SOOMAALILAND WAA LAGU SOO DUULAY ISAAQA RAACSAN CADAWG SOOMAALILAND INTA SOOMAALILAND JECEL AYAA KA BADAN WAANA LA ISUGU TAGAYAA WAXBA MA QAADI KARAAN INSHAALAAH
@HiboNour-oe5xmКүн бұрын
Ina cali jabaan geesi qaran mujaahid allah yaa cisak maashallah tabaarakallah illaahay swt haku ilaaliyo allahuma ameen
@AbdiIbrahim-i2oКүн бұрын
Masha Allah suldaan hadalkiiba waad dhameysaye. Geesibaad thy Isxaaqi dhaba'e aad u foojignaw nbd gelyadaadana ilaali.
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yzКүн бұрын
Masha Allah thanks ‼️ wallee ninkan waa nin sida p mka ayuu hadalkiisu udhacayyaa ❓❓❓
@xaalidahir8268Күн бұрын
Only SAHAN TV is working for the people of SOMALILAND ! JazakaAllah khair!❤️🤍💚
@XasmasКүн бұрын
Geesi ❤S.Jaban❤SPSA🔥
@Sahra-s2qКүн бұрын
inta aan dadka dheerahay, allah suldaan ha ku xifdiyo❤️❤️❤️❤️
@ShaaficiMaxamuud-ux8dsКүн бұрын
Waruuntaa
@Sheeekh-r3gКүн бұрын
جزاك الله خيرا
@somalilandguul9852Күн бұрын
Waa suldaankii labaad ee suldaan sabayste la mawqifka ah
Waa dhuuso geele sida naagaha u bootaynaya. Saaxdheer ma dhuusaa lagu tagaa?
@mukhtaaryoonis483120 сағат бұрын
Waa sidaa suldaan
@CabdiidirissheekhXaashiКүн бұрын
Waa wagarad rutii xaqiiqu kahadalay
@AbdiAli-xw3myКүн бұрын
Sahan tv wa adecad cafimad qabta guul somaliland guul sahan tv
@JaamacAdheere-xm6xuКүн бұрын
Maxamed Cali jama waar waa saaxiibka jaamacdheere marada hanaga ridin marada wax baha garxajis la yiraahdo majire waaka garxajis dacawale ila Dhuur-madare ee majooritiga ka eeg koox xun iyo qof xun midina reer maahe
@KhaalidMaxamed-mw4ihКүн бұрын
Waa in dheergarad geesiya noolow
@libanabdi-qf3fhКүн бұрын
❤❤❤❤❤Gessi❤❤❤❤❤
@leylaa3666Күн бұрын
Ina Cali Jabaan waa geesiga kaliya runta sheeg Suldaan waan ku taageera runta u sheeg salata Hj ee dayoobay siyada
@mariaahmed9018Күн бұрын
😢😢kuwa tagay awaarow nama matashaan ano reer cabdi ciise ahba idinleh oo cidagale kala idinleh wada dhalasho waa lagu khasbanyay nabad aan reer sheekh isaqa kale hayn donimayno 25 jir wuu garanayo ilama aha inuu oday awawgaylegi garan wayay se waa ceeb iyo damiir xumo
@SaynabAxmed-m6sКүн бұрын
Mansh allah
@faizaabdi9962Күн бұрын
Jigjigo Jigjiga jigjiga
@abdullaahijaamac5168Күн бұрын
Nin Ragga 😢
@cabdixakiimmaxamedjaamac4179Күн бұрын
Suldaan Maxamed Cali Jabbaan. Waa geesi dhiig diiran, oo af-tahan ah oo wax garad ah. Alle ha dhawro oo cimriga u dheereeyo.
@ShaaficiMaxamuud-ux8dsКүн бұрын
Geesi qaaran suldan maxmed cali jabaan
@Tabiye466Күн бұрын
Sidaasaa loo hadla amba wala aamusaa habar jeclo wale waa rag ❤
@user-vlogscounteryКүн бұрын
Reer sheekh izxaaq intay izku jedaan ayuu cadawgu inagu so maqan yahay aynu niyada isku furno waynu wada dhalanee
Nin jilicsan ba cawde wanu aarsana anagu cuqdadna malihin cagdheeray
@AhmedmohamedyoussoufYoussoufahКүн бұрын
Idoorka dibta haysata waxay weyi afdheeri bila ficil ah inta nucan oo kale hadlayo dawladnimo ka dheer
@abdikadirwarsame3477Күн бұрын
Walaahi waa runtii mareexaan nin dhaama oo daaroodi ahi majiro
@abdiismaciil3910Күн бұрын
Habe haber ayey ku danbaysay jamhuriyadii b riyada ahayd runtii hadda ayaa la waajahayaa qabiil qaran ma noqdo
@daahircismaan8018Күн бұрын
Suldan xaalala ha power habar jeclo
@AhmedAli-nr2tzКүн бұрын
Daarood laaya ssb meeshaad ku aragtaan3 ceerina harti bas keh
@mohamodmohamod3574Күн бұрын
Suldaankani waa nin rag dhaafay ,noolow suldaan hadalkii loo baahnaa baad ku hadashay. Somalidu waxay ku maahmaahdaa."ilaahayna la kala baryi og ,hadalkana la kala odhan og " Waa aftahan ,geesi ah. Warkiisuna waa mid loo baahnaa waqtigan .!!
@Yousuf-q3vКүн бұрын
Ina Cagjar dadkii uu xasuuqay,xataa muu odhan,dadkii masaakiinta ahaa,ee uu xasuuq,dadkii ay ka bexeen,muu tacsiynin,dadkii u xasuuq wuxuu ku tilmasmay Argagixiso. Markaa Ina Cagjar ayaanu ooyin,Marka Isaaq uu dhawan xasuuqi doona,reerkooda.
@xasannuux5275Күн бұрын
Mansha allah
@ahmeddaud5075Күн бұрын
Xisbigii wadani Balaayoo dhan baa ku Gabanaysay oo Yaa somaliland duminayaay baa rag ugu jireen ,Cabdiraxmaan waxa uu u dhaartay qaranka somaliland waana madaxweynihii Jumhuuriyada Barakaysan ,Dhawaan waxaa daadku qaadi doonaa Rag badan oo si kale wax u waday ,ganacsato,ictisaam, dhaqan ,gudiyo ,siyaasiyiin ayay leeyihiin ,Daalimiin badan oo shacabku eryanayo hadaa arki waydaan ,Hartiga somaliland ninka nabad ka sugaa waa doqon waxa laga hagayaa G-21 oo ah raga isku xidha Daarood meel uu joogoba ,waxaanay ku dadaalayaan in ayna qayb qaybiyaan ,iyana daarood wax ku raadiyaan ,
@najahdarajo4689Күн бұрын
Raganimo Waa Isaaqii Xalaasha aha
@salahthefruad9174Күн бұрын
34 sano ka dib halkaasi ayay wax marayaan. Dad aanay waxba u soo kordhayn..dad ka sii daraya. Waxan uu ku hadlayo waa wax isku qasan kkkkk
@nimcocarab4774Күн бұрын
Waa sidaas run baad sheegtay
@KhadarIsmail-sw2ueКүн бұрын
Waa cado gude iyo xirsi malaaciintu ee isga qabta.
Inangumeed weliba koofiyad nujaas ha soo gashado, War waa laydin edbinayaa. Argagixisadana waa la soo afjarayaa.
@JamacYusuf-eb4ckКүн бұрын
Maansha Allaah waa Rageedii suldaan Alle haku xafido
@saleebaancali9690Күн бұрын
ina cali jabaanow cidaad odayga u tahay kala bax hj ogowna inaanad cid kale metelin cidaad la hadlaysaana waa muuse abokore waxba ma yeeli kartide kaadida xejiso
@yacinabdo4144Күн бұрын
Ware xishoo munaafaq yaahu waa ruuntii
@AbdiraxmanMohamed506Күн бұрын
Somaliland dawlada ayaa u xilsaaran lakiin isaaqnimadu waa muqadas
@mohamedhuasein3712Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IfrahJama-d4nКүн бұрын
Adeer nabadu waa macantay wana la raadinayaa ee war ka jooji midimadu waa muqadis ee illaahay dadka bogooda burcad hasu ma
@halimadirie5301Күн бұрын
Midnimadu ma xuma laakiin dadkeedii ma joogo munaafuq baa ummadda kala fogaynayaa
@Mamar6310Күн бұрын
INA JABAAN SULDAANKA GUUD HAKOO DOORRO
@ahmedjama1651Күн бұрын
10 nin isaqa ah oo ninkaas oo kale ah baanu ubahanay
@Dautcade01Күн бұрын
suldaan kugu maalay
@Awliyo3344yoКүн бұрын
DHIIIGA ARAB KILIL RESERV EAREA AH BUUU JARAA
@abdiyusuph5822Күн бұрын
Lag malyuuna Baan tokay laba kudheerahay Yaa iloodinkara Saw arlada leexo qarinmayso
Hartidu iyagu umadii ay ku soo duuleen ma ka hadleen oo ma ka xumaadeen ileen bililaqada dhiig ayaa ka xun in la daadsho waliba ay dagaal ku sii baaqeen Inamada yaryar iska sii daaya hadii kale wax idin difaaca heli maysaan Umad idin macday aaad intaa waji ka raadinaysaan