No video

Qamar Suugaani Ayaa Ka Warbixiyey Hadal Hayntiisa Baraha Bulshada kana jawaabay | By Ayuub|HCTV 2021

  Рет қаралды 180,856

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

3 жыл бұрын

#QamarSuugaani #HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 542
@maxamedaxmed6540
@maxamedaxmed6540 3 жыл бұрын
Cidi ila aragtay inu ayuuB yare waynaday Like isaar😊❤️
@hanimohamed6549
@hanimohamed6549 3 жыл бұрын
Qamar waa wiil qalbi nadiif ah alle haku sharfo iyo ayuub yare❤❤
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 3 жыл бұрын
Wlhy Qamar Suugani Waa Nin Miskiina Oo qalbi fiican
@muunaabdullhmeme6425
@muunaabdullhmeme6425 3 жыл бұрын
Haaa miskina oo beenalah😂😂😂wayo uu badala mahamaha iyo degdega aawa galay qamar 😂😂🤪
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 3 жыл бұрын
Qamar adigaa iyo xaskaagaa iskuwaaraa wilka yaan luguwalin waxbaadagdago asagaa iyo xaskisiihore Calaf baa kala waday manaa udagdagdagin Gabar kale qurux badan buu lalafkaa baakudary waxan Allah ugbaryahay Gabdho iyo wiilal kalahela. Inshllah
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 3 жыл бұрын
Walhi waa qof afgaaban
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 3 жыл бұрын
Walhi waaa wiil aqli usaxiib ah
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 3 жыл бұрын
Inader qamarow riwaayad baad tay walhi, fanaanka sanadka 😂❤️
@axmedtarabi3959
@axmedtarabi3959 3 жыл бұрын
InTa fahansan Kalmada Qamar iyo shaydanba Dagdaga 😂🖐️🏼🔥 so laapta
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
haye inanka hanaga cayin
@nimaohureiri9635
@nimaohureiri9635 3 жыл бұрын
Wuu is dhafiye waxa laga wada ugbaadbu ka dag dagay waata ayaduna qurux laso baxdey asna wuu ka dag dagay🤣🤣😁😂
@mushtaaqqurux5311
@mushtaaqqurux5311 3 жыл бұрын
wuu naga kor baxay xariif😂
@muunaabdullhmeme6425
@muunaabdullhmeme6425 3 жыл бұрын
I me wayo anigu reer burco soo ma ihi ruuna aya ka hadlan reer burco uu degdegay qamar😁😁😁😁🙋🏻‍♀️
@azhravzaleban8129
@azhravzaleban8129 3 жыл бұрын
Ree burco way ku jecel yihiine hees uso qaad
@ayandradam7096
@ayandradam7096 3 жыл бұрын
Qamar iyo shaydaanba degdega sheekada wad noo bedeshay ugbaad bay ku timi maahmaahdaasi😂
@rinaadbintuahmed5177
@rinaadbintuahmed5177 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@apdikariinhaamud527
@apdikariinhaamud527 3 жыл бұрын
😂😂
@abdinurahmed8406
@abdinurahmed8406 3 жыл бұрын
HADAD RASUULKENA SCW JECESHAHY PLS SUBCIBE IGU CAWI WA codsi 😭😭😭🙏
@mustafeadan6539
@mustafeadan6539 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw 💓 💓 💓 Scw Scw Scw 💓 💓 💓 Scw Scw Scw 💓 💓 💓 💓
@darwiishman..10
@darwiishman..10 3 жыл бұрын
Scw scw
@caska5003
@caska5003 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@yusufahmedadan9556
@yusufahmedadan9556 3 жыл бұрын
scw scw
@hodanmaxamed606
@hodanmaxamed606 3 жыл бұрын
hodan
@shafiqabobe3040
@shafiqabobe3040 3 жыл бұрын
Wlhi Qamar waa nin Qalpi wngsn leh "Dalxiis muqdishan u aadi laha "🇸🇴🇸🇴🥰
@zulthanmojama8568
@zulthanmojama8568 3 жыл бұрын
Qamarow maah-maahdi waad noo badashay Qamar iyo shaydaan baa dag daga 😂😂😂
@rahmaxasan6847
@rahmaxasan6847 3 жыл бұрын
Hhhh waa wadaa maskaax
@maxamedcismaan2308
@maxamedcismaan2308 3 жыл бұрын
Inta ila argtay in uu ayuup waynaaday
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
Nio wn rumaysan la.ahay Cunigz.muxuu cunY 😂😂😂
@munobootan1736
@munobootan1736 3 жыл бұрын
Ayuub ma kiyara o mawelada caruurta so dayn jira😁
@asmakhadar3935
@asmakhadar3935 3 жыл бұрын
oo ma hadad aragty wad danbysabe😂😂😂👀
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 жыл бұрын
@@mohawacayz5323 hhhhhhhhhh msha allh dheh
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 жыл бұрын
@@munobootan1736 haaaaa hhhhhh
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 3 жыл бұрын
Qamar iyo sheedanbaa dagdaga😂😂😂ayaan kuqoslayy ileen wuu ogyahay lkn wuu badalayy Ragu ugbaad beyy kawadaan😂
@kawsarali273
@kawsarali273 3 жыл бұрын
Qamar sugaani nin qalbi fican weyi keep going ayaan ku lehay wllo from borama
@erikabdalla1
@erikabdalla1 3 жыл бұрын
Ayuubki Barnaamijki Maawelada Caruurta Soo Jedin Jiray Maa Saan Uweynaday Masha Alah
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
Qamarka duula mafanaan ladhigma ahaa qaraami dabadii la arkay😋
@itz_xassan
@itz_xassan 3 жыл бұрын
*Wanu kaa qadnay Qamar iyo wariyahabo waa anigoo idhinkasoo salamay Nairobi*
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Cawa odayga sualo adag la weydiyay lkn wa wayo arag 🙋‍♂️ qamar wan ku wata
@hindafaysal5492
@hindafaysal5492 3 жыл бұрын
Inta ila argtaya in uu ayuub wayndaya lik sar😙💋
@waayoaragtv7117
@waayoaragtv7117 3 жыл бұрын
10:15 qamar dareen iyo hadal cajiiba wr ninku waa legend wlhi gacan baa u taagay 🙏💯
@anabhasan5908
@anabhasan5908 3 жыл бұрын
Qamar reer laascaanood hees usoqaad bada ah kkk
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 жыл бұрын
Laascanood hoyga halyeyga somaliyeed wey u qalantaa hees iyo wax ka badan
@sagalkoos3561
@sagalkoos3561 3 жыл бұрын
Qamar sugani waa qof shaqsiyad iyo wang baa leh
@mohaanmashqare8613
@mohaanmashqare8613 3 жыл бұрын
Wlipa mid adi kuu gaar ah
@kasmiaragsan8168
@kasmiaragsan8168 3 жыл бұрын
mid wabi ah baa loosoo qaadaa
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
Masha Allah Ayuub yare isogo Yar Ayan dawan jirey
@aaminahassanhassangalbeedi4339
@aaminahassanhassangalbeedi4339 3 жыл бұрын
Adiguna intaaad lee-keyd
@aaminaxasanmaxamed3056
@aaminaxasanmaxamed3056 3 жыл бұрын
@@aaminahassanhassangalbeedi4339 de inan cas o catutiya bey ahayd waaga
@channelkamadow6190
@channelkamadow6190 3 жыл бұрын
Ok
@izramohamed5503
@izramohamed5503 3 жыл бұрын
qamar hirgalay waanu ku jecelnay hadaanu reer burco nahay keep going fanaaan tegay wxpa lagama qapn karO
@sagalaxmedsagalmini4126
@sagalaxmedsagalmini4126 3 жыл бұрын
Waxan salan udiraya tv ga iyo bulshada waxan si gara usalamaya sxbkay wardi wa qof an ilaweyn hadlasa u dhinaca fanka igala taliyey ama u wax macquula an uga faidey wan umahdcelinayah ilahi nakulmiyeyna inan markale kulano ayanka baryaya anon waligey fanan sawir la galin danayna ayu waqtigu isamaxay wa qof qalbi leh wanagu deeqo ❤❤❤❤❤❤❤💫
@aleelmaxamud6609
@aleelmaxamud6609 3 жыл бұрын
MaHametH EptHi EptHi LaaHi BuLxan QaMar zuugani mucjizadiii fankaH👑🤣🙋‍♂️
@muxumedcali3759
@muxumedcali3759 3 жыл бұрын
Kani ma ayuubkii yaraa we maaweelada caruurta soo deyn jiraa 🤣🤣🤣
@forthemind720
@forthemind720 3 жыл бұрын
Wree waa laftirkiisii 😂😅
@abdifatahyare8825
@abdifatahyare8825 3 жыл бұрын
Zawka waynaday Hhh Waynadapa wanagzan😂😂
@ayaansahalyuusuf9482
@ayaansahalyuusuf9482 3 жыл бұрын
Cumar dhuule allow Ku naxariiso❤️💘💯🥰
@mohamedcm4848
@mohamedcm4848 3 жыл бұрын
Ayuub o yar waxan qaadi jiray marki aan taxilaha ahan xafdood daganayn masajidka 100 jira agtiisa from qurbaha
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 3 жыл бұрын
Qamarka Caasimada xoraystay Way hadhayaan nacabku Ee teddy afro marakiye inaga soo baraje Big Respect indr ✌
@Hudafowz
@Hudafowz 3 жыл бұрын
Qamar wa qof wanagsan dabci ahaan allow fanka kaso hadey amiin yarabi
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Mashallaah ayuub ibarahim wa ween tahay hore u soco wiilka ku samin marka dhalo ishallaaah
@bilaviza6781
@bilaviza6781 3 жыл бұрын
Sxp qamarow xaqiqdi fanka adiga hesta keepgoing 👏
@mohamedesseibrahim3580
@mohamedesseibrahim3580 3 жыл бұрын
Heeso jacayl , gabayo , Maansooyin qiimo badan oo jacayl ah ugu kaalaya . This KZbin channel.... MADASHA MURTIDA ABWAANKA
@anabhasan5908
@anabhasan5908 3 жыл бұрын
Qamar wlh ani xitaa waan lasoguure jufantuus baanla imid
@Garaadbadan
@Garaadbadan 3 жыл бұрын
Taasi maahin deg dega la sheegaayo wuu is dhaafiyay su,aasha nin caqli badan😂😂
@anabmohamud1669
@anabmohamud1669 3 жыл бұрын
Wllhi qamar waa qof qalpi wnagasan dhe miskiin wye hala sharfa dadaow😍
@abdiabdillahi9360
@abdiabdillahi9360 3 жыл бұрын
Cumar ismaacil digeed aad baan ku salaamay Saaxib sare.
@abdirahmanmuhamed1942
@abdirahmanmuhamed1942 3 жыл бұрын
What a decorative studio. Masha allah Horn Cable TV horay usocda. Hoganka TV yada.
@muqtarosman5754
@muqtarosman5754 3 жыл бұрын
Hadaad doonayso inaad heeso dhagaysato ama Qamar suugani dhagayso Ama Qamaraami dhagayso🥰
@ahmedapdi5958
@ahmedapdi5958 3 жыл бұрын
Reer burco way ku jaceline hees u so qaado kuna so dira Gobolka rag wan idin salamay
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
Gopolka ha igu soo dhisin
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 3 жыл бұрын
Ooo mrkii hre ma dumar baad ahydeen
@salmoaxmedmohammed2649
@salmoaxmedmohammed2649 3 жыл бұрын
Masha Allah
@hipakmohmed8206
@hipakmohmed8206 3 жыл бұрын
Qamar sugani iyo ayuub yare 🌏😍tageero buuxda idaan ahya
@xamsemaxamed5865
@xamsemaxamed5865 3 жыл бұрын
Legend maxamed wardi alle hku xfido bro 🔥
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 3 жыл бұрын
Ayuub yare Mansha Allaah wu waynaday walalkay iga yar
@zakihilaac3569
@zakihilaac3569 3 жыл бұрын
Qamarka fanka MUCJISADA FANKA 6CODLE AARKA FANKA
@ednamuze2804
@ednamuze2804 3 жыл бұрын
Qamar wlku Alle hku xafido🤲🏻🌹
@zimpaofficial5835
@zimpaofficial5835 3 жыл бұрын
Qamarka fanka shida✌
@khadarabdullahiali7287
@khadarabdullahiali7287 3 жыл бұрын
Qamarow muqdisho habeen io maalin adaa iska leh cidna kama xigto 🤴❤🙏🙏
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 3 жыл бұрын
Ayuub waad weynaatay maansha allah 👊
@empireshow1
@empireshow1 3 жыл бұрын
Qamarka hirgalay ❤
@husseinabdirahman8033
@husseinabdirahman8033 3 жыл бұрын
Qamar sugaani qof qalbi wanagsan
@hanaibraahimibrahim4401
@hanaibraahimibrahim4401 3 жыл бұрын
Welcom qamarkah burco ku so dhawow💓
@farhanfarah8961
@farhanfarah8961 3 жыл бұрын
First viewer♥️♥️
@amalali7104
@amalali7104 3 жыл бұрын
Qamarow wanu kaqadnay salanta hadanu nahay reer burco 💕💕 no kalay kaftan badan banu kuhaynaye 😂💕
@inahajjiproduction1990
@inahajjiproduction1990 3 жыл бұрын
Qamar sugani wllhi waa Daacad😍
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Wallahi waa habaar in qofkii reer waqooyi ah oo yiraahda Muqdisho ayaan tagay in dambi looga dhigo. Allow Soomaali isu soo celi.
@suleekhaomar8221
@suleekhaomar8221 3 жыл бұрын
War kan Ayuub ma ahan miyaa😂 Maasha Allaah Waa weynaaday
@shafimohammed1648
@shafimohammed1648 3 жыл бұрын
wlh waa nin qalbi fiican oo aad ufiican ilahay hakubarakeeyo
@zacka.j3976
@zacka.j3976 3 жыл бұрын
Legend wan ku salamay from burco
@adamtamam3211
@adamtamam3211 3 жыл бұрын
War hadad bini,Adam ka u ekatay Marwalba sida u xiir utamaha
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Qamarka Hirgalay🤩💯
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Waa Geed Adayg wlhi Ninkani dadku way iska caayaan ma Ninka iskaga dhaqaaqy Nin kLe oo dhirbaaxy 🙆‍♂️😂 wad iga samir badantaHy Qamarow 🥰
@Waxkasta
@Waxkasta 3 жыл бұрын
Kaas baa Geesi ah. Hadii kale dagaal ma joogsanayo siduu mid ba mid uga aar goosanayo
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 жыл бұрын
@@Waxkasta exactally wataas geesinamdu iyo haybada raganimadu
@anabhasan5908
@anabhasan5908 3 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay afar xiniinyoodle
@amaliishacabdullahi1488
@amaliishacabdullahi1488 3 жыл бұрын
War wiilkan wiilkii mawelada caruurta so jeedin jiray miyaa tolow m.a haduu yaha🙏❤🥰
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 3 жыл бұрын
Haaa waa ayuub ipraahin faarax
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Qamar iyo shaidaanbaa degdega Haayoo haaye fahmayuunbaa fahmaya
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
If you want to be happy, do not swell in the past, do not worry about the future, focus on living fully in the present
@queenesra5409
@queenesra5409 3 жыл бұрын
Waraaysigaan aad ayaan ugu qoslay qamaarki hirgalaay😘👌♥️♥️♥️♥️
@sumayaandherfamily4213
@sumayaandherfamily4213 3 жыл бұрын
Mnsha allah laba qofon aad u taageero wlkay qaali ayuup iyo qamar farxd ku nolaada🤴🏻🤴🏻
@asmakhadar3935
@asmakhadar3935 3 жыл бұрын
Ayuub ibraahim faarax iyo mohamed wardi🤗❣🥰
@maryanali9833
@maryanali9833 2 жыл бұрын
Legend qamar 😍😍
@apdishakursaleepan7436
@apdishakursaleepan7436 3 жыл бұрын
Qamar zugaani legend ayaa tahay keep goind hadaan reer burco nahay waan ku zuganaa lpH😍😎
@Malapo22__
@Malapo22__ 3 жыл бұрын
Qamar suugaani big fanz ku ahy❤👌
@farhanfarah8961
@farhanfarah8961 3 жыл бұрын
Qamar suugaani🎷👍👍
@ramlahachiabdullahi377
@ramlahachiabdullahi377 3 жыл бұрын
Qamarka hirgalay 🥰
@mukhtaarcase1710
@mukhtaarcase1710 3 жыл бұрын
Qamar io zhaYdan ayaa DaG daga😂
@xaliimo5422
@xaliimo5422 3 жыл бұрын
Qamar sugaani waxaad ka so jeeedaa garxajis Khan familka fanka jaceylka aqoonta father's of love bodhari, education maxamud axmed cale.fanka cabdulahi qarshe.abwaanada cali sugule.oo ahaa abwaanki sameyey ruwayaddi ugu horeysay
@abdulsimran7859
@abdulsimran7859 3 жыл бұрын
Manshallah I remember watching this boy in horncable wel he was young manshallah he hve grown mch
@nimoabdizemed7504
@nimoabdizemed7504 3 жыл бұрын
Qamar ito shaydan baa deg degey kulaha nin tagero🥰🥰🥰
@saammuxudin802
@saammuxudin802 3 жыл бұрын
Qamar waa goatka Fanka horey usocod wngsan💕✊
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Qamar 👑🌹🌹sugani👑👑💕💖🙌🙌👌🤝👍👍🙌 waa fanaan 🌹🌹😘cod 👑👌👌macaan waa fanaanintada 2021 koobka u sito cod qurux istel dheere alle isku darya fanaaanka wanagasan ama magaca le ma waayo xasid iyo dhiib iyo xagasho waxa ku jurin hor mar ishallaah cadagow wada ka guulisan hore u soco taageere ween ku haya adiga xaaska qaali waan inin salamay nolo faraxadle igu noloow 💕💕💕💕💖💕🌹🌹🌹🧡😘🤲💯💯🧡🧡🧡✊✊✊👑👑👑
@ahmedismaacil4171
@ahmedismaacil4171 3 жыл бұрын
Qamarka duula soco wad socotay wllo mcn byby
@sakariyewilsan7895
@sakariyewilsan7895 3 жыл бұрын
Shalay waan is dhaafi jirnay Oo taageerahaaga ayaan ka mid ahaa Qamar libaax weeye ragga libintooda lama qariyo
@maliifigure7616
@maliifigure7616 3 жыл бұрын
Kkk Ayuub yarkaasi wuu waynaady Mashallh 😃 Horn cable asagoo maaweelada caruurta soo daaya ayunbaan ogaa 😆😍
@iifrahali5014
@iifrahali5014 3 жыл бұрын
Mashallah ayuub nin weyn ayu noqday😇 war inte kala so xariira😅
@azuzburale9997
@azuzburale9997 3 жыл бұрын
Anigaba ila soo xidhiidh
@foosmaxamad2285
@foosmaxamad2285 3 жыл бұрын
Ayuub wu weynaday wlhi m.a 2014 adbu uyara m.a
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 3 жыл бұрын
masha Allah tabarakalaah ayuub waa weynaday habo ALLAH HA KU DHOWRO waad ku soo kortay saxafada, well done weriyasha tv soo farista ilaa BBC kuma gaarayan
@stayblue759
@stayblue759 3 жыл бұрын
Mnzha allah Ayuub ex Burco WaD waynatay wlhi. MaweLaDa Caruurta AyaN kugu XasusTa. ✌️
@Comps223B
@Comps223B 3 жыл бұрын
kkkkk
@hipaaqmaxamedhipaaqmaxamed5100
@hipaaqmaxamedhipaaqmaxamed5100 3 жыл бұрын
Hhhh haa wlhi wan ka daawan jiray
@gabadhqaran6402
@gabadhqaran6402 3 жыл бұрын
Bisinka waar inankii qamaar aah muxuu dhubtaynaa, maxaa kugu dhacayna?
@xaliimo5422
@xaliimo5422 3 жыл бұрын
Tafo naageed nin ku dhex jira shaqo adag buu hayaaa hhhh caato
@munamohamed5273
@munamohamed5273 3 жыл бұрын
Intaan commentiga dhex wareegayay qof ila fikrada adaan Ku hyaa
@muhiyoriyaaleproduction2783
@muhiyoriyaaleproduction2783 3 жыл бұрын
Qamar zuugani Iyo AYUUP zalaN buran🤣🤲💔💋💗
@xayiraiyoxoodmidia5326
@xayiraiyoxoodmidia5326 3 жыл бұрын
QAMAR WAA SHAYDAAN WLHY INDRKY SHEEKADII REER BURCO WUU BADALAY LKN WAANU KU FAHAN SANAHAY
@camaarahmed8018
@camaarahmed8018 3 жыл бұрын
Best fanaan qamar suuganii😊😊
@khadaradam6601
@khadaradam6601 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah ayuub yare oo waynaaday kkkkkk.
@Najiib_Farhan
@Najiib_Farhan 3 жыл бұрын
Cr7ka Fanka💯✋
@zir__filmsvlogs2001
@zir__filmsvlogs2001 3 жыл бұрын
State house Ku Qamaarow guuri l LaFuu MalaHa hada.hoooY Var vaR😂😂😂
@nasriinawil5880
@nasriinawil5880 3 жыл бұрын
Haaji qalpi 😅
@khadarmohamed4812
@khadarmohamed4812 3 жыл бұрын
Hhhhhhh graacaw ma filooyinkii stad house ayuu fuulo jiry
@raihanaibrahim5922
@raihanaibrahim5922 3 жыл бұрын
Wagar waar uu ba dafiray state house kii oo wuxuu yidhi shacabka ayaa gali jiray hhhh yaab adduun
@hafsailkacas6754
@hafsailkacas6754 3 жыл бұрын
Ar kan kiiyaraa sow maha oo caruuraha soo deen jiray msha allha wuu weenaaday
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr 3 жыл бұрын
Intay ku xidheen, hada a wali WAAN jeclahay muqdhisho oo WAAN tagayaa, Nin adag baad tahay
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 3 жыл бұрын
Eedkan ayaan maqalayaa😂xiligii salaad ayaa wax duubayaan
@pilanpoqoro9125
@pilanpoqoro9125 3 жыл бұрын
Wanka qad ney qamar salantada 💞😂😂💚💛
@abdoulrahimmohamed8520
@abdoulrahimmohamed8520 3 жыл бұрын
AYUUB YARE WAAD WAYNAATAY MAZHA ALLAH HAKU DHAWRO
@cabdifatahaxmed518
@cabdifatahaxmed518 3 жыл бұрын
war allah kacabso wll oo toobed keen wll inta naf kugujirto ..edenkana kuwiinan adaacad iskusheega ahoow wanaaga faafiyo xumaanta iskadaaya
@cabdiraxiimfool238
@cabdiraxiimfool238 3 жыл бұрын
M,a fananka sanadka nolow
@abokarcabdirishiid3801
@abokarcabdirishiid3801 3 жыл бұрын
Ayuubki ayraa ee maaweelda caruurta muuna ahayn😁😁😁
@Dollsxxxxx
@Dollsxxxxx 3 жыл бұрын
Qamarow walal wiil niyad fican ayaa tahay❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guri Barwaaqo iyo Sagal Mustafe Xasan kkkk
13:56
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 803 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 102 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,5 МЛН
QAMAR SUGAANI IYO HAMDA BARNAAMIJKA BARASHO WANAGSAN
15:23
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 349 М.
DAYAX SHOW | EPISODE TWO | QAMAR SUUGAANI.
23:19
Dayax Show
Рет қаралды 255 М.
Riyaad Night iyo Qamar Suugaani
20:21
Hargeisa HD
Рет қаралды 3 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН