No video

Nuradin Axmed |

  Рет қаралды 126,551

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Somali - Song - Nuradin Ahmed

Пікірлер: 122
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 5 жыл бұрын
Wuuw ya ila dhagesanay 2019 july wlhi 2007 anigo yar oo 16 jira dawan jiray wana hees tii igu horesay aan daawado cawa xasuus ban galay❤
@alibihi1372
@alibihi1372 4 жыл бұрын
2009_2010 ayn iniguna dhagaysan jiray waqtigi an dhex maquranayay jcylki igu samaynta badna nolashayda 2019 ayn kula dhagaysanaya wlshy
@mohamedomar610
@mohamedomar610 4 жыл бұрын
24/8/2020
@mohanedabdirahman7989
@mohanedabdirahman7989 3 жыл бұрын
Hada ma nooshahay wll? Aan ku guursade wn is lee g nahay Jwb yarta
@maaidasheikh5551
@maaidasheikh5551 2 жыл бұрын
Aniga xita 2007 iyo 2006 baan dhageysan jiray xasuus waxan heesa ahaa
@muzthaphe__astra7769
@muzthaphe__astra7769 2 жыл бұрын
Ax yaa hees xasuus yaranimo 2005 ayanka dhagaysan jiray tviga qaranka . Hadana waxan dhagaysanaya 2022/05/30 habeen axad soo galayso 😍
@abris07
@abris07 Жыл бұрын
Sidoo kale
@dhussein7284
@dhussein7284 2 жыл бұрын
2009 Addis ababa Xaafadda 24 hay araat baan ku daawan jiray CD xusuus legend Nuurdiin Axmed iimaan🙏🏿
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@husseinisse6513
@husseinisse6513 Жыл бұрын
D Hussein we where samewhre
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 11 ай бұрын
Hadana 😊
@shaadiyosharaf5443
@shaadiyosharaf5443 5 ай бұрын
War ninkaan xagee ku dambeeyay wlhi caruurnimadi ban daawan jiray alla waqtigu dheereeyaa Nuradiin iyo fuaad omar iyo king khaalid fii quluubinaa❤❤❤❤❤
@sahankii-haldoorka
@sahankii-haldoorka 2 жыл бұрын
Haddaad 2021-2022 daawanayso nuradiin & cawayska dalmar waxaad tahay legend legedn dhalay
@basheybsb7919
@basheybsb7919 11 ай бұрын
XUSUUSTA YARAANNIMMO macaana. Aniga oo yar baan ka daawan jiray CD 💿 💿 18-09-2023
@amoorecio362
@amoorecio362 2 жыл бұрын
Yaa ila dhageeysanaya 2022❤️❤️
@abdiwahidabdullahi3644
@abdiwahidabdullahi3644 3 жыл бұрын
Xiligaan waxaan dhiganayay dugsi sare form one waxaan heysan jiray nokia 310
@cabdulcasiisadanmahamed196
@cabdulcasiisadanmahamed196 5 жыл бұрын
Heestani xusuus bay igu leedahay 2013kii anoo AddisAbaba jooga ayaan dhegaysan jiray..xaaskayga aan jeclahay baan ku xusuustaa markay iga ambabaxaysay iyo markay ii timidba sidanoo kalay ahayd...xusuus iga dheh
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Waxaan ka duubay ETV 2009, qaybta Af Soomaliga intaan la sameyn DDS TV
@yaasir1936
@yaasir1936 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Hargeisa Lagu Duubay Dalmar , Halkaas Dib Ugu Noqo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
@@yaasir1936 ma odhan meesha lagu duubay. Waxaan sheegay meesha ka duubay kaliya.
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 3 жыл бұрын
Yaa dawanayo 2020 12 25 the best song really 💕
@user-wp7gv4qo5m
@user-wp7gv4qo5m Жыл бұрын
2006.anigiyo wllkayoo yaryar wada dhagaysan jiray nay wada joog rag wakhtigaadiidee imikana wuxuu wadan Germany Aniguna xaafadaydii hargaysa alle wllkay axmed najex cabdi maxamed ismaaciiL haysu kaayo keeno anagoo nabadah❤❤
@sirtanolosha4385
@sirtanolosha4385 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaya like dhac ku sii
@mariaahmed9762
@mariaahmed9762 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanaya from muqdisho
@hassanbashaal8707
@hassanbashaal8707 Жыл бұрын
4/06/ 2023 . Best ever song👈
@abdiwahidhussein8396
@abdiwahidhussein8396 4 жыл бұрын
Ax yaa hees SLNTV intii ka daawan jirtay farta waa idin salaamayaa hargaysa always hargaysa.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Waad salaamantahay. Hargeysa my hometown.
@abdiwahidhussein8396
@abdiwahidhussein8396 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar ! year Ago wooooooooow. Hees aad u qiimo ayaad noo dhitaysay sxb mahadsanid.
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 Жыл бұрын
2007dii iyo 2023 kala fog walhi 16sano kahor ban dhageeysan jiray caawa ayaan ku dhageeysanayaa. Nairobi kenya waqti kala wacan jawi ayaan isaga jiraa sacadu waa 3:16 daqiiqo habiinimo xasuus walhi
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 3 жыл бұрын
Hello soomaliyey 2021 👀👍👍
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 2 жыл бұрын
🥹🥹🥹🥹 Hello me 12/09/2022
@mqabobe3961
@mqabobe3961 3 жыл бұрын
Xasuus wlh 2009 ban heestan aad u jeclan jirey nuuradiin ahmed, 12sano kadib 2021👏👏
@shakibmohamet1034
@shakibmohamet1034 3 жыл бұрын
Heestan xasuus bay igu Leeadahay anigoo aad u dayar dhagaysan jiray walipa wakhtgaa si fiican ugu luuqayn jirey wakhtiga tagayow saLaaMa 🖐🖐
@zuwaydasiman
@zuwaydasiman 6 жыл бұрын
Eshcalla hees anigo yar aan dhagysan jiray ETn aan ka daawan jiray jacayll inay tahay mab modiin. Had lee fahmy Ax Ax jacayl
@mahamedhassan2410
@mahamedhassan2410 Жыл бұрын
Wed 2 August (8) 2023 in diri dhabe
@cabdulcasiisadanmahamed196
@cabdulcasiisadanmahamed196 5 жыл бұрын
Ax ax xusuus badanaa. Wali waan xusuus nahay....poley Airport september 23 2013..3:00pm....taxigii aan ks raacnay aniga iyo gacaladayda....heestani anigay i cabbiraysay...xusuus asnsn ilaaei karin
@user-hq4qg7gx6k
@user-hq4qg7gx6k 11 ай бұрын
yaa ila dawanyo2023❤
@mahamadnurdahir4312
@mahamadnurdahir4312 10 ай бұрын
Aniga hada sxb
@zakariashow9517
@zakariashow9517 4 жыл бұрын
Xasuus yaraanimo ayaan galay iyo TVgii qaranka waxaan daawanaya, Habeen sabtiya 26 Decmber 2019 saacadduna tahay 2:43 habeenimo
@ayaanmohamuud8216
@ayaanmohamuud8216 Жыл бұрын
17/01/2023 Yaa ila dhagaysanaya habeen salasa best song nuuradiin ahmed❤
@mohamedahmedarif8600
@mohamedahmedarif8600 3 жыл бұрын
Waa heesti ugu horayse noloshayda aan muqaal keeda daawado heestan 🥰
@hailehassan3659
@hailehassan3659 7 жыл бұрын
heestan 2009 aan dhageysan jiray marka dhageysanaayo ano sxbtey la hadlaayo cml aa i sawir naan jirtay 😭😭😭
@user-ii8tc3qj4x
@user-ii8tc3qj4x 7 ай бұрын
xuusus anigo yar bn SLN TV ka dawn jiry xusuus wayo wayo 2008
@engibrahimmalaayley5113
@engibrahimmalaayley5113 7 жыл бұрын
nuradiin axmed eesh calaa fanaan wlhi xusuus 2008 ayaan dhagesanjirey heestaan wish u all the best king of song
@suhaybgaming9287
@suhaybgaming9287 4 жыл бұрын
Manta 11/04/2020 ayaa Ku dhagaysanayaa wadada u dhaxeysa Barbara iyo Hargeisa I am truck driver
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Makhayadihii Dirigodle wali ma kariyaan hilibkii macaana.
@muhannedabdalla5005
@muhannedabdalla5005 5 жыл бұрын
ETN kadaawan jirey 2008 Gabadhaan xitaa Weriye ETN TV kashaqeesa e ahed
@diamondluuul1335
@diamondluuul1335 5 жыл бұрын
aniko yar bey eeda dadee dhakeesa jirtay xasuus yaranteydi 😭😭😍😍
@ikranshow5903
@ikranshow5903 2 ай бұрын
Wax dhihi karaaa riyo rumooday❤❤❤
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 2 жыл бұрын
Anoo yar CD Kadaawan Jiray 2011
@feisalhassan2281
@feisalhassan2281 11 жыл бұрын
Waa hees aad u qimo badan% (I like your songs and I wish you well)
@Nagma-1d
@Nagma-1d Жыл бұрын
ma nooshy
@halimoaskir860
@halimoaskir860 5 жыл бұрын
Heeestan xusuuse yaraan baan ku dhegeysen jirey ❤❤❤🙏
@abbesomaliyed7894
@abbesomaliyed7894 Жыл бұрын
waxaa dawanayaa hes wayo wayo...xasus 23/1/2023 ........
@boqoradajaceylkachannel3459
@boqoradajaceylkachannel3459 5 жыл бұрын
wwww nuradin axmad fanan aan cadi aheyn jaceylka ayu wax ka yaqan wlhi mnsha allh wan ku jeclahy wll nuradin
@AbdiaziizFarhan-pl1my
@AbdiaziizFarhan-pl1my 2 ай бұрын
𝐘𝐚𝐚 𝐢𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 2024😢
@geesi6549
@geesi6549 11 ай бұрын
Nuradiin ahmed old is gold 2023/Oct/3🔥❤️
@ahmedyasin6442
@ahmedyasin6442 Жыл бұрын
Waxan daaawanaya 2023 xasuus
@drsaishaabdirahman5928
@drsaishaabdirahman5928 2 жыл бұрын
Alla heesta xasuus yaranteda wllshy mobelkeda ka daawan jire🥺❤️🥰
@ramadtube2055
@ramadtube2055 2 жыл бұрын
2008 ilaa 2022
@yasinmed3678
@yasinmed3678 6 жыл бұрын
Waa hees igu qali ah walahi markan dhagaysto heestani xasus ayan gala allow uu Sahal aduunyada qofki heestan goray iyu ki ku hesay heestan
@samiryare561
@samiryare561 8 жыл бұрын
xaqiiq aadban ooga helay nice song
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
Slntv iyo 📻 hargeisa waa labada kaliyee waxa idaacd jirta iyo TV 📺 intan nolahay aanan ilaawi doonin wa ayo wakhtigaygii quruxda badnaa ee ciyalnimo bay ila soo qaateen
@ahmedkamal1202
@ahmedkamal1202 9 жыл бұрын
bonne chanson d'amoure et j'aime bcp
@abdikadirabdulahilibane3268
@abdikadirabdulahilibane3268 Жыл бұрын
Waxan dawday 2008
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 2 жыл бұрын
Xusuus dheer Nuuradiin legend of legend 💘 ✨
@ayaaniitappemuxidiin9565
@ayaaniitappemuxidiin9565 3 жыл бұрын
waaaw xasuuus souyhafrica 2008 waayo
@abdikadirabdulahilibane3268
@abdikadirabdulahilibane3268 Жыл бұрын
Ya hada iladawanaya 08/02/2023
@HeebaanCabdi
@HeebaanCabdi Ай бұрын
Ninki iga dambeeyoow like saar 2024
@fartunahmedali6402
@fartunahmedali6402 3 жыл бұрын
Ya dawanayo 2021/08/09 maalin isniin ah😂😍😛
@hassanhjji2562
@hassanhjji2562 2 жыл бұрын
Like sat hadad daawaneysa 2022
@arawaaxhassan8386
@arawaaxhassan8386 2 жыл бұрын
Yaadawanyo 2022 amazing
@abwaangaandigaandi9911
@abwaangaandigaandi9911 7 жыл бұрын
xusuu heestan nuuradiin axmad fanaan xusuus tiisa leh 2013 legend
@qarqaraaye8847
@qarqaraaye8847 4 жыл бұрын
Double legend
@abdullisse3992
@abdullisse3992 Жыл бұрын
Asc walalayaal yaa heestaan oo dhamestiran meel iigu sheegi karo qeybta hore ayaa wax badan ka maqan runtii heestaan aad u jeclahay 😥🥺
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Cws walaal ma garanayo, heestan waxaan ka duubay Ethiopian TV 13 sanno ka hor, intaan la sameyen tvga Dawlada Degaanka Soomalida
@saadaabdi5043
@saadaabdi5043 5 жыл бұрын
Maxa ETN TV ladhaho kdawan jiray anigo ciyal dugsi eh xasuus😄
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Halkeed ku aragtay ETN TV?
@saadaabdi5043
@saadaabdi5043 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar mar horee ehed ENT TV ladhahai jiray tv soomali eh ayuu aha lkn hada majiro
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Walaal halkuu ku yaalay
@saadaabdi5043
@saadaabdi5043 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar wll aniga waakas caruur ahaa lkn in uu niropi kuyalay filaya xitaa gabadhan hada hesta kujirto samsam ladhaha xitaa barnaamijka caruurta io waraysiyada soo siideen jirtay xita laki xaji wacays aa kashaqen jirtay ayado o kiyal wyn😂
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@sigane9885
@sigane9885 11 ай бұрын
Gabadhaan hesta looqadaya abtigay baa gursaday halgabar bay udhashay wayna kala tageen waa markii hesta looqaday kadib
@cabduraxmanmaxamed2061
@cabduraxmanmaxamed2061 6 жыл бұрын
Nuridin axmed iman rer bakaro holwadag xamar isla dagnen waxid mursade ayansame
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
Sxb waa fanan somaliyed ee qabilka dhaaf ayaansame balaayo faan badane
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Qabiil is disease
@yaroobem7271
@yaroobem7271 4 жыл бұрын
malintii labaad ee ciida ramadan 2020 5.24.2020
@kaltuncumar3257
@kaltuncumar3257 7 жыл бұрын
nuradiin axmad Allah haku xafido
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 Жыл бұрын
Nuradin axmed Legen 🔥🎧🎸
@mohamedmj745
@mohamedmj745 3 жыл бұрын
2021✌️❤️
@ifrahmahamud2534
@ifrahmahamud2534 2 жыл бұрын
2009😂 2021❤❤❤👈
@abdifatahwadani4203
@abdifatahwadani4203 7 жыл бұрын
soo noqo adoo wacan waxasa fanan ka ah
@abdikadirahmed8083
@abdikadirahmed8083 8 жыл бұрын
waa hees xasuus igu leh. alla yaa cizak.
@dirirmoneyex9458
@dirirmoneyex9458 5 жыл бұрын
Heestani aniga oo burco jooga 2009kii oo jacayl aan wakhti dheer anu wada soconay iga dhoofay oo an warna kawayay ayaan nafta ku sasaabijiray xusuus macan kabacadina guul ku danbaysay
@dirirmoneyex9458
@dirirmoneyex9458 5 жыл бұрын
Heestani aniga oo burco jooga 2009kii oo jacayl aan wakhti dheer anu wada soconay iga dhoofay oo an warna kawayay ayaan nafta ku sasaabijiray xusuus macan kabacadina guul ku danbaysay
@abasali2237
@abasali2237 6 жыл бұрын
Fanaankani halkuuu ku danbeeyey yaa aqaaan wlhi aad buuu u cod macana
@pricanssinaabdirahman7333
@pricanssinaabdirahman7333 7 жыл бұрын
wlhi xasusu iga dheh anigo yar ayaa dawan jiray jcl inay thy mabab modi jirin
@abdallaganey1349
@abdallaganey1349 7 жыл бұрын
pricanss ina abdirahman huno bariga aniga ku jeclaa adiga xabad yaro so koraysa ahayd in kasta qurbuhu dadkii kale diray hhhh
@pricanssinaabdirahman7333
@pricanssinaabdirahman7333 7 жыл бұрын
Abdirasaq Abdalah hhhhhhh ishaa ka riday ina ader✔✔
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 7 жыл бұрын
pricanss ina abdirahman Hahahaha Sawirka kuu saaran hadaa mid kamid Ah tahay Adoo yar ma dhageesan jirine Adoo Dabaal Ah aa dhageesan jirtay 7 sano ayaa kasoo wareegtay isku xishoo
@hajibarcelona9034
@hajibarcelona9034 6 жыл бұрын
pricanss ina abdirahman abayo jacelka malin ayuu qofka kubeermaa lkn waa xasuus noloshaada qofkay jamato inaad heshid
@ismaelhurre3291
@ismaelhurre3291 8 жыл бұрын
good good
@kaltuncumar3257
@kaltuncumar3257 7 жыл бұрын
yaa ila dawanayo hada xasuus qaaliya
@mahadabdi9678
@mahadabdi9678 7 жыл бұрын
Xasus wacan ciyal nimadeydii
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 Жыл бұрын
Lix sano kadib baan daawanayaa
@ascadmaxamed1390
@ascadmaxamed1390 8 жыл бұрын
hees aad u mcn
@ogaasomaxammed2270
@ogaasomaxammed2270 9 жыл бұрын
Waaaw Esh caaala heees
@nasircumar8399
@nasircumar8399 6 жыл бұрын
Waxaan dhihi karaa wa heesta dunida ugu qalisan qiiro gaar ayee ledahay wlhi
@user-sv4hj9lm4b
@user-sv4hj9lm4b 10 ай бұрын
Y
@abdiguundhe3236
@abdiguundhe3236 7 жыл бұрын
Axsan hees
@dirirmoneyex9458
@dirirmoneyex9458 4 жыл бұрын
Anigu gabadha diyaarada kasoo deegtay ayaan isteelkeeda kaheelay hees mcn
@inajamaame8623
@inajamaame8623 4 жыл бұрын
Horta xagee ayuu ku danbeeyay
@emaanyusuf3182
@emaanyusuf3182 6 жыл бұрын
Axy Hess ano yarban dhagaysan jiray
@mibzrr4554
@mibzrr4554 7 жыл бұрын
nuruadiin ahmed iiman yaaqe intoo kabaxay ninkaan
@mckaluun
@mckaluun 10 жыл бұрын
WAAAAAAAAAAAAAAAW CAAAAAADI MAAHA
@ascadmaxamed1390
@ascadmaxamed1390 8 жыл бұрын
wowowowo wowowowo wowowowo wowowowo wowowowo wowowowo
@yasinmed3678
@yasinmed3678 6 жыл бұрын
Lakin khiyano aya igu dambaysay
@ahmedkamal1202
@ahmedkamal1202 9 жыл бұрын
bonne chanson d'amoure et j'aime bcp
@ahmedkamal1202
@ahmedkamal1202 9 жыл бұрын
bonne chanson d'amoure et j'aime bcp
ZAMZAM Nuuradiin Axmed
8:21
maadey Ismaciil
Рет қаралды 232 М.
Nuuradiin Ahmed Live on Stage Xafladii 18 May IN Helsinki 2014
6:22
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 13 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 236 М.
*Nuuradeen Cabdi Ahun  | Dooxadii Jigjiga
5:15
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 47 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 112 М.
Hagardaamo
7:25
liban farah
Рет қаралды 1,7 МЛН
Sahra Axmed & fu'aad Cumar ( Caashaqaa I Soo riday )
8:44
MUSTAQBAL YOUTUBE CHANAL
Рет қаралды 10 М.
Nuradin Ahmed ..::: Layla :::..
6:31
Maxamed Harguees 🍀*🔴
Рет қаралды 534 М.
Saxardiid - Lugooyo
10:01
liban farah
Рет қаралды 594 М.
*Cabdi Beele | Khadra Nuuray
6:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 279 М.
SAMIR - NURADIN AHMED'S VIDEO IS A COURTESY OF BININ MEDIA P
6:06
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 299 М.