"Dawladda Soomaaliya wax go'aan ah kuma lahan hawlgalka AUSSOM" Amb, Axmed Ciise Cawad ayaa waraysi.

  Рет қаралды 20,725

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 159
@Hassanhandule
@Hassanhandule 2 сағат бұрын
Wasiirkii arimaha dibada ee ugu fcna somalia guulayso mudane
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 2 күн бұрын
A great diplomat a true patriot i dont miss any of his interviews His critism are always based on facts The real meaning of profesional diplomat Nin aqon buxda leh o hadalka an iska hadlin Cawad you will always be my number hero
@TheDayib
@TheDayib 2 күн бұрын
one man's hero is another man's trash or even worthless
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl Күн бұрын
War kani hal dharban ma oga, markiisii horena qabiil ayaa lagu soo galiyey. Waa nacnacle jaga doon ah. Aqoonna warkeedaba daa', oo xittaa Af- ingiriiskaa ku dhib ah.
@ismailhussein805
@ismailhussein805 2 күн бұрын
Ninkaan waxaan daawaday markii aan wasiirka ahaa waxaa i baadhi jiray eyda amison aniga iyo raysalwasaaraha. Markii xilkii laga qaaday ayuu sheegay intii uu joogay muufadiisa ayuu iska dhuuqayay. Maalinka aad joogtid haddii ay wax ku dhibi waayaan iminka waxba hanoo sheegin. Mida kale miyaad iska hagaajisid alarm dabka sheega ee kaa dul qaylinaya bateriga ayaa ka dhamaaday ee iska bedel.
@Salugla
@Salugla 2 күн бұрын
Ninkaan anigu waa taageeraa maxaa yeelay dhibka uu Cali Balcad ku hayo Fiqi ayuu iska diiday oo shaqadii uga tagay waana ninka safaarada Somalia ee DC boorka ka jafay Somalida iyo Safaaradana isku hayay maalintii uu tagay ayaa u dambaysay Safaarad Somalida isu keenta
@farhanhade6561
@farhanhade6561 2 күн бұрын
Xaqiiqo ayuu sheegy ma inla qarsho gafuur culusta koonfurta haysta miyaad rabtay
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 2 күн бұрын
​@@Saluglasax. Ninkan nin adag weye ninkan aqoonyahan waxqabad leh inu yhy wala isu shegy.
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 2 күн бұрын
wali waxaa ku danbeeyo cabitaankiiii ha u qaban
@AdamAli-s5g
@AdamAli-s5g 2 күн бұрын
Nidaamka inta aad ka tirsan tahay, ma cambareyn ksrtid, waa in aad horta xilka iska casishaa. Adiga oo ku dhexjira waxba kama sheegi kartid.
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl Күн бұрын
*Ee ee ee ee ee. Waa eberkiisa*
@aashixusein9946
@aashixusein9946 2 күн бұрын
Ambassador ku cashar buu bixiyey Somali anfacaya, Xassan cadde wuxuu ka mid yahay dadka qabyaaladda huriya, Allah haku anfaco casharkaas
@BoondheereLibaax-f8e
@BoondheereLibaax-f8e 2 күн бұрын
Ninka sidaan miyuu xil kusoo qabtey tolaay ilaah aya naga wadey hadii uu sidaa ahaa somaliya guul dowlada somaliya ha noolaato
@frank77w
@frank77w 2 күн бұрын
Dadka Majeerteen ka xun qalbiga ha idin jabo. 😂 waxaad qaadi kartaan ha reebanina
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 2 күн бұрын
Cajiib geesi baatahey halkaa kawad😂
@ibrahimismail7608
@ibrahimismail7608 2 күн бұрын
Oromo laidin fahan
@frank77w
@frank77w 2 күн бұрын
@@ibrahimismail7608 ooy oo mudaharaad. Wax kale kuu ma harine. Ciilan yahow
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane 2 күн бұрын
Wasiir camoole wasiir baqti mayd war waxaan meesha
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 Күн бұрын
Wasiir cawad sifiican ayuuu kabaha ula dulmarey alcolistihii iyo wixii lamida ee iska hadley
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Күн бұрын
Kuwaasu cawadow kuusoo qaatay xasan khabyaalo waad kumahadsan tahay saad runta ugu sheegtay xasan qabyaalo warkiisa nacayb buntilaan ama majeerten cawad shaadir❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💘💞💖♥️♥️♥️🥰❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl Күн бұрын
*War kani hal dharban ma oga, markiisii horena qabiil ayaa lagu soo galiyey. Waa nacnacle jaga doon ah. Aqoonna warkeedaba daa', oo xittaa Af- ingiriiskaa ku dhib ah.* 5-ta daqiiqadood ee aan dhageystaa igu khasaara ah.
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 2 күн бұрын
XASAN CADE MA ISTIRI DADKS DHANKA SIYAASADA KU FASHILMEY BAAD WAREYSATAA KANEEY IYO COSOBLE CEEBEEYE MID WALBA ASAGOO AAN SIYAASAD AQOON BAA LABADAAS NIN QAAB QABIIL LOO MAGACAABEY XATAA CODKAR MAAHAN XASANOOW SABAD KA KIISA KALE NABAD BASH BASH BARWAAQO DALKOO DEGEN ALLAHA NAGU GAARSIIYO
@baremohamedismail
@baremohamedismail Күн бұрын
Marka kuwa iyagu isku jawabaya oo aan wixii shaley iyo maanta isku aheyn waxa ay sheegeen miyaa dhamaantood waa mukhalasiin danahooda iyo dano shideeye wada
@WilkaKennedid
@WilkaKennedid 2 күн бұрын
Ex Wasiir etobyaanka in aad difaadid waxay ku kalifay waynu ognahay 🤔🇸🇴🌍✍️
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 2 күн бұрын
Happy new year kiii cabitankisa ayaa ku danbeeyo Lkn hala qabto muqaalka waa muhiiim shalay dowladiii uu katirsanaaa waxey ceeyrisay safiir UN ah iyo mid midowga Africa ah maanta waxuu nooshegayaa madax Somali waxba maahan ku soco MJ MADAAHIRO ILAAA AAD ISKA JARTO MEESHEEY KAATAABTAAN SIDIII AWOOWE HAWIYE
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 күн бұрын
Shalay dalka dawladd bakajirat laakiin maanta Soomaalia dawladd kama jirto xasan dal xaraashe iyo xamse marxuun miya wax lawaydiinaya midakale Mj dawladd ee is xore horta qabyaaladi ku qaaday kuma dhigte
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 күн бұрын
MAJEERTEEN WAXAA CAADO U AH ( CADKAANOW AMA KU CUNAY AMA KU CIIDEE)) WAA DHAQAN CAADO U AH LAGA SOO BILAABO 1961. TALYAANIGA OO AY SAASUUS U AHAAYEEN AYAA SABABAY INEY SIYAASADDA DALKA SOO GALAAN. DOWLAD AANEY IYAGU MADAX KA AHEYN MA OGOLA. SOMAALIDU WAA INEY MEEL UGA SOO WADA JEESATO
@Sahra-o2x
@Sahra-o2x Күн бұрын
Awoowgaa hawiye soowkii daarood gumaysan jiray maaha wacalyohow badowga ah
@none2709
@none2709 2 күн бұрын
This polition is very cold and dangerous to Somalia politics Mr cawad it's time you should retire
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 2 күн бұрын
Happy new year kiii cabitankisa ayaa ku danbeeyo Lkn hala qabto muqaalka waa muhiiim shalay dowladiii uu katirsanaaa waxey ceeyrisay safiir UN ah iyo mid midowga Africa ah maanta waxuu nooshegayaa madax Somali waxba maahan ku soco
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 күн бұрын
Somaliya dawlad ma laha waan ku taagersanahay hadalkaa ambasadorka cawad, dawlada somaliya talo ma leh intii yareyd ee meesha taalay Hassan sheekh baa jeebka ku ritay
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 2 күн бұрын
Mar mar badan ayaan usheegay majiro ciidan dal shiye sabab hada ciidan badan oowata koofida midpwga Africa sida itopia lkn waxaa kabadan kuwa aan katirsanayn oo joog yaa maamula
@HusseinHAden
@HusseinHAden 2 күн бұрын
Waxaan aad ula yaabaa shaqsiyaadka marki ay ku jiraan doowladda ku hadla hadal doowladda uu ku raacsanyahay marki uu doowladda uu ka waayo jagadi ayuu durbadi bilaabayaa hadal doowladda ku lid. Qofka wadaniga ah waxaa lagu yaqaan asagoo doowladda ku jira inuu caddeeyo wixii aan lahagaagsaneen isga xitaa hadduu shaqadiisa ku weeynayo
@abdihussein9554
@abdihussein9554 22 сағат бұрын
Maangaab Hawiye
@Zaak100
@Zaak100 2 күн бұрын
Shabaabka iyo khawaarijta waxa maal galiyo yahuuda si aay islaamka u dhibatayan ismana oga inay yahuuda u shaqeeyan
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf 2 күн бұрын
Dowlada yaa maalgaliya ayadana soo isla ayaga uun ma ahaan
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah 2 күн бұрын
Soomaali dhoohaneey, Ethiopian baa badiina iyo dhulkiina qabsaday wax kale baadna ku daalaysaan goormaa toosaysaan. Madaxda soomaalida mid jooga iyo mid tagayba waa isku mid laakiin macluumaad dhab ah buu baxshay iyo qatarta soo fool leh
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 күн бұрын
MAJEERTEEN WAXAA CAADO U AH ( CADKAANOW AMA KU CUNAY AMA KU CIIDEE)) WAA DHAQAN CAADO U AH LAGA SOO BILAABO 1961. TALYAANIGA OO AY SAASUUS U AHAAYEEN AYAA SABABAY INEY SIYAASADDA DALKA SOO GALAAN. DOWLAD AANEY IYAGU MADAX KA AHEYN MA OGOLA. SOMAALIDU WAA INEY MEEL UGA SOO WADA JEESATO
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 2 күн бұрын
Ambassador waa runtaa Cosoble waa qof jaahil ah oo Calaq ka dhergey
@TheDayib
@TheDayib 2 күн бұрын
Ninkan Xasanow waxu leyahay yan platform lasin nin caytamaiyo hadana isgiba platfom ki lasiyay kucaytamaiyo
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 2 күн бұрын
Cosoble waa jahilka hawiya 😂 ma fahmin sababta uu siiyay waraysi 😂😂24/7 mj mj mj wtf
@abdiwaliibrahim1045
@abdiwaliibrahim1045 2 күн бұрын
Cawad nin culus mooryaanta runta u sheeg sida cali cosoble waxuu wataa dhaqankii walaalkii sambalooshe oo qabyaalad shaqo ku helay cosoblana waxuu wadaa xasanoow I arag oo wax ii garo
@waisaffi1573
@waisaffi1573 2 күн бұрын
The president has the appointees role when he comes to
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 күн бұрын
Waa Aflagaado Qaawan Weyhadaqayaan Madaxdadalku Waameelkadhqaawan & Kufsisiyasadeefed???
@PilotibraYare
@PilotibraYare 2 күн бұрын
War Kan waa cawaan subxanalah
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 2 күн бұрын
Hadalkaga bal ufiirso inader kan waa cawaaan io subxanalah meel mawada galaane
@TheDayib
@TheDayib 2 күн бұрын
Aqoon siyaasaded malaha ninkan. waxay aheed qayano qaran inu Farmajo Jago muhima ninkan u dhiibo o using qaadikarin.
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 күн бұрын
MAJEERTEEN WAXAA CAADO U AH ( CADKAANOW AMA KU CUNAY AMA KU CIIDEE)) WAA DHAQAN CAADO U AH LAGA SOO BILAABO 1961. TALYAANIGA OO AY SAASUUS U AHAAYEEN AYAA SABABAY INEY SIYAASADDA DALKA SOO GALAAN. DOWLAD AANEY IYAGU MADAX KA AHEYN MA OGOLA. SOMAALIDU WAA INEY MEEL UGA SOO WADA JEESATO
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 күн бұрын
Waakaligaa qofka Jiran???
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
Wax fiican haddey ku jiraan way qaban lahaayeen deni waladkiisa.
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 2 күн бұрын
War ninkaa wareysaneysid waa xitaa battery 9v aan iska bedelin karin oo maanta oo dhan Dhiiq ka daba dhahaayo. Wariye Hassan qashin wareste aa thy uf waxaan dadkaan waa qabiil. MJ 100% waa Ethiopia. Jizak’lh
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 2 күн бұрын
Qof xunoo qalbadu jaban tahay
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 күн бұрын
MAJEERTEEN WAXAA CAADO U AH ( CADKAANOW AMA KU CUNAY AMA KU CIIDEE)) WAA DHAQAN CAADO U AH LAGA SOO BILAABO 1961. TALYAANIGA OO AY SAASUUS U AHAAYEEN AYAA SABABAY INEY SIYAASADDA DALKA SOO GALAAN. DOWLAD AANEY IYAGU MADAX KA AHEYN MA OGOLA. SOMAALIDU WAA INEY MEEL UGA SOO WADA JEESATO
@mahamedomar3474
@mahamedomar3474 Күн бұрын
Hawiye hadal ma yaqan iyo aqoon dowladnimo majeerteen maxkamadaha aduunka bay jogaan
@HassanHassan-pf9ic
@HassanHassan-pf9ic Күн бұрын
Change the Battery of the smoke detector mudane kadib talk about politics 😢
@kingmj5675
@kingmj5675 2 күн бұрын
Yaa salaam! Cajiib siyaasi ruugcaddaa ah, halkeedii buu dhigay. Waa runtiis Cosoble, Xasan Cadde, Xasan Guurguurte iwm waa dad jaahilnimadu biyo dhigtay oo nacayb qabiil ka buuxo, waa sax ma jiro qabiil ama ummad dhan oo siyaasad ama aragti isku raaci karta. Halkaas ayay ka muuqataa farqiga u dhaxeeya siyaasiyiinta PUNTLAND & kuwa Koonfureed.
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk 2 күн бұрын
Shisheeye ayuu Jaajuus u yahay.
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 2 күн бұрын
Awad awad batariga kasiib alamka batariga kadhamaday Please ama u badal qiiiiiiiiiiqda dhagaha Uma fiicno
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 2 күн бұрын
Soomali dhan weey ujeedaan cida diidan dowladnimada waa majerten xitaa aduunki ayaa hada sifiican u arkay majeerteen iney yihiin caqabada somaliya
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 2 күн бұрын
Well said ambassador
@AbukarMasudi
@AbukarMasudi 2 күн бұрын
Hasan sheekh waa daalim shaqotag ah yes laakiin Puntland aQabad weeyaan Faroole abdiweli gass siciid Deni iyo midkasta imandoona Puntland
@Ibrahimhassansaney
@Ibrahimhassansaney Күн бұрын
Most of our somali politicians are always negative when ever they are not in the government of the day..look at this guy know
@jamaosman3219
@jamaosman3219 Күн бұрын
Waziirka alaarmka guriga baytariga ka badel ku dheh fadlan
@Abdiyusuf490
@Abdiyusuf490 2 күн бұрын
Dhibaatada soomalida haysata waa in iyagu isliidaan dadka kalena AY jilcanaadan. Hada ambasadorkan aqoonyahanka ah xil siyaasaden kashaqeeyay ayaa wuxu kuleeyahay dowlada somaliya wax lagadhagaysanmaayo go aan maleh. RUNTA waxay tahay somaliya ayaa a wooda leh sida AY wax urabto in AY shegato.
@maxamedmaxamud2328
@maxamedmaxamud2328 2 күн бұрын
Adigaaba lagusiiyey platform aad ugu hadasho fooshaxun waarun reer hebel waalagawaayey nin sicaafimad qabta uhadla
@AbdiHassan-lc6eo
@AbdiHassan-lc6eo 2 күн бұрын
DAAROODKU WAA CAJIIB WAA ISKU WADA MAWQIF
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 2 күн бұрын
MJ MADDAAHIRO ILAAA AAD ISKA JARTO MEESHEEY KAATAABTAAAN SIDIII AWOOWE HAWIYE OO KALE
@mahadbalbaleef3603
@mahadbalbaleef3603 2 күн бұрын
Kkkkk ccccc
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 күн бұрын
MAJEERTEEN WAXAA CAADO U AH ( CADKAANOW AMA KU CUNAY AMA KU CIIDEE)) WAA DHAQAN CAADO U AH LAGA SOO BILAABO 1961. TALYAANIGA OO AY SAASUUS U AHAAYEEN AYAA SABABAY INEY SIYAASADDA DALKA SOO GALAAN. DOWLAD AANEY IYAGU MADAX KA AHEYN MA OGOLA. SOMAALIDU WAA INEY MEEL UGA SOO WADA JEESATO
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk 2 күн бұрын
Kan waxaan ku nacay marka jagadda laga qaado sidii naag laqabi jiray oo hal mar 3 dalaaq lagu furay ayuu u hadlaa.
@TheDayib
@TheDayib 2 күн бұрын
NINKAN yayiri wa siyaasi??????
@mahadljama4578
@mahadljama4578 2 күн бұрын
Ninkan waa siyaasi mugweyn oo miisan culus
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
Ninkaan wuxuu sheegaayo weligeed waxba kama rumoowin.
@hassankhalif1223
@hassankhalif1223 2 күн бұрын
TV QABIILKA IYO ISKU DIRIDA SOMALIDA ka shaqeeya
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
Kan waa lagu qasaaray. Farmaajo berigii uu joogay wuxuu u keenay in wax walba uu farta uugu fiiqo.
@AbukarMasudi
@AbukarMasudi 2 күн бұрын
Amb Ahmed ciise cawad Isaga hadii loodorto madaxweynaha Puntland aQabad ayuukundoonaa dowlad nimada
@abdullahijama5475
@abdullahijama5475 17 сағат бұрын
Siwanaagsan aqoon leh ayuu uga hadlay raysalwasaare hore Cawad laakiin jaahilnimada uu ka hadlay ee uu layaabay xataa ninkan hebel cade waan ku arkay laakiin qofku markuu aqoon iyo aqlaaq leeyahay waxaa wanaagsan inuu haduu wariye doonayo inuu warbixin siiyo inuu siiyo wariyayaasha hufan qalbiga balaaran sida clsalaan hereri iyo kuba kale oo badan
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 2 күн бұрын
Simply he is drank
@abaydhaxan
@abaydhaxan 2 күн бұрын
Ninkaan aad wax weydiineysid waxaa uu iska bedeli la’yahay Battariga al-armiga DABKA. Marka maxaad dan Soomaaliyeed laga weydiinayaa? Guri qatar ah ayuu dhex-FADHIYAA!! Dhegeyso “dhiq” ayaa ka kor-yeereysa!! Walaal Battery-ga dabka sheega iska bedel! Adaaba QATAR hoos jiifa adoo USA jooga ee maxaad dan Soomaaliyeed ka GAASHAA?
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 2 күн бұрын
Hard tot listen this guy
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 2 күн бұрын
Kani waa caluul hadlay war runta hadii ladjeeho maxaad lacabataan ilmaha 7jitka ah wuu ogyahay in butlan qaradumis eey thy 60kii ilaa hada ayaga ayaa caqabada mida kale imteey fodataal somaali ku khasbeen ayeey hadama ayagu cabamahayaan sow waali majirto markaa ninkaan usheega haka xishoon butlan sidery rabto jadaan layeelin waxaanahay itoobiyaan dheh.oo dhaha
@yahyegani8164
@yahyegani8164 2 күн бұрын
Ali osoble ciidamadii Ethiopia ee muqdisho tagay ayaa fara xumeeyay
@AbukarMasudi
@AbukarMasudi 2 күн бұрын
Shacab weynaha rerpuntland AQawadu ma aha waa maxda soomarta kursiga islaweeyni yeyla imanayaan
@abdirahmanahmed2158
@abdirahmanahmed2158 Күн бұрын
Xaqiiqdu waxay tahay aqoontu waa muhiim. Inta uu sheegay soo ma dhicin?
@et9055
@et9055 Күн бұрын
Hadalki cosobleh ragbadanbu kuciyaye.
@shibis100
@shibis100 2 күн бұрын
Haddii aad caade qaate tahay awooda aad yeelan karto ma jirto.
@YuusufAbdu
@YuusufAbdu 2 күн бұрын
Soomaaliyeey ha sugina in nin majeerteen ah aqoon kasta uu leeyahay uu soomaalinimo u hadlo,ninkan iyo faroole waa isku mid qalbiga ayay itoobiyaan ka yihiin.
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 2 күн бұрын
Meeelna kuma gaaaraysid nebcaan qabiil mj kolay waxba uma dhimikartid cuqdadana qabriwaaa waalagikartaaaa( ethopian waxaaa maantay ugu Hassan tuuug waaayo inta jeeer uu amaaanay siyaasi amaaanay majiro) mj dhulkoooda waaa nabad hoooyadaa walshaaa alshabaaab iyo amison ka xoreyn miskiiin ciilan oo ooynaaaaya
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 2 күн бұрын
Nacas Nacas dhalay. Xornimada Aad sheegato SYL baa hirmuud u ahayd aas aaskeedana maskax majeerteen bay katimid. 13 ka SYL 4 ka mid ahi MJ bay ahaayeen. Marka adigu futoxumaataye bal noo sheeg waxaad soomaali kusoo kordhisay oo aan nacasnimo iyo jaahilnimo sida ina Cosoble ahayn noo sheeg
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 2 күн бұрын
@@cabdullaahiismaaciil5708 dadkaaan waaa moooryaaaan wax ay bililiqeystaaaan un bay garanayaaaa waaa dad cawaaaan ah wax aysan aheyn is moooday ( qabiil qabiil gumaystay Somalia baaa laga helaaaa marka dadkii aaaan gumeysanjiray waligooood haciyeeeeen Dameeer is dameeer
@ismailhassan6755
@ismailhassan6755 2 күн бұрын
Kan waa jaajuus itoobiyan waa dabadhaq itoobiyan ah meeshii lagu arko halagu dilo
@nuuxmiami
@nuuxmiami 2 күн бұрын
#SMS TV WAREYSADA NOOCAAS AH TIFAF TIRAHA TV WAA INUU TIFATIRAA #Osable oo kle hadii kle sumcada #SMS TV BAA HOOS UDHACAYA
@MohamedElmiAdow
@MohamedElmiAdow 5 сағат бұрын
Kan farmasjo ka soo urayo
@ismailhassan6755
@ismailhassan6755 2 күн бұрын
War waxan doqon sanaa hala dilo shaydankan waa munaafaq wayn
@nuuxmiami
@nuuxmiami 2 күн бұрын
#OSOBLE BALWADII AAN KU OGAA XILIGII JOWHAR XASHIISHKII BUU KU DARSADAY HADAL XUMO
@abdirahmanahmed2158
@abdirahmanahmed2158 Күн бұрын
Khalad bay ahayd in aad waraysi siisid ninkaas qabyaladu dishay
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 2 күн бұрын
This is the worst guy , he is always ya and love the Ethiopians
@farhanhade6561
@farhanhade6561 2 күн бұрын
Aqoonyahan wakaas layskama hadaaqee
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Күн бұрын
xasan khabyaalo kuwa hawiye warkooda ayaad noo sheege
@AhmedJimale
@AhmedJimale 2 күн бұрын
MAJERTEN WAYE WAANA QARAN DUMIS MAJERTEN LOOMA JOOJINAYO HA ISKA CALACALO
@waisaffi1573
@waisaffi1573 2 күн бұрын
This is man was worse foreign minister Somalia ever had, he got The job because of 4.5
@nuuxmiami
@nuuxmiami 2 күн бұрын
Xassan cadow waa lagula hadlay hadad wax fahmeyso asoble wareysigiisii nin nolasha ka dhacay buu ahaa dadkiisana wscba uguma yaal, faafreeb ku sameya kas oo kle warkiisa
@samir7657
@samir7657 2 күн бұрын
Hassan Adde waxaan umalaynaya inu is cadeeyay sababto ah hornafrik marku u shaqayn jiray nin madow ayu aha.
@ummmohamed8716
@ummmohamed8716 2 күн бұрын
Waxas oo dhan waxa dhigay Sh Sharriif oo uu Faroole ka saxiixday wax badan awoodo ah sida tastuur, awooda qaysiga wa halo badan oo wadanka xayiray asago Shariifku hal hays ka dhigtay inu (yirah xaq maha lkn wa xal) Allah waxan ka baryena inu xaqa fahsn siyo Ina la shaqaysa cadawga Soomali. Ila hada ayay Ethopia ugacan hatinayan , lamana qaldana 00 way saxan yihin
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf 2 күн бұрын
Dowlad hal reer ah hadad rabtay maantana waad haysta oo dowlada xasan waa iska reer
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 2 күн бұрын
Waxaa inaga codsi ah inaad mar 2ad wareysi kaqaado mr osoble Please si uu ugu faahfaahiyo in MJ ILAAA 60kiii dibindaabyo qaran wadeen
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 2 күн бұрын
Doowlad-diidnimada puntland oo eey doowlad kasta uga hor-imaaneeyso maxaa loo waayey shacab iyo bulsho ka hor-timaada hadeeysan qabyaalad meesha ku jirin
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 күн бұрын
Puntland waa kansar kuyaala ee ilaahoow halaag
@monka9102
@monka9102 2 күн бұрын
Cry harder
@zahraabdul9879
@zahraabdul9879 2 күн бұрын
Adiga halaga kugu noqoy
@mahamedomar3474
@mahamedomar3474 Күн бұрын
Hoyadaa Miyay waseen buntland habaryahay
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 күн бұрын
Waar Amb.xaalkaagu waa sidee.
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 күн бұрын
Su Aalfiican Ayaadweydiisey Iskahadlahaa???
@ragbadanayaakamaqancaawasu8145
@ragbadanayaakamaqancaawasu8145 2 күн бұрын
Waa nin careysan oo cadiifad qabiilna ku jiro maxaa jago la iigu dhiibi waayey nin wasiir arrimo dibadadeedna uma qalmo. Dowladdii dhammeyd ayuu xaqirayaa dowlado shisheeye ayuu ammaanayaa. Walee somalia siyaasaddeeda waa in laga fogeeyaa ninkaan iyo dadkiisaba
@caalim24
@caalim24 2 күн бұрын
GABDHIHII GURICEEL IYO GALKACYO(ABTI,ADEER, AABE SEEDI DUMAASH , NIMANKEENA HANAGA DILININA) DARAAGA DAAY HAIT OO KALE HANOQONINA
@bardacad
@bardacad Күн бұрын
HASSAN CADE ASAGAABA DOORTA DADKA QABIILKA MADAX NARAY OO MAQAAYADA HXASAN XARAASG BUU KU SHITA
@Mubaarak87
@Mubaarak87 2 күн бұрын
Dhibka. Jiro MJ xataaa Hadii ay yihiin Dad Aqoon leh wax ma u soo kordhiso waa sida Qolyaaahs Reer Borama Ilma Samatar Mohamed jabuutaawi waa Fariid Wax Fahma PHD Waxba ma u soo kordhin Labaaas Reer hadii. Ay Somalia 🇸🇴 diidin Ethiopia 🇪🇹 yaa ka Reebay 2025
@maxamedmaxamud2328
@maxamedmaxamud2328 2 күн бұрын
Weli wuxuu diidanyay in soomali wax uun noqoto xaqiraadii reer puntiland ayaa katan badisey aqoontii iyo somaalinimadiba cudurka soomali haya meeshaas ayuu yalaa dawlad nimadiiba sidaas dufkubax hana soolaban
@CabduqadirCali-d1r
@CabduqadirCali-d1r 2 күн бұрын
Xagee kakeentaa xasan cade dadka cuqdada qaba Kani cilmi ku filan malaha waa daba dhilif
@CarsaanyoFarey
@CarsaanyoFarey 2 күн бұрын
Somalia wax la dhaho ma jirto dhaman Ethiopia u shaqeyan marna ooya marna dabaaldaga wlhi bila taya tihiin mustaqbalka u badkiina ayaad iibsaten
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk 2 күн бұрын
Rugiyaan ayaad tahay wax ku dhageysanaayo majiro. Dabo dhilif aan wadaniyad aqoonin ayaad tahay. Xasan cade waxaan oo kale dadka ha horkeenin.
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 2 күн бұрын
Hassan tuuug waa dabo dhilif xaqiidii Kan wariyaha sheeganayaaaa waa nin xanuuunsan
@MudaneSayidCaliHaadi
@MudaneSayidCaliHaadi Күн бұрын
Fogaada oo kuwii aad hilibka uqali jirteen Naga aada Virus baad tihiine
@HassanHassan-pf9ic
@HassanHassan-pf9ic Күн бұрын
Mudane waad ku fashilantay nabad iyo nolol ee iska soo laabo
@ahmedjimale7588
@ahmedjimale7588 2 күн бұрын
Maskiin xanaaqsan
@Heimatar
@Heimatar 2 күн бұрын
iyadaa hogaamiheeso ninka kariwaa yay oo led lead gareyneyso
@ummmohamed8716
@ummmohamed8716 2 күн бұрын
Sorry, in nin Somali matalayay mudo inu sidan u hadlo, markad wadanka dhan u xayiraysan loma dhama , gorma ayay dhamanaysa hadalkas ad cado ka dhigatan ,adinka oo dhawr boqol oo kun ah oo hal qabiila ayad qabsaten dorasho qof iyo cod side Muqdisha oo ay ku nool yihin dadka badan 5 milyan Somaali oo dhan ah ayad rabtan inay idin xayirnato
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 Күн бұрын
5m waa 5m oo sacaad oo kale ee dad maaha
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t 2 күн бұрын
Ninkaan waxa uu ku hadlaayo ma fahamsan yahay? Waa nin liidaayo dalkiisa hadana wuxuu guul u ogol yahay UNka yaab? War nin yahow maseer ku haayo iyo sharafta dalka kala baro. Ceeb! Qof dawladiisa liidaayo maxey tahay? Bismilaahi walaahi waa ka naxay?
@museomar3911
@museomar3911 2 күн бұрын
Qof masuul oo caay tamaaya waa ceeb
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 2 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk qofsomalia eebis laaday majir dhanka caqliga ambassador cawad oon uhayte nin caqli badan madhicikarto in la maamul ciidan wadankoodii amar kusiiye dagal in laxakameeyo
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar Күн бұрын
Im kingis amhara inow orijinal somali his hawiyas and darood is not orijinal feegis
@akhalif579
@akhalif579 2 күн бұрын
Ninkaan cunug rajay ah oo autistic qabo ayaad mooda, xaasidnimo iyo daciifnimo ayuu la jiirtaa dowlada waxba door ah kumaleh mission ka cusub buu ku leeyahy maba xishoonayo. Teeda kale ethippia jeclaa maxay ku sameeysey? Fire alarm kana iska bedelo oo wax haloo qaaranto😂
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 күн бұрын
Hadalkii cosoblewaa Xaqiiqq markaadfiiriso Cawad???
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 258 М.
DAGAALADA SABABAY DHAAWACA | DHIMASHADA | BARAKACA | BAAQA G5
44:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,9 М.
BUUQA KA JIRA GEESKA AFRIKA
3:04:27
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 8 М.