RW Xamse:"Axmed Madoobe, Ballan ayuu iigaga baxay...Afduub ayuu ku haystaa Ciidamada iyo Shacabka

  Рет қаралды 2,811

Dalsan TV

Dalsan TV

Күн бұрын

Пікірлер
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 20 сағат бұрын
waa raysalwasaare sidii caruurta u jeego xiiran caqliga u noo sheegayo madaxiisa haku hagaajiyo
@SacdaBuraale
@SacdaBuraale 21 сағат бұрын
alla kooonfur habaarka iyo cuqubuda ku dhacay weynaa danbiga ummadani gashey culusaa waar soomaliland ku dayda oo caqliga isticmaala
@AbdiwaliMohammad
@AbdiwaliMohammad 21 сағат бұрын
Dadku ma shalay ayey dhasheen. Ninka hadlaya miyaanu ahayn Xamzihii 2019 u Axmad Madoobe u afduubay doorashadii Jubaland. "saddex ii keen aan mid kala baxo".
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 21 сағат бұрын
WAR WAXAAN YAA NAGA AMUSIYAH
@CabdiW
@CabdiW 20 сағат бұрын
RW Xamse:"Axmed Madoobe, Ballan ayuu iigaga baxay...Afduub ayuu ku haystaa Ciidamada iyo Shacabka Jubaland"❤
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 20 сағат бұрын
Nin ayaad jeebkisa ku jirtaaye horta muqdar noqo meel taagan markaas ayaan warkaga wax ka soo qaadayna waayo waxaa lagugu sheega raysalwasaare lkn waxaad u dhaqanta in aad afhayeen tagay marka bal marka hore xorow adigu
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 21 сағат бұрын
Nabi muuse calayhi salaam ha Isla barbardhigina.oohintana joojiya shalay siciid Dani oo leh doorasho qof iyo coda ayaan qaban ayaad lahaydeen mid dadban qabo hadana axmed madoobe ayaad tii dadbanayd Ku haysataan xagee la idiin raaca
@ElmiJama-d6p
@ElmiJama-d6p 21 сағат бұрын
waxaas aad nooga sheekaynasaa waa rabitaan odaga mahambeeyaah ama madhergaa md xasan shiikh
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 21 сағат бұрын
Maxaa kuu diiday inaad sidan u hadasho mar hore. Dhuxulayste must go
@ElmiJama-d6p
@ElmiJama-d6p 21 сағат бұрын
bal is dhegayso xamsoow reer jubaland wayku garanayaan dhagayso hadaladaadii doorashadii hore
@ElmiJama-d6p
@ElmiJama-d6p 21 сағат бұрын
xamsoow afduubka aad sheegtay sow adigu qaybkama anayn
@maxamuudqaalib8390
@maxamuudqaalib8390 21 сағат бұрын
Afduubka adiga lagugu haysto soo xali horta
@casiloGedi
@casiloGedi 21 сағат бұрын
Raysulwasaare qiimo badan asaga ku haboonm madaxwayne walaahi inaanan ku reer ahayn hawiye baan ahay asagaan ka dooran lahaa
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 17 сағат бұрын
hadee idinkuu idiinyahay qabaan ama islaamaha idiinku masaajeeyaa waa uun marxuun 2sanaba waxuukatirsanyahay xerta qabuuro fagayaash
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 17 сағат бұрын
Kan xamse xilba mahayo kan waa xoolo ilaahay xasan culusow ayaa usoo dhiibay hadalkaan
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 21 сағат бұрын
HEEDHE BAX TIMAHAAGA SO DHAMEYSTIRO GURGURTE MEEL KUMA JEEYNAYO
@sahragacal4319
@sahragacal4319 21 сағат бұрын
Waa sax 😂😂
@ElmiJama-d6p
@ElmiJama-d6p 21 сағат бұрын
dadkii afka iyo gacmaha kaxiray baad koow kahayd
@sayidomar5230
@sayidomar5230 21 сағат бұрын
Daacad hadaa maqasho.waa sidaan
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 19 сағат бұрын
Taas mar horan sheegay cabsida JL gacantay ka bixi haday dadka codeya, ilaa intee ayay JL idin afduubnan? Ogadenow hadad JL rabtan inad ka talisan Axmed iska qabta oo Xamza raaca, dadka wax la wadago so jirta siyad cod ugu heshan, Kenya idinkuma hayn karto Dhulka ee dadka kasbada shakedi Kenya iyo Ethiopia Somalia kama socoto
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 17 сағат бұрын
axmed yaa dhaama makanaa dhama ,mase kuwa iimaanka beeley ookusuntan lahaystayaashaa axmed gaara waahalyeeygii 2 eesayid maxamed kusoo xigay ogaaden maantey soobaxdey waxay yahin ha,ha absame waaninkakaliya ee lahayste unoqonkara ninkale CAJIIIIB GUULEYSO ASAYID AXMED JUPALAND ASAGAA HOGAAMIn
@ElmiJama-d6p
@ElmiJama-d6p 21 сағат бұрын
bal is dhegayso xamsoow reer jubaland wayku garanayaan dhagayso hadaladaadii doorashadii hore
7 caqabadood oo horyaala madaxweynaha cusub ee Somaliland
11:06
Gaylan Media
Рет қаралды 10 М.
Motorbike Smashes Into Porsche! 😱
00:15
Caters Clips
Рет қаралды 23 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 4,3 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 17 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 82 МЛН
Maxa Xalane Ka socda?
5:29
Hussein Jama
Рет қаралды 7 М.
Cumar Shooli waa maxay sababta looga tarxiili waayey Maraykanka?
21:00
Sixiroole
3:43
Wardoon News
Рет қаралды 4 М.
Daawo:Sida Calanka loogu wareejiyay Taliye Odowaa Yuusuf Raage.
1:43
Motorbike Smashes Into Porsche! 😱
00:15
Caters Clips
Рет қаралды 23 МЛН