Aqoonyahan Shoortaaye: "Xasan Shiikh Maxamuud Waalli baa haysa ama doqonimo"

  Рет қаралды 506

Daljir

Daljir

Күн бұрын

Пікірлер: 9
@mohamedabsiye2634
@mohamedabsiye2634 Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️Guuuuuuuuuuuuuuuul mashaal Allaah
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 58 минут бұрын
,xasan wadankan isaga udhaartay iyo xukumadisa haduu wax qaban karo haqabto inta uu hasto man dheedka lo ogol yajahay wali xilka kama dhaman waxan raban inan hoore usocono diib ulaban meeno
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Сағат бұрын
Anigu waxaan layaabanahay sida aad faraha ugula jirtaan arimaha doowlada federaalka ah. Iyo sida aad udooneeysaan inaad arimaha maamulladiina yeelataan doowlada federaalka ahna inaad caqabad usiyaadisaan mooyee inaadan dhaqaale iyo amni midna wax ugu tarin
@Tasniim1
@Tasniim1 3 сағат бұрын
Walaahay anaa hadda kahor idhi hadalka ninkani leeyahay. Dadba wada yaab🤫.
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Сағат бұрын
Xasan waa daneeste yqaan dantisa. Xasan waa qabiiliste hawiya ah.
@User7654suy
@User7654suy 2 сағат бұрын
Soomaalidu Waa dad laablakac leh. Waxa la yiri:Bidaar Sibiq bay kuu Gashaa.
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Сағат бұрын
Wax kastoo uu xassan sameeyo waxaa usabab ah maamullada oo eey koow ka yihiin jubbaland iyo puntland sababtoo ah doowlada federaalka ah caqabado badan baa heeysta waxaana ugu daran caqabadaha maamullada oo iyagu doonaya ineeysan dhalan doowlad awood u'leh dalka ineey wada gaarto maadaama eey leedahay sharciyada xuduudaha ee bariga badda iyo lawada kolka been baad sheegeeysaan hadaad xal dalka udooneeysaan waxaad ka hadli la'heeydeen khilaafka maamullada iyo canshuurta oo in la'mideyo eey diidanyihiin iyo dalka amnigiisa in la'wada sugo intaas hadaad diideen. Kursiga doowlada dhexana aad dooneeysaan adinkaaa waalan oo moodaya inaad ummada ka caqli badanyihiin
@AbdullahiAbukar-uo7jg
@AbdullahiAbukar-uo7jg 3 сағат бұрын
Marka la leedahay Somalia iyadana isku fadhida was tan oo kale wolf iyo cod duurtagal ma ahan ayuu Naga dhaadhicinaa Somalia waxaan faceed Ka reebay waa afar sano kasta in madaxeeyne cusub la keeno.wasiiro cusub.ciidan cusub adeer waxaas waa ku daalnay markaa wolf iyo cod ayaan rabnaa
@Tasniim1
@Tasniim1 3 сағат бұрын
Qof iyo codka uu sheegayo iyo shidaalkaba waxba kama jiraan. Waana kororsi iyo iskasii joog maha. Wuxuuna arkay dad uu wuxuu rababa usheego oo run moodaya.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 28 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 3,1 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,4 МЛН
Dippiloomaasiin walqabatee  deebii kenname
4:21
OBN Oromiyaa [Oromia Broadcasting Network]
Рет қаралды 206
KWAGWANJI YA LERO 🔥 🔥 🔥 31 October 2024
36:39
HOT 265
Рет қаралды 3,3 М.
FANAANKA HEESAHA JACBURKA- XASAN CAGAARAN
11:28
HANOOLAATO
Рет қаралды 10 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 28 МЛН