DAYAX BAND WAA KALSOONI SHACAB HEES CUSUB KULMIYE OFFICIAL MUSIC 2024

  Рет қаралды 122,861

MAAHIR MEDIA PRO

MAAHIR MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@nimcoismail1924
@nimcoismail1924 2 ай бұрын
Abwaan Daaha Gaas iyo Dayax ban wallahi waa muwadiniin dhabah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@mashalayepoi7621
@mashalayepoi7621 2 ай бұрын
Daha gaas hesta shaqaba kuma lahan
@abdiqadirmuse324
@abdiqadirmuse324 2 ай бұрын
Heesta ugu macaan heesaha kulmiye waa tan kulmiyaa hantoo waa kalsooni shacab
@dhamecabdi357
@dhamecabdi357 2 ай бұрын
Marlabaad bulshada kulmiyaa hontoo waa kalsooni shacab hees way dhaaftay dayax band 💚💛
@XamdaSaleeban-w3w
@XamdaSaleeban-w3w Ай бұрын
KULMIYE ❤❤❤
@khalidaweys
@khalidaweys Ай бұрын
My favorite song during the 2024 election campaign. Thank you, Dayax Band, for these amazing vocals!
@HilaaHilaac
@HilaaHilaac 2 ай бұрын
MANSHA ALLAH DAYAX BAND. ABWAAN DAAHA GEESI QARAN U HILIYA DALKIISA, CALANKIISA IYO CIDANKIISA QARANKA.❤❤❤❤
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 2 ай бұрын
Waa gantaal tani❤❤❤🎉🎉🎉
@hassandaher3563
@hassandaher3563 2 ай бұрын
Xisbika kulmiye waa hurumarka jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 👍👍👍
@MahadMohamed-c2v
@MahadMohamed-c2v 2 ай бұрын
Jamuriyada SOMALILAND GUUL ❤❤❤ KULMIYE ❤❤❤ Shacab ka Jam /SLanD is Mujiya
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 25 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢 Ax kulmiye😢
@hoodomuuse4301
@hoodomuuse4301 10 күн бұрын
😢😢😢
@Bayaan447
@Bayaan447 10 күн бұрын
​@@hoodomuuse4301muuse wanka samrilayahay allaha daaye ❤😂
@engabdisamaddaib2793
@engabdisamaddaib2793 22 күн бұрын
erayadii abwan qoslaye
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 2 ай бұрын
Eesh calaa hees waa heesihii qalbiga ka soo go,ay
@f.warsame1069
@f.warsame1069 2 ай бұрын
Gul Cidanka J SLand AAMin yaa 🤲🤲🤲. Gul. Kulmiye AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲🔰🔰🔰🔰🤝🔰🔰🔰🔰🔰🤝🔰🔰🔰🔰🎉🎉🎉🎉
@MoKhadar-d3z
@MoKhadar-d3z Ай бұрын
Waa hees xasuus badan igu reebtay
@Khadar-k6j
@Khadar-k6j 2 ай бұрын
Erayada waxa leh abwaan axmed qoslaye
@mohamedsaadmuse542
@mohamedsaadmuse542 2 ай бұрын
Abwaan daaha gaas ahna abwaanka qaranka somaliland iyo abwaanka qaniga❤❤❤❤❤❤
@peaceandlove8760
@peaceandlove8760 2 ай бұрын
qoslaaye legend sacad muuse
@safiyajibriil3432
@safiyajibriil3432 2 ай бұрын
Wow Tani hees way dhafatay❤
@MahadMohamed-c2v
@MahadMohamed-c2v 2 ай бұрын
SOMALILAND Guul iyo Gobanimo ❤ Kulmiye ❤ ❤ Dayaax Band. ❤
@djtimostudio9557
@djtimostudio9557 2 ай бұрын
Legend iga soo fasax 👍🏼👍🏼
@zaalimatham9114
@zaalimatham9114 13 күн бұрын
Come back sxp Wali ah baanu sameen donaa doorka soo socda mucaradad tii u xumeedna halo diyar garoobo markaygu darood meel ku xidhno isaqow wllhy g36 hamoo Dina inaan idin ilownay😂😂 kaftan xalaala wllayal😂😂😂😂
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 2 ай бұрын
Guul guul guul Kulmiye 💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💛💛💛💛💚💚💚👑👑👑👑👑🐅🐅🐅🐅🐅🐅🐅🔥🔥🔥🔥👍👍👍🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@mahdaAhmed-r6i
@mahdaAhmed-r6i 2 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@Bayaan447
@Bayaan447 2 ай бұрын
Marlabaad bulashada kulmiya hantoo waa kalsooni shacab❤mbc solaabo
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 2 ай бұрын
Waa kalsooni sĥacàb
@AOH4963
@AOH4963 Ай бұрын
heesaha 7sano ka dib aaan ku ololayn doono Muj Mudane maxamed Kahin ahmed😂🇬🇫♥️
@farxaanIbrahimaadan
@farxaanIbrahimaadan 2 ай бұрын
Hargeisa waa kulmiye
@being_abdirahman
@being_abdirahman 2 ай бұрын
Dalku Hargeysa uun maaha Yaa miskiin. 😂
@UFIIRSADE
@UFIIRSADE 2 ай бұрын
Yaa salaam, kulmiye ma caytamo xilmad buu ku heesaa 👏👏👏
@umalkhayrsheikh3937
@umalkhayrsheikh3937 2 ай бұрын
Been maha wllhi
@umalkhayrsheikh3937
@umalkhayrsheikh3937 2 ай бұрын
Intay dayax band heesaha dhiig joojinta qadayan ee qalbiyada dadka soo jiidanaya dadna caybay kaga dhagtay hadalka wanagsan waxkasda ka mudan Yan la caban
@FarhiyaHussen-pk6hm
@FarhiyaHussen-pk6hm 2 ай бұрын
Guuuuuuuul guuuuuuuuul kulmiye guuuuuuuuul muse bixi Abdi xildid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GuuleedyuusufNuur-c1l
@GuuleedyuusufNuur-c1l 2 ай бұрын
Dayax Band Hees Cajiiba u Qaaday Xisbiga Kulmiye " Kalsooni Shacab" Erayada: Eng: Ahmed Qoslaaye Music : Hinok Produced by : Maahir Media Pro kulmiye kulmiye kulmiye ali zaki, mustafe Kante, juweeriya Jano, haboon Nuura, abdijabar gacaliye, Mohamed maame
@abdirahimsamatar
@abdirahimsamatar 2 ай бұрын
Arutayaada Masha Allah
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 2 ай бұрын
Maansha allaa kii helaaba waakaayagii vivasomaliland
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 ай бұрын
Somaliland guul kulmiye xisbiga mujaahidiinta guul insha Allaah allaahu akbar 💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
waakuwaa ragii dhulkaa lahaa mashallah !!!!!!!!!!! cidda hooyo iyo calanka dhiga loo shubayaa from saylac city ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@guledjirde2818
@guledjirde2818 2 ай бұрын
Maansha alaah Maansha alaah Maansha alaah alxamdu lilaa kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye guuleysta inshalaah ciidanka qaranka madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi xildiid Kulmiye guuleysta ilaahow cadawgeena umada Reer soomaaliland jebi alaah maa aamiin yaarabi guuleysta inshalaah
@maxamedrassomaxamedrasso897
@maxamedrassomaxamedrasso897 2 ай бұрын
Abwaan daaha gaas walahi waa muwaadin dhaba asaga iyo dayax baand ba guull somalilaa d❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MyMotherland99
@MyMotherland99 2 ай бұрын
Allaah yacizakum wa yaxfidakum
@FadxiWarsame-h5m
@FadxiWarsame-h5m 2 ай бұрын
Yaaa salaaaam kooxda dayqx iyo daaaha fii quluubinaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohmetobsiye8945
@mohmetobsiye8945 Ай бұрын
GUUL INSHA ALLAH KULMIYE❤😢
@garbiyeiidle8856
@garbiyeiidle8856 Ай бұрын
Hooyadiin iyo kulmiyeba was heer SNM
@SarahZhafir
@SarahZhafir Ай бұрын
Dayax Band dalka waa Nuuriseen❤
@MahadMuuse-sn9ch
@MahadMuuse-sn9ch 2 ай бұрын
Cidii kulmiye taageersan uunbaa halkan Ka hadli kartAaa
@maxamuudaxmed-v5t
@maxamuudaxmed-v5t 2 ай бұрын
Ilaahay si khayra haynagudhaafiyo aamin aamin aamin aamin aamin ❤❤❤
@IstaahilKhaliya
@IstaahilKhaliya 5 күн бұрын
Maashalaah mahadsanidiin heesta ugu macaaan we kulmiye waakaa Ku socda ❤❤❤❤❤❤🎉🎉😂😂🎉🎉🎉🎉
@HothanHapy
@HothanHapy Ай бұрын
Heestaaa iyo muuse way isleeyihiin
@SarahZhafir
@SarahZhafir Ай бұрын
ViVa Kulmiye 💚 💛
@HiboRashid-d9v
@HiboRashid-d9v 2 ай бұрын
Sxb waan ku salamay
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 2 ай бұрын
Kulmiye fii qululbinaa🔰✌️
@cabdikariimibraahim-xh2hr
@cabdikariimibraahim-xh2hr Ай бұрын
Viva kulmiye❤
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 2 ай бұрын
Masha Allaah
@aaziizmaxamedIbrahim
@aaziizmaxamedIbrahim 2 ай бұрын
Dayax. Ban🎉🎉soo guuuu 😮 soomaliy😅tjleeyhz❤❤❤❤❤❤WAAD ❤❤hooyo
@maxamudelabehufane
@maxamudelabehufane 2 ай бұрын
Kulmiye hees ❤❤❤❤🎉🎉
@ibrahimdhimbiil1321
@ibrahimdhimbiil1321 Ай бұрын
Wooow Dayax band
@abdiwahaababdoo1719
@abdiwahaababdoo1719 2 ай бұрын
dayax band wow guul iyo gobanimo
@AxmadeFoosiye
@AxmadeFoosiye 2 ай бұрын
Mansha. Allaah. Guuul. Guuul.
@MorsalDalmar
@MorsalDalmar Ай бұрын
Jacay ahaan baan uu dhegaystaa😂
@HiboRashid-d9v
@HiboRashid-d9v 2 ай бұрын
Al ustaad cfatax mukhtar big laxamayste walahi waa laxan
@farxiyamaandeeq6022
@farxiyamaandeeq6022 Ай бұрын
Viva kulmiye🎉❤
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🦊🦊🦊🦊🦊🦊
@abdikaderadem4278
@abdikaderadem4278 2 ай бұрын
Hees way dhaaftay tani, Abwaankaa sameeyay ma Abdirahman qoslaayaa tolow
@kashmiirhasan9550
@kashmiirhasan9550 11 күн бұрын
Kulmiye 😢 2029 come back
@KamaalXiisole
@KamaalXiisole 14 күн бұрын
😢waa ka xumahyyy abo muse
@marlaarag7613
@marlaarag7613 2 ай бұрын
Kama maarmayaan Wow ❤
@Adnomo1234
@Adnomo1234 2 ай бұрын
Insha Allah muusow markle awoow markle
@Qadan_omer
@Qadan_omer Ай бұрын
Maalmaha karkani nin karaamo kartiloo. Xamila Kama maarmayaan 🫡🔰🇭🇺
@xamsexamse8721
@xamsexamse8721 Ай бұрын
Maasha allha ❤❤❤❤
@Hibaaq-xe8fc
@Hibaaq-xe8fc 2 ай бұрын
Wow😢😢
@BurcoTv9132
@BurcoTv9132 Ай бұрын
best hees
@suldaanaxmed39
@suldaanaxmed39 2 ай бұрын
WAA RUUNTA
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 25 күн бұрын
💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛✌️
@faysalmuxumed-x5g
@faysalmuxumed-x5g Ай бұрын
Heestani waa Al-Yaasiin 105 From Oodwayne
@HoodoCumar-d1l
@HoodoCumar-d1l 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@bunnygirl5184
@bunnygirl5184 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdirahimsamatar
@abdirahimsamatar 2 ай бұрын
Masha allah shaab kayaa very good
@MahadMuuse-sn9ch
@MahadMuuse-sn9ch Ай бұрын
13 November 2024
@muusenuur9926
@muusenuur9926 8 күн бұрын
Madaxweyne muuse biixi cabdi Nin Adag walee waalagu Tabi.
@MahadMuuse-sn9ch
@MahadMuuse-sn9ch Ай бұрын
🌲🌲🌲
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 2 ай бұрын
🇬🇫🇬🇫
@Ifraah.aragsan22
@Ifraah.aragsan22 12 күн бұрын
Muusow 😢😢😢
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@milgoismail2288
@milgoismail2288 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HiboRashid-d9v
@HiboRashid-d9v 2 ай бұрын
Bahda mahir haxaqirina ustaadka
@abdisalanjbrl010
@abdisalanjbrl010 2 ай бұрын
Marka uu fuluhu kayr kayraye kasxumuhu shakiyo hees cajiiba
@barwaqohupthirahman2568
@barwaqohupthirahman2568 2 ай бұрын
wad nagala so raagten lkn qushi 😭😂
@starxMm2
@starxMm2 3 күн бұрын
Maskaxda dadki uu code yahay Wadani ayaan Raba Waxay Dareemayan Maanta ? Ilahow Somaliland No Badbaadii😢
@Cawadindhoyare
@Cawadindhoyare Ай бұрын
Laxankeeda yaa leh heesta🤔
@CawoCawoBashiir
@CawoCawoBashiir 10 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@HiboRashid-d9v
@HiboRashid-d9v 2 ай бұрын
Sxb ustaadka maxaad uga tagtay qoraalka ustadkii laxanka cfataax mukhraar
@siciidmaxamed7066
@siciidmaxamed7066 2 ай бұрын
Hess aad macan weeyi dadka ayaa dhagaysan kari la😅😅😅 xuf ku dhaafayan hadana way kasoo hor baxasaaa😮😅😅
@MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
@MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa 2 ай бұрын
M.dhale🟥🟥🤍💚🙏💛💛💚
@MohamedahmedAbdi-e5c
@MohamedahmedAbdi-e5c 11 күн бұрын
walhi mantan oganay madax wayne muse bixi cadawaga iyo nacabku naga hayay waxa la idhi waxad ogata abaha marku dhinto ayad ogata busku kugu jiray
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 2 ай бұрын
KOODA GURCUD BAND OO RAJAYNAYSA INAY BAREEJAYSO KOOXDA QARANKA SOMALILAND EE XIDIGA GEESKA AFRICA, WAXAN LEEYAHAY UMADA REER SOMALILAND DHEGOHOODA HORTIINBAY RUNTUKU DHACDAY, SIDAA AWGEED BEEN DADKU UMA BAAHNA IDINKA AYAA CARDKA ISKA GUBAY, WAXAN IDIN LEEYAHAY BERBERA UMA BAAHNA YUHUUD LA SOO DEJO MANA QAADIKARTO GANTAALAHA XUUTIYIINTA EE ISRAEL KA QAYLISAY SIDAA AWGEED DHUUNTA WALAALAYAAL HORTIINBAY XIDIGU RUNTA U SHEEGEEN UMADA REER SOMALILANDNA GUDOONTAY.
@gargaarahassan
@gargaarahassan 2 ай бұрын
xidiga iyo dayaxa yaa weyn. seexo. maba gaadhan wlhi dayax band kuwaa aad xidigaha gaajada ku shegeyso
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 2 ай бұрын
@gargaarahassan Adeer dayaxa ayaa WAYN MALSE WAXA LAGA HADLAYAA NUXURKA AFSOOMAALIGA IYO SIDA HEESAHANI UGU KALA GEDISAN YIHIIN RUNTA WAKHTIGII KU HABOONAA SOO BAXDAY IYO BEENTA HABSAANTAY OO SOO BAXDAY WAKHTI RUNTU KASBATAY QULUUBTA UMADA REER SOMALILAND OO CARUURTU XAFIDAY HEESAHA SOO BAXAY WAKHTIGA KU HABOON.
@Maxchama
@Maxchama 2 ай бұрын
Xidigihii Dayax ayaa shiiqiyey ee iska seexo indr​@@CabdiDiiriye-y8r
@umalkhayrsheikh3937
@umalkhayrsheikh3937 2 ай бұрын
Dayax band Cid gadhaysa ma jirto xidigasahi wanagodii xuman iyo caybay ubadalen marka kuwanba ka babar wayn
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 2 ай бұрын
@umalkhayrsheikh3937 ADEER XIDIGU MAXUMAAN EE WAA DHEXDHIXAAD WAXAYKA HADLAAN ARAGTIDA DADWEYNAHA QAABIILA WAX KUMA TAAGEERAAN EE WAXA XUMAADI WAA HOGAANKA DALKA HADUU HOGAANKU WACAN YAHAYNA WAYKU AMAANAN SIDAA AWGEED WAA DHEXDHEXAAD WAYNA AHAAN JIRTAY QABIILNA MAAHA EE QARANKAY HAGAAN WAYNA ARKEEN QARANKII OO DAGAAL IYO FOODO KA SHAQAYNAYA.
@ZUMAYAABZHIR
@ZUMAYAABZHIR 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Ifraah.aragsan22
@Ifraah.aragsan22 12 күн бұрын
Muusow 😢😢😢
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
Какой я клей? | CLEX #shorts
0:59
CLEX
Рет қаралды 1,9 МЛН
XIDIGAHA GEESKA -SOOL BAR XAGEE GAYSAY - HEES CUSUB OO HD
4:30
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,3 МЛН
IskalaajiAmran Dagan  Xidhiidhka Jaceylka hees Cusub 2025 @Booskafficial
3:36
ABDIKARIN ALI SHAH GUUDKAAN KAA HUWANAYAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
7:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
ALIZAKI || MARKALE MUUSOW  || OFFICIAL VEDIO
4:31
KEYNAN OFFICIAL
Рет қаралды 95 М.
Hees Cusub (Xornimo Sumadlaa) Xidigaha Geeska
7:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,1 МЛН
HANKAAGU HA DHAAFO REER HEBEL XIDIGAHA GEESKA 2019
10:33
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
AYAAN WADANI 2025 | DARAWIISH IYO DIGIL | AROOSKII IDIRIS ALTEESO IYO NAJAX
5:28
Oh no😱 EPIC Kissy Missy broke her teeth SITUATION by COOL TOOL
0:39
great comedy very nice video👻🧚‍♂️♥️
1:01
Gültekin Ailesi
Рет қаралды 5 МЛН
Урыла😏 #кино #film #fypシ #minions
0:37
Faron
Рет қаралды 8 МЛН
Запаска қайда? | 7 серия | Аниматор
13:34
Danyar Bekzhanov
Рет қаралды 145 М.
Месть от кутюр (2015) | Ты ведьма!
1:00
Vinogradenko
Рет қаралды 1,3 МЛН