Mahadsanid Dal-jire, Dan-jire Hussein Jamac. Adigoo ka dheer ama ka fog Dalkaagii Hooyo ayaad u tahay Waardiye Daacad ah. You are a warrior and a national hero. Keep going son. Time will tell your pristege and honor. Sharaf ayay kuu hayaan inta jecel Dalkooda Hooyo sidaada oo kale. Mahadsanid 1000%. Calling you from Hobyo
Dahabka iyo macdanta kle, Kelyaha, iyo minka , iyo caruurta bilaa meherka kudhasha ee la tuurijirsy xalanaa lagu kla gataa, suu madow baa meeshakajira, xataa hubka ayaa lagu kalagataa, Tunnels mudo ladhisaya ilaa bada gaalaya wax baaraya maleh, ilaahow wadankaas dad malehee adaan kugu amaanaysanay😢😢.
@yurubiyan2404Ай бұрын
Galadan wax illahey hanaga qabto xuseenow soomalia cidna uma maqna celna uma qodna 😢
@sharmarkenurabdi6680Ай бұрын
Khiyaliga ayan amisanahay somali cidna uma maqna inaga hadi an xaqena u dagalami weyno ayan sugna o ino maqan zxb adunka iyo dawaladaha waxa ay ku dhisan yihiin wa shacab shacab mideysan o hal hadaf leh wax hor istagaya ama awood qabaneysa majirto marka somali gar ahan muqdisho somalida jogta dhiig malahan wa bila dhiig ki hadlana waba la dilaya brother
@geenyodila9095Ай бұрын
Walee waxa iyo wax ka badan ay ka jira meesha dadkaba laga ganacsada xusenow caruurtii derbi jiifka waa eber ee wadanka wax u tari laha hadii la askareeyo dhamaaaney dhul iyo dad iyo xoolaba allow naga qabo Rag naga qabtana nooga soo bixi Soomaali yaa noo maqan yaa rabi na badbaadi ☝🏻🤲☝🏻🤲☝🏻
Meel kasta waa laga soo weeraray Somalia. Xataa xayawaankii baa laguranayaa. Cid yac kadhahaysa majirto.
@ashawarsame1662Ай бұрын
Inuu ajnabi degan yahay qof somali ahna aan ka shaqeyn Karin xassan shiikh ayaa saxiixay ilaa ay ka bazaar dalka ma degayo waxwalbana waa gurtaan weliba caruurtii 😢
@Goodmen-l5eАй бұрын
Cudurka qabiilka ayaa ku haya xasan sheikh maxaa dusha uga saartay oo uga leexisay eeda farmaajo ogow waligeen meel ma gaareyno intaa cudurkaas kugu jiro😂😂
@AliHusseinMohamed-ig3qrАй бұрын
@@Goodmen-l5e dalka darood & hawiye ka socon la yahy aygii mucarad aygii muxafad dowadkasta ayga diidan?
@SahraQalinle-j3wАй бұрын
Soomaaliya waxay noqotay reer ba ooy ayaa ku leh illaahow nin dalka iyo dadka ka naxa u soo saar. Aammiin
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
xalane wa in loo daato soomaaliyey
@carinohope3117Ай бұрын
Allaahu akbar
@Hsn1224Ай бұрын
Doctor xuseenow bahalkaan labada magac ee uguweyn ee somalidu utagaan waa shurunshuur iyo kabashiir somaliyana kumayaree waa xawaanka labaad ee ugu tirbadan ee somaliya kunool marka dagiiranka/dashiiranka lagayimaado waana laba nooc mid yaryar oo dabagaalaha waxyarkaweyn oo koonfurta dalka kunool iyo mid waaweyn oo yaartuurta iyo dabacaadiiyaha waxya kayar oo kunnool gobolada dhexe ilaa waqooyiga dalka kaasaana ugutirobadan familly iyo qabill ayuuna unoolyahay halkiisa qabiilna uguyaraan waa 300 oo xabo
@FartuundaacadАй бұрын
Jazakallahu kheer hussein jamac illhy cadowga hakaa qabto hory usoco garabkaga ayn nahy insha Allah
Gudoomiyihii gudigii doorashadii xil. 2022, oo la oranjiray muuse geele laakiin anigu waxaan u aqaana Dhuuuso Geel, waxaan ku xasuustay wuxuu dhoofinjiray shimbiro iyo sagaaro iyo dabagaale 😂
@SafiaJama-s4cАй бұрын
Allaa Ciil waynaa war Dalka waxaa isku haysta maafiyo tuugo ah oo Calooshooda u shaqayste yaala
@xiishkhaliifcadecade1534Ай бұрын
Xuseenow adigu bahal baad ka hadlaysaaye waxaaba dhici karta in ay xibnaha bini aadamka ka dhoofiyaan garoonka xamar
@jamaalmohamud9679Ай бұрын
Haka daalin baraarujinta arimaha xasaasiga ah ee dalka iyo dadka Somaliyeed,waxaa noo haysaa shaqo adag. May Allah keep you safe.
@kafiyahsadiiq2474Ай бұрын
Mashaa Allah ❤ Hussein walaalkey Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro, dawlada adaa ka qiimo badan sida aad ummadeen dalkooda iyo diintooda u difaaceyso guuleyso Inshaa Allah ❤❤💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@safihasan9987Ай бұрын
illahey haku xifdiyi ustaad hussain, lakin waxan kulatalinaya waliga cid ha aaminin, xata hadalkaga aad lawadagiso qof kale ,iyo cuntadada iyo sharaabkaga,iyo meelaha aad tegiso iyo cida aad lasocoto
@KhadijaAbdalla-i2sАй бұрын
Maxaynu ka dhaxalnay qabiilkii aanu isku laynay, qabyaaladii oo aanu u isticmaalnay sidii diin muqadas ah, nin jeclaysigii, iyo jacaylka kuriga, mar uun I dhaha Madax-weyne. Xayawaan ayaad ka hadlaysaaye dadki aaway, dalki aaway oo bad iyo berriba lahaa, Diinti aaway, dhaqankii aaaway, xishoodki aaway, aaway, aaway aaway. "DAL BA'OW YAA KU LEH". Mar dhowna waxaa la maqli doonaa ciidda iyo dadka deganba waa la xaraashay, wax ka bixi kara ama soo geli kara oo Soomaali sheegto ma jiraayaan. ALLOW NOO SACABO HOORI. AAMIIN.
Bahal higlo halmar ayaan arkay qiyaastii 5sano ka hor meel miyi ah oo Gobolka Bari ka tirsan oo markaas la i geeyay runtii ciyaal baan ahaa markaan arkay waxan yar yar kooxda faraha badan ah ee iga horyimi midkii u yaraa ayaan dilay anigoo u haystay inay yihiin bahal kale oo magaalooyinka jooga oo lagu magacaabo dabacadeeye runtii aad ayay isugu ekaayeen inkasta oo ay sida jiirka u ciyayeen Alla ha iga cafiyo hooyo miskiina oo wadatay aad ayay u ciyaysay uguna dulwareegaysay😢 Wuxuba in khayraad dalkeenu leeyahay yihiin waa afkaaga mr Hussain jama.
@YaasmiinkhalidsidoАй бұрын
Gacan ku dhiigle 😂
@tusmoaadil1825Ай бұрын
Keep investigating huseen🎉🎉
@AbshirMohamed-r6uАй бұрын
Xalane burcad baa isugu timid. Wax kas ta mee shaa waa la geeyaa xaya waanada mac dan ta dowlad na ma jir to la xisaab tan ta waa dow lad shacab keeda soo qa qabata sirdoon ka koox da gur guur te maxay qabtaan somali ley daba guraan gaala daas bay u sha qeeyaan sir doon ka gur guur te mar wadan alla umaqan
Walaalayaaloow dad ma nihin taa marka hore iska sax oo dad aa noqono oo isku uur ah Qabyaalada aan iska fogeeyno oo xaley dhaley aan ka noqono waa markaa wax walbo Alle oo saqiraayo bahalbaa sheegeeysaa kheyraadkii bada xagee lageeyaa ma ogtahay dad badan in la waayo?
@theancientsancients1769Ай бұрын
The government Hassan Sheikh alone I s responsible for this
@AhmedMohamed-tn5ygАй бұрын
We were exporting wildlife since somali dictatorship era
@aminaahmed9115Ай бұрын
Subxaanallah dalkeena ilaahay ha badbaadiyo dad iyo dawlad majirto ilaalinaysa 😂😂
@udgooneyАй бұрын
Adoonka niman baa ilaal sado oo hormarsha dalkooda kuweena say u badanyihiin Wax ay qaribaan maa hane wax ay wanaajiyaan majiro 😢😢😢
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yzАй бұрын
Mayaan yuur ayaa la haleelayyaa inta isaaq la xaasidaayyo xuseennoow sxb
@saynebboersma6635Ай бұрын
ASC hasbiyaallah Allahu Akbar 🙏💯 my dear brother Hussein if I say my opinion the people who are now the government of Somalia the all teeth in corruptions they don't care what's what happened to Somalia wax mawaadiin ah majiiro samaar Allaha nasiiyo xaqa Allaha sodadiiyo Amin Yarabi 🙏💯 GUUL Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kskksshjks1931Ай бұрын
Xalane, Airport ka kismaayo iyo garoowe waa isku mid,
@HusseinadamHashi-vr5hjАй бұрын
Garoowe iyo kismaayo ha lagugu waso GARAC.
@abdirisaqmohamedhagy8643Ай бұрын
Hussein Br.Somalia waxaan ka socda waxaan sahlan maahan...Dadkeenuse maahan dad waxaan fahma in labo labo leeysiga horkeeno waxaan jirina lagu mashquuliyo ,marka inta kahelaayo dhalinyaro waxaan fahmeeysa dhibtaas ayaa taagnaaneeysa.
Waa Arin layable runti Dal aan cidna ilaashanen Wye Xayawanka yar Wxaa la dhaha caranshuur ama bahal higlo
@WillSmith-d5tАй бұрын
Sikasta ayaa dalka looga fa idaystay wadankeena😢
@BilekhyrАй бұрын
Waa gurtaan xayaanka soomaaliya 🇸🇴 Ddkiibaa kurtee ma xayawaan Beydeynyan
@lebaan4795Ай бұрын
Thank you For your information shacabka muqdisho wa iney ficil ka qataan oo modaharad lagu qadaa misha
@alahayowarligeygukiiisraac4225Ай бұрын
Qofkii wadani ah😂xalane😂waa Xabis in lagaliyo 😂waa argagixiso 😂waa nin soomaliya danbiile ka ah 😂kan bada iyo bariga gadanaya waa kan larabo Xuseenow allaha ka qabto cadowga waxaa tahay nin😂xaqiiqda ifinaya 🩵🇸🇴💙
@SacdiaSheik12Ай бұрын
Mahadsanid xuseen
@omarali4265Ай бұрын
Ku soco saaxiib 🎉run 🏃♀️ sheege
@hassanabubakar1226Ай бұрын
Harimacad maahan ee waa shabeel
@Marshalcomputer-j9nАй бұрын
ninkan hussein wa qaaaaniiis wana jaaaaajuuus walaahi ee iska ilaaliya somaliyeey
@abdisheikh6094Ай бұрын
Mahadsanid
@SamanQalidaziz-nu7iqАй бұрын
Asc waxaan ugu yeedhnaa kabashiir beerahuu nala degaa ee cidii taqaan suuqiisa isoo sheeg anaa kumanaan kuu hayee isagoo 50% of ah
@akishehararaАй бұрын
Xasan iyo xaasaskiisa canshuur baad ah ayay ka qaadaan muwaadinka Soomaaliyeed markuu soo dagaayo iyo markuu dhoofaayo halka Xalane bilaash ku soo galaan kana dhoofaan gegida diyaaraha.
@DalmarXaashiАй бұрын
Nin hawiye waa naag garooba maxad kasugee naag garooba?
@saynabmohamed8983Ай бұрын
Wasirkaah xaywankaah ma huurdaah dowlad laantu xuumahaa😢
Habo bahalkan waaxa ladhaha kadabshir marka waa ayaan daro ku dhacaday umada Somalia cadowgeda allah jabiyo
@MahamadAbdala-fh3vrАй бұрын
Wll husein afar sano wxaa soo dhigay vedio qola Hindi ah wxaan ugu qoran India Yj
@MahamadAbdala-fh3vrАй бұрын
Wadnkee ddkiisa hurda hurdana kama toosayaaan
@sharifsharmak607Ай бұрын
Sxp horayi usoco wan kutaagera runtaad miihi ah
@tusmoaadil1825Ай бұрын
Hadii madaxwaynuhu aado xalane markay u yeeraan keliya sidee soomaali wax u ogaan kartaa
@AyuuniAbdiHersiАй бұрын
Rabbi ha ku xafido Xalane waa Wadan ku dheyaal somaliye. Awoodna u malahan dowlada somaliya in aay tagaan
@Certified-k4jАй бұрын
Sheeko darood. Ninkan danta darood ayu ka hadla uun wax kale maha
@ibrahimabdighani9184Ай бұрын
Xayawaankaan magaciisa waa shurunshuur , ama kodobjiir
@munajamac1419Ай бұрын
fooriloow imaaw dagmada garasbaaley😂😂😂😂
@fatumabarre1610Ай бұрын
Asc, dad baan ka tagaya ee dal kama tagayo, ayaan darda somaliya heesata, mar aan dheeren waa la qaadan. Somali hurudoy
@xamdiabdisalam-d7gАй бұрын
Bahalkan hospital ka yardmely ayan ku arkay
@faysalfarah910Ай бұрын
Waa kadabshiir ama shurunshuur
@ShoodheeАй бұрын
Waad mahad santay walal
@aminajama7768Ай бұрын
Waa shurun shuur woqooyi wuu ka buuxaa
@RoodaIsmail-i6pАй бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 reer baw yaa kuleh
@SaidBirreАй бұрын
Kabashiir baa unaqanaa anaka
@xamzesaciid145Ай бұрын
Hhh Mogadishu Qarax Alshawab Dadki La nayo dowladana Waa Togo Marka Ma Bahal Ayad Ka hadle
@BALBALKAPLUSАй бұрын
Kep going❤❤❤❤
@CabdiwaasacDaahirАй бұрын
Anag reer waqooyi ahaan waxaan u naqaaana Soongur
@AsmaAbdixakiinАй бұрын
Waakgtigii farmaajo xataa wuu ku yaalay
@moa.9902Ай бұрын
Dabinkii lala rabay Soomaaliya waxa ay ku dhacday 1991-dii, xilligaas oo Cali mahdi Maxamed iyo 4-tii jabhadood ee soo doorteen ay burburiyeen nidaamkii dawliga ahaa iyo ciidankii dalka. Dabadeed Soomaaliya, waxay noqotay GOOB aan la kala xigin, wax walbana laga dhex samayn karo. Mar kasta oo aad is tiraahdo, toloow hadda ma soo kaban doontaa, waxaad arkaysaa in dib loogu vcelinayo halkeedii hore. Khayrka Allah ha noo soo dadajiyo !
@KhadijaMuuse-g3mАй бұрын
Digaaga ayuu cunaa lkn adiga wax qabadkaaga ma gaarsiisanyahay in aad dowlada arintan uga dacwooto .mhdsanid
@Commentkudhigle-s1gАй бұрын
XAYWAN AYAD KA HADLEESAA DADKA SOMALIDA XUBNAHOODA HALAGA GANACSADO. WAY MUDAN YIHIIN SOMALIDA IN LA DABAR JARO