Gabadh Uu Aroosay 2 Caruur Ah Ka Dhalay Ayaa Jin Noqotay Jacaylkii Dhex Maray Iyo Siday U Eekayd

  Рет қаралды 158,370

Dayax Films

Dayax Films

4 жыл бұрын

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 860
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 4 жыл бұрын
Ilaahay baan kugu dhaarsheYeH liketaH hayla dhaafineH wllo
@ubaxsalax9623
@ubaxsalax9623 4 жыл бұрын
Inamada habla jin ka iskaiLaaLiya
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 4 жыл бұрын
@@ubaxsalax9623 saacada lava bilaapoH Ilaahay inan danpeH iguma ogaha sabBtoH Waxaan hbn dhan u qaawana ma rabo In waayo hhbhhhhbhh
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 жыл бұрын
😂dawarzade dhaarTa ayan kaaGa naxay
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 4 жыл бұрын
@@hunguridhubuq3275 hadanaan dumar ahaan Kaga xishoonayn mar horaan Ku jeex jeexi lahaa
@khallidhassan8589
@khallidhassan8589 3 жыл бұрын
maxad ka faa,idaysaa
@faraxcabdi5820
@faraxcabdi5820 4 жыл бұрын
Nabiga kusaliya scw
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 4 жыл бұрын
Farax wllzhay subscribe ii saar
@ubaxsalax9623
@ubaxsalax9623 4 жыл бұрын
Walhy mar wan qosoliy mar wan naxy mar wan ooyiy mar wan cuudi biLiistay zuxanlaa
@ubaxsalax9623
@ubaxsalax9623 4 жыл бұрын
Cajiib cabdi raxmaan wax baaku heliy
@raabicosuldaan3940
@raabicosuldaan3940 4 жыл бұрын
scw scw scw scw 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺💐💐💐💐
@faraxcabdi5820
@faraxcabdi5820 4 жыл бұрын
Scw scw 💐💐💐💐
@mustafeqoloyax4586
@mustafeqoloyax4586 4 жыл бұрын
Asxan igu sara likta hadad Somali tahay mdxY
@hanadccasiis2829
@hanadccasiis2829 Жыл бұрын
Tiktok kaso arkay kadib inta ku dhameystay😂😊
@pulshawizamyare9601
@pulshawizamyare9601 Жыл бұрын
like me😂😂😂
@mustafeMaxamed325
@mustafeMaxamed325 Жыл бұрын
😂😂
@user-he8ck8td6u
@user-he8ck8td6u 10 ай бұрын
Ana ku la mid ah😂
@abdulmjiidelmi5375
@abdulmjiidelmi5375 4 жыл бұрын
Isniinta Ayaan Aroosi Rabaa Ee hambalya Isoo dhaha Asxabeey ❤🙏
@queenariima8001
@queenariima8001 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh sidaa oo kale hanoqon waan yaaban yahay pro
@dheemanluul5932
@dheemanluul5932 4 жыл бұрын
Maasha allh wllo allh khyr hakuugu dhameeyo isku waara
@ridwaanibrahim9775
@ridwaanibrahim9775 4 жыл бұрын
Abdulmjiid Elmi hamblyo gurkaga gur qer hadubo runhy aroskadaa
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 жыл бұрын
mobrook mobrok wll
@safaalibare7445
@safaalibare7445 4 жыл бұрын
waxan waa wax dhici karaa ilahay haa inaag qabto anigaa hada ka hore ayaan si toosa aha laa igu geeyay guryo qurux badan oo dad ey daganyiihiin waxan ahaa kaligey inaan seexdan waan rabay waxan ahaa qof caadi usuo jeedo lakiin waxa laga iga dhigay qof bilaa awooda kadibna way i qadeen anigoo toso u arko xanun badan kadib waan caafimaaday alxmadulilah
@siciidmustafe6701
@siciidmustafe6701 3 жыл бұрын
Marka waa sidee ma arin jacayl bad guriga ku tag tay mise dalxiis
@abdirashiidaliiftiin5894
@abdirashiidaliiftiin5894 Жыл бұрын
From tiktok hadaa thy like
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا
@khadaregeh7933
@khadaregeh7933 4 жыл бұрын
Clraxmaanow waxani wax kaasoconayso maahee inaan KZbin kayaga wax galino uunbaan doonaynay dheh taasi qofka caqli leh kaama rumaysanayee
@bashkaboyofficial8879
@bashkaboyofficial8879 3 жыл бұрын
Ala BeeN WAYNA / BeeNtii uGu wayNyD ee aaN MaqLo 2020 inta ILa aragtay BeeNta 😂
@kamiilahkulmiye1755
@kamiilahkulmiye1755 3 жыл бұрын
Wa run wll
@bariiromahamed4987
@bariiromahamed4987 4 жыл бұрын
Acuuudu bilaaah mina shaydaaani rajiiim inad la talisid bay ahayd sxpka intusan guursan😭😭
@ruweydatiktokchannel8687
@ruweydatiktokchannel8687 4 жыл бұрын
Walaal plzz waa ku baryaa hadii wiilkas aad jeceshahay caafimaadkiisa u geeya wadaada Jinka saara habeenkastana intuu wadaad ka helaayo aqri quraanka gaar ahaan aayadaha jinka plzzz!!!
@cuzeerabdullahiabdi5623
@cuzeerabdullahiabdi5623 4 жыл бұрын
Wll way isgursan karaan maxaa dhibkaa jiraa
@cabdiraxmaancabdullahicali3667
@cabdiraxmaancabdullahicali3667 4 жыл бұрын
@@cuzeerabdullahiabdi5623 ma jirantahay nio see wax u wadaa nio ma jin iyo insi baa isguursan kara
@ahmettapdy7115
@ahmettapdy7115 3 жыл бұрын
@@cuzeerabdullahiabdi5623 jin ma tahay adih waka zhakiye😂😂😂
@farihaosman4769
@farihaosman4769 3 жыл бұрын
ahmett apdy hhhhh astaqfurulah
@fayomar8369
@fayomar8369 3 жыл бұрын
abdirahman stay abowe mcn beenta iga dee qoof weey Allah kaadigeey.
@halawi9252
@halawi9252 3 жыл бұрын
Wiilka khuraan ha la saaro jinka halaga dabiibo acuudubillaahi minasheydaamirajiim..Allah ha ka reebo jinka wiilka.
@sharmaboy0062
@sharmaboy0062 Жыл бұрын
Maleyga dareemayaa inaan tiktok ka soo raacey 🖐
@asmamohamed482
@asmamohamed482 4 жыл бұрын
Haddaa inamadan amuumaha ah ee aan hadlin waa kuwo jin qabaan shaw 😂 Allah haynaga hayo acuudubillah mina shaydaani rajiim
@ahmedabdirahman82
@ahmedabdirahman82 4 жыл бұрын
😂
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
kkkkkkkk
@atuunosman1884
@atuunosman1884 3 жыл бұрын
😂😂😂
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@musaphaahmetmz6013
@musaphaahmetmz6013 4 жыл бұрын
Asxaabta dayax films like igu boobsiya
@baylebodhariofficial4143
@baylebodhariofficial4143 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 war kuwaasi caruur mahe iska amusa ma waxa 4 bilood ku dhashayba caruur ah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
kkkkkk
@Neima_Omer
@Neima_Omer 4 жыл бұрын
Haah wlhi 😂
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 4 жыл бұрын
Alla beerka 😂🤣
@ayan5613
@ayan5613 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hodanfarxan8939
@hodanfarxan8939 3 жыл бұрын
Hhhhh
@Happy204q
@Happy204q 4 жыл бұрын
Ninka qisadu ku dhacday jaadka miyuu cunaa hadey Haa tahay waa qarwaa adna waa qarwee
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 4 жыл бұрын
Horta zxp Waa suaale c/raxmaanow mid la yidhaa jaamac ma walaalaa tihiin aadbaad isugu eeg tihiin zxp
@nasrafaisal5726
@nasrafaisal5726 4 жыл бұрын
Bisinka wey jiraan jin Muslim🤔😱🤔 sidas ban maqlay qarna wa gaalo qiso cajiib ah wlhi
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 3 жыл бұрын
haah way jiraan hno
@waayoaragtv7117
@waayoaragtv7117 4 жыл бұрын
2017 bishi 7aad tahriib ayn ahaa wxan maray rafaad iyo silic badan balse mnta wn ka bad qabaa alx wxn ku soo xasuustay xiliga ay qisadani dhacday .....ilahow na ilaali 😴😴
@nassweekly2161
@nassweekly2161 3 жыл бұрын
Hadda ma gaadhay halkad ku haminaysi
@aminamohamed7960
@aminamohamed7960 4 жыл бұрын
Dadka commentiga kadhextuugsanaya wa maxey meelkastana tagn plz like isar war tuugsiga la dhafa mesha wax like lagugu saro la imow acuudka😳😳😳😳🤔🤔
@marwadiriye710
@marwadiriye710 4 жыл бұрын
Kkkkk sax
@aaminamahamed6820
@aaminamahamed6820 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh 💝💝💝👄👏🤲❣️❣️❣️❣️❣️
@footballlovers230
@footballlovers230 3 жыл бұрын
Kkkkkk kuwaasi ciyaal maahen bro iska guurso gabadh insi ah
@abshir-honestabshir6852
@abshir-honestabshir6852 4 жыл бұрын
Sheeko ciyaal ayaad nooga lacag aruursanaysan reer KZbin any well done👏👏
@fadumonuuraanimahamed1716
@fadumonuuraanimahamed1716 3 жыл бұрын
Salmalm callum dadaka marakay jacalaha uu haalo shaafaka haha naaran adakaray haha qariyan maaraka waay ladansyio ishalha 🌺☘️🌷
@a_zhube558
@a_zhube558 4 жыл бұрын
Sheekh ninkaa haLoo geeYo qur'aan halagu akhriYee
@nazrinxassan2213
@nazrinxassan2213 3 жыл бұрын
Alle ha u zoo dhaweeyo wllky ashwaac
@asmaboodhle3653
@asmaboodhle3653 4 жыл бұрын
Ilahay ma ina dilayaa ninkaa istey inaga qabta wll wax ka waweyn ayaa kasoo socdee ninkan jinka iyo insiga milxiiska u noqdey ubadkoodiina u walqaley astafurulaah
@faadumobishaar2579
@faadumobishaar2579 4 жыл бұрын
hhhhhhh qosol badnaa
@faadumobishaar2579
@faadumobishaar2579 4 жыл бұрын
asmo boodhle waad la heshay wll
@deeqsanosmaan21
@deeqsanosmaan21 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk wlee waan kayaaba subxaan alaaa a
@aminajafar1987
@aminajafar1987 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@cabdiraxmaanjirde7332
@cabdiraxmaanjirde7332 4 жыл бұрын
😁😁😁😁
@wahiibcadar1840
@wahiibcadar1840 4 жыл бұрын
Dayax films Waa Falog Shekeedani Zxp 🤣🤣🤣😅😅😅
@asmamohamed1081
@asmamohamed1081 4 жыл бұрын
Qiso xanuun leh 😭😭😭
@naazirizmaaciil4685
@naazirizmaaciil4685 4 жыл бұрын
Lkin lugaha qobab damerha oo kle waaye isty lugha mad eg tid
@anfacvideographer
@anfacvideographer 4 жыл бұрын
Best Editer and camera man Siraaji Cabdi xasan Horay usoco sxb qli
@zalmaanak7790
@zalmaanak7790 4 жыл бұрын
BENTA YAA LAISKU SHEKAYN 😂 LIKE TA ISARARA INTA IGU RACSAN INUU BEENAWAAS YAHAY
@aishaabdi7334
@aishaabdi7334 4 жыл бұрын
Ree hargeyso jaclkoda wa wali jinka xitaaaa wey jeclani marki hore hadey ushegty iney jintahy muxu iskaga deyni wayey 🤣🤣
@maaidacrashidxasan1608
@maaidacrashidxasan1608 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@amranosman4391
@amranosman4391 4 жыл бұрын
Koley wey nadaawanesaa kulahaa ma jinba KZbin daawa funny wallahi
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 3 жыл бұрын
aad iyo aby jin social media wuu isticmalaa malasocatit miyaa
@dhakogalaydh2707
@dhakogalaydh2707 4 жыл бұрын
Kulaah aan mgc u bixiyey supeer mid ma ku waydiyaa wax mal cuntay intaa gabadha uu qaby
@abdinurabdi9874
@abdinurabdi9874 4 жыл бұрын
Yarkan sheekeenayana quraan halasaaro asaga laftirkiisaa khaafsan ayaan filayaa waxani waa uu is tusiyey hadii sxbkiis jirana quraanka saarka halagu daro dad fiyoowvoo waalanbaa jiree
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkk
@husseinmubarak7717
@husseinmubarak7717 4 жыл бұрын
Haa walee
@fardowsaiimaan3351
@fardowsaiimaan3351 4 жыл бұрын
Waruntaa wiilka quran halasaaro
@imraanabdirahman9541
@imraanabdirahman9541 4 жыл бұрын
beensan maayo anigu sababtoo ah qisooyin badan oo nuucaan ah ayaan ka maqlay reer somaliland kkkk waaar ninyahow jinka ayaaba ina siiyey ictiraaf ee maxaanu u raadinaaba
@zadampato7188
@zadampato7188 4 жыл бұрын
Hehehe
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 waa kugu raacsanahay Anba rooxaan baa ii kaxaysay woqoyiga Somalia 🇸🇴 wax aloyo waxan ka doonay ila hada ma ogi!. Meeshana ka laaban waaye!.
@fatimaabdirisak74
@fatimaabdirisak74 4 жыл бұрын
Wlhi ma aminsani ilaa hada qisadan anigu😁
@officialmacaruf9779
@officialmacaruf9779 4 жыл бұрын
wlhi waxaas war igu so conayo ma aha 😀😀😀😀
@nadiaaya6530
@nadiaaya6530 4 жыл бұрын
😂😂😂
@amalibrahim4142
@amalibrahim4142 4 жыл бұрын
Ilaahay haw keeno habeen madaw Aaamiin
@QalbisaafiNuur-xw7lq
@QalbisaafiNuur-xw7lq Жыл бұрын
Video gaan 3 Sano ayaan raadinayay igu dambeeyn isteey ayaa iga caawiyay isteey halkaan ayaan kaa salaamaaa my pro
@ironlady9986
@ironlady9986 4 жыл бұрын
Aroosyada qolyaha hoosana Hargaisa miyey ka dhacaan 😱😂 yaaab badanaa !!
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 жыл бұрын
Hhhh haa
@luulhassanawaaleluullubi9648
@luulhassanawaaleluullubi9648 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@ubaxmohamud7323
@ubaxmohamud7323 4 жыл бұрын
c/rxmnka yare soodhowow qiso waa murugo
@faraxcabdi5820
@faraxcabdi5820 4 жыл бұрын
Scw
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 4 жыл бұрын
Ubax wllzhay subscribe ii saar
@ubaxmohamud7323
@ubaxmohamud7323 4 жыл бұрын
HAARINAARI LYRICS okey
@sacdiyaali430
@sacdiyaali430 4 жыл бұрын
subxana alllh
@sacdiyaali430
@sacdiyaali430 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@caqlisanqadan7089
@caqlisanqadan7089 4 жыл бұрын
Jcyl ka bilaabmay abaal la isku galay♥
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 4 жыл бұрын
Kkk anigu marka hore ba mxaa Gabdh jin ah iikenaya. Allow Alle.
@fatiinhajji
@fatiinhajji 4 жыл бұрын
wlhi wan kahelay qisadan waa sheeko cajiib ah craxmaan waa nin wax badan og
@maryandahir9895
@maryandahir9895 4 жыл бұрын
Waa been
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Doqon miya thy waxas waa been😂😂
@hudadheeman3504
@hudadheeman3504 4 жыл бұрын
Isteyow inder maxad akhriyaysaaadeeee😂😂😂 nagamad xishooon,beentiiiiyoo fadhida😂😂😂 nuh.
@huddabashiir5359
@huddabashiir5359 4 жыл бұрын
Huda aamin in jinka u dadka istuso wa wx jirtaa on ben ahayn wxayna isku ekaysiyan dadka nagtan wayba ushegtee inay jin tahe kuwo an ushegin inay jin yihino isqariya jiraa o sa kugursada gbdho insiyaa ama inamo isniya anagana naqano maqalno argnay wllo wxan dhici karayn maleh adunkaa
@hudadheeman3504
@hudadheeman3504 4 жыл бұрын
@@huddabashiir5359 rabbi hanaga shar tiro wllo qllli
@miskimaana813
@miskimaana813 4 жыл бұрын
Pole Sana wanka xumahay ilahay inankas qalbigisa hau bogo deyo ubadkana haday insi yihin ilahay hau so celiyo🤲🤲gabad jin ah oguma duceyneyno jinka adkaro laga aqrisdo aya Jira qofka an garaneynin acudu bi lahi aya Ku filan wa wax ilahay laga man gala adigu insi iyo jin miyad iska raci baritan Ku samey👈👈
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
idilay sheekdan waxa jira maha jin iyo insi isma geyo ismana arko waana ruwayad waxan odhan ha rumaysan
@ahmeddheere7270
@ahmeddheere7270 4 жыл бұрын
Abdirahman istey qiso wacan
@islam-salam787
@islam-salam787 4 жыл бұрын
Cajiip waliba caruurtiisa Iyo xaaskisa ayuu raadinaya Wle waa qiso cajiiba subxanalah اللهم نجنا
@hamzasaleban9919
@hamzasaleban9919 4 жыл бұрын
Nin aduu n joogaw maxaa argti ku laban abdirahman stay Sheeko inaba cadi ahayiin hhhhhhhh
@siradm
@siradm 4 жыл бұрын
Run iyo beeni isuma ekee ciyaalna maahine ilaahay ka baq hoy wad iska ciyaaraysaa laakiin qofka been uu sheegay baahdo ciqaab gaar ah buu aakharo lee yahay
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 жыл бұрын
Acuudu bilaahi minashay dhaani rajiim Abdirahmaan stay waad iga bajisay
@amiiratulbanaat2574
@amiiratulbanaat2574 4 жыл бұрын
Oo imika waxaan ma runba 2 cabdiyooow
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal 4 жыл бұрын
Istaqfuralah cabdi qay ayaan la yabanayn damerkiyee tana may noo danbaysay
@saahidsaid6653
@saahidsaid6653 4 жыл бұрын
Jinka halaga dhamaado aniga xidid la ahe😂
@cawalecisman4429
@cawalecisman4429 4 жыл бұрын
Asxaata sharyta leeh waan itidan salaamay si gaarah waxan u salaamayaa gabdha raxmo 😘😘😘
@saynabcumar4260
@saynabcumar4260 4 жыл бұрын
Hhhhhhh waxan ku qoslay kii dhexe ayaa laga dhexsaaray
@naciimomoha6482
@naciimomoha6482 3 жыл бұрын
Anpa wlhi
@bushramohamed3989
@bushramohamed3989 4 жыл бұрын
Kkkkk bisinka Lakin wiilka isaga shaydana
@naajiosman2174
@naajiosman2174 4 жыл бұрын
24:15 😂🤣jinku youtupe ma dawada anna hadde qoralkeyga arkayso waxan dhaha walal uso noqo inanka wu so tobad kenay malaha qalad ba ka dhacay
@ifrahmahamed669
@ifrahmahamed669 4 жыл бұрын
War naga amu inkar qabe maku dhaha😂😂😂😂
@nacuumanalka7511
@nacuumanalka7511 4 жыл бұрын
Haaa wan isticmalan wan u so jawabi dona 🗿
@aslamamohamed9405
@aslamamohamed9405 3 жыл бұрын
Haa walalo Anigaba ah
@abdifatahmohamud4556
@abdifatahmohamud4556 3 жыл бұрын
Wll hdn arky qoralkada gabadhaaas wa isku geeeny inanks
@apdalaozilofficial7776
@apdalaozilofficial7776 3 жыл бұрын
@@aslamamohamed9405 hhhhh somalidu funy socanaya weeye Wlley waxaas ha iska dhigin ilhy kuguma keenee
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 4 жыл бұрын
Waxaa lagayaabaa in uu shaydhanka iska naaray
@nimcoahmed5167
@nimcoahmed5167 4 жыл бұрын
Alle kuguma soo celiyo qaaar caadiyana iska dhali doonta
@abdihakiinibraahimdayax1775
@abdihakiinibraahimdayax1775 3 жыл бұрын
Nasib daro wanu ka xunay qisadan wyo ben ayey u eegtay dayax films qisoyin xaqiiq ah ayaanu ka baranay waxan so jedinaya in channelka sumcadiisa aan la xumayn asc NEBIGANA KU SALIYA WALALAYAAL SCW 😍
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 4 жыл бұрын
😂Gurigii dhexda ayaa la waayay kulahaa😂dhaxamaha Galay taas oo kalle Hadaan helayo Ciil maan qabeen wlhi cidba iskagama sheegen😂😂
@IRECOMMENDEXODUSHACKERSCOM
@IRECOMMENDEXODUSHACKERSCOM 4 жыл бұрын
🤣🤣
@sahralucky7772
@sahralucky7772 4 жыл бұрын
Isteyow jinku wuxu leyhy qobobka fardaha haday surada insiga isu ekaysiyn cagahodo kuwa insiga oo kale manoqda waa qobobka fardaha uun ee caga heda ma argty
@ayanyusuf121
@ayanyusuf121 4 жыл бұрын
ciiisaaa
@xamdaabdimahomed6166
@xamdaabdimahomed6166 3 жыл бұрын
ilahay 🤲ha u soo celiyo ubadkiisa iyo gabadhiisa
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 4 жыл бұрын
Abdirahman stay 💓🌹💋
@ifrahmohmoud1787
@ifrahmohmoud1787 4 жыл бұрын
Ani wxaa IGA dabeeecad ah ina tiro dhiman uun dhmystiro xaga like ta yacni hdii ay 4 thy aan shan ka dhigo hdiii ay 9 thy 10 ka dhigo markaa manta dayax show wxan Ku so gaadhay 99 anaana 100 uga dhigay illahay amrkii way IGA qabsatay
@fardusyonis9365
@fardusyonis9365 4 жыл бұрын
Qofkani asaaga qaaldana siidebu isaguu aminaye jiin AllAh akbar
@cazuuzofficial1480
@cazuuzofficial1480 4 жыл бұрын
Apdirhmn brotherkeeey go forward jiga jiga village
@fadumofarah3073
@fadumofarah3073 4 жыл бұрын
Beentiii qalii baay nooqotay ilahow qaatumada qaayr.
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 жыл бұрын
Way Is Bedeshay . Walaahay Waan qosllay 😀 😀
@ramloqurux4169
@ramloqurux4169 4 жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 жыл бұрын
@@ramloqurux4169 Kkkkkkkkkkkkkkkk 😀
@shukriabdi4227
@shukriabdi4227 4 жыл бұрын
Willkan Love ku ahy wllhida😰 c/rhman wllo keep going♥️🙏 Edit: waxaa iga qozliyy C/rahman: qizadn ani iguma dhicin aan maata wadoh Dayx: hadaa mxa meezha kzoo doontay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 4 жыл бұрын
Shukri wllzhay subscribe ii saar w
@khadaracali2182
@khadaracali2182 4 жыл бұрын
Mazha allha dayax filmz
@khadaracali2182
@khadaracali2182 4 жыл бұрын
😀😀😀
@maadufoffocial9221
@maadufoffocial9221 4 жыл бұрын
Hormar wacan ani qisaaa wataaa kwrn hhhhh
@najmaosmanmohamud9262
@najmaosmanmohamud9262 4 жыл бұрын
Wiil kaas anaa saas ugalay runtii wuu mudnaaa ee afaaraheyga kabaxa wllaalayaal waa idiin dan hana daandaansanina adinka yaanan hawada nii kaline
@alimahamed163
@alimahamed163 4 жыл бұрын
Najmay wiilka usoo noqo carurtina imisa jiro ayey kuu marayan hada
@najmaosmanmohamud9262
@najmaosmanmohamud9262 4 жыл бұрын
@@alimahamed163 hada waa weynadeyn allaha ideysto
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 жыл бұрын
Hhhh wxz anaa ka helaa iso mar inaapti caruurtana kula hayee eeDo uahe
@ayaandegan3511
@ayaandegan3511 4 жыл бұрын
Waa run hoyo
@ayaandegan3511
@ayaandegan3511 4 жыл бұрын
@@boqoradihhawenka8359 wa kan carurti mid kamidaa
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 4 жыл бұрын
Hhhhhhh waa cabsadayba
@sahromaxamud4360
@sahromaxamud4360 4 жыл бұрын
Wlhy waa arin cajiiba alle ha u soo sahlo wll
@mahamedcr7junior354
@mahamedcr7junior354 4 жыл бұрын
Dayax keep going adeer
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 4 жыл бұрын
Kan yar sheekeeyankiiso may soonoq noqdaan (RECYCLING)
@abdirahmancadiir7597
@abdirahmancadiir7597 4 жыл бұрын
Dayax sxb ninkaan malaha qof baa ku ciyaaraya . kulahaa : '' nuh gurigii lawaa hmmmmmm''
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂wlhi aniga xitaa intaasa ku qosli
@kafiakafeeya5872
@kafiakafeeya5872 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@kifaahbeautychannel2728
@kifaahbeautychannel2728 4 жыл бұрын
subxanallha..wllhi.waala yaba
@hipakahmet8368
@hipakahmet8368 4 жыл бұрын
Ninki ashwaan shaw jinka seedi bay yihin😆😆
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Dayax and abdirahman Istey two legends
@guuleedbaashe1571
@guuleedbaashe1571 4 жыл бұрын
C/raxman xirsi dayax horumar wacan pro 💚👑⭐✨♥❤
@axmedmaxamed7773
@axmedmaxamed7773 4 жыл бұрын
Waa qiso layaable bal see waa khatar ii ah caruurtan 4bilood ku dhalty :-|😀😀😀😀😀😀
@Muna6163
@Muna6163 4 жыл бұрын
😳😳😳acudubilah mina sheydani raajin😱😱😱
@aaminamahamed6820
@aaminamahamed6820 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh 💝💝💟♥️♥️💛🧡🧡❤️💔👏🤲🤲👄👄👏👏👏👏🤲🤲❣️💔💟♥️💔👄🧡❤️❤️❤️❤️💔💔👄🧡🧡💛
@lakeevideo4359
@lakeevideo4359 4 жыл бұрын
Walalo waxaan arkay qoof saaso kale kudhacday lakin wax yaar kadabalanyihiin xaalna waaa lohelay ilasoo xidhiidh
@konjoabba7830
@konjoabba7830 4 жыл бұрын
Dayax films labadn wiil iyo amiin dardado baan u wadaha love baan ku ahay sexada qof horya usocada wlallalya 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@nacuumi4216
@nacuumi4216 4 жыл бұрын
Apdirahmn istay
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 4 жыл бұрын
Nacuumi wllzhay subscribe ii saar
@maxamedaadanboodhle3373
@maxamedaadanboodhle3373 4 жыл бұрын
Barnaamijkaaga aadbaan uxiiseya dadaal oo halkaa kasii wad maasha alaah
@ashraf_deeqsi
@ashraf_deeqsi 4 жыл бұрын
QISO JACAYL JIN KUUGALAY WA PRANK iga qosliyay😂🤣 Allow Naga ilali prank jacayl.
@adnaanjama
@adnaanjama 4 жыл бұрын
SUBXAANALAH. Ilaahye baa Mahada is Ka leh
@khadraaxmed2529
@khadraaxmed2529 4 жыл бұрын
Wll c/raxmaan horta jukuu meeyay xaguu aaday
@garaadkaabtechnology3625
@garaadkaabtechnology3625 4 жыл бұрын
Barnaamijkani aadbu ufaaiido badan yahay sxb hore usoco waad dedaashay
@hamdahassan627
@hamdahassan627 4 жыл бұрын
Acuudi bilallah steey miyaad la waalaysaaa caawa
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 4 жыл бұрын
Sxiibayaal naga macaneeya haday runtahay hhhh msha allaah salaan boqortooyo kooxdaydiii
@saeddini8041
@saeddini8041 4 жыл бұрын
Sheekadaan boqolkiiba 80% waa been iyo wax aad soo aliftay bro
@amalhussein4524
@amalhussein4524 4 жыл бұрын
Ninkaa hatasbixsado illaahayna hasku xidho uxuu helidoona kuwo ka khayr badan insha Allah oo insiya
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
"Wiil jeclaaday gabadh jin ah" Barnaamijka Waayo Arag
20:46
WEERARKII ISRAEL YAMEN AY KU QAADAY | XOG LAMA FILAAN AH YAAB
14:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
Как котики ложатся спать, до конца!
0:31
🌀 Вирусные видео
Рет қаралды 6 МЛН
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 2,1 МЛН
Как котики ложатся спать, до конца!
0:31
🌀 Вирусные видео
Рет қаралды 6 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 2,4 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
0:49
Yoeslan
Рет қаралды 32 МЛН