Shimbiryahow dabaylaha lyrics || Hanuuniye

  Рет қаралды 111,072

Gofadhe Lyrics

Gofadhe Lyrics

Күн бұрын

fadlan subscribe ugu hiili fanka soomaalida

Пікірлер: 33
@nimcocabdilaahi7692
@nimcocabdilaahi7692 19 күн бұрын
Heestan waxa qaaday fanaan cabdilaahi yuusuf hanuuniye ahun heestan waxaandhagaysanaya 21 08 2024 habeen khamiisa
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 4 жыл бұрын
Weli ya dhageysan 2020-05-29 wakhti maleh heestani wa igu socota🤩😄💯💕💯👏🙌
@asiyoahmed5448
@asiyoahmed5448 4 жыл бұрын
30 isla bisha
@danialves7047
@danialves7047 2 жыл бұрын
P9990
@user-gs6yn8jc4j
@user-gs6yn8jc4j 3 ай бұрын
Marki ugu horaysan aan maqlo 😮😮16/5/2024
@istahilomar3302
@istahilomar3302 4 ай бұрын
Heestaan aan maanta dhageeysanaayo 20april 2024 waxaa ii qaadi jiray exkeeyga 2022 bisha 8aad ayaa kala harnay nolosha kuma xumeeyso qalbiyoow kashka qiimahaada garan waaye oo kuleelkeeyga iga kaa geeye kuu xiisay naxariistaada iyo jacaylkaadi bilaa hagarta ahaa 😢😢 Naag xun Eebe kuma tuso iyo nolol xun farxad iigu waar ❤
@abdulahiaadan6308
@abdulahiaadan6308 4 ай бұрын
Sorry wllshy mcn adna Sidokle nolol Qurux badan Waaka Xumaha Inaa Is Calfan Weydeen ❤❤ 😢😢😢 Aduunka haduu Qof walba qofkiisa Heli Lahaa Maxaa Xumaan Lahaa ❤😪
@mohamedabdullahi6359
@mohamedabdullahi6359 4 ай бұрын
Sorry walaasheey maadaama aad ka irdowdeeyn adiga iyo Ex Kaagii allah idin ku kulmiyo Janatul furdowsa aclaa
@istahilomar3302
@istahilomar3302 19 күн бұрын
​@@abdulahiaadan6308 inaa weeyso qofka noloshaada ku haboonaa ayaa kamid ah imtixaanka aduunka 😢
@istahilomar3302
@istahilomar3302 19 күн бұрын
​@@mohamedabdullahi6359aamiin aboowe jazaakalaah kheeyr
@walalqoorey6243
@walalqoorey6243 4 жыл бұрын
Shimbiryahow dabeeylaha daruuraha dhex marayaa daa'inkii ku uumaa orod kugu dow galay Ana inaan nin dilan ahay dakharadii jaceyl qaba deer kaama saarnoo dusheyda wad aragtaa Shimbiryahow dunida idil meeshaa aad doontaba adigaa u duulo damaashad ku wada mara Dal fogoo aanan gaareyn degdeg adaa ku tegi kara adaa daalin socodoo weligaa dekaamine Abidkaa ha iga tegin ku dagaali maayo wax ban kuu dirsanayaa Warqadan daboolane dusha sawirka kaga yaal dawadii qalbiga degdeg iiga gaarsii
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 3 жыл бұрын
MAHADSANID WALAAL
@muxudinnur1000
@muxudinnur1000 Жыл бұрын
8/6/2023 🎉 from Mogadishu
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
Hanuuniye King of voice and out playing 🥰❤🙌
@barkawibarkawi4533
@barkawibarkawi4533 3 жыл бұрын
Waa kaas dadkii fanka lagu yaqanay kuwa hadda jira tobankii laga xishooday ayay ku jiraan
@miminawewe2809
@miminawewe2809 2 жыл бұрын
2022 still watching! Old is always gold
@IbrahimAbdi-rq4vz
@IbrahimAbdi-rq4vz 2 ай бұрын
8/7/2024 NAIROBI❤❤❤❤❤❤
@ahmedcarab9373
@ahmedcarab9373 2 жыл бұрын
Axyaa saawd, axyaa fan axyaa cod
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 2 жыл бұрын
Sixid: Abidkaa ha iga didin.
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 4 жыл бұрын
Caleeyk👏👏👏👀
@abdirisakosman2391
@abdirisakosman2391 4 ай бұрын
10/5/2024
@najaxaxmed4793
@najaxaxmed4793 Жыл бұрын
Heeskaygiih waa la yaabayyy
@user-yd6zz1vf6i
@user-yd6zz1vf6i 4 ай бұрын
2024 ayaa ila dhagaysanaya
@muxudinnur1000
@muxudinnur1000 Жыл бұрын
8/6/2023 🎉 from Mogadishu 1:59
@MustafeSulayman-ws9dp
@MustafeSulayman-ws9dp Жыл бұрын
Good song
@Aadanboshal
@Aadanboshal 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Aadanboshal
@Aadanboshal 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DhuuxMaxamed-wd3tl
@DhuuxMaxamed-wd3tl 7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉😢🎉😂❤❤❤❤❤❤❤
@DJ.FAYSAL01
@DJ.FAYSAL01 3 жыл бұрын
Wow
@cabdicabdi9762
@cabdicabdi9762 2 жыл бұрын
Hj me
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 4 жыл бұрын
Caleeyk👏👏👏👀
@MustafeSulayman-ws9dp
@MustafeSulayman-ws9dp Жыл бұрын
Good song
@jamiladuba8626
@jamiladuba8626 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestii Shimbir iyo Fanaankii Cabdalla  Yuusuf hanuuniye
10:57
Arag Channel
Рет қаралды 1 МЛН
Sida qaanso roobiyo lyrics | | cabdalle  Hanuuniye
6:31
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 24 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 15 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Dabeylaha Jacaylka
7:54
Rageedii™
Рет қаралды 500 М.
Hees Sidirigam    . Maxamed cali burco
10:29
DACAR STUDIO
Рет қаралды 35 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 987 М.
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Inanyahay Garaadlaay Lyrics
8:18
Rageedii™
Рет қаралды 723 М.
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Ciradiyo Jacaylkii (Original)
8:24
ADDE JAMA
Рет қаралды 148 М.
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 988 М.
Cabdale yuusuf Hanuuniye (istaahil)
12:24
Qarami Media Pro
Рет қаралды 303 М.