Damaq, Qaraami || Cumar Dhuulle|| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 13,489

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 38
@balwolyrics2780
@balwolyrics2780 4 жыл бұрын
Jimce wanaagsan saaxiibbayaal meelkasta oo aad joogtaan waxa aad nagula Jimcaysataan codkii Damaq iyo fannaankeennii weynaa ee Cumar Dhuulle Cali (AHUN)
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Balwo Lyrics Laxankan iska saxa Magaciisa dhabta ah Waxaa la yiraahdaa Danaakil
@AiSomaliland
@AiSomaliland 2 жыл бұрын
Ereyada intaad iska soo galin oo aad la wadaagin dadweynaha fadlan iska soo sax iyagoo saxsan soo gali waa iga talo
@Armani_yossef
@Armani_yossef Жыл бұрын
Laxankan damaq maaha, waa danaakil.
@AiSomaliland
@AiSomaliland 2 жыл бұрын
ereyada intaan iska soo galin hubso oo soo sax intaa ayaan kugula talin lahaa
@kabanle1211
@kabanle1211 4 жыл бұрын
Anigu damaq si kale ayaan ku maqlay. Cumar tixgalin ayuu naga mudanyahay
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 Жыл бұрын
Qaraamkani waa Danaakili
@yassinadan1455
@yassinadan1455 4 жыл бұрын
Shukran balwo weli wax idinlamid ah ma arag
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 4 жыл бұрын
Balwo lyrics waad ku mahadsantihiin hawsha intaas leeg aad u haysaan bulshada afka somaliga ku hadasha
@hamzamohamoud1831
@hamzamohamoud1831 Жыл бұрын
Codkan Danaakili baa la yidhaa. Waa lasoo xajiiqiyay.
@amiinmuxumedsoofekaneeco6553
@amiinmuxumedsoofekaneeco6553 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin Balwo lyrics Kayd iyo suugaan cuddoon ayaad nala wadaagtaan .
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay balwo
@ismaildoubad9007
@ismaildoubad9007 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb codkan lama yidhaahdo DAMAQ
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Aniga waba lailaleyahay
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
ileen codkaanaa damaq la yiraahdaa wax badan waan dhagaystay inuu laxankani yahay heesaha qaaraamka balse ma aqoon lkn hadaan ogaaday in la yiraahdo damaq cumar mahdi waa yar yahay laxan uusan ku heesin qaaraamiga
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Iyo Nacasnimo wada dagaan in Aad igola joogtaan
@mahdimohamud741
@mahdimohamud741 4 жыл бұрын
@Balwo lyrics ku mahadsanidiin dib boorka uga jafidda fankeenni hodonka ahaaa - Omar Dhule heesihiisa aysan dadku badi maqal raadintooda ayaa la moogaan saxibayaal. 🙏
@abdirahmanibrahim9230
@abdirahmanibrahim9230 4 жыл бұрын
soo badi sxb genelkan wan ku xidhanahh sxb ha ka daalin
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Siidaaaa Aaad ttTiRiii yaaaaNo kolaniri Ogaaada in Aad aqaalka Tuuuganimo Aad kowada Gashaan
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 3 жыл бұрын
Waa kan Cumar oo Damaq qaadayaa: kzbin.info/www/bejne/r6LCnYOCrqyhl6M Balwo Lyrics in ay dib ugu noqon doonaan magaca qaraamigan baan rajaynayaa.
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Codka Damaq Qarshe ayaa allifay. Waxaan jecelahay kani maaha damaq. Hele hele ayaa lagu sheegaa balse magaciisa dhabta ma saxi karo. Codka Damaq oo hayaan lagu sheegay, oo ay qaadayaan Tubeec, Kuluc, iyo Maandeeq ayaa isna youtube ka buuxa. Magacyada Qaraamka waxaad moodaa in lays yara dhaafiyay. Hayaan isna waa cod kale oo gaara.
@suleimanyare3008
@suleimanyare3008 4 жыл бұрын
Damaq maha wa Hele Hele
@qaraamyahan
@qaraamyahan 2 жыл бұрын
Duubid kale oo Damaq ah | Cumar Dhuulle. Link: kzbin.info/www/bejne/jqqbd2RjrtmhgLM
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 4 жыл бұрын
Cumar Dhuule ma sidan buu u qaaday Damaq? Aad baa loogaga wacnaa oo Kuluc iyo Tubeecba si sidan aad uga sarreysa ayay u qaadeen.
@abaasabdirahman1489
@abaasabdirahman1489 4 жыл бұрын
Ayadoo saa.n ka duwan ayuu qaaday sxb
@abaasabdirahman1489
@abaasabdirahman1489 4 жыл бұрын
@@khabiirharnandez5664 cumar dhuule
@duceysaneofficiall7701
@duceysaneofficiall7701 4 жыл бұрын
Iyadoo Laxankaan Ka duwan ayuu qaaday cumar dhuule
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Codkan Damaq maaha. Kuluc baa si wacan u qaada Damaq. Cumar Dhuule kumaan maqal. Lkn cumar dhuule maaha fanaan la odhan karayo heeskaa ma aad keenin. Fanaan walbaaba sidiisuu ku yahay lama taabtaan. Soo dhegayso Dhuule oo qaadaya Laac, Jawhara luula, xaafuun, burcaawi. Intaa aan taxayna waxaynu odhan karnaa cid sida cumar dhuule u qaadi kartaa ma jirto. Tubeec isaga; codadka Nugul, Murug, Soodaani, Beerdilaacshe, ayaan lagu gaadhin. Maandeeq iyadna Codka Burcaawi ayay halka caan ku tahay. Magool iyadu codadka Banaadiri, Jiib iyo Rogaal baan lagaga daba dhufan. Dararamle isagu a codka Subcis inkastoo fanaankii iska lahaa codka isna uu qaado, Mushteeg, haddana dhegta waad u raaricinaysaa Dararamle. Maxamed Yuusuf codadka kala ah Madiix, Layaab, iyo Hillaac dheere ayaan loo daayay. Fanaaniintu midba codbaa aad ugu soo baxaa ee lkn ma kala wacna.
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 4 жыл бұрын
Hamza Mohamoud Damaq oo Cumar sidan u qaaday weeye codkani. Damaq waxaa si wacan u qaaday Kuluc, Maandeeq iyo Tubeec. Cumar Dhuule boqor buu ahaa ka mid ah boqorradii fanka oo aan anigu si sare u qaddariyo. Laakiin ogow in codadka qaraamka lagu kala wacnaa qaadistooda. Jiib oo kale sidii Dararamle u qaadi jiray cid u qaadday ma dhegaysan.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
البر نا مج بين كلا كلا سنكتب وبين كلا لينبذ ن
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
ان كمثل غراب
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "CISHQI CIDHIB DARAN" (XAAFUUN)
16:20
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 24 М.
Heesta: Guduudka || Maxamed S. Tubeec || Balwo Lyrics
10:56
Balwo Lyrics
Рет қаралды 64 М.
Heestii- Bilan
7:46
Hayaan Media
Рет қаралды 845
Qaraam;Heellada"Damaq" iyo Cumar Dhuulle.Codkii Cabdilaahi Qarshi
7:09
Cumar Maxamuud Cali (Cumar Dhuule) 🔥Iyo Heesta "BEER NUGUL" (BALWO)
8:16
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 13 М.
Shamis Guduudo Carwo Lalylay  ( Laxankii Balwo)  @bashiirmaxmud4924
4:15
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 141 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 749 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН