🇸🇴 Geylan media waa weriyaasha ugu fiican umada somaliyed
@saadaqnuurgeedi7777Ай бұрын
Max waa qabiliiste weynaaay Ethiopianu u shaqeeya!
@zakirboss143Ай бұрын
SOOMAALIDA anuu waxan ka booday maalintaan arkay meel Wasiir uu agaasime u jawaabayo, meel Xildhibaan uu u jawaabayo mid aan xilba hayni meel Madaxweynihii uu u jawaabayo Qof shacab ahi.
@abdirashiidmohamed2004Ай бұрын
Runtii ninkani waa siyaasi bisil oo soomalinimadu ka go,antay Si xaqiiqda ku qotonta ayuu uga hadlay runtii absolutely right ✅
@bashiribrahim4005Ай бұрын
Waa u qalmaa ninkaan Madaxweyne Somalia
@saeedwarsame2081Ай бұрын
C C Warsame, nin bisil buu muuqdaa, inkastoo aan kalsooni jirin inuu fiicnaan doono haddu madaxweyne noqdo. Sabab? Badiba Soomaalidu ama Afrikaanku intaan xilkaa ka adag oo markuu yeesho cid ka daba heesta buu wax ismoodaa, una qaataa dadka, dalka iyo wax walba loo abuurey iney ka shaqeeyaan danihiisa. Waa nasiibdarro jirtee, Alle madaxda ka badbaadsho,aamiin, aamiin, aamiin.
@BashiirAdam-c4oАй бұрын
Cabdi raxman c.shakuur wa wadin dadkisa jecel
@mowlidmohamedisse1656Ай бұрын
Paste with special Malaha mr. Ccw waa ka dambeysay
@abdigah5364Ай бұрын
Munaafaqnimo , Somalifaqash , Ashabaab iyo C/Shakuur midna ma joojinkaro xidhiidhka laba-gees ee jamhuuriyadda Somaliland & Federal republic of Ethiopia . Somalifaqash iyada qaawan oo hoos-jiifta Amisom/Atmas , iyada Rabbi kala filqay وبالله التوفيق
@JuniorKnowledgeАй бұрын
Dear Gaylan, Barnaamijkaan waa mid aad loogu baahan yhy. mas'uuliyiin kale xitaa miiska ha loo saaro. mahadsanid
@osmanahmed9780Ай бұрын
Waayo gaamuray guuleyso sxp
@YuusufHassan-g1jАй бұрын
Siyaasi tagay
@fatxicabdi2384Ай бұрын
Anigu nin reer somaliland Ayaan Ahay Marka uu arimaha somalia ka hadlayo waan taageera wax dhaba Oo jira Ayuu ka shageeya somalia Lkn Arimaha somaliland markuu k hadlayo Ayuu dhiiqa galaa
@NimcoFfАй бұрын
Qadadwayn maaha ma caqli baad ka sugaysay
@williamwilliam1337Ай бұрын
hadii ay taydu ii hagagsan tahay nama hawaysteene 🇪🇹 Haa heeya raac iyo fulaa dilay hankayhiiye😢 : A nageeye;
@abbdllАй бұрын
Waa sax
@AliHusseinMohamed-ig3qrАй бұрын
@@abbdllEthiopia kaliya miyaa cadow kenya maxey tahy bal ino sheeg mise siyasad lga raadinaya Ethiopia😂
Asc wll waxad waydis .amson ma aragno..Mel ay xoreysay ee miyan lagamarmikaro
@abdi6947Ай бұрын
Maya lagama maarmo Amisom. Haddii la joojiyo Jiif oo Jaq ayaa joogsaneeyso waa mashruuc lacag lagu cuno Amisom.
@BagagacАй бұрын
Aad iyo aad @@abdi6947
@AhmedMohamed-tv6krАй бұрын
Xamar hadday aqoonsato Somaliland, Ethiopia waa u dhammaan lahayd. Laba derisa oo difaaca isugu hiiliya ayay noqon lahaayeen. Walaalihiin reer Somaliland idinkaa Ethiopia qiimahaa u yeelay intaad walaalkaa lugaha haysato
@abdifatahtiger5913Ай бұрын
A A W maantuu dhintey aqoon iyo aqliyaana diley
@CalinurCsalamАй бұрын
Ma noo jilcin kartaa?
@AbdullAli-jm6hlАй бұрын
Mashallah abdirahman abdi wa nin raag eh lkn garab mahaisto
@saafifood6518Ай бұрын
"Waxkasta ethopia wa lo sameyeyey hadana waxey kasii qadeen in ay dhul iyo bad qayan" INA CABDIRASHIID😢😢😢😢😢😢
@muheeahmed1407Ай бұрын
Dowlad Somaliya Kama jirto e Alloow dowllad wanaagsan u soo degdeji!
@abdirzaknor5742Ай бұрын
Wow 👌 👏
@PuntlnadNow24Ай бұрын
Gentleman warkisa cadyahay, AAW- wellsaid
@cawlfaraarecawlfaraare4190Ай бұрын
Cabdi rahman ma aha siyaasi ee qabyaaliiste itoobiya yaa u geliyay dadka u galay
@AlaseeyАй бұрын
Gaylan sxb
@somalioutletАй бұрын
C/raxman wa siyasi macqul ah lknse asiga iyo raga lamidka ah waxa ka badan raga jahwarersan oo bahasha ku daba gadisan tahay xita hadu madaxweyne noqdo dadki kale lama fahmayan.
Wax parliament ah oo ka jiro somalia ma lahan ,,Ethiopia weey nakala dishay weey na noo dhameenee.
@The_Observer0000Ай бұрын
Dawlad danta Hawiyaha u shaqeyso looma baahna. Dadka kale waa in la dhageysto.
@Abdirahmanmohamed5104Ай бұрын
Midnimo Somali 1991 bay dhimatay waqtiga hayskaga luminina SOMALILAND.
@ahmedaamiin8669Ай бұрын
Midnimda qabiil baad ka tahy la soco
@SayidSiciid-q2kАй бұрын
Wali maxa jira dad aaminsan waxa lagu magacaabo 5 ta somali way so labanaysa waa sheeko cirka waraf malagu dayey ah😂
@dilara-jj5yjАй бұрын
Qabiilku dad maahan miyaa dhul iyo dad leh @@ahmedaamiin8669
@mazatoshi7501Ай бұрын
Adiga orom baa tahay iyo laftinagaa, sool weeykaa tagtay waxaa ku xiga owdal state. Taariiqdaadii hadaa soo eegto waxaa kuqoran inaad ingiriis kaba qaad aad u ahayd, Ileen Duqoni Dab kama kacdee Daamankee meermiirisaa Docday Kaa jirtaaybee Dhaxani kaa dishaayo Ma diirsado walaalkeed Intee dunida joogtee Doqonee dabkaa ba , weli sidii beey dhaxan dhankiina inooga soo gashaa 😢
@NimcoFfАй бұрын
@@ahmedaamiin8669meesha ma tuulado lascanod bad moodaysa anoo reera ayay ii kala xidhan tahay hee mxd ka badali kartaa
@UgaasibraahimCumarАй бұрын
Ninkaan saan u hadlaayo 2011 turkiya markee imaanaa yeen cawin miyee u yimaadeen mase Danny gaar waaku xumahay xildhiwaan cabdi shakuur inaa saas u hadasho
@ahmedfarah8453Ай бұрын
Waxaan ku talin lahaa Soomaalida in Abdishakur Abdirahmaan loo doorto madaxweynaha dalka soomaalia Runtii Waa Nin u qalma
@AnCmajАй бұрын
Degaanka gado iyo hiiraan ilaa konfurgalbayd Dowladu kuma xoog badna itobiya si xoog ah bay ku haystaa. Qorshe xeeldheer oo dadka deegaanka dowladu ku hanato baa la rabaa.
@abdinur74Ай бұрын
Xildhibanka keliya e fahansan shaqadiisa
@rabiilecumar7972Ай бұрын
C SHAKUUT ADEER WAAD RIYOONAYSAA MIDNIMO SOOMAALIYEED ADERR MA JIRTO HORE UMAY JIRIN DIBNA U JIRIMAYSO DIBLIMAASIYAD MIDAYN KARTAANA MA JIRTO LAAKIIN 5 SHAN SOOMAALIYA AYAA JIRTAY JIRINA DOONTA ER RIYADA KA BAX WAX AAD FARDAAMIN KATYAANA MA JIRTO
@MaslaxJanuzaj-ue2iiАй бұрын
Soomaaliya Waa Dalka Dadkisa Ay Wada Ogol Wada Faham iyo Wadajir Haba yarate Ay La heyn.... Dal Dhinac Walba U Fashilmay Folxuma iyo Afxuma Umadan Wada Dhoohan Ayan nahay
@kaaha1233Ай бұрын
Hawiyeland shaxda waa lagu fahmey 😂
@falaadАй бұрын
Itoobiya warkeeru waacadyahay nin inow kuqabsada Raba inow amnigaaga sugo sax maahan
@mmohamud6977Ай бұрын
How much money did Hassan Sheikh and Hamza Abdi Barre spend on this conflicting tribes in Somalia especially seeking against majeerteen ethnic project?!!!
@AbuKhaalid-e5bАй бұрын
war suxufi io siyaasi .. al shabaab lalama hadli karo miyaa waa tan taaliban ba lala hadlaye mise waxaan sugeynaa in mareekanku na fasaxo in aan lahadalno
@@abbdllaad iyo add wasiada shegtay sxb waa koox aminsan caalamko dhan baa gaaalo ka xoreynayna marka heshiish lalama gali kro jdaysan ka bixin xuninimada ay alqaacida kaga midka yihin
@mohamedabdi7908Ай бұрын
Dowladanimada ficil waye ee sheeko ma aha. Mr. Cc waxad tiri wada hadal wan ogolahay hadana Ethiopia wan la dagallami isqabadsi sxb, wadani matihid runtana ma sheegeysi.
@Sbr_LibaaxАй бұрын
Ina-Mako, maalin walba waxa uu isleeyahay shacabkaa raba inay maqlaan uunbuu sheegaa.
@maxamedcabdikariin3610Ай бұрын
Illaahay ha soo caliyo xabiibul malayiinke😊
@jaylaaninuuri5442Ай бұрын
Heshiiskaa MOU Somaliland la galayso Ethiopia uu dhaqan gelayaa si dhakhso ah Waxa keliya ee u ku joogsan karaa in xamar aqoonsato dawladnimada Somaliland
@abdirashidabdirizak7165Ай бұрын
Su,aal Adag Ayaad Waydiisay Gaylan!
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
wa wuxu sheegayo oodhan wa wax jira ee xasan sheekh khiyaali bu kusocda iyo beenti idoor kukhaaaray 32 sano
@farhanqalib2028Ай бұрын
Waa qabyaali liita muu xasan dhiiqo runta u sheego waayaqaana wax laakiin waa qabyaali caadifiya hala doorto oo hala arko wuxuu taro makaa
@daljireali4783Ай бұрын
Ina Abdishakuur waa Hogaamiye rasmi ah!! Odayga mar hala tijaabiyo
Waxaan been ahayn in siyaasiyiinta soomaaliya ay ethopia qanciyaan waa umad aan qab lahayn siiyaasi soomaali daciif iyo dulino buu nabaray cuqubadaas ay shacabkooda kagalenn ayagay kusoonoqonaysaa siyaasi damiir iyo qab leh allaha noo soosaaro
@sakariyeabdirahman8725Ай бұрын
Somaliland haloo tanaasulo ictiraafka larabana somalia ha siiso intaanay ethopia siinin inagoo lapa wadan oo walaala ah aan wajahno markaa cadaawada Ethiopia, lkn intaad somaliland xaasidayso ka quuso inaad wax iska celiso inaad adna meel gaadho ragna ciil cadaab ka dooray weeye arinka somaliland Markaad somaliland waxba uqirayn cadaaladna ay kaa waydooo adna inay lugaha ku qaban waydo haka filan waayin. Waar hoooy haday wll nimada idinka daacad tahay xaqiiqada maantay idiin dhowdahay iga dhan
@shamsudiinfahiye7966Ай бұрын
Adigana keen somalida mesha wada dagan oo isku racsan inay ka go aan somali lakin halqabil oo isaqa inay dhahan dadka kale ila dagan Yan la dhagaysan ee anaga kaliya waxa rabno ha la sameeyo noqon mayso wax sura gal
@jamayasin2155Ай бұрын
Waxay ahayd in aad weydiisid Cabdiraxmaan Cabdishakuur in uu ka shalaayey Sidii uu u mucaaraday dawladdii tan ka horreysey ee Farmaajo Madaxweynaha ka ahaa
AAC waa saxsanyahay, Xildhibaanada Koonfur Galbeed waxeey ka mid ahaayeen kuwii u saxiixayey Xasan wax kasa uu rabay. Aadan Madoobi iyo LaftaGareen waa ku u ololeeynayey Distuurkii Xasan. Kuligood waa shiyaadiin.
@Billcl8nyonАй бұрын
Abdirahman Abdishakur madaxweyne ha laga digo. Hassan meesha ya laga bixiyo
@Generel.Arab.22Ай бұрын
One
@dulxajcismaa9092Ай бұрын
Dalkayaga noo xayeysiiya reer gaylan oo
@galbisabdi5807Ай бұрын
Hawiye wuu kibree hala karbaasho
@saeedwarsame2081Ай бұрын
Fadlan, Soomaaldu ha joojiso qabiil usu caynta. Qabiil qabiil ka fiican ma jiro. Qabiil walba waa Banii-Aadan wax ka qaldamaan, waxna saxa oo masuuliyad qaada, gaqa, و إذ قال ربك للملاءكة اني جاهل في الأرض خليفة
@shamsudiinfahiye7966Ай бұрын
@@saeedwarsame2081orom nimada ha ku deqdo Wan ku fahan sanahay hawiye wa somali
@TAASINTERNATIONALSERVICESАй бұрын
WELCOME TO TAAS INTERNATIONAL AIRLINE TICKETS VISA CONSULTANTS EAST AFRICA CARGO
@KuromiStarz-kx8rzАй бұрын
Gaylan ma farmaajo ayuu raacsanyahay mase fahad?.
@sadkachannel5368Ай бұрын
Mundane waa rayi aad u fican fikir ahan dhanka doorashada
@abdifatahhassan5561Ай бұрын
Cc shakur soo kii 2017 lacag kasoo qaatry emeratka ee khayre weerary 4 stafkisa baa la dily soo ninkii bada kenya u saxeexay ee wasiir qorsheynta u ahaa maaha soomalidu waa dad olawshiyo dhawaa ader a hawiye waa hawiye shilonka vu sheeg
@SaedBuraleTaher-x6nАй бұрын
He's a superficial politician
@mohamedyusuf656Ай бұрын
Doqon waa ka dheer 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@felisabdi3794Ай бұрын
Adiga iyo madaxa hada jooga, sow taad isbaaro qabiil u dhigteen M/W nahii hore ee aad ku dirteen ninkii raisal wasaare (baahane) ee aad taariq xun uga tagteen, maanta waxad cc ka carareysaa saxibkaagii dhiiqada uu kujiro inaad qirto, oo aad dowladnimadii qabiil u bedesheen… maanta adaa ka mida dadka masuulka ka ah burburka maanta jira …
@seed3966Ай бұрын
Soomaali wadanimo waa ku yartahay balse kani waa qabyaaladaystaha ugu xun weeye iyo umada kala fogeynteedaba 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏
@hindaofficilchanle2956Ай бұрын
farmaajo markuu xilika haye Afka isku ma qaban jirin xasan dhiiqo kama hadalo oo xataa qabariyadii ka xishoono waayeye tanqabiilka aduunka cidi kaa qabayalada badan majirito oo waxaa tahaya ninkii lahaa baa tahaya farmaajo waadarodo markaledahay waxa layiri xajaka waan iskadaaye adeere nika dhulukaga iyo gurigaaga kugu soo doonta waa Ashahaado boobo inaa iska celisana debi maaha ee hada cidi waxa u sheegeyesi xasan dhiiqo u sheege😉
Markan oo kale waxaa la isticmalaa mindi mindi ku taag hadii diyaarada itoobiya hawada laga xiri lahaa ganacsiga jaadka ama qaadkana la joojin lahaa deg deg ayey uga laaban lahayd anigu sigaasu tuuga warkiisa ma rabo
@HuseenNuur-y9eАй бұрын
Shacabka, &dhulka malahan cid rabto ee owr kacsi weeye
@abdifatahhassan5561Ай бұрын
Aragtida cidan aynu yeelano maxa hortaagan ee dib u caleyey
@maarmaar6136Ай бұрын
Cc warsame horta badi somalia u saxeey MOU kenya ilaa hada sowma hasysato waliba 💯 25% xukumay sowma wada haysato dhamantood ala maxa been laysu sheegaya
Ina Abdishakurow dadka soomaaliyed inu kala irdhoobo siina kala fogaado dowladnimadina god madow kadhacdo Adiga iyo Xasan sh iyo kooxdii inla socotey e qabyaalada iyo yaa reer hebel ehey meelwalbo lataagna o geela 1991 kusoqorayey ayaa kamasuul ah welina odoyaasha mod mow e guryaha bililaqada muqdisho kuheysto kaso hadashiinayo
@AbdallaSheikh-f3uАй бұрын
Gaylanow waxaad ku fcntahy falaqaynta balse kuma fiicnid waraysiga
@abdifatahhassan5561Ай бұрын
Cc shakur waa ninkii gabdhaha reer cabudwaaq markey 60,000 kun u uruuriyen walalhoodoo reer ssc waa ninkii ka xumadey ee dhahy waa qalad tariikhdu iyada is qorta
@HusseinMiskiin-ts6ujАй бұрын
Tow
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
dowlada xasan sheekh waxa kudhacay nabsigi ssc bal ssc oo xasan sheekh xasuuqoda qeyb qaatay bay hadana dowlada kuqanacsanayen halka dowladu ay snm kuso hubeysay oo garab siiyay ee see xasan sheekh uga hadla midnimo isagaba cadow ku ahe
@mohamedalihersi9057Ай бұрын
Maxaa soo cabtay sxb kkkkkk
@HUSSEINMOHAMMED-p6qАй бұрын
odagaan dheer war wax kama oga waayo mucaawino aa inta loo dhiibay uu ku takri falay
@Bakery9hargeisaawiАй бұрын
Abdishakur abdirahmanoow Bada berbera Somaliland ba leh go'aan ka gaadhi karta haday bixinayso iyo hadii kaleba ee koonfur aaway nabdii alshabab kuukuyada maxaa looga xoraynwaayay ma Somaliland ku xumayn uun bay idinka tahay
@osmanhassan6601Ай бұрын
🇸🇴
@abuismacil6648Ай бұрын
Shaly bada kenya isgaa u saxeexay, Abdishakuur
@abdirzaknor5742Ай бұрын
Xoolo
@dilara-jj5yjАй бұрын
Mid xanuusan baa ssc ku hysa ma ogthy laascanood inysan maamul noqonyn 😂😂😂 sharciyan iyo xisdiyan hdii laascanod maamul noqonyso degmo ksta maamul ha noqoto😂