Macawisleey miya kula xisabtameysa Jamac galad mise Xasan sh
@ashahassan88785 күн бұрын
Hadii xamze uu raakiyaambooni kasoo dego axmed meesha waxkuma hayo xantii ogaadeen lagu sheegi jirayna waa rumowday
@ShukriOmar-g3n5 күн бұрын
Ilaahay xamse hanaga qabato doqonkaan la yuus gareenaayo
@rageosman17265 күн бұрын
Mp xamze ma wuxu noqday sarkaal macawisleey ah
@IstaahilAli-uy1tv5 күн бұрын
Geesi guul insha Allah jublaan guul
@AhmedJimale5 күн бұрын
SXB JAMAC SHARCIGA DOWLADDA HA SAREEYO
@cabdulahikhalif54025 күн бұрын
Guul jubba land guul guul
@shaaciraxmed99675 күн бұрын
Dalka dawlada ka Mas uul ah
@IstaahilAli-uy1tv5 күн бұрын
Insha Allah jublaan guul
@Khdarcrashiir96Axmed5 күн бұрын
Guul iyo gomanimo jubbalaand insha allah
@maxamedfarah20865 күн бұрын
War Axmed waqtigu wuu ka dhamaanayaa Dagaalka ogaadeen Axmed way dhabar jabinayaan Odaga. Puntland ciidan ha u soo dirto haday ku adkaadto Sheakh Axmed 😊😅😅
@abdulkadirmohamed82855 күн бұрын
AF TASHUUSH AF QUUTE MAXAA KAA GALAY ARIMAHA SOMALIYA IYO R/WASARAHA SOMALIYEED WAXAADBA NOQOTAY MID LA'SAFAN AXMED DHUXUL OO QABYAALIISTAA
Meesha waa lagu kala adkaaday axmed madoobe jaaniskiisii waa beeldareeyey maalmahaan oo dhan in uu talaabo qaado ayaan jeclaa lkn kismaayo ayuu iska fariistay waxaan jeclaa inta aan lagu boogeyman in uu qabsado airport
@luulsharib5 күн бұрын
Reer isu xiniinyo wayne Shabaab iska dhiciya Hassan iyo Marxuunkeen 😢
@husseinabdi52045 күн бұрын
This very challenging and test for Ahmed ISLAN and Daarod clans And ogadan clans it very shameful President Ahmed ISLAN should act very decisive action or it will be humiliation for Jubland and Daarod
@saidibrahim59315 күн бұрын
He is not from Jubaland or Kismaayo. He is from Ethiopia together with all his army
@aesse77025 күн бұрын
Horta, miyaan ciidanka Jubbaland u jirin Raaskamboni meel ay rasaas kaga furi karaan diyaaradaha ku degaya airportka Raaskamboni -- iyagoo adeegsanaya qoryaha lidka diyaaradaha sida zuuga iyo 37 ?
Jaamac usheeg axmed madoobe qatigu kadhamaanay waxaa lala sugayaa c.masar oo raaskaanbiini 2:03 loo wado
@ahmadseaman34875 күн бұрын
one love somali
@lulmusse12245 күн бұрын
my dear Jamac Galad wad cadaysay halal kaaga anagana markhaati aayaan ka nahal
@ahmedibraahim2625 күн бұрын
NINYAHOOW MA AHA NINKII XOOG LEH XABAGTA HAGOOSTO HOGAAMIYE KOOXEED SHISHEEYE KALKAAL UMA XAYIRNAANAYNO INKABADAN 35 SANO
@abdirahmanmirre58365 күн бұрын
WAA IN DAGAAL ADAG. LAGU QAADO
@halimahersi84545 күн бұрын
Biyomale babadheheen tagerayasha Ahmed madoobe
@istahilYusuf-e2d5 күн бұрын
XASAN SHEKH WAXA LAGA HAYA MANDHOW FARXANOW YAN DHIQO LUGAHA LUGU GALIN ANA WAXAN LEYAHAY XAMSOW YAN DHIG SOKEYE FARAHA LUGU GALIN KAJOOSO SHALAY WAX MATAREE
@fosiyaabiib93805 күн бұрын
Jama asc
@abdirahmanmirre58365 күн бұрын
Waa in layska celiyo. Cawaanta. Xasan dhiiqo. Iyo. Kooxdiisa marxuunkan. Dhoohan. Ee ku shaqaysanayo
@AsadAbdi-pm1wt5 күн бұрын
Ahmed Madobe isaga siiyey jaanis Kan Waxey aheyd Inu dhagta dhiiga udaro ciyaal weero xamar lagaso aruuriyey Maba aheyn in uu mudo u qabto
@XuseenMaxamedGeedi5 күн бұрын
Tv,qabyaalid
@ragehussein1245 күн бұрын
Guusha jubaland waxay ku jirtaa in garoonka raaskamboni la xiro oo marka hore la go,doomiyo mooriyaanta raaskamboni la keenay maxaa la sugayaa oo loo daawanayaa garoonka raaskamboni ee maalin kasta ciidanka iyo hubka laga soo dajinayo kuumade oo dhan waxan leeyahay fadhiga ka kaca oo mooriyaanta cagta ha la mariyo oo hal qof yuusan ka bixin jubaland waxaa ku soo duulay xasan mooriyaan xamza wuxuu yahay ma jiraan waa shaqaale maskiin ah waa xaqiiqda
@noolowmedia59315 күн бұрын
adi itoobiyaan baa tahay maad faraha kala baxdid arimaha somalia
@issackabdullahi38955 күн бұрын
Wariyaha kuhadla afka qabiilka
@Axmedibrahim-e9b5 күн бұрын
jaamacow hadiii uu xamse meesha tago isaga aya la soo qabanayaa oo xasan lagu badalayaa
@Ahmed-n2d8q5 күн бұрын
Ok
@WagedGunogedo5 күн бұрын
Hawashan xasan iyo As yaakawada socda waxana lagu socdaa kinya
@xassanyare95265 күн бұрын
Kulahaa jubaland dhulkeeda hadifaacato...talow yee kadifaacani?? Waryaa ma dad waalan baad uqudbeyneysaa mise qabyaaladaa kuqaaaday?
@mohamedidirisducaale81905 күн бұрын
Catow ayaa kaa baxay ileen soomalinimado waa marka meelaha kale lagu foogan yahay lagu bartay sxb 😂😂😂😂😂
@CibbadoDeg5 күн бұрын
Guul jubolan
@CabdulhiQaliif5 күн бұрын
Axmed isgaarsiinta ayaa jaray aaway axmed waa shabab.meesha waalaga saarayaa
@AbdiNasir-f9g5 күн бұрын
😂 maxaa helay weriyaha qalqal baa ka muuqda. Galadow maxaad ku kala jcshahay sayidka iyo Raisal wasare xamza , ninyhow taariikhdaada illaasho
@DiiriyeFaarax-ff3gd5 күн бұрын
HALASKA CELIYO WERARKA HALGUQADO ALASEY BA MESJAYKABAXAN ANARAGNO
@Ahmed-n6r1k5 күн бұрын
Haye jaamac kkk Inoo wad qabiil difaacii
@abdiazizjama42905 күн бұрын
M.sanid .
@MDeeq-up1hi5 күн бұрын
Firi dhagaha da is ma Maqlan miya saka waxa dhaday ciidamadii dowlada wey is dhiiben hadane waxat ledahy xamze ayaa u socdo war ileen bentina mahan mid yar
@burhansalad17015 күн бұрын
2 sano iyo bar ayaa marxuunka durbaanka u tumeyseene caano ka dhama
@seed39665 күн бұрын
Waryaa jaamacaw dowlada dhinac karaaac hoow 🌎✅✅✅
@shaficimohamedomar-d6b5 күн бұрын
war aan usoodirnee ma bilaa suugbaa jubaland diyaaradaha maay sooeidaan maxaay kabaqayaan axmed haduu taa aqbalo walee waa udhamaatay haka hortago oo ha soorido diyaaradaha
@suadabdi55 күн бұрын
Daarood ayaa loola jeeda axmed madoobe doorasho ayu ku baxayaa
@maxamedfarah20865 күн бұрын
War Anigu ka hadlimayo xamse Maxaa ka qaldan axmed madoobe. Pm mahaysto axmed madoobe Maxuu u dhowranaya 😊😅
@Tayib-c1v5 күн бұрын
Ninyahaw wariye matihid ee qabyaalada dadka kalatag
@hassanbuni17255 күн бұрын
Isaga iyo diyaradisa miyaa lasoo rido axmed madobe shaqadisa ma qabsanayo ee wixisu waa afka kaliya
@alshifa26735 күн бұрын
Oo mee ciidanka wadaniga ee geesiyada dowlada jubolaand maxaa kudhacaye xamse marxuum xasan munaafaq baa kushaqeeysta ee halaxidho marxuumka doqonka horgalada buu kubiiray iileen mahad canbaashe meelkasta weeyjogan
@luulsharib5 күн бұрын
Miskiin tolow ma hadaa wada
@halimahersi84545 күн бұрын
Sootadlahad ciidamadi shabaab bay isudhiben
@FartunK5 күн бұрын
dhuxuleyste waa eydeesane 13 Sano buu dhalinyaro iyo dumarba xaabo ka dhiganayay waa in xabsi loo taxabaa
@abduwelidimbile41835 күн бұрын
War heedhe Jaamcaow walale JL waainaya difaacataa sharafakoda qiyamakooda iyo deeganakooda matadada wayo waxakan dowalada maha ee waa mafiyo xasna sheeq iyo garubakisa
@BashirAfeey5 күн бұрын
Adiga xamse iyo ahmed madobe wa ku simanyahiin hahaha jecleyshan
@AliMohammed-yn3yv6 күн бұрын
Duulan ma waxa ku qadaya xamse yaad usheegaysa gurigiisuu weerayaa
@khaalidcusmaan27785 күн бұрын
Ninkaan jaahilka maad suuqa ka qabataan war waxaan school baa loogalaa asaga waxa uu is moodaa in uu wax tabinaaya dadka weey.ku qoslaaaan war isku xishoo
@aliameerikaaliameerika-mr5dh5 күн бұрын
Ma laga yaabaa in uu is casilo haduu yimaado ama wada hadal la rabo in lagu galo raska
Cagdheeerey horta idinku wax annn axmed madobe ma rasuuul ba? Waar nin kale oo ogadeeen ah keensada ninkanina wakhtigisi Waa ka dhamaday
@AbdirashidaliIsaxk5 күн бұрын
Haye so adiga lahaa hwada way xerantahy lahaa
@abdullahisaman95825 күн бұрын
Adeer xamse waa doqon geed haysto gumade saldana yaa la heshiin wey day xamsana dhaqaale uu isticmaalaya hadiibo qadiyadii dhimatay adeer ciidankii jubaland abqo ha loo daadiyo odaashoodina sidii oor dibi ha la waraabsado axmedna waa geesi garb waayaye hadaga lamo calaalka maxamuud sayida yaan ka garta in xamse culeys ku hayo nimanka lakiin taan hubo waa in axmed si fudud is ku dhiibi doonin
@AliHussein-x9y5 күн бұрын
Jaamac galad godkiisa ayaa biyo ugu galeen oo xeradii ogaadeen ayaa la qabsanayaa 😂😂😂😂😂😂. Jaamacow in badan ayaad nagu digatay ee iskala meerayso dhibta ku haysata.
Jaamac galad calool adayg udaa, waaba ninkii oo helay fursad uu views kaga helo inta qabyaalada taqaan, ee midna qabyaaladiisa kutaageerayo iyo in qabyaalad kaga soo horjeeda. War ninkani walaahi inuuna beenta ka xishoon
@SamiraK737385 күн бұрын
SOMALIYEEY dagal ka madha madu Miya
@HUSSEIN107645 күн бұрын
Waar galadoow axmed madoobe far buu ku taaganyahay hadaan kismaayo lagu dilin ogaadeen baa kenya ku dilaya ee waxba ha difaacin mar haduu Hamza ka hor yimid a madoobe waxba uma harin bye bye bye axmed madoobe
@CabdulhiQaliif5 күн бұрын
Xamze waligiis xilka ayuu Somali uheyn majeerten loo jooginmayo wey jabeen anagu waa sidaan ogaaden til ugu magacaawnay
@adamjumale48715 күн бұрын
It is the end of Ahmad Mujrim. 😂😂
@RAASOMedia5 күн бұрын
Saaxiib ma waxaad ku biirtay Af-hayeenada Axmed Madoobe ..? Maad dhex-dhexaad ka noqotid Xamse/Madoobe...!!! Shaqadaado hadda waa uun isku dir Madoobe taageer ...
@Wrd-x8h6 күн бұрын
Doqon Ogaden so adi ma ahen shalay MARKA Deni iyo Majerten ama Puntland heysatay O lahed Xamza Marxumka e ka xunyahin haka sarto manta😂
@Geesiga15 күн бұрын
Maxuu utagi waayay soo raisal wasaarihii dalka ma aha
@AsadAbdi-pm1wt5 күн бұрын
Ahmed Madobe isaga siiyey jaanis Kan Waxey aheyd Inu dhagta dhiiga udaro ciyaal weero xamar lagaso aruuriyey Maba aheyn in uu mudo u qabto