Haddii siyaasiyiinta iyo hoggaamiyeyaasha qabiilka ee Khatuma ay aqbalaan tan, waxay ka dhigan tahay in laga bilaabo hadda in Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland uu isla markiiba xilka ka dego iyo in dhammaan kuraasta baarlamaanka ee ay ku leeyihiin Baarlamaanka Puntland ay bannaan yihiin si loogu qaybiyo inta kale ee degmooyinka doorashada Puntland. Mashallah iyo hambalyo Puntland.
@Mahmeedahmed-b5z7 күн бұрын
guuuul ssc guuuul ssc guuuul daarrrod hanolato harti ❤❤❤❤❤
@Bilekhyr8 күн бұрын
❤ darwiish hade armaa Hadoow daaha dabadiisa Shaqadu kasocotaa oo Inaga. Been iyo qawda maqashii leynoo dhigayaa Waxan socdaa films in The show
@abdiasmigaud26478 күн бұрын
DOORASHADA KA DHACAYN PUNTLAND KAMA DHICII KARTO SSC KHAATUMO! Guul Iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somalia Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ayey qeyb ka tahey
@lamafilaanchannel48658 күн бұрын
Doorashoon kaa dhacaya laasanood maa jiiran been raad maleh 😊
@halimaahmed96027 күн бұрын
Absolutely wax soconaya maha
@wamuajani548 күн бұрын
Firdhiye maaha Nin caqli badan😢 ama fiiro dheer😢 waana gumeeyey 😢😢 allaha sharkiisa hanaga qabto😢 waa wax laga xumaado in la arko Qof Daarood ahoo xiligan xasan daba socda in la arko😢
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi8 күн бұрын
Yaahuu hberkaagu kugu nowey horgal
@Cici_mimi8 күн бұрын
Wallaahi waa ceeb iyo Foolxumo. Dhulbahante Kama weeynaadaan miyaa in maalina idoor ee Horgalo unoqdaan maantana Hawiye. Subhana'Allah
@shaficimohamedomar-d6b8 күн бұрын
haeiye shalay kad keenteen ee farmaajo oo nin daarood ah erideen mj munaafaqadiina waa fahanay adeer ohin uma baahnin
horta ninkaan yaa keeney madax tooyada marka wixii shaley la sameeyey cidkale laguma edeynkaro labadii nin ee u tafaxeytey ayaa manta ugu neceb waa nabsi soo degdegey
@muunamahamed61408 күн бұрын
Maya ssc laba sanay dagasl ku jiran furimo badan baa ku jira marka meel kale.hala geeyo matadi ku dhawacna tahay weli magalaadu waa dunsantahay kamayso kaban madafiicdi sanadka hal sano magalada gudaheeda bu ka socday welina magalada hareeraheda o ila todobo gobod laku hor fadhiya ceri gaabu ciidankayagi qayb kamida ay jiran marka ka dhici mayso doorasho runti magaladu kamayso kaban dagaalki dhismaysii guyihi iyo hudheeladi baa xita argagixisaduway dumiyen marka hawshasi socon mayso❤❤❤❤
@DahaboHagarGuleed8 күн бұрын
☝🏻✨️✨️✨️🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@wamuajani548 күн бұрын
hogaanka SSC maaha Dad aragti fog iyo qorshe leh😢 waa ciil iyo calool xumo.
@mustg48918 күн бұрын
Kaptan sxb dhulbahante haku daalin, cid ale cidii ay aqoonsi kaga heleyaan hala aadaan xor weeye
@calishaakir18 күн бұрын
MARNA WUU AQOONSANAYAA MARNA WUU KALA NOQONAYAA...!!!
@saidmussa64618 күн бұрын
SSC KHAATUMO WAA MEEL LAGU SHAQEYSTO OO HAWIYE LACAG KU CUNO
@Positive-Energy-Somali8 күн бұрын
😮 nabadda iyo xasiloonidu 😮 😮 waxay dadka u dhistaa 😮 😮 hanti iyo harti 😮
@fowsiyaMohamoud7 күн бұрын
Hassan ayaa no kiin dhama deni iyo Hassan Khaatuumo which one is good for them Adeer inta an full state noqonayo hawiye is better this is politics everyone is looking 👀 there interest Khaatuumo interest is first
@fowsiyaMohamoud8 күн бұрын
Bowe state Khaatuumo la yirahdo ayaa nala yiraha kini allaha idin barakeeyo ee keyga in ad kugu hoos jiro ma dhaceeyso ee qaylada bowe joji Mj
Warqad asaga keliya ku qoran md rabta mucarad na ma ogola wa doraaho been ah
@mustg48918 күн бұрын
Cid ala cidii aad aqoonsi kaga heleyso,la'aad, xor baa tahay🤣😂
@AFDiini17228 күн бұрын
Cunugan wuxuu dhaneeynaa ninka qoyskiisa ah oo Puntland maqaayat reerkiisu leeyihiin ka dhigay oo raabo inu sharci daro dadka meelahaas degan guumeeysto. Doorasho cod iyo qof waa dhaceeysa, waxaan waa laga tashanaa.
@Darwiish-Sool8 күн бұрын
Cid aad aqoonsi uga baahnthy ma jirto adeer Xasan munaafaq maxay tahy aqoonsiga aad uga baahanthy isagaaba Amisom waardiyysaa oo aan meelna haysan sidoo kale Dawladda Ingriiska oo uu daba dhaqo ayaan ba ka yeelayn marka qofkaas dulliga ah yaan la inagu sawirin
@zuhurzeyn23767 күн бұрын
HSM waa Tuug international community Aya maar Dhow Mahakamad laso saraya. Kuseexo kuma so toos.
@Darwiish-Sool8 күн бұрын
Wax doorasho Xasan munaafaq wato oo ka dhacaysa Laascaanod sidoo kale Dawladda Xamar ee Xasan hadda hogaaminyo cid aaminysaa majirto
@fowsiyaMohamoud8 күн бұрын
Bowe state Khaatuumo la yirahdo ayaa nala yiraha kini allaha idin barakeeyo ee keyga in ad kugu hoos jiro ma dhaceeyso ee qaylada bowe joji MJ
Waa in jamahirtu ay ka hor yimadaan horgalada la shaqaynaya Hassan Tuug
@calishaakir18 күн бұрын
SSC WAXAA XUKUMA DAD LIITA OO LIITA...!!!
@daganabdulahi75888 күн бұрын
Darodku wax jiraba ma ahan hada ayaa la leyahay qaarna hala cunaqabateyo halagu duulo qaarna jaqfyo haloo qeeyo
@Bilekhyr8 күн бұрын
Waa yaab darwiish Waar aduunka anagaa wax argney waxaan armey Films for sales in the world Oo indho sarcaad tahey Oo shacabka loo dhigaayo Hadhoowna axmed madoobe ama sicid dani Loogushubi oo meesha Vilda soomaaliya bililiqaystaan kasocota. Sidii hore qofkii noolalda wa arki Beenta villada
@zahraabdalla73768 күн бұрын
SSC Khatuma waan in ay ka fikiraan hadalkaas ka soo yeray Modahtooyad. Dantiina fiirsada
@nuurbaafonuurcismaanfarey48738 күн бұрын
Danni waxaa lagu cabsiinaayay axmed madowe maantane firdhiye waxaa lagu axmed madowe 🎉🎉🎉
@Fowzia698 күн бұрын
Xoolow axmed ma raaci. Hawiye
@AadanAbdi-e1d8 күн бұрын
Waa hadur warkaasi ! Suurtagalna maaha ! Wax aan wada oggol Ku dhicini Khaatumo Kama dhacayaan Darwiish
@FOsman-zv4bk7 күн бұрын
Eedo naso rerkan mataqanid wale way ogolan ha isdalin e wadankena kahadal shaqo no tal maha go ahead ku dheh
@SarahWarsama-o8u8 күн бұрын
EEDO HAYS DAALIN. REER KHAATUMO HADAY DOQONO YIHIIN OO XASAN TUUG WAX UGA BAAHANYIHION, EE WAA LA OGAAN.
@SarahWarsama-o8u8 күн бұрын
SSC IYAGUNA SOW MA QABSAN KARAAN DOORASHO DADBAN ⁉️⁉️⁉️
@Ahmed-hg8gq8 күн бұрын
Ssc khatumo waa diyar lakin galdogob muxuu uga rebay galdogob ha kusobirto ssc khatumo calanka ssc khatumo hatagtan ciidan iyo bolis ssc khatumo ledahayna halageyo guul ssc khatumo
@hindaofficilchanle29568 күн бұрын
Xasan dhiiqo iyo qoomokiisa weligay waxa ka indho adaga ma arkin SSC khaatumo mayaga iman karo 👁️
@Xasan777668 күн бұрын
Maxaa udiidaya wuu imanyaa xasan shiikh kuwii shalay. Ku soo saaray madaxnimada maanta anagaa diidnay ee danahaaga nooga hadh aqoonsigaaga madhici karto danahayagaa ka weyn wax walba
WEEH. MAREEXAAN. GO AAN KA GAARAY XASAN MUNAAFAQ. GADO MAREXAN LEH. HORGAL.ADA WAA KUFSANAYAA.
@ysooyaalka61727 күн бұрын
II wad sheekada ,haaheey. Muxuu iska hadlay kani.
@jamayusuf72058 күн бұрын
Maxamud saleban ba laga wada cararaya..from ufeyn somalia
@AbdifatahHassan-l6y8 күн бұрын
Ufeyn hasheegan gun yahay m saleeban waa lafdhabarka reerka mj
@fadumomusse21328 күн бұрын
Ufayn ma shuubadii kudhashay baa iska leh uff hana sheegay Ufayn maxamuud salebaan baaleh Maxaad ka bedelikartaa
@Cici_mimi8 күн бұрын
MJ iyo Ufeeyn Ha sheegan Maahid. Reerkaaga Kor Maskinyahow.
@SharifAbdul-in3cu8 күн бұрын
Mareexaan shaqo kuma leh isku Caano shubka Culusoow iyo dhawr Biirqaate oo uu Fartaag hor boodaya! Gedo waa 6 degmo ee ma marka aay Mooryaanta Dan leedahay ayaay 7 noqon! Ma waxaay moodeen Muqdishada aay 20 ka degmo ee beenta ah sii marinating? From Gedo
@AFDiini17228 күн бұрын
Doorasho cod iyo qof aa laguleeyahay waa caano isku shub laakiin nijaasda gobolada mandatekoodu waa hore dhamaaday oo iska dictator ah ha iska joogaan micnaha. Doorasho waa dhaceeysaa, Xasan wuu soo laaban doonaa Inshallah. Intii raabto ha ka maqnaato, dadka dowladnimo iyo in wadankaan meel u socdo u bahaan aa ka qayb gelaa
@ibadojama45068 күн бұрын
Adi hadaad ta majeerteen maxaa dhulbahante iyo mareexaan kaagala shuush😮😮😮😮😮
FAAN WEYNAA HORTA HASSAN SHEEKH MA IMANKRAA MEE AANU IMAN KARIN DOORASHO MA KA QABAN KARAA
@Fowzia698 күн бұрын
Wuuba ka qabtay dhul daarood
@GuledDahir-m1f8 күн бұрын
Wa shirqool timacada midhaan wa tuugo😂😂😂
@AFDiini17228 күн бұрын
Doorasho waa dhaceeysaa, sidii waagii dheynti la caafinayey, cuunaqabateeyn la sameeynaayay, UN kursi laga dhisaayay, Itoobiya iyo shabaab laiska celinaayay ayaa Puntland iyo wasaqda cunugaan u dhaneeynaa looga tashanaa. Bartooda ha ka cabaadaan
@AliHussein-ue2if8 күн бұрын
Madaxda puntland iyo jubaland waa cadowga Darood
@tusmoaadil18258 күн бұрын
Wiilkan yari firimbi yar buu reer SSC ula fadhiyaa halkan miskiin in uu dadka ka caqli badan 😮 buu moodaa marka SSC soomaalida kala laga ilaalinayo ayaa abukaato loo noqdaa SSC 😅😅😅😅😅😅
Waa wadan af duub lagu sameeyay ama keligii taliye is caleemo saaray Waxa idin harsan oo aad ku garan kartaan keligii taliye xasan sheekh ma jirto inta u harsan wuxuu isticmaalayaa ciidanka masar iyo hubkii masar wuxuu doonayaa in uu puntland ku celiyo waagii siyaad nare oo aan la maal gelin .
@mohomedhirsi66648 күн бұрын
AFLAMEERKU NAFTIISA BEEN BUU USHEEGAYAA WAAN KORORSANAYAA XASAN URAAYE BAA II KORDHINAYA WAA WAX LAGU QOSLO
@calishaakir18 күн бұрын
FIRDHIYE IYO FARTAAG MIYAA LAGU JEBINAYAA DAAROOD.
@SacdiyoAden-j3v8 күн бұрын
Landheernimo willka Isaaq ee Hargesia tagi karin lkn Lascoonoo qof iyo cod gaynayo waa ragnimo….Dhulbahaantee haday Isaaqa Xamar jooga iyoisaaqa Hargesia jooga kala jecelyahay waa iyaga🙌🙌🙌
@IshwaaqAbdulkadir8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂raiyo bu ku nolayahaya😂😂😂😂😂
@ummuisra67218 күн бұрын
Eygan iiddoor SNM ha u geeyo doorasho ku sheegta mooryaanta
😂😂😂😂😂WAXANI WAA XAMSIHII LABAAD EE ADOONKA URURSAMAALE U AHAA😂😂😂😂😂
@muunamahamed61408 күн бұрын
Waa guul wade italka harti buu u tuuba racaya sharaf horgal malaha waa basasii hada xildhibanada s.land dadkay metelaye doorasho ma gayn karan waa sheeko kale hadanay degamadodi.anay gayn karin maxay ku fadhiyan barlamanka ma jirto dooraso ka dhacaysa ssc
@AmalAil-m5q8 күн бұрын
War hadaan nshsy ssc xassn gurguurte waan fahansanahay Dan nooma wado , adeer puntland iyo juba land ha keeno 4ta nin oo nacamlaha sh warkoodu soconmaayo
Munaafaq munaafaq dhalay kan gaangis ayuu u ushaqeeya ani raali kama ahi in dhulka harti laga qabto waxaan fadarada ah oo tuugta ah waxaan ssc khaatumo uga digayaa in khaainkaa tuuga ah lagu shaqaysto ninkaan waa udhamaataye tokood ayaa uga muhiimsan dawlada federalka waa siidumaysaaye yaanay magaceeda ilaashataa irirsamaale yeenan daba gelin waa talo walaal waxaa kahoresa intaan doorasho laqaban inaqoonsi buuxa ay kudhawaaqaan kadib katashada inaad tuugaa wwarkiisa yeeshaan
@batulasmail82618 күн бұрын
Warya hooy xasaan adinkaa keenay Farmaajana ka hiiliyey Mareexaan ayagaa yaqaano siday u noolaanayaan
@FrieMehd8 күн бұрын
Reer ssc xilidhibanda tuguya ah ex xasan gurugurte ushaqry lascano hadeyeyimadan xabad halal dhaco
@tusmoaadil18258 күн бұрын
SNM muqdisho kuwa joogaa cidii villa soomaaliya timaadaba waa kula dhuuqaan
@warsamegasgas-wv9gt8 күн бұрын
Waxa yaableh qolooyinka snm xagebey ka codeynayaan waa su.aal ?
@mrali36018 күн бұрын
Hassan xoog iyo xeelad danaha uu asaga wato inay u fulaan bu raba cidi iyo qoladi uu Ku guuri karo isticmali karo Wu samayn
@daganabdulahi75888 күн бұрын
Dulbahante iidoor buu kaa jecelyahay xasan ayuu kaa jecelyahay maad iska deysaan meshey rabaan ha aadeene yaab
@farhiyadahir37258 күн бұрын
Walaahi waan layaabanahay reerkan mj maxaa daba dhigay reerkan cadowgooda usoo raaca may ka haraan sidaan waa xaddhaaf waana dulmi khatumadan in faraha laga qaado ayaan ku talin lahaa
@ummuisra67218 күн бұрын
War walaalayaal ma jeclin xasan iyo cid kale from khaatumo
@11naa448 күн бұрын
Caac da jooji adeer idinka wxba ku filnan waayey
@Fowzia698 күн бұрын
@@farhiyadahir3725wayba iman mar dhow
@awiladen78148 күн бұрын
Hhhh adigu bal cidad tahay noo sheeg aanu kuu jawabnee qof jiran baad tehee🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohomedhirsi66648 күн бұрын
WAARYAA KII SHALAY CADA QAATE FIRDHIYE LOO IN AANAY ISAAQ U AROORIN ISAAQ AANU NIRI MADAXWAYE NOQO , IN AY ISAGA TIMOCADE IYO AFLAMMERO KALE IN AY YIRAADAAN XASAN QADHMUUNE OO ISAGU ISU URA SANKA ISKAQABSADA OO ISU URA BAA LOOGA CODAYNAYAA KHATUMO , WAR MARBA MA MEEL BAAD AFKA LA MEERAYSAAN WAR ANAGA NAMA METESHAAN AFLAMEERYAHAY
Ssc. Ma. Wassheen waa. Baahana h 3:44 ay. Bakhtiga. Looma cuno
@SafiaJama-s4c8 күн бұрын
WAXAAD MAREEXAAN IYO DHUL BAHANTE KU SHEEGAYSAA WAA XASANOO KALE WAA MAAFIYO CALOOSHOODA U SHAQAYSTE YAALA MA KU WAASAA GEDO IYO SSC KHAATUMO MESELA DULIYADA AH KUWAASI WAXAY MEESHA U JOOGAAN WAA CALOOSHOODA WAA QAAR BAHDILAN OO UU XASAN IHAANEYSTAY
@abdulahinuur70568 күн бұрын
Maxamud Sulemanku wa An ku dilo Hadaad diidona waan oyi
@AbdifatahHassan-l6y8 күн бұрын
Doqnyohow m saleeban waa kuwa lagafa baqo laxyey
@farhiyadahir37258 күн бұрын
Kk hada maxaa keenay magaca maxamud saleban?? Soomaalidii cudur m saleban la dhaho bay lawada sakaraadaayan yaab badanaa. Habar kasta, saaqid kastoo wax noqon waayo maxamuud saleeban buu eedeynaayaa alla maxaa cuqubo la shaqeysan
@adaror-t9o8 күн бұрын
Intaas weeye inta firdhiye garan la yahay waxa ku badalo muuqda lakiin yaa waxa aan la arrkayn muuqan reer ssc arkayn ha na siisan waxa wiilkaa 30 ka yar miyaad garan wayday
@amiraomar60208 күн бұрын
Falastinka dad ma ah neceeb mj ayey xassan xoolo uu daba cararsyan uuf
@shukrijama53998 күн бұрын
Naa dhilow aamuus langab idoor gaajo ku wasa dhulbahante waa xoro landheer ah ee adigu siilkaga ilaasho uf uf waan ku aqan cuqdad u dhiimo fooxuumo badan
@SubeerSiciid-t1r8 күн бұрын
@@shukrijama5399 Waa isaaq raba inuu mj iska dhigo
@firdowsmusay-ze9gs8 күн бұрын
ssc khaatumo way khaldanyihin doorasho qof iyo cad lama keeni karo war maxay uqabtay dowlada federaalku maxay noqotay kaadh xasan kudaneysto
@mohomedhirsi66648 күн бұрын
AFLAMMEEROW SOMALIYA XASAN QADHMUUTO AYAA KEENAY , ANAGUNA DAAROOD BAAN NAHAY , MAJERTEN WAA KUU HIILIYAY IYADOO XASUUQ LAGUGU WADO, OGAADEEN WAA KUU HIILIYEY XASAN SHIRKII BUU UGA BXAY MARKII XASAN URAAYE KU INKIRAY HADABA MIYAAD ILAWDAY, ADEER HUNGURI DADKA HA KU IIBSAN XISHOOD
war waxaan khurinkah yaa naga aamuso yaahuu beeniyhawaas kkkk
@Mideye1578 күн бұрын
Kuwa Xamar waxay ku hadlan ba ma war baad Nooga dhegeysan. SSC Maxay tareen ii ay ugu qabsanay doorashada xaranta ah. Bal waa kaase keena sanadiiq. Adiguna af xumada jooji. Afxumo wax ba ma tarayso. SSC wax aan dan u ahayn ma samayn karto
@farhiyadahir37258 күн бұрын
Ssc khatumo xasan haka soo dhamaystan inuu ceerigabo la qabto doorashada ka qabto haday dad jira yihiin .ku xumayn puntland uunbay xasan isugu bahdilaayaan. Xasan muxuu u xalin waayey ceerigaabo??????
@11naa448 күн бұрын
Xasan dal xarashe wx walba ka dhura si hadhow lo marmarsoon