Fadumo Cabdilaahi Maandeeq | Raaxeeye Burcaawi

  Рет қаралды 25,084

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

3 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 22
@januarySl2024
@januarySl2024 3 жыл бұрын
Waah Waah ! Maandeeq Raaxeeye Qaraami Burcaawi Codka hablaha Somalilaand
@Shantai_34
@Shantai_34 3 жыл бұрын
astaqfirullah ya rabbi codka mala’igta aa? subxanallah. commentigan iska tir walal hadad noshahay
@HassanMohamed-kf4pu
@HassanMohamed-kf4pu Жыл бұрын
​@@Shantai_34 Munaafaq
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 8 ай бұрын
Waawaa maandeeq hooyadii fanka nooloow MaanshaAllah ❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 3 жыл бұрын
faadumo Abdullahi kaahin maandeeq Allah yaa cizak cod dahabiya ayaa Allah kumaneestay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
Cajiib- Laxamada Burcaawi kaalmaa hore AYEY kaga jirtaa Faadumo C Kaahin Maandeeq waana hobolad cod,iyo qurux isku darsatay Mansha Allah Alle cimriga haw dheereeyo. Laxamada Burcaawi waxa U sareeya 1- Faadimo C Kaahin Maandeeq 2- Cumar Mahdi Dhuule AHUN 3- Mohamed S. Tubbeec AHUN 4- Aamina Faarax Wabar Gacanla.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Waa ereyadii aun abwaan Gudcur Rooble oo isagoo land rover wata dayuurad dagaal oo xabashidu ku dishey subulaha dagaalkii 1964kii heeso badan buu leeyahay oo qaraamigii u badan maandeeq ayey isku reer ahaayeen heestana nin ay ilmaadeer yihiin buu u tiriyey oo lacag yeeshay ay laba darawal wada ahaayeen oo uu u shaqayn jirey markay is qabteen ee reerku u garnaqayey ayey ku yiraahdeen waar ka aamus xaajiga isagaana ka fiicnaa markaas buu yidhi hantiyey adna haybad baad noqotee hadmaan ana hebelo ay oran macnii xaaji lay oran jacayl buu ku dhex qariyey hoodada Rabi baa hagaajin kara ee nina tiisa kuma helo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Walaal Mahadsanid taariikhda Ahun abwaanka.
@Armani_yossef
@Armani_yossef Жыл бұрын
Heesta xogaa baan fahmi waayee, qoraal ku soo qora walaal.
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Alla macaanaa inkasta oo aanan ku luuqayn karin
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 10 ай бұрын
Laley/////_ana_____ney.vvvvvvvvmaaaaan_deeeeq
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 ай бұрын
Wayo wayo
@LovelyFox-jt1jg
@LovelyFox-jt1jg 5 ай бұрын
Sidaasaa loo heesaa ama afkaaga hayso
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 3 жыл бұрын
Wow asxabtaay hayla so bookhdo anigane✋✋
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waan ku saarar subscribe good luck
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Suugaan ✅👁⛰️💛❤💚🏔soomaali
@ubahsicid349
@ubahsicid349 3 жыл бұрын
Cod iyo laxanka raaxeeye caadi ma aha
@khaliilahmed5550
@khaliilahmed5550 9 ай бұрын
❤🎉❤
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
Hankeyga🌤hirkaaa🌤fog🌤baa🧠🧠heliiyey🧠gooobin🎯doondonin🧠hooodada/eeebaaaa/hagaaajinkar✅✅✅suugaaan/best👈
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Musig///sports. Best 1aaad
Fadumo Cabdilaahi Maandeeq | Heestii Ma Ogtahay
8:11
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 14 М.
laascaanood
9:32
ADDE JAMA
Рет қаралды 2,8 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,3 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
Hassan Aadan Samatar, dajiya
4:23
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 1,9 МЛН
Laxanka Damaq - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq
6:44
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 24 М.
Ma jinbaa Ma jaanbaa, Magool
9:28
Muthazir - Topic
Рет қаралды 2,6 М.
Fadumo Cabdilaahi Maandeeq Heestii Hello Helelo Qaraami 🏆🔥
11:47
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 58 М.
Raaxeeye Burcaawi || Faadumo C. Maandeeq ||
11:08
Kabanle 12
Рет қаралды 11 М.
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 93 М.
KARMA AT SCHOOL 🏫 Stop time
0:32
dednahype
Рет қаралды 24 МЛН
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 10 МЛН
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 1,9 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
0:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН