Dahir Alasow IYO Sh abuukar maalin maxaa kala qabsaday!

  Рет қаралды 79,403

قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA

قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA

Күн бұрын

clip-Kan waxaad ku arki doonta dahir iyo sxbkiisa oo inkirsan yaheen xadka rajmiga bal daawo jawaabta la siiyey!!!!
#DIFAACA_SUNADA
==================================================
=============================================================
Walaalaha muxsiniintaa channel-kaan Xoojiya Wuxuu halgan kula jirraa ahlu baatilka ee ummadeenii baadiyeynaysa marka subscribe gareeya , like iyo share gareeya oo La socda allaah Wuxuu leeyhy
‎ { وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَىٰ وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ
Isu kaalmeeysta samaha iyo Dhawrsiga (Alle ka cabsiga hana Isugu Kaalmaynina dambi iyo Colnimo, (Xadgudub) kana Dhawrsada allaah Ilaahay way darantahay ciqaabtiisu
Facebook: / حراس-الاسلام. .
Telegram: t.me/xurrasislam
KZbin: / @ilaaladaislaamka3845

Пікірлер: 292
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 3 жыл бұрын
Sh Omar Jazakallahu Khyrn
@zaaanc7008
@zaaanc7008 3 жыл бұрын
Sheikh abukar xasan malin waa shiiq caalim ah taqi Allaha xifdiyo
@2i731
@2i731 3 жыл бұрын
They will not change me, they will not break me. I will be stronger cause I'm a Believer. Alhamdulillah. Thanks LEGEND OMAR 👍👑❤🇸🇴
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walalkay mahadsanid
@2i731
@2i731 3 жыл бұрын
@@iqraacooking6079 okay Queen 👸🇸🇴
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
Aniga oo u taagan difaaca diinteenna xaqqa ah waxaan dhihi lahaa waana fikir keyga waxaan usheegi lahaa culimada deggan wadanka Kenya ogaada Kenya waxaa jooga ummad kala diin ah oo kala af ah. Waxa aad ka hadleysaan ee ama diin ah ama adduunya ah ku matala wadanka aad joogtaan. Somaaliya culimo ayey leedahay iyagaa nagu filan iyadaa is taqaan. Waxaad arkeysaa iyagoo suufiyada somaaliya caaynaya haddana masaajid suufiyo ayaa deris la ah. Waxaad arkeysaa iyagoo dad somaali ah gaaleysiinaya haddana waxaa deris la ah kuwo islaamka ka baxay oo Kenya la jooga. Culimadaas waxaan leeyahay haddii somaaliya dowlad midda Kenya oo kale ka dhalato tee ayaad ka hadli doontaan. Suufiyada iyo shiicada iyo somaalida gaalada ah ee Kenya intaasba kama hadashaan sababtu maxey tahay??? Qandaraas lagu burburinaayo somaaliya oo dhinacyo badan leh soow meeshaas kama muuqdo, waayo dilal iyo qaraxyo iyo dhibaato oo dhan waxaa loo maleegayaa koofurta somaaliya, xitaa waxaan ognahay in deegaanka ISAAQ ama somaaliland in eydnaan ka hadli Karin taasi oo ku tuseysa mashruuc lagu bartilmaameydsanayo qabiil Iyo reer gooni ah sida Hawiye. Waxaa la qarxiyo oo ladilo waa deegaanada Hawiye. Culimadii hawiye ee dadkoodii udamqan lahaa iyaga waa la iibsadey oo jeeb ayey kujiraan kuwii isaaq iyagaa uhadla shacabkooda. Taasi waxey kutusi in somaalida eysan aheyn dad xitaa diinta usiman oo qolo gooni ah dadka u askareyneyso oo diintii leysku handadayo. Dowlad cadaalad ah ilaahey ha inoo sahlo
@2i731
@2i731 3 жыл бұрын
@@Yusufxasann aaaamin LEGEND 👍👑🇸🇴
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 3 жыл бұрын
Shiikh xasan maalin waa shiikh sax ah oo aan ku xirneyn Urur iyo dowlado sida culimada wahaabiyada.
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 3 жыл бұрын
Subxanallah Kuwaan Hadii Ay Horey Muslimiin U Ahaayeen Hadalkaan Ayay Ku Gaalooween Somaliyee iska ilaaliya
@akhayaar5223
@akhayaar5223 3 жыл бұрын
Adiga xukun saar yaa kuu dhahay qof aadan ku ogayn gaalnimo hadaad dhahdo gaal adigaa gaal nowonayo iska jir
@siteymooge
@siteymooge Жыл бұрын
@@akhayaar5223 hadiiska rasuulka ninka diiday muslim maahan ee gaal xun ah islaamnimada afka sheeg ma ahan sxb ee ago w qofka zinada galo huduu guur marò waa larajminaa hadii kalena garbaaashaaa
@antonioxiirane9221
@antonioxiirane9221 Жыл бұрын
​@@siteymooge zxp video laguu soo jar jaray dad haku gaalaysiin ninkan cumar waa lagu yaqaana inuu video soo jarjaro xitaa soo dawo videoga😂
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 3 жыл бұрын
· يَا مُقَلِّبَ الْقُلُوبِ ثَبِّتْ قَلْبِي عَلَى دِينِكَ
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 3 жыл бұрын
Sheekh Cumar xaqa waad bayaamisay labadaa Mulxidna Hala barto oo halaga digtoonaado Daahir Mulxid Iyo Tooyow Oo aan dhegaystay Isagoo Quraanka Dafiraya
@user-bf7lm2sn5k
@user-bf7lm2sn5k 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاءالله لقداصبت أخونا فاضل بالتوفيق بارك الله فيك جزاك الله خيرا خير الجزاء
@ilaaladaislaamka3845
@ilaaladaislaamka3845 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته وجزاكم مثله أختاه
@yusufabubakar3112
@yusufabubakar3112 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا🤲🏼
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 3 жыл бұрын
Suufiyo Maahee Iska Jira Shayaadiin Weeyee.... Suufi Dhab Ah Sidaas Kumaanaan Aqoon Ee Iska Jira..... Suufiyada Xaqiiqada Ah Waa kuwa Kitaabka Iyo Sunaha Ay hogaamiso...
@axmedmuddey1365
@axmedmuddey1365 3 жыл бұрын
Wll sufiyada Saxda ahi waa sheikha hadlaaye sh Abuukar xassan maalin Qeyr allah ha siiyo sheekhu jizaa.akallah
@Ali-ce9pt
@Ali-ce9pt 3 жыл бұрын
قل الله تعالي وماكان لمومن ولامومنة اذاقضي الله ورسوله امرا ان يكون لهم الخيرة
@cabdiraxmaannuur1435
@cabdiraxmaannuur1435 3 жыл бұрын
ayadan maxey daliil uthy
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 3 жыл бұрын
@@cabdiraxmaannuur1435 sxb ilahahey wuxuu Yiri "qof Muslim ah umasugnan hadii uu ilahey iyo rasuulkiisa wax ku xukuman in uu ikhtiyaarkiisa raaco "
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Ilaahay haydinka abaal mariyo wll ilaalada islaamka
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 жыл бұрын
Jazak aallah kheyer sh omar
@abdiadde9900
@abdiadde9900 3 жыл бұрын
Wadaadka ayaa jwb ugu filan, haday suufi sheegan jireyna suufi ka fcn ma.arag wadaadkan shekh abuukar Haday wax qaadanayan haqaateno
@abdullahiburhan2976
@abdullahiburhan2976 3 жыл бұрын
walaale suufi mataqaanid culumada soomaali ugu cilmiga badan waligoodna soo gaarsiyey waa suufiyo ma hadaad diinta baratey iimeekga iisoodir anigaa kusoo diratee 100 shiig oo soomaali ugu cilmi badan oo kulugood suufiyo ah walaal toobodheh
@yasinmohamedibrahim798
@yasinmohamedibrahim798 3 жыл бұрын
Alle ha idinka Abaal mariyo Sheekh Cumar iyo Sheekh Abukar.
@ubaxaadan225bismiallah7
@ubaxaadan225bismiallah7 3 жыл бұрын
ALLAH haduleeyo kuwan iyo intii lamidaba aaamiin yaa rabbi
@yuubabaay7983
@yuubabaay7983 3 жыл бұрын
Ayaga iyo madaxweynaha faransiiska waa isku fikir waxeeyna beeninaayaan waa isku mid
@SuperJeeri
@SuperJeeri 3 жыл бұрын
Al Sheikh Cumar Jazzakallahu Kheyraa, kuwan umaba qalmaan inaad u jawaabto waayo diin_la'aantooda wey caddeysteen ( واعرض عن الجاهلين )
@abuuxudayfa3031
@abuuxudayfa3031 3 жыл бұрын
Sheeq Cumar wallahi aad baan ULA dhacay sidaad ugu jawabtay. Allah yaxfadka
@mohamedfarah5580
@mohamedfarah5580 3 жыл бұрын
قال النبي صلى الله عليه وسلم: ما أظن فلانا وفلانا يعرفان من ديننا شيئا قال الليث كانا رجلين من المنافقين فهؤلاء الملحدان لايعرفان من ديننا شيئا مع كفرهم وردتهم عن الإسلام
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
@isqalajisaadan9500
@isqalajisaadan9500 3 жыл бұрын
بارك الله أخي الكريم، جزاك الله خيرا عنا وعن الاسلام Nin adiga ka aftahan hada ka hor ma arkin ilaah waxan ka barya ku waan shartoda in uu umadda ka qabto
@ilaaladaislaamka3845
@ilaaladaislaamka3845 3 жыл бұрын
وفيكم بارك اخي الكريم
@axmedmaxamed866
@axmedmaxamed866 3 жыл бұрын
جزاك الله
@randaruxii9690
@randaruxii9690 3 жыл бұрын
❤❤🌹اللهم صلي على نبينا محمود ❤🌹🌹🌹warhedhe dhe qata wixii kasunaadayn nabigena scw iyo rabigena
@ashakur6691
@ashakur6691 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخ عمر لقد أصبت
@abdulahimohamoud692
@abdulahimohamoud692 3 жыл бұрын
Sh sufida ugu fican Omanta si cad ugu hadley
@daciabdirizacqyariisow8098
@daciabdirizacqyariisow8098 Жыл бұрын
Shekyga cumarow m a jazaakalaahu qofkaan diidan hadalka nabiga wuu kugaaloowi
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 3 жыл бұрын
الحق واضح
@abdisalanabdi2751
@abdisalanabdi2751 3 жыл бұрын
نعوذ بالله من فتنة هولاء المضلين
@abdirahmanfaisal402
@abdirahmanfaisal402 3 жыл бұрын
Suufiyo maaha waa mulxidiin
@abdallamoha7793
@abdallamoha7793 3 жыл бұрын
Waa sax away is qarinayaan
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 3 жыл бұрын
Calmaaniyiintu maxey suufiyo ugu so gabadaan.
@abdirahmanfaisal402
@abdirahmanfaisal402 3 жыл бұрын
@@maxmudxareed1345 wll waa la yabanhy
@abuucali5963
@abuucali5963 3 жыл бұрын
@@maxmudxareed1345 wll suufi waa muslimiin illaa inyar oo qabuuriyiin ah
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 3 жыл бұрын
@@abuucali5963 Haa lkn wax baa ka qaldan.
@mohamednur137
@mohamednur137 3 жыл бұрын
Inta diinta ka so horjeeda inta badan aqoon umalaha, fadeexad ayey markasta dhex taaganyihiin.
@abdirashidgaab6934
@abdirashidgaab6934 3 жыл бұрын
Shiiq cumar ilaahey ha ku xafido Nimankaan waad canqcisay wax cad waad tusisay haday qaadanayaan ilaahey dartii u duceey in ilaahey xaqatuso
@deeqoshire197
@deeqoshire197 3 жыл бұрын
Mujrimiin diinta iny duraan usoo dhardhigtay waaye wllkeena diinka difaacaya allh haku xifdiyo
@abdifatahhussein4926
@abdifatahhussein4926 3 жыл бұрын
Masha allah
@user-uj1pw5be3z
@user-uj1pw5be3z 3 жыл бұрын
Jees jeeska axaadiithta lagu jees-jeesayo waa khatar
@isseyussuf9658
@isseyussuf9658 Жыл бұрын
Illahow sheekha inoo xafid insha allaah
@serchlearn
@serchlearn 2 жыл бұрын
Jees jeeska ahadithta rasulka S.A.W wa kufri.Arimaha kalimada laillaha illallah burinaya ey nawakidhul Islam
@Mayd_uleye21
@Mayd_uleye21 3 жыл бұрын
Mashlaaah shiikhuna waad so qabatay beenalayasha.
@xabiibtiinasahal8633
@xabiibtiinasahal8633 3 жыл бұрын
Subxaanallah suufiyo mahan kuwan e iska jira wa dad raba iney umada halagan o ay xaqa kalumiyan ilahay hanaga qabto kuwan iyo inta lamid ka ah ba
@iqracadceed5959
@iqracadceed5959 3 жыл бұрын
Subxaanaalaah
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 Жыл бұрын
Subxana allah
@hosnymustafaali7354
@hosnymustafaali7354 3 жыл бұрын
M'a dr sh abuukar xassan maalin allaha kxfdo
@daarulxufaadchannel4516
@daarulxufaadchannel4516 3 жыл бұрын
Waad kumahad san tihiin sida aad ugu soo bandhigeey saan dedka diintooda toosan.. Tankale kuwaan hunguriga ayaa meel xun kagaley waayna kukhasaari doonaa.. Idnkana haka cajisina kuwaan iyo kuwa kaloo qarsoon ujawaabi dooda جزاكم الله خيرا
@farhiyamaalin9986
@farhiyamaalin9986 3 жыл бұрын
Sax waaye yaan laga caajisin
@mawliidcumarnuur9823
@mawliidcumarnuur9823 3 жыл бұрын
WAA SAKHRAAN KHAMRIILE WAXA AFKA WAXA CADEEYAY WAA KHAMRI
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
@mohammadabdullahi3835
@mohammadabdullahi3835 3 жыл бұрын
Dahir iyo Toyo walaba nin oo ridobay hadiba inkirsanyin Hadith odan
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 3 жыл бұрын
Subxanalah alaha bulshada ka badbaadiyo labadan mulxid
@mahmoudshiddo644
@mahmoudshiddo644 3 жыл бұрын
الآيه المنسوخة هي(الشيخ والشيخه إدا زنيا فارجموهما..........)
@امحنانامحنان-ح6ل
@امحنانامحنان-ح6ل 3 жыл бұрын
لا اله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم صبحانك يا رب العالمين حسبنا الله ونعم الوكيل
@ogaalmaal9898
@ogaalmaal9898 3 жыл бұрын
M.a
@FaatushPeah
@FaatushPeah 9 ай бұрын
Ayaad mansuuqa ah waxay aheed الشيخ و الشيخة ا ذ ا ز نيا فا ر جمو هما ا لبتة نكا لا من ا لله و الله عز يز حكيم❤❤❤❤❤
@Sprintzx-x9q
@Sprintzx-x9q 3 жыл бұрын
Qof Haweena oo marka qaladkaa kudhacday oo waliba aan qaraabo ahayn waan soo dhaweystay waxaan arkay inkhayr ba uuna ku harin nafteeda Wlaahi iyada dhan waxay tahay xasad iyo xiqdi Sharafta gabdhaha ayey sida ey ubaabiyso ku mashquulsaneyd,xasad iyo namiimo ayaa shaqo u ah , markaa marki xadka laga daayay Adoomaha ilaahey ayey musiibo ku noqdeen ,KUWA TOOBAD KEENAY KUMAJIRAAN,Markaa Allahulmusta,an.
@abshiroha2072
@abshiroha2072 Жыл бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah
@cilmidoon539
@cilmidoon539 3 жыл бұрын
Sh Omar ilaah ku sharfo aduun iyo Aakhiro. Daaciyiinta aan ku daydo ayaad ka mid tahay
@abusuheyba
@abusuheyba 3 жыл бұрын
Mann axya sunati waa xadith nabigena scw
@mmbofficial2271
@mmbofficial2271 3 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilahow toobada nagu dil
@seynababdullahi2229
@seynababdullahi2229 3 жыл бұрын
ilaahy qeer ha siiyo shiikh abuukar
@kaltunmaxamed4597
@kaltunmaxamed4597 Жыл бұрын
Scw scw scw
@maryandirshe8156
@maryandirshe8156 2 жыл бұрын
ceeb ayaa usugnaatay intey like raadinaayeen gaalnimo ayaa usoohoyatay
@hassanhusseinmoaski8938
@hassanhusseinmoaski8938 3 жыл бұрын
M.a shekhena sh abubakar allow noxafid
@sharaxaadabakareey2717
@sharaxaadabakareey2717 3 жыл бұрын
Suubanaheyna s c w wuu noo sheegi aqiru zamanka qof ayaa waaga barii sanaayaa asoo muslim iimaan leh wuxuu galabeesanaayaa asaa gaal ah
@Ali-ce9pt
@Ali-ce9pt 3 жыл бұрын
ذلك من بعض موافقة عمر رضي الله عنه ارضاه
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah mahadsanid
@ikraanabdicazizahmed5105
@ikraanabdicazizahmed5105 3 жыл бұрын
wll nimankan waxba isma dhaman wlhy sheekadana way isla ogyihin culumadana way isku qarinayan yacani culumada aay cayayan oo aay wahabi aay dhahan waa gaal qofka xadithta nabiga dafira waa jahilin xadithtu quraanka bay tafsirayan jahil waa jahil الله أكبرسبحان الله
@iqracadceed5959
@iqracadceed5959 3 жыл бұрын
Alla weyn ninkii aamina awood leh
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624 3 жыл бұрын
Maashaa allah sheekhaygii ayaan meeshaan ugajeedaa suufiyo cilmi cidkugaarta malahan inla iskasheekto waaqalad suufiyo cilmiga suufiya ayaa lagasoogaaray ilaahay ayagana hasoohanuuniyo
@عليعثمان-ح7ط
@عليعثمان-ح7ط 3 жыл бұрын
hhhhhhhh waa seey kulatahy oo ah diinta suufiyaa laga soo gaaray may sabbab ta loo keenay shiiq abuukar xasan maalin waxoo kamid yahy dariiqadi oo sheeganaayay marka waxaa loo diidaa in oo mar marsimoodo oo dhaho kuwaas waa wahaabiyo marka fahan wadaadoo
@zaaanc7008
@zaaanc7008 3 жыл бұрын
suufi waa kuwa diinta Alaha u soo gargaaray sh abukarna ayagu ka mid yahay nin cilmi ku gaarana maleh
@halimoiman4890
@halimoiman4890 Жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@abdikadirahmedadam8361
@abdikadirahmedadam8361 3 жыл бұрын
Sh cumar allaha ku xifdiyo aad ayaad udifaacday nimankaana aad ayaad ucadysay in badan inay yihiin naman diinta usoo dhiktay
@mawliidcumarnuur9823
@mawliidcumarnuur9823 3 жыл бұрын
CALASOW TUUG WEEYI
@hodancabdi9510
@hodancabdi9510 3 жыл бұрын
Adii ma ka dhigtay
@kingjacob5542
@kingjacob5542 3 жыл бұрын
Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun Tagan warkodu wa cad yahay
@yusufcabdulaahidhaqaneyusu8969
@yusufcabdulaahidhaqaneyusu8969 3 жыл бұрын
masha alaaah runta ayaaabloosheegay daahir calasoow.hadoow alaaah kabaqaayo
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 жыл бұрын
Ninmanko aqli yaraa xadiiska nabigeena caleyh i salaato wa salaam iyo qofta keeba qaalisan allow adaa weyn uu waaxida
@adamomarchannel5101
@adamomarchannel5101 2 жыл бұрын
Dahir iyo tooyo waa shayaadhiin gaala waa
@jamacmaxamed3568
@jamacmaxamed3568 2 жыл бұрын
سبحان الله العظيم sheeko aaaaaaaaaa xadiithka nabigeena Scw mafududo اللهم صل علي سيدنا محمد واءله وصحبه وسلم.
@hornafricchannel7470
@hornafricchannel7470 3 жыл бұрын
Axmed tooyo iyo daahir calasoow diinta waxba kama yaqaanaan axmed tooyo oo mulxid ahaa daahir calasoowna waa hunguri doon .hunguri meel xun kaa gal awal dahabshiil iyo hormuud uu hunguri ka raadin jiray hadda diinta hunguri ka galay
@Diini798
@Diini798 3 жыл бұрын
Subxanalah dhibatada waxey imatay marka qofkasta sheeq ban yiri asigoo aqoonba ulaheen.
@saciidmaxamad2036
@saciidmaxamad2036 Жыл бұрын
بل هو آيات بينات في صدور الذ ين اوتو العلم
@abojabir8454
@abojabir8454 3 жыл бұрын
Waa 2 gaaal dheg dhaaadheer
@mohacade8773
@mohacade8773 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@jacelowyare
@jacelowyare Жыл бұрын
daahir waa nin waalan oo xanuunsan
@MohamedHassan-mp9qo
@MohamedHassan-mp9qo 3 жыл бұрын
Omar waa ku mahsanthy dhagartooda inaa natusto si cilmiyan ah 🕌💪
@CabdaleGaafane
@CabdaleGaafane 3 ай бұрын
Ilaahow umada kaqabo kuwani daahir calasaw iyo saaxiipkii
@zakariacabdi8441
@zakariacabdi8441 2 жыл бұрын
Subaxaanallah kuwan alaha ka badbaadiyo labadan mulxid
@xuseencilmi2513
@xuseencilmi2513 Жыл бұрын
Beeeeeeeeeen abuuuuuuuur ayaaa iimooqda
@siciidobashiirmaxamadsicii6035
@siciidobashiirmaxamadsicii6035 3 жыл бұрын
Subxaanallh allow naxifdi
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Жыл бұрын
Qofka hadduu dhaho xadiiskan hala caddeeyo inuu sugan yahay ma gaalnimay noqotay, waxaan la yaabay xagjirnimada iyo qalafsanaanta muslimiinta lagu kala fogaynayo.
@ajuukecade3364
@ajuukecade3364 3 жыл бұрын
Scw ❣️
@maxamudcadow9448
@maxamudcadow9448 3 жыл бұрын
Daahir calasow iyo tooyo suufiyo ma ahan dad lagu tilmaami karo ma ahan waxey ku hadlaayan gaalnimo.cad waaye
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 3 жыл бұрын
LABADOODUBA WAA GAALOOBEEN
@husseinadan4321
@husseinadan4321 Жыл бұрын
النبي صلى الله عليه وسلم لاينطق عن الهوى كماقال تعالى( وماينطق عن الهوى ان هو الاوحي يوحى) صدق الله العظيم اللهم ثبتنا قال الله تعالى (قل ابالله وءاياته ورسوله كنتم تستهزءون) خطير جدا والله احذروا يااخوانى الله اكبر ءامنا بالله ربا وبالاسلام دينا وبحمد صلى الله عليه وسلم نبيا ورسولا
@mohameddalmar5602
@mohameddalmar5602 3 жыл бұрын
Ilaahay shartooda muslimiinta haka qabto من استهزء بشيء من دين الرسول صلي الله عليه وسلم اوثوابه اوعقابه كفر
@ikraanabdicazizahmed5105
@ikraanabdicazizahmed5105 3 жыл бұрын
السنة حذيث ھو لاؑقوال رسول الله لاؑفعاله التی البينت لاؑحکام القرأن
@hasanguregure8061
@hasanguregure8061 3 жыл бұрын
*CUMAROOOOOW ILAAHAY ABAALKAAGA HAGUUGUDO , RUNTII WAXAAD ILAALISAA DIINTA*
@abdullahiabdi8488
@abdullahiabdi8488 3 жыл бұрын
Sheydhaan waaye
@mohamedwaliabdullahi2258
@mohamedwaliabdullahi2258 3 жыл бұрын
Sheekh Omar baarakallahu muuqaalkan Facebook soo gali KKK ani mafahmin daahir wlhi jid iyo jiho maleh
@hamzaadam4705
@hamzaadam4705 3 жыл бұрын
Daahir iyo tooya waa munaafiqiin
@samiramogueh2046
@samiramogueh2046 3 жыл бұрын
Waa isku mid
@mukhtarmacow801
@mukhtarmacow801 2 жыл бұрын
Dahir iyo toyo 2.walan.wye
@mawliidadam2739
@mawliidadam2739 3 жыл бұрын
Haduusa katoobad keenin hadalkaas daahir calasaw waa gaal
@CabdaleGaafane
@CabdaleGaafane 3 ай бұрын
Waar daahir calasaw. Ilaahay. Jaahilsana. إنالله وإنا إليه راجعون
@Diini798
@Diini798 3 жыл бұрын
Kkkkkk waxan maqli jiri hebel afkisa iyo dhagahisa iskama warhayan. Dahiro siyasiyintada iska burburso ama ajar kahel ama ku dambaw .diinta ahal uma tihidee haku dambawin.subxanalah
@sahraabdi9699
@sahraabdi9699 3 жыл бұрын
Labadaan waa eber cidii dhageysata baa ka daran
@abdikadirahmedburji3081
@abdikadirahmedburji3081 3 жыл бұрын
بسم الله qofka guur soomarey in dhagaxlagu dilo quraanka iyo sunah wey ku soo aroortey lkin aayada waaa la nasqiyey bale xukunkeeda ayaa lagu dhaqma) آية الرجم هي النص الدال على حكم حد الرجم في الإسلام وهي ليست من آيات القرآن المكتوبة في المصحف باتفاق المسلمين، أي: أنه لا يوجد في المصحف آية تسمى بهذا الاسم، وقد ذكر علماء السنة بأن آية الرجم لم تكتب في المصحف أصلا فليست مما يتلى من القرآن، وإنما كانت مما نزل من القرآن ولم يؤمر الصحابة بكتابته في المصحف، نسخ لفظها أي: رفع مع ما رفع من القرآن، وبقي حكمها الذي دلت عليه وهو: رجم المحصن؛ لوجود أدلة أخرى تدل على الحكم، بينما ينكر ثبوت نسخ لفظها: الخوارج وبعض المعتزلة وبعض الشيعة، وخالفوا بذلك مذهب جمهور أهل السنة والجماعة. كما إن طائفة من الخوارج، وبعض المعتزلة: أنكروا حد الرجم.[1] وقد ورد ذكر هذه الآية التي كانت قبل النسخ ضمن سورة الأحزاب بلفظ هو: «والشيخة إذا زنيا فارجموهما البتة نكالاً من الله والله عزيز حكيم».[2][3] قرأها الصحابة على عهد رسول الله Mohamed peace be upon him.svg ، ثم رفعها الله مع ما رفع من القرآن، مع بقاء الحكم. وقد روى هذا عدد من الصحابة، ووافقهم الآخرون ولم ينكروا عليهم، وقد وردت شواهد كثيرة عن الصحابة والتابعين والعلماء في كتب التفسير والحديث وأصول الفقه وفروعه وكلها تدل على أن هذه الآية منسوخة لفظا لاحكما، فهي بعد النسخ ليست من الآيات التي تعبدنا الله بتلاوتها أما حكم الرجم الذي دلت عليه فلم ينسخ بل هو باق وثابت ومؤكد بالسنة والإجماع.
@abdirahmanfaisal402
@abdirahmanfaisal402 3 жыл бұрын
Wlhi raggaan allaah ha naga qabto daahir calasow waa mulxid
@nuurmacallin812
@nuurmacallin812 3 жыл бұрын
Sh anagaa fahannay inuu yihaahdo man axyaa sunnatii asagoo waliba adiiska wax kama jiraan ku sheegay, wuxuu udanleeyahay in uu ilxaadkiisa ku qariyo caamada ay dhahaan ninkan sunada waa ogolyahay.
@geeljire1658
@geeljire1658 4 ай бұрын
soomaali badan oo qurbaha u badan ayaa murtadiin ah, marka waa in dadkaas madaxooda la qalajiyaa.
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 114 М.
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,5 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
DEG DEG SUUFIYADA OO FIRCOON KU TILMAAMAY SH UMAL & XUSKA NABIGA LIISKU HEESTO
22:59
sidee u dhacay nikaaxii Dr Sheekh Abuukar Xasan Maalin
6:10
NASRU DIIN TV
Рет қаралды 9 М.
Sh Muxyidiin oo Karbaashay Xassan Dahir Aweys Qaybtii 1aad.
1:22:02
Cododkaan Gaalaysiinta ah Sh Umal Iyo Wadaad Kale Bal Daawo
11:09
MUSTAQIIM TV
Рет қаралды 19 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 324 М.
himada Saraysa Sh Abuukar Xasan Maalin
1:00:59
SAMAWADE TV
Рет қаралды 51 М.