DAJIYA HASSAN QALFOOF IYO WAXAN AHAY OFFICAIL MUSIC AUDIO 2022

  Рет қаралды 389,708

Samiir Zaam

Samiir Zaam

Күн бұрын

Erayada+Laxanka+Music Samiir Zaam
ProducedBy Samiir Zaam

Пікірлер: 121
@Abdirahmaan1
@Abdirahmaan1 4 ай бұрын
Qalbi jabka badan waxaan ku helnaa adkeysi waxaana noqonaa kuwa wax ka barta nolasha aad bey u xanuun badan thy marka weydo qof aad jecleed hadane rajo dhimatay aad ka sugeyso lkn rajada yar dil si naftada dib u soo hagagto intaan qaalad soo bandhigay intaan qarsadaa ka madan wow 😢😢😢 let's go aan tusno in ey qalad galeen💔💔💔
@bilan1562
@bilan1562 2 жыл бұрын
Riyo iga Qaby yaw dady baan Wali rajo kaqabaa ulmadaan dartaa U qubY hadii aad qiyaasi lahayd Qalbiga igamaad disheenee Naf Laga quustaan ahaayee maxan qaban karaaa axyaaa dareen Zamiir Yonis Cabdulahi zhp wlahi another Level tahay runtiii ku wataaaa
@CayshaDeeq
@CayshaDeeq 11 күн бұрын
😢
@moohaanxalane2393
@moohaanxalane2393 2 жыл бұрын
Waligeey ma aanan maqlin maanan arag cod saan umacaan ookale Dajiso waa kuwataa samiir zaam adna wax lagander ah baa thy runtii
@anasabdikani134
@anasabdikani134 Жыл бұрын
Samiir zaam fananka kaliya ee fankiisu xaqiiqda ka hadlaya sxp keep going hees walba oo aad qaato qiso dhab ah ayey ka tarjumaysaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😓😓😓😓😓
@aishdaud-xm8xo
@aishdaud-xm8xo 11 ай бұрын
Wllhi hada xanun daremaya iso duceya😢😢😢😢😢
@nourdennk1599
@nourdennk1599 2 жыл бұрын
"Anoo qalan baan Hadana Qosol beena muujiya"💔😓
@HaniCabdirsaaqjama-ig9ou
@HaniCabdirsaaqjama-ig9ou 4 ай бұрын
😢
@FariixaJoof
@FariixaJoof Жыл бұрын
Heestan marka dhageesto saa id ayeey itabaneysa maqan sababta 😢😢
@amuunapdirizak6979
@amuunapdirizak6979 2 жыл бұрын
Jah Wn Qiirody🥺 Tan Hees Wey Dhaafty
@himhazs8286
@himhazs8286 2 жыл бұрын
Samiir zaam my favorite 😭❤️
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 жыл бұрын
I feel 😪 Samiir saam Abwaanka Qalbiga Dajiya hassan🔥🔥🔥🔥🔥
@nasromaxamed4645
@nasromaxamed4645 2 жыл бұрын
One of the best melody zamiir zaam favorite 😍
@amaalcadeey6961
@amaalcadeey6961 Жыл бұрын
''Qal,foof iyo waxan ahaY qof qof kiisu ciilayoo intaan qalad soo ban dhigaY intaan qarzataa ka badan||💔🤦‍♀️🥺
@jaaleofficial910
@jaaleofficial910 2 жыл бұрын
She's talented Layaab Layaab 🎤
@sumayaabdullahi2243
@sumayaabdullahi2243 2 жыл бұрын
Asc sxb
@fardowsocumar3312
@fardowsocumar3312 2 жыл бұрын
Anoo qalan baan qosol beena raadiya 😪
@iloveyoumohammedsalaxgofou5664
@iloveyoumohammedsalaxgofou5664 2 жыл бұрын
Wlhi hesadaa dhan wey itabtan samiir zaam waxan ba modaa qisonkee dhan inaad heyso legend keep going
@maqbuulyare9947
@maqbuulyare9947 2 жыл бұрын
Dajiya Hasan waan kutagera hore usoco abayo The Best song 🎤🎬🎙🎙🎤🎬
@abdiphatahalberto3049
@abdiphatahalberto3049 2 жыл бұрын
Dajiya xasan keep going my sister waxd fanand samir sam legend ayd thy mclin
@munasarmuxudinahmet0395
@munasarmuxudinahmet0395 11 күн бұрын
Intaan so bandhigay intaan qarasada ka badan 😢 waxaan dhageesana maalin talaafo hestan anoo murugesan
@omardanyerow8449
@omardanyerow8449 2 жыл бұрын
Xabiibti aan talo kisiiyo 2014 mudo laga joogo ayaan isbaranay gabar dhaqaatiirtu u cayimeen mudada ay noolaan kadho dead bed baan ahay bay igu tiri niyadaan udhisay oon iri ha,'aaminin Allah kaliya ayaa ogaan karo waan uduceeyay Michael ilaa iyo hada way nooshay 3 bilood bay uqabteen marka adigana waan kuu ducaynayaa furun dulee hadaba put you make up on walk around power fit baan kuu keeni lahaa saad jirka ugu kala bixiso
@bishaarshide8536
@bishaarshide8536 2 жыл бұрын
Zamiir zaam pro waxaba laga ma qaban karro
@riimamouze8534
@riimamouze8534 2 жыл бұрын
Amazing 👏 🙀 😯 ✌zamiir zaam wlhi wxb lagam qaban karo🥺🥺Halka ka sii wad hesah darnka leh pilz 🥴💔
@umufawaaz5118
@umufawaaz5118 7 ай бұрын
Wlhi Aniga qufka dunida ugu jecla Aya iqiyamay waliba dhawac zaid ixanunjiyay rer waxan garay familkega ine gerida ilahy igabaryan wayo qufka dunida ujecla marku igatagay dunida dhan wan kaqustay waa nola moyane nolasha kunola gerida dhantay Asagana farxad Ayu kunolaa qufkle Ayu igaracay Aniga waxan uhesanjiray Awalka hore inu waxwalba iyahy waxwalbo Asaga Ayan kadhigtay Asaga xanun inta nolahay ilabenin Ayu igu riday blse hada dacad ku Ahaa hortisa Ayu kahela insha Alh sida darti ugu silcay Ayuu Asagna darte ugu silca insha Alh familkisa waxwalba usamenjiray manta wilkoda xumanta igestay Ayaga side ixumeyen Aya kawen wlhi blse dhibmlhn side ila dhaqmen iyo side ixanunjiyen waa bln se udhanyihin lugahega ine hos imanayan insha Alh hadaba dacad u Ahaaa insha Alh Alx Aniga hda sidi hore ma ihi wan ficnhy Alx waxyar idhiman intasna wan gara hdu ilahy karalinoqdo blse Asaga maxa kudanbedono wayo darta waxwalba ugu tagay Asaxabteda shaqadeda waxwalba darta waxwalba ugu tagay darta cadaw bdn uyeshay wadna iga tagtay dadka waxe idhihijiren ninkan mel kumagenayo iskada blse Adiga waxa idhahday ilahy kukalsow Aniga wan ku Amin maxa darta waxwalba ugu sohorjestay Adigana dadka hadalke idhahahen xanunkawen Aya igesatay waa bln Adiga sida Aniga familkega gerida igu baryayen ina Adigna ilahy gerida kabarido waliba darte hadaba dacad ku Aha darta sajuda ugu oyay Ankusomijiray sida ucafimado Adigna wad ixanunjisay waa baln hada liwantid Aniga ilahy hortisa kuma oyin ilahy marqati iga Ah sida kujclaa waxwalba kusamenjiray hada wax ku Awodin xita wan kuducen jiray wan kusomijiray blse waxa igu balan hada darta salatul xaja uduktay ilahy marqati ka Ah Adigana darte ina uwalato magacega Afkaga kabixinenin waa bln ilahy kagabaryay cidada ine kudhahan gawadhas uwashtay tasna wedhace waa bln ilahy Aktisana waxkama Ahan insha Alh waa bln xanunka imarsisay inaa martaaa waliba midkawen insha Alh marwalba salad kutugtaa ilahy mida Ayan kabaryaa hada iskudayo ina kucafiyo qalbigega mida ididayo wlhi hdu qalbigega iga ogalado indhahega Aya iga didayan waxan xasusta habenka ilahy kabaryay gerida Andhahay ilahy nafta iga qad wayo zaid ixanunjisay wlhi dadwalba malinkabtaga idhahayen wena sobaxday waxa ilahy kabaryaa sida kujecla 10jibarkis ina ijeclato oo Ad igu walato kidib waxa Arke jacelka xanunka oleyay qalbixanunka gerida dhanta insha Alh malinka darte uxanunsato malinta ilahy wajigega haku horkeno Adigo lita sida xanunka igu firsatay waa bln ina kugu firsado Aniga insha Alh malinta Aya sugaa insha Alh gordhaw😭😭😭💔💔🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@ahmedweli1007
@ahmedweli1007 2 жыл бұрын
Samiir zaam music iyo erayo qiro leh ugu imow wlhi hesahisa marka dhagesto jacayl said ah darema😪hesahisa labo hees ad uga helo jirto o malinti ila 20 jeer in ka badan kuso cel ceshta wana hesta no1 ma dabaad ila Maganeed No2 farxadi luntay❤️🎧🎸
@faisosaid7050
@faisosaid7050 2 жыл бұрын
qur’anka ilhey dhgeso wll
@faisosaid7050
@faisosaid7050 2 жыл бұрын
asa ka hele jclka alle
@teamcatooshofficial1237
@teamcatooshofficial1237 2 жыл бұрын
The bezt Song Dajiya hasan and Samiir Saam Wale Layab
@Ducaysane1
@Ducaysane1 2 жыл бұрын
calaacalkeeda aadbay ugusoobaxaysaa
@hoodocabdi1921
@hoodocabdi1921 Жыл бұрын
Qalabiga japap yidhi anigu dhawacaypa qabaa qoon nabar baa igu yeel qofkii dhaliyana mahelin 😭 qofkaan dartii udulibay 😭 anigoo qalan baan hada qolos been raadiya 😭😂
@abdifitahyare8753
@abdifitahyare8753 2 жыл бұрын
Codkeedu macaana wow
@rumancadey6910
@rumancadey6910 8 ай бұрын
Qalbigi jabay😭🥺
@HaniCabdirsaaqjama-ig9ou
@HaniCabdirsaaqjama-ig9ou 4 ай бұрын
Anoo qalan baan hadana qosol beena radiya 😭😭😭😭
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 2 жыл бұрын
EMOTIONAL DAMAGE🔥🧡❤
@marwaan----yare7300
@marwaan----yare7300 2 жыл бұрын
m.a wlly Samir io dumashi wllhi wan idin tegera sxb
@saadaqcarkow1666
@saadaqcarkow1666 2 жыл бұрын
Qol foofiyo waxan ahy qof qoftiisa cishay 😢💔Riyo iga qabyowday baan wali rajo ka qabaa😢
@Azmuunedebzan
@Azmuunedebzan Ай бұрын
31/07/2024 9:36pm xalada aan ku suganahay hadan is idhaah qeex Wlhi ma qeexi karo wxan taaganahay quus oo nolosha dhan ayaan nacay xanuunka iga tan batay hadii anan cadaab rabbi ka baqayn nafta wan is dhaafin lahaa wlhi😭😭😭😭💔
@abdiqanihassanali3233
@abdiqanihassanali3233 2 жыл бұрын
Legend
@laylasagal6710
@laylasagal6710 2 жыл бұрын
Anoo qalan ban hadana qosol beena raadiyaa🥺🥺😔😔😔
@zaddambebas5530
@zaddambebas5530 2 жыл бұрын
Zaam legend
@farhanmoud8160
@farhanmoud8160 2 жыл бұрын
I love this song 🎵 ❤
@hamdacabdilahe
@hamdacabdilahe Жыл бұрын
Wwwwwwwooo
@camaarismacil6957
@camaarismacil6957 2 жыл бұрын
ZXP CODSI AYAAN WATAA ZXP HEES EX-TA KA HADLAYSA SOOO QAAAD
@MohaDaahir-wo2lt
@MohaDaahir-wo2lt 11 ай бұрын
🌹💘💘🌹🖤
@hanedbillionaire3550
@hanedbillionaire3550 2 жыл бұрын
Ouch heart💔 😢 😭 1:43
@RuweydaRuu12
@RuweydaRuu12 5 ай бұрын
SAMI❤❤❤1
@abdullahihirsi5687
@abdullahihirsi5687 Жыл бұрын
Sister kusoco king 🤴 ❤️ 💙
@ahlaamhilimo3333
@ahlaamhilimo3333 Жыл бұрын
Ano qalan baan hdna qosol bena radiyaa😭😭😭💔
@spmodel2776
@spmodel2776 2 жыл бұрын
ILmadaH darTa an u QupaY😩
@warsamekhaliifwarsame5720
@warsamekhaliifwarsame5720 2 жыл бұрын
Waw
@najmamaxamed9002
@najmamaxamed9002 2 жыл бұрын
😒🍃
@walalhuska2822
@walalhuska2822 2 жыл бұрын
Walji dareen gaar eh ayee igilisaa marka hestan dagesto
@LiiLoobaas
@LiiLoobaas 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 2:59
@RuweydaRuu12
@RuweydaRuu12 5 ай бұрын
SAM
@yasiinchannel4408
@yasiinchannel4408 4 ай бұрын
Waxay ka had lay sa 😂😂😂😂
@abdishakuuralimohamed700
@abdishakuuralimohamed700 2 жыл бұрын
qofkan dartayo dalobay aya qunyar iga dhaqaqay
@AxmedCade-m9h
@AxmedCade-m9h Жыл бұрын
👀💔🥺
@UgbaadClaahi-x5t
@UgbaadClaahi-x5t Жыл бұрын
❤❤
@AxmedCade-m9h
@AxmedCade-m9h Жыл бұрын
💔🥺😢
@rashiidbisle
@rashiidbisle Жыл бұрын
Wawo
@ibraahimusmaan606
@ibraahimusmaan606 Жыл бұрын
Awof
@Mayma_abdi
@Mayma_abdi 2 жыл бұрын
😢😢😢😢
@yahyesaam4007
@yahyesaam4007 Жыл бұрын
𝐀𝐧𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐥𝐞𝐞 𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐪𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐣𝐜𝐲𝐥𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐲𝐠𝐮 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐥𝐚𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐢𝐫𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚
@jafar_nasir9574
@jafar_nasir9574 Жыл бұрын
😓
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 16 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sumayaabdullahi2243
@sumayaabdullahi2243 2 жыл бұрын
Samiirzaammyfavorite❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🥰😍💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴💪💪💪💪❤️👌❤️❤️🥰😍🤩🤩
@nasriinismail6001
@nasriinismail6001 Жыл бұрын
V
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 Жыл бұрын
Heestan qof baan dartiisa u dhageesanayee maalin neh qofbaa dartayda u dhageesan doono 19/05/2023 12:16 💔
@khaalidy
@khaalidy 2 жыл бұрын
❤❤
@Amiinshaakir
@Amiinshaakir 2 жыл бұрын
Samiir zaam the one and only
@hodanshugri1242
@hodanshugri1242 Жыл бұрын
Wow🥰🥰🥰😭😭😭😭😭😭😱😭😱💔💔💔💖
@xasancalimaxamed4279
@xasancalimaxamed4279 Жыл бұрын
𝕡𝕗𝕘𝕘𝕫,😢𝕥
@FahimoSharmarke
@FahimoSharmarke Жыл бұрын
Hi
@hassanluckyofficial117
@hassanluckyofficial117 2 жыл бұрын
Riyadeyda ugu weyn ayaa ah inaan mar uun kuluuqeeyo hees uu laxankeda iyo erayadeda io music intaba uu leyahy wllkey #SAMIIR_ZAAM maalin ayey ii rumoweysa riyadeyda insha allah from mogadisho
@samiirzaam
@samiirzaam 2 жыл бұрын
Insha allah wllkey waan samynaya
@sadaqali2205
@sadaqali2205 2 жыл бұрын
Iga Gadan
@mohamuudbiid1000
@mohamuudbiid1000 2 жыл бұрын
Anoo qalanbaa hadan qosol beena raadiya 😣🥺💔❤️‍🩹
@kingdalla5129
@kingdalla5129 2 жыл бұрын
Waliga go’aan ha ku DagDagin😭💯💔
@fahmizaamjii9899
@fahmizaamjii9899 2 жыл бұрын
Macalinkeyga zamiir zaam wlhi cisiyo karaamo ayan uhayà hora lo socònaya mclinka
@somalimusic2world310
@somalimusic2world310 2 жыл бұрын
Heestaan qof jaceyl wax ka yaqaan lee fahmi karo🤔🤔🤔🔥🔥🔥
@haniabdullahiaadam
@haniabdullahiaadam 2 жыл бұрын
Haa walhi 🥺🥺❤️🫀🥀❤️🥺
@captainsee780
@captainsee780 2 жыл бұрын
Zaam our legend keep up the good work papa
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o Күн бұрын
Rahma 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@mustafissack5950
@mustafissack5950 2 жыл бұрын
Wow ugu dambayn hesti so baxdy official vedio sugaaye lkn dajiye hassan boqorada fanka 🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🥰🥰🥰🎤🎤🎤🎤samiir zaam abwaane musition laxamiste pic fun🥰
@roblejr9515
@roblejr9515 2 жыл бұрын
Wow🥰__poqradii codka 🥰
@haashim4291
@haashim4291 2 жыл бұрын
Zamiir Legend aan aminsanahy
@kadhe_lyrics4247
@kadhe_lyrics4247 2 жыл бұрын
WOOw🔥❤️
@maxamedglobal7103
@maxamedglobal7103 2 жыл бұрын
This emotional💔💘😥🥺
@opthiqanihssopthi7621
@opthiqanihssopthi7621 2 жыл бұрын
Zᴀᴍɪɪʀ ᴢᴀᴀᴍ 🥰🥰
@vico3799
@vico3799 2 жыл бұрын
Wuuuw samiir saam wxkle laxanka $ musica 🤯❤️🎹🎧🎼
@saidassia2314
@saidassia2314 2 жыл бұрын
Samir waxa thy fanan aan xisoyo horey et félicitations
@faisosaid7050
@faisosaid7050 2 жыл бұрын
kama qabo💔🥺🥺🥺
@kadaromer7618
@kadaromer7618 2 жыл бұрын
zamir zaam
@maxamadxasanaadam4539
@maxamadxasanaadam4539 2 жыл бұрын
Zamiir zaam wlHi waxaa TaHaY fananka kaliya ee aan heesihiisa aad u xiieYo keep going pro
@ayaanmaxamud3396
@ayaanmaxamud3396 2 жыл бұрын
Markaa murugsanhy ayaa dhagyztaa😢😢
@aishamohamed3708
@aishamohamed3708 2 жыл бұрын
Ano qalanba hadana qosol bena radiya ya ushegta darenkyga 💔qlbga igamd dishen
@safiyoxasan-qv1ez
@safiyoxasan-qv1ez Жыл бұрын
Waan jeclaay in aan heesta aan dhageesto waan jeclaay h🤣🤣🤣eesta
@warsamekhaliifwarsame5720
@warsamekhaliifwarsame5720 2 жыл бұрын
Wahele aby qofkujecel
@zayidmahamet9941
@zayidmahamet9941 2 жыл бұрын
JaH HezT!! HeZaHa🥰🥰🥰
@Hooygafilimadacusub
@Hooygafilimadacusub 11 ай бұрын
Kolkey Dunida iyo Dacalkeeda igu Cidleysay Ayay Xaawaley Dumar Uso Darbadeen Nafteyda E Hadan Iska Diido Daaya Farxadeyda Dhaho Hadana Damac ba igu Beeran O Welibo Dilaa eh 😂😂😂😂
@Xmuudi68
@Xmuudi68 2 жыл бұрын
I feel heestan we need the official video caadi maha wey qarxe wlhi 🔥
@CMSTUDIO2
@CMSTUDIO2 Жыл бұрын
Intaan noolaaaa ma arkin heestani oo kle ... Only nabdigeey iga taabatay really .... Almost .. Aniga lee iga hadhashay dajiyey baaayoy♥️♥️♥️
@abdimalikgalbeedi3275
@abdimalikgalbeedi3275 11 ай бұрын
Qol food iyo waxan ahaY qof qofkiisu ciilayoo intaan qalad soo ban dhigay intaan qarzadaa ka badan😢
@Alfaaro
@Alfaaro 2 жыл бұрын
cajiib.
@Alligaming7840
@Alligaming7840 2 жыл бұрын
Legand 💯 waankutaageeraa 💔💔💔💔💔💔💔💔
@nasiyay3868
@nasiyay3868 2 жыл бұрын
😭💔
@LeyloMaxamed-n3g
@LeyloMaxamed-n3g Жыл бұрын
Heesta Masha Allah 🤩🤩🤩
@captainsee780
@captainsee780 2 жыл бұрын
Amazing voice 👏
@sacdiyoxuseencali
@sacdiyoxuseencali 6 ай бұрын
xasan
@RuweydaRuu12
@RuweydaRuu12 5 ай бұрын
SAMI
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 4,9 М.
DAJIYA HASSAN HEES CUSUB QALFOOF IYO WAXAN AHAY MUSIC VIDEO 2022
4:59
NAZIIB LYRICS 🎵
Рет қаралды 22 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 21 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
SAMIIR ZAAM  ILAAHAY DARTII IIGU IMOW  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024 Part 1
4:16
kiiki oo Laga saray team  27
1:42
Isha media
Рет қаралды 47 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 483 М.
Abdiqani Zack Adoo Xaalkay Ogaa
4:19
Samiir Zaam
Рет қаралды 491 М.
Dajiya Hassan _ Qalbi Jabay 2022
5:08
JABSHE PRO♪
Рет қаралды 699 М.
Samiir Zaam Maxay Ilmadaydu Uqori Magacaga  2022
6:04
Samiir Zaam
Рет қаралды 781 М.
MUNA FAYSAL | JACAYL IGA AWOOD WAYN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:46
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН