Nuradin Ahmed ..::: Layla :::..

  Рет қаралды 522,530

Maxamed Harguees 🍀*🔴

Maxamed Harguees 🍀*🔴

17 жыл бұрын

Not London, Not Toronto but straight from Hargeisa City and xeebta Berbera My beloved Somaliland. Top of the Pop Nuradin Ahmed new sensation of Sugaanta Somaliyeed.

Пікірлер: 777
@mohametyaakhii3378
@mohametyaakhii3378 Жыл бұрын
HeestaN waxan maqli jiray caruurnimadydii ilaa aan markaan waynaaday dib u so raadiyay 😢😢 waxan dhagaysanaya 2023 /2/28 casar. Saacadu tahay 14:09 tareen🇩🇪 ayaan saaranay waxn usii socda guriga hadaad iga danbayso like 👍
@ubaxiinaa
@ubaxiinaa 3 ай бұрын
Germany maa joogta i.n aniga mardhow usoo socda
@user-kd8vq3sk3f
@user-kd8vq3sk3f 5 күн бұрын
Ma tagtay wll​@@ubaxiinaa
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 3 жыл бұрын
Heestan adoo yar hadaad maqli jiray oo aad ila midtahay 2021 aad daawanyso ismuuji 😂 👍👍👍
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Walahi ana kuka mida 2022 ban dawanaya
@sharmaboyfans4198
@sharmaboyfans4198 2 жыл бұрын
Waxaan dhageesan jiray musalsalka barbara inta uu soo gali ka hor HCTV
@nimcoabdicbdlhi3002
@nimcoabdicbdlhi3002 2 жыл бұрын
Me 2022
@axmedsakariye2239
@axmedsakariye2239 Жыл бұрын
😊 😅 P P P P 😊 P😊😊😅😊😊😊😊😊😊😊 P 😊 O 😊 P
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 Жыл бұрын
Single na tahay ku dar hhhhhhhhh 19.12.2022
@idirismohamed4571
@idirismohamed4571 6 ай бұрын
Yaa daawanaya 2024 waxaa heestan isoo xasuusiyay waxaan bartay dhamaadkii sanadkii hore 2023 inan Sagal layidhaa oo Qurux badan ❤ Alloow kuu naxariisto nuuradiin.
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 2 ай бұрын
Muu dhintay
@FarxaMX-sk4vw
@FarxaMX-sk4vw Ай бұрын
MA dhintay😢😢😢
@user-jc7wf3oo4x
@user-jc7wf3oo4x 7 күн бұрын
Aniga kul mida😂😂
@mohamedyasin2693
@mohamedyasin2693 4 жыл бұрын
Cida ila dhagaysanaysa 2020 liketa ha ladhaafin 😎
@rashid252romali2
@rashid252romali2 4 жыл бұрын
Waxaan joogaa dalka Sudan mudo badan, waxaan ku noolahay nolol single ah iyo waliba shaqo la'aan waxaan eegayaa comment geeyga 2 sano kadib. #hadafnolaleed I am fighting.
@mkdaario4395
@mkdaario4395 2 жыл бұрын
Sxbkay waxn rajeynayaa inad shaqo iyo xaasle noqotay sxb 😀 alle ha ku fudeediyo hawlaha iyo waayaha.
@zaki799
@zaki799 2 жыл бұрын
👋👋
@ayaanbadan8414
@ayaanbadan8414 Жыл бұрын
Labo sano kadib waxan rajanya inad wadankagii kullbty guurstyna
@mnz2028
@mnz2028 Жыл бұрын
Sxp hadad nooshahay reply dee hadd dhimtyna naxariista rabi
@mohazahmett564
@mohazahmett564 Жыл бұрын
Ma noshahay hee epow cade 😉
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
2020 hadaa Daawanayso like isku muuji
@johorocabdow5987
@johorocabdow5987 2 жыл бұрын
2022😂
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 жыл бұрын
TaRiikhda :#24/8/2017 WakhtiGa :1:10 hpenimo Gopta : England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 London 1year kadip EGaYa commantiGa ZomaLi Maxamed meeL kzte aad jooGta 🖐🏻🖐🏻🖐🏻
@salmanjamalmohamed140
@salmanjamalmohamed140 6 жыл бұрын
Muhaz main MuztaFa 😎
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 жыл бұрын
Salman Jamal Mohamed MazUL
@superzaara2421
@superzaara2421 5 жыл бұрын
Haduuu alle idmo
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 5 жыл бұрын
sahro abdirahman Inzha allah
@mostaphaothmanfarah589
@mostaphaothmanfarah589 5 жыл бұрын
Wnkula Jogna zhp✌
@abdiazizali4507
@abdiazizali4507 4 жыл бұрын
jecliya heestan 2019-2020 yaa dhagysnaya, caruurnimdydii ayaan ku xasuustaaa...
@abdimutaalmiyir58
@abdimutaalmiyir58 2 жыл бұрын
2021
@ayaney4497
@ayaney4497 Жыл бұрын
🥺🫶😩
@MohaaN20
@MohaaN20 7 ай бұрын
01/01/2024 still Am watching this song old is Gold❤️✨
@Cazuuz
@Cazuuz 2 жыл бұрын
16 Years ago up to now, Childhood Memories! Old is Gold.❤ Yaa qarniyo dambe ila daawan doona.👋
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 Жыл бұрын
Beautiful years 2007/2010 🙂💔
@ayaney4497
@ayaney4497 Жыл бұрын
❤️
@mohamedqabile5753
@mohamedqabile5753 Жыл бұрын
Me
@muhiyadiinahmed8514
@muhiyadiinahmed8514 Жыл бұрын
Anigaa kuladaawanaya inaadeer
@abdirahmangalad1994
@abdirahmangalad1994 Жыл бұрын
Aniguna hadan daawanaya 😂
@wrzmefrah5067
@wrzmefrah5067 3 жыл бұрын
Oh 😣😣 2008 Yaraanti xasustay wlhi Tv.ga qaranka ka daawan jiray Imikana 2020
@sagalvlog1509
@sagalvlog1509 6 жыл бұрын
Wlhi Waa ii xasuus heeskaan illow kudhowr haddi calaf jirana iisii rabiyow I love myking Khalid Abduqadir 😍😍 mhdsnd nuurdiin sida magacyka qurxon ugu luqeysay inti Sagal ahna salama
@xaajiqalbi9538
@xaajiqalbi9538 3 жыл бұрын
Amin
@quraishhabashow2331
@quraishhabashow2331 Жыл бұрын
calafkaadi maheshay after 4 years abaay. salan sare
@kingofkong9508
@kingofkong9508 Жыл бұрын
HUUNO MANOOSHAHAY❣️🐪
@AYUUB_
@AYUUB_ Жыл бұрын
5 years ago
@aminafarah4681
@aminafarah4681 27 күн бұрын
6years ago maheshy clfkagi
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 5 жыл бұрын
2007 iyo dharaar xusuus lahaa ala wakhtiga yaa dib uceliya heesta 2007 ayay hargeysa ka shidnayd😢
@SomaliBiritish01
@SomaliBiritish01 2 жыл бұрын
Kula mid bn ahay wakhti Xasuus nagu reebey
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 Жыл бұрын
kulamid
@fordnightlg7300
@fordnightlg7300 Жыл бұрын
Class keed aheed waqtigaa
@KIMJONGXI47
@KIMJONGXI47 11 ай бұрын
Heestani waxan u qaadi doona xaskayga mustaqbalka inshaallaj ❤
@suubanmahamed820
@suubanmahamed820 10 ай бұрын
Waa ikan🥺😂
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Childhood memories😥. Anoo dugsi dhigta baa kaligey wallahi ka xifdi sanan jirey hestan Saa Ardada dhihi jirey noo qaad wan ku gumaysan Jirey inan U qaado😂😂
@samiirailwad5995
@samiirailwad5995 Жыл бұрын
😂😂😂 ku xumeys badneedaa
@youngmoha5759
@youngmoha5759 3 жыл бұрын
2007 waxan joogay Muqdisho waxaa naga dul dhacayay madaafiic waxaa magalda oo dhan ka socday qax aniguna jaceyl baa i hayay waxaana ku dareemi jiray daganan 💔😭
@hajjimohamed1317
@hajjimohamed1317 2 жыл бұрын
@young moha waa waqti xasuustiisa lahaa
@amiinhaibe
@amiinhaibe 5 жыл бұрын
Who watching 2019 Aptio☝☝
@ista6776
@ista6776 4 жыл бұрын
☝️😁
@desmondhume5104
@desmondhume5104 4 жыл бұрын
Jiilkii heesahaas weli ma noolyihiin 😂😂😂🖐️👍
@Araweelomoh
@Araweelomoh 10 ай бұрын
@@desmondhume5104adigu wliga xliga ma nooshahy 😂
@ahmedAgel
@ahmedAgel Жыл бұрын
15 years ago OMG this’s amazing old memories 😍
@samzam8100
@samzam8100 Жыл бұрын
Wan soradiyeey 😢 daradan ku xadhi jiray intan xifdiyeey 😂safsaf aynigagiyo 🎉😂Alaa yaa iso celiyaa wakhtigii igategay 🤦🏻‍♂️😭ax
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 9 ай бұрын
15 sano ka hore baa pa qaday wll🥺2004 ana musasal ku dawan jiray ee xiliga KZbin laso galshay baa eh 15 sano ka hor
@zamfx12
@zamfx12 14 күн бұрын
OLD OS GOLD yaaso laabtey sidaydo kle 2024😢❤⚡🖤
@SomaliBiritish01
@SomaliBiritish01 2 жыл бұрын
Nuradin Ahmed legend alway Legend ❣🥰❣ talow Xagu ka dhacay hada Like sar i soo xasuusi ❤
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 Жыл бұрын
Filand bu degana markii igu danbeysey bro
@user-ls8kw2qb2m
@user-ls8kw2qb2m 6 ай бұрын
Alleh ha u naxariisto waa uu dhintay Al fnan nuuradiin😢😢😢
@user-bu5iu3tg7g
@user-bu5iu3tg7g 6 ай бұрын
2024 Still Is May Fav Song Ever😮
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 жыл бұрын
I remember when I was young since 2009 always watch on tvga qaranka somaliland remember 17/10/2021 4:22 galabnimo axad ah
@muhiyadiinahmed8514
@muhiyadiinahmed8514 2 жыл бұрын
From 2008 and still I listen Best remember in history
@sulubmohamed1584
@sulubmohamed1584 4 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta malin anigoo tiifiga daawanaya oo mawelada caruurta sugaya ayay soo gashay heestani waxan ku idhi walashey oo ila daawaneysa ninkani muxuu sidan ugu jaasayaa ayey igu tidhi waxa uu wadaa mooto😃xasuus aan ku xasuustay heestan ax yaa waayo waayo from hargeysa
@ridwankhadar1338
@ridwankhadar1338 4 жыл бұрын
Real old school song When I listening I gotta more memorised bro thanks (owner of the channel) pick up
@harguees
@harguees 17 жыл бұрын
Nuradin Ahmed nice song. Salut U from Holland anigo aa Maxamed (Harguees). Gurbo jooga siiba Dhalinyarta ( ano kale ah )sugganta somaliyeed jecel waxa no sameysaay fursad aanu ku dhageysano afkeena Hoyo heeso cusub oo micno leh. ( Modern Dhagan celis :) ) Thank U
@abdihakim4634
@abdihakim4634 6 жыл бұрын
comment-gan 10 sano ka hor ayad qortay wllalow manta halkan ma laga heleya weli se ma xiisaysa fanka
@harguees
@harguees 6 жыл бұрын
abdi hakim Aad iyo aad walal.
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
11sano ka hor wlhi ma aqoon baraha bulshada 16 sano jir baan ahaa waagaas ilaahay cimriga haku barakeeyo wll
@Abdirahmaann
@Abdirahmaann 5 жыл бұрын
Ciyaal dugsi baan ahaa markaad comentigan qoraysey maantaan Isha laraacay tvyadaan kadaawan jiray heestan anoo nin yar ah maantaan KZbin ku arkay
@ayshaluula3309
@ayshaluula3309 5 жыл бұрын
Horta fanaankaan majoogaa fanka muxuu ooga baxay, ilaahay qurux iyo codba ilaahy uu kumanaystay Masha Allah ❤️
@user-ys5gh4tm5t
@user-ys5gh4tm5t 10 ай бұрын
8 sano anoo jira oo baadiye joga wllkey geela aan la raaci jiray oo iga waynaa baan la dhegaysan jiray cawana 2:45/8/9/2023 ayaan dhagaysanayaaa wxn jiraa 23 sano waxan joogaa Kampala Uganda xasus io waayaha adunka illhow riyadayda ii rumee😊🎉
@TiisaHayste
@TiisaHayste Ай бұрын
Heestan anoo yarban maqli jìray cawana waan ku mirqaamaya
@Abrahan-biihi
@Abrahan-biihi 6 жыл бұрын
Still Waan Dhagaynayaa Yaa Ila Dhagaysanaya Hadda Like
@saeedinspire3381
@saeedinspire3381 4 жыл бұрын
I can't watch this cos I remembered old days 😭
@nice2abc715
@nice2abc715 6 жыл бұрын
waan iska qiirooda mar walba oon aan dhagaysto, waa heesihii aan jacaylka ku bilaabay
@najiibxasan8438
@najiibxasan8438 10 ай бұрын
Qiso xanuun badan aan dhageesty aya igu kaliftay inaan heestan dhageesto😢layla ilhy qabriga hakuu waa siciyo🤲wll ibraahim samar iyo imaan Allah hakaa siiyo wllo badal qayrqaba😢 wlhy markan dhagestay qisadiina waan la ilmeeyey😭💔
@Mohamed16830
@Mohamed16830 10 ай бұрын
Sxb aniguna hada ayaan ka daba imi alle wiilka qalbiga ha uga reebo iyadana haunaxariisto sxb adigana waan ku salaamay nabad ahow sxb meel kasta oo aad joogto❤🤝
@ciiseismacil3957
@ciiseismacil3957 7 жыл бұрын
nuuradiin axla fanaan wlhi awlaadul caasima
@hanadahmedvlogs3508
@hanadahmedvlogs3508 5 жыл бұрын
Damn!! Old days were gold. 😭😭
@Sirkhader
@Sirkhader Жыл бұрын
Heestan hadaad SLNTV Ka daawatay like ii Saar xasuus😭♥️
@somali-techcenter6824
@somali-techcenter6824 5 жыл бұрын
waayo waayo almost near 20 yrs woow so clasic noradin golden voice
@yaasiincawil4410
@yaasiincawil4410 2 жыл бұрын
i cant imagine my feeling but i love this song Waayo waayo 😭👋❤
@hanatprado7194
@hanatprado7194 11 ай бұрын
Hadaad 2023 kusoo noqotay Si aad u Daawto Legend ayaad tahay❤️
@hobonhussein6090
@hobonhussein6090 Жыл бұрын
Hestan ano yar tvga laga zo deyn jirey wlhi San u jeclan jirey xata macnaheda man fahmeyn lakin imika wan fahmaya waxu ka hadlayo 2022 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@kingofkong9508
@kingofkong9508 Жыл бұрын
Huuno quruxey ❣️🐪
@aziiliyeeyozliya1787
@aziiliyeeyozliya1787 6 жыл бұрын
Heezahan caruurnimo ku xazuuzto weeye Ila imka 2018/1/9 kama xiizo dhaco
@nuuradiin5150
@nuuradiin5150 6 жыл бұрын
Aziiliyeey Ozliya Aniga wlhi sido kle cawan niyad igag soo dhacday maxan caruirnadudii dhegaysatay waba qiroday cawaa 16/8/2018
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 жыл бұрын
imikana adigo naazo ku zoo baxen dhGaYzaNaYza
@aadamhussen600
@aadamhussen600 4 жыл бұрын
Waxan ku xasuusta heestan arooskayigi ayan kuso galay walhay wa igu qali
@xaajiqalbi9538
@xaajiqalbi9538 3 жыл бұрын
Fire fire yarantii✊❤
@IbrahimAliAbdulahi-k4i
@IbrahimAliAbdulahi-k4i 8 күн бұрын
2024 baan dhageysta waxana iso xasuusiyey macalinkeyga gym ka waana fananka hada heesta qaadayo nuurdin. Macalin 👋 3:09
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 жыл бұрын
2022 yaa dhageysanya heestan 🥰❤️🙈
@Jackzackk
@Jackzackk 4 жыл бұрын
Ado lockdown ku jira hadaa dawanosid ha ila dhaafin😍🙏
@othmanomar236
@othmanomar236 Жыл бұрын
14 Years ago up to now, childhood memories old is Gold.❤️
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 9 ай бұрын
19 sano ka hore Ana musasal au kuso gali jirtay dawan jiray wll🤪
@kadijaomelet2152
@kadijaomelet2152 7 жыл бұрын
Waa hees macaan It reminds back in the days when I was a child
@udbihussein742
@udbihussein742 2 жыл бұрын
E
@abdisamedomar1557
@abdisamedomar1557 3 жыл бұрын
nuuradiin axmed waxaan ku xazuustaa sanadaduu zhitey hoyga fanka ee hargeiza iyo tv qaranka oo heesihiiza laga soo tabin jirey. marqudha ayuunbaanu wayneyba meel uu ka dhacayba xidig ileys badan oo soo marey hoyga fanka ayuu ahaa nuuradiin
@axmedcamay5024
@axmedcamay5024 3 жыл бұрын
xaqiqatan heestan wagan somalia jogay ayan dhegaysan jiray weliba waxan uqadi jiray gabadhan jeclaaa oo hada xaskayga ah Alhamdulillah maanta 3 carura ayan ahaysta oo ay idhashay alle haydaayo xaskaga niciimo kaafiso from Toronto canada
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL 5 жыл бұрын
*2019/march* still best song
@reallife7665
@reallife7665 5 жыл бұрын
Xasuuus qaaliya waleee Maaanta ayaaan xusayaa ooy bishu aytahy 03.08.2019 Somali Farxad ayaan idin rajaynayaa
@biifleateye1814
@biifleateye1814 2 жыл бұрын
One of my favourite song ilove this singer
@khadarcabdimohamed7185
@khadarcabdimohamed7185 Жыл бұрын
Ilaa caruurnimadaydii dalkaygii hooyo ilaa aan hada qurbe “2023” joogo baan dhegaysanayaa xusuus bay igu leedahay xili aan iskoolka u kalihi jiray baan rikoodh ka dhegaysan jiray. ❤
@mobedrito9890
@mobedrito9890 5 жыл бұрын
Fanaan hadu jiray Noradin ba waagaas fanaan dhaba aha 2007 anigo Yar daawan jiray ila hada 2019 wan dhagaysanaya kamana xiiso dhaco
@osamayare354
@osamayare354 Жыл бұрын
15 year ago my favorite song❤
@fadumoalnaser1721
@fadumoalnaser1721 4 жыл бұрын
Bouhtle joogay markaan hestaan maqlay 2012 waxbadan baan kaxasuustaa aan ilaawayn😌 hadaan sooraadiyay 2019-9-18🌷⚘⚘
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 Жыл бұрын
Childhood memories anoo yar markan dhagaysanaysan jiray micneheda iyo waxay ujeedo man fahmi jirin 14 years ago😊
@jimcale2553
@jimcale2553 Жыл бұрын
Hh wlhy anigu wali sidii khaladka ahayd ee aan u xiftiyey ciyaalnimadii ayan u qaada wali ,,, nostalgic😪
@fordnightlg7300
@fordnightlg7300 Жыл бұрын
Hada ma fahantay Asmaay?
@maslaxmaxamedmusetoohe5099
@maslaxmaxamedmusetoohe5099 2 жыл бұрын
Heestan anoo yar dawan jiray iyado tvga ka soo gasha waxana dawanaya anoo nin weyna Sanadka 7/3/2022 Wakhtiga 1:28 Xasus ayey mudan yihiin suganti hore lakin fanka hadda ayaa ah micno daro bAdankoda / 😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@life_2017
@life_2017 6 жыл бұрын
I remember when I was young Since 2008 always watch on Tvga Qaranka Somaliland SNTV Remember !! just 2018😭😭🙉
@amiiratulmudalalah7797
@amiiratulmudalalah7797 6 жыл бұрын
From somaliland gar ahaan hargaysa 2018/1/14 .11:56pm dhaysan nayaah kama xiiso dhaco
@ayanabdulah9115
@ayanabdulah9115 6 жыл бұрын
23/5/2018 still listening I like this song 😢😢😢
@fordnightlg7300
@fordnightlg7300 Жыл бұрын
Which were you when you first heard?
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 2 жыл бұрын
Hees la ilaaway 2007 heestii ugu shidneyd
@_wll____
@_wll____ 6 ай бұрын
Old is gold
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
2018..❤️🎧Axlaa Sawt Nuradiin...)Imika Waraaabayaal Ayaa Yimi Fankii 😂😭
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 10 ай бұрын
Haday ka darantahay abaayo 😂 Waqti xasuus leh😊
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
9/7/2020 ban dib soo raadiyey heestan markan so xusuustay saan ujeclaa When i was #yarantaydii 😍
@nuuraahmed5584
@nuuraahmed5584 4 жыл бұрын
Xasuuus weye wlhi ♥️🌏ciyalnimadi
@niinanaana5945
@niinanaana5945 4 жыл бұрын
Waxnba kuxssta crrnimdii cawa waxn ahy xgeeda fnn wuu dhafy xqq
@unknowsuperhuman750
@unknowsuperhuman750 4 жыл бұрын
@@nuuraahmed5584 😭😭😭😭
@unknowsuperhuman750
@unknowsuperhuman750 4 жыл бұрын
@@niinanaana5945 😭😭
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Жыл бұрын
Am in love with the man as well as the song
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 7 жыл бұрын
wooow nooradiin fanaaan jira 2007 lyrics hasocoto hawshu
@fuaadcalixaashi7119
@fuaadcalixaashi7119 2 жыл бұрын
Cawa dhageysanayaa mar aaan gabadhii aan jeclaa maherkeedii uudhacayo 😭😭😭😭😭😭 09/09/2021. Khamiis Kampala Uganda😥
@kuuscowl
@kuuscowl 2 жыл бұрын
Sorry sxb , samir iyo duklqaad kudhaaf waqtiga adag wll . "Waligeed adunyada waqtiga qof saacida midna waayahaa xira "
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 жыл бұрын
Sorry zhp 😭😭😭😭
@MullaMadar
@MullaMadar Жыл бұрын
*fuaadcalixaashi7119* Sorry my brother waa iska aduun😰🙏 Rabbi qalbiga hakuu qaboojiyo Kampala *nateete mackay road* baan kaasoo salaamayaa👋 MAALINIMO TALAADO/22/11/2022
@liwanmuhammadfarah2163
@liwanmuhammadfarah2163 Жыл бұрын
Best songs ever ❤
@cabdirisaqboos961
@cabdirisaqboos961 4 жыл бұрын
2020 and quarantine bring back memories
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 жыл бұрын
My favourite 🎵
@jamaljay6095
@jamaljay6095 7 жыл бұрын
one of ma fv songs
@elhaamiomer5425
@elhaamiomer5425 4 жыл бұрын
👂2019 Waxa ka dhiman 5 days Welcome 2020 By 2019👋
@abdiwahidhussein8396
@abdiwahidhussein8396 3 жыл бұрын
SLNTV Hargeisa,Somaliland maalmo aan soo noqon karin . Xasuus laabta iigu jirta, nuuraddiin Axmed fanaan shacbiyad badan lahaa. Haddana ku nool dalka Finland siddaan xog ku helay, waxaan rajaynayaa in uu dib u tumo heestan muuqaalka iyo muusikana dib u Boodhka uga jafo. Guulayso fanaankaykii xasuus ayaad nagu reebtay. Hargeisa, Somaliland. 1.2.2021 Axad.
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
Abdiwahid wlhy xasuus slntv anigoo burco jooga fasax u imid anigoo wakhtigaa ku jiray waxbarasgada dugsiga dhexe aanka dhigan jiray ceelafweyn habeen bay soo gashay aan usafrayay Ceelafweyn subax nimada habeenkaas aduunyo wakhtigu wuu soconayaa
@ahmedabdillahi7066
@ahmedabdillahi7066 3 жыл бұрын
@Abdiwahid Hussein, sxb maalmahaasi waxay ahaayeen dahabi iyo xusuus aan dib loo hell karim
@madogashe1756
@madogashe1756 2 жыл бұрын
Nuradin wa nin reer xamar ah hawiye ah maxa dhuusadii isaaqa halkan keenay?
@madogashe1756
@madogashe1756 2 жыл бұрын
Jigjiga iyo jabuuti ayuu ubadan yahay ninkan oo uu ku heesa
@vinfnan
@vinfnan 2 жыл бұрын
Xasuustii 2005kii nuuradin iyo hargeysadi mcneyd
@mustafexasan6988
@mustafexasan6988 2 жыл бұрын
Slntv childhood memories 😥😥when i was 6year old I have listening this song just Iam 20 years old 2022🖐🖐
@aichadarar678
@aichadarar678 27 күн бұрын
Memories 😢,old is gold wlhi
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 жыл бұрын
Ilaa hada "2017" ah kama dhergo heestan Am Replay million times
@oldschool9316
@oldschool9316 4 жыл бұрын
Taariikhda 21 March 2020 Waqtiga 11:11 pm Somali maxamed 💖💖💖💖💖💖💖💖
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 5 жыл бұрын
Watching this song since 2008
@abdiazizsaid2776
@abdiazizsaid2776 25 күн бұрын
Berigaas 2007 mobile yaro shiinays iyo memory hadad isku hesho farxado dhan wad haysatay 😢😢
@Raaxeeye143
@Raaxeeye143 5 жыл бұрын
Nice iyo weliba xasuus aroos baadiyaa ayaan ka qaadey 2010 wlhi ......ahmed saalah qali
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 4 жыл бұрын
October 2019 ayan soradiyay kadib markan xasuustay San ujeclan jiray 😍
@HamzaHassen0
@HamzaHassen0 4 жыл бұрын
Same to you
@mj-en3cs
@mj-en3cs 4 жыл бұрын
Aniga xitaa wlhi ❤️❤️❤️
@nimcoahmedsigad138
@nimcoahmedsigad138 3 жыл бұрын
Hhhh halkana kaa helay
@hanadaxmed7138
@hanadaxmed7138 3 жыл бұрын
La iska daba imanayaa
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 3 жыл бұрын
@@nimcoahmedsigad138 marka isku dookh laleyhy waa iska sidan xbbti
@jimaale3095
@jimaale3095 2 жыл бұрын
Heestan waa heestii ugu hor maqlay anoo yar bay tvga qaranka ka soo gali jirtey xasuus gaar ah ayay ii tahay heestan 😊❤ 2022/may/1 eid muparak kullu caam wa antu bikhayr🎉🎉 ❤Isniin❤
@suldaanabdikareem3931
@suldaanabdikareem3931 4 жыл бұрын
2/5 2010 Ayaan Go aaansaday in aan ka tahriibo wadan kayga una tahriibo wadamo shisheeye. Maalinkii aan ka baqoolay Gebi ahaanba magaaladii aan Marka kula noola qoyskaygii iyo wlldy aniga iyo dhalinyaro badan iminka ku kala nool America USA iyo meelo kale ayuu Darawalkii noo shiday heestan #Xasuus Wlhi ana. Waxaan hoosta ka Dhahaa. #saadir ha igu kaa Simo #Hooyo Mcn ileen ima oGayn in aan tahriibaye imana oGolayne. Hooyo mar walba wey isoo ducaysaa alla ha ii daaye. Iminka anoo lock Down ku jira ayaan laptop 💻 kayga ka Dhagaysanayaaa 🙏🙏🙏🙏
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 3 жыл бұрын
waa taariikh cajiba wakhtigsi wa gorma
@Anshax_Music
@Anshax_Music Жыл бұрын
Heesstan anoo yar ayaan dareemi jiray ilaahay amarkiisah❤️
@ayaney4497
@ayaney4497 Жыл бұрын
🥺😢
@Anshax_Music
@Anshax_Music Жыл бұрын
@@ayaney4497 ma ila dareentayna wll👀
@sagalabdi2095
@sagalabdi2095 4 жыл бұрын
Wllkeey aad ujeclaa hestan wlh ma ilaabo ano yar 😭😭❤waqti hore
@cabdulahihussein257
@cabdulahihussein257 7 жыл бұрын
wow Masha Allah heesta 20 11 dhgysn jiray Masha Allah wnjcelhy heesta
@abdirisakaar9890
@abdirisakaar9890 3 жыл бұрын
2021 ayaan dawanyaa anigo beer u jiifa sacadu waa 10:00 habeenimo from hargeisa 😍😍
@delougdeux-millevingt9788
@delougdeux-millevingt9788 4 жыл бұрын
I like this song end of 2008. I was grade 11 or in High school ❤❤❤.
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 10 ай бұрын
Sxb hadda xage joogta manshalah 🎉
@luulmohamoud4548
@luulmohamoud4548 2 жыл бұрын
Wlhy heestani inkasto ay iga horay say Hadan xasuus ayay ilee dahay runti 2012 Ayaan dhagaysan jiray ilaa hada waan xiiseyaa Nuuradiin Axmed king
@abdifatahahmed5569
@abdifatahahmed5569 2 жыл бұрын
CAASHAQ SOW IMUU Helin Sow Igu Abuurmoo Seedaha Jirkeekiyoo Saameeyay Oogada Sow Daris Lamaan NoqoN 🥺❤️
@muklhiis4751
@muklhiis4751 5 жыл бұрын
2019 hadaad daawanayso like saar
@qaaliquruxcali3960
@qaaliquruxcali3960 5 жыл бұрын
Maba ka baxo heestan magaceygu waa laylo
@krimakaram9148
@krimakaram9148 6 жыл бұрын
I watch when I was in 7yrs TV ga qaranka Imikana abwanki zameya wax ii dhiga #Mawliid Adan biixi
@salahbukhatiriomari8555
@salahbukhatiriomari8555 5 жыл бұрын
Heestan Oo Daawanayno/Dhagaysanayno Aniga Iyo Inantaan Adeer U Ahay Bahja Yar iyo Hooyadeed Ifrah 5 July 2k19 💔✌💙
@cabaasomarking6940
@cabaasomarking6940 2 жыл бұрын
Best song. Hadad so radisay like sare 2021
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 Жыл бұрын
Still is my best favourite song.2023. My first time i fall in love ²00⁶
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 7 жыл бұрын
Xasuus walahi 2008-2009 ayaan jeclaa heestan
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 8 ай бұрын
2024 Qofka dhagaysan doona salaamayaa xasuus 17 sano ka hor
@user-ig7ky6vc9u
@user-ig7ky6vc9u 2 жыл бұрын
Xasuus radio daljir galkacyo 2006 rikoor ayaan ka dhagaysan jiray cajalada gashan jiray waayo waayo ❤👌💔
@hajjimohamed1317
@hajjimohamed1317 2 жыл бұрын
isku magaalo ahayn galkacyo magaalo aanan ilaawi karin waayihi aan kusoo qaatay❤❤
@muzthaphe__astra7769
@muzthaphe__astra7769 Жыл бұрын
Nuradiin ahmed fanaan la waYy heestan waxan dhagaysan jiray 2006 anigoo aad u yar ayaan jeclaa heestan . Imika waa 09/11/2022 haben arbaci soo galayso
@nasserjama5797
@nasserjama5797 2 жыл бұрын
Waa heestii iigu horeysay ee aaN dhagaysto 🙆 kadib 12sanno Xasuus 2021/9/13 ayaan dhagaysanayaaa 😊😊😊😊
@nextgeneration558
@nextgeneration558 3 жыл бұрын
Raad tv qofkii garanaya garanaye baan ka dawan jiray waban yara i miss those dayz walahi ❤❤❤⏮️🎵⏪
Layla - Nuradin Ahmed
7:06
kaka ronaldo
Рет қаралды 397 М.
Carafo
5:43
liban farah
Рет қаралды 2,7 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 43 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 33 МЛН
Saxardiid - Lugooyo
10:01
liban farah
Рет қаралды 590 М.
Qabyo 2
4:43
mvklip
Рет қаралды 826 М.
Ma love kuu dhigmaa jira - Abduqaadir Saahil - 2010
5:41
Gacal & Xigaal
Рет қаралды 371 М.
Cabdi Ismaciil Beele l Heesta Dunidda
7:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 788 М.
ZAMZAM Nuuradiin Axmed
8:21
maadey Ismaciil
Рет қаралды 226 М.
YouTube   Ismoog by Awale Aden
6:08
waaw28
Рет қаралды 1,9 МЛН
nuuradiin   aduun cidhif
6:08
BALANBAALISSTUDIONRB
Рет қаралды 62 М.
Bildhaan Dahab LIVE STAGE By Nuradiin CAbdi   NRD   2017
5:49
JigJiga Music
Рет қаралды 392 М.
Ikraan Maxamed Caraale Gaarsiiya 10 10 2010 By IKY
6:31
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 6 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 425 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 127 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 61 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 107 М.