Waa O'Day soomaaliyeed oo aad iyo aad u wacan illaahay kuu gargaar calool xumaa heysa
@safiasulieman19714 сағат бұрын
Aamiiiiiiiiiiin yaarabi
@ismailfarah35963 сағат бұрын
Aamiin Illaahow tuugan Xasan iyo inta dulmiga iyo boobka kula jira ee raaliga ka ah naga qabo. Cuduro aan daawo lahayn ku rid. Adiga ayaan kaaga dacwooneynaa YAA RABI.
@ZamzamAbdiwali-il4iw2 сағат бұрын
👍👍👍♥️♥️♥️♥️♥️🇬🇲🇬🇲🇬🇲💚💙🤍🇬🇶🇬🇶👍👍👍♥️♥️✌️🙏
@xamdiabdisalam-d7g3 сағат бұрын
Abgaal waceeyslow naga qabsada ninkan xanuunsan
@HamiGul-s2q6 сағат бұрын
Hadi an dangud wax logu qaban ha wad kahadli kartan lakin aydon tasba lagarin ad ku wardinaysan qaburaa laqufay
@HamiGul-s2q6 сағат бұрын
Asc aderow mahada ugu horeysa qabura laqufo sowti alaha unaxariste siyad bare u qufay qaburihi siinaay oweliba qofna lo ogolan inay lafaha dadkoda labaxan kuli inti cagaf cagaf lamariyey bada lagu shubay maxad hada ugu wardinaysan qabura la qufay maxasusta idinka maqan mase dadkad moden inay waxba
@bashirjama18353 сағат бұрын
Asc Wallee Nabaddoonku run buu sheegay oo Xamar hadda dowladi kama jirto.Misna waa runtiis oo soomaali-weeyn waa in ay deg- deg isaga qabtaan Xassan Shiikh iyo Kooxdiisa.Waayo dadkii bay isku direen.Oo dalkii bay dhaceen.Nimanka Qabuuraha qotay maxaa wanaaga oo laga sugayaa?
@HamiGul-s2q6 сағат бұрын
Waxad cidamada ugu guray san jubaland marmel wa inad cidamada hawiye babi isan kadibna ad xamar werartan tas la ogyahay xamar awalba bela ka xoraystay hadana belihi wy nolyihin wel qayano mabuxsamo qayanada ad hawiye kuwadan alaha kabad badiyo
@hassanbuni17252 сағат бұрын
Xasan sheekh waa danayste gedo marku dantu lahaa ka gadho isagaa burburin doona gedo ciidankii farmaajo geeyey wakii kasoo raray markaa yaan laga yeelin inuu dantisa ku fushado