Dhiiqo qabyaala intu D5 ximinayey aya badii somaliya cadowga somaliya ka faidaysten inay ka saxixdan
@AbddiUhu7 сағат бұрын
Sade waa loo tashadaa lakiin sade ma tashado.....marba iskaashato dhiiga mareexaan lagu laayo ayaa loo sameestaa galnus iyo jubaland labadaba ibnul sharmuudiinta somaliya ayaa sameestay waxaana loo sameestay in dhiiga mareexaan lagu xalaalayso waana ognahay taas... lakiin inshallah ma dhacayso wayna burbureen isbahaysiga dhiiga mareexaan ee hogaamiyaha u ahaa ibnul sharmuud Hassan dhiiqo...ee ay ula baxeen maamul beeleedyada....
@Caaqilka1237 сағат бұрын
Jubaland guuuul❤❤❤❤
@Raho3395 сағат бұрын
Guulleysta CuRadkayagii MR Sade💪
@MaxamedCelmi-m3j7 сағат бұрын
Illaahow islaamka guulsii aamin aamin aamin ♥️yaa alla ❤️
@elmiainanache45967 сағат бұрын
😢😢😢😢somalidu,oromadu dhariq ah siso
@abdulfatahyusuf86697 сағат бұрын
Way iska soodhamaan doonan kuwaan qaran dumiska ah ama wariye dheh ama maamul goboleed dheh wa qorsho somalia looga hor istaagayo inaysan dhismin awood yeelan lkn wax sii socondoona maahan insha allah jaajuus iyo qaran dumis u adeegayo amxaar iyo ajaanib wa kuwo soodhamaandoono insha allah dalka ha dowlad ayaa ina wada deeqda ayada ayaaana ku gaari karna sharaf shacbiyaded awood dal ahaaned iyo hormar qaaraded somalia way ka bixidoonta daruufaha dunida ku dhax heysta iyo gumeysiga caqliga ah