Khadra Silimo | Heesta| Sidaad Doontaba Yeel | 2018

  Рет қаралды 910,713

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music
dhaanto dhanto hees somali music somalia waaberi caweyska dalmar dalmar46 somalia somaliya djibouti jabuuti muqdisho mogadisho hargeysa jigjiga hargeisa burco budul kafeya staahil geenyo salma shabcaan las qoray bosaaso galkacayo berbera kismayo baydhabo beledweyn dhuuso mareeb jowhar marka dhagax buur ogaden jig jigga jiga duire dhabe goday east africa gaarisa garowe canood Djibouti people Somalia

Пікірлер: 487
@ciraxiinshaafici9976
@ciraxiinshaafici9976 9 ай бұрын
Walal hadaaad heestan Adoo caafimad qaba ku soo laabatay 1 like iii saaar si Aan sanado ka bacdi uuugu soo laabto hadaan noolaado 😭❤️
@idhmanahmed1997
@idhmanahmed1997 8 ай бұрын
Cimri dheer cafimad Allah hakusiyo walal
@mariakhader2757
@mariakhader2757 26 күн бұрын
mad marka meel dhaanta ad kuso noqotid
@nimcocabdi1868
@nimcocabdi1868 Жыл бұрын
hestan waa hes igu qaaliya wayo xasus ayay igu ledahay jacayilkagi aya dhagasan jirtay raxma xasan ilahay hay xafido siday igu hagar baxday 2015 ila 2023 ayan xirirkayagu tos noha masha alah hadana waa xaskaga igu qaaliga ❤❤❤
@LaylaAhmed-g6x
@LaylaAhmed-g6x 10 ай бұрын
😅😢😢😢😢😩😩🥹🥺😭😱😓😰💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😿😿
@iqraahmedcabdi
@iqraahmedcabdi 7 ай бұрын
M,a❤
@chaficiaxmed3850
@chaficiaxmed3850 5 ай бұрын
M.a
@qalbi_M
@qalbi_M 2 жыл бұрын
Waa Marki igu horeysay aan heesta so raadiyo maanta oo ay taariikhdu thy 14 Nov ,Malin isniin ah ,Mar aan jaamcda kaso baxy ayaa yar bajaaj igu so qaaday aye u shidneed 1 Mar Ka bdn ayu kuso celiyay wuuna la qaadaayay koley waxy Ku eheed dareen iyo qiso u qaas ah, wxy eheed marki igu horeysay aan maqlo,miraheedi baan hdda so xasuustay wn so raadiyay 🤩
@hassansiidow8115
@hassansiidow8115 Жыл бұрын
23>Dec>2023
@AdnanAbdiomar
@AdnanAbdiomar 2 ай бұрын
18 Nov 2024 😢😢
@FardawsaMahad-nw4cw
@FardawsaMahad-nw4cw 2 ай бұрын
2024 11 31 😢
@qalbi_M
@qalbi_M 2 ай бұрын
@@FardawsaMahad-nw4cw maanta bisha dec waa kow 😅
@MohmedAhmed-fv5ob
@MohmedAhmed-fv5ob Жыл бұрын
Heestan wan ku qayli jiray 2012 xasuuus hargeisa aah ayan galaa iyo asxapti murqaanka markan shito waa mohamed ahmed oo sweden idinka so salamaya😊
@sharmaakeaxmed2320
@sharmaakeaxmed2320 Жыл бұрын
2 July 2023 caawan ku qaylayaaba zxp ilaa 2014kii mirqaanku la aanteed iimaba baxo
@muniishmunalizafeisal5810
@muniishmunalizafeisal5810 11 ай бұрын
​@@sharmaakeaxmed2320 anoo qalbi jaban Ana dhagaysanaye😢
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Codka dabacsan inta u xiisatay 2023 listening 😘 sidaa doontaba iyeel waa xasus qaali ah❤
@CabdicasiisAxmed-mt9vx
@CabdicasiisAxmed-mt9vx Жыл бұрын
Waxaan hubaa inaad dib usoo booqatay heestan midhaha macaan 2023 like iisaar sxp ❤
@amranali7913
@amranali7913 Жыл бұрын
2024 😂😂😂
@faraxinanour8917
@faraxinanour8917 Жыл бұрын
2024😂​@@amranali7913
@AyaanMohamed-se8sn
@AyaanMohamed-se8sn 10 ай бұрын
2024 baa dhagesta❤😂
@JamalJamal-kj4lc
@JamalJamal-kj4lc 10 ай бұрын
after 2024 hadad noshahay waku saray
@CabdicasiisAxmed-mt9vx
@CabdicasiisAxmed-mt9vx 10 ай бұрын
@@JamalJamal-kj4lc wn noolahay sxb wn kaa qaaday 😀
@CabdirisaaqCabdilaahi-tf3ep
@CabdirisaaqCabdilaahi-tf3ep Жыл бұрын
waaw khadra silimo hestan waxan ku xasusta jacayilka raxma Hasan ale haydaye asxabey inti ixtiram jacayilka uhasay lekta hayla dhafina sxb wan ini wada salamay dhamantin rag iyo dumarba ❤❤❤❤❤❤❤
@rashidbarwaqo7055
@rashidbarwaqo7055 Жыл бұрын
Ma guuleystey tolow
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said Жыл бұрын
Hablaha iyo raggu isku mid maaha lpx hadaad iga danbayso qaado taladan oo qalbiayada hablaha an ilaalino😗
@zunduznor6133
@zunduznor6133 Жыл бұрын
😫💔
@LakiMaxamuud-dq2bm
@LakiMaxamuud-dq2bm Жыл бұрын
​@@zunduznor6133qlpi miyaaad dhaawacan tahay sidaydooo kle 🥺😭
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub Жыл бұрын
😢😢😢❤ba hayay dabcan
@MarwoFatuzh
@MarwoFatuzh 10 ай бұрын
Ad io ad😢❤
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 10 ай бұрын
Hye bro
@BuubuOsman
@BuubuOsman Жыл бұрын
2024 Hdaad dhagaysanYso wan ku salamay❤
@muniishmunalizafeisal5810
@muniishmunalizafeisal5810 11 ай бұрын
Waan kaqade😢
@browngirl7037
@browngirl7037 4 жыл бұрын
2021 cida dawanaysa oo comentigayga akhrinysa wn idin jcly ilahay danbigina ha dhafo ilahayna heesaha ha naga madoweyo
@xamsebadalxamseshaxaari9343
@xamsebadalxamseshaxaari9343 4 жыл бұрын
Xasuus zxp amiin
@arwavanto__vannto7313
@arwavanto__vannto7313 4 жыл бұрын
Amiin
@nasraismail138
@nasraismail138 4 жыл бұрын
Aaaamiin❤️
@bakaryare2828
@bakaryare2828 4 жыл бұрын
Aamiin
@LaylaAhmed-g6x
@LaylaAhmed-g6x 10 ай бұрын
Marugo😢😢❤🥺💔💔😿
@faadumoxaafid8991
@faadumoxaafid8991 10 ай бұрын
Heestan waxa dhagysanya habeen Ramadan 15 hore cawa laga baxaya waa habeen taalad soogalyso xasuus 24 /3/2024😢 waxa rajayn inaan Mae kale soo booqada cawa waxa usoo raadiyey qalbi ixanuunya 😢
@RASHKA__BOY
@RASHKA__BOY 10 ай бұрын
10/4/ 2024 habeen ciid ah. 10:18 pm🫶🫡
@JibriilKaafi
@JibriilKaafi Жыл бұрын
7:12 pm habenimo Muqdisho😢 Baddena iib ma ahan🌊🔥 3/2/2024 Sida doontaba ii yeel markey dhahdo qalbiga xanun darema💔👫 😢 Allah ha uu rumeyn qofkasta Riiyo leh waxano balan ah dalka difaaciisa iyo janada fardowso Viva somaliweyn😢🙏🙋‍♂️
@Mariaqueen07
@Mariaqueen07 Жыл бұрын
Isku habeen baan soo raadinay heesta😊
@JibriilKaafi
@JibriilKaafi Жыл бұрын
@@Mariaqueen07 ha sax Heestan ad uu jacelahay Hadane waxa rajeynaya riyo kasta Lee dahay in ku rumowdo l.a queen maryan🤲💃🙌💗
@suldaankabeesha8650
@suldaankabeesha8650 7 ай бұрын
Bada ma hooyadiinba leh somaliyey waynu kala dhimanay ee yaynan isku dhiman
@JibriilKaafi
@JibriilKaafi 6 ай бұрын
@@suldaankabeesha8650 maya adiga walasha leh oromo haku wasto
@JibriilKaafi
@JibriilKaafi 6 ай бұрын
@@Mariaqueen07 hadane ma isku qabsana😫
@xanfar11
@xanfar11 Жыл бұрын
Waxan huba inad kuso labataY HEESTAN macan 2024 ma ii jeeda❤😅
@CaatoCumar-r8o
@CaatoCumar-r8o Жыл бұрын
Haa hada dhageesanya
@nimcomaxamed4435
@nimcomaxamed4435 5 ай бұрын
Haaa😂😂😂
@SawdaAbdirizak
@SawdaAbdirizak 2 ай бұрын
26/11/2024🥹
@NAchma-hazzan
@NAchma-hazzan 9 ай бұрын
Yaa ila dhageysanayo 2024😢
@KawsarAhmed252-nl2ui
@KawsarAhmed252-nl2ui 8 ай бұрын
Team 2024😢
@amiiradifarxda6945
@amiiradifarxda6945 7 ай бұрын
2024😢
@HafsaQali-ge5pl
@HafsaQali-ge5pl 7 ай бұрын
😢😢😢😢
@MustafeSaka
@MustafeSaka 5 ай бұрын
Team 2024/ 8😢
@RASHKA__BOY
@RASHKA__BOY 2 ай бұрын
2024 dhamadkii😂🤳
@PazHkah_man
@PazHkah_man 2 жыл бұрын
18 July 2022 💔 habeenkii aan kala garan waayay kii ii xuma iyo kii ii samaaa DEPRESSION dartiii xasuus Gaara ayay ileedahy heestani khadra abdi silimo alle haku xifdiyo wlaal dareen dhaba ayaaad ka hadasheee😪
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Ilaahay ha kaa kaxeeyo Depression ka Aamin
@dahabamohamud6925
@dahabamohamud6925 2 жыл бұрын
Niyad Jabku Ma Wngsane Is Deji Wll Alla isku Xir Good Lucky
@dr.abdirahman3068
@dr.abdirahman3068 5 ай бұрын
Ma joogtaa shb. Bashka
@MoMo-cl3gr
@MoMo-cl3gr 5 ай бұрын
Depression wax fican ma ahn sxb anu igu dhacay mar wa xld xun ilahay Haka cafiyo
@PazHkah_man
@PazHkah_man 8 күн бұрын
​@@dr.abdirahman3068 mdxie🫡
@Brofssor
@Brofssor Жыл бұрын
Wan jeclhy 10/11/2023 ban isbaranay Waa gabar wangsan oo akhalaq leh jamacad ayy bosaso kawada anigana jamacd wada wan isku kalsonhy waxan ujeclahy intay ijeceshahy in kabadan maraym ❤️👸🏻🫂
@abdilahicabi
@abdilahicabi Жыл бұрын
2023 yaa ila daawanaya boqorada codka Khadra cabdi silimo
@ahmedabdirahmanmuse2691
@ahmedabdirahmanmuse2691 Жыл бұрын
Aniga 1 minute ago 24/ 05 /2023 19:00
@nimcafarahelmi
@nimcafarahelmi Жыл бұрын
16 jUly hpen axad si baxeyso sacada 20:14
@abdilahicabi
@abdilahicabi Жыл бұрын
@@nimcafarahelmi Nolow
@abdilahicabi
@abdilahicabi Жыл бұрын
@@ahmedabdirahmanmuse2691 guleyso zxb
@MaxamedSelebaan
@MaxamedSelebaan 10 ай бұрын
@moally3352
@moally3352 10 ай бұрын
Heestaan habeen soon ah baan dhageysan 19 March 2024. 2:40 ❤ Ma yaxaas afkiisa Iyo yool baad igalin laheyd Mise yeydaad isiin la heyd
@AbdirashidAbdirashid-l2l
@AbdirashidAbdirashid-l2l 23 күн бұрын
Cidii iga danbaysa liketa ha ila dhaafin ❤2025
@zahraliin15
@zahraliin15 Жыл бұрын
Ma yaxaas afkiisa Iyo yool baad i galin laheyd Mise yeeydaad isiin leeyd 😢 22/07/2023💔
@AbdikriemResid
@AbdikriemResid 9 ай бұрын
Ax😭❤
@NaimaHuzzien
@NaimaHuzzien 3 ай бұрын
Ma nooshay qli 😢
@zahraliin15
@zahraliin15 3 ай бұрын
@@NaimaHuzzien Haa🥹
@YuusufYowle
@YuusufYowle Жыл бұрын
hestan wa igu qaali wayo waxan ku xasusta jacayilkaygi markastana wan kuso ceshceshta wlhiay ax ax ❤xasusu jacayil masha alah hadana wan wada socona heskani yay xasusu kuledahay asxabey lekta hayla dhafin haday xasusu kugu ledahay raxama xasan xaaji ilahay haydaye❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢
@ayssr3302
@ayssr3302 4 жыл бұрын
Yaa jooga maanta 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣💜❤️🧡Khadra silimo love 💕 you
@Maxamedaxmad-yx9zw
@Maxamedaxmad-yx9zw Жыл бұрын
Khadro silibo
@cabdilaahibashiirCabdi
@cabdilaahibashiirCabdi 10 ай бұрын
Qalbiga wax jeclaaday mxaa loocid leeyaa horta😢😞😫🤔😭
@safaqaasim4036
@safaqaasim4036 Жыл бұрын
Waa marki koobad ee an so raadiyo heestan A painful sensation 😭💔2023/may/4haben khamisi so galyzo😭😭
@ahmedgurxan5068
@ahmedgurxan5068 2 ай бұрын
Sida doontaba ii yeel markey dhahdo qalbiga xanun darema💔👫 😢 Allah ha uu rumeyn qofkasta Riiyo leh waxano balan ah dalka difaaciisa iyo janada fardowso Viva somaliweyn😢🙏🙋‍♂
@SamoraJolie
@SamoraJolie 7 күн бұрын
Tunisia 2020 asxabti heestan ii bartaay I love you so much wlhie guys 😢🙏🏼
@hodanmuuse8261
@hodanmuuse8261 4 жыл бұрын
Wllhi jacayl kii igu horeey ayaan kuxasuustaa😍
@khaalidhazan5020
@khaalidhazan5020 Жыл бұрын
waa markii u horayse aan heestan so radiyo wana aroor AXAD ah waxannan galaya exam trakhidu tahy 5/28/2023
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 Ай бұрын
Mar mar nolosha jacaylku waa Qurux mar marna waa Cadaaab 💔💗 qofba meel bu ka nafisa Anigu heesahan derbi ka dhigta Jacayloooow sidaa doontaba na yeeeel 💍👸🏻❤️
@bbekushkushlove4041
@bbekushkushlove4041 2 жыл бұрын
heestan horay inan umaqly laga yaaba lkn maantay qornyd inan kahelo bajaaj an sooraacy kabaxaysay hdn soo raadiyay🥰🥺 koley iyeelyeelatoo
@gulledguuyo
@gulledguuyo 15 күн бұрын
WHO waching agein 2025 oo🙌
@gulettcarlozz7507
@gulettcarlozz7507 8 ай бұрын
Hapen kasta heestan wan dhagysta cawa taarikh Baan u qorayna Heestan anooo fadhiya meeel cidLaaa ooo asxaptyada jawi la qaadanaya taarikhdduna tahay 24/5/2024 Malin isniina Saacduna 21:48. Hadalkoo kooban heestan Wan jecLhay 😂❤
@somali.boy-002
@somali.boy-002 Жыл бұрын
Koley iyeeltye sidaa doonti iyeeel😢 Rabi qalbiga ha iiga kaareebo noloshii dhanbaa dartaa uncye 21-7-2023😢
@filsanseed9017
@filsanseed9017 Жыл бұрын
Sorry walaal noloshu adkeysi bay ubaahan tahay farxada iyo nolosha wacani waa dambaysa guul baan urajeynaya qof walbo mucaashaqa😢🙏
@Hafsah36
@Hafsah36 3 ай бұрын
Qalbiga illahy haku qabojiyo wll
@somali.boy-002
@somali.boy-002 3 ай бұрын
@@Hafsah36 aan idweesno😢
@Hafsah36
@Hafsah36 3 ай бұрын
@@somali.boy-002 aminad dambo malihi Runti 🥲💔
@Mariaqueen07
@Mariaqueen07 Жыл бұрын
03.01.2024 20:52 😢 Hestan mar beey musalsal noogu soo gali jirtay ayaan ku xasuusta lkn musalsalka magaciisa waan iloobay🫤
@NasiyeShortGuidance
@NasiyeShortGuidance 10 ай бұрын
😂 anba kula mid ahay musalsalkaas kubartay heestan
@YurubDahir-ie7vj
@YurubDahir-ie7vj 10 ай бұрын
Jacayl 😮😢
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 9 ай бұрын
Dib ayan uso raadiyey Heestan 2024 april Maalin jimce Ah dhamam mucashaqinta kale ee Heestan dib uso raadiyey Wn salamaya Old is gold.😢❤
@maxamedanfaraxfamli7013
@maxamedanfaraxfamli7013 Жыл бұрын
😢 adunyo xalka be manta oy tahay 9 11 20 23 hesta inan iqadi jirtay manta ayay dhimatay alle haku xariisto😢😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@nimcafarahelmi
@nimcafarahelmi Жыл бұрын
Maxa Ka XuN marka qof jecesHahY una Si cad kaga tago dadkana ku dhaHo wan is Fahmi wenYy adna adan ka Hdli kariN wixuu u kugu sameyYy🥺 xishod dumarnimo ba inta Iska Amusa IllA Hdana ma Ilawin mana Laga yabo inaN ulapto hdey dhacdana wa ano ka arsanaYa waligY si live qof oguma Oran wku jeclhhy asaga Ka Hor asna wixi u igu sameyy IlaHy ba Ogaa🤭 farintaN xasus U qorayy i.alHhh aniGi halmamYyy kana arsadaYyy 😘 hpen axad si bexeso bisha JulY 2023
@mustafeimanabdilahi7514
@mustafeimanabdilahi7514 Жыл бұрын
Sorry sister
@farhaanahmed5637
@farhaanahmed5637 Жыл бұрын
Maka aarsatay
@blackgrial491
@blackgrial491 Жыл бұрын
Waa taa ani iqabsaty cml😢😢 xumaa sidaa u xun ma igo sameyn lkn 😭😭 dawac farxad la jirto marna an xumaado marna aan farxo ii muujin jiray Marka dadka isku keyn aqn iweydiyan waxn dhahaa nolashaa sidaa ah wn is fahmi weynay lkn asigaa I fahmi wayay doqon
@abdirizakAdib
@abdirizakAdib 14 күн бұрын
Habeen isniin ah waxaan ka daawanaya casimada Algeria xafada baabu ilaawad time 1.43am 27 jan 2025
@SamoraJolie
@SamoraJolie 7 күн бұрын
Tunisia 2020 asxabti heestan ii bartaay I love you so much wlhie guys 😢🙏🏼
@AhmedMohamed-px7by
@AhmedMohamed-px7by 2 жыл бұрын
2012 from babili Ethiopia 🇪🇹. Xusuus Wlhi Dayo babilawi 😰🇪🇹❤️
@Najma2345
@Najma2345 8 ай бұрын
2024 like faqired isaar wlal 😁🇸🇴 Jcyl Ay khadra weydey banu radineynaa🙂
@DHEEREEYE13
@DHEEREEYE13 5 жыл бұрын
Fananad cod dahabi ah leh khadra 👑
@amransaciid2305
@amransaciid2305 10 күн бұрын
2025ta yaa iga danbeeyo
@AnasCabdi-d9d
@AnasCabdi-d9d 3 күн бұрын
Me
@NaimaHuzzien
@NaimaHuzzien 3 ай бұрын
Hirqanka iga baxyaa waa yuhashadaade sdaad doontaba I yeeel iska kay yeelatee 27/10/2024 iso xasuusta 🎉
@nimcoyyyyy
@nimcoyyyyy Жыл бұрын
Weyyy yaran cishqi igu helay❤😂 ano 7aada oo 13jira ban ka helay wiil 5aada lkin wu iga yara wena 15 16 jir cml uu aha walahi xasus si aan u arko fasalkis ugu noqnoqn jirey 😂❤ 3 bil ka dibna 8aad noqde i miss walhi
@Xaragoooo
@Xaragoooo Жыл бұрын
Qooq 13 jira naa bal kala iga sheke waba xarbe 😂😂😂
@Naagnool124
@Naagnool124 2 жыл бұрын
Kolay I yeel yeelatayoo Yuqankayga baxayaa waa yu'ashadaadee sidaad doontaba I yeel! 2023
@mush_mushiina5039
@mush_mushiina5039 3 жыл бұрын
2022 Daawanaya my fav song🥰✌️
@hassansiidow8115
@hassansiidow8115 Жыл бұрын
23>Dec>2023
@amranali7913
@amranali7913 Жыл бұрын
​@@hassansiidow8115 2024 😂
@hassansiidow8115
@hassansiidow8115 Жыл бұрын
@@amranali7913 waryaa😂
@Bintumrayama
@Bintumrayama Жыл бұрын
2023/12/4😢 hadaad iga dambeyso Like Yarayso addigoon is odhan Sideed iga yeeli layd
@CarafaadCllaahi
@CarafaadCllaahi Жыл бұрын
Wllhi khadra wn tagera alle ha ku siiyo wxd doniseid inchllha❤
@anasaxmed5764
@anasaxmed5764 5 жыл бұрын
markan bareefadka aadayo ayan dhagaysan jiray heestan 2015 xasuus waye wlhi.........:::
@AbdiQadir-v3r
@AbdiQadir-v3r 4 ай бұрын
Heestiii heesaha hadana waxay marasaaa 2024 ❤❤❤bartad igasiisay barteeda kwrn
@Maidaxasan123
@Maidaxasan123 10 ай бұрын
sidaad Doontaba i yeel xasuuus 😢😢
@sayidchannel2033
@sayidchannel2033 29 күн бұрын
2008-2009 qofkii musasalkii ay ku soo dhici jirtay joogay like saar
@Axlo_34
@Axlo_34 5 ай бұрын
Heestan sidn bay umacntahy isma odhn jirin😂san markale ugu so noqdo hestn mcn like isar 2024 had iga dnbyso 🫶👑
@MunitayusufBalayx
@MunitayusufBalayx Ай бұрын
Anyone 2025😢
@GuuShire
@GuuShire Ай бұрын
Caawa kaliya 10 mar waa ku ceshtay 😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 9 ай бұрын
2024 baan soo booqday heestan oo xusuus gaara igu leh 🎉🎉❤
@suhaybcali-qo1vl
@suhaybcali-qo1vl 6 ай бұрын
Waxn soo booqday heestan 14/8/2024 Waan salaamayaa Qofkastoo arka Qoraalkaygan waxan leeyahay Nabad iyo badhaadhe ku noolaada. Ragana Waxan leeyahay Hablaha Qalbiyadooda Hala dhawro Hanala daryeelo
@FaadumoCali-hb2iw
@FaadumoCali-hb2iw Ай бұрын
Hestan hadad dhageysanyso meshna ad so boqato likta dhac igu sih 5/1/2025🥺
@mariaa406
@mariaa406 Жыл бұрын
2015ki musasl kuso gali jirtay dwn jirt hestan 🥺💗
@sayidchannel2033
@sayidchannel2033 29 күн бұрын
jan 2025. Love saar qofkii dhagaysanaya Khadro salimo way dareen heestay
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 Жыл бұрын
Ma yaxaas afkiisa Iyo yool baad i galin laheyd Mize yeybaad isiin lahayd😢 20/12/2023 habeenimo khamiis so galayso
@arwavanto__vannto7313
@arwavanto__vannto7313 4 жыл бұрын
Jacylku layaap mle khadra Apdy zalimo😥😥😥
@saaraali8571
@saaraali8571 10 ай бұрын
Heestan musalsal kudhageesan jire❤
@HodanHuseen-z3q
@HodanHuseen-z3q Жыл бұрын
2023💔ya ila dawanaya hestan 😢 12.9.2023 😢😢😢😢😢😢😢
@shaaciyeAthema
@shaaciyeAthema Ай бұрын
1,1,2025 Poqasho hda Messengka aqriso Frxad ku nolow❤🎉😅
@Hamze_ina_cirro
@Hamze_ina_cirro 5 ай бұрын
INta podcast khadra silimo soo daawatay ka diB heestan soo srearch gareysay like isKa saaR ❤
@AnasCabdi-d9d
@AnasCabdi-d9d 3 күн бұрын
Malin Jimce 7/2/2025 3:56 Casar 😊
@abdikariimhussenguuled3134
@abdikariimhussenguuled3134 2 жыл бұрын
Khadra silimo wlhy Waa loo xiisey 2022 2:47 habeenimo dhagaysanayaa ilaahow ku daa hno qali
@AraapiArka01
@AraapiArka01 5 ай бұрын
Heestan Ilaa 2020 ilaa 2024 oy Sanadka Cusub 2 bil ka Hartay wan dhagaysta Like ha ila dhafin😭💔
@muniishmunalizafeisal5810
@muniishmunalizafeisal5810 11 ай бұрын
Waxn dhagaysanaye 10/3/2024 anigo qalbi jaban xanuun badan dareeemaye mana haysto qof ifaxmo culeeskeyga usheegto kuna nafiso😭😭
@maariacaday1640
@maariacaday1640 10 ай бұрын
Abaayo Kaalaya ni igu nafis😭😭
@muniishmunalizafeisal5810
@muniishmunalizafeisal5810 10 ай бұрын
Maxn ku diide mcney😭​@@maariacaday1640
@FilsanShire
@FilsanShire Жыл бұрын
Sidaa doontaba iyeel 2024 😢
@mrmohamet4600
@mrmohamet4600 10 ай бұрын
Ma xayaad afkiikiisa Iyo yool baad igalin lahayd Mise yeeydaad isiin lahayd.😢 28/03/2024💔
@AbdifatahIbrahim90
@AbdifatahIbrahim90 8 ай бұрын
Ax heestan waxa igu danbaysay wakhti hore maantoo isniin ah taariikhduna tahay 20/5/2024 ayaan ku soo laabtay Jacyl ay khadri wayday baanu radinaynaa
@nashadfaliir5978
@nashadfaliir5978 7 ай бұрын
Heestan mar Hore ayaa iigu Dambeysay Cawa ayan soo raadshay oo ay ku BeeganTahay 1/7/2024 habeen ay isniin soo galeyso😻 Waxa La Yaab Leh Comments..ka dadka markad Akhriso Qof walpa Tiisa AYaa Heysato😭🥹
@ahmedadam9891
@ahmedadam9891 7 ай бұрын
Same bro, julay ,1, 2024.
@nashadfaliir5978
@nashadfaliir5978 6 ай бұрын
​@@ahmedadam9891SALAAMAN wllo💗✋🏽
@TaliyeGavi
@TaliyeGavi Ай бұрын
Haapeenka siigada iska daayey ayaan ku Soo xasuusanayaa😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
KKKKK
@zuhaibabdirahman2079
@zuhaibabdirahman2079 Ай бұрын
😂😂😂 Garac caawaba Waad tuuranaysa Hadaad Doonto
@YacquubMaxamuud-l7m
@YacquubMaxamuud-l7m Жыл бұрын
I still loving this song 2023❤❤❤❤😢
@siciid
@siciid Жыл бұрын
2013😢
@nafyar6649
@nafyar6649 Жыл бұрын
Same 😢😢
@sihaamcabdi4905
@sihaamcabdi4905 Жыл бұрын
2024😢
@nasraaman033
@nasraaman033 10 ай бұрын
Me tooo❤😢
@dahabismail7630
@dahabismail7630 Ай бұрын
6/1/2025 dhgeysanaya heestn aad bey iga hadleysa jecelka wa mcn mrka lagula wado mrka klena wa qarar hada iga dambeyso like isaar🥺
@updaleosman8387
@updaleosman8387 9 ай бұрын
Iyeel yeelataye sidaaa doontaba iyeel waxan dib u dhageysanaya 2024/4/27💔 love ano safar tahariibeed u fadhiya dalka libiya waxan jecaladey gabar isku hadaf nahney waana isku fahmi wey ney wana jari waayey waxkasto ay iyeeshaba oo mar labaadka waa walshey barwaaqo qalbi wanaaag faraxd ku noolow wayo badan qali❤
@MunoSiciid-tc7to
@MunoSiciid-tc7to 9 ай бұрын
Tahriipka ma ficno aboe ka joog😢
@saamiyaaadan6789
@saamiyaaadan6789 9 ай бұрын
Alla heest qof baa ibaray oo dhageysan jiray waa Heesta keliyee qiso iii Ah😭😭😭
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi Жыл бұрын
Kolay iyeelyelato Nusqankan iga baxaya waa yohashdaade Sidaad dontaba iyeel iska keel yelatee Sidaad dontaba i yeel 😢💔😞
@XiisXamdi-dg5qo
@XiisXamdi-dg5qo 10 ай бұрын
12/5/2021 waa markii iigu horaysay oo aan maqlo hestaan waxana ka maqlay wilkii aan waqtigaas xiriirka lahayn oo qaadaya Cawa oo ay tariikhdu tahay 10/3/2024 baan soo raadiyey heestii xusuus awgeed Runtii aad baan ugu xiisay walina wa jeclahy asna iima oga oo waa igu kali darenkan xanunka bdn 😢💔 Sidaas oo ay tahy waxn u rajaynayaa noll mida ugu qrxda bdn iyo farxad aan nusqaan lahyn ❤ana inuu alle qalbiga iiga reebo 😊
@QuenHafsoh-kl3cq
@QuenHafsoh-kl3cq 10 ай бұрын
Oh alle niyada hakaga saaro bayo badal khayr qaba alle ku wydiin😢
@mustalifafarahyusuf4115
@mustalifafarahyusuf4115 Жыл бұрын
Heesta gorma iska dayn dhagaysigedq xasuusahan ku qatay markn so xasusto wan iska oya 😭😭😭😭😭
@XamdaCumar-tu4ch
@XamdaCumar-tu4ch Ай бұрын
Heestan wxn dhagayzanaya 28/12/2024/ malin axad ah 😢😊
@Ehel_caazhaq77
@Ehel_caazhaq77 5 ай бұрын
Sanadkan 2024 ma sanadkii ugu qalbi jabka badnaa dhalinyarada yaab wlahi😢😢😢😊😭😟💔💔💔
@Hafsah36
@Hafsah36 3 ай бұрын
Haa🥲
@hamsemaxamed-f9p
@hamsemaxamed-f9p Ай бұрын
Heestan iyo Anigu waan saaxiipneyba Anoo shaqo ku jira 2:04 habeenimo ayaan dhagaysanayaa Sanadka cussub ee 2025 kuna wuxuu iigu bilaabmey iyadoo culeesyo nololeed i haystaan sidoo kale qalbiga layga jabiyay😢 intii iga danbaysa ama dib usoo buuqatey iisoo duceeya walaalayaal 4/5/2025
@mustafeismail3802
@mustafeismail3802 10 ай бұрын
2024 ciida ayaa dawanaya like ii saaar
@abdihakim3231
@abdihakim3231 4 жыл бұрын
Marka murugo dareemo yan dhagaysannjiray heestan 2017 ya joogay markaa tolow
@AyaanAbshir-cv1zb
@AyaanAbshir-cv1zb 8 ай бұрын
2024 ban so boqday heestan oo xasuus gaara igu leh❤
@xtool8956
@xtool8956 2 жыл бұрын
Jacaylku layaab ma leh Allow afka haku goyn khadra
@WAAYEEL-j8j
@WAAYEEL-j8j 10 ай бұрын
11/4/24..12:39 hpnimo khmanisa ..o ay Eid bxday bsso
@ugaasatam1382
@ugaasatam1382 10 ай бұрын
Still listening 2024❤🎉
@HaboonSiciid-12345
@HaboonSiciid-12345 9 ай бұрын
Me 😊
@biyaayo
@biyaayo 10 ай бұрын
Axyaa hees
@AyaanFaarax-yp2kj
@AyaanFaarax-yp2kj Жыл бұрын
Waa markii Labaad an hestaa soo radiyo ilahow Qlpiga iqaboji
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@Sihaamcabdibasid2009
@Sihaamcabdibasid2009 6 ай бұрын
Who watching 2024😢
@MahdiAhmed-lm6mi
@MahdiAhmed-lm6mi 4 ай бұрын
😢🙋‍♂️
@MaankaJr-o1u
@MaankaJr-o1u 3 ай бұрын
Me😢❤️
@SabirinOmar-k8d
@SabirinOmar-k8d 2 ай бұрын
Me
@nouh.updisalan
@nouh.updisalan 3 ай бұрын
Yaa ila soo boqday😢2️⃣0️⃣2️⃣4️⃣dabayaqdisa
@zinaqurux
@zinaqurux 3 ай бұрын
Aniga imka dagey sanaya 2024/11/1🥵💋
@ilhanismacilmahamed4030
@ilhanismacilmahamed4030 5 ай бұрын
Wlee qadra saniimonwaxaa ba umaleysaa qalpigeyga iney katurjumeyso qof ayaa jeclahay asagane ima jeclo ❤💔💔💔💔💔😊
@ahmedarab2159
@ahmedarab2159 2 жыл бұрын
Wlhi hablaha reer somalilland waa gob iyo nasab Alle xafadi waa jclhy from muqdisho boy Ahmed carab
@rashidbarwaqo7055
@rashidbarwaqo7055 Жыл бұрын
Thxz. Brother ❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Masha alllah mahasanid nolow❤
@baybaras
@baybaras Жыл бұрын
2023 inta dawanaysa❤😂😊
@MuunAbdi
@MuunAbdi 7 ай бұрын
28/6/2024 maalin jimca 11.53 Waa idin salaame dadka iga danbeeya😩👋
@ahmadabdi2840
@ahmadabdi2840 6 жыл бұрын
Waayo waayo miqaankii barihore xasuus Baaa geela...................
@fadxiahm3th844
@fadxiahm3th844 4 ай бұрын
Waxn soo booqday heestan 01/9/2024Waan salaamayaa Qofkastoo arka Qoraalkaygan waxan leeyahay Nabad iyo badhaadhe ku noolaada Alle ha usahlo inta qalbiyada ka buka😩🤍✋
YURUB GEENYO( JAAW NABAD GALYO ) BIRMINGHAM SHOW.
6:29
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,1 МЛН
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Aamina
12:46
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 368 М.
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
AYMAN KASAANO STUDIO
Рет қаралды 804 М.
EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017
7:57
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,6 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 3,4 МЛН
Cabdi Ismaciil Beele l Heesta Dunidda
7:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1 МЛН
Khadra silimo boqolkiiba boqol jeer Video 2024
5:38
KHADRA SILIMO OFFICIAL
Рет қаралды 1,1 МЛН
Mursal iyo Khadra Heestii Ha Lumin
7:07
Warqabad cusub
Рет қаралды 221 М.
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 14 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН