No video

*Maryan Mursal, Cumar Dhuule Ahun, Axmed Mooge Ahun & Xalima Khaliif Magool Ahun | Waa Qaali

  Рет қаралды 239,311

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 90
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 3 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto Dhamantood & Muslimiintii Geeriyootay. Aamiin Salaasa 5/1/2021 London, UK
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@ayatulaah1634
@ayatulaah1634 3 жыл бұрын
Amiin yarbbi inta nool cimri dheere cibaado suubsan u rijenaa dad waa dadkiye hore maamhada murtiga sugaanta waan iska ilmeyaa dadkiye hore hadanan maqlo misse kale soo xasuusto wlhi 😭😭😭 ilaaheyow umada Somalia isku soo celiye 🤲🤲amiin yarbbi
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto dhaman tood
@icandothis1740
@icandothis1740 3 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaankii xasan sheekh muumin what a legend.
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 2 жыл бұрын
Abwaan labo maaha. Alle ha unaxariisto philosopher kii Umada Soomaaliyeed Xasan Sheekh muumin Gaafane. Hormoodkii fanka iyo murtida Soomaaliyeed.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@munaaweys6892
@munaaweys6892 Жыл бұрын
Maanta heestan niyada iga soo dhacay waa qaali nabaduyee waaw masha Allah dadkeena xikmad badnaayeenaa ❤️❤️ allow qabrigooda u nuuri
@yaasinmaxamud8930
@yaasinmaxamud8930 3 жыл бұрын
Fan waa fankii hore fanaaniina waa fanaaniintii hore abwaaniina waa abwaaniintii hore waa hees cajiib ah afar fanaan oo xul ah ayaa qaadaya magool axmed mooge maryan mursal iyo cumar luule dheeraadkana maryan mursal ayaa leh xaga codka
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 3 жыл бұрын
Waa ereyadii alaha unaxariistee abwaan xuseen aw faarax iyo laxankii alaha unaxariistee abwaan maxamed cali kaariye mahadsanid sxb
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 2 жыл бұрын
Wax badan ka fiirso inta aanad fanka umada soomaaliyeed aanad ka beensheegin
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 2 жыл бұрын
Sxb anigu waan hubaaye adigu iska hubi radio muqdisho saas ayaa kuqoran
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Waayo waayo tariikhdii somalia alaha u naxariisto intii xijabatey wagaan somalia adunka magac ayey ka leheyd
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@maguled
@maguled 3 жыл бұрын
Xusuustii waayo waayo 1974/75, Radio Muqdisho
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Heestu way ka horreysay xilligaas.
@abdulrahmanibrahim4523
@abdulrahmanibrahim4523 2 жыл бұрын
Anigoo gaari kasoo raacay magaalada Johannesburg una socda Pretoria ayaa Yar sxbkay ah heestan noo daaray, waa markii Ugu horaysay aan maqlo, codkii dahabiga ahaa ee xaliimo khaliif ayay heesta Ku bilaabatay, aad Baan u jeclaaday heesta oo dhowr Mar baa kusoo ceshaday, Hada gurigayga ayaa kusoo laabtay oo waan kusoo celceshanayaa anigoo xasuus badan oo xanuun badan galay, qofka jacayl haayo Allaha u sahlo.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
Maryan mursal uunbaa kanool 😢😢😢 Awn dhammaan intii dhimatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxaaristo aamin
@moeawale4891
@moeawale4891 4 ай бұрын
WAA QAALI NABADUYE . Ereyadii Abwaan Xasan Sh. Muumin (AU) iyo laxankii riwaadii Shabeel Naagood.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyoow 21october Waa La IlaalinwaN
@cawalefarey6345
@cawalefarey6345 2 жыл бұрын
Waayo waayo
@daamitvb.m.d882
@daamitvb.m.d882 Жыл бұрын
Ereyadii rabi naxariistii jano hakaa waraabiyo abwaan xuseen aw faarax dubad
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@alimuse9541
@alimuse9541 4 жыл бұрын
WAA EREYADII IYO XIKMADII KA SOO MAAXATAY ALLAH HA NAXARIISTEE ABWAAN XASAN SH MUMIN GOROD
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 3 жыл бұрын
Sxb adigoo mahadsan heeskaan waxaa ereyadeeda lahaa alaha unaxariiste abwaan xuseen ow faarax laxankana waxaa saaray alaha unaxariiste abwaan maxamed cali kaariye sidaas ayaa idaacada radio moqdisho kuqoran
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 Жыл бұрын
Xuseen aw Faarax ba laha wll Eerayda hadad i minayso waan huba
@Abdullahgii
@Abdullahgii 2 жыл бұрын
Waa qaaliye nabaduye.
@keyahmedibrahim4475
@keyahmedibrahim4475 2 жыл бұрын
Heesta xasuus i galisay walah When u are young love blows the mind
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 2 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto Dhamaantood iyo Muslimiintii Geeriyootay. Inagana Eebe ha inooga Daba Naxariisto. Aamiin Khamiis(Habeen Jimce Soo Galayo) 30/12/2021 Hargaysa.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@CabdiSamad-vy7nw
@CabdiSamad-vy7nw 6 ай бұрын
Ty 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😅❤❤❤
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 7 ай бұрын
Cajaabibta ay heestu leedahay waa wax lala yaabo qof sidaa suugaanta usamayn kara ma jiro aan philosopher ahayn ma jiro Bal intaaso kaliya ufiirso Waa qaali nabaduye Nin qumaati ugu laday Oo qushigii ku meel maray Idinkuba qiyaasoo Hadii aan qalooc jirin Miyaad qiri lahaydeen Macnaha wax waliba waa inay wax ku lid ah yeeshaan si ay dhadhan usameeyaan❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin hasaha qaranka xasusta somalia ad no so deyseen hesahaan waxa ku dhegeysan jirey somalia o namada xamar cadey ala yaa namada no so celiyo 🇸🇴❤❤❤❤❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Adiga muddan walaal. Inshallah wadankeenu wuu hagaagi. Aniguba Waxaan jiilkii ku koray wadan nabad iyo horumar ah.
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Waxaa faqashtu ma alifi karaan waayo waa African Somalia soo degey oo ka yimi kenya iyo Tanzania oo washaysi ah iyo gafuur culus firxun ah waa africaner aan sinji ku lahayn somali dhinac kasta ood ka eegto
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 3 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahay sida aad nogu soo bandhigtay Masawirada Fanaaninteenii Qiimaha lahaa ee nolosheenii Caruurnimo iyo dhalinyarnimo na soo maaweeliyey. Intii dhimatay allaha u naxariisto. Laakin fanaanintii Banaadiriga maxaa qaar xitaa ugu dari weysay.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Walaal adiga muddan, waan ku soo daray,
@hibo271
@hibo271 3 жыл бұрын
Mashallha
@shiinoosuldanka4652
@shiinoosuldanka4652 Жыл бұрын
Waa erayadii ahun abwaan kii weeynaa xaaji xuseen aaw faarax dubad
@abdiahmed5776
@abdiahmed5776 4 жыл бұрын
Waa afar qodob oo nolosha saameyn ku leh
@hibo271
@hibo271 3 жыл бұрын
Omg I love it this song this days women men bad 2020 they uneducated guy watch old shcool
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 жыл бұрын
Aun u naxariisto dhamaan fanaaniinta Aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@omarhussien8958
@omarhussien8958 3 жыл бұрын
Wah wah! Nin qab weyniyo nimaan ubaqabin!
@xalanecabdiraxman4114
@xalanecabdiraxman4114 2 жыл бұрын
Heestan horay ooma maqal laakiin waan kahelay biyo dhaceeda iyo sida halaasiga ah ee loogu farayaraystay
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 3 жыл бұрын
Hestaan ayadoo cod fasix leh saan uraadin jidhay waan waye mahadsanidiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Adiga muddan walaal
@mustafefarah9434
@mustafefarah9434 Жыл бұрын
fankii dadkii aqoonta lahaa inoo kala shandhayn jiray waa xili dahabiya
@ciiseaadan9280
@ciiseaadan9280 3 жыл бұрын
2021/3/4 anoo jooga dekmida afgooye saldhiga magaalada
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 3 жыл бұрын
Mooryantii Afgooye ka dhargay miyaa tahay mise kuwii jiingadaha ka dhistey si ay isu deegaameyaan kaftan kkkkkk
@shiinoosuldanka4652
@shiinoosuldanka4652 Жыл бұрын
Waa ceeb in hees uu abwaan leeyahay in abwaan kale lagu sheego. Abwaan xaaji xuseen aaw faarax dubad ayaay maskaxdiisa kasoo maaxatay heestani sababteediina waa la wada yaqaana.
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 4 жыл бұрын
Waxaan halkan ugu mahadnaqaa inta shaqeynaya inay heesahan si farshaxan leh inoo soo bandhigan iyo fanaanitii iyo abwaanadii iyo musician kii habanero badan u soo jeedey ayno ku raaxeysano oo suugaanteen ka mid ah ina soo gaadhsiiyan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Walaal adiga muddan. Thanks
@abdijaliildirie
@abdijaliildirie 3 жыл бұрын
Plz qofka soo saaray waxaan kugu darsan lahaa dadka dhintay allaha u naxariisto lkn dad ayaan aqoon ee magacyada ugu soo qor adoo raali ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Walaal dadkaad sheegaysa ma sawiradaa? Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay aamin
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 7 ай бұрын
Heestani xasuus ayay igu leedahay mudo badan ka hor ayaan dhegaysan jiray Maanta ayaan dib uxasuustay oo taariikhdu tahay 1/2/2024 maalin khamiisa saacaduna tahay 13:46 cajiib❤
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Hadii soomaali ay tahay dad inuun dareen wadaniyadeed kujiro halkaa aan maanta joogno majoogneen Fankeenu wuxuu ina baraya waxaynu ahaan jirnay. Lk dadkii qiimayn lahaa waxaynu ahaan jirnay iyo 30 kadib halkaynu naalo unfortunately i don't know what i describe
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waa run waa qaali nabadu
@qadafinuur
@qadafinuur 4 жыл бұрын
Codsi Heesti Amal ee Qalinle
@shiinoosuldanka4652
@shiinoosuldanka4652 Жыл бұрын
Abwaan xuseen aaw faarax dubad wuxu ka hadlaayay ineey jiraan dad iyagu isla weeyn lkn dhinaca kalena aay jiraan qaar la yaaban oo u arka wax aan waxba ka jirin lkn nin waliba uu kartidiisa iyo aqoon tiisa uu meel ku gaadhi karo. Nin qab weeyn iyo nimaan uba qabin is qardoofe yaay is qaabilin.
@user-cn7wq3gs4g
@user-cn7wq3gs4g Жыл бұрын
NIn qobweyn iyo nimaan uqabin isqaniinay ha iaqasariyeen Hadal qiimo weyn
@jaamcrapiicfaarx8864
@jaamcrapiicfaarx8864 3 жыл бұрын
Asc
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 3 жыл бұрын
Allaha Unaxariisto waaberi legends inta dhimatay inta noolna caafimaad ayaan u rajeynaa,,waxaan kale oo aan halkan tacsi uga dirayaa,qoyskii & Eheladii Iyo ummadda soomaaliyeed oo uu ka baxay maanta alfannaan Cabdi Cali baa-calwaan,oo maanta oo ay taariikhdu tahay 24.12.2020 ku geeriyooday dalka jarmalka oo uu Muddo ku Xanuunsaneyey,Allaa yaa-raxmaa Big legend, marxuum baa-Calwaan!!..Scww....
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@mahdiyaelmi3693
@mahdiyaelmi3693 7 ай бұрын
Rag baa murtidaan alifay Murtida maantayna waxaa ka mid ah Caaway cajiinka anaa kaa qasaayo Alloow maxaa kaaf iyo kala dheeri timid😏😏😏
@jamageelle5678
@jamageelle5678 3 жыл бұрын
Add oublic
@abwaanomarmohamed8569
@abwaanomarmohamed8569 Жыл бұрын
Miyaad qiri lahaydeen!!
@axmedsaadaq8006
@axmedsaadaq8006 10 күн бұрын
Heesta waxa laga dhaxlay qabyaalad calamo 100 madax weyne qaxooti aduunkadhan madaxweyne wadan tuugsanaayo
@ibraahimsamoow1225
@ibraahimsamoow1225 2 ай бұрын
Hadii aan qalocjirin miyaad qirilaheydeen 😳
@farxiyocabdirixmaan5426
@farxiyocabdirixmaan5426 Жыл бұрын
Wa qali nabaduye nin qumaati uguladay oo qushigi u meel maray adinkuba qiyaasoo soory soory dhalinyaradii wadankan nahaye illohow nabad nooga dhig wadankeena heer waxn marayana iskadaah wax kale xataa askarta wadankeena aan kacabsano oo sidii tuug uga carato markay luuq noogahoryimaadaan ax soory soory
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
Yaa iska leh oo sameeyey heesta?
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 жыл бұрын
Aun xasan sh.mumin
@ak.0-010
@ak.0-010 4 жыл бұрын
daadka miya noqdy shini maya cawan mahin
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 2 жыл бұрын
Xasuustii waayo waayo 1974 /ilaa 1975 kii
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
Heestan wax badan wan ratiyay wadku mahasantay 🤖
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Adiga muddan wll
@nasro7666
@nasro7666 4 жыл бұрын
Woow xasuus
@jamageelle5678
@jamageelle5678 3 жыл бұрын
Add a puliic
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 жыл бұрын
Bare caroornimo
@jaamcrapiicfaarx8864
@jaamcrapiicfaarx8864 3 жыл бұрын
Hhhh
@sacidosam536
@sacidosam536 3 жыл бұрын
suugaantan waxaa lahaa reer waqooyi ama reer soomaaliland . murti iyo suugaan abwaan iyagaa lahaa. reer koonfureedka fakar ay wax ku alifaanba malahaan jirin
@hiboosmaan4092
@hiboosmaan4092 3 жыл бұрын
Waxba maynan lahayne qiimihi somali lahayd bah sababay iyo dal jacaylki umadena waynaga qabilkeni ulabaneh 30 sano aqonsi ku walane k macash
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@hiboosmaan4092 Caqli gabar Soomaaliyeed baa weli inoo leh. Mahadsanid Hibo.
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 2 жыл бұрын
Siciid ismaacil jaahil nimada isaaq illaa hada maqaci la,dihiin soomaliya dadka jahilsan ayaad tihiin walidiinana been ayey idiin sheegeen taariikhda somaliya first soo barta adiga oo soomaliya aheyn sidaad wax ugu sheegi kartaa adoo buluush hidi lagaa, iibsaday taariikhda dib,uraac
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 Жыл бұрын
Xuseen af Faarax oo reer hargysa aya laha
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 274 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 565 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 157 М.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 841 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 207 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "AAN HESHIINO"
10:14
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 565 М.