Wiilkii Ay Jeclayd Ayaa Inta Uu Kaxeeyey Keegii Arooskiisa U Keenay Maxaa Dhacay?

  Рет қаралды 418,187

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 1 000
@adnaanahmetiidan4031
@adnaanahmetiidan4031 4 жыл бұрын
Nabi mahamed ku sali scw ❤
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️
@mohadagaan9655
@mohadagaan9655 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@mumtazmohamedali815
@mumtazmohamedali815 4 жыл бұрын
Slalalahu calyhi wasalam tazlimaa
@nimcohassan7591
@nimcohassan7591 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@jaamacjamaal3946
@jaamacjamaal3946 4 жыл бұрын
CSW
@abdiaziizsead1236
@abdiaziizsead1236 4 жыл бұрын
Inta jacaylkoda haysta ee ay isku faraxsanyin alle haysu daayo
@ubaxdeeqsanubaxmhmed5810
@ubaxdeeqsanubaxmhmed5810 4 жыл бұрын
Aamiin😥😥
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 4 жыл бұрын
Aamiin
@trustdotcom8242
@trustdotcom8242 4 жыл бұрын
Aamiin mhdsnid wll 100% xafidakallah
@aaminaabdirisaaq287
@aaminaabdirisaaq287 4 жыл бұрын
Aaaaaaamin yaa rabi
@umuikhlaasikhlaas6819
@umuikhlaasikhlaas6819 4 жыл бұрын
Amiin
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 3 жыл бұрын
arooskayaga wuxu ahaa 1980 imminka inagoo wayeella ah ayaanu sidii isu jecelahay walina daacad isu nahay ee dhallineey ka daaya hablaha khiyaanada
@drshanidaahir
@drshanidaahir 4 жыл бұрын
Walalaal hanti idinma waydiisanaayo🙏🙏waaxan idinka codsanayaa qif walba ee aqrita qoralka inuu isoo booqdo plse🙏🙏🙏1k igaarsiiya allah dartiis
@calicumar5566
@calicumar5566 4 жыл бұрын
Waan saare
@kiincabud4486
@kiincabud4486 4 жыл бұрын
Adigana noo saar
@iskufilaninabashir6401
@iskufilaninabashir6401 4 жыл бұрын
@@calicumar5566 wllky qli ana isar huno
@iskufilaninabashir6401
@iskufilaninabashir6401 4 жыл бұрын
@@kiincabud4486 wllo isar ana aan kusaro ceb miya huno 🙏
@kiincabud4486
@kiincabud4486 4 жыл бұрын
@@iskufilaninabashir6401 Kuu saaray
@khadarmohamed9212
@khadarmohamed9212 4 жыл бұрын
Ani man garan hablaha wayahan danbe dhibtan la soo daristay iyo ragan an hablaha unaxayn wlhi waa wax laga qiirodo inan somaliyeed oo malinkaste mediu ka oyaysa inankastoo somaliyeed oo massege kaaygaa aragta waxan kula talinayaa ina rag iskuwada midmaha ee hore ha iskugu dhiibina raga ka firsada meeshad galaysaan oohintiinu way nadhibaysaa walalayal kusocota dhaman hablaha somaliyeed meel ay jooganba
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 4 жыл бұрын
Dowlad baad tahay walaal horaa Loo yiri wax nin ka xiahoodo mid baa ku xarragoodo
@ubaxeyibrahim4396
@ubaxeyibrahim4396 4 жыл бұрын
Abowe niin raged ayad taxey m.a illaxey hanokadestooo rabiyow
@khadarmohamed9212
@khadarmohamed9212 4 жыл бұрын
@@ldnkhl7407 alle yacisak wllo sharaf kunolow awaa ayaamo duniduye
@khadarmohamed9212
@khadarmohamed9212 4 жыл бұрын
@@ubaxeyibrahim4396 mhdsanthy wllshy alle ha ku daayo wllo
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 4 жыл бұрын
Waa Runta walalkay Ilaahay Haku dhowro
@rayaanahmed
@rayaanahmed 4 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏
@calicabdicilmi3208
@calicabdicilmi3208 4 жыл бұрын
Waa dhacdo xanuun badan wllhi
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 4 жыл бұрын
😭😭subhanallah walahi aduunku wuu qiso badan yahay somalidu iyago aan caruurta la sheekay san ayeey qof ku mehershaan
@siciidmaxamed4602
@siciidmaxamed4602 4 жыл бұрын
Horta aboowe dadka jacaylka looga baxay xagad kazoo ururisaana yabay aniguye😂😂
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 4 жыл бұрын
🤣🤣😃🤣😃🤣😃🤣🤣😃😃😃
@shukrimohamud9069
@shukrimohamud9069 4 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀 waa sheeko dheer😀😀😀
@ahmedaar9288
@ahmedaar9288 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 4 жыл бұрын
channel ka lagu kala kicinaya ee ka dhac adeer😂😂
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 4 жыл бұрын
@@mohammetziyat508🤣🤣😃🤣🤣😀🤣
@zaamnews4717
@zaamnews4717 4 жыл бұрын
Jacyl ma jiro qarnigan Runtii inta aad qof jeclaaneyso naftaada jeclaw oo waqti gali Hadii aad intaa sameysid waxa aad noqon dontaa qof dadka oo dhami jecelyihiin
@yasiinyastaawi4510
@yasiinyastaawi4510 4 жыл бұрын
Really😊😊😊❤
@zamzammaxamud4418
@zamzammaxamud4418 4 жыл бұрын
xigmad tii ugu weynayd I agree that👏👏👏👏
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 4 жыл бұрын
Aadyo aad... mrkd adigu is hormarisid ba cid walba ku ag imnysaa adaan dalban mrks ba la kala xushaa.
@caashocuud342
@caashocuud342 4 жыл бұрын
Si wnngsn
@NazuBbe
@NazuBbe 3 жыл бұрын
Taasaa xaqiq ah
@najmanalka1278
@najmanalka1278 4 жыл бұрын
Jcl qurux badan ayaa heesta alle ha.ii siyaadiyo iyo intii aanan heysan mid wanaagsan baa alle ugo baryay🤲🤲🤲🤲😭😰🙏💕💗
@ayaanabshir54
@ayaanabshir54 4 жыл бұрын
Aniga jacaylkiygii 6 biloood war kama hayo 😭😭😭inuuu dhintay iyo inuu noolyhaay😭😭feeling sad😭
@aziamoha8555
@aziamoha8555 4 жыл бұрын
Hhhhh biznka ilhy qalbiga has Ku qaboojiyo
@ayaanabshir54
@ayaanabshir54 4 жыл бұрын
Azia moha amiin abayo😭
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x 4 жыл бұрын
Iska ilow ee mid kale baro kaas qeyr maba ku aheyn hhhhh
@filsouna.5970
@filsouna.5970 4 жыл бұрын
Hahaha zameeray maxa helay walal! Ha sugiin kaas midkale ku badal😊
@faysalcumar5967
@faysalcumar5967 4 жыл бұрын
@@user-vf7sj8gi9x kadaa hakala kicine jacaylka kala irdhoobey
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 4 жыл бұрын
Waa gabar qalbi wanagsan wlhi alle ha xifdio Hadey nasiib io calaf isku leyhinna Waqtiga Ugu wanagsan alle ha isku keeno😪🤲
@M.OZIL4
@M.OZIL4 4 жыл бұрын
Ilaa 2015 ila hada gbdh Jacaylk uma sheegan cabsi sank qabo inaan gbdh dhawaco waxan rajanaya marka isku filaado ee aan shaqaysto Insh Allah gbdh ugu xita ee an Jacaylado aan guursado sbbto ah Jacaylk aan guur noqnin Waa wakhti lumis iyo qalbiyo jaba respect ✊🏻 gbdhaha Somaliyeed
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 4 жыл бұрын
Walalshay Qaali Ilaahay Qalbiga Hakaga saaro jacaylka waa xanuun Runtii waxan kugu ducaynaya mid farxad ku siiyo bedel khyr qaba insha Allah Wllshy Qaali 😔😔
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin wll
@cabdikarimck9040
@cabdikarimck9040 4 жыл бұрын
Team dayax dawashadoodu waxay iga dhigtay mid jacaylka u arko geeeri
@shadiabashir7666
@shadiabashir7666 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@khadancadey8614
@khadancadey8614 4 жыл бұрын
Qisadan iyo taydu waa isku mid walahy 😭😭😭😭😭😭wali imaguu dhaman jacaylkiisu
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 4 жыл бұрын
Allah hadu khayr kuugu jiro haku siiyo hadan khayr kuugu jirina Allah qalbiga ha kaaga saaro
@kafeeyamaxamed4532
@kafeeyamaxamed4532 4 жыл бұрын
Iska ilaw walal qof kaa dhaqaaqay ha. Umurugoon ilaahay bari
@abdirahimmohammed847
@abdirahimmohammed847 4 жыл бұрын
Walaal waxaa laga yaabaa in kala tagu kheyr kugu jiro
@kafeeyamaxamed4532
@kafeeyamaxamed4532 4 жыл бұрын
@@abdirahimmohammed847 waa macquul
@abdirahimmohammed847
@abdirahimmohammed847 4 жыл бұрын
@Kafeeya maxamed 👍👍
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 4 жыл бұрын
Miskin waan ka xumahay abayo insha allah mid aad ku farxdo waad helo donta iska Samir 😢😢😢😢
@queenyismail5158
@queenyismail5158 4 жыл бұрын
Jacayl kaan waba xanuun socda😢
@ismailadan4816
@ismailadan4816 4 жыл бұрын
Queen ismail aniga wxn ku jaceyldy 1989 ilaaa iyo hda mxn samynaaa wllo 😅😄😄🤣😂😆😆😆😆
@queenyismail5158
@queenyismail5158 4 жыл бұрын
@@ismailadan4816 😁😁hedhe ma.ilaa.wakhtigaa😁dhowaan badanaa
@ismailadan4816
@ismailadan4816 4 жыл бұрын
Haa wllo ila tali hda mxn samyaaa 🤔
@queenyismail5158
@queenyismail5158 4 жыл бұрын
@@ismailadan4816 😁wano 2040 insha allah
@ismailadan4816
@ismailadan4816 4 жыл бұрын
Insha allah beri ayn ku so donaa bilaa sharuud la.aan . cawa any eedo usheegaa adnh so ducey illhy xa isku ken keno
@sagaldheyman6526
@sagaldheyman6526 4 жыл бұрын
Qof waliga ha is racsinin Wx walbo dhaco Nin Daacad ma nqdo Sidisaba Jacel Ma jiro Sandkaan Qof walbo Dantisa Wata Wlhi✌🤨🤨
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
Imissaa kaa gaaray macalinaatehee dhakhtarkii jacaylka ayaa lawaydiinayaa jclka dantiisa ama damaqiisa xanuunkiisa
@NazuBbe
@NazuBbe 3 жыл бұрын
Danistayaal waaye dumarka in ay qalbigoda racin waaye ragan wada danistayalka ah
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076 3 жыл бұрын
XAQIIQ walaalo
@hoodoahmed9239
@hoodoahmed9239 4 жыл бұрын
Axax qisa xanuun badaN walhi ilahay qaalbiga haku adkeeyo wllo😥😥
@hayttindho8808
@hayttindho8808 4 жыл бұрын
inta xiriiirka jecel leh allow iskudaaY oo niyadoooda sejeceshaHaY urumeeY😴
@zahramohmeth7677
@zahramohmeth7677 4 жыл бұрын
Aamiiin aamiin aamiiin aamiin yaa allaah ilaahayyoow ii rumee riyadayda 😭😭😭😭😭😭😭
@suadoabdirizackmayow4113
@suadoabdirizackmayow4113 3 жыл бұрын
Aamiin I.a allow riyadeena noo rumey 🤲🤲
@abdilahifarah3632
@abdilahifarah3632 4 жыл бұрын
War hablaha Yaan la qalbi jabin oo la xumayn qalbigooda ilaaliya Ragoow Hablahana waxaan leeyahay ilmaadeeraalow Rag waayi maysaane gur yihiina iska fadhiya Wixii alle idin Qoro waad helaysaane
@nasiimharir8475
@nasiimharir8475 4 жыл бұрын
Ilahayaw noloshyda iida wan ku jecelehe kuwa kale na u Zahal💪💪
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Nasiim subscribe isar wl
@samiiracadaani3137
@samiiracadaani3137 4 жыл бұрын
Kaasi jacalka kaagama bixin ee waa calaf ee wadna ku qanacdy wll way muuqtaa inuu ku jeclaa
@jacfaryare7388
@jacfaryare7388 4 жыл бұрын
Gabadha sey sheegtay hadday tahay khalad ma aysan samayn, qofka kaa danaystayna sabab aad ugu laabatid ma jirto..
@AYuubCashuur-o2g
@AYuubCashuur-o2g 4 жыл бұрын
Jacylkii goormuu dheel dheel iyo ciyaar galay intay wiiL dhan noloshiisa baa bi'isay ayay sidaas uhadLaysaa waxay ahayd inaad wax hubsato lkn khaladka uGu weyni waa adiGa waxay ahayd inaad wiiLka si wacan oo deganaan ku jirto uwaraysato😎😭😭😭😭
@zumaashapdi1113
@zumaashapdi1113 4 жыл бұрын
Ineey hda aqbasho ayee ahed hde kow wxba ogen o eey hda ogaty lkn aniga wxa ii muqata ine ayda jaceel hen o wilka un jecla sbbto ah rerki cusba iyo walidkisa ayda darted ayu oga so tagay
@AYuubCashuur-o2g
@AYuubCashuur-o2g 4 жыл бұрын
@@zumaashapdi1113 waa runtaada wll haday ogaatay khaLdka jiray inay wiiLkan xitaa Qanciso ayay ahayd hadii aanay rabin oo xaaska ku diidayso yadoo udajinaysa Lkn wiiLkaas sababta uu ufogaadaye utagay kolay iyaduunbaa ku lug leh
@safiaabdullahi8765
@safiaabdullahi8765 4 жыл бұрын
@@AYuubCashuur-o2g Walaal isagaba ma uusan u sheegin in xaaskiisa uu la aroos galin, haday ogaan layd xal uun bay raadinlayd.
@jacfaryare7388
@jacfaryare7388 4 жыл бұрын
Isaga oo iyada xiriir laleh muxuu isagu uga guursaday, muu iyada ugo'o?
@AYuubCashuur-o2g
@AYuubCashuur-o2g 4 жыл бұрын
@@safiaabdullahi8765 waa dumar oo way Qalbi jilicsan tahay sow Lagama yaabo inuu diidayay inuu Qalbi jabiyo balse iyadu inay hadaLka ka sugto ayay ahayd waxani maxay udheceenna Lama yidhaahdee maxaa uxaL ahbaa La dhahaa wll🤷‍♂️🙋‍♂️
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 4 жыл бұрын
Mansha allah waa gabadh caqli badan alle badal khayrqaba hakusiiyo wll
@alieid7103
@alieid7103 4 жыл бұрын
Qalbi to Qalbi 😪dayax 👍👍👍
@ahmedaar9288
@ahmedaar9288 4 жыл бұрын
hablaha maalinkasta waraysanyso raga jacaylka uga baxay iyagan warayso 🤣🤣🤣
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Ahmed subscribe isar wl
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 жыл бұрын
Hhhhh wlhi waa run raga na wareysa
@ahmedaar9288
@ahmedaar9288 4 жыл бұрын
@@ramlomuhudin9566 hhhh haa sidaas weeye
@fardushussein8076
@fardushussein8076 4 жыл бұрын
Way baqayan
@ahmedaar9288
@ahmedaar9288 4 жыл бұрын
@@fardushussein8076 hhhh saas miyaa
@nasraebraahim6424
@nasraebraahim6424 4 жыл бұрын
Mar walpa Ma gapadh la dhibayuuun Ban Arkaa Wiil la dhipaa ma jirto Gapadhaha ha loo Naxariisto 🙄😓😓😓
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Nasra subscribe isar Abyo
@maqbuulaahmed3120
@maqbuulaahmed3120 4 жыл бұрын
Waa gabadh qalbi wanaagsan alle qalbiga hakuqaboojiyo mid khyr qaba allehakusiiyo wlshy jacayl calafka kaweyn lkn sanadadan jacayl waa lakhalad fahmay wlhi rag &dumarba jacaylka khiyaamada halaga daayo dhibanaha jacaylka badana Apdirahmaan kuwaa qalbiyayda dadka kajabiya sooqabo jacayl waa kee waxa ka xanuun kulul majiraan jacaylka dhina kaliya kararan alle ayuunba OG wxaan kasoo marnay alx😭😭😭😭
@kaabamohamed9792
@kaabamohamed9792 4 жыл бұрын
Wlhi waan jidhidhicday Ax sorry
@cabdifataxcabdifatax231
@cabdifataxcabdifatax231 4 жыл бұрын
Maxd ka jidhidhicoty Wll kkk
@samatarsam4514
@samatarsam4514 4 жыл бұрын
Balyaa wax jeclaata waa dabin jacaylku iska ilaasha
@fatheahquruxsanfrxiyo9804
@fatheahquruxsanfrxiyo9804 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhbhb
@fatheahquruxsanfrxiyo9804
@fatheahquruxsanfrxiyo9804 4 жыл бұрын
Ana jcyl kugu aburayee diyr matahu
@shuebabdihussein92
@shuebabdihussein92 4 жыл бұрын
@@fatheahquruxsanfrxiyo9804 makujiri badas🤣🤣😥🙏
@mohamedamiin2491
@mohamedamiin2491 4 жыл бұрын
Dumarka okaliya hasoo qadan Ragana meesha keen oo yagana ka hadashii
@ratadatube9768
@ratadatube9768 4 жыл бұрын
Nin raga calacal looga roonyahay ina adeer hhhh ragga intaa walagu leydhiyaaye ma magalada dhan lawareysan 🤣🤣🤣🤣
@mohamedabdiasis4770
@mohamedabdiasis4770 4 жыл бұрын
Jacayloo mxaad dhibkeenty qalbiyo badan dhaawc yeeshy
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 4 жыл бұрын
Horta qof walba waxbuu Ka aaminsanyahay jcylka lkn waa dareen aad qof kleh u qaaday kaas oo daawadiisu tahay qofkd u qaaday wlhi qofkii marxaladaas soo mar amba imika ku Jira ayaa Ka warami Kara jcylku waa qof fariid ahaa Ka nacas Ka dhiga waa fikir iyo xanuun markaanad haysn qof si wx kuula dareemaya 😭 lkn qof waligaa kalsooni xad dhaafa ha siin waxaad ogaata inuu qofkani bashar yahay isna badali karro 50/50 Ka ahow mar walba
@nastehaislow407
@nastehaislow407 4 жыл бұрын
Aheey jecel danbaaa waa kan asgee iga rabay waa kan aqontedii hoos uriday sacan waxan noqon lahaa qof jamacad dhamaye LKn manta waxan dhamaye jamacadii jecelka Alx manta Wn ka ficnahay in kastoo an duqobay dib waxbarashadii ban u bilabay ilobay jecel ka somalida
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 4 жыл бұрын
@@nastehaislow407 wkhti wlba wxn idhaah tlw ma sidan ayan sii ahaan doonta mize noloshydu isbadal ayaa ku imaan doona wxn noloshiipa Ka dhigy qof aan Kala jeclayn farxadayda iyo murugtyda wxn uga hadhay cid wlba Wxn gaadhay here ilaa aan codkiisa aan sii maqlo aanan seexan wxy noloshydii noqoty mid aan waxba ahyn oo hadba dhinac loo maamulo sidii qof wln wxn mar wlba Alle Ka baryaa inuu qlbigyga Ka masaxo shly maan kla jeclyn inuu joogo iyo inuu tgo lkn mnta wxn noqday qof jilicsan qof wx wlba oo ay Ka faani jirty aragty. Lkn mar wlba wxn aqoonsanahy inuu wuxuu Alle ii qoray aanan seegayn
@nastehaislow407
@nastehaislow407 4 жыл бұрын
Asal Dhalad bayo qeer baa ku danbaya Insha allah adunku wuu iska marxald badan yahay dadkuna way matalayaan 2009 jecelkii igalay 2018 baa rabi qalbiga ii qabojiye waxan u rafadaba Alx ma calfan qofkaan intaa daba cararay Oo an jeclaa dhib iyo rafad iyo waxan iqalminba wan kala kul may Alx Alx waa aduun Qali adugauna ilahay qalbiga hakuu qabojiyo ilasoo xarir Insha allah hadii ad awodo bayo
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 4 жыл бұрын
@@nastehaislow407 fbk isoo sheeg wllo
@nastehaislow407
@nastehaislow407 4 жыл бұрын
Asal Dhalad Nastexo islow yolac kaa weye
@haaji99
@haaji99 4 жыл бұрын
Cabdiraxmaan day sidaad laxanka u sartoo hadalka aya khatar aah sxb laxan macaan Hoore u sooco brother
@muniiradhalgabed8344
@muniiradhalgabed8344 3 жыл бұрын
Kulahaa laxan🤣🤣🤣
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
😭💔😢 Abyo wilkaas si dhaba ayuu ku jeclaa ada fahmi wayy intad lahayd gabarkle farxadeda habur burin ba tadi iyo tisiba bur burisa 😢😢
@sakariyexasan8704
@sakariyexasan8704 4 жыл бұрын
Waxaasu jacayl maah jacaylku wuxuu yimaadaa meherka la dib mida kle gabadhan sawtii mid horena lahayda waan jeclaaday oo wuu iga tegay iyadu raga maxay ku samaysaa
@mumtazmohamedali815
@mumtazmohamedali815 4 жыл бұрын
Nin weyn oo comondous ah o tajira horey igu yiri waxba kama baqo anigu lkn Naag qalbigeda la so jabiyey 7 meter ban ka fogada
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 4 жыл бұрын
Wax run aH Iyo wax beena waa LaLa imanaYaa meeshaN😋 aniGuna waaN idinsoo rakibaYaa sheko bene suGa😂😂
@mariammohammed380
@mariammohammed380 3 жыл бұрын
😂😂
@mahamudmuseyusuf3406
@mahamudmuseyusuf3406 4 жыл бұрын
Every day i heard love and conflict between two person and i think there is mislead and there is a history with not true that is linking marriage and love.
@nuuriyaahmed5290
@nuuriyaahmed5290 4 жыл бұрын
kaasi wa xariif gabadh ayunba lagu qasbi jiray nine ma nin gabadh lagu qasba la arkay walalo alle qalbiga haku adkeyo
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Nuuriya subscribe isar Abyo
@abdinuraliabdulle48
@abdinuraliabdulle48 4 жыл бұрын
@Nuuriya Ahmed Haaaa nin waa la qasbaa anigaana xaadir u ahaaa qiso wiil lagu qasbay guur
@Nabeeriww
@Nabeeriww 4 жыл бұрын
Doodu way kuu furanthy jacaylku maaha wax jira ee waa wax la iska dhaadhiciyo yaa diidan 1..Jacayl haduu jiro mim buuran maxaa loo jeclaan waaye 2....jacayl haduu jiro maxay faqiir ujeclaan wayse 3... jacayl haduu jiro maxaa ninka la jecelyahy lacagta looga door bida 4...jacaylku haduu jiro maxaa ninka looga tagaa markii naag kale lagu qasbay Kajawaab pls inaa ogaadaa rabaa
@dhaayoentertainment3956
@dhaayoentertainment3956 4 жыл бұрын
1.yaa yidhi nin buuran lama jeclaado ani wan hayaa nin Buuran oo la jecelyahy 2.faqiirna waa la jeclaadaa waliba taajiradba jeclaata 3.lacagtu soomaha sirta dunida wll lkn iyada laguma jeclaado ee waa lagugu raaca 4.hinaase ayaa looga tagaa hinaasuhuna waa waxjira....
@Nabeeriww
@Nabeeriww 4 жыл бұрын
@@dhaayoentertainment3956 hhhhhhhh Isku day wacan ayaa samaysay lkn waxba maada fhmin pro Jacayl haduu jiro wax badan oo khariban ma kharibnaadeen ee soomaali dareenkii baa ka batay oo jacayl bay ula baxeen qooqii
@dhaayoentertainment3956
@dhaayoentertainment3956 4 жыл бұрын
@@Nabeeriww 😁😁😁pro wan kuu hubaa jaceyl inuu jiro zxp anuuba igu dhacay markaa Waa xaqiiqo jirta waa ninba meeshuu la gaadhee
@Nabeeriww
@Nabeeriww 4 жыл бұрын
@@dhaayoentertainment3956 horta pro meeqa sanaa jirtaa aan ogaade inaa wax kuntusaa rabaaye
@dhaayoentertainment3956
@dhaayoentertainment3956 4 жыл бұрын
@@Nabeeriww 25pro
@mhamedmer5932
@mhamedmer5932 4 жыл бұрын
qofkasta oo haysta qofka uu jeclaa fadlan like ii saar
@aaminakiinjibril2091
@aaminakiinjibril2091 4 жыл бұрын
M.a gabadhan wan kahelay qisadeda iyo imaankedaba alle hakusoceliyo ban kuleyhy
@caaishazack7642
@caaishazack7642 4 жыл бұрын
Jacaylow maxad dhib keeentaY🤣🤣
@somaiilywarkdegcade5486
@somaiilywarkdegcade5486 4 жыл бұрын
Javan
@ayandaniya7774
@ayandaniya7774 4 жыл бұрын
wax walab waa calaf wllshy niyadad iyo qalbigay alle ku xidh wad helin mid ka khayr badan aduunyada ayaa afar cisha wan naxdin iyo murugo talo wax kugu odhan laaha alle talo saaro alle ayaa ka kafinaya
@SG-GALLARY
@SG-GALLARY 4 жыл бұрын
Jacaylka soomalida waa mid hal dhinac ka raran oo hal qof dhibane uyahay wan ka xumahay wlhi👈 Waan ka niyad jaba guur iyo jacayl ba..................... Markan arko kuwi iga horeeeyay..... #ESG👈
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Siciid subscribe isar wl
@abdirahmaanantos1378
@abdirahmaanantos1378 4 жыл бұрын
Qofta hadalkeeda waaaba helay (😁😄)
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Subscribe isar wl abdirahman
@abdirahmaanantos1378
@abdirahmaanantos1378 4 жыл бұрын
@@beautychannel6359 huna waan ku saaray
@هدىاحمد-د7ر
@هدىاحمد-د7ر 4 жыл бұрын
Saaxiibay inan xaqli fiican iimaan badan baa thy mashaa allh lkn mid baan kugulo talinayaaa wiilkii raaadi adi dartaaa buuu dhibaato umarayaaye ehelkiisiii waydii hana kadaalin ilaaa aad war kahesho
@cabdihoodaale5213
@cabdihoodaale5213 4 жыл бұрын
Alle midkale oo kaa farxiya haku siiyo
@seyruuqwaxnol5920
@seyruuqwaxnol5920 4 жыл бұрын
Ani iwareyso wll ninba jacayl oga baxaye Ana ka tagay
@Ladyofminister
@Ladyofminister 4 жыл бұрын
Ilahy Amarkii kii jcyl ahaa anigu farxd uun baan ka faaidaaa
@diinaari2251
@diinaari2251 4 жыл бұрын
Dumarkuba Way Sameeyaan Waxaasiyo Wax Kadaran Anagaa Soo Marnay Dhibkaase Wax na waydiiya
@ekraamsuleyman939
@ekraamsuleyman939 4 жыл бұрын
Ana kuwaresanaya isaso diyari 😂
@caliyare2206
@caliyare2206 4 жыл бұрын
Ragu dhibka so marey qalbigey ku haystaan mana sheeg sheegaan lkn dumarku nafta ka dhacday hadeysan sxbteed ama walasheed u sheegin pressure ku dhacaya marka hanafisaane udaa
@sihaamali5326
@sihaamali5326 4 жыл бұрын
Waa 2:52am habenimo yacni saq dhexe from Nairobi weligay coment kama so bixin halkan lkin Dayax films waa channelka keliya ee aan dawado KZbinyada Somalida waana channlka ugu macquulsan, haybad ilaahay qofka siiyey lagama xasdo wiilka barnaminyada diyariya xaqiiqdii waa nin toobaran oo hadana balaqo iyo soo jeedin iyo cod macaaniba ilahay isku daray qof somli ah oo sida uu wiilkan wax u diyariyo u diyarn kara oo ani hadalkisu i qanciyey weli ma arkin wlhi. Wll qli keep it up.
@ahmedaar9288
@ahmedaar9288 4 жыл бұрын
Dayax flims ma calaacal flims isku badshay🤣🤣🤣
@nuralaki8183
@nuralaki8183 4 жыл бұрын
Hhhh wan isleeyahay 😂🤣
@ahmedaar9288
@ahmedaar9288 4 жыл бұрын
@@nuralaki8183 ma ila aragtay🤣🤣
@nuralaki8183
@nuralaki8183 4 жыл бұрын
@@ahmedaar9288 haa wllhi
@nafiisaqali2336
@nafiisaqali2336 4 жыл бұрын
Ax alle haso dhaweeyo farxadiina wllo isagana haso celiyo isago nabada inch allah😥😥😥🤲🤲
@amaalahmed3298
@amaalahmed3298 4 жыл бұрын
Adeer jacayl wax la dhahaa ma jiree dumarow yaan laydin waalin👌
@alisaladahmedomar4459
@alisaladahmedomar4459 4 жыл бұрын
Qooq baa jira markaas
@amaalahmed3298
@amaalahmed3298 4 жыл бұрын
Ani ahaan jacayl maba aaminsani😂
@smx111
@smx111 4 жыл бұрын
Subxaana Allaah Alle Hana asturo waxkasta - Banaanka Ayaa lala soo istaagayaa Waa - Calaamaatul Qayaamah Gabar waxaas la soo istaagaysa ma dhici jirin .yaab &Amakaag - Cashada &Quraacda banaanka Ayaa la keenin
@kahiyeomar2764
@kahiyeomar2764 4 жыл бұрын
infact he love u but,That is one of the obstacles of life , try to forget the leisure time u pass and go forward ur diamond.
@farhiamohamed7788
@farhiamohamed7788 4 жыл бұрын
Qof walbo oo qof qiyaamo wqxaan allah uuga baryaa inuu nabsi kasoo boxo insha allah😭
@ziciidgamadiid7837
@ziciidgamadiid7837 4 жыл бұрын
wr ummadu Haka Qadhaabtan ina adeeRo nabzi LahYne 😜🤤
@amranmohamed6934
@amranmohamed6934 4 жыл бұрын
Bal kuwa jacaylada kaga baxa hablaha ama inamda bal noso warayso kuwaaa Ayan ubahanahye
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 4 жыл бұрын
Hhhhhh balo
@amranmohamed6934
@amranmohamed6934 4 жыл бұрын
@@rahmamahamoud9257 😂
@abdirahmanabdi3120
@abdirahmanabdi3120 4 жыл бұрын
Kkkkkkk waa runtaa wlhi balse anigu usgag ayaan ooo ka tagay😂😂😂😂😂
@SomaliTopMedias
@SomaliTopMedias 4 жыл бұрын
Whli gabadhaan daacad masha allah Iska samir wallo allah ayaa kula jira
@xamsejamal9414
@xamsejamal9414 4 жыл бұрын
Keep going Team Dayax Films 🙋‍♂️🙋‍♂️
@davidbinhab9784
@davidbinhab9784 3 жыл бұрын
Walasheyn tacsiyaaa ubahantahy ......allah wax kaqirrr badhan ukalabadalaaa.....wayo wadhulmi wein
@ninaheeg2361
@ninaheeg2361 4 жыл бұрын
Gabadhan Ineysan Ku Dhicin qisadan ayaa Macquul Ah Blse Anigu waxan Qalbiga ku hayaa Qisooyin bdn oo midba midka kale Ka Xanuun Bdn Haddii aanu Iimaan La heyn Xiligan Marxaladeyda waxay Ahaan laheyd ma qiyaasi Karo 😭😭😭😭
@shakuurdhaqtarka6441
@shakuurdhaqtarka6441 4 жыл бұрын
Iimaanka ayaaa ina celinaya Xidhiidh aan soo wado 3sano ku dhawaaad ayuu ninkii iga raacay inaabtidii Waan dhibaatooday hurdo la'aan cuno la'aan welwel wax walbaaba waan dhamaystay alxmdulilaah rabigay ulaabtay aad ban ufiicanahy hada
@ninaheeg2361
@ninaheeg2361 4 жыл бұрын
@@shakuurdhaqtarka6441 Aduunku Waa Ayaamo Bdn yhy wlhi
@shakuurdhaqtarka6441
@shakuurdhaqtarka6441 4 жыл бұрын
Nina heega meelan kaala soo xidhiidho iisheg Niyadan ku dhistaa dadkanu qalbi jabka ka simanahay
@abdilahibershiyaofficial7283
@abdilahibershiyaofficial7283 4 жыл бұрын
Waa qiso cajiiba ah Samir walaal
@najmaabdisamed7868
@najmaabdisamed7868 4 жыл бұрын
Qisapa qiso ka xanuun badan 😓😓😓😓😭😭
@maamemo7277
@maamemo7277 4 жыл бұрын
Inta aan jacayl iyo waxas u bixin ee maglado dhan mawelisa like ta dhac kaga siiya
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 жыл бұрын
Jcyl hdn toogan Karo waa hore toogan lha dhibku ibaday
@abdinuraliabdulle48
@abdinuraliabdulle48 4 жыл бұрын
@Soow dookha nacaski rajo naawil ima odhan hortaa anigaa toogan lahaa kuma soo gaarin laheyn wlhi 1900 ayaan ku kala bixi lahaa stupid jaceyloow Habartaana u sheeg hadii eeyba jirto cid ku dhashay jaceyloow
@caliyare2206
@caliyare2206 4 жыл бұрын
@@abdinuraliabdulle48 hadeyba jirto cid ku dhashay 😂😂😂 dhulka wlh
@abdinuraliabdulle48
@abdinuraliabdulle48 4 жыл бұрын
cali yare 😂😂😂😂😂 Waa ku salaamay sxb
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 жыл бұрын
@@abdinuraliabdulle48 nasiib xumo weynan garaneyn cid dhashay wxu yahy umada dhibtu ku hayo lga raysan lha ani jcylkygu iga fogeeyey
@mohamedahmedabdirahman9781
@mohamedahmedabdirahman9781 4 жыл бұрын
Darteeda haduu u diiday arooskuu gali lahaa 7 habeen uu qaadan Lahaa bisha malabkisa, kadibna iyada darteda familykisa iskugu dhaceen xaqiiqdi wuu jaclaa. Lknse calafka kala geeyay
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Sahara Niyada Kheyr u sheg wax waliba way Hagagi donane
@ahmedtokia3472
@ahmedtokia3472 4 жыл бұрын
Famprojkan naga daayo kuwi jacaylka ka baxay nosoo warayso😝😝
@5soomaaliwaadadkaygi635
@5soomaaliwaadadkaygi635 4 жыл бұрын
Ra,yi wacan🤣
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 4 жыл бұрын
@@5soomaaliwaadadkaygi635 hhhhh
@5soomaaliwaadadkaygi635
@5soomaaliwaadadkaygi635 4 жыл бұрын
@@runkahadasho8495 🤣🤣🤣
@amalmabdullahi1361
@amalmabdullahi1361 4 жыл бұрын
Wa runta 😂
@craxmaanibraahim8814
@craxmaanibraahim8814 4 жыл бұрын
Sorry
@zacidd.x5481
@zacidd.x5481 4 жыл бұрын
zxp keep gowing dadpadan ayaa ku samraya kolkay arkaan qisooyinkan kuwooga iloopaya
@khadrasaid3954
@khadrasaid3954 4 жыл бұрын
Dumarrow raga halaga varo yaan la jeclaan belaa jeclaatee ilaahay jcylkooda hanaga tirtiro mid ma qaba iyo markaanu shukaansanaynaba bilaa jacayl waa inaynu iska guursanaa ilmo uun baynu kala haraynaa
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 4 жыл бұрын
Alle jecliya jabka jacaylka laga qaado iyo wax iga so maray layaaab haddii LAYGA yeelo waxan dhili laha jacaylba yuusan jirin
@caafiyaxusen8585
@caafiyaxusen8585 4 жыл бұрын
Waligey qofka an jeclahay ima u san jeclan xita hal malin ilaa hadana wan sugaya qorbaha ayu ku maqanyahay inta is jecel Allaha isku daaya
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
mid khayr qaba allaha ku siiyo🤲wll
@itsmeyahye4904
@itsmeyahye4904 4 жыл бұрын
Subxaanalaah, Wlhi wn qiirooday. Wlhi haloo duceeyo wlsheen inuu ILLAAHEY dhibaatadaa soo gaadhay ka qaado, calaf wanagsana uu siiyo Aamiin. 😥😥😥 Fadlan dhalinyaroy halagu cibro qaato Arintani oo is ilaaliya.
@cabdirrizaaqaf4767
@cabdirrizaaqaf4767 4 жыл бұрын
G
@nastehoahmed7884
@nastehoahmed7884 4 жыл бұрын
Oh oh cakuye ciil badanaa jacylkan baaba nacay😭😭😭😭
@sulaimanabdi5461
@sulaimanabdi5461 4 жыл бұрын
Yaa Dilla jacaylka
@nastehoahmed7884
@nastehoahmed7884 4 жыл бұрын
Wax ladilo oo walipa la aasuu is dahilaa jacaylkiza mahee
@irshaadshuuriye1648
@irshaadshuuriye1648 4 жыл бұрын
Jacyl xanuunkaa gaan nacy😭😭😭😭🥺🥺🥺
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
waxad ogtan qof aqoon diimeed ama mid kale leh aqoonta qaabta raga sidas sameeya iyo dumarka sidas sameeya maha dad wax bartay haday xita barteen waa dad aan wax fahmin marka looma joojiyo tuko wlaal laba racadood waydiiso ilahay inu qalbigaga ka masaxo walahay waa run ragaas hadana way ku soo noqdan gabadhan idin sheegay wuxu isku dayay iaydana inu sidas ugu soo noqdo laakiin way ka diiday ilama manta hadana ninkasi malinba mid buu aroosa cidla ayuu ka is taga in yar ka dib
@asmahassan8070
@asmahassan8070 4 жыл бұрын
Hablo isjira marna nin somli ha kukal soonaan hana aaminina markaasi way yaranaysaa inad nin wxunoqoto
@hmhfootball276
@hmhfootball276 4 жыл бұрын
Wll ma aha nimanka oo dhan mana aha gabdhaha oodhan lkn waa qayb kamida oo aan dareemayn xanuunka uu leeyahay in uu qof katago
@mohaegal8240
@mohaegal8240 4 жыл бұрын
Paayoh wllhi dadka isku mid maha anigaba gabar darted an Britain oga imadey sidan o kale iigashey marka labada dhan dhibka wu ka jira. Lkin hada. Jaceyl. Maba aamino. Free life
@bella-xb1ug
@bella-xb1ug 4 жыл бұрын
Aad iyo aad... amaan balaaran hala siiyo nimankaan...wlhi wey nugu kibreen oo na neceene aan faraha ka qaadno gabdhoow ileen waxani jacayl maahane😏🙄
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
@@mohaegal8240 subscribe isar wl
@ahlammohmed466
@ahlammohmed466 4 жыл бұрын
Kulahaa bari ka maalin ana waad iga adkan kartaa waabay zugayzaa alle hortii😁🙄
@cabdimalikhasen343
@cabdimalikhasen343 4 жыл бұрын
Kada toshka👈
@ahlammohmed466
@ahlammohmed466 4 жыл бұрын
@Cabdimalik hasen wayay 😆
@axmedkhadar2842
@axmedkhadar2842 4 жыл бұрын
Wlo crxmn pls hadad argto frintada iso shegikartaa nemrka abwn heelo
@hodansagal1860
@hodansagal1860 4 жыл бұрын
AniGaa Kuu SheeGaya Wllo
@axmedkhadar2842
@axmedkhadar2842 4 жыл бұрын
Hye wlo iso sheg pls
@nasrafarah1405
@nasrafarah1405 4 жыл бұрын
Naafada caashaqee aduunka💔😓
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 4 жыл бұрын
War indr hablaha wada oyaye ee leh jacaylba nahelaY Anagu yaabne indr repelyda sogala dheh anaga idin dawayne😂😂
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 4 жыл бұрын
Meeqa Ruux ayaad tahay😂😂😂
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Abdiqani subscribe isar wl
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
@@ldnkhl7407 subscribe isar wl
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢☝
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 4 жыл бұрын
@@mulaaxocabdiqani7717 sodhawow whats appka nosheeg
@faisafilfilo541
@faisafilfilo541 4 жыл бұрын
Niw ani qisoyin badan isomaray hadana waxba kamasoqado lkn cawa itabaty hal mid kula talin walidiinta hakuqasbi nina ilmihiina qof uusan rabin wayo sikasta aad idin ku qof kan uwanagsnyhy ama ujeceshihiin Wayo idinku matihidin qof ka nolosha lawadagaya dhalintana waxan kulatalin fadlan hainayad jabin qof kujecl waxkasta wala hela lkn way yarthy in aad hesho qof si dacad ah kujecl mida kale weliga haisku dayin qof aadan niyad uhayn inad waqtiga kalumiso qofka aad xiriir labilabaso kafiirso intadan lasamayn xiriir malin kasta waxad maqlasa wiil iyo babar cabanaya ma gabdhaha qiyanolayaal noqday mise wilashaa jacelka waxka aqoon
@yazmenmohamed4079
@yazmenmohamed4079 4 жыл бұрын
Ma hablunbu hela jacaylku horta keep going dayax films
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 4 жыл бұрын
Hhhh maye raga ugu darane indr qiiqan isku qarinayna
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Yazmen subscribe isar wl
@hodonjacaly624
@hodonjacaly624 4 жыл бұрын
Oh my god ax waan oyey calashai xanuntay ala inaantu imaan badana oo wacana ax
@xasansoobaxay1375
@xasansoobaxay1375 4 жыл бұрын
Calaf samirkiisa ma waayo
@xafsabaashe9629
@xafsabaashe9629 4 жыл бұрын
Keep going team dayax films
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Xafsa subscribe isar Abyo
@abdulahiabdinuur6659
@abdulahiabdinuur6659 4 жыл бұрын
Walahi wagabar kudayasho mudan noolow pyoh welibah nolol farxad leh
@somalitiktok7320
@somalitiktok7320 4 жыл бұрын
𝐀𝐱 𝐚𝐱 𝐚𝐱 𝐰𝐧 𝐤𝐚 𝐱𝐮𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐛𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐚𝐝𝐝 𝐢𝐨 𝐚𝐝𝐝 𝐥𝐨𝐠𝐚 𝐱𝐮𝐦𝐚𝐝𝐲
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Khadar subscribe isar wl
@shukriismail1931
@shukriismail1931 3 жыл бұрын
Wa sax
@deeqoali4252
@deeqoali4252 3 жыл бұрын
Qisadan wlhi tan igu dhacday baa ka xanuun badan oo wali baga dhulka ku haysta😥😢
@nastehaibrahim3706
@nastehaibrahim3706 4 жыл бұрын
Ana qiso xanunbadan kuuhayaa isooqabo
@naasirxasan7288
@naasirxasan7288 4 жыл бұрын
Dayax films horta waxan muu sameeyaa mise waa dhab hhhh lkin waxan u malaynayaa in lasoo diyaariyo waxan
@barwaaqmahdi763
@barwaaqmahdi763 4 жыл бұрын
Wllhi wn ka naxy wll mcney 😔😭
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 жыл бұрын
Barwaaqo subscribe isar Abyo
@naimafarah3434
@naimafarah3434 4 жыл бұрын
Wlhiinantaan waa inan wanaagsan run ahaantiii marka wllo ilaahey niyada hakuu dajiyo rageena waaiska dhib badan yihiiine.
@updirahmaanjayne3983
@updirahmaanjayne3983 4 жыл бұрын
Alx wllhi qofcn ayaan haystaa alle hay daayo
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
Qalbi xnuun wyna Qisooyinka chanelkan lasowda dhigay wn dawaday midan ilin iga keenin kuma jirto alle walalaYaal qalbiga ha idin qaaboojiyo anagana dhawaca iyo xnuunka hanaga ilaaliyo😭😭😭❤
@hassanhaid3745
@hassanhaid3745 4 жыл бұрын
I don't believe yr story, it is KZbin business.
@abdullahmohamed4140
@abdullahmohamed4140 4 жыл бұрын
Nolosha nocasi aniga ayaa soo marey waa dawac jaceyl ugu weyn, tan iyo berigi dawacas igadey malintas kadib jaeceyl gabigisa waan nacay
@ismacilmoxamed7072
@ismacilmoxamed7072 4 жыл бұрын
Ilmaha qaar fanporoj ayaa waalay walahi
@yasminemohamed2908
@yasminemohamed2908 4 жыл бұрын
aad iyo aad lol ciyaala hindi
@momqueen989
@momqueen989 3 жыл бұрын
Waxaan qisadan kaso arkay heesta laga sameyay wlhi ilma ceshan waaye ilahoow jacelkena calaf nogu dar🙏😥⚘
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 16 МЛН
3 BILOOD XABSIGA KU JIRNAY IYO WAXAN KALA KULANAY ~NASHAD
45:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 37 М.
7 qodob oo noloshada asaasi u ah Dr isim
43:12
Eyl boy
Рет қаралды 4,9 М.
Maxaa Gadaal u dhigaya Noloshaada? #xaliye
21:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 128 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
тгк - hahalivars
0:48
HAHALIVARS
Рет қаралды 2,5 МЛН
СОБРИМЕННЫЙ ТУАЛЕТ😂
0:31
ОТАНТАЙ
Рет қаралды 990 М.
Băng cá nhân kuromi ‼️#japan #sanrio #kuromi #shots
0:20
CHOCO paper
Рет қаралды 9 МЛН
КОГДА НАКРОШИЛ НА ПОЛ #shorts
0:19
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,6 МЛН