msh alah cabdi beele runti heesahaaga innaba caadi maahan waan ka helaa please come on o noo soo sar heeso cusub you are the best inta kale wa hawo maran o meel maran maraysa heestan markastaan maqlo dareen gaar ah ayay igu beerta xasuus dheerna way i galisa
@zupermax37102 жыл бұрын
Cabdi cisman beele legend waxasa cod laga yidhahda niyow muxu fanka iskaga hakiyey xaga hesaha watan garan la ahay wayo waa dadki lo bahnaa
@caweyskareerjigjiga895611 жыл бұрын
cabdi ismacil axmed bele waa midhihii bele laxankii bele music bele codkii bele mansha allah cia(BELE) walee fanan jira
heestan caadimaaha wan ladhacay nolshaydii magaceeda markaan maqlaba waan ku geeraaraa mana ogi inan calfan gabadhaan ugugeeraaro sxp peelow wan ku taageersanahay ee nolow
@khadramohmud77227 жыл бұрын
mash allha
@luulalaki69575 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa inaad iscalfateen
@samedhame630111 жыл бұрын
abwaanka wayn ee qaaliga ah ahna fananka codka baxsan waan jeclahay heestan macaan ee ah dumarqaalidoodaay
@mjofficials75553 жыл бұрын
Abdi ismail. Beele legend well done bro
@tiriikyusuf85412 жыл бұрын
Woooooooow fananki qarniga ee luyu band sidee lagu garan inuu digfeer walalkis ku dhalay
Xusuus❤❤❤ Cabdi I Beele❤❤❤ Haldoor faneed, Majiro Fanaan, musician ama Mulaxan fanka kaga horeeya DDS. Geesi Garab waayay
@Mataan417 ай бұрын
Rabow qalanjada udub Qoys inan yagleeelna Qalbiga geliyeee Ha iga qaadin Khadraa nuura
@arafatapdi64324 ай бұрын
Hees qimo wayn igu fadhida aniga iyo haben farxad iyo jawiba wata so garana aan halkan ugu xusay waxan rajaynaya inan cafimad ku so laban dono insha allah bishii 8/23/2024😢😊
@mukhtarothman21845 жыл бұрын
My ex jacaylkagii oo Borama joogta saakana status-keeda whatsappka soo dhigaysay M waa xaraf aan jecelahay oo aan jecelahay inay Magacayga jeedo Muqtar kkkk ayaa Khadra la yidhahdaa alle ha baraleeye wa qof nasaba waan ku faana Khadra Nuura meel wacan mawluhu haku mariyo Marwo aamiininsha allah