**Maryan Mursal | Ragaygu

  Рет қаралды 516,047

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

13 жыл бұрын

Somali Song

Пікірлер: 298
@munaali41
@munaali41 3 ай бұрын
Hooyo kasta dhiiri galin bay utahay heestani oo la daala dhacaysa korinta awlaadeeda kaligeed ilaahoow ii xafid hablahayga insha allah kuwan kunasto rabbi ha iga dhigo
@adooooontiiiiiialle
@adooooontiiiiiialle 8 ай бұрын
xaladadan an KU suganahay markan Ka baxan so boqan doona Rabiyow meshan rabo igaarsi waqtigan adagna idhaafsii I.a 10/30/2023😢
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Insha Allah wa ka baxeyna
@moabdulahi8418
@moabdulahi8418 5 жыл бұрын
Runti heestaan si gooni ah ayee ii taabaneesaa waxaan xasuustaa bahadlilka iyo dhibka lagu haaayay hooyadey markaan yaraaa😢😭
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
Ooh sorry bwe Somalida illhy wax ha fahansiyo adna Hoyo mcn ilaali 😢
@quensamra7989
@quensamra7989 4 жыл бұрын
Mo abdulahiyow hooyo walba dhibkan way inala soo martay lkn inagaa laynaga rabaa hooyadeen xanuunkii ay inala soo maratay inaan intaan awoodno ilowsiino
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waan necbahay dadka dhibo hooyo macaan
@mustafealanle9896
@mustafealanle9896 4 жыл бұрын
Ma fiicna qodka hooyadii wax ka sheegay if iyo aa khiraba Mansha allah hooyo allaw xafid
@maryanxasan9430
@maryanxasan9430 3 жыл бұрын
Saa hoyoda ma u shaqeysan he
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 4 ай бұрын
Inkastoon rafaad qabo Maantana raamo leeyahay Hawsha reerku Labbada dhinac Anigay ligu raran tahay Roobaygu da'ayee Marka ramaasku soo Baxo Gabdhuhu reerka hantaan Wiilashuna Israacaan Rabbigay Waxaan ka sugayaa In ragaygu ii kaco Aamiin ammiin Oon kahelo rafaad-kani Abaalkii Aan raagsaday Anna aan is rogo Ku raaxaysto meel Wacan Ruux waliba iraadshaa layga daba rucleeyaa Reerkayagii Inici jiray Ruuney igu yidhaahdaan Oon yeeshaa rag iyo dumar Qaraabo aan I rabi jirin Qofka igu riyaaqeee Qosolka igu rakaadshe Ubad gooyo hadala igu sii rideeyo Ra'yi gab ha noqonine Wakhtigu ruuxna lama Dhalan. 5:41 Kunturaad Rabbaaniya Raad dheer baan ku taag-nahee Markaan tuuro heeryada Kol kaasaan jawaab runa Dhegaha kuugu ridayaa Rabbigay hanagu simo.... Maryan Mursal " Ducadan Alle wuu u aqbalay "
@abdiwahabgarad504
@abdiwahabgarad504 4 жыл бұрын
Waa heesta keliya ee shucuurtayda badasha ee iga ilmaysiisay mararka qaar. Guud ahaan hooyooyinka Somalida in dhib ugu filan way maraan Alle abaal gud wanaagsan haka siiyo tacab kooda. Maryan Mursal Somali Legend
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 9 ай бұрын
😢😢😢😢
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Waa markey xaaladu ku xumeyd oo caruur yar yar ay wadatay waxaa cawiyey madaxweynihi jabuuti xasan guuleed abti doon 😢
@wacanmadar7409
@wacanmadar7409 5 жыл бұрын
Markaan tuuro heeryada markaasan jawaab run ah dhaga kugu ridaya rabigay ha inagu simo intaa ayaa ilaahay ka baryayaa idinkuna aamin ii dhaha wllaalaya
@daganmomo
@daganmomo 10 ай бұрын
Heestan Qof walbo Rafad Nolosha kala kulmey baa leh wayo weli walid ma Noqon balse kaligey baa dhibatoyin iskala kulma 😢 Illahow iisakhir waa haben jimce baxayo waxa Joga Jijiga oon fasax ku imaday balse waxa leyahy Rafadka Raaxa xigidonto inshallah , Qof waliba iraadsha oon Irabi jirin😢
@apdirizakiroapdirizakiro625
@apdirizakiroapdirizakiro625 3 ай бұрын
Inasha Allah waad kabixi idinka ilaaahay wlshaey ❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Xaqiqdi wa walahi
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 6 жыл бұрын
walahii waxa iga timi ilmo aniga oo aan is ogayn waa wax laga xumado hooyo somaliyeed in qabiil lagu dhibo oo loo ciilo long life mama maryan mursal
@abyan1351
@abyan1351 5 жыл бұрын
Anigaaa mise adiga ilinta 😭😭😭😭😭😭😭
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Cabdirahman Hamud Lakiin majrertrenka Waa ka guursadaan reerkan majeerteen reev ka mid ayaaba sheegta Ee arinku Maaha
@sadiyohassan5347
@sadiyohassan5347 3 жыл бұрын
Qofka qalbiga fiican oo cafiska badan waa guuleysataa
@Cagaarweyne
@Cagaarweyne 9 жыл бұрын
Waa xaqiiq inay Ilaahey baryadii ka aqbalay.. Maantaana la joogaa in Maryan Mursal Ciise ayada laga daba ordayo... Raggeedii iyo gabdheheediiba waa u kaceen. Runtuna waxay tahay Maryan waxa ay tahay ayaa Soomaliyoo dhan yihiin. Weliba waxaan dhihi karnaa kuwo badan oo badan bay shakhsi ahaan ka QIIMA badantahay.!!!!!!!!!!!
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 4 жыл бұрын
Maryan Mursal Ciise qof ka adag, karti badan oo ka waddanisan Soomaali inaan laga soo helayn baan u malayn. Cunsuriyadda reer ahaan lagu hayay, si kasta oo la iskugu dayay in lagu bahdilo, oo cay laga faafiyo (filimo ayay jishay), culays qoys oo haystay oo ay xataa gaari wayn ku kakiftay in ay caro iyo dhagxaan ku qaaddo oo ay ubadka ka masruufto inta laysankii fanka laga qaaday; waxba way ka tari wayday. Iyada oo waxaas iyo wax ka badaniba haystaan; haddana waligeedba in ay xiddig iftiimaysa Soomaali u ahaato marna may kamay caajisin. Waxay intaaba ku heesaysay; "Somali U Diida Ceeb, Naftiina u Cay". Yasalaam! Anigu, qof ahaan haddaan iyada ahay, oo aan meesha ay joogto hoogi lahaa, sidaa ma yeeleen.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Walaal waa runtaa, Fanaanada QARAN si xun bay Soomali u gashay, ALX way ka gudubtay raganameeded iyo Ilaahay garab galay.
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 3 жыл бұрын
aniga ayey i haysataaye ilaahay ha ila koriyo. oo ha ii xifdiyo oo aan ka helo rafaadkii aan ka maray Ana soo xajiyo soo cibaadaystaa intii i dhibi jiray cawridooda naga hay insha Allah(Aamiin yaa rabbi) ii soo duceeya walaalayaal
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Wll niyada Ada allaha kuu yeelo aamin yaa allah 🤲🤲🤲
@hooyomacaan6929
@hooyomacaan6929 3 жыл бұрын
Ameen wall ilahay sida maryan haku ciil tiro wata nol fican mnta ku nolyihin iyo ilmahedi
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 2 жыл бұрын
jazaakumullahu khayr wlay
@mohamedawil7366
@mohamedawil7366 11 ай бұрын
Alle hakula koriyo walaale, kuwo ku anfacana hakaaga dhigo adna samir iyo dadaal wehesho
@ayaancabdi6750
@ayaancabdi6750 Жыл бұрын
Waan iskudhiiri galiyaa heestaan maryan mursal ciise noolow 👩 👪 🤱 👩 👪
@cuudidileg6875
@cuudidileg6875 7 жыл бұрын
waa waayihii aqoon daradu haysatay soomalidu mana ahayn in xaaldaas lamariyo maryan mursal ciise bootaan waa wax laga xumaado
@mahiigaantv4989
@mahiigaantv4989 2 жыл бұрын
2022 cida dhagaysanaysa 👍 Wakhtigu ruuxna lama dhalan
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 Жыл бұрын
Waa run waqtigu ruuxna Lama dhalan 😰❤ Mama maryan mursal Alle haku siiyo Cimri dheer iyo cibaado suuban 🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
aamin
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 20 күн бұрын
Insha allh hadu allh idmo wan so boqon dona shan sano kadib manta curadayda waa 14sano jir 2.7.2024 malin talado ah 😢😢😢xanunka nolasha an daremayo ayeey heestan ka hadlaysa
@aragsaninagacalowgacalow5154
@aragsaninagacalowgacalow5154 4 жыл бұрын
Wlh cunsuri somali ayuu ka bilooda kuna dhamaadaa ax wlh wey gaadhay ducada eey alaah swt ka bariday alaha kuu danbi dhaafo maryan mursal ciise
@xaawojaamac3087
@xaawojaamac3087 3 жыл бұрын
Heesta xasuus gaar ah bay iileedahy aduun howl kama dhamaato 😭😭😭😭😭😭😭 maryan mursal allaha ku xafido maaamo qaali ah weye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@ahmedkaafi8504
@ahmedkaafi8504 3 жыл бұрын
Heestaan waa heesta kaliya eee hooyo walba taabata wll
@saeedhasan7147
@saeedhasan7147 8 жыл бұрын
Mayan mursal ciise caadi ma ahan waa fananada ugu caansan fanaaniinta somaliga ku heesa, noolow maryaneey dhibta aad soo martayna waad ka baxday hada mansha allah.
12 жыл бұрын
MARYAN MURSAL IYADOO DHAN WAA MACAAN TAHAY dhan walbo naagnimadeeda dadnimadeeda suuraheeda waji ahaan cod ahaan iyo wadan jaceylkeeda waa qof nool
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
TheWaiting22 mashaaa allah ilaah ha uziyaaadiyo
@user-xw1op5kw9y
@user-xw1op5kw9y 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤dieu merci elle est sorti de sa❤❤❤❤❤❤ mama qali mariam mursal
@somalilanddhalad3277
@somalilanddhalad3277 4 жыл бұрын
Heztan markan maqlo hoyan xasusta walhi dhibtii laso mariyay ax lakin maanta anaaga leeg oo bini adamki na dhibi jireybaa na baryaya momy allow kudhowr
@abdinajibibrahimadan5968
@abdinajibibrahimadan5968 2 жыл бұрын
😭 wlh ilin iga tmid wll isku mida nahay adunyo wye ana xasus ban galay hoyo sas lo gali jiry nabtan anage na hos jogan 😭😳
@AishaCanod43
@AishaCanod43 9 ай бұрын
WakhtiGu ruuxna Lama dhaLan 😢😢😢😢 Wxn zoo pooqdy anoo cuLayz dhan wlpa aH dareemaYa 29 9 2023
@SamiaSaan-nf1rm
@SamiaSaan-nf1rm 9 ай бұрын
😢
@scwscw3047
@scwscw3047 9 ай бұрын
Ilaah ayaa ka saari kara wlaah walal . Kac salaatu layalka habeenki ilaa 3 ilaa 4
@mohamedwarsame1642
@mohamedwarsame1642 7 жыл бұрын
Xiligaan waa markii Axmed Cali ay kala tageen Wiilal Yar yar na haysatay Howsha reer kuna ayada ayaa hooyo iyo Aabe ka Wada ahayd Tax Driver ayeey ahayd..
@user-ft3ur2qi8u
@user-ft3ur2qi8u 5 ай бұрын
Waqtigu ruux na Lama dhalAN😊
@user-xw1op5kw9y
@user-xw1op5kw9y 5 ай бұрын
Amin ya raab ❤❤❤❤❤
@ashaoali8020
@ashaoali8020 7 жыл бұрын
Maryan Mursal Cìise Bootaan wexeey uhadlee gabadhaha Carruuta lagu deeyriye sida anookale laakin waankàbaxay ee gabdhuhu ha dakeeysteen waa. liibaanayaane
@alyssakarow6355
@alyssakarow6355 5 жыл бұрын
Asha O Ali wa
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 4 жыл бұрын
Asha O Ali walaasheey Allaha kuu fududeeyi hoowsha
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Bilee adiga aad ku kaliftey
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 жыл бұрын
@@mustafadiriye6870 walaal maya ee waaleey nacay ilmihiina waa awnacay waxaase ilaahey mahadiis ah inaan maanta gacanta koreeyda nahay .
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Asha O Ali raga waar waxo jira ubad kooda dumar ku u diidaan intee joogta
@quensamra7989
@quensamra7989 6 жыл бұрын
hooyo kasta oo soomaliyeed dhibkan way soo martaa marka caruurta lagubqubo iyadu waliba cunsuriyada ayka kalunty bulshadaa udheer heestan inbadan baan raadinayey caawan helay
@hussienm.rirash8952
@hussienm.rirash8952 5 жыл бұрын
Wxaan xasuustaa aniga oo arday ah ayaan wxaan si xad dhaaf ah isu jeclaanay gabadh beelaha laga tirade badan tahay wxay sidaa ahaataba inantii abaaheed ayaa wxuu u dhoofiyay wadanka Kuwait wxaa ka soo wareegtay 8 sano ana Nolal kale ayaan samaystay warna kamaan Hilin hadana niyada waan ka jeclahay
@user-zw5vf3qo7u
@user-zw5vf3qo7u 8 ай бұрын
Waa maalin khamiis ah 2/11/2023 saacaduna waa 3:12PM ku suganahay Gobolka Burco Togdheer😢waxan ahay gabadh dhalinyaro ah waxan ahay jiilkii dhashay 2005 ama 18jir waxaan ahay qof caqabado badan haystaan oo nolosha weli iskugu fadhiisan waxa igu jira Buufis meel aan wax ka bilaabana ma aqaani😢xagaa iyo yurub ama america inaan u kicitamo ayaan rabaa iisoo duceeya in noloshu ii hagaagto hamigayguna ii rumoobo insha Allah wakhtigu ruuxna lama dhalan 5sano kadib inaan qoraalkan kusoo laabto Ayaan rabaa haduu mawdku idaayo anoo isbadel weyn sameeyay😢😭💔🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@mustapheqaadiroproduction791
@mustapheqaadiroproduction791 4 жыл бұрын
Maryan Mursal Ciise🥰😓👏 Tue.28.2020 Missonloghi/Greece.
@damaceey
@damaceey 12 жыл бұрын
talooow abaaalkeedi ma kaheshey wiilasheeedii ala heestani waaa very sad walaaaahi waaaaaaaaaaaaaaaaaaw maahsaalaaaah
@shiine_yare1
@shiine_yare1 2 жыл бұрын
Wagan meqa jira ahyd
@ismDirir
@ismDirir 7 ай бұрын
Mashaa allah anagga oo somaali ah aad noo tahay qiima ku leh somaaliya aad ku nolaatid bash iyobarwaaqo iyo varuurtaada❤ 🎉 ❤❤
@misafaa2000
@misafaa2000 Жыл бұрын
Jabouti 1991/09 waan joogey markey Aliftey heesta hore waayo waayo
@ruuneycalimaryanruun2374
@ruuneycalimaryanruun2374 6 жыл бұрын
reerka ninka dad fcn weyku jiraan ma badna lkn heeskaan waxdba mooda inow igu socdo aniga allha i xifdiyo caruurteyda baarine allha iga dhigo insha allh xaqeyga ayka i gudaayo hora lo dhahay nin gacalkda mahin lkn cagalkaada laga hela 😢😢😢😢😢😢
@fardowsaiimaan3351
@fardowsaiimaan3351 5 жыл бұрын
Xabbti iskasamar marbad kaguulreysaneeysaaye
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 3 жыл бұрын
Aamiin
@yasminemoussaali6072
@yasminemoussaali6072 4 жыл бұрын
May Allah forgive our Big Singer Maryam Mursal May Allah bless her with Jana because she lived difficult moments and this song is a resume of that time Allah said Ina Maal Ussri Yousra
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Asalaamu Alaykummin
@hargeisaiyomartideedii8255
@hargeisaiyomartideedii8255 Жыл бұрын
Yeah I heard the story about this song wlhi ❤️ Ameen
@ceeblacali8850
@ceeblacali8850 8 ай бұрын
Ana ana aan isrago Ku raaxaysto meel wacan Ruux waliba i raadshaa Layga daba rucleeya Reerkayagii inici jiray Ladaneey igu yidhadaan Oon yeesha rag iyo dumar Qaraabo aan i rabi jirin💔😭 Ilaahay ayaan waydiista mar walba in riyoonkayga ii rumeeyo insha allah wayna ii rumoobi dib ayaan u soo booqan doona heestan iyo qoraalkayga🥺❤🤲🙏👈
@apdirizakiroapdirizakiro625
@apdirizakiroapdirizakiro625 5 ай бұрын
Aduunyo Nimey Hesho Xumaa😢💔
@ahmedkhalif6300
@ahmedkhalif6300 5 жыл бұрын
My mom she has been translating this song my mom she thought me everything maryan that time she was complaining the way she was dumped
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 7 жыл бұрын
waleee manta way gaadhay mishay rabty Alx Allow qof walba mesha uu rabo gadhsii mamda midgan aya ku cayi jireen mantanta wa laga daba rucleyaaa
@faadumokadifaarxalane1960
@faadumokadifaarxalane1960 4 жыл бұрын
Hooyo waxay marasah dhibka wayo inaa rag bab sa ka samasan
@ahmednur7690
@ahmednur7690 7 жыл бұрын
Long live mama Maryan Mursal Wakhtiga ay heestani qaadaysa waxay jogtay Djibouti waxanay ahay dagaalkii sokeeye bulowgiisii
@baashiali8006
@baashiali8006 12 жыл бұрын
ALLE DUCADADII WAA KAA AQBALAY, CULEYSKII MARKAA KU HAYEYNE WAA KAA QAADEY EE ALLE U MAHAD CELI OO OO TOWBADA ALLE KU DADAAL
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 6 жыл бұрын
Baashi Ali heedtsn markey qaadeyso waamarkii uu cigsal furet ooy 2bada wiil udhashey
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 жыл бұрын
Baashi Ali waasidaa wll Alh khyr hakusiye
@IidoahmedAhmed
@IidoahmedAhmed Жыл бұрын
Markaan Tuuro heeryada Markaasan jawaabtana Dhegaha kugu ridayaaa Rabigay hanagu simo🤲
@wahibyusub906
@wahibyusub906 2 жыл бұрын
Oh wllhi waa xanun heestani hoyadayba heestan iso share garaysy waqti rafaad badan aan kaso gudubnay balse aan kala fognhy isha allah waqtiyada adag ee naso mry sey no dhafen ayan rajaynaya iny inta yar ee manta jirtna no dhaafto hooyo mcn alle ha ku xifdiyo😳🥰
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@user-wf6bq5dh3v
@user-wf6bq5dh3v Жыл бұрын
Somali ma isku wada mida 😢 xanuunka alle Ha ina dhaafsho
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet 2 ай бұрын
Alla ilehe hda laga daba rucleeyaa oo runeey la dhahaa awalna waxa ina cigaal lagaga furay haybteeda. Aduunyoy abaaha cun 😢
@HassanAli-rx4ui
@HassanAli-rx4ui 3 жыл бұрын
Rabiyow Meshan rabo igaadhsi wakhtigan adagna iga saar 11.12.20 Belgrade serbia
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin ya rab
@HassanAli-zl3hp
@HassanAli-zl3hp 3 жыл бұрын
20.5.2021 Paris france 🤲❤
@ibrahimmahmud218
@ibrahimmahmud218 Жыл бұрын
@@HassanAli-zl3hp i think inaad oydaa ka baxday hadda.
@IidoahmedAhmed
@IidoahmedAhmed Жыл бұрын
18/3/2023🙋‍♀️ Ana aan is rogoh Aan ku raxaysto Meel wacaaah🥺 Insha allah wakhtiga i wanaajin doona samirkaygana midhihisa wan guran❤
@amal.suldaan
@amal.suldaan Жыл бұрын
Isku maalin ayaan kujirnaa halkaan ilaahay hana wada siiyo miraha samirkayga wlshy
@IidoahmedAhmed
@IidoahmedAhmed Жыл бұрын
@@amal.suldaan Aamin wll
@umaraly
@umaraly 7 жыл бұрын
When ever i listen this songs cant leave till its finished
@maxamedfaarax3428
@maxamedfaarax3428 2 жыл бұрын
i
@allawayn1048
@allawayn1048 Жыл бұрын
Heestaan aad bay isamayzay ilaahy meesha an ku haminayo ha igeyo iyo nolosha an niyada ku hayo ilaahy ilmahayga ha ila koriyo mama maryan mursal alle haku xafido
@AbdourahmanHarredOmar
@AbdourahmanHarredOmar Ай бұрын
heestani waa xasuus aan la ilaawi karin ilaa yaraantaydii. waxaa inoogu luuqayn jirtay hooyaday qaaliga ahayd si ay noogu dhiiri galiso😥😢😭gaar ahaan marka aanu dugsiga u baxayno . tan iyo markaas kaman daalin dhegeysigeyga
@fadumoladan
@fadumoladan Жыл бұрын
Ruux waliba i raadshaa layga dabo rucleeyaa Amin🥰🥰
@calinorway6655
@calinorway6655 6 жыл бұрын
Heestan maryan mursal waxad moodaa in ay aniga iga hadlayso ee waan gaadhi insha alaa halkaan rabo 10/8/2018
@abyan1351
@abyan1351 5 жыл бұрын
Waad gaari wll meeshad rabtit inshaaallah
@hoodohassan9711
@hoodohassan9711 5 жыл бұрын
Insha alah wll
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Жыл бұрын
Fanaanada aan cod iyo ciyaar lagu gaadhi karin ee allaah caafimaad iyo cimri ha siiyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@dhegoweynesomalipubg7292
@dhegoweynesomalipubg7292 5 жыл бұрын
2019 hada dawanayso LIKE SAAR
@jabaayeofficial1351
@jabaayeofficial1351 8 жыл бұрын
maryan waaaa ka baxsatay masha alaaah waaa fananad wadani ah hada oo ey duqowday wey ka wadata fananitan xataaa
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS 10 ай бұрын
Heestaan markii ay qaaday mamo maryan mursal alle waa uu u aqbalay Uk wax kastana oo culaysana alle waa ka qaaday allahu akbar samirka iyo dulqaadka waa cajiib allena waa kugu imtixaami
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 2 жыл бұрын
waa runtaa habo maryam Wakhtigu Ruuxna lama dhalan 🌟🌟waxaad tahay hooyo qaali ah oo strong 💪💪🌟 ah maasha Allah
@zamzamahmed8945
@zamzamahmed8945 3 жыл бұрын
Goobtaas ayaan maanta taaganahay maryaneed adjoogtay waagaa
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 3 жыл бұрын
Abaayo dhexda xirro oo dulqaad muuji Zamzameey dhibka dhaxal uma aadan helin
@hamdi7738
@hamdi7738 Жыл бұрын
Heestaan walashay baa dhagaysan jirtay xili ay ku jirtay xalad adag Maraykanka bay joogtay caruur yaryarna waa haysatay reerkeena oo dhana wadankii bayku biili jirtay laakiin dacwad bay noo xaraysay dad ehelkeena kamida baa ku jees jeesi jiray oo oron jiray naa cidna keeni mayside dadka ha lugoyn laakiin ilaahay ma oron taas dhamaantayo maanta maraykanka baan lajoogna alxamdulilaah markasto aan arko heestaan waxaa iisawirma walashay dhibkay nala soo martay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Khayr baan idin rajaynayaa Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Diintiina iyo dhaqankiina ha ka tagiina.
@hamdi7738
@hamdi7738 Жыл бұрын
@@caweyskadalmar mahadsanid walal dad waaweyn baa nahay caruur naguma jirto laakiin fidnadu cimri maleh meel kasta aan joogno Allaah diinteena hanagu adkeeyo
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 жыл бұрын
Maryan mursal waxaan ka baran karaa sidii ay dhibaatada oga dabaalatay niyad bir ahna ula timid,intii ay sheegtayba way ku guuleysatay,rabina baryadeedii waa aqbalay,caruurteedii waa u kortay,dadkii oo dhana waa ka daba rucleeyeen,reerkii nici jirayna ruuneey waa yiraahdeen. Lkn waxaanan hubin inay jawaab run ah Axmed Cali Cigaal dhagaha ugu ridday iyo in kale.
@haldhaa2420
@haldhaa2420 6 жыл бұрын
Ax ax walhi aad baan uga xumahay xumaantas intaas la'eg qabiil dartii la'isugu faquuqo ilaa maantay ayaan weli sidii nahay ilahay somali ha fahansiyo inaan waxba la isdheerayn oon isku dad isku mid nahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
haldhaa2 waa runtaa. Ilaahay xanuunka qabyaladda haynaga daaweyo. InshaAllah
@maryamamuhuidin9560
@maryamamuhuidin9560 2 жыл бұрын
Waa qisadii jeceyl ee ayada iyo Axmad cali cigaal ee dhacabku kala geeyey
@deqaacadey8159
@deqaacadey8159 7 жыл бұрын
cadi mh waa hees xanbarsan qiiso maquul nolow maryan mursal waan ku tagera
@quensamra7989
@quensamra7989 3 жыл бұрын
Rayigaab hanonoqonine waqtigu ruuxba lama dhalan waa run wallee hooyo mcn abaalkaaga waxbadan ma gudin insha alaah inalhy midii guda hayga dhigo heestan waa dwadayda hooyaday mcn dhibkay nolosoo marty bay ixasuusisaa maxaa qof markaan yarayn aan na aqoon oo aabahy ugu horeeyo maanta nasoo kala hororsada aduunyoy xaalkaa ba
@MohamedAli-jf5wm
@MohamedAli-jf5wm 7 жыл бұрын
Waa yab maxa yeley waan ilmeyey ma felen maryan mursal in ay soo matte xaladan dhibkan badneed lakin manta ayeey gulesatey
@Quickchoise
@Quickchoise Жыл бұрын
Qisada heestan hooyaday ayaa i fahansiisay waana hees qiso dhab ah oo Maamo Maryan ku socota 💔
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 4 жыл бұрын
Masha Allah Hadaa fanax weyn beey ledhahay marki horane ma aisan qabi jirin.malaha weyninka aya kasosare.
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Жыл бұрын
Wlhi aniga meel beey itabaneysa heestan caawa insha alaah mamo maryan waqtigey taagned ayaan maraya cawa insha alaah qeyre ayaan ale karajeynaya
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 5 жыл бұрын
maasha Allah, daacad bey u heeseysey, Runa wey ka ahayd, ALLAAH subxaana watacaalaa, wuu u aqbaley ducadeeda, maasha Allah ilaahey ha ziyaadiyo amiin dhaha ma igu raacsantihiin?
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Amiiin amiin
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
Ra'yi gaab ha noqonine Wakhtigu ruuxna lama dhalan!
@biche1984
@biche1984 13 жыл бұрын
mariam mursal , BIG UP , ilahay ducadaa haka aqbalooo sista and alll WOMENS !
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@xamdamaxamed7815
@xamdamaxamed7815 Жыл бұрын
reerkaygii iniici jiray hamda yidhahdan oo aan yeesha ragiyo dumar qar aan ii rabjiran qosalka igu ragadshee igu siyaa wakhatigu ruxna lama dhalan markaan ka ka baxo rafadka markasan jawaba dhagaha kugu ridaya illhawaa iga saar yaa raabi aammmiin
@adnamohamedadan7259
@adnamohamedadan7259 4 жыл бұрын
Alxamudililah wiilal iyo gabdhaba is raace in badan baan heestan niyada ku dhistay
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 жыл бұрын
Axmed cali cigaal darbigii quursiga wuu jabiyay marba haddii uu guursaday laba da’na ka dhalay gabadh beelaha la hayb sooco ah,lkn inuu ku adkeystay ahayd,dhaleecayntii bulshada gaar ahaan qaraabadiisii ayuu u nuglaaday. Miskiin.
@sn4271
@sn4271 3 жыл бұрын
Qof walba odhib kujira ilehey haka saro aniba dhibato an kuso koray dadki idhibi jiray manta ayaka phone 📱 siti lulka i ratsho iyo dheymanka qof walbow dhibka ruxna lama dhalan hati yaranta lagugu cilay iyo hati carur lagugu cilay iyo hatiikale ba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@mohamedabdikafiahmed4711
@mohamedabdikafiahmed4711 Жыл бұрын
24/12/2022 maalin sabdi ah waqti barqo ah saacadu tahay 10:58. Waa hees duco iyo qalbi Dajis u ah hooyooyinka korinta nolosha caruurta kali ku noqda. Yaa igu caawin kara cida sameesay heestaan?
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Waa fariid. Waa laandheere banaan degay, ninkii haybsooc ku dhibay isagay la ahayde Maryan waa qof isku kalsoon, karti leh, qalanjo ah. Ina Cali Cigaal way ka sasabteen (waa ka boojaysteen) baan u malaynayaa markaasay dabadiisa ka dubneen. Ragii dumnada ciyaari jiray baa si fiican ii garan.
@modh1695
@modh1695 6 жыл бұрын
10.jun.2018 00:45 i love you saamiya hassan ( samiya queen ) ❤❤❤❤ i proud with u
@wayeelkajaqafsada1450
@wayeelkajaqafsada1450 2 жыл бұрын
ALLAHA WUU U AQBAL DOCADEEDA WAXA AY SOO MARTAY HEEBSOOC YASID CARUUR LAGU TUURO LKN HADDA CARUURTII WAA U KORTAY WAANA TAAJIR GANACSATO AH WAXAAN RAJEYNAYAA DADKAA IN AY JAWAABTII SIISAY ALLAHA KU CIMRIGA KUU DHEERYO AAKHIRANA JANNO
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@faaidadancali5932
@faaidadancali5932 4 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasustaa hooyadey mcn ayaa markasta dhagesan jirtay
@simangabobeh9518
@simangabobeh9518 3 жыл бұрын
G t'aime de tt coeur inolow qali quruxx badan
@abdidahiradan9280
@abdidahiradan9280 2 жыл бұрын
Mama Maryama allaha ku.barakeeyo,Aduun iyo Aakhiraba.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@SaharaDool
@SaharaDool 8 күн бұрын
13/07/2024 Remember 😢😢
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 Жыл бұрын
Ala hestan waxaa ka maqalay wiilki mareykanka ilmihisa ku xiren oo la dhaho maxamad daaud dufaay Maskina aadbu u dhibanyahy wlh alllha farj qeer qabo ha u furo waxaan moaday inu erayada asiga iska sameystay waaba run ilen qofka igu riyaqe qosolka qosolka igu rakadshow rubad goyo hdl igu rideyow rayi gaab hanoqon waqtigu ruuxna lama dhalan buu dhahaa walh daauudow waxaan ku rajeynayaa Nolol wngsn i.a.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin ya rab
@midnimadasoomaali-weynwaam9264
@midnimadasoomaali-weynwaam9264 7 жыл бұрын
Ax ax ax ax heestaan qalbigayga ayay ruxday mama maryan mursal noolow inbadan
@a.fatahqulunbe0137
@a.fatahqulunbe0137 4 жыл бұрын
Wakhtigu ruuxna lama dhalan 👊
@MrGuugaalre
@MrGuugaalre 12 жыл бұрын
mudug waa meesha ugu nacabay somaaliya, laakin markaa maqlo codka ma yan mursal, waa roob kale MARYAN MURSAL NOLOOW , CODMACANAA
@muunacabdikuluc7317
@muunacabdikuluc7317 2 жыл бұрын
1
@flowerfm472
@flowerfm472 5 жыл бұрын
Maryan 1979kii taxsiley ka ahayd baar ubax habenkina oskaroge dhagax iyo ciid ku guri jirtey gurigeeda bar ubax buu ku dhegan yahay
@khadrahassa321
@khadrahassa321 2 жыл бұрын
Walahay waa xaqiiqa wax jira 🥲🥲🥲💔❤️🙏
@ugbaadismaaciil2832
@ugbaadismaaciil2832 11 ай бұрын
Heestan Yaa dhagaysta 2023 hooyo aahay wakhtigu ku adkaaday oo da Yar niyada ku dhiztaaa😢
@simangabobeh9518
@simangabobeh9518 3 жыл бұрын
Amin ya raab amin inchallah
@bashkazcw9486
@bashkazcw9486 7 жыл бұрын
heestan waxay qaaday xiligay is guursadeen Axmed Cali cigaaal oo reerkisu Ku caayi jireeen midgan baa guursatay and then weliba markaan waxba uma ay dhalin waa markaan ay leedahy ( roob baa igu da'ayeee marku ramaasku soo baxo ) waa hawl baa igu socota illaahay goortii caruur isiiyo baad I fhahyaysaan ( reeerihii runway igu yiraahdaaan ) waa yaa rumowdaay markaan mjerteen LA joogo ama Cumar mahamud ( mamo ) Maryan mursal baa LA yiraahdaaa
@essebidar245
@essebidar245 7 жыл бұрын
Bashkaz Cw t
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 6 жыл бұрын
wllo wa mrky kla tgen wata leh hawsha rerku 2da dhinac aniga igu raranthy
@siradm
@siradm 5 жыл бұрын
Waa xilligii ay caruurta la xaqday oo ay Jabuuti joogtay sida aan filayo RTD ban ka dawaan jiray kooxda u tumaysana waa reer Jabuuti. dadbaa baa qaba in ay nassab dhiman tahay oo ay wax dheeryihiin iyagoo youtubeyada daadsan oo ilaa noloshoodi meesha u dambeysa ka sheekeynaya! Yaa arkay Maryan oo inyar oo waayeheedi ka mid ah ka sheekeyneysa? intaas wareysi baa laga qaadaaye! Gob baa tahay mama waa haddey gobi jirto
@ahmedkaafi8504
@ahmedkaafi8504 4 жыл бұрын
Somalia dhanaa wada nasab dhiman ah waayoo hadaa aragto qooom iyago is doorinaya iyagaa wada dooran waana tan maanta caalamka naga heysata asaageen kama doorsanaaneeen hadii aanan anagu is doorin leheyn
@fadimaahmed8302
@fadimaahmed8302 3 жыл бұрын
@@ahmedkaafi8504, Walaal waa xaqiiq
@user-zm2wb4db3f
@user-zm2wb4db3f 6 ай бұрын
rooba igu da'ayee, wa run Rux dad nool haya raja u maqaan hadu noolyahay
@abdourahmanrobleh3972
@abdourahmanrobleh3972 Жыл бұрын
Iconic!!!
@mohamedmahad8918
@mohamedmahad8918 4 жыл бұрын
Heestan Erayadeeda Abwaankii lahaa cid inala wadaagi kartaa ma jirtaa?
@kadrahanshi2938
@kadrahanshi2938 6 жыл бұрын
Heeskani wuu Ugandan oohiyey!
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Saaxiib soo qor heesta waqtiga la qaaday ama la duubay, miraha iyo laxanka ciddii lahayd. Markaasay qiima yeelanaysaa.
@maaidaaxmed7200
@maaidaaxmed7200 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
**Maryan Mursal |  Saddex Cadow W/Lyrics CC/Subtitle
4:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 558 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 879 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 123 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 22 МЛН
Maryam Mursal SOMALI UDIIDA CEB + QAX 1993
25:16
Jan Thogersen
Рет қаралды 822 М.
AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira
10:42
BERI HORE WAXAA JIRAY. MAXAMED JAAMAC JOOF & MARYAN MURSAL
10:46
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 686 М.
**Maryan Mursal | Ragaygu
5:12
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 43 М.
hees cusub wakhtiga ruux lama dhalan maryan mursal
9:00
webka heesta
Рет қаралды 10 М.
Axmed Cali Cigaal Iyo Maryan Mursal Ciise 🔥Iyo Heesta "HAYGU DHAAFIN HAWLAHA"
6:58
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 479 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 189 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 37 МЛН