**Maryan Mursal | Saddex Cadow W/Lyrics CC/Subtitle

  Рет қаралды 564,614

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar
If you want lyrics click CC Caption

Пікірлер: 239
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Heestan oo dhan kana cod fiican ka daawo halkan kzbin.info/www/bejne/oqGwnKOMn5iDgpo . with lyrics
@maxamedcagaf8650
@maxamedcagaf8650 5 жыл бұрын
b-k
@ashaadamfarah742
@ashaadamfarah742 4 жыл бұрын
@KhadrfarxiyoLateness
@cumarahmed3558
@cumarahmed3558 3 жыл бұрын
Caweyska Dalmar
@mohamedhassan-vq6uc
@mohamedhassan-vq6uc 9 жыл бұрын
waaa fanaanad qaran oo aan qabiiil ahayn good ha looogo
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 5 жыл бұрын
Erayadii abwaankii abwaanada Alle ha u raxmee Maxamuud Tukaale Cismaan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Laxankii Cabdikariim Faarax Qaareey jiir Riwaaydiii hablayahoow hadmaad guursan 1976
@harounnour7334
@harounnour7334 5 жыл бұрын
2019 yaa ila daawanaaya🤔
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
Haroun Nour me
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
Ku jecliyaa😭hooyo maryama mursal🤲😭ilaahow ku dhowr oo ku dhaaf 🥰
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@yourfuturedermatologist..8244
@yourfuturedermatologist..8244 5 жыл бұрын
Heesta ugu jeclahay ahaa 🇸🇴 💙🔝 Culimada cakuye, Aduunkee, Caafimaadka baadhay, Cuduradaa la dabar goyn, Caaashaqa, halugu daro. 😷📖
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 3 жыл бұрын
Lkn jacaylkii caadiga ahaa mahan waa sarbeeb waxuu abwaanku ula jeedey Gumeysiga😟😓 gumeeysi caaymo loo waa
@yourfuturedermatologist..8244
@yourfuturedermatologist..8244 3 жыл бұрын
@@maxamedcabdullahi7275 Ahaaa ma ogeen , mahadsanid..
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 6 жыл бұрын
3 Hadaad ku ogeyd iminka 300 ayu maraya Cadowgu maryaneey💖
@abdirizakismail4261
@abdirizakismail4261 6 жыл бұрын
Dr_ Sihaam 😢 waxaan qabaa wll in uu 300 ee aad sheegtay in maanta ka sii badan yahay , Heesta iyo cida Eryada leh wakhtiga waa ka fiicanad lkn maanta somali oo dhan ayaa cadow isku ah maalintiisana nin kaliya ayaa loo heesayay , cakuwee yaa maanta dadkii u soo dhintay u sheega somaliya diray noqotay dabadood😢
@guledahmed3913
@guledahmed3913 6 жыл бұрын
Dr_ Sihaam hhhhhhhhhh maaa walahi🤣
@xildhibanmaxedyusufcoloow6837
@xildhibanmaxedyusufcoloow6837 6 жыл бұрын
wacan oo wangasan
@xildhibanmaxedyusufcoloow6837
@xildhibanmaxedyusufcoloow6837 6 жыл бұрын
haa haa
@xildhibanmaxedyusufcoloow6837
@xildhibanmaxedyusufcoloow6837 6 жыл бұрын
ii ii
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 5 жыл бұрын
Maryan waa ka saraysaa fanaanad waa soomaaliyad xalaala
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
كلماتُ رائعه جداً من الأستاد محمود دكالي الايرحمه، ومريم مرسل عيسي وضعت بصمتها في الأغنيه غايه الإبداع
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@Araweelo
@Araweelo 8 ай бұрын
@@caweyskadalmar😂
@fuaadomerdheere3260
@fuaadomerdheere3260 6 жыл бұрын
Who still listening at this song 2018 abdiqays moma maryan mursal noolaada😍😍😍😍
@mohamedhabdi8510
@mohamedhabdi8510 6 жыл бұрын
Inta aadan wax qorin ka fiirso cidda heesta curinteeda leh. Cabdi qays malaha waxe leh Max'ud Tukaale waxayna ka mid ahayd "Hablayohow hadmaad guursan doontaan".
@adenshire1349
@adenshire1349 Жыл бұрын
Wa sax hadda 3 cudur waa kabateen,waagaas faajo faajo ayey ahed E u abwanka riwayadda uu ku qurux nayey
@cabdirisaqcabdirixman5261
@cabdirisaqcabdirixman5261 7 жыл бұрын
Alla maxey qurux badneyd mama maryan mursal
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 3 жыл бұрын
Keep Going mama maryan mursal viva ♥️
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 9 жыл бұрын
classic song ,waa meeshii laga raacay oo fankeeda u danbeeysay,.
@muxiyoali6228
@muxiyoali6228 3 жыл бұрын
waykala midha dhalisay waleeH waa tii indha laga riday af wayne
@TimiiroAxmad
@TimiiroAxmad 11 ай бұрын
Ax wllhi benahan allha Ceyr iyo gajo allha unaxarito abo siyad
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Aamin
@nopenope2364
@nopenope2364 7 ай бұрын
Ibnu sino 😂
@cayuuniciiseciise8420
@cayuuniciiseciise8420 4 жыл бұрын
2020 daawaday 🥰🤣
@kaamilgabayre4226
@kaamilgabayre4226 3 ай бұрын
🇸🇴 Somalia hanoolato
@abdullahimohamud6892
@abdullahimohamud6892 2 жыл бұрын
Muusiga marka hore so galaya heestee ku jirtaa wll adoo mahadsan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Walaal waxaab ka helay internet wakhti aad fog, ma xasuusto meeshan ka helay, waxaan umalay barn. NPR oo la yiraahdo On The Media
@idiriscabdiraxman9915
@idiriscabdiraxman9915 8 ай бұрын
2024 baan daawanaya anoo qisooyinkiida 10sano kahormaqlijirey
@sarahussein5872
@sarahussein5872 7 жыл бұрын
she was so beatifull
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 5 жыл бұрын
Cadow shisheye waxa kaga daran kan kula dhashay misana cadow kugu ah o lagu so adeeg sanaayo
@musekhadir4233
@musekhadir4233 5 жыл бұрын
South Africa waqtigi apartheid kaa,nucaa cadanka uu adeega waxey ku dilii jiiren lamiga intey qorta tyre uu galiyan iyey petrol kuu shubaan,dabkana wey qabadsiyaan. Sorry qoralka wa reer Djibouti qasbayee
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Asxaabta hadaad rabto Lyrics click CC Caption. If you want lyrics just click CC Caption
@Cabdalllah
@Cabdalllah 2 жыл бұрын
Tukaale aun Kaalin weyn bu kulaha fankeena
@ahmedyusuf7721
@ahmedyusuf7721 5 жыл бұрын
2019 Cadawguna wuxu mari 3000 people😭
@caynicabdilahi7939
@caynicabdilahi7939 5 жыл бұрын
Yaa ila daawanya 24/1/2019 12:37 Am like isar
@hanayassin9008
@hanayassin9008 4 жыл бұрын
20 20
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Erayadii maxamuud tukaale illaahay haw raxmadee
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@queenaraweelo2612
@queenaraweelo2612 7 жыл бұрын
Waa aduun isguuraya bal ila eega duumarki hoorana cagahay qawin jiirwn kuwa imaka jiirana labty qawiyan
@caamirlajakis2950
@caamirlajakis2950 7 жыл бұрын
queen araweelo kuwa soo socdo dhar la,aan ayee soconayaan mii
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Dumarkii hore inta sare iyo lugaha bay qaawin jireen
@LibanMohamud-sk7vd
@LibanMohamud-sk7vd 9 ай бұрын
2024
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Noolow maryan mursal ciise
@Somfox1
@Somfox1 7 жыл бұрын
waa heestii cajiibka ahayd ee Abwaankii qaran ee Maxamuud tukaale cismaan alow kuu naxariiso , abwankii sameyey Hablayahow hadmaad guursan doontaan iyo doob qalanjadii gabay , iyo wadaniga ahayd ee Ducaysane wiilkayow .. alow kuu naxariiso abwaan Tukaaale
@abdisalamrageh6665
@abdisalamrageh6665 7 жыл бұрын
beenaale waar beenta jpoji, xasan ganey baa leh adeer maskaxda dadka ha minguurin.
@Somfox1
@Somfox1 7 жыл бұрын
Adeer Abdisalam salah .. hasan ganay ha ku waalan ee TUKAALE RIWAAYADIHIISII BAYBA KU JIRTAY .. SOO BARO .. DOOB QALANJADII GABAY IYO HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAA ... Heesaha Mahamuud tukaale waha ilaalinaya hadaad taa keento Riwaayadihii uu Sameemeey .. ha kaa saarto hasan ganay kkkkkkkkkkkkk
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
Abdisalam salah waa run abwaan tukaale ba leh ilaahy ha unaxariisto aamjn
@libanmohamed2009
@libanmohamed2009 6 жыл бұрын
kadir josef ,
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
@@abdisalamrageh6665 sugaanta qaladka iyo been abuurka kadaa, iyo qof aan lahayn aad siinayso qofkale xoolahiisa heestaan waxaa curiyay AUN abwaan wadanigii waynaa Maxamuud Tukaale Cismaan waxayna ka mid aheed riwayadii Hablayahow hadmaad guursan doontaan 1978 orginalka ladhigay Maryan Mursal Ciise Bootaan, Cabdinaasir macalin Saciid AUN, ayaa ka ahaa jilayaasha kowaad.
@ilyasrached5481
@ilyasrached5481 7 жыл бұрын
vive maman mariam la star de tout le temps...........
@muhamudabdiwarsame7388
@muhamudabdiwarsame7388 7 ай бұрын
Watching 2020
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 3 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanaayo
@sihamabdiwali9159
@sihamabdiwali9159 5 жыл бұрын
Yaa dawanaayo 2019 July
@amiishamankah4259
@amiishamankah4259 4 жыл бұрын
WATCHING 2020🥰MARYAN MURSAL NAAG QARAN♥️😋
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Fanaanad QARAN
@MedDassaultaviation-t6f
@MedDassaultaviation-t6f 4 күн бұрын
Shine in country
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
heestan waxaa igu maqala aheed inee sarbeeb aheed oo aabo siyad lo qaday cadowga laku tilmamayo lkn muhiimada waxee tahy ma qaldame waaa alle wax asi ka fcn in eesan wali nasoo marin aaan aduunka cayayan cml ka noqonay liska keen dilayo kolbe meelaha qaar cayayanka naga qiimo bdn allow kuu naxariiso aabo siyad
@muxiyoali6228
@muxiyoali6228 3 жыл бұрын
waa runo adiga dhip ayaan kasoo gaadhin
@sharmakemohamed1739
@sharmakemohamed1739 2 жыл бұрын
Aamin allaha unaxaristo aabo siyad nabad ayu nabaray
@jasminehassanahmed304
@jasminehassanahmed304 3 жыл бұрын
Mama maryan alle haku xafida codkada umamalenaya hobalada hada jiraa iney gari donan hobaladi horaa dad waa dadki hora marka dhagesta heesihi hora waxa darema jawi kala
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@Xaliye2024
@Xaliye2024 9 жыл бұрын
waaa heestii galaafatay fanaanada
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 8 жыл бұрын
sxb maxeey ku galaafatay .?
@maryansheikh5059
@maryansheikh5059 7 жыл бұрын
t
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Horta anigu heestaan majecli waayo waa hees gardaro ah
@muxiyoali6228
@muxiyoali6228 3 жыл бұрын
waa Heesaa lagu guulaystay ujeedo
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 5 жыл бұрын
yaa ila daa wanaaya. (2 / 4. /. 2019). Time:. 13:00
@mariajama3019
@mariajama3019 7 жыл бұрын
Hayaay Culimada halo sheego kulahaa oo wagaa ma culimaa jirtay umada xaalkoda bariga dhexe bu ahaaye
@TATA-zd3dr
@TATA-zd3dr 6 жыл бұрын
Maria Jama heesta siyaad ku socotaaa
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
Haykal Germany mahadsanid bro
@TATA-zd3dr
@TATA-zd3dr 6 жыл бұрын
Maria Jama adaa mudan hno💯💯👌
@ahmethashi1158
@ahmethashi1158 6 жыл бұрын
Maria Jamac wyo mrwlba culimadu way jiRte
@abdirahmaanibraahim2491
@abdirahmaanibraahim2491 8 жыл бұрын
maryan mursal waa fanaan qaran balse fankeeda hada qabiil ayaa kala jaray
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 4 жыл бұрын
Yalah!!!! Codkii tolmoona Maryam mursal❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shucaybgurmad8785
@shucaybgurmad8785 5 жыл бұрын
Who is Whatching 2019
@hasnaharoun969
@hasnaharoun969 7 жыл бұрын
manshaallah she looks gorgeous mama maryam mursal xx
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 5 жыл бұрын
Heestan. Maantey. Heysataa. Somaliya
@bashejamma123
@bashejamma123 3 жыл бұрын
Sadexda Cadow 1- jahliga 2-fakhriga 3-jaceylka 🙏
@lulaym4706
@lulaym4706 3 жыл бұрын
Jcaylka maha wa gumaysiga
@najmamoh7423
@najmamoh7423 6 жыл бұрын
Heestan maalintii la tumayay anigoo gabadh yar ah ayaaan hooyaday ka soo baxsaday si aan uga qayb galo tiyaatarkii hargeisa kadib ciyaal gudaaf ayaa na helay habenkii aniga iyo gabdho kaloo badan kadib sun aan sitay ayaan ku buufinay
@jamaadam1473
@jamaadam1473 5 жыл бұрын
Mashallah you were brave
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Mujaahidad
@abdiazizhassan6055
@abdiazizhassan6055 3 жыл бұрын
Waayeel aa tahay
@muxiyoali6228
@muxiyoali6228 3 жыл бұрын
qurxeey waxba Ha tarin imkana cadaan baa qurx laga raqdiyaa
@hodanomar7358
@hodanomar7358 5 жыл бұрын
Mamo maryan mursal 😗
@saphiraduhan1451
@saphiraduhan1451 9 жыл бұрын
Nice song
@alishuriye1061
@alishuriye1061 4 жыл бұрын
Erayadii Tukale Laxanki c.karin jiir Codki toolmoona Maryam mursal cise botan Ruwaayadi Hablayahow hadmaad guursan doontan ... Mar la waydiyey C.karim jiir waxa abwaan Tukaale ula jeday heestan wuxu ku jawaabay C.karin jiir wuu ii shegay ujeda heesta laakin waa sir .sirta fankana lama sheego
@abdihassan894
@abdihassan894 4 жыл бұрын
Saxiib dad ba lahaa sangub ayaa sameeyey oo saado ali uu dhiibay ma ruunba???? Original ka maryam ba qaada somaha?
@abdallaabdikadir9601
@abdallaabdikadir9601 4 жыл бұрын
Abdi Hassan originalka maryan mursal waxaa laqaday 1982 mar labad oo hargeysa lagu qabta maryan ma joogin waxaa lagu badalay sado cali 1986
@Norwey000
@Norwey000 4 жыл бұрын
Saado wayen waha heesta ka qaday sa riwayada not maryal
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
@@abdihassan894 heestaan waxa curiyay AUN abwaankii waynaa Maxamuud Tukaale Cismaan waxayna kujirtay riwayadii Hablayahow hadmaad guursan doontaan 1978 ayaa ladhigay original ka waxaana qaaday Wadaniyadii waynayd Maryan Mursal Ciise Bootaan Allaaha ha xafidee. Waana riwayadii ugu dambeyay ee ay dhigto. Markaas kadib waxaa laga saaray golahii suuganta iyo tiyaatarka. Riwayada oo kucelis ah yaa Waxa booska Maryan Mursal gashay Wadaniyadii waynayd Saado Cali Warsame
@abdihassan894
@abdihassan894 3 жыл бұрын
@@yusufsaid2730 👍👊
@warsameahmedamalle6284
@warsameahmedamalle6284 4 жыл бұрын
sidee buu fanka soomaaliya ahaan lahaa: hadduu TuKaale jiri lahayn. Ama Qaareey ioy tukaale is baran lahayn. Ama Maryan aysan maalin maalmaha ka mid ah, fanka soo geli lahayn?
@cabdirashiidabokor2146
@cabdirashiidabokor2146 6 жыл бұрын
Yàa ila daawanaya 20/1/2018
@kader_adamw164
@kader_adamw164 Жыл бұрын
Who’s watching 2022 again 👍🏻
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 3 жыл бұрын
v.good song ❤❤
@sultanmoha3120
@sultanmoha3120 5 жыл бұрын
Alle naarta hakaa xoreeyo maamo
@hindihassan1094
@hindihassan1094 7 жыл бұрын
Fananad aan waxba iska badalin noloow maryan
@RiyadaNolosha1
@RiyadaNolosha1 3 жыл бұрын
@Caweyska Dalmar wll Sual ? Maryan mursal iyo Saado cali Tee ayaa Heestan Lahayd Please Iso Sheeg Qof ayan isku Haysanaye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waxaan umalaynaya inkasta aanan hubin inay lahayd Maryan Mursal
@RiyadaNolosha1
@RiyadaNolosha1 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Mahadsanid Ustad🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
@@RiyadaNolosha1 Walaal adiga muddan
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 3 жыл бұрын
Ya ila dawanaya 2021❤🙏👍
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 5 жыл бұрын
Heeskan 1989kii hargaysa luuq walbay ka shidneeyd aun saado Ali bay ahyd qofki ugu horeeyay an ku maqlo Inkasdo abwaanki sameeyay heeskan dukaale laba fanaan u kala dhiibay lakin saado Ali baa ka awood badaday wayo cod iyo dhaban ba ku dishay iyo dharer iyo qurux lakin maryan waa dadaashay inti awoodeda waligeed
@saandahab2849
@saandahab2849 5 жыл бұрын
abdi Halyay wllo heestaan abwaanki sameeyey Maryan ayuu udhiibay lkn heestaan anti ayee aheeed sidaas aawgeed ayaa loogu sameeyey riwaayad lamagac baxday Hablayahow hadmaad guusan sidaas ayaana Saado ay ku qaaday heestaan weyna ku soo shaacbixinaysay oo kaliya Teedakale Maryan hadey kula fool xuntahay ninbaa sagaal da'kadhalay o ilaa haddana lajoogo ona la qurxantahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Waa runta Maryan qurux iyo raganimo waa siiyey. Ma akhriyin comment Abdi Halyey intiisa danbe. Aun Saado sidoo kale qurux iyo raganimo waa siiyey. Labada fanaan waa faniinta aad u xiisayo. Maryan ilaa Yaxaas Dhagadub waan jeclaa. Saado na ilaa Heestii Cunaabi iyana waan jeclaa ilaahay ha naxariisto aamin
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 5 жыл бұрын
Boqor Dhooley waxba ma ogid cigaalki qabijiray away kkk See anigu waxa ka hadlay samaynta fanka Siday saado Ali u soo shacbixisay heeskan Iyo awooday u sheegaday labada isku abwaan baa siyay lakin aday Ku xidhan tahay kardidaada sida aduunka u gaadhsin kardid Oo dad badan ku bardeen saado Ali aniga laba fanan ii siman yihin aniga im from hargaysa Somaliland sacad yonis Maryan mursal hargaysa ku arkay lakin saado Ali aun ma arkin lakin abwaan hadrawi mar an waydiyay waxu sheegay inay saado Ali lee tahay awood faneed hal saac hees cusub x Lagu xafida Ama riwayad qof fahmo badan firfircoon sido abwan sheeke qurux ilahey Wa siyayo sudan iyo China iyo Ghana waa khasbijirnay saado Ali waa kaxen jirnay si loo dhaho somali waa dad qurxoon markay arkan saado Ali
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 Жыл бұрын
@@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 isku qabiilbad tihiin Saado Beenta jooji dhulbahante tahee maalin ban ku arkaye
@haamudjamal8164
@haamudjamal8164 6 жыл бұрын
Yaa daawnaya 2018
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
maryaneey sadex ayaa kuugu danbeysey hada 10 cadow ayaa jira
@Norwey000
@Norwey000 4 жыл бұрын
1.gaajo.2jahil 3.culad.dagal
@fuaadomerdheere3260
@fuaadomerdheere3260 6 жыл бұрын
hhhhhhh ereyada abdiqaysbaa lahaa Alla isaaaqu maskax badnayee khaatiyaanbaay ka dhigeeen siyaad bare hhhhhhhhhhhh Intaay heeso jacayla markuu afwayne istareexo ayuunbaa la dhihi jiray gadaaal waaar doqon yahow heestu adaay kugu socotaaaa Abdiways waaa geesi noloshiisa jeeelbuuu kudhamaystay Waa ninka kalee afwayne ka qaylyay tooos buu ula doodi jiray Maalinbaa afwayne intuuu uyeedhay kuyidhi waaar I amaaan wuxuu kudhahay libaax iliqyoo isoo laba celiyo😂😂😂😂😂 farahaan kataagay abdiqays wlhi🤗🤗🤗🤗
@Geeljire22
@Geeljire22 6 жыл бұрын
Fu'aad Omer Dheere maya waxaa lahaa erayada heestan Maxamuud Tukaale AHN
@mohamedosman435
@mohamedosman435 4 жыл бұрын
waarun saxiib xusuusta xusuusta iguhaay dadkeenana fahaamsi waxaanaha
@ayaansaeed2362
@ayaansaeed2362 6 жыл бұрын
Heeskan waxa logu dan lahaa Siyaad barre
@muxiyoali6228
@muxiyoali6228 3 жыл бұрын
Haahey
@zagalaxmed2926
@zagalaxmed2926 4 жыл бұрын
2020 yaa iladawanayo heeskan
@axmadfartaagte4427
@axmadfartaagte4427 7 жыл бұрын
heestaaan markii la tumaayay tiyaatarka ayaan qeybta korontada ka sameynaayay shirkadii danab ee xooga korontada dalka ayaan ka shaqeynaayay
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 7 жыл бұрын
axmad fartaagte wlhy dheh ma se waa nagu ciyaaraysaa
@hotmanburcochannel1548
@hotmanburcochannel1548 6 жыл бұрын
axmad fartaagte hhhhhh naga soo khafiifiyo
@mohamadgeele3760
@mohamadgeele3760 6 жыл бұрын
Hotman Burco143 nagaso khafifi rasiin may noqotay hhhh
@mohamedmalin1950
@mohamedmalin1950 6 жыл бұрын
Mohamad Geele Hhhhhhhhhh Ereyga rasiin goormaa iigu danbeysay in aan maqlo Mahadsanid sxb👍👍👍
@mohamedabdi8998
@mohamedabdi8998 6 жыл бұрын
Yaa ila daawaday 4 November 2018 😎
@caishahussencaisha822
@caishahussencaisha822 5 жыл бұрын
Mohan Abdi me
@mohamedabdi8998
@mohamedabdi8998 5 жыл бұрын
@@caishahussencaisha822 hye cdey 😍
@AxmedMaxamed-w3z
@AxmedMaxamed-w3z 11 ай бұрын
Who is here 2023😅
@ukhtiinislaam7451
@ukhtiinislaam7451 6 жыл бұрын
2018😍😍who is watching
@MedDassaultaviation-t6f
@MedDassaultaviation-t6f 14 күн бұрын
Frontière française sont annoncés en mars
@mr_dab4196
@mr_dab4196 9 жыл бұрын
Best musik
@warissheikhassan1989
@warissheikhassan1989 8 жыл бұрын
This is a politique Song waw i liked ❤️🙄♥️💋
@kundiidahmed5074
@kundiidahmed5074 4 жыл бұрын
Maaaaaaaaamiiiii lov u
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194 7 жыл бұрын
Heesta way siyaasad lkn iyada ma modayn Waaloo qariyay
@caamirlajakis2950
@caamirlajakis2950 7 жыл бұрын
Cabdirisaq iskandaro wee ogtahy ayadda maa kuu sheegeeso hee
@qalbiurooninadaahir1143
@qalbiurooninadaahir1143 4 жыл бұрын
Hooyadey baa iga shekeysay siyaad bare bee kusocta la dhahay balsa iyda hees jcl baa looga dhigy mne fahmin wadanki bee ka cararsiisay la dhahy hestan ilaa Kenya iyo Ethiopia naf la ceyrsi utagty
@mymounabdirazak692
@mymounabdirazak692 6 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 28/1/2018
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees xasuus mudan
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 7 жыл бұрын
Yaa ila dawanaayo 16/09/2017
@nuunekhan7763
@nuunekhan7763 7 жыл бұрын
mustafa Honest an
@nuunekhan7763
@nuunekhan7763 7 жыл бұрын
mustafa Honest aniga ayaa kula dawanayo
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 7 жыл бұрын
mustafa Honest kaliga matihid
@dahaboluul3114
@dahaboluul3114 7 жыл бұрын
mustafa Honest me🙌🙌
@hotmanburcochannel1548
@hotmanburcochannel1548 6 жыл бұрын
mustafa Honest 18/12/2017✋✋👏
@mojayte9417
@mojayte9417 5 жыл бұрын
yaaila fiirsaanaya2019
@khaliildayib1962
@khaliildayib1962 11 ай бұрын
Waxaan daawanayaa heestan 24 saacadood uun ka dib markii maamo maryan ay shaacisay inay gabi ahaanba fanka isaga baxday malayn kari maysid sidaan ugu raaxaysanyo codkeeda hallaasiga ah, cayaarteeda iyo qaab masraxexeed-keeda cajiib ah!
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise 11 ай бұрын
Marka ay fanka ka baxday dadka uu u macaaday miyaad ka mid tahay😂
@khaliildayib1962
@khaliildayib1962 11 ай бұрын
​@@Ahmednuur_Cismaan_Ciise maya, maamo maryan waan jecelahay sidoo kale fankeeda. Caawa heestan oo kamida heeseheeda kuwa aan ugu jecelahay ayuunbaa qub igusoo tidhi.
@nimcoadam1663
@nimcoadam1663 11 ай бұрын
Ana kula mida😂
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 жыл бұрын
This is the original version of this song ✅
@iqrasahal757
@iqrasahal757 Жыл бұрын
Not this one second version first time it was Saado Cali
@dhegoweynesomalipubg7292
@dhegoweynesomalipubg7292 5 жыл бұрын
2019-8-20 hada dawanayso like saar
@isseosman3574
@isseosman3574 3 жыл бұрын
2021✌🇸🇴
@abdisamadahmed4382
@abdisamadahmed4382 8 жыл бұрын
wow best hees
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 4 жыл бұрын
2020
@ayaanleshire9907
@ayaanleshire9907 2 жыл бұрын
Talwa imika somaliya imisa cadaw ayaa leedahay
@yasminali74
@yasminali74 3 жыл бұрын
Xasuus
@ahmedlaangadhe7102
@ahmedlaangadhe7102 4 жыл бұрын
Mudug boy waxan kaa cod sanayaa hees uu qaado axmed gacayte tidhaahda marka uu kusoo rido miyir kaama yeeloo masuul kuguma daayoo muruq kaama celiyee cirka maalin weynti yo tolow mayayga waaberi caasha qa mamay dhaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Sxb, maha Mudug Boy channel, waa kuwan heesaha aun Axmed Gacayte channel kan ku jiri, kzbin.info/www/bejne/nYDapISfjtd-hs0 iyo kzbin.info/www/bejne/nYDapISfjtd-hs0
@kareemabasheer9586
@kareemabasheer9586 3 жыл бұрын
2021😭😭😭
@atoorahacilaankaabtigiisha9665
@atoorahacilaankaabtigiisha9665 6 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 22-9-2018
@Xaliye2024
@Xaliye2024 8 жыл бұрын
hhhh taariikhdaeeda soo baadh zxp @ozzo
@alinouh1002
@alinouh1002 8 жыл бұрын
+mo xidiga maxaa laga soo baadhayaa taariikhdeeda, waar xishoo sac yohow haweenka soomaaliyeed nacaskaasi oo kale ayaa af xumo meel kasta uula dhex jooga.
@gonjaajnog5030
@gonjaajnog5030 8 жыл бұрын
nacas yahow maxa laga baadhi tarikhdeeda wa nag iyo badhe 100rag ayey dhaantaye
@abdisalamrageh6665
@abdisalamrageh6665 7 жыл бұрын
aar hooyafiin amisom ba waste kadaaya ninka cayda.
@Xaliye2024
@Xaliye2024 7 жыл бұрын
Nacasba tahay aniga fanaanada maan caayin lkn dawldadii afwayne waatay wadanka ka mustaafirsay markii heestan soo baxday waxan la yadhi waxay u jeeda siyaad bare
@Xaliye2024
@Xaliye2024 7 жыл бұрын
Walan waynta caqli malaha bro iskadaa afsomali waxay ka yaqanan cunsuri iyo qabiil weeyan
@hodankahiye1568
@hodankahiye1568 5 жыл бұрын
23/January/2k19 ya dawanaya🙋‍♀️🇸🇴💪💓
@kaldeeqweedhsame1665
@kaldeeqweedhsame1665 5 жыл бұрын
1 Feb 2019 long life abayo
@hibomahamed7353
@hibomahamed7353 8 жыл бұрын
good👍👍👍
@farhiyamamta7256
@farhiyamamta7256 7 жыл бұрын
Sad a cali kuleh
@ahmedkooshin7048
@ahmedkooshin7048 11 жыл бұрын
maxaa maryan mursal looga qadiyey billadihii la siin jirey fananinta Somalia.
@beygadaalo7670
@beygadaalo7670 8 жыл бұрын
YAA KAQADI YAY DOQON NIMADA SOMALIDA XAKEE KALA YIMADEEN DARIQDA SO BAADH
@hanadyaer1692
@hanadyaer1692 6 жыл бұрын
saddex qabiil ayaa jiray somali cadibi jiray laba waa la isku diray midba wax laga baray hhhhhhhhhhhhh
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 6 жыл бұрын
Hanad😂
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 6 жыл бұрын
Hanad Yaer yeey kala ahaayeen noo kala sheekbal
@Cudoon1
@Cudoon1 5 жыл бұрын
Anu fahmay sedaxda mid ka mid baan ahay labada kalane waan eegay midka leygu dirayna waa midka dadka iigu jecel ee ii damqada😜🤓
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 4 жыл бұрын
Dad caqli badan inta kommonti aqrinaayay adinka oo cidna carabaabin dhamaysateen waaaaaw
@Norwey000
@Norwey000 4 жыл бұрын
Somli dhan is cadab tay.
@IbrahimAli-kj8ut
@IbrahimAli-kj8ut 6 жыл бұрын
Ya dawanayo 2018
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Eryada yaa lahaa tolow ?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Waxaa leh Abwaan Maxamud Tukale Cisman AUN
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar mahadsanid wllo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Dhalin Ileeye adiga ayaa muddan
@abdullkaka4997
@abdullkaka4997 6 жыл бұрын
yaa dawanaya 2018
@shemar2008
@shemar2008 9 жыл бұрын
👍👍👍👍❤
*Maryan Mursal l Heesta Waan ku Daalay Raadiskaagii
5:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 412 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 537 М.
HEESTII SADEX CADOW AYAA JIRA LIVE MUSIC BY MARYAN MURSAL
4:18
somali media of minnesota
Рет қаралды 292 М.
Cabdoo 2
7:46
Sagaltv
Рет қаралды 875 М.
Maryan Mursal | Waan Ku Daalay Raadiskigi
5:49
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 246 М.
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,4 МЛН
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2 МЛН
HEES | Gubtayeey | Maryan Mursal | Original + lyrics
7:31
MAADEYS
Рет қаралды 243 М.
**Maryan Mursal | Ragaygu
12:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 527 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН