Eeda qaado taladana waa inaad uga mahad celisaa maaha inaad sidan ugu jawaabto@@caalinAbyan
@galoolqudhac11 күн бұрын
Waa run mayaqaan wuu iska daalaa dhacaa uun😂😂😂
@Mysomaliland16 күн бұрын
This is real life adventure great job bro real adventure. Keep it original with less editing.
@caalinAbyan16 күн бұрын
@@Mysomaliland Mahadsanid
@yusufguulofficial7 күн бұрын
Ilma adeerayaal isaaqow waxan rabaa buurta gacan libaax inaa soo arko weliba meesha layiraahdo godka daloola iyo qaram qaram iyo qaardame keen ee mala igu soo dhoweynayaa mise qoorta leyga jaraya maadama beesha harti aanka soojeedo xoogaa qarjam qarjamsi ahna waa inoo dhexeeyee kkkkkk Bossaso idinka soo salaamaya
@AxmedMaxamed-fr8yv6 күн бұрын
War waxasi ma Jiraan nio waxay bahala naga aaminsan tihine imikan ayaanba mid mj ah isla fadhinaye kkk
@hinda151517 күн бұрын
mansha allaahu agbar ❤❤❤ insha allaah waa iman doona❤❤❤❤❤❤❤
@BanCawl18 күн бұрын
Dadka challenge yada bilaa macnaha ah sameya malaayiin ba daawada. Ninkan o kale o meela aynan islahaynba dalka way ku yaalen soo hela e ino so gudbiyaa u baahan in La dhiiri geliyo. Quruxdaa maanan aragnen La aantaa Caalinow. Horu soco saxib. Wadadan waxan kuso xasuustay beri an sacudiga tahrib ku galay. Jararkan o kala futada lagu soconaya sadex maalmod. Wado ogaadeen. Hhh
@CadeGude17 күн бұрын
Dadka qaarbaa gacanta kula Jira shaqo aanay waxba ka garanayn Araga geela iyo lo’da iyo Xoolo dhaqatada xiiso cidi uma qabto Adeer bilowga ama dhamaadka Soo dulsaar heesta ah Saymo oodan iyo halis Kaa saaray mawluhu Waan kusoo salaamoo Sareedaan filaayee Sidaad ii ogeydbaan Usidaa jacaylkoo Kaamana samraayee Waan kugu sidkanehee Allahayow inoo sahal Waa gobolkee Waa degmadee Bal maxaa lagaa faa’iidayso Waa buurta golis Waxay udhexaysaa Gobolka togdheer iyo waqooyi galbeed Muuse cabdale iyo isxaaq baa Aagaa ku aadan qiyaastayda Adeeriyo maxay tahay tolow? Nin maamule ka ahaa dugsiga Dhexe ee sheekh ayaa la odhanjirey adeeriyo caarey Buu in fiican buu ahaa
@saharamohamud841716 күн бұрын
Waxey u egtaha Asia Mash Allah is ilaliya waa khatar shabalku wa dila 😂
@xamudjama899817 күн бұрын
WAAR CAALIN ABYANOW MEESHU MASAS MIYAANEY LAHEYN
@caalinAbyan17 күн бұрын
Markaan buurta ku sii socday haben sadeexaad ayaan ku arkay mas wayn oo huruud ah oo wadada dhex joga lkn maalinki badanka lama arko isaga kaa il horaynaya
Subxanalah waa cajiib lakiin meelahanoo kale waa in lagu talogalo qalabkii lagumarayay waxkasta idinku dhici kara ismaqiiqu ma fiicna ilahay ha idin xafido
@caalinAbyan16 күн бұрын
@@aminaahmed9352 Mahadsanid
@MohamedDayib-k9l17 күн бұрын
Hordhac ka bixi meesha halka ay tahay marka hore kadib baa la daawan karaa
@khaalidcusmaan277818 күн бұрын
War meeshaan waxaay ku haboontahay in lagu dhaqada shinida
@caalinAbyan18 күн бұрын
Waan kula qaba fikirka waanay jogta imaka lkn wax walba way ku so baxaysa
@roodakarreiyehkaire471418 күн бұрын
Walaal dhagax kuure maxaad u tagi wayday qof kugu xidhan ayaan ah oo ku dhashay buurta dhagax kuure
@caalinAbyan17 күн бұрын
Dhagax kuure waxay ku wanagsanty markay barwaqada tahay insha allah markaas ayan tagi dona
@elmowarsame888316 күн бұрын
Could you ask guys what kind wild animal they encounter
@caalinAbyan16 күн бұрын
After somali ma igu shegi karta
@warfaageeddi312816 күн бұрын
Meeshu waa halkee?
@caalinAbyan16 күн бұрын
Gacanlibax
@warfaageeddi312811 күн бұрын
Maa reer galbeed ayaa loodan leh?
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el15 күн бұрын
Waar Regionaka. Gobolka.iyo jiidaha.Sheeg. Faah Faahi. Caalin.A byanow waakusidee Goobta.sheeg. wadigaa lojirkii Marso.iyo 7 bada tuurood.u tegaye. Gacanlibaax waa dhinacakale.xaganina waa xaga shiikh u jeeda..uun.wan aqaan Ma qoolka fadhi.weyn baa iyo qoldhob. Mse Cabdale.dega Shiikh baa kuu dhaw
@AbdiasisAbdi-d5m18 күн бұрын
Waryaara meelahaas oo kale waa halis miiran. Waxa buuraha lagu qarxiyo baa inta dad fasamadaas yaqaan la kaxaysto oo meeshaas latago baa inta godka salkiisa latago ugu yaraan 5 ama 10 meelood looga sooxiro baa inta meel fog laga tago baa laqarxiyaa. Hadhow waxay noqon meel halisteedu yartahay. Xoolaha iyo dadkuna aysan kudaadanayn.
@MohamedYusuf-xb2sb18 күн бұрын
Ninka Maalin kasta Maraa Exercise kii ugu danbeeyey ayey ku jiraan.
@rashiidhassan796317 күн бұрын
Waa cajiib Awooda illahay
@fayselhassen468118 күн бұрын
Waa meelihii Filimanta Khaakhda Ah Lagu matali jiray
@caalinAbyan18 күн бұрын
Mahadsanid film kayga kowad ayan ku dhigi doona insha allah
Dhulkaan oo kale Malabka laga helo waa dawo. Sxb abyan shini ka raadi
@caalinAbyan18 күн бұрын
Ma inaad shinni dhaqato ayad rabta
@saidismail285416 күн бұрын
Waxay is soo xusuusey buurta Daalo halka yidhaahdo Xabaal ma doon
@MohamedYusuf-xb2sb18 күн бұрын
Qalbi Takh-takh ama Qalbi xanuun ama Cabsi Cabsi weeye Qaar dambe keen 😂😂😂😂
@caalinAbyan18 күн бұрын
Waxa la igu yidhi ma ka dagi kartide iska joog
@CabdoLink15 күн бұрын
Somaliland ❤
@Mmmmhjnbjjnjihbbjjjnkkkkkkkkjj18 күн бұрын
😊😍😍
@elmowarsame888316 күн бұрын
It is crack between two stones
@nasromohamed726617 күн бұрын
😂😂😂Caalin faan badanaa meel islaan martay buu gurguura ku maray inaad orod ku martaan bay ahayd
@caalinAbyan16 күн бұрын
😂😂😂😂 islaan buur ku kortay kula sahlana
@roodakarreiyehkaire471418 күн бұрын
Ma koorayaasha ayaad joogtaa caalino walaal waa xagee
@caalinAbyan18 күн бұрын
Walal buurta GACANLIBAX ayan joga
@mubarikahmed81218 күн бұрын
Hadal oo jawaab niyaw
@caalinAbyan18 күн бұрын
Comments badanka waan akhriya bal marag aya laga yaba comments kaga igu so celi
@ismailmahamed18 күн бұрын
Waxaa layska ayaa soo samiyay in la mari karo meesha noocana.
@warcusub20476 күн бұрын
ninkan dhaliisha ugu weyne uu leeyahay waxa weeyi goobta ma sheego magaceeda iyo gobolka ama degmada ay kutaalo
@Sahramohamed-f3u18 күн бұрын
WAAW WABA MEEL QURUX BADAN
@caalinAbyan18 күн бұрын
Mahadsanid
@Sahramohamed-f3u18 күн бұрын
@caalinAbyan MASHA ALAAH HABO UK AYAAN JOGAA LAKIIN MARKAN ARKO WAXA AAD NO SOO DOOBEYSO WAXAN U MALEYAA IN AAN KULA SOCDO HOYOOYIN AYAAN NAHAY OO KUGU FARAXSAN WAXAD NOO SOO GUDBISEYO ANAGANA WAAN KUU SOO SOCONAA EE OGOW MEEL NO DIYAARI OO DALXISAYAASHA AAD JIFINEYSO HABO
@mubarikahmed81218 күн бұрын
Kana ku odhan maayo ii tilmaan e waan gartay e waad mahadsan tahay cilmi badan iyo meelo badan oo nimco ah baan kaa faa.iiday e intaasaan kaa faa.iiday anigu sxb waadna mahadsan tahay aqoon fiican baan u leeyahay cilmiga macdanta e dhul dihin baad utustay e hadaynu wada shaqaysano ka waran wax badan baad iga faa.iidi lahayd adna walahi kumana khiyaameeyeen marnaba oo ilaahay baa igu og sxb e ma wada shaqaysanaa ???? Jawaabta soo celi indr kaftankana haka xanaaqin HHHHHHH
@mubarikahmed81218 күн бұрын
Waar yaa caalin ebyan jawaabta igu maad soo celin Sxb vediogiina waad ka saartay lkn meeshii waan garanayaa si fiican lkn adiga Wax ii faa.iidee baan ku idhi oo iimaad faa.iidayn sidaa lama amaanayn sxb e wixii cilmi ah ee aad dadka uga faa.iidaysaa khayr baa kuugu jira ajarna waad ka helaysaa
@Mok-n7v18 күн бұрын
Caalin jawaabaha kuma wacna, hada waxyar ka hor ayaan canaan usoo diray
@caalinAbyan18 күн бұрын
Ebyan maha sxb abyan dheh 👀
@Comment-p1o16 күн бұрын
War horta melaha ad tagtid kama badhid macdan miyan macdan badan ban arkaye
@caalinAbyan16 күн бұрын
@Comment-p1o wan so gurta miyaan idin shega
@samataraxmed331818 күн бұрын
My
@AHMEDMUQDISHAAWI-o7i18 күн бұрын
Yaaab qaar dabe keen 😂
@caalinAbyan18 күн бұрын
Maxad u fahanty
@AHMEDMUQDISHAAWI-o7i18 күн бұрын
@caalinAbyan meel dib dib loo galayo
@maftuuxmahdi18 күн бұрын
@@caalinAbyan meel Reverse loo galayo😂
@mohamedabdirisaaqvlogs10 күн бұрын
Aywo.buurta.dadka.hatusuni
@GodsaveSomalia18 күн бұрын
Waagii hore Iidoorka Buurahuu saarnaan jiray, waxaan umalaynayaa inaad u xiisteen Buuro kujirkii.
@caalinAbyan18 күн бұрын
Maanta xalay haben hore waxaan ka soo caano dhamayay buurtaydii 😂
@dhashisheekhisaxaq951418 күн бұрын
*_godsavesomalia_* Awoowga daaroodba hadu daaroodki iyo adoon nimadi ka baxay idoor maxa buuraha ku haaynaya marka inkaso meel kasa aanu dagnaba buur iyo bananba leeday oo been iyo munafaq nimo ka keentay awoowag maxa daarood logu bixiyay hadi somali lo dhigo guri ood bay noqonaysa😂😂😂
@mustafe485618 күн бұрын
nagada qosolaka nacaska ah ahahah
@mubarikahmed81218 күн бұрын
Waar yaa caalin ebyan jawaabta igu maad soo celin Sxb vediogiina waad ka saartay lkn meeshii waan garanayaa si fiican lkn adiga Wax ii faa.iidee baan ku idhi oo iimaad faa.iidayn sidaa lama amaanayn sxb e wixii cilmi ah ee aad dadka uga faa.iidaysaa khayr baa kuugu jira ajarna waad ka helaysaa