No video

*Faysal Muniir iyo Heestii Shimbiryahow

  Рет қаралды 2,858,899

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music
dhaanto dhanto hees somali music somalia waaberi caweyska dalmar dalmar46 somalia somaliya djibouti jabuuti muqdisho mogadisho hargeysa jigjiga hargeisa burco budul kafeya staahil geenyo salma shabcaan las qoray bosaaso galkacayo berbera kismayo baydhabo beledweyn dhuuso mareeb jowhar marka dhagax buur ogaden jig jigga jiga duire dhabe goday east africa gaarisa garowe canood Djibouti people Somalia

Пікірлер: 441
@kimjanno358
@kimjanno358 2 ай бұрын
Heestan manta ano safar ah Galkacya to Burtinle Gariga laga dary wan la dhacy Lkn magac3da man aqoon wan so radiyay ugu danbayn wan helay 😊 CODKA FANANKA IYO DAGANANTA amazing weeye🥳💐
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Maxaan wadadaas maray anigu ku socda Xamar ama ka soo socda. markii jidku cusba. Burtinle tuulo ayey ahayd dhamaadkii 1970s iyo horaantii 1980s.
@kimjanno358
@kimjanno358 2 ай бұрын
​@@caweyskadalmar Hda wa magalo wayn mardhowna Gobol ba lo magacabi raba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
@@kimjanno358 MashaAllah
@MohamedIbrahim-sz4zr
@MohamedIbrahim-sz4zr 2 жыл бұрын
War yaa Faysal waa Fanaan Dhamays ah Waa wiil isku kalsoon Fanaaniinta akhlaaqda fiican 1 Aklaaqda 100% 2 style ka 100% 3 codka 100% 4 lebiska 100% 5 degananta 100% Grade A+ fantastic
@ahmmedisse
@ahmmedisse 2 жыл бұрын
Ma isku Raacnay in faysal yahay mid ka mid ah faniinta ugu codka macaan fanka soomalida ? Fan-ku-nool Team❤🎵👍
@abdirisaqristaabdirisaqris6698
@abdirisaqristaabdirisaqris6698 2 жыл бұрын
Fanan oo dhan baa cod macan oo dad hore ayaa soo tijaabiyay balsse hibo ayaa la isku dhaafay
@asmacali9961
@asmacali9961 Жыл бұрын
Haa
@user-ke4tw7jt7k
@user-ke4tw7jt7k 4 ай бұрын
Adunah deeqay dooqoon lacashaqay hanoqonii usoodabacdee inakii ❤❤
@Abdikadar.
@Abdikadar. 6 ай бұрын
Amazing voice 😮😮 Hees dareen hadli hysa legend Faisal wuu ku raxeystay Daganan weyaa fanka Waxa dawan haya 10/2/2024❤
@anigachanel9956
@anigachanel9956 3 жыл бұрын
Yaa daawanaaya 2021
@ayaannuurka9396
@ayaannuurka9396 6 жыл бұрын
Fanku waa daganaan Yaa iguraacay☝☝muniir nin culus 👏👏👏👌
@ismo_official
@ismo_official 5 жыл бұрын
Xadir zxb
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 жыл бұрын
Yaaa Ila Qosla 😂😂😂😂😂😂😂 Fan Yaaa Baray Dhaantadi Ku Noqda Adeer Fan Waxba Kama Taqaanaane 😂😂😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
Aniga Zhp
@saeedasaeed7345
@saeedasaeed7345 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk meesha nadiira majoogto dee wll
@amuuncadeywatanallhuakhbar3176
@amuuncadeywatanallhuakhbar3176 4 жыл бұрын
Xaqiiq 👌👌👌
@hassanproduction4693
@hassanproduction4693 2 жыл бұрын
Who is listening 🎧 to this legendary song 2022
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
2023 Sxb....thanks.
@robtv9634
@robtv9634 5 жыл бұрын
Wallahi billah wa uu kuraaxestay wooooow wax kale weeye King feysal may Allah protect you from evil eyes
@gacal11
@gacal11 4 жыл бұрын
Sax
@abdinasiralimohammed8811
@abdinasiralimohammed8811 Жыл бұрын
Yaaahu🙊
@alibashirosman329
@alibashirosman329 2 жыл бұрын
It reminds me of one of my failed love storry, when i was in college back 2013 2014, by then there is only the old version of one legend Hanuniye. Wonderful song.
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 2 жыл бұрын
Omg bro me two I had gf when I was gread 6 she didn’t come back school 🏫 after holiday I have been waiting her until while I was second year of Universty alx after longe struggle she is my queen but still I didn’t get married her yet
@abdiyakub8877
@abdiyakub8877 2 жыл бұрын
Hope you are now healde bro Alibashir kkk
@abdiyakub8877
@abdiyakub8877 2 жыл бұрын
Healed * sorry
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 2 жыл бұрын
@@dhiibsanetvshow if you mariade still you are nothing only you have waste time!!
@nasraali1212
@nasraali1212 Жыл бұрын
@@ameenmohamed2058 If you wanna give him advice atleast don’t be so hard on him, instead of being kind
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 5 жыл бұрын
Libaax Wlhi Halkeeda ayaad dhigtay iyo weliba heestaa sidaan u jeclaa👏👏👏👍👍👍😍😍
@FA-on6qw
@FA-on6qw 5 жыл бұрын
Jano kabood bilaash looma oran. Ninkaani mu'adin masaajid buu ahaa markaasu cibaadadii ka doorbiday fusuq iyo heeso. Allaha soohanuuniyo.
@cabdicuriye9683
@cabdicuriye9683 2 жыл бұрын
CABDI CURIYE! Waxaan rumaysanahay Faysal in uu buuxiyay shuruudihii looga baahnaa fanaan ! Anigu waan kuu codeeyay bro🙏🏾
@najmaabdullah7787
@najmaabdullah7787 2 жыл бұрын
My mom used to listen to this song and I fell in love with it too it's really amazing. 😍😍❤❤❤
@mohamed8481
@mohamed8481 Жыл бұрын
@raasaanahmett8000
@raasaanahmett8000 5 жыл бұрын
Faysal muniir caadi matihid wlhi sad u keenty heesta keep going bro😍😍😍😘👏👏👏👏👏👌
@dheemanluula9149
@dheemanluula9149 5 жыл бұрын
RaaSaaN Ahmetp
@mayjar_ahmed
@mayjar_ahmed 5 жыл бұрын
5 bilood ka hor baad comment gaan bixisay 😊
@sharmaarkeliibaan3624
@sharmaarkeliibaan3624 5 жыл бұрын
FayZaL muniR Wa Boqor izku darzaday DagaNan iyo Ninweyn nimo Xaga mazkaxda ah inta iGuracZan Liketa Hayla DhafinA
@nimcofarax5131
@nimcofarax5131 5 жыл бұрын
True wlhu
@BashiiraxmedMaxamed
@BashiiraxmedMaxamed 5 ай бұрын
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 2 жыл бұрын
Axyaa sowt😴🔥🔥badhteeduu dhigay waleee 👌 One of the most underrated singers around !!!
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Жыл бұрын
Top wye Ninkaan Safar dheer oo dhulka ah Congo 🇨🇩 To Mombasa Ayaa aniga iyo Darawalkuba ku dhageysaneynaa Safe journey soo dhaha
@skyshooter4009
@skyshooter4009 2 ай бұрын
Saxiib maaxa mesha kaaridaay?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Ilaahay ha ku nabad galiyo Aamin
@soojirainacabdirisaaq9633
@soojirainacabdirisaaq9633 4 жыл бұрын
😰Ayaa dhahaysanaya 1/16 2020 dawadıı qalbiga dagdag iiga gaarsii 🧚‍♀️🇹🇷💌🇩🇪
@mohaabdinoor4586
@mohaabdinoor4586 3 жыл бұрын
Sharafeeey 😘💘💯
@iqracali2185
@iqracali2185 3 жыл бұрын
heesta waxa dhagasan jirtay walashay omar jacelay wilay hada heshay ana wan ka maqlijiray🌷❤❤
@daarali
@daarali 14 күн бұрын
Xasuustii cabdala yuusuf hanuuniyr ..alaha cimriga u barakeeyo
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Xasuusti Legend Hanuuniye Amiirki Codka Fanka Soomaaliyeed. Faysal wu dadaalay wuna keenay codki iyo Laxanki Hanuuniye
@hodanhargaysa3905
@hodanhargaysa3905 2 жыл бұрын
Woooow fanan aan tageeero faysal muniir🖤🖤
@zalmanhashiboy2746
@zalmanhashiboy2746 5 жыл бұрын
Axsan cod runti ilaahy cod wuu kusiiyay Masha Allah supper star hore usoco
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 3 жыл бұрын
Fanaan ka cod mcn maba heso manta feysal ❤️
@Adurand
@Adurand Жыл бұрын
One of the best song and sound I have ever seen. 🥰❤
@Feyte12
@Feyte12 3 жыл бұрын
Heestan Dhowr jeer baan Daawaday caadi maaha! Ninkan wuu keenay I’m watching midnight March 30- 2020
@princesssz5557
@princesssz5557 2 жыл бұрын
No one can fake this feelings,
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Iska Saa Xaasidnimada!!.Sc..
@gacal11
@gacal11 4 жыл бұрын
Yaa salaam Faysal. Heesta aad baa u maceysay oo macno ugu yeeshay. Noolow Faysal.
@uzamamohamed2210
@uzamamohamed2210 5 жыл бұрын
Best Fanaan Feyzal muniir Go Forward😙😍😎👏
@NimcoSiyaad-em1ts
@NimcoSiyaad-em1ts 6 ай бұрын
😂,❤😊
@nasiribrahim6699
@nasiribrahim6699 5 жыл бұрын
Faysal muniir walaal heestan intaad qaadayso ha qoslin xiitaa dhoola cadayn malaha waa dareen aad ooga fog qosolka iyo ciyaarahaba
@faadumoabdi660
@faadumoabdi660 3 жыл бұрын
wa runtaa bro wlhi heestan wa qosal iyo dol cadayn loma bahna in ay siday u hadlayso lo jilay ahayd
@samiirkahaaji864
@samiirkahaaji864 6 жыл бұрын
caadi ma ahan heestaan barteeda aad dhigtay wll runti adigaaba si fcn ugu heestay fanaanka heestaan iska leh waa abtigey huuninye dadka lama xaqiro runti faysal heesta cirka aad geysay
@museosman8612
@museosman8612 5 жыл бұрын
Www mansha Allah caadi mahan heesta
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Legend Hanuuniye ma gaari karo balse Faysal wu dadaalay
@fahmoyusuf4737
@fahmoyusuf4737 3 жыл бұрын
@@museosman8612 a
@asmasumaya8501
@asmasumaya8501 5 жыл бұрын
Heesta iyocodka waaiskudhelitiranyahiin hore usoco faysalmuniir
@FarhanAbdi-j7d
@FarhanAbdi-j7d 22 күн бұрын
Ya dageysani haya this legendary song 2024
@moalkadir6722
@moalkadir6722 6 жыл бұрын
Wow heestan ninki fahmayunba fahmaya faisal munir hore soco bro
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
Al Fanaan hanuuniye rabi caafimad dheer hasiiyo waalo bahan yahay fanaaninta hore wax dib uso celiya Heesahodi Walow aan Lagaari karin
@ikraamdiamondhaji5219
@ikraamdiamondhaji5219 5 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo aaamen
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
@@ikraamdiamondhaji5219 😍
@gacal11
@gacal11 4 жыл бұрын
Aamin ya alah.
@cabdisooraan4364
@cabdisooraan4364 4 жыл бұрын
waanadu madeeqdo dadna way colooben dhe dumarkalana inankii qalbigisu diidyoo caashaqiina muudayn dhe intaasaan kahelay ❣🙏
@madiinomuude1330
@madiinomuude1330 2 жыл бұрын
Sidkleh
@xidiigseniorchannel.7169
@xidiigseniorchannel.7169 2 жыл бұрын
It's reminds me a lot, what a classic song.
@kafiyahassan5793
@kafiyahassan5793 5 жыл бұрын
Wlhi halkedii bad dhigtay 😍👌👍
@niciimaxasan8285
@niciimaxasan8285 5 жыл бұрын
Mnsha allh waa heesta anan wali ka xiso dhicin 🤴boqorka codka via faysl munir
@nemomohamed5549
@nemomohamed5549 6 жыл бұрын
In badan ban ridanayay wlhi waa top yarku codmcna❤❤
@rahomuse6048
@rahomuse6048 5 жыл бұрын
Nemo Mohamed dvdddndvkdvk
@user-yy6mx2dd1g
@user-yy6mx2dd1g 5 жыл бұрын
waa runtaa
@deqamoahmed5704
@deqamoahmed5704 5 жыл бұрын
cadi mahan wwwww❤️❤️❤️❤️❤️👍
@rahmamohamed626
@rahmamohamed626 2 жыл бұрын
I love this song from my teenage years ❤
@aarkadhulpante7889
@aarkadhulpante7889 3 жыл бұрын
Waah waah Cawa Ayan ku mirqamaya🚬 io Casimdii umada Somaliyed Xamar 2021❤ Legend faysal muniir🤙
@Sakariyeali-vf3ct
@Sakariyeali-vf3ct Жыл бұрын
😂😂😂😂niic miya qaadku.
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Wow barteeedi baad dhigtay faysal Muniir fanaan aan la holin karin horey usoco walaaaal💐👏💐👏💐👏👏👏👏👏💐👏💐👏💐👏💐👏👏
@yuruphaype1423
@yuruphaype1423 Жыл бұрын
Ninkan cumaamadiisa lama haysan karo ❤waan ku tuury anigu wlhi
@jamaadadan8262
@jamaadadan8262 Жыл бұрын
2019 ilaa hada wan dhagystaa ❤
@calizaki
@calizaki Жыл бұрын
😁😁😁 iska dhaaf waad kudashe😢😩
@azkartube9245
@azkartube9245 4 жыл бұрын
Heesta iyo xasuusta ha la cuso waa lagama marmaan ...sifiicn waad u qaaaday isha alkaha
@safiyasalal4254
@safiyasalal4254 5 жыл бұрын
Axsan wlhi fanku waa daganan fudeyd lama rabo heestan waxa lahaa markii hore hanuuniye walobahanyahy heesihii hore wax dib uso noleya thanks
@leylasardheeye9525
@leylasardheeye9525 2 жыл бұрын
Inta tiktok katimi like dhac kusiya
@nimcaangaashaan6484
@nimcaangaashaan6484 4 жыл бұрын
Inta Jigjiga Inay Dal xiis ku imadaan Jecel Farta Taaga
@nachmamohameddhaqane4028
@nachmamohameddhaqane4028 3 жыл бұрын
Hhhhhhh Inta hiiran qasatan B.weyn inte Dal Xiis ku imado jecel lugta taga❤
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 3 жыл бұрын
Faysal heestan si layaab leh ayuu u keenay, meelaha qaar laxanka hoobalkii hore ee hasta qaaday waaba uu ka saramarayaa.
@ikrasaid8091
@ikrasaid8091 4 жыл бұрын
Ya daawanaya 2020 axyaa hees
@upduruhmanmohamett6502
@upduruhmanmohamett6502 3 жыл бұрын
2021 ban dawan anu🤣
@mohamedabdikadir5710
@mohamedabdikadir5710 3 ай бұрын
wow faisal muniir heestan waad ku garacday AHUN hanuniye keep it again
@abdikadirknaan4206
@abdikadirknaan4206 2 жыл бұрын
His Voice is incredible ماشاءالله
@maariyoibraahim8938
@maariyoibraahim8938 Жыл бұрын
😊😊😊😊
@khadarmaxamed3264
@khadarmaxamed3264 Жыл бұрын
Ax yaa cod
@aarkahajji3797
@aarkahajji3797 5 жыл бұрын
Hees badh xasuus form🇩🇪🇸🇴
@bushramaxamedcawil3092
@bushramaxamedcawil3092 4 жыл бұрын
Inta heestan sooxasuustay2020 Like isaara
@sadibarre244
@sadibarre244 5 жыл бұрын
Heesta Hanuuneye i love your heestan miraheda mel ayey tabahayan
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 4 жыл бұрын
Heestan waxan dhagysanayaa xili sacadu tahay 4:30 habenimo 1/4/2020 sababtuna tahay laxawga jacayl aan dareemayo iina soo duceeya inaan jacaylka kurbadiisa eebe iga jabiyo Zir daud
@boramarealestate
@boramarealestate 4 жыл бұрын
Kkk Saaxiib ilaahay haka jabiyo anigu caawa dhagaysanayaa at 11:50 habeenimo 1/1/2020 dararwayne shaqo qaran
@Simmran
@Simmran 4 жыл бұрын
Ana cawaan dhageysanaya saacadu wa 7:56 PM June/14/2020 sunday
@Simmran
@Simmran 4 жыл бұрын
Abdiasiis Daud sidaad jeceshahay alle hakuyeelo
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 4 жыл бұрын
Aswaan thanks hno
@ashaali9437
@ashaali9437 4 жыл бұрын
15jun/220 ilahay haku sakhiro wllo
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv 3 ай бұрын
Yaa daawanaya 2024
@hamdahabimana8399
@hamdahabimana8399 5 жыл бұрын
Beautiful voice!!! MashAllah
@apdirahmanmawliit426
@apdirahmanmawliit426 5 жыл бұрын
Fayzal muniir fanan dhamayztiran ❤❤
@nifisaqueenofficiallnafiso7647
@nifisaqueenofficiallnafiso7647 3 жыл бұрын
maanta jeceyl jeceyl Ayaan dareema😢caaway hee midkaa jeclhy macaqaan wlhi
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 жыл бұрын
Somaliyeey wiilkan ayaan jeclahay walahi, dartiis ayaan u guursan waayey fadlan igu xira walahi kaftan maahan, London ayaan joogaa, ceeb ayey ila noqotay in aan intii aan dhoofo u tago,
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Walaal ma aqaan. Facebook ka raadi.
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 жыл бұрын
Ninku waa xaasle mxa ka siya🤦🏽‍♀️
@HamdaGahnug
@HamdaGahnug 8 ай бұрын
Haduyahayna so afr alle uma baneyn
@lamaaziez8035
@lamaaziez8035 Жыл бұрын
warqadaaaaaaaaan dawoolanee “xasusti hanuuniye” ❤
@munaabdi6140
@munaabdi6140 5 жыл бұрын
Faysal muniir fanan buuxa 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@muxiyodiinmaxamed3259
@muxiyodiinmaxamed3259 3 жыл бұрын
Mar waanyare
@thebosslady8000
@thebosslady8000 5 жыл бұрын
Wwww hees iga dheh muniir wan ku amin sanahay
@shukrisulaymaan5671
@shukrisulaymaan5671 5 жыл бұрын
Abdalla yusuf hanuuniye codkiisah wa u kenay faisal caadi mahan
@siciidgaagaale8553
@siciidgaagaale8553 3 жыл бұрын
Heestani Waxay Leedahay Khushuuc Khudduuc iyo Waliba Ikhlaas Waxayna Raacaysaa Xidida Dhiiga Qaada Waxayna Toos U Tegaysaa Qalbiga Waa qofkii Fanka yaqaane
@mahadaxmed1418
@mahadaxmed1418 3 жыл бұрын
Kkkkk ma salaad faralabaa wax waalan
@CadeQarawe
@CadeQarawe 2 жыл бұрын
istaqfuralleyso walaalkeygiyow ilaah u tobad keen delete commentigan waayo hees maaha wax loo khushuuco waqtaqaana waxa loo khuuco iney tahay cibaaaadda alle.
@dahapi1032
@dahapi1032 3 жыл бұрын
Inta heestan ka hezhay like dhac iigu ziiYa
@sakarieupdy6500
@sakarieupdy6500 3 жыл бұрын
This song is amising so and voice is nice keep going
@nimcaanaxmedbasher7152
@nimcaanaxmedbasher7152 3 жыл бұрын
Heesta halkeediii ayuuu dhigay yaa faysal💯💯💯💯💯
@abdixaafidabdixaafid6771
@abdixaafidabdixaafid6771 2 жыл бұрын
axaxaxaxaxax yaa hees xasuus dheer ayaan galaa markaan dhagaysto heestan midhaha iyo laxanka iyo codkii faysal muniir
@sacdaqalanjo9582
@sacdaqalanjo9582 5 жыл бұрын
boqorka codka hore u soco❤
@batmanhassan7241
@batmanhassan7241 5 жыл бұрын
Woow heestaa waa jeclahay Laakin caawa anay I saamaynaysaa.
@marwohadiya42
@marwohadiya42 5 жыл бұрын
Faysal muniir walhi qalbigygu ka hadlaya jeceliyaa heestaan afku kuma goo wllkay go forward
@xaawojamac3427
@xaawojamac3427 2 жыл бұрын
Faisal legend of the legend,keep going pro 😍😘😍😍😍
@yasinahmed-ct4jv
@yasinahmed-ct4jv 8 ай бұрын
Waxan dhagysanaya 26/12/2023 sacadu wa 15:43 xaladaydu wa.iska cadi wa xili an iskabulo nimo la dalanahy wana ini salamy after 6 years
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Waad salamaan tahay walaal
@amiirexperience5306
@amiirexperience5306 4 жыл бұрын
M.A WLLKY Faysal 💕🎶🎤🥰😘
@Carafat76
@Carafat76 Жыл бұрын
Cajiib amazing voice legend Faisal, salaamad from Kampala maalmihii jacaylka 🔥❤️😭
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 11 ай бұрын
salaama saxib
@doogmedia2345
@doogmedia2345 7 ай бұрын
Xasuustii legend hanuuniye Faysal barteedi buu dhigay❤
@fardososanka9752
@fardososanka9752 5 жыл бұрын
Wwwww msh alla alla ayaa codkusiiyey bro faysal muniir
@SahroCabdi-tl3ze
@SahroCabdi-tl3ze Ай бұрын
Yaa dawanayo 2024 ❤ 😍
@user-tw8gq9op7l
@user-tw8gq9op7l Жыл бұрын
Faysal muniir fanaanka ugu mcn aad ayaan utageraa
@cibaadulraxmaan7383
@cibaadulraxmaan7383 3 жыл бұрын
Caweyskow dusha ma iga aragtaan✌️💥
@salmaanfantastic4787
@salmaanfantastic4787 5 жыл бұрын
faysal muniir best fanaan
@shindesmohamed9347
@shindesmohamed9347 3 жыл бұрын
2019 Heestan jeclen jiray🙏🙏🤭🤭
@shakirayan953
@shakirayan953 3 жыл бұрын
Hoyo mcn rabi rali haka noqo
@iqrajimcaale823
@iqrajimcaale823 2 жыл бұрын
😍😍😍wow Fanankega Faisal Munir☺🥀🥀💐💐
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 5 жыл бұрын
Sweet version
@MumtazMaxamud-sv5fq
@MumtazMaxamud-sv5fq 9 ай бұрын
Dawadii qalpiga dag dag iga garsi dadki wey caloopen deh Waxaa ku xasuusta inaan aan jeclaa 2021 lkn waa naga dhexeyye xirrir lkn wuu iga tagay ugu danpen 🥲waxaa la darsay xanun iyo dhaawac bukaan socod baa noqoday ilaa hadana waa ahy heestan Mar walpa dhgysan jiray ilaa hada ilaahy qalpiga haiga Reepo😔🥺
@oskajuud9500
@oskajuud9500 2 ай бұрын
Anigaa single ah 14\6\2024❤❤❤❤❤❤
@mohaacaafi8416
@mohaacaafi8416 Жыл бұрын
Legendka fanka soomaliyed Feisal
@user-jx2jk1eg1h
@user-jx2jk1eg1h Жыл бұрын
sobar macaan
@abdirizakkat4095
@abdirizakkat4095 5 жыл бұрын
Adaan daalin socodoo waligaa dakaamin ❤️
@maxaacusup583
@maxaacusup583 4 жыл бұрын
Faanaan ka sanadka 2020 From Saylac
@osmanboska5166
@osmanboska5166 4 жыл бұрын
Dawadii qalbiga dag dag iga garsii hees iyo bar waye
@mahadabshir3678
@mahadabshir3678 2 жыл бұрын
Aduu kugu dansegoo dumar kalana inankii qalbigisu didyoo cashaqina mu deyndhe true 💘💘
@virginiaharvey
@virginiaharvey Жыл бұрын
Great duo.priviledge
@ibroismabdirahman9556
@ibroismabdirahman9556 2 ай бұрын
Dhuhule........old song❤
@drtaytaz553
@drtaytaz553 5 жыл бұрын
masha llh codka dhalinta manta
@umalkhayrducale9691
@umalkhayrducale9691 5 жыл бұрын
Muniir wlhi wxn odhan kara wa fananka somali ugu luuq macan lkn sida mursal muse Awale adan iyo bk shaxshaxdisa yar sida awged lama arko
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 жыл бұрын
Aaar adaa adaba so baxaya niow runbad ka hadashay wllhi imayntad ku dheraysa shaxshaxdisa yar xaqiiq
*Faysal Muniir iyo Heestii Xanaano
4:52
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 236 М.
Hees Hanuuniye .Shimbir.wmv
5:42
gorgornews
Рет қаралды 1,8 МЛН
FAYSAL MUNIIR┇WAAN KULA BALAMI LAA ᴴᴰ 2019┇LYRICS
5:56
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,9 МЛН
FAYSAL MUNIR/ XASUUSTII CUMAR DHUULE(AUN)
5:25
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 2,2 МЛН
FEYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:40
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 4,3 МЛН
Shimbiryahow dabaylaha lyrics || Hanuuniye
5:03
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 110 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
FAYSAL MUNIIR  XASUUSTII {MAXAMED AADAN DUGSIYE}2022
3:37
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 6 МЛН
Amina Xasan & Maxamed Xasan Lafoole | Amar Alle
4:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,5 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН