бұрын
Qof dhintey lama habaaro
@talokeen259
@talokeen259 2 ай бұрын
haduu siyaad bare laayay muxuu ciidanka ugu diray dagaalka muu mingisto heshiis lagalo ogaadeenkana dhiibo , adeer waxaa toogtay saraakiil majeerteen iyo isaaqa khaasatan ciraha la sheegayo afgambi buu isku dayay waana , latoogtay khaain buu ahaa
@user-cc.salaam
@user-cc.salaam 8 ай бұрын
Cuquubada ragaas soo dagaalamay oo la laayay laga galay ayaa somaaliya heesato
@alihaybe1201
@alihaybe1201 2 жыл бұрын
Qof kasto idhaha cidmada aya lagu jibiniyay 77 waa beenale waxanan diyaar uu ahay inaan la dodo hadu yahay sarkaal meletry xiligaa dalagalku jiray.
@shaafkamoha7198
@shaafkamoha7198 8 ай бұрын
Kkkk maxa kala doode ma in dagaalka u joogay ba adigo waxba ka ogen la doodeysa
@shaafkamoha7198
@shaafkamoha7198 8 ай бұрын
Kkkk maxa kala doode ma in dagaalka u joogay ba adigo waxba ka ogen la doodeysa
@user-vk6ik5rb6x
@user-vk6ik5rb6x 5 ай бұрын
Oo hadaa maa loolaayay 84 saraakiil
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 9 ай бұрын
Aun axmed xasan cawke
@alihaybe1201
@alihaybe1201 2 жыл бұрын
Somalidu horta guud ahaan siyasada ma taqaan lkn kolay waa lays yara dhama why inti siyaad bare ilahay ha uu naxaristo uu wax baray ee schoolo uu dhisay iyo jamacado aya dhama shicibka ama generationka hada jooga oo ka jamacad ka soo baxay ee maskaxda laga xaday ugu jahilsanyahay bulshada waxana ugu aqoon badan dadka niki reer miyiga ee fikirkisu xor yahay. Taasina waxay keentay iin been siyaasiyinta kuwa isku sheega ee yara dhama dee reer miyiga aan waligood wax baran ku akhriyaan sida (dagaalki 77 cidamada somalia aya lagu bur buriniyay) ama (siyaad bare daalim buu aha) (reer woqoyiga waa la xasuuqay oo dulmi aya haystay) iyo been kale oo badan oo ka macna xun kuwan ay ku cana maalin tuugto
@maxameddhiblaawe8187
@maxameddhiblaawe8187 2 жыл бұрын
Guul
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 ай бұрын
Waamaya, yaawaaye yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha khatraaaay qarantaan qalnjo princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay waa laysyaqaan Familyyyyyy familiessss systems
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
Warkaa ma hayno Cawkoow AHUNstee
@apdiphatahzalah
@apdiphatahzalah 7 ай бұрын
Gun gun dhashay oo sar gaalo kusheega baa heshay ragaz jamhadiinta ah
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 ай бұрын
Noolaaba waa lay yaqaan qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba
@maxameddhiblaawe8187
@maxameddhiblaawe8187 2 жыл бұрын
Mashallah
@maxameddhiblaawe8187
@maxameddhiblaawe8187 Жыл бұрын
Guul
@maxameddhiblaawe8187
@maxameddhiblaawe8187 Жыл бұрын
guul
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 ай бұрын
Nabad iyo caano.yartayarta
@djounedhoussein2842
@djounedhoussein2842 3 ай бұрын
Cira layey isagodonaya siyad inu kuxumeyo.
@maxameddhiblaawe8187
@maxameddhiblaawe8187 Жыл бұрын
guul
@deeqoxaashifaarax1112
@deeqoxaashifaarax1112 Жыл бұрын
Dpcylyal
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp Жыл бұрын
Iidoorka cuqdada miyay ku dhashaan ? Afqadhmuunaa
@abdirisakjama7925
@abdirisakjama7925 6 ай бұрын
Mya siilkii hooydaa qadhmuunkeedii 😂
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 ай бұрын
Anyways familiesss As
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Dad isku duban aheyn iminka caloshis u shaqeysta nagu badan 😂😂😂😂Aun Abe siyad
@nathra7351
@nathra7351 Жыл бұрын
Daarood iyo talo xumaantiisa qabiilka isaaqa ayuu dagaalka Ethiopia u gallay inuu isaaqa ku dhameeyo isaaq ilaahay baa xasuuqi kara lkiin daarood oo laangaab ah midgaana maantaba xidigiisii baa dhacay waligiina somalia u talin maayaan iSHALAH
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Жыл бұрын
Hhhhhh daarood miyaa laangaab ah waad iska Hadashay
@abdilatifjamac2395
@abdilatifjamac2395 8 ай бұрын
Abyadeey qabiilba waly😢😂
@ShaMso-hg6to
@ShaMso-hg6to 8 ай бұрын
Hoyadaa midgahaaad aheyd iidoorrrrr xuno laangaab ah ayaa thy darood waligiis ayow dabada kaawasayey waligiisna waa talinayaa gabahiisa gaarimeysid cuqdad ayaa laxanuunsantihiin iidoorrrr uraaye afqarmuun
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 6 ай бұрын
Kaddaab ibnal Kaddaab!
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 7 күн бұрын
War aamus qof yohow cuqdadeysan waan ka war qabnaa taariiqdee
@talokeen259
@talokeen259 2 ай бұрын
saraakiishaa waxaa laayay kuwo isaaq iyo majeerteen ah oo ku xumaynayay siyaad bare
@MrDilaye-bc6wd
@MrDilaye-bc6wd Ай бұрын
War doqonti kudhashay wase mj ayagaba dagalka kujiraye oo cabdulahi Yusuf aa 1400 ayuu watay
@talokeen259
@talokeen259 Ай бұрын
@@MrDilaye-bc6wd horta marwalba qabiil dhan maahan ee waxaan dhahna yaa u badna , niman majeerteen ah oo kuwii afgambiga sameeyay ee lawada toogtay sida jeneraal cirro ayaa loo badinayaa, sidoo kale rasaasta jantaha oo loo baahan yahay bey dalbi jireen tan PM ka
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 14 күн бұрын
rag af gambi loga baqayo aya la laayey qabiilo badan ayey isugu jireen lkn iidor aya ugu badnaa​@@MrDilaye-bc6wd
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 11 ай бұрын
Dagaalkaa sababta ugu weeyn siyaad bare u qaaday waxay ahayd inuu yareeyo ciidamada isaaq tiradooda iyo tayadooda
@mohamedabdi3683
@mohamedabdi3683 7 ай бұрын
😡😡😡😡😡
@ghboy2914
@ghboy2914 3 ай бұрын
Isaaq ma ciidan gooni ah baylahaayeen
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 14 күн бұрын
​@@ghboy2914may lkn majority ayey ahayen iyaga io majeertenku
@RehimaAhmed-jt6zr
@RehimaAhmed-jt6zr 3 ай бұрын
መንጌን ልጥራዉደ በሳት አትጫወች ይልሻል
@user-cc.salaam
@user-cc.salaam 8 ай бұрын
Maxaa lagu dilay ciidankaas sabab
@Kingston12370
@Kingston12370 6 ай бұрын
Siyad barre ayaa u arkayey in Hadii cidanka so laabto uu xukunkiisa khatar Ku yihiin sidada daradeed inaysan soo laaban ayuu rabay inu afjaro wixii han Ku jiro oo xukunkiisa Raba
@deasgalool8652
@deasgalool8652 Күн бұрын
Tusaale maxay tahay in ninkan laftisa la waydiyay ahayd bal rayigiisa sababta, adduunka lama arag meel ciidankaaga raggii abaal marinta mudnaa geesi bilad sharaf dil oo xasuuq, moralka ciidanka miyaan lagu duulayn caqli baynu leenee
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 ай бұрын
Ciro ayaa laayey majeerteenbuu ahaa
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 3 ай бұрын
Muxuu ku laayay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
@@XamseXashi-ht6wh waxay rebeen inqilaab in ku qabsadaan markaa saraakiishii ay is lahaayeen way idinka hor iman doonaan ayuu laayey inqilaabkiina wuu ka dhicisoobay xirahaas iyo majeerteen badan ilaa 15 sarkaal siyaa baraa u dheereeyey
@MrDilaye-bc6wd
@MrDilaye-bc6wd Ай бұрын
​@@jamalskp7280War isaaq aa dhibka weyn geystay maa inkire
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 14 күн бұрын
​@@jamalskp7280ma isaaq ayey ahayen
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 ай бұрын
I95 E555555555555555555555555555 🖐
@PlanetWar
@PlanetWar 2 жыл бұрын
Waxaan waa propaganda qaawan iyo been cad. Anti Tank buu naleeyahay qof noo rido baan waanay - war il biriqsi baa lagu baran karaa!
@asluubweedhsame1945
@asluubweedhsame1945 2 жыл бұрын
Riditaanku waxba ma Ahan balse cabirka ayaa 2bil lagu bartaa
@PlanetWar
@PlanetWar 2 жыл бұрын
@@asluubweedhsame1945 Bazooka wax adag amaha mortar iyo artillery cilmi beey ubaahan tahay.
@nathra7351
@nathra7351 Жыл бұрын
Adeeraday baa kujirey afweyne iyo daarod ayaa ka danbeeyey
@axmedsayid9508
@axmedsayid9508 11 ай бұрын
Facts
@dahirguuleed8813
@dahirguuleed8813 Жыл бұрын
Hadalkaan waa been mise waa run kalamasheegi karo maxay tahay u jeedad laga lahaa haa laakiin waa dhici kartaa jaale majeerteen oo qaainu wadan ahaa
@abdulahmad2368
@abdulahmad2368 Жыл бұрын
Doqon aa tahay
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
flim Dagaal kii Ceydiid iyo Mareekanka dhaxmaray || Captain majid
13:54
Qulasada Filimada
Рет қаралды 2,3 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
Ogaden War 1977 Somalia Ethiopia
6:58
ColdWarWarriors
Рет қаралды 351 М.
OGADEN WAR DOCUMENTARY
40:26
Taariikhi
Рет қаралды 142 М.
Xasuuqii Itoobiyaanku ka geysteen Muqdisho. Xusuus aan tirmeyn!
11:20
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 92 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН