No video

Facebook Ayuu Ka Warqadii Furniinka Uga Soo Diray Ilmihiina Wuu Ka Dilay" Qiso Xanuun Leh

  Рет қаралды 73,897

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 432
@ahmedmohamuud7667
@ahmedmohamuud7667 4 жыл бұрын
Qamarow qisadaan hees ka soo samee laxankaagii waalnaa waan u xiisnee inta igu raacsan suulka saara👍❤😭
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 4 жыл бұрын
Yes wallahii
@barkhadapdi9470
@barkhadapdi9470 4 жыл бұрын
Kurac zanay😎
@aminabdi99amine91
@aminabdi99amine91 4 жыл бұрын
Haah
@najmanalka1262
@najmanalka1262 3 жыл бұрын
Hhhh anigaa kugu raacya
@abdirashka9468
@abdirashka9468 4 жыл бұрын
Walahi sheekadaa waan ka gabyey caawa Hablow idinkaa dugsoon Hooy iyo meel lagu nastaa Haboonoo mudubo badan Hawaawiga ragee quracan Hilinka beenteen dhamaan Miyeydaan hawlahooda baran Ninkaad u hurteen naftiyo Hasawahiyo dareenkiyo Haduu garan waayey qudhaada Hidiyo edebtaada midnaba Hooyo iyo walaal intaba Makasaa nin ragaa Humaag weeye qudcura Hadhweeye aan la dugsan Habeen weeye dumee Makasaa nin ragaa Waa uu dheeryahay Intasan idila wadaagay Indrkay qamar maxamed wardi (ruush DBN)iyo dayax waan salaamayaa
@clshakuurcali3888
@clshakuurcali3888 2 жыл бұрын
Rrrr
@halgan.media.5
@halgan.media.5 4 жыл бұрын
*Aniga ugu horeeya Like Ii Saara👍🙏*
@aminamohx5228
@aminamohx5228 4 жыл бұрын
asc
@faadumocabdi4499
@faadumocabdi4499 4 жыл бұрын
@@aminamohx5228 wcs wllo
@xasanwarqaad7364
@xasanwarqaad7364 4 жыл бұрын
Asc
@aaminaabdirisaaq287
@aaminaabdirisaaq287 4 жыл бұрын
Acs
@aminamohx5228
@aminamohx5228 4 жыл бұрын
@@aaminaabdirisaaq287 wcs
@galladxuseen2696
@galladxuseen2696 4 жыл бұрын
Jacayl ma qiyaamaa Qadarin ruux kuu haya Ilmadiisa qub miyaa Qawlkaagii wacnaa Qalbigii weheshan jiray Qaracan ku reeb miyaa Hoheeey ruux qiireesanaa ahay Afka qabsan waayaa ahay Qodbo siro bal i maqal Nololaa qorsho lahaydayn Quwad isku dhex nool ahaydayn Qabriga geeyo quusi maaha Qadarinuu kaa mudan yahay Hoooheey qodbo sirooy Qawlkaagu wuu batee Qiyaanaa ku caan baxday Bal waxaan kugu qiyaaso moogiye Qaluubtaydaan qariban Qun yar bal iigu qiyaas Halkaa quluubta ooga nooshahay Qabuurta aan ku geeynee Xafaar aan ku qodnee Qaracankaagu ha dhamaadee Wanaagaa qiimo lahee
@MrQarni-tv4kv
@MrQarni-tv4kv 4 жыл бұрын
Gallad xuseen axsan dhambaal go right ahead wll
@galladxuseen2696
@galladxuseen2696 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@shamsomohamed9941
@shamsomohamed9941 4 жыл бұрын
Qamar suugani asagaba qisadisu tabin u bahanta
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Wlhi waa qiso xanuunkeeda leh aaad baan uga murugoodey run ahaaantii lkn kol hdaad wxii hore ilahay ku ilowsiyay waa alxmdulilah ood reer aad yeelatey farxd ayaan ku rajaynayaa wlshy
@mohaindhacase4817
@mohaindhacase4817 4 жыл бұрын
Wlllyaall cod ka xog ku dara markaa Barnamujka duubaysaan❤❤❤❤❤💘💘💘💘❤❤❤❤🥀🥀🥀🌹🌹🌹❤❤❤👍👍👍
@Walaalo-mohamed
@Walaalo-mohamed 4 жыл бұрын
فكم من دموع تسيل هاللحظة😐😐😐😐 ربنا يحفظ بناتنا 😐😐😐
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Dumarka Horta xumaantooda maxay ragu ka helaan? Allow Dumarka Ceebtoodu astur ax..🙏🏽❤
@khadija3399
@khadija3399 4 жыл бұрын
Dumarku wa naxariis midhan Weliba mujtamac somalida dumarku wa laf dhabarta, dhib kasta yaga dusha ku qaata. Ameen alle ha ina asturo, nimanka somaliyeed na haso hadeyo
@nawalish7564
@nawalish7564 4 жыл бұрын
Abayo raga dhan mahan teda kale qof ani maxumayn lahayn lkn haday dhacdo ilen biniadam banahay qalad walagala lkn tas cml masamayn lahayn because midan wacawan nimo kas bil adan mahayn wanin bahala wlahi waba naxay wlahi
@zamiyakhalidabdirahman4763
@zamiyakhalidabdirahman4763 4 жыл бұрын
Ameen ya rabbi
@dhaqandhawracedemychanl8253
@dhaqandhawracedemychanl8253 4 жыл бұрын
@@zamiyakhalidabdirahman4763 amiin
@yahyenaymarjrofficial1139
@yahyenaymarjrofficial1139 4 жыл бұрын
Aamiin wlloh
@fadumoahmed9188
@fadumoahmed9188 4 жыл бұрын
Ax ax ax wlo wankuladaremaynaa xanuunka kusomaray ilahay waxan kaga baryayaa inuu wanaag kugu badalo amiin wllshay
@ayaanabdi625
@ayaanabdi625 4 жыл бұрын
Masha allah Abdirahman and qamar suugani aad baan idiin tageeraa sharaf korkiina ha ahaato🥰❤
@nasramuse905
@nasramuse905 4 жыл бұрын
Doqan jacel, never trust a men that say’s Let’s have a secret meher!! Ur a women worth far more than diamonds
@kederabdirashied9074
@kederabdirashied9074 4 жыл бұрын
Idinka ka ogolaanaya aya ka doqonsan meherka xaaraanta
@kederabdirashied9074
@kederabdirashied9074 4 жыл бұрын
Runtii aad baan uga xumahay waxa ku dhacay wllenshen somaliyed iyada kaligeed maha ee waxa jira kumanan kale oo qarsanaya oon soo bandhigani karin. Midna ogaada dumaroow qofka idin jeceli idinma quudho waxasi iyo wa sharaftiina iyo moraalkiina wax u dhima ee waa mid hunguri idinka galay si uu idin danaysto markuu idinka danaystana idinka dhaqajiya. Aar waxazi jacayl maahee waa danaysi jacaylka dhabta ahi wuxu yimada guurka ka dib.
@nasramuse905
@nasramuse905 4 жыл бұрын
I’m sorry walal, I have never been in that situation and I pray Allah never test me like that!! I don’t blame the sister too cuz love is blind and da poor girl didn’t see all da red flags!!
@kederabdirashied9074
@kederabdirashied9074 4 жыл бұрын
@@nasramuse905 thanks my dear sister, it's not a good thing to do but it's a bad habit and that's not love.
@nasramuse905
@nasramuse905 4 жыл бұрын
Yeah I kno but sadly that’s our own brother’s treating our girls that way!! May Allah guide them
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 4 жыл бұрын
Qisadani Waxay Isoo Xasuusisay Maansadii ABWAANKII WEYNAA Mohamed Ibrahim Warsame HADRAAWI Hablihii Gamaan Faras Iyo Geela Ugubka Ah Guur-doon Ka Bixin Jiray Hablihii Gargaar Iyo Guuleed Ku Curan Jiray Gal-daloolo Iyo Ceeb Hablihii Ka Guban Jiray Hablahaan Gankoodiyo Hilbahooda Gaddi Jirin Haddii Aad Gumaysaan Guul Guul Ku Laysaan Gelin Qudha Ku Moodaan Gabbalkooda Dumisaan Hadba Tooda Goosha Ah Ganacdeeda Jabisaan Dadku Gabbana Xoor Iyo Garacyalay Yidhaahdaan Inaga Oo Gumowna Iyo Dhaqan Guuray Weeye GOCASHADA Xanuunka Leh Waxaan Uga Go,leeyahay Goddob Aabe Falaybaa Ubadkiisa GOCONDHO iyo Cumar Shidan Ku Noqotoo Gobi Dheer Ku Dumisee NINKA INAN MA-GAYDA AH Gurac Kaga Danaystee Gol-qaniin Ku Maaloow Gefka Aad Falaysiyo Waxaad Gaaxsanaysiyo Gashiga Aad Cunaysaa Ruuxay Ka Go,an Tahay GABADHAADA WEEYE.
@shukrimaxamad-fl6zw
@shukrimaxamad-fl6zw 3 жыл бұрын
Masha Allah hadraawi abwaan qaaliya
@abdisamadmaaro7675
@abdisamadmaaro7675 4 жыл бұрын
Waaar ragow jacylka dumarka hakaga FAA idaysanina illhy ha idin asturo dumorow 🤲
@dhabeeluguba237
@dhabeeluguba237 4 жыл бұрын
Maxamed wardi qamarka caan baxay 🤝🤝🤝👑🤍 waan ku xiiso waan ku salaamay hno
@Walaalo-mohamed
@Walaalo-mohamed 4 жыл бұрын
fanaankeena la celin laayahyna maxamed wardi qamarka duula waan slaamay 💪💪💪👈
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 4 жыл бұрын
Qamaroow pls qisada hees nago samey waa qiso wano leh pls bowe
@ugaaskah1117
@ugaaskah1117 4 жыл бұрын
NAC NACAS DHALAYBU AHA WAR RAGOW JANADA IFKU WAA HAWEN AGTODA LAGU HODMA NIO
@mssmaanka2259
@mssmaanka2259 4 жыл бұрын
Waa Qiso Xanuun bdn runtii aniga wxn ka faaidey in aad nolosha dhib walbo oo kusoo mara aad u dhabad adeegto oo aad noqoto qof sabar bdn gabadhaas wxn u rajeynaa nolosha qurxda bdn ay hda heysato illhy ha ugu dhigo noloshii ay dhibkey soo martey ku hilmaami lahyd owlaad saalxa illhy haku siiyo abyo mcn😢😥😢😥❤
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
Ragoow xaquuqda dumarkeena ilaaaliya🙏🇸🇴🇸🇴
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 4 жыл бұрын
Fuck zomaaliya .nagala hadh calankan xunee aanu xaarka iska marinay baahanow looma baahna.
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
Abdi Jamanuur nin hadlay un Baathy😂😂N..........................😂😂😂
@amiinyarechannel
@amiinyarechannel 4 жыл бұрын
Tan ayadaaba duqona nin aanay cidna kagaranayna qoyskiisa siday isk u ku amintay meherka qarsoodiya
@najmadagan8534
@najmadagan8534 4 жыл бұрын
Wll ilahay haku fudadiy arintan kugu dhacaday oo ina raga ha aminin quruxay oo hada xidhidh dabe hada Samaso iska hubi quruxay dhibtan waad ka bix inshaala khar ayaan ku rajanay
@farxiyopasto4202
@farxiyopasto4202 4 жыл бұрын
Xaax whi waxaan xasuustay mar aan nin jeclaa hadoow jecel kugu dhacay like isaar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@umusafakuunlaroon2701
@umusafakuunlaroon2701 4 жыл бұрын
Ma qamar baa beryaha kula shaqeya😀
@AbdikaderAElmi
@AbdikaderAElmi 4 жыл бұрын
Qamar sugaani waaa balo wlhi Gobaaad ma latalisay😂😂😂😂😂😂
@yalaamina57
@yalaamina57 4 жыл бұрын
Ilahow dumar kena xuquqdo ada hayo ragow cuqubada naga daya walahi sidan wa xanun😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏
@guulwadeofficial1127
@guulwadeofficial1127 4 жыл бұрын
Qamar wlhi sida raga ayaad u hadshaY 🙏 intii talad qamar raacsan like👈
@ayanabdirahman6450
@ayanabdirahman6450 4 жыл бұрын
Hada waad dhaaftey wllshey sheekadaa dibna haw,eegin insha alaah Alle qalbiga hakuu qaboojiyo qaali
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
Masha Allah waa gabar karti leh gabdhaha Nin waalid ka ogayn ha guursan Ina habo guul ayaan ku rajaynayaa
@calianshaxofficial3281
@calianshaxofficial3281 4 жыл бұрын
Team dayax films iga dhisa cawada marti idin ahay like ta
@cadnaanhayir974
@cadnaanhayir974 4 жыл бұрын
War qamar Ugbaad Maxad ugu ciyaartay adigu😅
@aishaabdillahi2497
@aishaabdillahi2497 4 жыл бұрын
Lool that's question 🤣
@muniramohamed9787
@muniramohamed9787 4 жыл бұрын
Haha good question
@maaidacrashidxasan1608
@maaidacrashidxasan1608 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@sowdamuhumed7077
@sowdamuhumed7077 4 жыл бұрын
Mcnto sorry Allah hakuusiyo mid hker qaaba😢😢😢😢😫
@nimcosharaf394
@nimcosharaf394 4 жыл бұрын
Walhi wiilal xun xun waay jiiran lkn raaag sharaf lee way jiiran iska ilaw ka xun ku ilaw ka ficaaan aad heeshy 😓😓
@mohsitiyaachanel1981
@mohsitiyaachanel1981 4 жыл бұрын
Wllo numberka gabadhaa isii anaa uga aar gudayee hargaysan fooq uga dhisayaaye
@hamdadhisa6080
@hamdadhisa6080 4 жыл бұрын
Fariid caqli badan👌👌
@asmaqaaali7537
@asmaqaaali7537 4 жыл бұрын
Waa lago so radin
@aragsanfarah5835
@aragsanfarah5835 4 жыл бұрын
Anigaba midbaa saas igalay idhis iga hiili😂
@maxamedcarap8200
@maxamedcarap8200 4 жыл бұрын
Waleee Naafsiii Marageee maruu kuu dhuunto Waaa Kiii Ku Qabtaa sxbky igaa soo Qaab gaale hargysa joogaye sxboow iiga soo Qab geeliii
@ayanomer9456
@ayanomer9456 4 жыл бұрын
First person to comment every day waa ini jecelahay dadkayki I hope I get reply from Abdirahman
@munomaxamad5575
@munomaxamad5575 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@ezrouchruush8818
@ezrouchruush8818 4 жыл бұрын
Subxanalah kuwan been badnaa Gabdhu lahjadii rer waqooyi ku hadleysa ma iydaa muqdhisho joogta 😂😂😂😂😂😂waar niiicda nagala taga balo been badnaa 🙇🙇
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Haa waxani waa waxay dhoodhoobeen gabdhu lahjadayayday ku hadlaysaaa
@mohazakiofficial9651
@mohazakiofficial9651 3 жыл бұрын
oo qasab miya qofka lahjadda waqooyi ku hadla inuu joogo waqooyi
@pulzhawihinahizmail9656
@pulzhawihinahizmail9656 4 жыл бұрын
Wow qamarsugani mucjizada fankah❤️♥️♥️♥️❤️
@cabdixasan9994
@cabdixasan9994 4 жыл бұрын
thanks c/raxmaan cilmi
@dhabeeluguba237
@dhabeeluguba237 4 жыл бұрын
😭😭😭😭jacaylku waa doqon lkn wlhi gabadhaha qaar waa doqomo 😭naa is karaamey oo nimanka iska celiya
@anfachassan385
@anfachassan385 4 жыл бұрын
war wilalow dumarka xumanta kadaaya 😭😭
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 4 жыл бұрын
Soomaalaay walaalayaal qodba sira ka waynaada waayo diinteenu way xaaraan timaysay Dhibtiisana waynu aragnaa waxkasta oo ilaahay inoo diiday Dan teenaa ku jirta
@saadoluul3118
@saadoluul3118 4 жыл бұрын
qamarba lataliyah barnaamijka ah😂😂😂😂😂😂 alllah beerka 😅😅😅
@wahiibcade1043
@wahiibcade1043 4 жыл бұрын
waar qamar aan kula kaftamee adigu maad dhowrtid ugbaad. alla sidaan idiin taageersanaa iyo siday noqotey . talo waa maraad garan weydey iyo mar aad gaadhi weydo
@hanaadan2403
@hanaadan2403 4 жыл бұрын
Waa runtaa walhi
@DARWIISHBOY-vl4eo
@DARWIISHBOY-vl4eo 4 жыл бұрын
Laynlayn😂😂❤
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 4 жыл бұрын
Waan ku Salaamay Daadihiyaha Barnamijka Marlabaad Gabadha Qisada Ayaan Salamay inta ka bacdi { Talo Hablaha ah = Nina Ha Aaminina ilaa intaad Reerkooda iyo Isagaba aad Baranayzaan Zxipayaal inzha allah Allena Ceebaheena Ha Asturo}
@kalettdjama1617
@kalettdjama1617 4 жыл бұрын
Dhipkaad z00 martaY dheemaneY izka il0w dhurwaagU kuu gaYztaY dheemaneay izka il0w 😓 😣
@munahassan7406
@munahassan7406 4 жыл бұрын
Axaxax walahi waa qiso xanun badan walashay ilahay rerkada haku barakeyo
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 4 жыл бұрын
Allow habalah soomliyeed astur wll hada waa inadaa ilahay cafis weydiistaa teeda kle hablo shafartiina oo soshomida ha media iska daayaa ceebtin hasoo dhafinaa please 😭😭😭👆
@semonmohamed1142
@semonmohamed1142 4 жыл бұрын
subaxnaallah subaxnaallah yaa raabi inaad ilmahaga inaad iska soo xaaqdi maya hayin waad kaarsan laahayid
@ayaanabshir54
@ayaanabshir54 4 жыл бұрын
Aduunka iyo xaalkii😭😭😭
@sahraofficial2193
@sahraofficial2193 4 жыл бұрын
Ax ax wlle qli alle ka ku gargaro khayir ayaan ku rajaynaya insha allah
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 4 жыл бұрын
Welcome hees cusub official
@safiyaahmed8768
@safiyaahmed8768 4 жыл бұрын
Wnka xumahay weyna wngsn thy iney dhibteda nalawadagto wayo gabdho Ku dhicirabay ayey dagniin u noqoneysa😭
@semonmohamed1142
@semonmohamed1142 4 жыл бұрын
Jecelku waa Doqona wayi 😢😢
@hannaabdiraxman3858
@hannaabdiraxman3858 4 жыл бұрын
Azc wlo magcaygu waa hani wx joga magalda hargeza Runtiii intan qizo arkay waa tii igu naxdinta badanyn Runtii Raga noqo waliba waa lagu arkii alleh ha zoo hadeyo dadka zaz u dhaqam gabdha walzhy alleh ha ku dayo qozka aad abuurtay iyo nolozhad had aad ku zugnty waa xalad aad runtii😓😓😓
@farduusaxmad3614
@farduusaxmad3614 4 жыл бұрын
Walhi waa oohyey Alle ha ku barakeyo wlshy qali
@maryanmohammad9234
@maryanmohammad9234 4 жыл бұрын
Walahi ninmak wey nadibey 😭😭😭😭uf war kaxishoda gabdha
@baafiye9431
@baafiye9431 4 жыл бұрын
Inta dayax films taageerta fadlan subscribe ii saara SHUCAYB MP
@mohamedhassanjabaan9630
@mohamedhassanjabaan9630 4 жыл бұрын
Wlllhi kaas oo kale ayaa raggeena ceebeynaayo nacalaa dhasheee wanka xumahay gabadhaan walaasheyda ah wixii ku dhacay bini aadam lama aamino wllhi abaayo iska samir waa uu kasoo baxayaa xaqaagiye
@dalmarinho_09
@dalmarinho_09 4 жыл бұрын
Ma DhaLo Nin Weyn🤣🤣🤣😂
@omarw5124
@omarw5124 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkk
@rayaanali2929
@rayaanali2929 4 жыл бұрын
Walalaal macan horta waa ilahy mahadii hadii aad thy maanta reer raga sidiisaba aamin maleh allha sharkooda naga nabadgaliyo
@khadrodhaahir3325
@khadrodhaahir3325 4 жыл бұрын
Abayo Samar allah aya kumaqan wax ka Qeyr badan aya heli insha allah
@somaliuk7598
@somaliuk7598 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥😥 mashallah my brothers u look great
@faadumomaxamad3396
@faadumomaxamad3396 4 жыл бұрын
miskiin ilahow nogrgaar 😭
@sayiidibraahin9980
@sayiidibraahin9980 4 жыл бұрын
Ax walHi wan ka xumahyi inan walashayaana siida inu xumeyoo ininkan wan la diilaa
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 4 жыл бұрын
Ad baan ugu xumahay Gandhi dit qarsoodi maa fiicna is ilaa liya thanks walal♥️💙💙💙💙💙
@MaryFarah-on3hg
@MaryFarah-on3hg 4 жыл бұрын
Xanuunkeeda waadareemikaraa walasheey somaliyeed
@hamdaabdilahi1017
@hamdaabdilahi1017 4 жыл бұрын
wlhy halcadiim dhacdadan uu kugu suubiyay abaayo walaashis ama tuu dhalay ayuu udhiteeye wllo mid khayr qaba oo kale alle haku siiyo
@lulahmed7495
@lulahmed7495 4 жыл бұрын
Ax ax waa qiso xanuun badan😢😢😢
@juweriyafarah7425
@juweriyafarah7425 4 жыл бұрын
Ani waxan ka so hor jeeda nin meher qaarsodiya lala saminayo .dumarow ilhay shaaraf iyo ciis ayu idin siiyey iyo caqli wangsan o ad waxa ku kala garatan wuxu rabi idinka xarantimeyey ka fogada.iminka inantasi labada debi ayay gashay nin an reerkodu siin ayay meher qaarsatay hadan ilmihi ayay diishey Subxanallah alle haa ku gargaro wll
@cabdixasancige3180
@cabdixasancige3180 4 жыл бұрын
Janada ifku waa haween agtoda lagu hodmaa Ilahaw dumarka noo astur ragu isuma wadajiree ksi xawayanbuu ahaa😥
@tayasiircaydiid803
@tayasiircaydiid803 4 жыл бұрын
Nin iyo warkii wax cusub maaha tani alle ha kuu boogo dhayo
@Jihaankhaliifoff
@Jihaankhaliifoff 4 жыл бұрын
AllE ayaa ku carooday maxaa u soo xaaqday ilmaha yar subxanllH😢😢😢😢😭🇸🇴🤦‍♀️
@yahyenaymarjrofficial1139
@yahyenaymarjrofficial1139 4 жыл бұрын
Haa___wlloh___inlahay hana asturo
@yahyenaymarjrofficial1139
@yahyenaymarjrofficial1139 4 жыл бұрын
Dumarka waa layska shiyaanewsanah 😭😭😭😭😭😭😭
@ruqiyoahmed579
@ruqiyoahmed579 4 жыл бұрын
Dayax walaal qiso dhab ah o jaceel ah baan haayaa xagee kagala so xariiraa
@siciidsuugofficial1862
@siciidsuugofficial1862 4 жыл бұрын
Nin ba maha ruxi hablaha nabar ugaystaye 😥 Aad baan idiin salamayaa Somali maxamed Team Dayax filims C/raxman iyo maxamed wardi qamar suugani GO forward sxpyal One love dhamantiin
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 4 жыл бұрын
Ey oo maad taadi waxasd ku samaysay ka damqatid.. Qudhun yaa kaa aqbalaya
@delitodhalboqortyo4956
@delitodhalboqortyo4956 4 жыл бұрын
Nin aan walidkan ogeen plz hauska aa minina sikasto aa ujeceshahay plz gabdhahena waa idin jeclahay plz
@saarasuubanteam2791
@saarasuubanteam2791 4 жыл бұрын
Ragg bdn ayuu dhmaa wlhi Kuwo xaaran intay uga dhalaan misna ku inkara aya jira Abyo qalbigaga ilahy hkuu qaboojiyo mid ka khair bdn kugu duceyy
@ahmedpogpa5709
@ahmedpogpa5709 4 жыл бұрын
Qamarow qiso Iyo qiiro miyeyna kugu dhicin hday kugu dhacdaY usheeGo Abdirahman ha ka dhicine Intii igu racsan like
@cawoahmed3408
@cawoahmed3408 4 жыл бұрын
🤔🤔🤔 lkn habalah somaliyeed meelkasta aad joojtaba iska illaliya waxayaabah nolalsiina iyo diintiinaba khasaare ugeeysanaya lama diidayo amarka Illahay lkn markastaba you must carefully waa ta labaade meherka qudbad sireedka aha waaa xaaran taaasa oo badhedh lo sameeyo lkn adiga oo dab ku jaray ayaad hadana dabi kale gashay oo aad markad qof dishay ee aad qalin samaysay wllshy waxaan ku odhanalaha Illahay markastab dadbidhaaf waydiiso oo sujuuda Illahay ku bari inuu ku ilawaysiiyo waxii ku soo maray reerkakana dhaqo illlahay ha kala garab galo 🙏🙏🙏🙏
@saamiyaziman4605
@saamiyaziman4605 4 жыл бұрын
Ax ax duMarku caqli pdn malaha mxd iskugu halaysay inan rag😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@aragsanfarah5835
@aragsanfarah5835 4 жыл бұрын
Hargaysan jogaaa qisona wan hayaa aniga ah😭😭😭😭😭 wan idinka sheekaynaaa xagan idinkaso wacaaa
@dhawrsanmohamed3980
@dhawrsanmohamed3980 4 жыл бұрын
Alle haydiin dabi dhaafo naf baad goyseene😭
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 4 жыл бұрын
Waxa Comentiga Idinka Bixinayaaba Waa Dumare😂😂😂😂💞💞💞inta Aragta Like saara
@munamyma8048
@munamyma8048 4 жыл бұрын
Ax alleh haku gargaro walalo ragu aminad malah xata ka ila dhashaynah ha ahado 😭😭😭😭😭😭
@ozraacadaniozraacadani5872
@ozraacadaniozraacadani5872 4 жыл бұрын
Qamar suugani ragganimo uhadshe 😢
@liibaanliibaan4636
@liibaanliibaan4636 4 жыл бұрын
Sheekadaanu waxay tilmaamaysaa xumaanta ay qudba siradu leedahay waana sababta diinta islaamku xaaraanta uga dhigtay.
@murtazamohamed1630
@murtazamohamed1630 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 walhi waa xanuun😭😭
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 4 жыл бұрын
Waa war dhamaadee hadhibin walaashaa
@ubahhazzen9938
@ubahhazzen9938 4 жыл бұрын
Cabdiraxman cilmi xisi Guul guul
@nimcoali305
@nimcoali305 4 жыл бұрын
Masha allaha aamiin insha allaha
@jinidiljooy9731
@jinidiljooy9731 4 жыл бұрын
Ax Waa iska aduun
@ajabnino9577
@ajabnino9577 4 жыл бұрын
Aduu waad ka bugsatay Masha allah lkn isaga ayay kudanbaynasaa allah kudaa
@hanadtallawi4326
@hanadtallawi4326 4 жыл бұрын
IsagU tuu ureyay uu laha ma ba dhlaba ma for example Bay ahayd 😡
@najaxmaxamed7052
@najaxmaxamed7052 4 жыл бұрын
IllaHay Qalbigaaga Haka Saaro wllo😭😭😭😭😭😭wllhi waa xanuun qof aad Dacad U Tahay oo Kaa Dheeraday😭🤲alle hakaa Cafiyo danbigad gashay 🤲
@sowdamuhumed7077
@sowdamuhumed7077 4 жыл бұрын
Dayax films iyo qamar wan idin salamaya wlalayal
@ayaandheman1406
@ayaandheman1406 4 жыл бұрын
Subaxanlh kamana murugaysna dhiigay gashay wan iska so nadifiyay alx kulaha xaramiyad laba jeer danbi gashay doqon ilahay toobad waydiso
@billanabdinoor8147
@billanabdinoor8147 4 жыл бұрын
Wa qamarow wixi baad fahmeysa wlahi inan rag wax walba wa ka surooban dheh ileen wad is ogtihiine
@fowziahhazan4272
@fowziahhazan4272 4 жыл бұрын
walaahay waa qiso waano qaadasho le hablo is ilaasha ilaahay baa wax ilaashee ax ax ax ax ax 😭 😭 😭
@adanhaashisheikh9520
@adanhaashisheikh9520 4 жыл бұрын
Inta dareensan inu yhy views raadis like hasaran
@suhuurofficial251
@suhuurofficial251 4 жыл бұрын
Anaa qiso shidan hayee halkee kaalasooxidhiidhaa wll
@faadumocabdi4499
@faadumocabdi4499 4 жыл бұрын
Lanbarka shaashada ku qoran
@cabdilahimuxumed6992
@cabdilahimuxumed6992 4 жыл бұрын
Haddii Alle dhiigiisii qof ka beeray inuu gabadha iyo dhashiisaba qaato ayay ahayd, lkn nabsi dad ayaa Ku dhici
@asadsomali8387
@asadsomali8387 4 жыл бұрын
Raggba ma aha ninkan dumarka xaq dhowreyn sorry abayo😢😭
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
PRANK WAALI AH OON RAMI ABDALA KU SAMEEYAY
12:34
Hakiya Hassan
Рет қаралды 2,9 М.
Naf adaa ududayee afku sawma hadal dayn | 6 September 2024
12:38
WEEDHO XASILINAYA XISKA IYO MAANKA | YASIR MUKHTAR
5:47
DHIIRIGELIYE
Рет қаралды 229 М.