SAMIIR ZAAM || Inaan Adi Ku Rabo Un Ii Ogow || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2023

  Рет қаралды 1,166,703

Samiir Zaam

Samiir Zaam

Жыл бұрын

samiir.fanlink.to/zam
Lyrics : ‪@Garasho‬
Melody : Samiir Zaam
Music : Amzal Yare
Directing & Camera ‪@kabacadde‬
Edit & Color Garasho production
If you're in the mood for a song that will tug at your heartstrings, look no further than Samiir Zaam's "Uun Ii Ogow". This beautiful track is a testament to the power of music to connect people on a deeply emotional level.
The music video directed by Garasho [1] is a stunning visual representation of the song's poignant lyrics. From the expressive camera work to the masterful editing, every element of the video captures the essence of the song's message.
And for those who just can't get enough of the song, the extended version on TikTok [3] is a fun and fresh take on the already beautiful tune. It's easy to see why this version has become such a hit on the platform, with users around the world creating their own videos to showcase their love for the song.
In short, "Uun Ii Ogow" is a must-listen for anyone who appreciates the power of music to evoke deep emotions and connect people across cultures and languages. With its soulful melody, heartfelt lyrics, and captivating visuals, it's no wonder why this song has captured the hearts of so many music lovers around the world.
PLEASE DONT REUPLOAD THE VIDEO COPYRIGHT PROTECTED
#InaanAdiKuRaboUnIiOgow

Пікірлер: 457
@Garasho
@Garasho Жыл бұрын
waxbadan rinji dad waan mariyay ugu danbeen qalbigaan ka hadlay taasey wax ku qaaday kuma soo celsho 😥
@superkaamil
@superkaamil Жыл бұрын
axaxa
@xamzejamaccawad2502
@xamzejamaccawad2502 Жыл бұрын
@@hassankaafi88 anaa producer ah whts appkga so xriq zxp
@Djmanka
@Djmanka Жыл бұрын
Kabtada noma gasho ebow
@hassankaafi88
@hassankaafi88 Жыл бұрын
@@Djmanka the legend wan ku wata pro
@najraxasan
@najraxasan Жыл бұрын
War ma anigu i qaday samiir sam nafban ahay ku ildaran alaaa ex kygi horow kume dabada wax i fahma na haye 😭❤️
@saladoahmedomar8549
@saladoahmedomar8549 Жыл бұрын
Heesta waxaa ka ficn quranka🌹🥰
@abdikadirali9034
@abdikadirali9034 Жыл бұрын
Mxaa so raaadisay marka wll adiga???
@Anasfantastic
@Anasfantastic Жыл бұрын
Maxaa halkaaan ku keenay quraaanka like iyo views ha ku raaadsan yareeey
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Жыл бұрын
Hestan waxay iso xasusay qof an jeclaaa oo kla dhamany waqti an fogayn (oo an is barany daba yaqadi sanadki dhamanyeye 2017/7 melahas ayan is baranay waxana kala dhamany 2021/1 ayaaa igu dambeysay ) hestan waxa vicnan lhyd inay soo baxdu habenkii igu qimaha badana aduna 7:45am oo habenimo Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana In aan adi ku rabo uun ii ogow 😰adi ku jeclahay uu ogow ❤️abid k nacaynin uun iii ogow 😰❤️adi ina ku tabay intaa ii ogow…….🫶🙄❤️❤️🫂 Hda intaa oo dhan soo arkhrisay like ii sar si Ay dhara galin nqto 😢
@Iamabdikani11
@Iamabdikani11 Жыл бұрын
Allah Qlbi hkaga rebo Bro 🙌😣
@kalthumabdi1669
@kalthumabdi1669 Жыл бұрын
Wlhi wn ilmeeyey kula.midba nahay lkn qosol aya isku dhaafiya ilhy qalbiga haku qaboojiyo wlal😥💔
@khadrasuldan3680
@khadrasuldan3680 Жыл бұрын
Jecelow 😭💔
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Жыл бұрын
@@kalthumabdi1669 calaf wa cajip Waa calemo dad sida 🥀
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Жыл бұрын
@@khadrasuldan3680 ma ila aragtya 😢🥹🥺
@apdilahiinashire3830
@apdilahiinashire3830 Жыл бұрын
Nabiga ha lgusaloyo scw❤💜
@maxamedsiidow5090
@maxamedsiidow5090 10 ай бұрын
❤❤❤😂😂😂😂
@RuweydaahmedInaahmed
@RuweydaahmedInaahmed 7 ай бұрын
Scw scw scw scw
@asadjuuliye6215
@asadjuuliye6215 Жыл бұрын
Adoo iga fog baan ku ilaashadaa Uurkeygu aduu ku ilmeynayaa Hadalkaaga qura uu ooyayaa Oraahdaadu ani, ani way macaan Waan ku doortayee axdigeena dhowr Waan ku aaminee ii uur samaw Marun ii imaaw o agteyda joog Ii noqo sidaad abid ii ahayd Inaan adi ku rabo uun ii ogow Adi kuu jeclahay uun ii ogow Abid inaan ku nacayn uun ii ogow Adi inaan ku tabay inta ii ogow ❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️❤️❤️❤️❤️ Nafaan eedlahayn eed saarayaa Adoon ii ogeyn kuu warwarayaa Ma awoodo inan, inan kaa go’eee Hadmaad ii arxami waan cidloodaye Hadaadan ifka ifka joohi layn Walle aniguba maan sii jireen La’aantaa kali kali baan ahoo Nafbaan ahay ildaran kuu oomanoo Inaan adi ku rabo uun ii ogow Adi kuu jeclahay uun ii ogow Abid inaan ku nacayn uun ii ogow Adi inaan ku tabay inta ii ogow
@victorianjoki5822
@victorianjoki5822 Жыл бұрын
Thank you for the lyrics I was able to translate such emotional song🥺
@AyuubcabdulaahiDaahir
@AyuubcabdulaahiDaahir Жыл бұрын
Aad iyo aad
@user-ty9pq2jk6j
@user-ty9pq2jk6j Жыл бұрын
Wax lafaafiyo midka ugu fiican Waa qur,Aanka Kariimka😊❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Aawe dadka jeclaa nabiga 🥺🥰 Keep going
@Zack_Officiall
@Zack_Officiall Жыл бұрын
😭inan adi ku rabo un iiogow 😭Aadmi ku jeclahay Un iiogow 😭Abid inan Ku nacayn Un Ii ogow 😭Adi inan ku tabay intaa ii ogow
@ilyaasjiigjigawe7949
@ilyaasjiigjigawe7949 Жыл бұрын
Ax,wax anilobay,ixasusisay
@xamdaxiis34
@xamdaxiis34 Жыл бұрын
Hadadan ifka ifka joogilahayn walee anigba man sijireen😥😥😥 hooyo mcn allaha ikaxafido manta iyadaa markasta qalbiga idajisa naxariista rabi kasakow wax kasta iyada igu naxarisata hoyo abahay oo nol xata sidas waligay ima daren sin hoyo mcn hoyo hooyo allaha ikaxafido adunkan uma dulqaten dhibkisa la anta madama ad jcylkaga isisay iyo naxaristada😢😢😢
@ibroz_pro
@ibroz_pro Жыл бұрын
Hadaadan ifaka joogi Laheen Walee aniga maan sii jireen la.aantaa Keli Baan ahoo naf Baan ahy IL daran kuu oomanoo 🫂👨‍❤️‍💋‍👨 Iinaan adi ku rabo un ii ogow Abid ku jeclahy un ii ogow Abdi inaan ku naceyn un ii ogow Adi inaan ku tabey intaa ii ogow💝💘 Amazing song MI boy @zamiir zaam
@abdullahimahamuud6553
@abdullahimahamuud6553 Жыл бұрын
wllky samiir zaaam sxp wllhi peen iga ahi ee waan kugu fana dartaana wana lailayapey meel walbo waan ku qortay samiir sxp jaaw tada ayaan sugayaa sxo mcn ❤️
@MOHODIINABDI
@MOHODIINABDI Жыл бұрын
Magacaygu waa ZAKARIYE heestan waxay isoo xasuusisay ex taydii oo aan mudo afar sano wada soconay mepilkan waxaa leh sxbky muxudiin ABDI daahir anoo dhagaysanaya ayaan arkay heestan waxan jeclaa inan mar hore so baxdo waxan is baranay 2017/17/5 habayn soona waxaana Kala dhmanay 2022 /5 waa salaman tihiin😭
@khadarcabdi5594
@khadarcabdi5594 Жыл бұрын
Samiir zaam fanan dareen heesa Keep going zhp 😏
@duomahammairam5577
@duomahammairam5577 Жыл бұрын
Jecliyaa hees kasteh aad soo qado🥺❤️ from 🇩🇯💗
@mahamedibrahim2945
@mahamedibrahim2945 Жыл бұрын
Esh cala hess bbei🥰🥰🥰
@nasiyay3868
@nasiyay3868 Жыл бұрын
Waanku dortaye Axdigeyna dhowr Waaku aaminey Ii uursamow Mar un ii imaw Oo agteyda joog Ii noqo sidaa abid ii aheeed 13/2/2023💔😭❤️
@ahmedmuhiadin5158
@ahmedmuhiadin5158 Жыл бұрын
😰😰😰
@Iamabdikani11
@Iamabdikani11 Жыл бұрын
Inta ii ogoww😫❤️
@QueenQaali-uc6zq
@QueenQaali-uc6zq 5 ай бұрын
❤😊
@mssjihaan7300
@mssjihaan7300 Жыл бұрын
Aniga oo qalbiga ika jabsaneyn ayaa hatana hesahaga dhan wada xiftisananahy ana jeclahy 🥺🥺🫀
@abdirahmanaliabdulle1465
@abdirahmanaliabdulle1465 Жыл бұрын
Ninkaan heesahiisa dhan Qalbiguu ka hadlaayaa waaba iska jeclaanee heesihiisa dhan🤣🤣🤣
@Eyoub77
@Eyoub77 Ай бұрын
Same buddy 🙌🏿
@ayaanmohamedkhadar9523
@ayaanmohamedkhadar9523 Жыл бұрын
Dhawacyada Qalbi ayey hesahagu si xanujiyan samir zaam Darenka qalbiyada jaban ayad si gara u tabanaysa hestan 2019 ila 2023 bugan socod ayan ahay inan adiga ku rabo un i ogow 😭😭💯💯💔💔🤕🤕🤕
@munodiirshe8367
@munodiirshe8367 Жыл бұрын
Allaha kuukeno hadeey Kher kutahay
@fatuhahmet6303
@fatuhahmet6303 Жыл бұрын
In aan adi ku rabo uun ii ogow 😰adi ku jclhy uu ogow❤ abid ku inann ku nacynin uun ii ogow😰❤ adi ina ku tabaY inta ii ogow.......❤❤😰
@cristianoronaldo-of1ys
@cristianoronaldo-of1ys Жыл бұрын
The legend zamiir zaam codka💯✅ laxank💯✅ vedio 💯✅ music 💯✅
@zakiahmed4134
@zakiahmed4134 Жыл бұрын
THE ONE AN ONLY LEGEND SAMIIR ZAAM💯💕👍✅
@abdiwaliOffical
@abdiwaliOffical Жыл бұрын
heestaan marka laduubayey mesha joogay the legend heesta waa sugayey
@kabtankarticofficial
@kabtankarticofficial Жыл бұрын
Very nice video song 🎵 smiir zaam madaxaad isaarantahay
@Tittanic
@Tittanic Жыл бұрын
Hal daqiiqo ka hartey inti heesta lasii deyn lahaa wasugi la ahay😞
@suhayb-yu1ck
@suhayb-yu1ck 29 күн бұрын
6666
@apdifitaahmacaane2703
@apdifitaahmacaane2703 Жыл бұрын
Zamiir zaam The best Musican Xqiiqdii 🥺 Heesahaaga Waa Dabeeecada Jirta Maanta🎉🤚
@cafiifo898
@cafiifo898 Жыл бұрын
13/2/2023 💔 iisoo duceya qof Aanan helayn baa qalbigaygu raacaye 😢 😭 Adoon ii ogayn kuu walwalayaa
@Mattaan.
@Mattaan. Жыл бұрын
Waykan 🧕❤️🥺
@maxamed_istaar451
@maxamed_istaar451 Жыл бұрын
Samiir Zaam Best Song 💯💥
@axmedhilman783
@axmedhilman783 Жыл бұрын
I con waiting
@sacdiyacalisiyaad2308
@sacdiyacalisiyaad2308 Жыл бұрын
In aan adi ku tabo un ii ogoow😢 adi ku jeclahy un ii ogoow❤abid ku nacayn un ii ogoow😮adi inaa ku taby un ii ogaaw ❤-----------------happi (A)
@dejiye247
@dejiye247 Жыл бұрын
Legend Is Some One Who people doesn't know Like You Respect 🙏
@NasteexoCabdi-ue7fo
@NasteexoCabdi-ue7fo 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedbare7887
@maxamedbare7887 Ай бұрын
I.a❤
@xaawoxasancadde129
@xaawoxasancadde129 11 ай бұрын
Maasha allaah samii zaam
@user-uz5iz8tb2u
@user-uz5iz8tb2u Ай бұрын
Abid ina kunaceynin un ii ogow❤😢jecelkeygh Abdiwahabkeygii❤
@sjdalqurxiye630
@sjdalqurxiye630 Жыл бұрын
Legend zamiir saam zxp wlhi hees walbo so qaado wxn umaleynayaa inee anga igu socoto keep going pro 💝🌹
@Iman_ahmed_abdi
@Iman_ahmed_abdi 2 ай бұрын
Hadaadan ifka joogi laheen Waleee aniguba maan sii jireen Eryadaas qof hooyo eheen uma qalmo😢❤❤❤😊
@The_zu6eyr4ever
@The_zu6eyr4ever 11 ай бұрын
This boy is real Talent 💯🎵✌🏾
@kabtankarticofficial
@kabtankarticofficial Жыл бұрын
Keep going
@mohaasbulle6185
@mohaasbulle6185 Жыл бұрын
This guy deserve Millon view Always like his songs very cool soul song when u listen his u can love somebody who even u don't know
@omarmohamud7830
@omarmohamud7830 Жыл бұрын
😂😂😂
@iqra7113
@iqra7113 6 ай бұрын
Really wllh now I feeling love somebody i don't know😭😂
@mohamedmursal5094
@mohamedmursal5094 Жыл бұрын
Saamir taagero No1 heesahaga moyee heesa kale iguma baxan wll waan kutageraa🥰💪keep going pro
@aishodiamond1072
@aishodiamond1072 Жыл бұрын
2019 baa qalbi jab igu horaysay ilayo hada wan haya 2023 her waxan garay anan lahadalka ninkale an dhibsado 4sano ban kalinimo ku nola wax xirir ahna wan ka qustay wamarkay 2019 wiil ban wada shegaysan jirna mudo markay kaso waregatay wn kala harnay sas ay tahay wan jecla hadana 2020 /9/8 waxan is baranay wilkale qalbi jab kasto iso maray wn ilaway lkin isma lahayn mesha farxad ka hesha ba murogo kala kulmaysa lakin xanunba xanunka kadanbeya wuu ga adag yahay wiil kasna wan kala harnay waxana kala harnay 2021 /1/1 2bo sano ban xirir samayn malintina wan jifijiray habenkina naftaydan waraysan jiray malin kasta farxad an qalbigayga kaso goin ban dadka umojin jiray dadki wan kaharay inan mel adi wan nacay waxan noqday qof kaligis socda habenku wuxu ila noqon jiray 2bo minid waxan xasusta qol mugdi ah inan soxirtu oo an ilintayda ku qobo halmaran oyo ban nafis daremi jiray siday sas u ahayd malin malmaha kamida ban fecbooka iska baranay wiil 2022 /11/22 waxab ku ilaway xanun kasto isomaray lakin markay dhawac yadu kugu batan qofna isku amini maysid mar walba waxan naftayda kula taliya haa jeclan wayo biri buka tagaya xanun kalena tabar uma haysid markastana waxan isdhaha intadan sa id ugu dhawan kahar wayo xanunkas ani badaremi gara markastana waxan dhagaysan jiray hesaha samir saam markasan waxan modi jiray in oo xanunkayga iwaydinayo sidi qof ii oog okale ala samiro maxan sidi qof ila joga hesaga ola shekaysan jiray 😭😭😭
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 Жыл бұрын
😢💔
@sumayamohamed21
@sumayamohamed21 Жыл бұрын
Sorry xppti 🥺💔
@barwaaqocabdi7345
@barwaaqocabdi7345 Жыл бұрын
Emotional song ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@MaqsuudLadan
@MaqsuudLadan Жыл бұрын
Sorry adunyadaba sasa
@amaalyariseyy
@amaalyariseyy Жыл бұрын
InzhaaLaaH waa bugson
@yahyeajab8841
@yahyeajab8841 Жыл бұрын
Fanankan intaso milyanoo fiyuus uqalma🥺🥰
@safamustafeyusuf3029
@safamustafeyusuf3029 Жыл бұрын
Inan adi ku rabo uun iogaw😭😭💔 Abid ku jecelahaY uun iogaw😭😭💔 Abid inan ku nacaYn uun iogaw 😭💔 Adi inan ku tabaY uun iogaw😭💔
@caasho8410
@caasho8410 Жыл бұрын
Waw samir zaam ❤❤❤❤❤
@ShamsoXuseen-ub3nu
@ShamsoXuseen-ub3nu Жыл бұрын
Ado adoo iga fog ban ku ilaashada
@Sacad784
@Sacad784 Жыл бұрын
Wanku doortaye Axdigeena adkee 🙌😭💔
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 Жыл бұрын
What A MusiC AmZal Yare Dab Walhy Legend Zaam Keep Up 💞🙏🇸🇴🇪🇹
@najahsuleiman1814
@najahsuleiman1814 11 ай бұрын
Hi❤😰😭🫀
@khadarasad9999
@khadarasad9999 Жыл бұрын
Samiir zaam lovely voice bro very emotional 🥺🧢🙏🏾
@zunduznor6133
@zunduznor6133 Жыл бұрын
Emotional song 😭❤️🙌🏽
@rafeenagamer6679
@rafeenagamer6679 7 ай бұрын
Hanoosheegin
@user-fm4vr9zo8o
@user-fm4vr9zo8o 5 ай бұрын
Oookee😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nutellacilan657
@Nutellacilan657 Жыл бұрын
Walhie Ruuxani codkiizu waa raashin🥺❤
@SharfaanBoy
@SharfaanBoy Жыл бұрын
Heestan 1M Markey Gaarto Isoo Xasuuso Waa Hees Iyo Badh
@user-wk8rj6ie8w
@user-wk8rj6ie8w 2 ай бұрын
Wy gadhay
@AADAN_KASKEY_PRODUCTION
@AADAN_KASKEY_PRODUCTION Жыл бұрын
𝘀𝗮𝗺𝗶𝗶𝗿 𝘇𝗮𝗮𝗺 𝗯𝗲𝘀𝘁...𝘀𝗼𝗻𝗴..💯💥💯🎤🎹💯
@saharoapdihussen8089
@saharoapdihussen8089 11 ай бұрын
12 July 😢 2023 caawo waa haben iga gaar ah hawenada😢😢😢
@mohamedaktar4426
@mohamedaktar4426 Жыл бұрын
Hori u soco sxp
@khadarvani3936
@khadarvani3936 Жыл бұрын
Emotional songs samiir zaam ninka dadka dhaawacan u hadlo🎵
@Kafi_adde
@Kafi_adde Жыл бұрын
Emotional Song Ma awoodo Inan Ka Go,o Nafban ahay Ildaran kuu Ooman Adigah Inan Adih Kuraboh Lee ii Ogow😋💔😿
@mukhtaarasadcabdi9081
@mukhtaarasadcabdi9081 Жыл бұрын
Waxan qof aad wax u jecel hadan aan logan😭😭😭
@fardowsofaraxsan1548
@fardowsofaraxsan1548 Жыл бұрын
😭😫
@walid1974
@walid1974 Жыл бұрын
ABDI QASARE
@King_mascuud
@King_mascuud Жыл бұрын
ᴢᴀᴍɪɪʀ ᴢᴀᴀᴍ 🖤💪
@apdilhiapdinzir5483
@apdilhiapdinzir5483 Жыл бұрын
"Adiga in an ku tabay inta un ii ogow💔🥺"
@iqrosebriyemaxamediqrosebr6292
@iqrosebriyemaxamediqrosebr6292 Жыл бұрын
❤😢
@hoodoahmed4545
@hoodoahmed4545 Жыл бұрын
Inaaan adi ku rabo uun ii ogow 😢 Adi kuu jeclahy uun ii ogow ☝🏻 Abid inaan ku nacayn uun ii ogow ☹️ Adi inaan ku tabey intaa ii ogow 😔
@abdirahinadenbakar3821
@abdirahinadenbakar3821 Жыл бұрын
😢😢😢😢naf baan ahay kuu iil daran xaaskeygiyey inaan adi ku rabo uun ii ogoow adi uun kujclahay uun ii oogoow adi ku tabay uun ii ogoow intaa uun ii ogoow😢❤
@ahmedmahmed2584
@ahmedmahmed2584 Жыл бұрын
Xasuusba xasuubaa kaweyn another BiG song
@abdalaomar1439
@abdalaomar1439 28 күн бұрын
Ma awoodo inaan kaa goee hadmaa i arxami nafbaan ahay ku eldaranee fardawsay
@sofiya48328
@sofiya48328 Жыл бұрын
Jah naga dhakhsada
@muunaaxmed8948
@muunaaxmed8948 Жыл бұрын
Wn ku dortaye axdigena dhawr♥️🥺
@user-ok3rv9xi3m
@user-ok3rv9xi3m 3 ай бұрын
Aad iyo aad❤❤❤
@abdirizaakmohameddirie8624
@abdirizaakmohameddirie8624 Жыл бұрын
What a song 🔥king zamiir zaam🤴✊
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 Жыл бұрын
Un ii ogow lkn kwrn hadii ley ogyhy balse leyska keey indho tiraayo 😭💔
@ummaxamedmumin3406
@ummaxamedmumin3406 Жыл бұрын
Samiir Zaam wilka Codka macaanaa io music 🎶 🎵 isaga Habeesto
@abdisalamhassan306
@abdisalamhassan306 Жыл бұрын
Fannaankan si dhaba ayuu uga hadlaa qalbiyada dadka emotional song halooga hadho xattaa codkiisa waa top wallaahi
@AzmakaapaJacayl-eq9jm
@AzmakaapaJacayl-eq9jm Жыл бұрын
Nafaan Eed Lahayn Eed ZaaraYaa🥺😔
@keynaanyare5527
@keynaanyare5527 Жыл бұрын
Abahiiiiii laxanka zaamir zaam
@hamzequrbo6300
@hamzequrbo6300 Жыл бұрын
Zamiir zaam best somali singer
@najiofficial6219
@najiofficial6219 Жыл бұрын
Nabiga ha lagu saliyo wlalalyal🙏🙏🤲🫀
@sacdiyacalisiyaad2308
@sacdiyacalisiyaad2308 Жыл бұрын
zamiir zaam fanaanka kaliya aa taakero aana jeclahy heesihiza swbtoo ah waxay ka hadlayan wax kuugu dhacy😢😊😮😂❤
@whizbimusic
@whizbimusic Жыл бұрын
Mucjiso zaam 🙌🙌
@shuzihussein4024
@shuzihussein4024 Жыл бұрын
😩hess wey dafte
@kingmohaan9856
@kingmohaan9856 Жыл бұрын
Yaa waduud Ar maxaa samaysay Oo hadda ereyaday kaa soo fakaden on🔥
@fuaadfarxaansamriye1238
@fuaadfarxaansamriye1238 Жыл бұрын
Dodaa
@abdimohamed4544
@abdimohamed4544 Жыл бұрын
FanaaNka Dar33nka thyy wLL Ke3p going__$💝🤤🤴
@najmaaxmedcali6545
@najmaaxmedcali6545 Жыл бұрын
ina adig kurabo iogaw inaa adikujacelahaay iogow
@ridhuamirridhu8369
@ridhuamirridhu8369 Жыл бұрын
Best artist zamiir🤴❤️
@baliileprogram3437
@baliileprogram3437 Жыл бұрын
Ado I ogeyn ku walwalayaa Jah ❤
@cabdiwahab5779
@cabdiwahab5779 Жыл бұрын
best artist in somalia 🥺
@nimcoabdilaahi9920
@nimcoabdilaahi9920 Жыл бұрын
Fanaanka qalbiga ka heesaa
@abdirizakmohamud3792
@abdirizakmohamud3792 Жыл бұрын
Waaaw waan hubaaa iney meel uun iga taaban doonto heestaaan 🫰🫰🫰🫰
@AliyaCBDAL-gt3dx
@AliyaCBDAL-gt3dx 8 ай бұрын
Aniga waxa ahayi qof nasib xuun wallhi qofkan jecelado wa igataga wallhiya 😢isoduceya ani qalbigeyga wa guwanaya wallhi 😢minhaaj dahir baqortayi ❤😢
@sabarinshafici
@sabarinshafici 6 ай бұрын
Feeling emotional 😮
@dahabilyrics
@dahabilyrics Жыл бұрын
FATHER OF EMOTIONAL SONGS 👏🏽🔥👏🏽🔥👏🏽😭😭TAAGEERO BUUXA 1M SUBSCRIBERS BUU U QALMAA FANAANKAAN SOMALIYEY AAN KASOO GARBAXNO❤❤❤❤❤
@arrehalli4680
@arrehalli4680 Жыл бұрын
Wow my brother The one an only legendary
@hogamiyearsenewenger8133
@hogamiyearsenewenger8133 Жыл бұрын
Inta hestan dhgysata mar walbo😢😢❤
@ruunraaho7461
@ruunraaho7461 Жыл бұрын
Adoo iga fog ku ilashada 😢 urkeyga adoo ku ilmeynaya hadalkada qora u ilmey naya ilahayw dib noo kulmo aniga iyo noloshyda 🫂 Abas 🥹
@ugasska9443
@ugasska9443 Жыл бұрын
wxn u sugaya sida dadku roopka u sugaan ileen samiir heesihisu ma kala dhacan lkn tan dhankayga ahan wx pay dheer thy CHANELKA 100K aan gaarzino plz🙏💯
@ayaaneeyyAhmett612
@ayaaneeyyAhmett612 2 ай бұрын
Inan adi ku rabo un iigow😭 seebu iigran inan isga tabyo😭💔
@haruunbey2203
@haruunbey2203 Жыл бұрын
Labo sano ma arken ayda Malin walibo 😢 wn ka fikira wlhi inte an ayda ka fikiryo mararka qar wadda Ayn KU dhax hadala anigo Isla yaban Ayn is dhhaa maxa sas dhan ugu jecaltay ayda 😭😭
@faraskamohaa8183
@faraskamohaa8183 Жыл бұрын
libax iska samir waxn wa adunye✌️
@haruunbey2203
@haruunbey2203 Жыл бұрын
@@faraskamohaa8183 ha wlhi sxb 😢
@sihaammuxidinsihamey-gs5ed
@sihaammuxidinsihamey-gs5ed Жыл бұрын
Best camera man wlhil cadiim
@moodgril1899
@moodgril1899 Жыл бұрын
adi inaa ku taway intaa ii ogw 😌
@CAAWIYE209
@CAAWIYE209 Жыл бұрын
Best song ❤🦋🎹🎙🔥
@shuceybcabdi9150
@shuceybcabdi9150 Жыл бұрын
Heestaan wax badan isoo xasuusi say nio waa kuwataa legend madax iisaarantahay
@ayaanmoh3189
@ayaanmoh3189 Жыл бұрын
Wow wow Adi inan ku tabay intaa un ii ogaw 🥺😢😢😢
@DekaAbdullahi-cn6jh
@DekaAbdullahi-cn6jh Жыл бұрын
ogiiyalah akanuu iska ceeli
@kosarcali546
@kosarcali546 Жыл бұрын
Adoo iga fog baan ku ilashadaa 😪 illhow iikaa ken nollshydii Abdi caziiz ❤🤲🤲
@abdiasismoh10
@abdiasismoh10 Жыл бұрын
Ilahay Haku keeno..🥺❤
@fardwzanagaad2932
@fardwzanagaad2932 Жыл бұрын
Samiiiir
@SerGioAkaash
@SerGioAkaash Жыл бұрын
Zamiir zaam iconic 🩶
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 9 МЛН
🍕Пиццерия FNAF в реальной жизни #shorts
00:41
TRY NOT TO LAUGH 😂
00:56
Feinxy
Рет қаралды 18 МЛН
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 8 МЛН
DAJIYA HASSAN QALFOOF IYO WAXAN AHAY OFFICAIL MUSIC AUDIO 2022
5:24
SAMIIR ZAAM - MA INAAN KUU DHINTAAD RABTAA - HEES CUSUB
3:04
Richal Sultan ♪
Рет қаралды 922 М.
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
Samiir Zaam Waan Tagee Hay Tabina Official Video 2022
3:47
Samiir Zaam
Рет қаралды 1,6 МЛН
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
Samiir Zaam _ Duruuf _ New Song 2023
3:07
JABSHE PRO♪
Рет қаралды 168 М.
SAMIIR ZAAM || AYAAMAHAN WAADHKA JIIFEY || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO 2022
3:45
Samiir Zaam Qoftaydi Waan tabay 2022
3:25
Samiir Zaam
Рет қаралды 834 М.
MUNA FAYSAL | JACAYL IGA AWOOD WAYN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:46
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 306 М.
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 1,6 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev - Ko'zlari bejo (Premyera Klip)
4:39
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 3,5 МЛН
Dildora Niyozova - Bala-bala (Official Music Video)
4:37
Dildora Niyozova
Рет қаралды 6 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 2,4 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 282 М.