No video

FEYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 4,361,854

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Erayada Abwaan Ayaan Kaaba Axmed Ceydiid
Laxanka Xariir Ahmed
Music Feysal Muniir
Camera Amiin Abdifatah & Moh Hassan Farah
Editing Mohamed Hassan Farax
Soo Saaristii
Balanbaalis Studio Mogdishu Somalia

Пікірлер: 1 400
@kaabaaxmedcaydiid1008
@kaabaaxmedcaydiid1008 4 жыл бұрын
Mahadsanidin Balanbaalis Studio. Faysal Muniir iyo Xariir Axmed.❤🙏 Waa tan heestii oo qoraal ah. Iga daa xasuusaha Xayiraada iga qaad Ii keen xorriyaddii Aan xidhiidh samaystee Maxaa laygu kaa xidhay Ee aan xogtaadiyo U rabaa xaggaaguun Adna iima xiistide Xubbigeenu sawkii Door hore xijaabtee Lagu daray xabaalaha Ma xuskaan talow ahay? Xabsi caashaq leeyaan Ka hayaa xil waynoo Xoghayntiisaan ahay.....Dhextaal Ma anaan xisaabtamin Oo kuu xidh xidhan uun Mise xiisahaagaa Xadhka goostay inanyahay Qayrkay xisaab li'i Farxad bay xadreeyaan Anigana xayaatadu Xallad iima laha badan Gefku maaha xaaraan Waa se lagala xaalaa Qofka aad is xagataan Ama kala xanaaqdaan Xabsi caashaq leeyaan Ka hayaa xil waynoo Xoghayntiisaan ahay.
@mohamedabdillahi8783
@mohamedabdillahi8783 4 жыл бұрын
Kaaba Axmed caydid abwaanadeena😍
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 жыл бұрын
Kaba heestan jcyl mahaan saan dareemay sis wexeey ilaa tahaay labo daal oo miid wax taba aya inaad kaaa hdlayso kkk hadanan qaldanayan
@mahadomar7099
@mahadomar7099 4 жыл бұрын
Ayaan Ahmed Caydiid macaash / kk shirwac wagar cabane Aadan habaryar mcn aad baankuu salaamayaa raxmaanku hayaa raali ahaadee By = abwn mahad afyare
@hibaknuora486
@hibaknuora486 4 жыл бұрын
Indeer wlhi dar allleh ku jecelhay
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 4 жыл бұрын
Ayaaney ani maa i ogayd ax ikeen xoriyadiii hore usoco walashay
@nimconadar7850
@nimconadar7850 4 жыл бұрын
heestan horta waa hees cajiba say ani ila tahay hadan ufikiray waxay kahadleesaa 2 qof oo is jeclaa markii hore oo dagal soo dhexgalay oo midkod iska tagay kii kalena uu wili jacaylkii hayo kolay cidii igula figrada farta taga ☝️💘💘
@nafisaomar2818
@nafisaomar2818 4 жыл бұрын
nimco nadar anaa xaalka ku sugan waxaay ka hadlaysaa labo qof oo midi xagiisa ka dicifay xidhiidhgu 12/18/2019
@nurasharaf2408
@nurasharaf2408 4 жыл бұрын
Xaqiiq hestan anay iga turjumayssaa 😭😭😭😭😭😭😭alow i cafi dabi wayn kaa galayee
@daadircade4797
@daadircade4797 4 жыл бұрын
wll waa runtaa aniga hada sidaa iheysataa madhaafo heestan xanuuna ima deeyo 😓😓
@barqaddharagbarqaddharag6584
@barqaddharagbarqaddharag6584 4 жыл бұрын
😦👆💖😶😓
@cabdimadoobe6496
@cabdimadoobe6496 4 жыл бұрын
Heesatan beel ayaa itabataya axa
@miski3389
@miski3389 10 ай бұрын
"Maxaa laygu kaa xiray, Ee aan xogtaadiyo, U rabaa xagaagoo..." 😢 Ka dib breakup 💔 marka aad isku daydo in aad noloshaadii sii wadato, balse maskaxdaadu ku raaci wayso ee si walbana aad ugu quusato inaad qofkii hilmaanto, dhanka kalana aad isleedahay dhulka ha isku jiidin oo qof ha u barooran.... Dareemo iyo xaalado is diidan baa ku kala jiidanayo... maxaa ka culeys badan... Alloow inta xaaladaan dareemaysa u fududee la tacaalidooda faraj kheyr qabana u fur.
@user-tm8sy5nq3n
@user-tm8sy5nq3n 6 ай бұрын
Aniga taas ku jiro lkn wan ka baxaa waa aduunyo waxan I.a🥺😊
@miski3389
@miski3389 6 ай бұрын
@@user-tm8sy5nq3n waad ka baxaysaa wayna iska dhammaan doontaa inshaAllah. 🙏
@shabcaanabdirahman-oq7rn
@shabcaanabdirahman-oq7rn 6 ай бұрын
Same 😢
@miski3389
@miski3389 6 ай бұрын
​@@shabcaanabdirahman-oq7rn way iska dhammaan inshaAllah walaal
@miski3389
@miski3389 6 ай бұрын
​@@user-tm8sy5nq3nhubaal waad ka baxee walaal
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 4 жыл бұрын
Ax Ax Ax 😢😢 badanaa murugada iyo xanunka i haysta Noloshii macaankii waa ka tagey Qalbigu wuu i holcayaa 😢💔 Warwarka iyo walaac bn la darsay sidaan kuu wayey Maxan xiriir walbo aan sameysto ugu guul dareystaa horta ma anaa xun 😢😢 Qalbigii baa iga kaa raacey mcney Xasuustaadii kama lado habeen 😢😢 Qof xor ah ma ahi wllhi Allow iga bogsii Yaa rabbi qalbigeyga ka saar adaan ku baryaye
@faysaabdi7316
@faysaabdi7316 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin wllkay alle hakaa bogsiiyo ducada iyo salaada badso waad ilaawiye dhamaan wixii xasuus aad ka haysana iska saar
@kawzarzhankaroonali1072
@kawzarzhankaroonali1072 4 жыл бұрын
Wlky hysku jilcin Nagatu haday kaa drento jacayl said ahe Inmada somlaida wlh wyku tuntaam Kac wll aduunbaa kuhoryaaala Forget naagts wxy kugu smysay Hrtada fiiri adun qrx bdn baku sugayaye Khyr bnku rajynaya wllkay
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 4 жыл бұрын
@@kawzarzhankaroonali1072 waad guubaabisay walalken indhaha allaha ufuro run ahaantii walaqiiroday qoralkisa 😭.
@kawzarzhankaroonali1072
@kawzarzhankaroonali1072 4 жыл бұрын
Shamso farasle wlshy Wnka naxay wa wil somaliyed in niyada lagaga ciayro mana jcli Isba ma jcla inu arko ano inan somaliyed ah oo murugsan Thnk u
@ubaxqaran3235
@ubaxqaran3235 4 жыл бұрын
sorry walal waxad jacelta Allah Asaga wax walba gacantiisa ku jiraan😭😭
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Qisada Heestan Waxay Haystaa Qofkasta Oo Dhalinyaro Ah Oo Jacalkiisii Meel Banaan Kaga Tagay😞😞😞😞😞
@daadircade4797
@daadircade4797 4 жыл бұрын
beentaa ma aha sxb anigaa sidaa ah
@asiawadanole8767
@asiawadanole8767 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@sacduuabdulahi6861
@sacduuabdulahi6861 4 жыл бұрын
Like me😭😭
@aragasanquruxsanamaansan4465
@aragasanquruxsanamaansan4465 4 жыл бұрын
Anna ka kow aha wxn ku nolahay uun xasuuz😭😭😭😭😭😭😭
@tayotaxadar8925
@tayotaxadar8925 4 жыл бұрын
Aduunka iska saasa 😥😥😭😭😭
@durdurmediagroup2442
@durdurmediagroup2442 4 жыл бұрын
Walidkaaga dambigooda Allah hadaafo Like iisar 👇👇👇👇👇👇
@calikaarnuur8680
@calikaarnuur8680 4 жыл бұрын
Cadi mahan wle munir waxkale iga qad xajiiraada
@juujuuafur3486
@juujuuafur3486 4 жыл бұрын
ILOVE
@ugaasoabdi8355
@ugaasoabdi8355 3 жыл бұрын
Sfy
@ugaasoabdi8355
@ugaasoabdi8355 3 жыл бұрын
Supnvedasq
@cumartooxow2761
@cumartooxow2761 3 жыл бұрын
Anaa ku waso
@katrinaabdi8793
@katrinaabdi8793 4 жыл бұрын
Feysal muniir Qurux iyo cod bad isku darsatay naagti aqal kula kasha nasib wacan mansha allah 🥰🥰🥰😍😍😊😊😘😘😘
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 2 жыл бұрын
Hada ku ceshatay hestan mar labad dareen cad o jacyl ayay turjumaysa inu ku hayo. Farxad ayan ku rajayn hada aragty qoralkyga like na saar..🥺💯
@iqra8832
@iqra8832 2 жыл бұрын
Wanku ceshtay Sido kale farxad waarta🥺❤️
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 Жыл бұрын
@@iqra8832 thanks wlo qli cisi io sharaf ku waar 🥰
@Gayraqaan
@Gayraqaan Жыл бұрын
waa sidaa sxb thanks
@bilyandhaan2894
@bilyandhaan2894 Жыл бұрын
lbo kun i jerr wan ku ceshtey 2year ila mlinky so bxd ila imika kma daalin frxd waarta pro🥺💔
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 Жыл бұрын
@@bilyandhaan2894 Farxad ku nolow wllo 💖
@xuriyo8532
@xuriyo8532 4 жыл бұрын
Waa fanan darreen goni ah geliya bulshada markuu qadayo hesta full xushmad faysal muniir ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏
@magandeka.3713
@magandeka.3713 3 жыл бұрын
Sahraay, Xabsiga iga sii daah 😭. Dalka Inan Kaga dheerado mahe, Xasuustada iga Dhamaneyso!!!.
@hafsaali8802
@hafsaali8802 6 ай бұрын
Anaa xaladan ku jira 😢Illhow ifudude inaa wadanka katago si aan u iloobo
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 3 жыл бұрын
Heesta iyadoo 1hr taala ayaan dawanyey maanta Years bay noqotay Aduunyo🤦‍♂️💔💔😭😭 sidii ban ugu jira noloshi 😢 maxa laygu kaa xidhay adba ima xiiside😭😭
@masudhassanali1814
@masudhassanali1814 2 жыл бұрын
1yrs steal sidii liyaan taagan thy oo aad warfiican kasugaysaa qof marhore kucidleeyay
@yasmiinabdirizak8576
@yasmiinabdirizak8576 2 жыл бұрын
Wll waa aduun iyo xaladii wlhi😭😭😭
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 2 жыл бұрын
@@masudhassanali1814 walahi ha 🥹🥹 qalbi an cid kale ku jeclaado ma jiro mid walba khiyaano ayaan u diiday
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 2 жыл бұрын
@@yasmiinabdirizak8576 ha wll🥹🥹
@masudhassanali1814
@masudhassanali1814 2 жыл бұрын
@@AbdiasisFahad sxb waad heleysaa i.a qof haduu kucidleeyo qofkale ayaa kuwehlindoona i.a ee samirka badi inaguba kulamid ayaanahy lkn waa lakala samirbadan yahay sxb
@lashkanogemer199
@lashkanogemer199 4 жыл бұрын
Igadaa xasuusaha xayirada iga qaad aan xiriir sameystee 2020 dhageysanyo like igu qabta inta iga dambeyso
@xilwah5645
@xilwah5645 4 жыл бұрын
Qeyrkey Xisaab Li'i Farxad Buu xadreeyaa Aniguna xayaatadu Xallad iima Laha Badan!!! Inta Heesta iga damqisa😥😥😥😥
@djnaasir6594
@djnaasir6594 4 жыл бұрын
Jigjiga cadey iney fananinta sanadka Ka soo baxen Inta ilaa aragtey Like dhac igu sii ❤️🔥👌
@maxamedxasanhanad2575
@maxamedxasanhanad2575 4 жыл бұрын
Hees dareen keeda wadata Ereyada 💯💯💯 Laxanka 💯💯💯💯 Music💯💯💯💯 Codka 💯💯💯💯 Muqaal💯💯💯💯💯💯
@nimcosalah8426
@nimcosalah8426 Жыл бұрын
3 years ago maantan dib ugu soo laabty saasanay noloshayda ugu jiraysaa heestani😢 xayiraada iga qaad😢😢
@yuusufcade9662
@yuusufcade9662 Жыл бұрын
😂😂😂😂. Hadalkaas farxad baan ka qaaday 😂😂😂
@leylishladan3679
@leylishladan3679 11 ай бұрын
Pole abyo wakabaxesa 🎉
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Waa heestii sanadka wlhi nin jacelkiisi kala tageen uunba dareemi kara 😭
@aniitaaxmed7662
@aniitaaxmed7662 2 жыл бұрын
😭😭😭
@liinaldeeq7005
@liinaldeeq7005 4 жыл бұрын
Qayrkey xisaab li'i farxad bay xadreyaan anigana xayatadu xalad ima laha badan 😭😭😭😭 aniga iyo inta ilamidka ah ilahay qalbiga ha u qojiyo
@maandeeqnuur8400
@maandeeqnuur8400 Жыл бұрын
Amiin 😭
@SaabiriinJamaal
@SaabiriinJamaal 6 ай бұрын
Aamin😢
@user-td7vt8ov4y
@user-td7vt8ov4y 4 жыл бұрын
Cadii tageerta fanan ka faysala munior like hayala dhaafina
@mohakaynaan8992
@mohakaynaan8992 3 жыл бұрын
Yeah
@shukriciise3185
@shukriciise3185 3 жыл бұрын
😂💕👍
@ayaanahmed5117
@ayaanahmed5117 4 жыл бұрын
Heestaan musalsalka lagu soo daayo farxaat asli cidii ka soo raacday farta taaga waliba reer astaan ee muqdisho iyo hargeysa ❤❤❤❤
@bayruquen978
@bayruquen978 3 жыл бұрын
Alla musaslkaas ku bartay markaan muqdisho joogay daawan jiray Farxaat iyo Asli maxaan u xiisey sxbay
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 жыл бұрын
kkkkk wlhi heestaba halkas ku bartay
@afiivaahmed
@afiivaahmed Жыл бұрын
Haa wlhi sis waan dawan jira😂😂😂
@abdrisaaqahmeddaher9911
@abdrisaaqahmeddaher9911 4 жыл бұрын
Xubigeyni wakii goorhore xijaabtee lagudarqy xawaaalaha wlh heestan kamadalayo igagadan feysal muniir best fannan❤️👈
@bilyandhaan2894
@bilyandhaan2894 Жыл бұрын
QYrky xisaab li,ii farxd bay xadreeyn Anigana xayaatadu xalad iimala bdn🥺💔🥺😭🥺iydo 28daqiiqo taal ayn dawanayey ila mntana 2year mryso waan dwnyaa aduunyo walina siidab xnuunkii jcyl dartiis u dhgysta gormn jcylow kaa xorooobih o qof nolosha ku raaxeysta aan noqon 😭😭 2022/11/2November mlin Arbaca :2:53duhurnimo mliin uun maso booqan doona ano bogsadey aduuunyoooooy😭😭
@maxamedibraahim374
@maxamedibraahim374 Жыл бұрын
I.a wad so boqan ado faraxsn..... farxad waarta ku rajayna wll
@istaahilsalaxcali6135
@istaahilsalaxcali6135 Жыл бұрын
Zory
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx Жыл бұрын
ةىزمىمةمىكةنةكانىمةملكةظةدةةظةمةاملمماكلخلكلككلكلخةماكلخلكىخاخاكىحةكةةمةمةمةمةىكةمةنظةظاظامةظاظلممةاماماممةكةكااككةكةةدةةمةمةخةمةممةكةكةكةككةكةةخةككىكىهةلكلمللكىكلاممكلكلكاماكاةكةكةامةمةكةما😂❤مىكىناظلمظاملكامامااكخفنفه
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 4 жыл бұрын
Waaf waaaf faysal king 🤴 is back with another beautiful song ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴 andbalanbaalis studio duubis eshcalaa nuur💯💯💯🌹🌹🌹
@laylaomar1287
@laylaomar1287 4 жыл бұрын
Kusali xabiib keena muhamed scw
@yuusufnuur1490
@yuusufnuur1490 4 жыл бұрын
Scw
@nimcosaleebaan9478
@nimcosaleebaan9478 4 жыл бұрын
Scw
@naimaahillow7300
@naimaahillow7300 4 жыл бұрын
Scw
@sowdopretty5698
@sowdopretty5698 4 жыл бұрын
Scw
@khaalidnaxraawi4108
@khaalidnaxraawi4108 3 жыл бұрын
csw
@ayajama5989
@ayajama5989 4 жыл бұрын
Ikeen xoriyadi an xidhiidh samystee😭😭😭😭qalbi qof qatay dhib badana 😭😭caku jcyl dhib bdadnaa😭😭
@zaedzahid8217
@zaedzahid8217 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😥
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Oh
@queensworld8479
@queensworld8479 Жыл бұрын
Waxaan dhagesanaya hestan 24/01/2023 2da habeenimo 😢 manta waxee ku aadan tahay kala tageni ani iyo jaceylkeygi hore oo aan wali jeclhy Lkn dabeecadaheni Isku kaaya diiday 💔. Sanad baa laga joga Walina ma ilaawin oh 😩 guur nama dhex marin kaliya jaceyl 3sano wadnay ayu ahaa😢 sidee dareeman❤tolow dadka nolosha wadaagay oo kala tagay xanuun baan dareemayaa
@qali20
@qali20 Жыл бұрын
Wan kula daremi kraa hppti qlpiga qyr u sheeg badal qyr qabo I.a🥺
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 8 ай бұрын
Niyada Khayr u eg 😊😊
@yasinothmansheikh8046
@yasinothmansheikh8046 7 ай бұрын
Igadaa xususaha xayiraada iga qaad ii keen xoriyadiii aan xidhiidh samaysteee 😢💔 Iyadoo nool Ayaan iska dhaadhiciyay inay dhimatay😢
@SafaYar-bz9ul
@SafaYar-bz9ul 7 ай бұрын
😢💔
@SagalMaxamed-yz6iy
@SagalMaxamed-yz6iy 6 ай бұрын
😭💔
@sahalaxmed487
@sahalaxmed487 5 ай бұрын
iyadoo nool by dhimatay ani sey ila tahy
@raxiilali6665
@raxiilali6665 4 жыл бұрын
Xidigaha qabiilka sheekhaal qurux badanaa maashaa allaah tabaarakalaah, faysal muniir, cabdirisaaq anshax, Dalmar yare, dayax dalnuurshe, Mahamed alta.
@user-lk1zn5zd8v
@user-lk1zn5zd8v Жыл бұрын
Magaceygu waa faadumo xasan Run ahaanti wxan isku maleeya xaqiiqdi inee heestan aniga iga hadleso qpf walba oo biniaadam ah wxa uu leyahy qiso asiga ugaar ah Heestan waa qeyb kamid ah qisadeyda Taaso ah 2020 wxan waayay jaceylkeyga hdana 2022 febraayo dabayaaqadeda ayaan is helnay isla bilooyin kadib hdane 18 may 2023 ayaan markle dib uwaayay maalintas wxay ahayd maalinta ugu xumayd nolosheyda oon aaminay markle inan dib uhelenin jaceylkana uu isku badalay xasuus maadama aan sheekadeyda oo dhamyastiran halkan kuso koobi karin al muhiim halkana kusoo koobay💔😭
@BadriyoBadraan
@BadriyoBadraan 3 ай бұрын
Intaasoo sano mxaa qabaneyseen yaab
@mohamedalifarah7983
@mohamedalifarah7983 4 жыл бұрын
Qof aad radineysid wanagisa oo ayadana ama asagana meel kale ku Mashquul San oo aysan kusheegeynin dhabta ayey ka hadleysaa heesta inta igu raacsan like , comment 🤘👌
@duniyocuntoiyoqurxin2069
@duniyocuntoiyoqurxin2069 4 жыл бұрын
Maxaa leeygu kaa xiray adba iiima xiistidee ❤️❤️❤️
@yaasminbile5615
@yaasminbile5615 4 жыл бұрын
😍😗
@diomonzana605
@diomonzana605 3 жыл бұрын
Qayrkay xisaab li farxadbay xadreyan
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 3 жыл бұрын
Heeskan Qalbigaa un baa laga qaaday, halka heesaha kale afka laga qaado. ❤️
@maxameddeeq889
@maxameddeeq889 2 жыл бұрын
hehehe beentaa waaye
@boqrandarwiish8831
@boqrandarwiish8831 4 жыл бұрын
Hestan Qisaday Ku Socto Imkay I Haysta Ani Inta Ila Midka Ah O Iyaago Qalbiga Ka Oyaya Hestan Dawanaya Like😢😢
@samiir254
@samiir254 4 жыл бұрын
Wlhi hestaan aniga ayey iga hadli hysa run ahaanti gabar ayan jeclhy ayadhana mairabta blse afka waxey iga daheysa waan kujeclhy blse hada goan ayan kaqaaatay
@khalidgaabi3430
@khalidgaabi3430 4 жыл бұрын
Raganimo
@mahadmahomed9986
@mahadmahomed9986 3 жыл бұрын
Nin ragihi waa kii go aNlh
@TestTest-xi4pu
@TestTest-xi4pu 3 жыл бұрын
HA
@qorraayeofficial1959
@qorraayeofficial1959 4 жыл бұрын
Kaaba ahmed caydiid Abwaanad da'yar misana xikmad iyo garaad ilaahay hibo usiiyey hore usoco walshay
@bushratayasiir5424
@bushratayasiir5424 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 2 жыл бұрын
Ikeen xoriyadii Aan xiriir sameystee😭😢💔😳Qalbi jabka igu dhacay umaleen mayo midan ka kabsandono inu yahay Allow iga bogsii dhawaca igaaray🤲😢 22/7/2022 heestan ni iga hadle😳😥
@dumarkudhancali6927
@dumarkudhancali6927 Жыл бұрын
Sorry alle haku booga dhayo wllo
@hodmanofficials
@hodmanofficials 7 ай бұрын
Inaad bogsataan rajaynayaa
@Sagal9506
@Sagal9506 4 жыл бұрын
Ereydii ayaan kaapa keep going indro mcn❤❤
@ismahanabdikarin6979
@ismahanabdikarin6979 4 жыл бұрын
Hestan anigey igaa hadleysa wlaahi xalaadan anigaa kuu jiro iso duceye walalyaalow ninka inana kala taagnaa rabnaa balse asaga xaagiisa lee waye anigaa wali jaceyl ayaan uu qabaa😭😭😭😭💔💔💔
@faysaabdi7316
@faysaabdi7316 4 жыл бұрын
Illaahay khayr haku waafajiyo wllshay
@ismahanabdikarin6979
@ismahanabdikarin6979 4 жыл бұрын
Amiin aboowe shukraan
@Moralman1961
@Moralman1961 4 жыл бұрын
Allah naxariis hakuu galiyo qalbigiisa abayo.
@ramloqurux4169
@ramloqurux4169 4 жыл бұрын
Abayo haduu ku rabin gabigisa faraha ka qaad mid ku jecel Oo ku ilal shada helaysa jacayl ana ku so qabay iminka mid ijecel oo sida I ilalshada helay xita xanaaqa wuu iga ilaaliya alx👏👏👏 adna wad heli mcnto niyada ha iska jabin
@ismahanabdikarin6979
@ismahanabdikarin6979 4 жыл бұрын
@@ramloqurux4169 abayo macan adunkaan wuu iskaa dhib badaanyhy hadaa wuxu leyhy fuurinka waan kaa laabty oo inaan kaa maarmin baan ogaday aane sidaan kuu aamino wey adaagthy oo naag wuxu jecelyhy mareykanka joogto buu maar walbo igaga shekeya sawiraadooda ayaago is shuminayo buu soo sarty ayada sido kale maar ban is caynay waxaad uu ceysay waad edeysa buu yiri maarkan naagta cayaya wey kaa caarootay kadib anigaa furinka kaa labty buu lyhy waxan faahmi kaarin buu iguu naaqday ilaahey qalbigeyga haaka saaro😫😫😫
@hasankaafitupe4903
@hasankaafitupe4903 4 жыл бұрын
Omg Ayaan Kaapa Bartaa laapta Ah beey kahadashaa Erayadeedu Waa qiiro socoto Iken Xoriyaddi 😥😥 An xidhidh smeyste😥😥
@alidaahir2419
@alidaahir2419 4 жыл бұрын
Heestan maha jacel waa ujedo kale qofkii ilafahansan like isar
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 жыл бұрын
Sax iga daa qaracanka soomaalidu waxba ma fahmayaane
@hibaknuora486
@hibaknuora486 4 жыл бұрын
Indeertay kaaba Ahmed caydiid gabadha kaliya aaan tageero nolow inta nololi ay jirto
@abdirahmanmacaani452
@abdirahmanmacaani452 4 жыл бұрын
Miraha 100/100 laxanka 100/100 codka 100/100 music 100/100 muqalka sido kle 👏 Fanan feysal muniir hees weey dhaaftay bro well done balanbaalis 👏👏
@anfachassanmuuse8031
@anfachassanmuuse8031 4 жыл бұрын
Heesstan Waxadba Modaa In anaga I quseso wlhi Wiil ayaan isjecleen waan kala karny asiga Dan Iyo Heelo Toona Igama Lahan Amiga asiga Bas ayaan ka fikirayaa marka qaar xitaa waxan is arka anigoo iska Ilmeynayo nin kle aan LA hadlo maba Karayo wlhi waan uxsy Argsi Frxdsi Nolshysi Iyo asaga Oo dhan Plz Isoo Lapo Mohaaa 😭😭😭😭😭😥😢 Jclka Aan Ku qabo Hadii aad ogan Laheed waad isoo laban Laheed 😭😭😭💔
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk maskiin
@cubeydinhocade8709
@cubeydinhocade8709 4 жыл бұрын
😭😭😭
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 жыл бұрын
@@cubeydinhocade8709 maxaad la soo oydayne kkkkkkkkkkkkkk
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 жыл бұрын
Nine haw joojin mistake ka raac Ana dantaada kaw dulqaad badanaa
@yasminmohamed4783
@yasminmohamed4783 4 жыл бұрын
@@cashaxuseen8436 sory xappti 😭😭
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 4 жыл бұрын
😭😭😭mxa laygu kaxirey ee aan xogtadiyo urabaaa xagago Adba iima xiistidee😢😢😢😢 Amazing wlhi kaaba axmed caydid abwanada kaliya ee qalbiyo badan dhaqaajisay wx kle😔😔😔😔
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 4 жыл бұрын
Ikeeen xoriyaadi an xidhiid sameystee adba imaxiistide Waxadaremi kara qofki u jecelku u kali noqday yahuuu
@ayanabdulahi2412
@ayanabdulahi2412 3 жыл бұрын
Aniga cml waye
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 3 жыл бұрын
@@ayanabdulahi2412 Niyada qer usheg sadashu wa guul Hore usoco quruxey
@abootacommunitychannel9085
@abootacommunitychannel9085 4 жыл бұрын
Kkkk alle ha u naxariiisto haduuba jaceylku dhintay waa qeyre
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 Жыл бұрын
Jacaylka ku guul daraystay__Go,aana ka qaadan waayey💔😢🥺🖤💯🎤🎹🎸
@maryansakin384
@maryansakin384 9 ай бұрын
sem wlh😢💔
@sahramohamud4896
@sahramohamud4896 4 жыл бұрын
Ma anaa xisaaabtamin oo kuu xidh xidhranooo misa xisahaaaga xadhka goostay inanyahow caku jclaaaa marbuuu kaa dhigaaa qof duli ah 😌 allow naga qabo qof aaan na rabin kadaba orodkiiiiisa salaamaad jcloooow 😭😭😢😌🥵🤐
@hothowacaneey1124
@hothowacaneey1124 2 жыл бұрын
Waxan dhagaysanayaa 8 march anigoo u xiisay qofkaygii qalbiga holac iyo murugaan ka daremayaa, erayada heestu aad bay ii damqayaan.! Waxan rajaynayaa inaan is helno maalin aan fogayn.😭😭💔 Qayrkay xisaab li’hi farxad bay xadreeyan Anigana xayaatadu xalad iima laha badan.😭
@adnabulleadnabulle1722
@adnabulleadnabulle1722 Жыл бұрын
Inshallah Wad hele Allah ku sahlo wll Anipa kula mida ahy 😢😢😢😢😢😢😢😢
@cAt-lh8wb
@cAt-lh8wb 4 жыл бұрын
Best song of year congratulations faysal muniir👌👌🖐️🖐️🖐️
@shukriabd6552
@shukriabd6552 4 жыл бұрын
Ma annaa xisabtamin😩💐
@hayathaji6805
@hayathaji6805 4 жыл бұрын
Musician waa faysal muniir wooow inaba caadi maahan fanaan isku filan 💝💝💝💝
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx Жыл бұрын
لدظمبدمهؤنبظعنؤهؤنظرظرظمؤنرظؤظؤؤنظرترظرانؤغفتءيتبنغففقظءمؤكؤمنؤمؤمؤنؤمؤمتظؤمغؤننؤبمؤمؤظيمننييمبميتيممؤنؤمينؤنمؤنؤظؤظؤنؤظؤنؤظنؤظنؤتؤزظبتننبنؤنؤعبظنؤعؤنهنهبنبلننلنلملننبنبنلنل
@dahaboliahabdi9077
@dahaboliahabdi9077 3 жыл бұрын
I love him cause he's my favorite singer in the somalia 🇸🇴 music industry
@sabahabdilahi6086
@sabahabdilahi6086 4 жыл бұрын
Heestani aniga ayaaba mooda inaa layga sameyey wlhi😭😭😭
@mukharcabdi7282
@mukharcabdi7282 4 жыл бұрын
Sabah Abdilahi ma qof kaasi jeeda ayad jeceshay wll
@xaajiyare1438
@xaajiyare1438 4 жыл бұрын
Sabah abdillahi anaa isku mid nahay lkn hada alx go aan aan kagaadhay waxyaalaha qaar ileen naftu meel ayna gaadhi karin laguma hago markastee xadhig inaad kuxidhaa fiican
@gril_boss9527
@gril_boss9527 4 жыл бұрын
Same situation walhi 💔 😢 but alhamdullahi now I'm happy
@shacnidarajo8000
@shacnidarajo8000 4 жыл бұрын
Haah wlhi qofwalba dhibkiisu dareemin heeska qofkasta waxuu isleeyahay madu kuqaday fanaanka
@Zaara1290
@Zaara1290 3 жыл бұрын
@@xaajiyare1438 vnbbbk
@Marjuu7
@Marjuu7 Ай бұрын
Qeyrkey xisaab li,i farxad bey xadreeyaan aniguna xayaatadu xaalad iima lahan badan!💔
@galdileibroz8473
@galdileibroz8473 3 жыл бұрын
Mrky 1m like haliso sarooo guyz 🥰😍
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 Жыл бұрын
Waw Inaba cadi Mahan Ayan axmed ceydiid wa abwaanad hesa xul ah ino so gudbisa faizalna cod qurxon ku luqeye mahad ha idinka gadho
@abdideeq1843
@abdideeq1843 3 жыл бұрын
8years ayaan gabar isla soconay mucjiso iga dheh wana kala dhaqajiyay ugu danbayn that is why its for the program of love time it was so difficulted even I have never been see her she is staying in Ethiopia 🇪🇹 and me Minnesota u.s oh sht love I don’t like right now no more love for ladies If I need to take love for lady just I to be ready for marriage because of I known love ❤️ it’s not easier to marry someone u loved ❤️
@Mimi-ju9cz
@Mimi-ju9cz 4 ай бұрын
Wa cajiib wlhi
@user-ub5no6ti5b
@user-ub5no6ti5b 4 ай бұрын
Sory😢
@mjjariiban
@mjjariiban 8 күн бұрын
I agree with you that it’s better to love someone when you are ready to marry, because that’s the only way to know if that person is honest or not. If you give someone who’s not serious or honest for 8 years then they use you and then they drop you after they drain your bank!! So my advice is don’t open your heart to no one until you are ready for marriage period.
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 2 жыл бұрын
Xaladan ayaan ku jiraa hada rabi wuu awooda inuu i siiyo waxan rabo o khyr leh iso duceeya😭😭
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 8 ай бұрын
Niyada Khayr u shag 😢wadalay Wlhi qofwalba u fal celinaye.adunka iltixansana
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 8 ай бұрын
@@bahjafaysal1158 shukran wll alxmdulilah hada guul baan joogah 🙏🥰
@mustafemahad801
@mustafemahad801 Жыл бұрын
Miyaan u qalma qalbiyow in aad jeclaato qof aan aniga aheyn ? Miyaad jeclaatid naftan iyo ruuxdan aad qeybta ka tahey ? Jeclaanshiyaha naftaada ayaa kaga xaq mudan jeclaanshiyaha naf kasta oo dunida ku nool 💔🥺
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 8 ай бұрын
Niyada Khayr u shag 😢
@marwashekh8833
@marwashekh8833 2 жыл бұрын
When someone you loved ignoring you then he just act like he can't do anything 🤷😭😭😭😭
@ashomohamed3075
@ashomohamed3075 Жыл бұрын
I can feel your pain wlhi 😢😢😢😢😢
@hamdamohamedqueenofheart4879
@hamdamohamedqueenofheart4879 Жыл бұрын
I also feel like pain😢
@bakarmohamed5129
@bakarmohamed5129 8 ай бұрын
move on bbe
@isackabdulkadir2005
@isackabdulkadir2005 5 ай бұрын
😢anaa kula dareemooyo
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Hestasas u culus kaba sameysasy omg 😳😳😳 viva hoga fanka waa gadalki fankaa somaliyaddd 🤚🤚🤚💋❤️🌹🌱
@aaminoabdiwarsame9066
@aaminoabdiwarsame9066 4 жыл бұрын
🧁
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 11 ай бұрын
Qayrkay xisaab li’i Farxad bay xadreeyan Anigana xayaadu Xala iima laha badan Tiro kuma hayo inta jeer ee aan dhagaystey😢 Qolkii Murugadaan dhex degay Go’ii qiiradaan Huwaday..... ALONE 13/9/2023 9:07 maalinmo arbaca ah 😢🤦‍♂️
@sumayomohamed8621
@sumayomohamed8621 4 жыл бұрын
Xabsi caashaq lee yahay ka hayaa xil weynoo xog heyntiisa aan ahay 😭😭😭😭
@sofiaadenbarre6431
@sofiaadenbarre6431 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 ax ax ala ya jecel 💔💔💔 wan kuwayay balse nolasheyda kamadan damanin 😭😭😭😭😭😭😭
@ceynicabdulahi3214
@ceynicabdulahi3214 3 жыл бұрын
😢😢😢😢sorry xabibii qufkada miya kala tagteen mise isma calfaan
@zuniita_isse3105
@zuniita_isse3105 3 жыл бұрын
Heestan malinkay 5/12/2020 so baxday waxan haysatay qof aan xoog u jeclahay lkn cwa ma hayso qofkaasina wuu tagay tagid aan so laabasho lahayn 2020 mid murugo wato aha allow 2021 mid dhaya boogahayga ka dhig💔💔😭😭😫 4:10 subaxnimo😭😭😭😭😭😭😭😭
@hamdaahmed49
@hamdaahmed49 3 жыл бұрын
Amiin inshaa allh huno I hope ina farxad badan heshid🥰
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 2 жыл бұрын
Muxu uso labanyn miyu dhintay
@abdallaeid045
@abdallaeid045 8 ай бұрын
Maxaa laygu kaa xidhay Ee aan xogtaadiyo U rabaa xagaaguun Adba iima xiistide💔 2023 Oo dhamaad ah misna 2024 maalmo yar ka harsantahay ayaan dhageeysanayaa🎧 Walloow eey Xasuuso badan dib i gelisay heestaan Ax💔
@hananhanan1835
@hananhanan1835 3 жыл бұрын
Gafku mha xaaran waa se lagala xaala ✅✅✅✔✔✔
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 Сағат бұрын
Iikeen xoriyadii aan xiriir samaystee xafsaaay😢 Hestan waxaad mooda inay ka hadlayso xaaladan kujiro in jacayl lagugu abuuro hadana lagaaga baxo wa xanuun wlhi.
@pharisibra2679
@pharisibra2679 4 жыл бұрын
Waligay gabar ayaan jecladay noloshayda niyad jabka kala kulmay mardanbe gabar siwalba uqurxsan jacayl qalbigayga wukaguray
@safaibrahim4091
@safaibrahim4091 4 жыл бұрын
Nolosha lakama quusdo waxaad heleesaa jecel iyo nolol farxad leh insha alaah marka haniyad jabin
@yuusufadanmohamed7973
@yuusufadanmohamed7973 4 жыл бұрын
Saas ha dhihin wlalo ilen dadka dunidan ku nool isku wada mid ma aha mid kher qabta allaha ku sahlo insha allah
@yaxyemaxamed3661
@yaxyemaxamed3661 4 жыл бұрын
Makaa guuray nio?
@fuaadcismaan6910
@fuaadcismaan6910 3 жыл бұрын
SIDOKALE zhp
@mankapoy5454
@mankapoy5454 4 ай бұрын
Qof walboo Bilaa sawab loga tagay waan salamayaa never disappoint 😢😢
@ifraxifrax6985
@ifraxifrax6985 4 жыл бұрын
Cawa o jimco eh jawi dagan iyo jiddah saudi👌🧐
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 4 жыл бұрын
Xambsi caashaqleeyan ka hayaa xilweyno xoghayntiisa aan ahay💏💏💏💏 runtii waa hees aan sugaayay videogeega thanks pro faysal muniiir❤❤❤❤❤
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 жыл бұрын
wlhi dadkeni waa lays wada jecel yahay e waan lays wada fahmayn , qofwalba commentigisa wan akhriyay lkn daren qiiro leh baaa iga wada baxay wan la ilmeyay xaqiq , ilahay inti is jecel qalbiga iska donayay haysu soo dhaweyo inti xidhidhkodu xumaday rabi markale saafi haysaga dhigo
@suhanabea124
@suhanabea124 2 жыл бұрын
Heestan 2020 banku walna o xiriirkeygi jecel burburay alxamdulilah hada wanka ladnaday
@yaxyemaxamed3661
@yaxyemaxamed3661 4 жыл бұрын
Waa hees saameyn leh. Arrooyda Like ii saara.hhhh
@MuxyadiinAli
@MuxyadiinAli 4 ай бұрын
Waxaan sooboqday heestan quruxda badan 2024 28 april hadaa iga sanbayso wll waxaan kurajaynayaa cilmidheerar io cagimad hana hilmamin like isaar🙏
@abdihafiddhubane1772
@abdihafiddhubane1772 4 жыл бұрын
Frist one big love 💖 balanbalis❤️❤️
@ismaciilbashe8430
@ismaciilbashe8430 15 күн бұрын
"Qayrkay xisaab li'i Farxad bay xadreeyaan Anigana xaayatadu Xallad iima laha badan!"
@afraahfaarah6275
@afraahfaarah6275 4 жыл бұрын
Xabsi caashaq leeyaan Kahayaa xilwayno Xog hayntisa An ahay
@user-yp9mh4on2j
@user-yp9mh4on2j 20 күн бұрын
Ax ax ax😢😢Heestaan Wa hees Cajiiiip ah Really❤😢
@princesa9676
@princesa9676 4 жыл бұрын
Iga daa xasuusaha xayiraada iga qaad😭😭😭
@user-cn7wq3gs4g
@user-cn7wq3gs4g 3 ай бұрын
Waa ii koow xabsi caashaq leeyahay jiro Dambiilashaasha xabsigaas ka baxsatay ayaan ka mid ahay markaas Ha israacin waayaha barito ma timaado ilaa uu gabalku dhaco 😊😊
@haliimomahamuud7431
@haliimomahamuud7431 4 жыл бұрын
Faysal muniir fanaanka fanaaninta style ku eryaday❤
@sofiamoh3872
@sofiamoh3872 4 жыл бұрын
Iga daaa xusuusahaa xayiraada iga qaad Iikeen xuriyaddiii aan xirriiir sameystee 🤐axsan💘💃💃
@fadumomohamed3033
@fadumomohamed3033 4 жыл бұрын
Adba iima xiistide
@hanafariitoh1641
@hanafariitoh1641 4 жыл бұрын
Anigay Taasi ihaystaa anuu ilhay Qalpigayga ka masaxo jacaylkiisa aamiin ii dheh pls 😭😭😭
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 8 ай бұрын
Amiiin 😢
@AnfacD
@AnfacD 9 ай бұрын
Masha Allah heestan waa hees aad u macaan oo samayn wayn ku leh noloshayda kuleh. Waxaan u mahad celinayaa Ayaan Kaaba oo ah Mu, Alifka heesta. Feysal Muniir oo ah Fanaanka asagana waan u mahad celinayaa. Waxaan sigaara ugu mahad celina wiilka soo galiyey heesta
@sahrosheikh487
@sahrosheikh487 3 жыл бұрын
Waaligeey meel comments kama bixiin balse heestan waxaad moda ineey aneeg iga tarjumeso wiilba isbarney 2017 aneeg ayaa jeeclka u qadeey waan u sheegtey wuuna iga qableey hasyesha waxaan ku arkeey caago jiid iyo inaan aneeg markaste xariiryo jecel xaad dhaaf ah oo an u qabeey awyeeda waxaas oo dhaan uma jeedin mudo 2 sano ka marka wacda socney ayaan asga dhaan wayeye telka iyo qadkaba labada waanka wayeye maliin aneego Yutobe waxaka firnsanyo ayuu Wthasp igal so hadley number an aqoon aneeg yaaban ayuu hadlo anku aqano iso dire kadibe muqdisho ayuu imadey xariirka waa i jareey jecelka dhabta ah madhamdo il had qalbigeyga ayuu ku jira
@zamuunifernandes7265
@zamuunifernandes7265 Жыл бұрын
Stay strong wlshei.
@Gayraqaan
@Gayraqaan Жыл бұрын
jah wa hees miraheed laga soo fikiray. xubigeena soo kii goor hore xijaabtee😭
@enaapdinaserfaarah3382
@enaapdinaserfaarah3382 4 жыл бұрын
Jigjigadeydii cadeyd🇬🇲😍
@mahadomar7099
@mahadomar7099 4 жыл бұрын
Dareenka xalaasha ahi waa inane fanaanku gudbiye dareen uun heeskana isagoo maanso ayaanu dhagaysannay hore waa habaday ayaan Axmed macaash
@sadetravelvlogs
@sadetravelvlogs 4 жыл бұрын
Inta ila aragta inu faysal muniir musishan yhy oo musigan isaga tumay like ii sar 👎👎
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Oh my good faysal munir and my jigjiga pilaahi beauty full song huuuuuuuuuniye keeep going
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 4 жыл бұрын
Masha allah hees xul ah Faysal nooloow my favorite singer
@sadiiqawil7432
@sadiiqawil7432 2 жыл бұрын
adiga ka shidan wlhya ee xage ka helay
@aadammohamed8060
@aadammohamed8060 Жыл бұрын
3sano kahor jacayla la xanunsana hestana dhagaysan jiray hadana mid kala igu dhacay hadane hestana ku so labtay😢😢
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 11 ай бұрын
sorry wllo allh hka dulqado adih io dhaman dadka la dhibtaysan mnta danaysiga io in bila sabab qof qalbigisa lo xumeya baty shalay iygo malab isga ka dhigayey bilowgi mrkay kuso gelayan marka uga digaysid in beri ia bedelayan hdaba idaa leh ku dhahaya balan wye isma bedeli done janis nasii
@rinaadofficial7365
@rinaadofficial7365 4 жыл бұрын
Xaqiuqdii waaa xaalada aan ku suganhy manta qof baan wali xasuus tiisa ku nolahay iyo jecylkisa isagane mar hore is daneestay 😢😢😢😢😢 ereyga jaceylka dhan marka maqlo meelaaa idamqata runtii waxan moodaa inuu yahay midkii isoo maray oo kale khyrkeey xisaab li'i farxad beey xadreyaan anigana xayaatadu xalad iima laha badan gafku maahan xaaraan wase laga xaalaa qofka aadd is xagataan ama kla xanaaqdaan xabsi caashaq layahaan ka hayaa xil weynoo xog heyntisa aan ahy😢😢😢😢
@nimcoahmed9571
@nimcoahmed9571 2 жыл бұрын
Xaqiiqa aniga kula mid ah wll
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 8 ай бұрын
Heestan mar kay so baxdy xaladan baan ku jiry hada lakin waxan joogah heer sare noloshydii way isbadashay alxmdulilah ❤
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 4 жыл бұрын
Jaceyloow xayiraaada naga qaad adaa ku wada nahay bukaane😢
@OBOOSS
@OBOOSS Ай бұрын
heestan dareen goniya ayay ileedahay ጃቻይልኩ ማሃውል ያሮ ቆፍቁሄሎ 🫂 ጅግጅጋ 👁️👁️👁️🫂
@queenyismail5158
@queenyismail5158 4 жыл бұрын
Maxaa laygu ka xidhay ee an xogtadiyo uraba xagaagoo adba iima xiistide😢😢😢💔 Hees dhab ka hadlaysa
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 292 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 168 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 4,8 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
FAYSAL MUNIIR-KAATAGAYE KUMA GOYN {OFFICIALVIDEO}2023
5:22
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 2,3 МЛН
FAYSAL MUNIIR Hees Cusub  | Nafyahay Doqontiyo Qof Neceb | Lyrics 2019
5:37
FAYSAL XAWAASE GOCOSHO NEW SONG 4K VIDEO
4:31
Kornel Abdi
Рет қаралды 6 МЛН
ABDI QANI BOSS  | SIDA LAYLA IYO QAYS | OFFICIAL MUSIC  VIDEO 2O22
4:56
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,9 МЛН
FAYSAL MUNIIR┇WAAN KULA BALAMI LAA ᴴᴰ 2019┇LYRICS
5:56
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,9 МЛН
Ku Lugo'ay
6:31
Faysal Muniir - Topic
Рет қаралды 8 М.
*Faysal Muniir iyo Heestii Xanaano
4:52
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН