Dambi Baaris: Yaa Dilay Harmony Ashcroft ? Maxaase loo dilay |Qeybtii 2-aad

  Рет қаралды 34,746

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 90
@wanted8586
@wanted8586 3 жыл бұрын
Aniga Waxay Ila Tahay Gabadha Ninka Gursan Rabay Inu Dilay Sababtoo Ah Asago Jawabta Inta Mujimada Ka Hadli Uu Jawabta U Dherena Mida Xita Anaga Waso Marnay Markan Guriga Wax Haleyno Oo Nala Weydiyo Si Aanan Naloo Qabsan Qof Kala U Ekeysina Inu Sameeyay Waxas Markan Sameynina Eedaynta Un Baan Iska Lexina Labadan Sababood Dartodna Ninkan Ayan Oga Shakiyay HADI AAD U MALEYSO ARAGTIDAYDA INAY QALDANTAHAY II SABANEY WAX WALBANA GADAL BAAN KA OGAN DOONA INSHA-ALLAH
@Ravion_15
@Ravion_15 3 жыл бұрын
Ra'yigayga iyo fikirkayga wxn ka dhiiban doona markan wada arko dhamaan waraysiyadii ay bixiiyeen dadka loga shakisan yahay dambiga dilka insha allaah
@zakihaji2217
@zakihaji2217 3 жыл бұрын
Masha allah ustaad nisa waa in shaqo lagaa siiyaa insha allah
@abdulhiisxaaq5883
@abdulhiisxaaq5883 3 жыл бұрын
Ustad aad ayaa u mahad santhy waxbdn ayaa no so kordhisay salute 🖖🖖
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 3 жыл бұрын
@@buuloxuubeey Aniga xaataa danbi baadhe ayaan isu maleeyay,kadibna waxan furtay kanaal danbi baadhe la dhaho.
@Dhambaal55
@Dhambaal55 3 жыл бұрын
Cajiib wlhi Lkn sxb waxaa ka muhiimsan dilalka la xaliyay oo aad 10 daqiiqo ku soo koobto Dadku aad ayay u jecelyihiin wlhi Mahadsanid
@FANPROJ-ty9oq
@FANPROJ-ty9oq 3 жыл бұрын
Yes pro haa
@cabdiqanicabdiraxmaan341
@cabdiqanicabdiraxmaan341 3 жыл бұрын
Haa aad iyo aad
@diishlone111
@diishlone111 3 жыл бұрын
Soo koobid waxba no tari meyso
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
Buulo xuubay -xamar Xassan osman haji hore usoco wa cashar mihiima siiba quseeya dhalinyarada xiiseya arimaha iyo laamaha amniga ee dalkeena .
@Ahmed-hg1pk
@Ahmed-hg1pk 3 жыл бұрын
Reer faarax Aw madmadoobe KZbinrka ugu jeclhy Tabintiisa Mahadsanid wll
@jamalmohamedabukar9794
@jamalmohamedabukar9794 3 жыл бұрын
Thnks xasan buulo xuubeey Aad iyo aad baanu kaaga mahadcelineenaa muuqaaladaan aad waqti fcn inoo galisay
@abdikanisaid2275
@abdikanisaid2275 3 жыл бұрын
Mansha Allah wllky documents nocan oo kale ah waad ku fcn yahay soo badi anagana kugu tageerin
@mohaburhan222
@mohaburhan222 3 жыл бұрын
In badan ban ka hela Dambi baarista Fadlan noosoo badi masuul 🙏
@thabitahmet341
@thabitahmet341 3 жыл бұрын
Mahadsanid inbadan o kale cashiro baaris ah ka sugeynaa
@keedkaxogaha9531
@keedkaxogaha9531 3 жыл бұрын
Fantastic pro👌 Dambi Baaraha Mustaqbalka Dalkeena inaa noqdo Rajeenaa Adaane igu dhiiri-giliyay 👌
@deeqdaacad9435
@deeqdaacad9435 3 жыл бұрын
Wanba sugayay qeebtaan thanks ustat
@abdaladiifmaxamad315
@abdaladiifmaxamad315 3 жыл бұрын
Ustaad muuqaalada dambi baarista noo soo badi adoo raali ah
@mohamedsaafi1196
@mohamedsaafi1196 3 жыл бұрын
Qisada pro waad is raacinlaheed meel aad u mac ayey ku go day ee issa soo raaci qisooyinka Aad ayaa u fiican yihiin moowduucyadaan Mahadsanid💯🍇🍎🍒
@daadahiye5927
@daadahiye5927 3 жыл бұрын
Haa zxp lkn cilada jirta ayaa ah haduu ka bato 30 dadku wada daawan maayaan Sidoo kale lacagna waa laga samaynayaa ka badan intaad hal vedio ka samayn lhyd
@Garaad-
@Garaad- 3 жыл бұрын
Saan lee ku soco lbx
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 жыл бұрын
Xasan Osmanow inbadan Behind the camera baad ahaan jirtee, Waan ku faraxsanahay inaan Wajigaaga aragno 🤗
@abdinuurabshiraliinshaar9027
@abdinuurabshiraliinshaar9027 3 жыл бұрын
Thansk xasan cismaan xaaji
@xogshow9211
@xogshow9211 3 жыл бұрын
Ustad hanagu dheereen qeybta xigta
@khadermohamed4360
@khadermohamed4360 3 жыл бұрын
wow Amazing maanta number one ahay 🤍🕊️
@maafiyomaafiyo1237
@maafiyomaafiyo1237 3 жыл бұрын
Love 💘 igu qabo sxb
@mustafecizhqi2543
@mustafecizhqi2543 3 жыл бұрын
Wad nagu raagty zhp
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 3 жыл бұрын
War qaybta sadexaad soo dedeji ustaad
@Juujanah
@Juujanah 3 жыл бұрын
Muuqaal Xiisa badan 🙏🏾🙌🏿
@cabdiraxmaanmaxamedaadan5451
@cabdiraxmaanmaxamedaadan5451 3 жыл бұрын
Keep going 💪 ✨ 👌 👏 💓 👍 💪 we will next season
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 жыл бұрын
Mahadsanidwll
@omerdahir1
@omerdahir1 3 жыл бұрын
Haso dahinin qeybta xigta plz
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 3 жыл бұрын
Walal xasan waa ku mahadsanthy soo diyaarinta barmaamijka lkn waa nalaga soo daahdee waxaa jeclaan lahaa inaa qeybta 3aad lasoo dhaqsato mahadsanid 🙏
@NAQEEYE
@NAQEEYE 3 жыл бұрын
Mahadsnd sxb lkn hala daahin waa barnaamij xiiso badan
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Shaqada ma yara sxb
@NAQEEYE
@NAQEEYE 3 жыл бұрын
Waan ogahay sxb mahadsnd
@Garaad.Abokar
@Garaad.Abokar 3 жыл бұрын
Qeebta 3aad laso dhaqso macalin 👍🏽🙏
@ahmedhillowle4957
@ahmedhillowle4957 3 жыл бұрын
Keep going bro
@maafiyomaafiyo1237
@maafiyomaafiyo1237 3 жыл бұрын
Mnsha allh
@xikambigfunofficial
@xikambigfunofficial 3 жыл бұрын
Zxp muuqaaladaan halkee ka keentaa ama sidee ku heli karaa isojawaab
@GL-pg4xu
@GL-pg4xu 3 жыл бұрын
Haaye waxa soodhamaystir dee mshruuc haka dhigine
@cabdiqanicabdiraxmaan341
@cabdiqanicabdiraxmaan341 3 жыл бұрын
Keep going my pro
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye 3 жыл бұрын
Keeping on go English halan ka aqaanaa ustaad
@Mohamedmohfit
@Mohamedmohfit 3 жыл бұрын
Thanks so much
@Taqwaviva
@Taqwaviva 2 жыл бұрын
Mhdsanid sxb lkn waxaan ka jeclaan lahaa cases-ka dalka ka dhaco kana baxsan dilalka sida kufsiga iyo xatooyada inaa isku deydid
@xasanmaxamuud514
@xasanmaxamuud514 3 жыл бұрын
Xasanow barnaamijkii ma ogtahy meeyay?
@khayralaabukar2042
@khayralaabukar2042 3 жыл бұрын
Walaal xagee kakeentay sawirada
@aykafik1699
@aykafik1699 3 жыл бұрын
Zxb xsan noo soo badi vedio yada plz
@abdilllahiwarsame4191
@abdilllahiwarsame4191 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍
@mariamohmethahmeth8622
@mariamohmethahmeth8622 3 жыл бұрын
Thank so much ⚘❣💖😍
@mobashiir8127
@mobashiir8127 3 жыл бұрын
Siilka hoyada u sheg dhilo yahey af somali ku so qor qoralka maxa luqad anad u dhalanin iaku gu dha dhajine 😡
@ayaanhappy2387
@ayaanhappy2387 3 жыл бұрын
Pls noo badi thanks
@aaminacllaahi3167
@aaminacllaahi3167 3 жыл бұрын
KEEP GOING pro
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 3 жыл бұрын
Aqoontaan danbi baarista miyaad xiisaysaa? Mise qaad barataa?
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 3 жыл бұрын
washaqadiis bro
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 3 жыл бұрын
Ilaa hdda hal qof ayaa danbi la,aan u ah waana ninka madawga ah mark wayo nin bilaa lacag ah oo faraanti dhaymana dhacay qofna dilay beer muusan dhexseexdeen faraantiga ayuu iibsanlahaa wuna baxsan lahaa.gabadhaan sxbkeed cristian ayaa dilay wakhtigii muranka muuna ugu talagalin dilka
@halabuursamokaab4861
@halabuursamokaab4861 3 жыл бұрын
Jene Rogers ayaan ka shakiyay
@xuseenmedia
@xuseenmedia 3 жыл бұрын
saxiib xasan wanku salayaye barmaamujyadano keele soo badi
@abdusameddiini3313
@abdusameddiini3313 3 жыл бұрын
Brother qebkasta hbnki noso dhig
@xigmaawi13
@xigmaawi13 3 жыл бұрын
Wow👏👏👏
@Umucaisha935
@Umucaisha935 3 жыл бұрын
Markan iloobo qeybti kobad baad sogalisa mida labaad yaap
@abdullahiabdi8791
@abdullahiabdi8791 3 жыл бұрын
Ustaadka codbuu afsomali nooguso turjumy dad badan oo uqabo inuu asaga suaalaha leeyahy bsn arkey ee wax fahma asaguna wuu nooshegey just he's translating
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 3 жыл бұрын
Gabadha waxa dilay ninkaan leh doqon yahaw gabadha caafimaadbaan u doontay, ee hadana leh gabdhu hooyaday ayay u eegtahay. Cajiib. Aniga xaataa danbi baadhe ayaan noqday
@NuurtoabdiSalaad
@NuurtoabdiSalaad Жыл бұрын
Thanks my name is daud hassan Ali
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 3 жыл бұрын
M.a
@Giijiye19928
@Giijiye19928 3 жыл бұрын
Illaa Gorman sugayey waad raajisay why
@cbdirixmancabdulahi2744
@cbdirixmancabdulahi2744 3 жыл бұрын
ani rad lif kahakiyay iyo karistian labdaas xariir kadhaxeeyo
@liilshikinow6720
@liilshikinow6720 3 жыл бұрын
Case kaan ma qiyaali baa mise waa case horey udhacay loona xaliyey
@Nuurmaanka
@Nuurmaanka 3 жыл бұрын
Dambi baare Xassan Cismaan Wanla sugeyna Qeybta sadexaad Laso dhaqso Taliye
@rashiidsaleban8019
@rashiidsaleban8019 3 жыл бұрын
1998-kii technology-yadda loo isticmaalo criminal science aad bay u hooseysey Balse hadda aad bay u sareysaa Idan soo diyaari falal danbiyeedyadii dhacay 2005 ilaa 2021-kii
@jamiilomuxudiincali6685
@jamiilomuxudiincali6685 3 жыл бұрын
Keebta 3aad
@ajkhaled
@ajkhaled 3 жыл бұрын
Dadka Garoomada Daroogada Lagu qabtey noo soo Gali Ustaad
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 3 жыл бұрын
Buulo xuubey👑
@haytamhirey7211
@haytamhirey7211 3 жыл бұрын
Kii koobaad markaan daawaday uu iga dhamaaday anigoo u hamun qabo buu soo galay kii 2aad lol 😂
@mariamahmohamed6304
@mariamahmohamed6304 3 жыл бұрын
💕💕💕💕💕💕💕
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 3 жыл бұрын
Bisinka markaan Qof ka shikiyaba Qof kasii shiki badan ayaa soo baxaya !!!!! Cajiib!!
@shedo7275
@shedo7275 3 жыл бұрын
Barnaamij iqanciye waye
@abdirahmaanahmed5366
@abdirahmaanahmed5366 3 жыл бұрын
😆😆😆😆😆
@yoolahsoftwereborama808
@yoolahsoftwereborama808 3 жыл бұрын
Nio ma ogatahy noogu celi barnaamjika ani ka shaqsi ahaan iguma socde
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 3 жыл бұрын
Danbi baadhe cajiiba
@Ali-hassan-
@Ali-hassan- 3 жыл бұрын
❤️❤️
@samiirmohamed2466
@samiirmohamed2466 3 жыл бұрын
Bro Barnaamijada yada sida musalsalka cml loo sugayo dumarka ku wanaagsanee . Bartaan waxa saxib kugula ah rag baa u badanee qeybta 3aad kuso dhameey walalow adigo mahadsan . it's just request 🙏🙏 Mahadsnid
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
Danbi badhayaasha dalkeena ayay anfacaysa arimahan turjiban way ka fa iidaysan
@maafiyomaafiyo1237
@maafiyomaafiyo1237 3 жыл бұрын
I Idacada buulo xubay
@abuhadi3350
@abuhadi3350 3 жыл бұрын
Gabdha waxaa dily wiilka iyda uu aroosi rabay faraatiga waxaa nnka u dhiibay nnka nagta guursan rabay wayo wuxu aqoon u lahaa gabdha wilka dhibjry fartga hyy
@siyadkahin7448
@siyadkahin7448 3 жыл бұрын
Adigaba cajiba sad u so diyarisay
@abdullahim.agarasow6992
@abdullahim.agarasow6992 3 жыл бұрын
Boring 😴😴😴😴😴😴😴
@mursalsaidasal8775
@mursalsaidasal8775 3 жыл бұрын
Wow 👏😮
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,1 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 16 МЛН
Maskaxdaada hasoo saarto afartaan xaaladood ee Fal dambiyeed cidii gaystay
7:45
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 53 М.
Bad iyo Badweyn ? farqiga udhaxeeyo | macluumaad kala duwan
8:01
Luuqadda mufakariinta u gaarka ah | Awoodda aamusnaanta.
6:14
Dambi Baare Jaamac sidee ayuu kusoo qabtay Aaramoow oo xaaskiisa hore dilay !
12:11
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,1 МЛН