DAYAX DALNUURSHE MUXUU KALA KULMEY LAASCAANOOD IYO SABABTA KA DAN BEYSA IMAASHA….

  Рет қаралды 13,357

HAl-ABUUR CAWIL Bile

HAl-ABUUR CAWIL Bile

17 күн бұрын

Пікірлер: 89
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 16 күн бұрын
Halbura waad ina cebesay haka hadlina dadka aan mudneen ina laga hadlo walalo qali fiyuuska hegiin ee ka soco ilaahy ayaa risiqa bixiye ❤🤍💚❤🤍💚💚❤🤍💯👍👍👍
@awiladen7814
@awiladen7814 16 күн бұрын
Caaaac🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sakinahss3237
@sakinahss3237 16 күн бұрын
Viva khatumo state iyo Somalie 🇸🇴 weyn ❤❤❤
@abdirahmanmursal5509
@abdirahmanmursal5509 15 күн бұрын
Kkkkkkkk viva SSC state of Somalia !!!!!
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 15 күн бұрын
🙏🏻🙏🏻🙏🏻👍🏼😢😢😢😢😢😢
@zahradahir2811
@zahradahir2811 14 күн бұрын
Amiin wall
@sadiahassan798
@sadiahassan798 15 күн бұрын
Somali waa somali dhamaan waa walaalo wana las diriraa wana la hesheeyaa ninkaas yarkaa haladaayo
@dulmar9139
@dulmar9139 15 күн бұрын
Mida kale adaaba xanuun sanaya😮😮waa siyaasgee kaku yidhi nac reer laascaanood iyo reer ama Somalia
@bostejoali3717
@bostejoali3717 12 күн бұрын
Amiin nin somaliyed❤🎉
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 16 күн бұрын
Liildhanaan time war hooy joog😢😢😢
@slandprince7210
@slandprince7210 16 күн бұрын
Waa isma dhaanto iyo dhasheed ciilan guul JSL
@UbdiasiisYousuf-qr5yb
@UbdiasiisYousuf-qr5yb 16 күн бұрын
Ma views kaagad ilaashanaysaa maxad laazcanod saaso dhan ugu Amaani xaqiiqada caadi uga hadal nio
@fatuuhahmed1794
@fatuuhahmed1794 14 күн бұрын
Waan kusalmay from buuhdle. Mar kale noo kaalay
@dulmar9139
@dulmar9139 15 күн бұрын
shicinkee dawladayda wax ugo,aamiya waar beenaale yahaw umada beenta kadaa Aduunkoo dhan shicib koodu maha siyaa siyiin waanay lashaqeen yaan dawlada👍
@dulmar9139
@dulmar9139 15 күн бұрын
Ree somaliland iyo ree laascaanood waa dad walalo ah waxana wuu ikadhan doonaa oo nabad baynoqon insha Allah
@aaminahassan5655
@aaminahassan5655 14 күн бұрын
Waxaan ku faraxsanahay inay dadka tiin ayjka ahi eesoomaliyeed badan Koodo qalbi nadiif yihiin siyaasad waxba inagama galin
@seynabfarax8325
@seynabfarax8325 16 күн бұрын
Wuu xanaaqsanyay uun baa odhankaraa wadawgaĝa cadawgiisu waaa saaxibkaa😅
@aaminahassan5655
@aaminahassan5655 14 күн бұрын
Dayax wllo caqligaagu hashaqeeyo waxaagu waa xumaan hurin
@---Hatif__0mr---
@---Hatif__0mr--- 10 күн бұрын
🟢☆🔴 Somaliland Allow Dhowr
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 16 күн бұрын
Lasscanood waa Dhul somali saas u taagey❤
@Mudaneey
@Mudaneey 15 күн бұрын
Waa edeb daran yahay meel labo qabiil oo Soomaaliya isku heystaan Reer hargeysuu ku xumaynayaa Walaahi waa igu qabiil kalabka Markii aad hargeysa u diideen Xamar waa u Kala kiciney laakin may ahay in uu sii wado colaada
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 15 күн бұрын
Shiiqaal ma tihid e waxaad tahay futo xun iska dhigaysa,guul dayax dalnuurshe fanaan qaali
@user-cl8zk2rm1i
@user-cl8zk2rm1i 10 күн бұрын
Laascaanood. Girimi ma yaalo.
@dulmar9139
@dulmar9139 15 күн бұрын
Mala odhon karaa Kanoo miidhan dawladu way useeto dheeraysay😂😂
@user-cl8zk2rm1i
@user-cl8zk2rm1i 10 күн бұрын
Dayax. Qasqas. Cadceed. Ka. Qariya.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 15 күн бұрын
Wuxu ka cabsaday hargaysa in laga masafuriyo. Ama liinta lasiiyo.
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 16 күн бұрын
REER HARGESA in ay KZbin ka kaa xidhaan baad is taahishaa walaahi Xoolayow waa markay. Lacgta Somaliland cunaayeen tag maanta walahi in fuq ween lagu jabin Cawilow saaka. Cawskii ma soo cuntay
@awiladen7814
@awiladen7814 16 күн бұрын
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@slandprince7210
@slandprince7210 16 күн бұрын
Horta yaa dhalay doqonkan ma reer Xamar?
@awiladen7814
@awiladen7814 16 күн бұрын
@@slandprince7210 hhhh🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 9 күн бұрын
UUS QADH MUUNEEY CAWIL KA BAYDH WU QALBI XAADHANYEE MALA MAAD DHAMAYSANE CIDUU DONU AMANAYA AMA NACAYAA FIKIRKISU KA HADLAY KUWA BUKA E BA AY KA SO JEDAAYE AQAS
@awiladen7814
@awiladen7814 9 күн бұрын
Hhh ina.sahra hoosta ka halgan lacagta aad sheegaso ma.abaarsad ka shaqaysaten 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 16 күн бұрын
Dayax wuxuu lasanod uyimid Somalinimo ❤.
@user-lo4tm6vn5b
@user-lo4tm6vn5b 16 күн бұрын
That’s what you think😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanmursal5509
@abdirahmanmursal5509 15 күн бұрын
Actually he went there for business and pleasure maxaad kaqaadi kartaa!!!
@user-lo4tm6vn5b
@user-lo4tm6vn5b 15 күн бұрын
Business 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 what a joke 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shukrijama5399
@shukrijama5399 14 күн бұрын
Thanks ♥️brother ♥️from lascaanood ❤🎉
@thequeen4918
@thequeen4918 15 күн бұрын
Kuxumen somali lanbu uyimid lkn isaga daali 😂😂😂
@nuurcabdi9082
@nuurcabdi9082 16 күн бұрын
Dayax waa fanaan soomaaliyeed laasacaanood na waa magaalo soomaaliyeed markaa waa caadi
@abdirahmanmursal5509
@abdirahmanmursal5509 15 күн бұрын
War Armeey ku xiraan Reer Hargeyso because they don’t believe freedom of speech!!!!!
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 15 күн бұрын
Dayax low. Yay. Kula. Fuduudaan. Siyasada. Aad. Dhexe. Gaadhay
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 16 күн бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin nabad Allaah ha dhax dhigo dhamaantood, Shukran Jazaakallaahu kheyran
@zahrasaed791
@zahrasaed791 15 күн бұрын
Fidmo iyo COLAAD buu uyimi inuu umada kadhex sameey iyo istus!ka !!SOMALIYA BAA SOODIRTEY WAA LAGADANBEEYAA
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 15 күн бұрын
Dayax waa is gooracay wanu fuduudaaday inu gaari fuuro may ahan laakin hadu show qabsado waa cadi
@nimcoali1354
@nimcoali1354 16 күн бұрын
Amiiin amiiin thanks you❤
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 16 күн бұрын
af xumo taadana way kaa kaxaysaa mid klane kuma gaadh siiso
@Juuhi_
@Juuhi_ 15 күн бұрын
Dadkan caqligi LASCAANOD kaga fadhisty mxy ahyn😳😂 Yaab eedo awlba melad lahyd mahyn, wxy donayan haku so dhaweeyen ikhtiyarka iyga leh😏 ee Commentiga Nazaha la dhaceysn jojiya io cabaadka😒 Sow iygu male!!!😂 Horeyy uga socda LASCAANOD o danihina si watta.
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 16 күн бұрын
Kkkkkk maalinaba mid ha sobaaxo dabadilif nimada qarasansyeey qofakan madaxa weeyan bal u fiirasada waxaa ka quubanayaha afakiisa ceebeey taal calaacal way dhaafatay 😂
@dulmar9139
@dulmar9139 15 күн бұрын
Dawladayda somaliland waa inay talaabo adag kaqaadaa kan iyo kuwa lamidka ah waxay fidinayaan waa cuqadad iyo xanuun waayo waxa daawada caruur ama dhalinyar
@hodanmohamed45
@hodanmohamed45 16 күн бұрын
I agree absolutely you're right
@user-wj8hc6zt5q
@user-wj8hc6zt5q 16 күн бұрын
Muxuu mudanyay eed ufa hadlaysaa he is not important ee kabax badaa somaliland maba ooga inuu nolyay maxaa kagalay dee orodoo utag qalbiga idinka oksoni hhhhhhhhh
@roadahmed766
@roadahmed766 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ from laascoonod ❤❤❤❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 15 күн бұрын
Adu maxaad amaantooda kufaleysa orod imikatag hakuso dhaweyaane idoor batahay iyago ina amanaya ma aragtey yutubaradodu markasta cida tahaybey cayaan allah damiir xuma
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 15 күн бұрын
Adiga ninka ku guursada ayaad ka tirsan tahay Ha ku tagin kolay garoob ama gabadh ahaw laga yaabo in laascanod lagu gu afuuufo
@edbankhalif587
@edbankhalif587 16 күн бұрын
Dulmi ayuu u yimid dayax
@abdirahmanmursal5509
@abdirahmanmursal5509 15 күн бұрын
Dalkiiso ku dalxiisayaa viva SSC !!!!!!!!!!
@abdidegan8452
@abdidegan8452 14 күн бұрын
​@@abdirahmanmursal5509SSC inshallah guuleyta
@XamdiAxmed-jd5pp
@XamdiAxmed-jd5pp 16 күн бұрын
Manshaalaah mahadsanid
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 16 күн бұрын
Anagu sacad hg baanu is dhalay hadana waxaan jeclahay in aan lakaftamo waxaasna familiga iga dhadhiciyay xamarbanku dhashay ku koray marki dagalada dhacen ban cayr saaxiibo noqonay sacad waxan idhi istaaqfurullaah intanku jeclaa hada cayr baanwataa waliba ayaanle cayr 😊😊😊❤❤❤❤❤❤
@awiladen7814
@awiladen7814 16 күн бұрын
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@digmosahal5686
@digmosahal5686 16 күн бұрын
War waxad kamitahay huwaanta iyo dabadhilfka
@Caliya7
@Caliya7 16 күн бұрын
Laascaano waa dhul somaliyed isaguna waa wiil somali ah, qofka somaligana dalkisa meshu dono wuu tegi karaa, no worries.
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 16 күн бұрын
His not important.
@isninoali9533
@isninoali9533 16 күн бұрын
Waaw waalaan dheere Dayax dalruushe❤❤❤❤❤
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 14 күн бұрын
Waar wàla daadka jiilicsan ha ka haadlin
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 16 күн бұрын
Asc mashallh mashallh edo wat caqlibadant
@sihammusemohamed4065
@sihammusemohamed4065 16 күн бұрын
Waa dhul somaliyeed asaguna. Waa. Fanan. Somaliyeed. Wana. Tagikaraa. Taas. Waan. Iskuracnay. Somaha. Wana. Islaqadanay. Taas
@aminanasrafarah6093
@aminanasrafarah6093 16 күн бұрын
Asc, aan kaa dabageeye, dayax horay buu u yiri sool sanaag ama buntu land ba waan tagi karaa, soomaali land waxba igama dhimayaan hadaanan tagin.
@basrahassan5116
@basrahassan5116 16 күн бұрын
Laas caanood waa caasimada ssc ama khaatumo ee maha gobolka sool
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 16 күн бұрын
SOMALI waxaa halkaa dhigey oo kala fogeeyay waa siyaasi dan leh.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 16 күн бұрын
Hargaysa dhaqanka soomaalida way ka tagtay asal ahaan kuwa maamulaa dhaqankoodu waa kii oromada Balse SSC waa dhul soomaaliyed Dayaxna waa soomaali awoodee loogu diidi karaa dhaqankee loogu diidi karaa Dadka wixii soomaali diida ayaan imaan karin SSC xataa isaaqa soomaalinimada aaminsan way imaan karaan waayo ugbaad aragsanba way timid cid la hadashay ma aragtay Kuwii soomaali diidka ahaa markay hargaysa tagtay waad arkayseen waxay ku samaynayeen Inay xidheen Dhaqankaa illaahay ama gaadhsiiyo
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 16 күн бұрын
Walal Shacabka qar majecela somali 'lkn why
@susanhassan3524
@susanhassan3524 15 күн бұрын
Dee angaa ku sheegayn waa ku xuume soomalilaan
@deeqodaahir5211
@deeqodaahir5211 16 күн бұрын
The King of muqdishp Liibaax
@aminafarah7494
@aminafarah7494 16 күн бұрын
Adigu doqon baad tahay
@awiladen7814
@awiladen7814 16 күн бұрын
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aminafarah7494
@aminafarah7494 16 күн бұрын
@@awiladen7814 bal eeg huwan baad iska dhadhicisa
@slandprince7210
@slandprince7210 16 күн бұрын
Waa run waa nin jilicsan
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 15 күн бұрын
​@@slandprince7210futoland horta cuqdad badnidaa
@dulmar9139
@dulmar9139 15 күн бұрын
Ninkaa xamar kayimid waanin cuqadad iyo ciil uqaba ree somaliland qof walba ciil uqaba ree somalilandna waa yaa huu 🤮🤮🤮👎iyo adigu iscun
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 16 күн бұрын
Hargaysa somaliya ayada ugu qaboobeed eemaxaa kudhacay waa danbiga
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 16 күн бұрын
Nin rageed dadka caqliga fiican ayd ku jirtaa
@rabiileMowuliid
@rabiileMowuliid 16 күн бұрын
Soomali dad Dan leh ayaa kala dilaya cawilowu
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 16 күн бұрын
Dayax dal nuursha isagoo soomaali ah ayaa umad dhan intay isu tagtay ayey isku raaceen hargaysa ma imaan karo taas oo ah cunsuruyad U muujiyeen Sidaa darteed SSC soomaalikastaa waa u xor lahama laha SSC qofkastoo soomaali ah
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 16 күн бұрын
Lascanood waa Saxarihii Libiya maxuu ka cuni waa lagu kufsan uune
@shukrijama5399
@shukrijama5399 14 күн бұрын
Nayaa ina dhilo langab adiga gaajo ku dishay lascaanood deeqa gaajo ka dheer iska ooyaa 😂😂😂
@officiall3248
@officiall3248 16 күн бұрын
Janaa dagatey aaka Dagaalka gala waxaad ku dagaalamaysaan xaq waxaa la dinkuyimid guryihii i naftiinii xoolihiini sidaas ayaad xsq udiri ku tihii
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 16 күн бұрын
Laascaanood soomaali diidka ayaa lagu kufsadaa lkn soomaalidu waa dalkeedii waa dadkeedii
ROODA KAYF RABOW ICTIRAAF HELAAYE   OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 215 М.
Когда на улице Маябрь 😈 #марьяна #шортс
00:17
Do you have a friend like this? 🤣#shorts
00:12
dednahype
Рет қаралды 45 МЛН
КАКОЙ ВАШ ЛЮБИМЫЙ ЦВЕТ?😍 #game #shorts
00:17
Black Magic 🪄 by Petkit Pura Max #cat #cats
00:38
Sonyakisa8 TT
Рет қаралды 15 МЛН
TIJAABI CODKAAGA CHALLENGE | QOSOL IYO QARAAXO | DAYAX SHOW.
25:25
QAMAR IYO SCHOOL TAAGAN
15:06
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 215 М.
NIN MEEL UCAAD BAA MOODAY INUU IJECELYAHAY ALLA WAAY!!!🙄
24:43
Asha&Shay family
Рет қаралды 176 М.
HIBAAQ GOBAAD IYO ALI ZAKI AFKAAGA ISKU DIL
12:06
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 165 М.
Когда на улице Маябрь 😈 #марьяна #шортс
00:17